Masha allah illahow noo siyaadiyo amiin inta xun allah naga qabato amiin
@AnasMoha-m8g Жыл бұрын
Masha alah
@meyremeyre8078 Жыл бұрын
Masha allah muqdisho cadaw ayaa u soo shaqa tagay lakin wiilal halyeeyo iyo madaxweyne daacad ah xasan shiikh ayaa helnay ❤❤❤❤❤
@saybahmed1504 Жыл бұрын
Masha Allaha Ilaheey habadbaadiyo umadda reer Muqdisho iyo dhamaan Somaaliya Birmade Madaxwene Xassan Sheekh iyo Xukuumadiisa Dan Qaran waa lagu diirsaday Ilaheey ha garab galo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🎉🎉🎉🎉❤️❤️❤️❤️❤️👏👏👏👏Ciidamadeena kala duwan Allaha guuleeyo Allaha garab galo Allaha Xafdiyo
@yoniswehliye6458 Жыл бұрын
Waa guul❤
@YoungShakur1989 Жыл бұрын
Hassan sheikh kheyr allah ku siiyo adeero👏
@nihalchalwa993 Жыл бұрын
Mansha allah❤
@mukhtarhassan4964 Жыл бұрын
Mansha.allah amni waan haysanaa markaan alle ha inoo ziyaasiyo
@CABDISAMAD-bj6kw Жыл бұрын
Dalhooreye ❤❤❤🎉🎉🎉🎉
@abdirisakmohamoud1772 Жыл бұрын
Alxamdu lilaahi.amaanka mogdishu marka koobaad Allah ayaa kumahd San amniga marka labaad ciidankee a police military laandheere 🪖🪖🪖🪖🪖🪖🪖🪖🪖🪖🪖🪖👍👍👍👍👍🇸🇴👍👍👍👍
@sahruja5777 Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@HAYDARI641 Жыл бұрын
Alxamdulilah allaha mo barakeyo wlhi waan dareenay amnigaas
Marka kubaad alle ayaa mahad leh marka xigta na Xasan Sheikh maxamuud dalxoreeye guul iyo gobonimo 🎉👏
@Sultann-g7f Жыл бұрын
Maasha alaah tabaraka laah
@mohamedcali3 Жыл бұрын
Halyeyada qaran ee utaagan badbaadinta bulshada Allaha nagawada dhowro cadow. Cadowga Allaha naga baabiyo, somaliya guul iyo gobanimo
@raashidiinabdullahi5583 Жыл бұрын
❤wa arin mucjiso ah mar hadi muqdisho nabad intan LA eg ey heshay alxamdu lillah nadaxweyne iyo raisal wasare polica milatare iyo taliyaha cidanka ibrahin sh muxidin iyo mahad salad iyo dhaman inta amni Ku shaqo leh iyo shacabkaba wey wada mahadsanyihin wa horumar badan dowlada MD xasan gulo iyo wax LA taban karo ayey LA timid e wa no wada Dan e an ilashano kuna tagerno
@manbiil Жыл бұрын
Allah ayaa awooda leh ayaan oga mahad cilinene Allah ayaa ku mahadsan oo casimadena nabad noga dhigay namanka manta ka jirtaa mid ka badan Allah nasiiyo
@NuradinMohamed_ Жыл бұрын
Mansha aallah
@abdirahmanabdinur9119 Жыл бұрын
Maashaa allah waa arin run ah taasu lkn waxaan kaacodsaneynaa warbixin dheer in aad kasoo diyaarido amniga mogadisho allaha noosiyaadiyo
@daacadyare196 Жыл бұрын
Soo badi sabirka qur xoon ee caasimada umada somaliyeed
@daandureyya7491 Жыл бұрын
This president history would remember him. What he has done for that country.
@cadaaweyare90452 ай бұрын
Dalxureye ❤
@somalia2730 Жыл бұрын
Magaalada bosaso al shabaab xoogga lacag oga qaata ganaacasada Tasso ceeb ku aha Madaxda puntland dacaya Shacabka dantooda fiirsada Mogadisho shacabkeyda Hamblayo hamblayo
@EngAbdalla4009 Жыл бұрын
Oo boosaaso halkay usoo maraan Ma nin aan gobolkaba joogin ayay lacag u diraan 😢
@AnasMoha-m8g Жыл бұрын
Waaaw
@medaligire3230 Жыл бұрын
Wan darensanahey Nabada muqdisho anago jogin ee halka halaga wado
@wararkasomalia Жыл бұрын
Barnaamij loo bahan yahay waxaa fiicnaan laheed in isbuuciba mar sida aay baraha ushaqeeyaan iyo burcada eey heyadaha amniga bartilmaameedsadaan inaad soo bandhigtid mahadsanid
@Aybmhm7 ай бұрын
1:53 waaxda afarta addin😂 War wariyahaan intee ka soo baxay Magac bixin iyo halabuur buu leeyahy
@Mahat_beer Жыл бұрын
allow no barake dhulkeena
@Gar-sheeg Жыл бұрын
Ninkaan diyaarintiisa caadi ma ahan
@YaalshiinboolootBooloot5 ай бұрын
Xasmeesen cabdulahi dadka yaalasiren
@safiyoabdi1902 Жыл бұрын
Sax❤❤❤🫅🏻🫶🏼🇸🇴🤲🤲💪💪💪👏waguulwen
@abdinasirmuse7912 Жыл бұрын
Wadankaa waxaa ku dhagan oo saynta haysta waa Xasan Shiikh oo badda iyo Berigaba beecinaya. Dhaqankii dawladnimadana ka dhigay qaraabo, eex iyo nin jeclaysi. Taas ka hadla oo beenta iyo huuhaada ka daaya dalka
@abdiabdi7915 Жыл бұрын
Dawlada somaaliya waain cafinin ciyaal weero tuuga tooreyda dadka Ku disho shacabka somaaliya daawadooda waa Dil xabsi Laguma haayo diyo lama diibo daawadooda waa Dil
@abdiabdi7915 Жыл бұрын
Dawlada somaaliya waain cafinin ciyaal weero tuuga xabada Ku disho shacabka somaaliya daawadooda waa Dil xabsi Laguma haayo diyo lama diibo daawadooda waa Dil