Xil Raaxeeye - Wareysi #2/3 - Xusuusta qabashadii Dr Fanax ninki halista ahaa...

  Рет қаралды 361,300

HANOOLAATO

HANOOLAATO

Күн бұрын

Пікірлер: 221
@abdalle.hassan
@abdalle.hassan Жыл бұрын
8:00 / 9:51 / 11:24 / 11:44 / 12:05/ War ninkaan wuxu ku hadalayo day compain Dartii dad waa u layn karaa waxaasa dalka qaribay waxe halyan moye inay wax haga jiyan laga sugayn. kursigayga iicad, weeye ayagoo dhan (ilaa kuwa ilaahay hanuuniyay laga reebo) allow dalkaan iyo dadkaanba adaa umaqan 🤲
@jaamoov784
@jaamoov784 8 ай бұрын
Waan kula qabaa waan yaabanahay
@truecomment3650
@truecomment3650 Жыл бұрын
Markay AMNI timaado, GARAADO iyo madaxnimo meel laguma dhaafo lakiin wadamada dowladnimadooda daciifka tahay, madaxdaa la caabudaa iyo qofkii u eg. Wixii shar wata Ilaahay hanaga qabto aamiin.❤
@yahyeomer6595
@yahyeomer6595 8 ай бұрын
Siyaasiinta Soomaaliyeed ma kala Aqaano but this Guy mashAllah Daacada sida uu wax walba Runta uga sheegayo xataa khaladkiisa
@soyanhussein6906
@soyanhussein6906 Жыл бұрын
Xildhibaan raaxeeye is a very intelligent personality Congratulations bro Horay u soco
@maryamabdallah3904
@maryamabdallah3904 Жыл бұрын
Xasbuna laahi wanecmo wakiil ilaah ha u naxariisto soomaali Waa horo bey god mugdi ah ku dhacday hanoolaato. maanta ugu qaracan badan wareysi yadaadii. 😭😭😭😭😭😭😭
@yunez_z
@yunez_z Жыл бұрын
Xoog io qori caaradiisa😂😂😂😂
@XudeyfiXudeyfi-z9t
@XudeyfiXudeyfi-z9t Жыл бұрын
Abti horay u soco
@cabdilaahiwarsameaaluwarsa8572
@cabdilaahiwarsameaaluwarsa8572 10 ай бұрын
Geesibaad tahay xil Raaxeeye guulayso wll soomaali dhabaa ❤❤❤
@Seylaay
@Seylaay Жыл бұрын
Subxanallah walahi dadkaan iyo dadkaan ilaahay ayaa umaqan.
@fnw8688
@fnw8688 Жыл бұрын
Hanoolaato ❤
@Gacaltoyo
@Gacaltoyo Жыл бұрын
Ayanle sxb guuleyso howl fara bdn ayan heysa
@cabdiwalicalidheere5349
@cabdiwalicalidheere5349 Жыл бұрын
Xildhibaan raaxeeye m.a guuleyaso
@burhanfarah4842
@burhanfarah4842 Жыл бұрын
Raaxaye waan ku salaamaye waxaad ku qalan daa madax weyne
@kadanali-oc6qp
@kadanali-oc6qp Жыл бұрын
Waa wixii hargaysa shaydan sunne loogu qaban waayay oo marka la xiraba dadkiisu yirahdeen waala dulmiyay,sheekhyada la eryanaya. Ila coldonba difacayay. Marka alshabab malaha ehel iyo qarabo toona.
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 Жыл бұрын
❤ very interesting thanks xildhibaan
@sahramohamed7113
@sahramohamed7113 Жыл бұрын
Ayaanle kheyr allaaa ku siiyo
@yahye2001
@yahye2001 Жыл бұрын
One of the best interview
@khaalidmohamed5895
@khaalidmohamed5895 11 ай бұрын
Absoluetly
@Deerowbarecalipersonal
@Deerowbarecalipersonal 11 ай бұрын
​@@khaalidmohamed5895😊
@AxmedIidan
@AxmedIidan 7 ай бұрын
Waar.waxaadku.fiicantahy.wacyiga.noocaasa.e.kabax.qbyaalada.kale.saaxllb
@BirmadSaylan
@BirmadSaylan 3 ай бұрын
Ss33esssss5645666667⁷77766653335ui7z​@@AxmedIidan
@Abdihakin.
@Abdihakin. Жыл бұрын
Ninkaaan wlhi waa legend
@abdikhaalaqkidiye4513
@abdikhaalaqkidiye4513 9 ай бұрын
Mahadsanid Ayanle xildhibaan maxamad cabduqadir noo sooqabo
@shardiofficial
@shardiofficial Жыл бұрын
Dhagar qabe halis ah ayuu ahaa lkn allah ayaa ka badbaadiyey umada shartii
@soyanhussein6906
@soyanhussein6906 Жыл бұрын
Waad nagu kala giooysay hanoolaato
@FarhanAbdi-eq2it
@FarhanAbdi-eq2it Жыл бұрын
Good information.
@abdoshMo
@abdoshMo Жыл бұрын
Hal mid weeye dhibka jira soomalia waana sirdoon laan iyo shakiga oo yar
@garcade.57
@garcade.57 7 ай бұрын
Xil Raaxeeye x xil aaamina iyo 15 rag ah ooo ina adeeradeey ah diyadooda adiga ayaa lagaa rabaa. Ogow taas
@JugQarsoon
@JugQarsoon Жыл бұрын
Subxana Allah huxuu yiri “Wax inad dishid ayad rabtaye wax intii lagudhiman lahaa dhib la’n ayeybo waxan kudhamanayiin”
@dalaiblob5073
@dalaiblob5073 Жыл бұрын
Khaladaad badan buu gelayaa hadalo kadaba iman dona ayu ku hadlayaa
@Ahmedali-gw7xm
@Ahmedali-gw7xm Жыл бұрын
Dadka dhan ee siyaasada dhan ku jiro. Baa gacan ku dhiig layaal ah
@NaaleeyNaaaleey12-ye7pp
@NaaleeyNaaaleey12-ye7pp Жыл бұрын
Siyaasiga soomaliyeed wax dilid mooyee waxkale mayaqaano😢
@jellebashirmohamed-wc9op
@jellebashirmohamed-wc9op 10 ай бұрын
​@@dalaiblob5073Si daacad ah buu u Hadley, wana wax siyasiyinta dhan ku dhaqmaan
@naazirgarabey7712
@naazirgarabey7712 Жыл бұрын
Hanolaato
@tayeeqlow2566
@tayeeqlow2566 Жыл бұрын
Hanoolaato I am watching you
@abdulahinuraaya6709
@abdulahinuraaya6709 Жыл бұрын
Meeshi ugu fiican aa ku jertey ayaanle @@
@kingmohanjacelow6248
@kingmohanjacelow6248 Жыл бұрын
Wllhi woxow soxarestay malagi dili lahay
@xassancalijaamac4941
@xassancalijaamac4941 Жыл бұрын
Ayaan_loow waxaad ka ka kala Gooysey haddal muhiim ah, yacnii ka dhex gelisay su'aal la Xirriir_ta AUN Xil_dhibaan Aamina.
@Hamdaofficial1
@Hamdaofficial1 5 ай бұрын
Alla runta cajiibsanaa
@Runsheeg53633
@Runsheeg53633 Жыл бұрын
Halka xabo oo wareysigaan aan ka fahmay waa in xildhibaankaan uusan qof fiican ahayn.
@shamsadii
@shamsadii Жыл бұрын
Maxaad ku qiimaysay.?.
@rock_diamond9475
@rock_diamond9475 Жыл бұрын
Ana sida Aya Ka fahmay lkn ma qalbi xumo
@jellebashirmohamed-wc9op
@jellebashirmohamed-wc9op 10 ай бұрын
War Somalia waxa xukuma dhan wax fcn malaha ninkan waba daacade wuba sheegte kuwa u qarsan baa buuxo. Ninkan waa daacad wlhi
@Abdullahiomar-cu8wn
@Abdullahiomar-cu8wn Жыл бұрын
1000,000,000,000,000,000 ❤❤❤❤
@abdiali3923
@abdiali3923 Жыл бұрын
Kkk xildhibaan xoog xoog wixiisu waaye iyo faan
@rock_diamond9475
@rock_diamond9475 Жыл бұрын
Ila lada wan ka xoog badanahay xoog aya ku galay kulaha
@aymanxcabdi756
@aymanxcabdi756 Жыл бұрын
videoka dhameso comment hakusoo ordinee😂😂
@walalshaafka9463
@walalshaafka9463 Жыл бұрын
Qeybta sadaxaad i.a Teeda kale qabiilkoow Qawaarij yuusan gabaad kadhigan yuusan kudiline 0:01 e
@FalxadoSahra
@FalxadoSahra Жыл бұрын
Fududaysanaa wax iska hubin LA aan iyo fudayd waa waxa la idinkugu Soo gambanaa subxaanalaah
@HassanSacid-n2q
@HassanSacid-n2q Жыл бұрын
Waa yaab
@FadumoMaxamed-wt7mv
@FadumoMaxamed-wt7mv Жыл бұрын
Subxanallah
@cademoha6831
@cademoha6831 Жыл бұрын
Aayatullaah Mohamed Burale Xildhibaan wax badan og
@abdullahiahmednuur5453
@abdullahiahmednuur5453 Жыл бұрын
#Hanoolato baryahn hos bey usocotaa Dadka aad mediyaha aadkeyneysaa halaga fiirsdo Ninkaan warkiisa iskuma toosana waa wax uu isku buunbuuninayo
@xasancilmigalabguure4271
@xasancilmigalabguure4271 Жыл бұрын
War waa isla soo koreen Nimankan waa saaxiibo sheekeeysana
@jellebashirmohamed-wc9op
@jellebashirmohamed-wc9op 10 ай бұрын
WAXA QALDAN SHEEG HAISKA HADLINE. NINKAN SI DAACAD AH BU U HADLEY KOLEY
@Munadalac
@Munadalac 10 ай бұрын
Adi maxa kaquseyo sxp xanunka kuhayo muxu yahay
@nimomahamod
@nimomahamod Жыл бұрын
Ninkaa WAA DAWDAY khayiin😢😢 buu aha illahay umada ka qabtay
@Aaamina12
@Aaamina12 Жыл бұрын
Walalahay shabab kuma badna kulahaa bisinka
@Cadde1
@Cadde1 Жыл бұрын
Mrkuu Dr fanax kusoo gaaray Waa meesha reer waqooyigu ay dhahaan (waa leylatul qadar laguusoo diray)
@hibanura1929
@hibanura1929 Жыл бұрын
Kas asaa isfashilay ilaaheyna wow xaqii dadkaa kasoo baxay
@thegreatveteran6575
@thegreatveteran6575 Жыл бұрын
Xildhibaankayga waaye ninkaan lkn hadii sidii aad rabtay la yeeli waayo waa xaq daro markii taada la yeelana waa xaq jh😂
@HabibaMahamud-ut4yf
@HabibaMahamud-ut4yf Жыл бұрын
Waxuu soo galey safarkiisii ugu danbeeyey allhaa ayaa umada ka qabatey xildhimankan wuu ku mahadasen yahey hadji u yiri imaad
@Ubah2020
@Ubah2020 Жыл бұрын
Sheekadan waaxbadaan baa been ka aah aniga goob jook ayaan ahaa habeenki nin kaas laqabanayeey madaxtooyada baladweyne ayaan fadhiyeey. Ilahayba nafaksaday. Ninku xildhibaanka waa is ogaayeen asana soo gudbiyeey oo askarta kasoo dayeey. Laiskama galeeyn irida
@abdidiiriyeabdidiiriyeali8939
@abdidiiriyeabdidiiriyeali8939 Жыл бұрын
inta aan la.dilin.ayuu sheegay midaas
@maryanroun8009
@maryanroun8009 Жыл бұрын
soow uhadlahyo riirbadeynomo waxaa udheer dabalnimo
@Bambelmo
@Bambelmo Жыл бұрын
Hanoolaato waan fiirsadaa badanaa, balse sheekada ninkaan shaki aa iiga jira, I don't know, but something doesn't look right.
@mahammedabdugadernoor1162
@mahammedabdugadernoor1162 Жыл бұрын
Xoog ayaan kugalay kulahaa😅
@SomalianTime
@SomalianTime 5 ай бұрын
Waxa dowlada ushaqeeya dhanaa saas eh bro oo gibir ayeeba ka qaadeen
@siradm
@siradm Жыл бұрын
Waxad jeceshohow kuu aqriyay!. War ninyohow balayaa ku agmartay, acuudubillaah. Inad madaxda ka fogeysay ood risk qaadatay kadibna go'aan qaadatay waa ku mahadsan tahay. Beentu faajir bay kaa dhigtaa, dhaqn fiican maaha.
@hassanmkconnect1779
@hassanmkconnect1779 Жыл бұрын
Ma adigoo ciidan iyo awood ku soo baxay ayaa xildhibaan ah somali waa taas
@keyseamare8658
@keyseamare8658 Жыл бұрын
Aad baan kuu salaamayaa Mr. Ayaanle...sifiican baad Bulshada Soomaaliyeed wax uugu soo gudbisaa
@amareto5772
@amareto5772 8 ай бұрын
Xildhibaan ku dhahaaya:"Xoog aan ku soo galay".
@faisalkulane4683
@faisalkulane4683 8 ай бұрын
Xildhibaanka laftirkiisa ma alfana ee ha la iska jiro, baaritaanna ha lagu sameeyo! 1)Madaxtooyadii baan xoog ku soo dagay. 2)Nin argagixisaana waan ku soo xareeyay 3)Laba nin oo ii sheegtay waan ku iri hadaan arintaan mar dambe idinka maqlo markii banaanka loo baxaan idin dilaa sidaas ayayna ku baqeen oo ku aamuseen (ogoow waa niman ku reer ah oo awood qabiil kama baqine yeey ka cabsadeen?) Intaa iyo ka badan markaa fiiriso Xildhibaankaan caadi maaha ee ha la iska jiro!
@ashaqaar7330
@ashaqaar7330 Жыл бұрын
Farmaajo iyo guruubkiisa ILLAAHAY dalka ka qabtay ayaa mahad leh shaki ma leh labo shabaab inay wada sheqeeyaan
@hawamohamed5502
@hawamohamed5502 Жыл бұрын
Adeer jooji beenta, Madaxweyne Farmaajo wuu la dagaaley shavaab, balse caadifad qabii darteedl cidna ha ku eedey.wbt
@mohamedhassan-yc2cw
@mohamedhassan-yc2cw Жыл бұрын
​@@hawamohamed5502dhilo aamus 5sana waa isku milmeen Shabab Wana xaqiiq argagixiso ayey ahaayeen dhilo aamus
@maryanmohamed1804
@maryanmohamed1804 Жыл бұрын
@@mohamedhassan-yc2cw nacs nimada kala tag barha bulshada najas yahow
@mohamedhassan-yc2cw
@mohamedhassan-yc2cw Жыл бұрын
@@maryanmohamed1804 dhilo bashuuqsigii miyaa Kaa dhamaaday 5 sano oo argagixiso taageero aad u aheed maxa ka danbeyay inay Qatar iyo turki ka tuugsadaan oo cuqubadii dadka ku dhacdo dhilo bax diinta baro
@mohamedcm33
@mohamedcm33 Жыл бұрын
​@@mohamedhassan-yc2cw hoyo sokuma dhalin gabar sokulama dhalan maxe tahay habdhaqankaan wll
@salahyare7472
@salahyare7472 Жыл бұрын
Xill Raaxeye Waa Halyey Hadii Uu Rer Firin lahaa Dhibato Ayuu Malegi lahaa
@wildaanabdirahmanofficial6682
@wildaanabdirahmanofficial6682 10 ай бұрын
Qabyaaladeey Lagu Aas 😢
@muqdishoiyomaanta5495
@muqdishoiyomaanta5495 Жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂 ben iyo run isku dhax jirto iyo faaan badan
@hiigsimedia1892
@hiigsimedia1892 7 ай бұрын
Shaqo fiicanbaad qabatay xildhibaan lkn Gabadha inaad soo hadal qaado may ahayn sabtoo ah amnigeedaa khatar galaya
@CaafiTiens
@CaafiTiens Жыл бұрын
Ninkaan hadakiisa rer baadiyo nimi. Waxwalbo xoog aa ku sameyanaa
@Hamdaofficial1
@Hamdaofficial1 5 ай бұрын
Waawa malakamoodkaagii so xareeso
@Sudaanireacts122
@Sudaanireacts122 5 ай бұрын
Somali cadaalad daro iyo khayaano u dhamaanayaan
@zahra11573
@zahra11573 Жыл бұрын
Xoog badanaa ninkaan
@adenabdinur516
@adenabdinur516 Жыл бұрын
Somalia meel fog bey tagtey
@mahadabdi5751
@mahadabdi5751 Жыл бұрын
Xildhiban Raxeeye kulahaaa 😅😅😅😅
@somaliweenguule3381
@somaliweenguule3381 8 ай бұрын
🐸🐸🐸🐸🐸🐸🐸🐸🐸🐸🐸
@xamseali3154
@xamseali3154 Жыл бұрын
Dadweynaha kale wad kadhadhicin kartaa waxaas lkn inta ku sugneyd Eriya lama galaay wey og yihiin waxa shegtay falls ninkana waxu u jeedkiisa ugu weyn ahaa in kursiga falls ku boobo
@YaxyeMuxiidiin
@YaxyeMuxiidiin Жыл бұрын
😮
@abdalleshire6995
@abdalleshire6995 Жыл бұрын
Ayaanle ha ka dhexgalin shekada
@MohaaFarahAwad-vu4hp
@MohaaFarahAwad-vu4hp Жыл бұрын
Xildhiban Kan baba sanjuu ayuu badsaday😂😂😂
@cabdirahmaansiciid7723
@cabdirahmaansiciid7723 Жыл бұрын
Kkkkkk
@mohamedmohamud6253
@mohamedmohamud6253 5 ай бұрын
Saasaa maalinkasta masaakiinta loogu laaya muqdisho isagoo dhagarqabuhu shaati siyaasi iyo mid qabiil wata
@caralemousedaud3460
@caralemousedaud3460 Жыл бұрын
Alxamdulilaah calaa kuli xaal daacadi ma hungowdo
@calirashiidcilmi5580
@calirashiidcilmi5580 Жыл бұрын
Warxumaa
@abdi-ezel-khan259
@abdi-ezel-khan259 Жыл бұрын
Reer badiyo adigabe is cadeyi
@xassancalijaamac4941
@xassancalijaamac4941 Жыл бұрын
Ayaan_loow waa in number_ka Uganda ee laga soo wacay Xil_dhibaan_ka loo Gud_biyo Sir_doon_ka Qaran_ka iyo kan Caalam_ka, si loo baaro Numberadii laga wacay ama soo wacay iyo weliba Dadd_ka uu lacag u soo shubay ama uu u shubay ?.
@SaafiAden
@SaafiAden Жыл бұрын
Kursiga aad rabto dadaad u dilee adigaban sahlaneyn ninyohow
@MaxamedXasan-w9k
@MaxamedXasan-w9k Жыл бұрын
Ninkaan waa nin birlab, naanaysta "raaxeeye" in uu iska beddelo ayaa u wanaagsan, "raaxeeye" waa iska naanays ciyaal-xaafadeed kuma habboona nin wayn oo mas'uul ah
@sacdiyanur9243
@sacdiyanur9243 Жыл бұрын
Ilaheeyna ayaa ka badbadiyay danbile qabiil malmahan
@zamzamkaahin4478
@zamzamkaahin4478 11 ай бұрын
Dr fanax iyo macalin ilkacase hawshooda ma sahlaneeynin🙈
@samiradan2
@samiradan2 Жыл бұрын
Waxas ayaa xildhibaan noo ah bal day qori xoog ku imid ama ku soo galay
@ismailyusuf2656
@ismailyusuf2656 Жыл бұрын
Qori iyo xoog unbaa meesha Ka shaqeeya sxb kursi hadaad rabto
@iaw2401
@iaw2401 Жыл бұрын
Xildhibaan kitaab kuso galay maa awal jiray kulli waa isku mid adinkaaba qabiil ku tageero umadan oo difaaco kulli xildhibaan walbo somaliya
@MohamedAbtiga
@MohamedAbtiga 8 ай бұрын
wale xildhiban Kan Nasib le yahay Babo furan jebka gashtay
@nastehoabdi555
@nastehoabdi555 Жыл бұрын
Oday qabil iyo dhaqan halaga taqaluuso
@xassancalijaamac4941
@xassancalijaamac4941 Жыл бұрын
Waxaaba CEEB iyo Dembi ah, in uu nin_kaan uu sii ahaado Xil_dhibaan, maadaama 2 Maalin bed_baadiyey Caddow.
@forensicmedic7498
@forensicmedic7498 2 ай бұрын
ninkan dhaqan mooryanimo ayaa ka muuqata
@Eng-Shuuke
@Eng-Shuuke Жыл бұрын
kii la lahaa abihii qori ma qaadan asigana ma qaadan baa wuuxuu taagan yahay waa soo jiiray maxay ii shegayan dadka dowladnimo u halqan tagayow iska ogadaa inaa waxaas cml la taacamulesan
@shirelove1928
@shirelove1928 9 ай бұрын
Ogow lkn hadi mu wadinka xaqiisa la xoogayo wa u ku qas ban yahay in u u dagalamo
@alimuse9541
@alimuse9541 11 ай бұрын
Ninkan la waraysanayo laftiisaa baadhis u baahan……….!!!!!!!!!
@hawomohamed8216
@hawomohamed8216 Жыл бұрын
Xil Raxeeye waa xubin katirsan Hirshabeele waaye hadan waa diidan yahay very sorry Soomaliya thank you Hanoolato
@wiilohassan3646
@wiilohassan3646 Жыл бұрын
Ninka dadka halaagay Xil adigaa u fududeeyay in uu meesha galo😢😢😢😢
@GeediAbdi-ue3zi
@GeediAbdi-ue3zi Жыл бұрын
Muxuu wax halaagaa 2 beri buu joogay fanax labadaas maalina wax qarax ah ma dhicin
@abdihakimgaani6270
@abdihakimgaani6270 Жыл бұрын
War lahuba umaeka
@wiilkareersiyad521
@wiilkareersiyad521 5 ай бұрын
somali. diinta iyo qabiilka qabiilka ayaa kuweyn
@Maxamedomar-omar
@Maxamedomar-omar 8 ай бұрын
In adiga lagu xira waajib ah
@FalxadoSahra
@FalxadoSahra Жыл бұрын
Hada ma xiran yahay??mise waa la dilay
@buulletravel8853
@buulletravel8853 Жыл бұрын
Waa la toogtay
@ibrahiimcabdulle456
@ibrahiimcabdulle456 Жыл бұрын
Isku reer nahay iyo reerkayga AS qof ah kuma jiro is wafajin u bahantahay
@sayid5352
@sayid5352 Жыл бұрын
ninkan imisa qof bu dilay ki lahadlba hada idin dila kaso horayse hada ma xildhibanba ninkan
@ismailyusuf2656
@ismailyusuf2656 Жыл бұрын
Shabab in ay. Dhilqo yihiin waa run ehelnimo qaraabo Midna ma galaan marnaba. Qof hadii shababnimo lagu eedeyo. Xeyndabka. Dicaafidka waa ka baxay. Sababtoo ah berito adiga ayuu ku dilaa hadadan. Maanta iska hubin
@nasroali8728
@nasroali8728 Жыл бұрын
Absolutely
@CabdicasiisIbraahim-w1u
@CabdicasiisIbraahim-w1u Жыл бұрын
​@@nasroali8728absolutely waa sax
@abdimalikahmed9709
@abdimalikahmed9709 Жыл бұрын
Warkiisa isku ma toosno xildhibaankaan😅 faan ayuu la yimid
@DahaboMahamed-p9x
@DahaboMahamed-p9x Жыл бұрын
Reerahiin shababa waa u baden yahiin ha difacin
@cabdicali8952
@cabdicali8952 10 ай бұрын
Kan hadaaeanina waa cunsuri. Wariye sheeganaya. Markad aragto wuxu waraysta. Cidkasta po farmaajo wax ka sheegaysa. Frm.hargaisa
Players vs Pitch 🤯
00:26
LE FOOT EN VIDÉO
Рет қаралды 131 МЛН
What type of pedestrian are you?😄 #tiktok #elsarca
00:28
Elsa Arca
Рет қаралды 31 МЛН
كم بصير عمركم عام ٢٠٢٥😍 #shorts #hasanandnour
00:27
hasan and nour shorts
Рет қаралды 4,7 МЛН
Xogta iyo Fulinta Toogashada Sedax kamid ahaa Sharwadayaasha Khawaarijta.
3:55
Somali National Television
Рет қаралды 179 М.
Galka Baarista: Xogta weerarkii Kulliyadda Jaalle Siyaad
21:10
VOA Somali
Рет қаралды 86 М.
Players vs Pitch 🤯
00:26
LE FOOT EN VIDÉO
Рет қаралды 131 МЛН