Deg deg - Wariyaha ay ugu necebyihiin Shabab oo aan wareysanay.

  Рет қаралды 320,217

HANOOLAATO

HANOOLAATO

Күн бұрын

Пікірлер: 469
@MoohaFaarax
@MoohaFaarax 10 ай бұрын
Abdulkadir Isse waa wariye sare oo soo gudbiyo barnaamijyo xiisa badan oo cajiib ah shaqo wacan ayaad qaranka u heysaaaa walal mar walba iyo meel Walbo waxan kuu rajeeeynaa guul iyo hormar nololeed Cimri dheer iyo caafimaad allaha ku siiyo walal ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Showkaanifx
@Showkaanifx 10 ай бұрын
Ashahadanla.dirirka iyo gaalnimada uu xag jir kuyhy myaa 😂
@munaabukar2688
@munaabukar2688 10 ай бұрын
Intuu kasoo deeya
@ahmedugas50
@ahmedugas50 7 ай бұрын
¹1a1¹11¹àà😊😊😊😊àààààqààಹà1¹1
@قناةحريه
@قناةحريه 6 ай бұрын
😊
@Showkaanifx
@Showkaanifx 2 ай бұрын
@palestine4ever-o3w naa ma walanthy mxd ii habari mxasa kaagalabsady
@cabdinuuryaasiingeelle2396
@cabdinuuryaasiingeelle2396 10 ай бұрын
Wariye aad u wanaagsan, anigu waaba iska jeclahay dadka khawaariij ta nicib. ❤
@Suhayb1_4
@Suhayb1_4 10 ай бұрын
Dowlada ayaa khawaarij ah sxb
@Abdihakin.
@Abdihakin. 10 ай бұрын
Great interview.. shaqo adag baad haysa. Hooyada wa shaqsiga ad-adayg iyo jil-jileec ka dhigi Kara ilmaha.
@iskacade2795
@iskacade2795 10 ай бұрын
Wlhi waa wariyahaa ugu jeclahay marki laga hadlaayo warbixinada maxkamada ka yimaado daduusan asaga daadihineenin maba dhageysto keep going abdulkadir isse
@MohamedAli-xh3um
@MohamedAli-xh3um 10 ай бұрын
35:41
@MohamedAli-xh3um
@MohamedAli-xh3um 10 ай бұрын
35:41 35:41
@AbdinajibkasimAhmed
@AbdinajibkasimAhmed 9 ай бұрын
M.a wll A/kadir isee keep going bro
@fadumosaid2419
@fadumosaid2419 10 ай бұрын
Mansha allah guuleyso alle cadawga hakaa hayo
@maxamedjeelle
@maxamedjeelle 10 ай бұрын
Great interview ayaanle , ku Mahadsanid in badan , weriyahana waa halyeey halkan ku jira .
@malaboa591
@malaboa591 10 ай бұрын
Maashaa Allaah eedadiis waa soo tarbiyeeysay ee ajar Allaha ka siiyo.
@GaraadWaranle
@GaraadWaranle 10 ай бұрын
Maxaa tarbiya ah waa nin aan beenta ka sariiganeyne , waa ardaal waxa uu tusaale u yahay AKHLAAQ xumada .
@muktarmohamud937
@muktarmohamud937 10 ай бұрын
​@@GaraadWaranleal shabaab miyu been ka sheegaa😂
@GaraadWaranle
@GaraadWaranle 10 ай бұрын
@@muktarmohamud937 Shabab ba ka soo tag iyo waxa uu ka sheegaye , hadda wareysigiisa inta uu waday ayuu in uu been sheegay isagu sheegay .
@amiiraabdirahman9036
@amiiraabdirahman9036 10 ай бұрын
Team alfjri✌️ waan idin salamay all alfjri team meelkasta jogtiin❤
@HalimoMohamed-l1k
@HalimoMohamed-l1k Ай бұрын
0:33
@alibulle7612
@alibulle7612 10 ай бұрын
Mash Allah saaxiibkeey Abdulkadir isse Alle ha barakeeyo shaqo qurux badan ayuu dalka iyo dadka u haayaa iskuul alfajri ayaan iskala baxnay isagana maanta dalkiisa ayuu u shaqeenayaa anigana Canada 🇨🇦 ayaa qabow igu heestaa Alle ha barakeeyo mar kale inaa dib u kulano waa rajeenayaa
@ahmedburhancali
@ahmedburhancali 10 ай бұрын
😅 Ll . L LLb P L L L
@ahmedburhancali
@ahmedburhancali 10 ай бұрын
😅 Ll . L LLb P L L L
@ahmedburhancali
@ahmedburhancali 10 ай бұрын
🎉 P. P😊😅щ⁠(⁠゜⁠ロ⁠゜⁠щ⁠)✧⁠\⁠(😅
@Fadumocaabi62-wj8rn
@Fadumocaabi62-wj8rn 7 ай бұрын
Ha niyad qabin wlll hda ayad u shaqayn kartaa wxii ilbaxnimo ee ka dhiman yad kuso biri kartaa sida gacsiga waxbarasha iyo berahaa sida inaa beer aburato ❤😊
@alibulle7612
@alibulle7612 7 ай бұрын
@@Fadumocaabi62-wj8rni hope so insh Allah abaayo haddii Alle idmo dalkeena anagaa dhisan karno oo adduunyada kale gaar siin karno mahadsanid dhiirigelintaada 🙏🙏🙏
@Rashid-sv3yj
@Rashid-sv3yj 10 ай бұрын
Ayaanle is hero Investigative journalist
@farhiahaji8649
@farhiahaji8649 10 ай бұрын
Labo wariye o qaali nagu eh aya is helay allaha xafido
@roodashiiqabdi559
@roodashiiqabdi559 10 ай бұрын
Great interview mr Ayaale
@ZakiAaza
@ZakiAaza 10 ай бұрын
Good idea ❣️
@yuucade603
@yuucade603 10 ай бұрын
Abdulkadir isse guleyso wllkey 😎✊️
@GGM-GUlED
@GGM-GUlED 3 ай бұрын
SomaliniMo inta jecel ❤ 🇸🇴
@NimoAliaboubakar-bj3gr
@NimoAliaboubakar-bj3gr 10 ай бұрын
Nin ku dilay kuma tacsideynaayo Alle ha u naxariisto cabdicaziz Africa team farmaago musiibo ayey ahaayeen
@fahmaali3542
@fahmaali3542 6 ай бұрын
Team Farmaajo wax wanaagsan ayey qabteen. Abdiaziz shabab ayaa dishay. Xasan sheikh dhulkii ayuu gataye. Wax maka heshay
@QOSLAAYE08
@QOSLAAYE08 10 ай бұрын
abdulkadir isse walle shaqo adag waad qabtay ✋💯
@nasroali8728
@nasroali8728 10 ай бұрын
Thanks legends ❤
@Degaliah
@Degaliah 10 ай бұрын
Ax familkiisa xabad baa dhamaysay 😢
@naasiryare8874
@naasiryare8874 10 ай бұрын
qofka bile adnaka inta kaaa anfacdo ka qaado waa waxa aan ka faiday manta warweysiga 1saaac qatar ee aan dawaday iyo intaas ka badan c. qaadir ciise iyo ha nolato madasanidn insha aal sxb cafimad iyo nabad iyo barwaqo ayan nee rajaynaa
@adanyurub7627
@adanyurub7627 10 ай бұрын
Mahadsanid ayaanle
@somaliworld5
@somaliworld5 10 ай бұрын
Daadiyah. Ugu wangsn o maanta somali hesato. Cabdulqadir yare. Bro. Nolal wacan. Ku rajeynaaaa. Labada wariye a social media kadhagesto. Ayanle iyo cabdulqadir yare long life brothers
@sooyaalkanolosha
@sooyaalkanolosha 10 ай бұрын
Qofku markuu hadalka dhameesto hadalka waydii oo ha dhex galin hanoolaato hada ninka sheekadii uu meesha ugu biirey asagoo dhameen baa su aal kale kusoo riday mahadsanid
@HashimNuur-r8d
@HashimNuur-r8d 6 ай бұрын
Hanolato wariya dhamestiran ma aha
@NasiibFiican
@NasiibFiican 6 ай бұрын
Somalidu war maba sugto Waa jaahiliin
@mohamedfeysalaxmed184
@mohamedfeysalaxmed184 10 ай бұрын
Guuleyso brother
@CumarcabdiXanafi-yx8rp
@CumarcabdiXanafi-yx8rp 10 ай бұрын
M.a waa wariyaha aan ujeclahay
@aliadeed2799
@aliadeed2799 10 ай бұрын
Sxb allh ku xafido adi iyo dhaman team kaga
@haawomohamed4241
@haawomohamed4241 10 ай бұрын
Masha Allah Allaha idin xafido adiga iyo dhaman in ta aad wada shaqeysan ❤❤❤
@mohammedabdirashid3168
@mohammedabdirashid3168 10 ай бұрын
Halyay weeye Wariye Cabdiqadir
@Moha_BSh
@Moha_BSh 10 ай бұрын
Abdulkadir Isse walal shaqo fiican ayaad heysaa booskeena adiga ayaa buuxiyay insha’allaah ALLAH protect your family and your self 💪
@abdifitah8145
@abdifitah8145 9 ай бұрын
Ilahey ha u naxariisto Africa geeysi ayo ahay an u duceyno😢😢
@ahmedabdikarim8541
@ahmedabdikarim8541 10 ай бұрын
Masha allah bro allah ku xifdiyo ❤
@AbdallaNasir-21
@AbdallaNasir-21 10 ай бұрын
Nin raga aya cadow yeesha bro wxn ku leeyhy allah ku xafido keep goin sxb🙏👑
@hilowlemohamed5507
@hilowlemohamed5507 Ай бұрын
Maashaa Allaah Ninkaan Nin geesiya oow agaay intaad wareysaneysay waa fiirsanaayay good job . NB hilowle waaye Toronto SC .
@maryannnnn942
@maryannnnn942 6 ай бұрын
Maashaa Allah wariyaha sida uu xaqiiqda uga Hadley iyo ha noolaato❤❤❤❤❤ I 🎉🎉🎉❤❤ I am
@iqrabacadoomar1718
@iqrabacadoomar1718 5 ай бұрын
Abdulkadir cise waa legend geesi ah illaahay ha xafido mujaaahid sharfan❤
@ixsaanmaxamed
@ixsaanmaxamed 7 ай бұрын
Alle ha unaxariisto cabdicziz Africa 😢😢😢
@Kabtan_Xoog
@Kabtan_Xoog 10 ай бұрын
Abdiqadir isse waa Libaax Horay u soco zxp
@abdurahmanshiikh6923
@abdurahmanshiikh6923 6 ай бұрын
Masha allah allah ku xafido aduun iyo aakhiraba
@fartunadow2551
@fartunadow2551 10 ай бұрын
MASHA ALAH GUULEYSO GESIGA ISHA ALAH ❤❤❤
@cayduruscabdullahiadam2272
@cayduruscabdullahiadam2272 10 ай бұрын
Alle haku sharfo wll abdiqadir
@fahmomohamed5998
@fahmomohamed5998 10 ай бұрын
allaha idin xiftiyo dhamaantiin inta ka shaekheya
@abdirahmanmohamed3283
@abdirahmanmohamed3283 10 ай бұрын
Asc ayaanle hanoolaato Abdulkadir isse Waa Zhpkay waana taageeraa runtii waraysigiisa dhagarta shababka ee uusoo gudbiyo Mahadsanidiin labadiinaba
@mfarah9231
@mfarah9231 Ай бұрын
Walee wariyahaan jecliyaa tabintiisa waaba ku raaxeystaa tabintiisa ilaahay ha xafido 😊😊😊
@abdiali681
@abdiali681 10 ай бұрын
❤❤❤❤ ❤❤ nolow wll Adig idacada sharaft leh an ifka ugu jeclahay ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤Love ist ein deutscher und französischer Journalist und do
@ibroosbinibrahim7003
@ibroosbinibrahim7003 8 ай бұрын
The Legend ❤🎉
@ixsaanmaxamed
@ixsaanmaxamed 7 ай бұрын
Allah ha unaxariisto 😢😢😢😢😢
@hashimosmannoor5780
@hashimosmannoor5780 6 ай бұрын
This guy is True Legend Masha Allah Bro hor usoco ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@SacidaHamud
@SacidaHamud 10 ай бұрын
Allaha xafido bro cabdiqadir❤
@filsan335
@filsan335 10 ай бұрын
Asc Hanoolato team
@mustafemohammed9220
@mustafemohammed9220 9 ай бұрын
Masha allah wad ku mahadsantahay suufiyada in diinta si sax ah ey u faafinaayeen
@MulkiMire
@MulkiMire 6 ай бұрын
Wa mahadsantahey waxa baden a qabatey hoorde u soco qofne ha dhagesan
@mohamedabdiosman4707
@mohamedabdiosman4707 7 ай бұрын
He is talented, experienced and well educated. Let them say what they want, just keep going dude.
@ixsaanmaxamed
@ixsaanmaxamed 7 ай бұрын
Abdulkadir Isse❤
@aaminasalah3711
@aaminasalah3711 8 ай бұрын
Maansha alaah rabi haku xafido
@HaniApdi
@HaniApdi 7 ай бұрын
Alla ilaahayow Abdiqadiir yare no ilaali yaa raabi raajo iyo hidiidilo ayuu layabay wana qof laagu dayan kaaro akhlaaq ahaan ilaahay kuma salido khaawarijta iyo wiixi ku taxan baa❤❤❤
@ixsaanmaxamed
@ixsaanmaxamed 7 ай бұрын
Masha Allah xafido ❤
@AbdullahiYare-nh2mn
@AbdullahiYare-nh2mn 3 ай бұрын
Hore usoco
@KabtanNaani
@KabtanNaani 10 ай бұрын
Ani wllkeyga lo dilay darteyda familkeygna in laso afjarayo lii sheegi hadii an sir ogahay qarin wayay in familkeyga hal laga reeben ilgu handayay anigo beedka wllkey xitaa an duugin dul taganahay😢 xanuuno badan so maray wllhi kulane jiis iyo rag kale isku dayay xitaa in 3 mar idilan ka bad baday sadaq xitaa waliiso adeegsaday ayaale pls meel kala so xariiro ii sheeg wll xuman maqabo lakin dhibka lii geesti ixanuunjinayo mar walbo 😢
@fahmi1435
@fahmi1435 10 ай бұрын
Maxaa ka shaqayn jirtay markaa
@bushra445
@bushra445 10 ай бұрын
Ayaanle qofkan ino so firisi please
@mohargreaves2922
@mohargreaves2922 10 ай бұрын
Ayanle wiilkan nooso fariisi asna
@ali-saladabukargutale6675
@ali-saladabukargutale6675 10 ай бұрын
Ayaanlow sxbow qofkaan bal la kulan, xogtiisana noo soo gudbi.
@nin-geed-saaran
@nin-geed-saaran 10 ай бұрын
Hanoolaato ruuxaan warkiisa inoo raadi
@DrsMaimonFarahSamatar
@DrsMaimonFarahSamatar 7 ай бұрын
Hanooloaato wacyigalin aad u qiimo badan baad haysaan..sii wada allaha idinla jiro...danta bulshada
@Aadletrader
@Aadletrader 10 ай бұрын
Abdukadir isse wallee waan ku aqaan mazuul allha ku barakeeyo
@nimconfg
@nimconfg 6 ай бұрын
Allah haku xafido Aamiin yaarabi ❤.
@AbdirahmanGelle-v9k
@AbdirahmanGelle-v9k 7 ай бұрын
Wadaniga dhabta allawa dhawra❤❤❤
@cukaashmahad3342
@cukaashmahad3342 7 ай бұрын
Ilaahey ha ku dhowro
@xidig3833
@xidig3833 10 ай бұрын
Mashalah
@KING-ADNAN
@KING-ADNAN 10 ай бұрын
Wareysi muhiim aH wariye Abdulkadir Isse Waa mahadsan Tahay Ayaanle
@gulledmohamedomar4450
@gulledmohamedomar4450 10 ай бұрын
mansha allah guuleysa iska ilaali khawariijta walahi geesi taahay
@abdirizakmohamudelmi1194
@abdirizakmohamudelmi1194 10 ай бұрын
Waa nin aragti fog oo bisil leh. Mustaqbal fiican ayuu leeyahay hadii Alle idmo.
@Dahir-Ismail-Goley
@Dahir-Ismail-Goley 10 ай бұрын
Mahan wariya loogu neceb yahay ee waa wariyaha loogu jecel. Halyey markuu baxo midbaa soo baxa. Khawaarij waran abdi azis africa ayaa iska siibteen ayay lahaayen lkn mid ka daran ayaa ku soo baxay. Cimri dheer iyo cibaado Suuban walalkey jir oo joog. Dalkan dadbaa nafdooda u soo huray ragba IGo ayay ka dhigteen
@gentleman6838
@gentleman6838 10 ай бұрын
Waa wariyaha Alshabaab ay ugu neceb yihiin ayaa la gu dhahay
@Dahir-Ismail-Goley
@Dahir-Ismail-Goley 10 ай бұрын
​@@gentleman6838sxb ma dagdagin lkn markii hore ciwaankaa saas ahaaa Wariya loogu neceb yahay
@NimoAliaboubakar-bj3gr
@NimoAliaboubakar-bj3gr 10 ай бұрын
Warunta walal Alle hano xafido isaga iyo gesiyaashena kalaba❤❤❤
@Mohamud_A._Xamaraawi
@Mohamud_A._Xamaraawi 10 ай бұрын
Qoraalka ciwaanka sifiican u akhri
@abdikafiabdikafi9613
@abdikafiabdikafi9613 10 ай бұрын
Abdulkadir ISSE Alle haku cafido... gowl ween heysa
@saafiabdalla9448
@saafiabdalla9448 10 ай бұрын
Nin culisaa keentay ayaanlow
@alifarah5262
@alifarah5262 10 ай бұрын
Mahadsanid Ayaanle ninkana ALLE ha badbaadsho waxaa ku xiran kuwa aan insaan aheyn
@alikaahiye4168
@alikaahiye4168 10 ай бұрын
Abdulaqadir is a powerful man, mashaa allah,
@fahmomohamed5998
@fahmomohamed5998 10 ай бұрын
waxaan leeyahay hanoolato guuleyso Ayaanle Husein Abdi
@timacaddechannel6602
@timacaddechannel6602 10 ай бұрын
Allah ha u naxariisto Halyeeygi Abdicasis Africa
@hibaali4311
@hibaali4311 10 ай бұрын
Amiin Amiin ❤
@buunkahasancade-fe3yr
@buunkahasancade-fe3yr 10 ай бұрын
Guulayso Abdiqadir isse
@maxibusuri7466
@maxibusuri7466 10 ай бұрын
Masha Allah Guuleeysta🤲🏽
@anasvfofficial9130
@anasvfofficial9130 10 ай бұрын
Abdulkadir isse allah haku xafido walal Hamar Sav waye❤
@MoAli-110
@MoAli-110 9 ай бұрын
Hanolatoo waan ku haastaa
@malyuunaxmed7459
@malyuunaxmed7459 10 ай бұрын
Halkudhaga hanoolaato wixii lasoomaray hadaan la ogaan waxa teagan lama xalin karo🙏
@hodanelmi81
@hodanelmi81 10 ай бұрын
Asc waa mahadsan tahay waresigaga
@IbrahimIshak-rz3no
@IbrahimIshak-rz3no 10 ай бұрын
Part 2 so sameee
@abdifatahyare8352
@abdifatahyare8352 10 ай бұрын
Abdiqadir isse South Africa ayaa isku baraney waligii wuu jeclaa dalkiisa inu maalin wax u qabto wuuna ka dhabeye fikirkiisa
@FarahKulane
@FarahKulane 6 ай бұрын
Ninkaan waa geesi qaran🇸🇴💪
@Abdinasirdhimbil
@Abdinasirdhimbil Ай бұрын
Guul iyo gabanimo
@ixsaanmaxamed
@ixsaanmaxamed 7 ай бұрын
Geeesi geeesi dhiig ❤
@ManagingAcount
@ManagingAcount 10 ай бұрын
Masha allaah
@MohaAmiIn.
@MohaAmiIn. 10 ай бұрын
Masha allah wacyi sare bad ledahy shaqadasna allaha ku fududeyo
@AbdirahmanGelle-v9k
@AbdirahmanGelle-v9k 7 ай бұрын
Mansha allah makamada qaranka somaliya shuute iyo ku xiganka qaranka sanduuqa haloo sameyo dawladnimada qayba ka mida
@ismailmustaphe5241
@ismailmustaphe5241 10 ай бұрын
Farxaan qaroole alle ha unaxariisto halyeey buu ahaa runtii.
@abdirahmanaxmed7652
@abdirahmanaxmed7652 7 ай бұрын
Abdiqadir isse runtii wariye aan ku faaano allah ku xafido
@abdiqaniabdalla8866
@abdiqaniabdalla8866 10 ай бұрын
Waa Nin ku dayasho mudan waxa aan u rajeynaa mustaqbal wngsn i.a
@nageebsaid1931
@nageebsaid1931 7 ай бұрын
Xeer ilaalintu inaysan wardiyaay adag haysan yaad baraysaa
@tajudinbayaan2700
@tajudinbayaan2700 10 ай бұрын
Wa geeesi qran ee alle haka badbadiyo sharta
@Aybmhm
@Aybmhm 6 ай бұрын
0:26 Hanoolaato 🐪
@CadnaanCabdullaahiCadnaanCabdu
@CadnaanCabdullaahiCadnaanCabdu 7 ай бұрын
Waa sidaas
@MohmoudAbdi
@MohmoudAbdi 10 ай бұрын
Masha Allah, Legenad abduqaadir guuleyso, Allahna Haku xafido From Ina abwaan koongo Allah ha u naxariiste
@cumarmacalinjaacoole4534
@cumarmacalinjaacoole4534 10 ай бұрын
Bro abwaan koongo maa ku dhalay alaha u naxariistee abwaanka waa isla soo shaqeenay aad ayaana isku jecleen qabrigiisa qabow alaha ka siiyee
@MohmoudAbdi
@MohmoudAbdi 6 ай бұрын
Haa bro, Allahuma Aameen
@arshaady0fficial721
@arshaady0fficial721 10 ай бұрын
Guuleyso abdikadir izze
@superzakifx8956
@superzakifx8956 10 ай бұрын
Legend waye ninkan
@mohamedabdi4603
@mohamedabdi4603 10 ай бұрын
Ninkan wa libax👏🏻👏🏻
ТВОИ РОДИТЕЛИ И ЧЕЛОВЕК ПАУК 😂#shorts
00:59
BATEK_OFFICIAL
Рет қаралды 5 МЛН
When Cucumbers Meet PVC Pipe The Results Are Wild! 🤭
00:44
Crafty Buddy
Рет қаралды 56 МЛН
Увеличили моцареллу для @Lorenzo.bagnati
00:48
Кушать Хочу
Рет қаралды 8 МЛН
Mohamud Abdi Elmi Wareysi #1/2- Gen Caydiid iyo Dagaalki Ranjaris
1:00:36
DEG DEG: Gungaarka Dilka Nabadoon loogu galay Gurigiisa, Xukunka Maaxi & Khaalid.
38:58
Somali National Television
Рет қаралды 108 М.
CABDULLAAHI MAXAMED NUUR MUXUU KA TAGAY
1:06:21
HANOOLAATO
Рет қаралды 478 М.
Abdisalaan Hereri oo ka jawaabay 20 su'aalood oo la waydiiyey
27:44
Xogmaal Media
Рет қаралды 148 М.
ТВОИ РОДИТЕЛИ И ЧЕЛОВЕК ПАУК 😂#shorts
00:59
BATEK_OFFICIAL
Рет қаралды 5 МЛН