Aayadaan Iyo Ducadan Hadii Alle Kaa Aqbalo Riyooyin 10 ah Ayaa Alle Kuu Soo Diraa ee Ku Bishareyso

  Рет қаралды 10,796

Sheekh Riimi Channel

Sheekh Riimi Channel

Күн бұрын

Пікірлер: 62
@xalimocumardhubow1981
@xalimocumardhubow1981 2 жыл бұрын
Jazakllaah sheekh wlhi anaa kuriyooday anoo lacag bdn meel wado luuq ah ka helay oo lacag shilin somali ah oo badan faraqa ku aruursanayo sheekhow iso duce deen bdn aya leygu leeyahay inu Alle isaqiro insha Allah
@yahyefarah5883
@yahyefarah5883 2 жыл бұрын
Nembarka sheekha ha laysoo sheego walaalayaal waa codsi idinkoo raaliya
@yahyefarah5883
@yahyefarah5883 2 жыл бұрын
Waxaan rabaa inuu riyo ii fasilo
@munahassan1003
@munahassan1003 2 жыл бұрын
mashallah shiiq riimi qeyr badan allah kusiiyo
@mabdullahikasim3449
@mabdullahikasim3449 2 жыл бұрын
السلام عليكم شيخ ريم جزاك الله خيرا وبارك الله فيك.
@tawbakeen250
@tawbakeen250 2 жыл бұрын
ALLAHU AKBAR ALLAHU AKBAR ALLAHU AKBAR Sheekh ILLAAHAY KA CABSO khorafaadka jooji waxan wax jira mahan mahaysid daliil xadiis iyo caddayn Quraan ka ALLEH ah ummadda muslimiinta ah waa iga digniin ISKA JIRA sheekooyinkan waa halis aan sal iyo raad lahayn ALLAHU AKBAR ALLAHU AKBAR waa duni AAKHIR SAMAN
@macalimyariis5010
@macalimyariis5010 2 жыл бұрын
haye xaad aragtay wll been miyuu sheegoyaah
@tawbakeen250
@tawbakeen250 2 жыл бұрын
@@macalimyariis5010 hal fidiyoo uu AAYAD QURAAN AH amo XADIISKII RASUULKA Ah kama maqlo oo aayadda quraankaa sidaa la innagu amray amo Xadiiskii RASUULKA SCW sidaas ina faray amaba kitaabkaa nuucaas ah ayaay ku jirtaa marna WAX CADDAYN AH kama maqlo markaas waakhuraafaad wayna badan yihiin isaga uun maahan DUNI AAKHIR SAMAN
@macalimyariis5010
@macalimyariis5010 2 жыл бұрын
horta waxad ogaata qofka haduu xuman umada u horsedaayo heer ma gaarayo alle ayan ka qabanaayo marka adiga ruux muslim ah miyaa ruux muslim kale qiyanaayo been u shegayo alle ayaa ku cilmi badan
@tawbakeen250
@tawbakeen250 2 жыл бұрын
@@macalimyariis5010 waa runtaada ALLEH ayaa ka qaban laakiin innaguna wax qaldan hadaad aragto in laga aamiso mahan ISLLANNIMDA ina faraysa inaan la dagaallanno
@fardwsaibraahimshariff3316
@fardwsaibraahimshariff3316 2 жыл бұрын
Asc Yaa sheikh waxaan ku riyoodeey abaheey oo dhinteey oo ii leh alxamdulilaaah waan cafimaadeey hadana wuu xanuunsan yahaay 8 sano ayuu xanuunsan yahaay iguna so duceey in uu allah ii caafiyo 🙏🏻
@aminaahmed8867
@aminaahmed8867 2 жыл бұрын
Alle Haku siiyo cafimad dagdg ah
@hamdisheikhnuur1970
@hamdisheikhnuur1970 2 жыл бұрын
Ilahowo cafì
@farhiyofarhi6788
@farhiyofarhi6788 2 жыл бұрын
Asc shiikh rihiimi isoo ducee in alle awlad igu arsaaqo mudo reer bn u omanahay plz si niyad ah igu soo ducee
@AliBaba-dw5zm
@AliBaba-dw5zm 2 жыл бұрын
Mahadsanid sh riimi
@sacdiyocabdi7256
@sacdiyocabdi7256 2 жыл бұрын
Masha sheikh Allah just barakeeyo sheikh lambarkaga mahelikaraa adigoo mahadsan
@M00n_sky-y1o
@M00n_sky-y1o 2 жыл бұрын
Sheekh jzkllah waan ku farxay riyo hada ka hor aan arkay aayn ka dhex helay 10 kaan riyo eed noo fasirtay ayadaan ma akhrin lakin anoo murugsan inbadanan alle baryay ayaan arkay waana mida beerta waliba moos iyo canab ayan ka soo goosanayay
@Sara-nw8ut
@Sara-nw8ut 2 жыл бұрын
Sheekh aniga xalay ducada waan akhristay iyo aayada Guri cusub iyo dad cusub Isla jaarnay aaaf u fiican Rabay in na caawiya la joognay Qasbada biyo ah guriga Ka socday oo dhawr ah mid marka furo kuwo kale la furmayaan weel u dhiganayo igu shubmayan midii u socday maaha kuwa kale weel u wada dhigtay si degan igu socdeen Laba wiil quranka Barojecelahay jira higaada Ku qasbo way yar yar Nin aan garanayn hadana miiskiin isaga EEG dadka la hadlayn laga leexanayo Intu ila hadlay igu yidhi Ilmahan ha Ka warwaren si degdega kugu baranayan quraanka aniga u ducaynaya I sug aan so tukado Qofkaan u duceeyo waa la arkaa karaamadayda. Qofkaana ma garanyo waji waligay arkayna maaha. Waan faraxsanaa alxamdulahi.
@eidleabdirashiidomar9499
@eidleabdirashiidomar9499 2 жыл бұрын
Masha allah Baarakalaah sheekh
@layloxuseenmaxamed6526
@layloxuseenmaxamed6526 2 жыл бұрын
M.shallh sheeq riimi
@marwodumar
@marwodumar 2 жыл бұрын
lal albab kasta oo ka xiiran Allah ha kuu furo murugadana farxad ha kuku badaalo amiin subscribe iisar💟💙💘
@safiyaxalane7309
@safiyaxalane7309 2 жыл бұрын
maasha allaah shiikh riimi
@abaneymahamuud9615
@abaneymahamuud9615 2 жыл бұрын
Asc mashallah Allaha kuxafido inshallh
@leyloahmed2114
@leyloahmed2114 2 жыл бұрын
Sheq allha Ku xfdo sheq intee kalaa so xariiraa Arin Ayan rpaa inaan kuu sheeko pls sheq
@munocali3093
@munocali3093 2 жыл бұрын
Masha allah
@bahaar5241
@bahaar5241 2 жыл бұрын
Jazakallha sheikh 🥰
@123flower5
@123flower5 2 жыл бұрын
Masha Allah sheekh jazakalah khair
@kokomohamedyuusuf7189
@kokomohamedyuusuf7189 2 жыл бұрын
Asc yaaa sheeeq riiimi allha ku xafido meeel kastooo jooogto waxaaan rabaa riyo inaa ifadirto waxaaan ku riyoooday naag aaaan aqaaano ooo isku dhacny oooo iiikeeebeyso dirac cusub waliba riyda dhexdeeda ayaan ku fraxsaneyn iii fasir
@macalimyariis5010
@macalimyariis5010 2 жыл бұрын
asc sheekh magaceygu waa kamaal maxamed xaley waxan ku riyooda gabdho aad ubadan oo labisan dhar isku eg qaar kood oo meel fadhiyo markan kasoo dhaqaaqayna waxan jidka kaso qaatay ul aan ku taagsanaayo sidan u socday waxan soo maray mel biyo lagu qubay oo aan ku taraaraxay dad aan garanaayo deris nahay ayaa ila socdo mana i qabanayo anoo dhahaayo allow dhawaceyga ha igu soo celin indhaha kala furay waana xiliga salad subax wana kasoo toosay
@amalsaedali4623
@amalsaedali4623 2 жыл бұрын
Asc shekh wan aqriyay xalay alx waxana ku riyooday muus babaay iyo canbo e allah haga aqbalo
@AbdimalikAdan-c7w
@AbdimalikAdan-c7w 5 ай бұрын
Wl l aayada iisheeg
@luqmanyare9543
@luqmanyare9543 2 жыл бұрын
Mansho alah
@husseinmursalhussein3963
@husseinmursalhussein3963 2 жыл бұрын
Amin 🤲🤲
@neimadaher1934
@neimadaher1934 2 жыл бұрын
Mashaallah💞💞💞🤲🤲🤲
@warwareegtooyofficial8512
@warwareegtooyofficial8512 2 жыл бұрын
Sheikh jazaakallh waxaan rabaa Sheikh riimi in aan iisoo fasirto riyo waxan kuriyooday anoo salatullayl tukanaayo ani iyo gabdho saxiibo aanahy anigana waxaan leyahy xiligaas waxaan qabaa dhiiga cadada ah marka bal isosheeg Sheikh Allaha kuxifdiyo
@Noxol2
@Noxol2 2 жыл бұрын
Amiin amiin shugran jasakalaah
@Idman-Vlog
@Idman-Vlog 2 жыл бұрын
Saan muqaladada u dhararo ilahaye unbaa og sheekh ilahaye ha ku barakaaye aduun iyo aqiir…codsi ayaan wataa inaad iducaayso xanuun ruuxi ayaan la xanunsanahaye aniga iyo walalkaye
@xalimocumardhubow1981
@xalimocumardhubow1981 2 жыл бұрын
Allaha idin caafiyo abaayo
@Noxol2
@Noxol2 2 жыл бұрын
alaha fududeeyo ayad ana muradkeeda ala hawsahlo
@xinowcade9541
@xinowcade9541 2 жыл бұрын
Shiikh waxaan kuu riyooday anigoo Gaarigayga breeka ii qamsami waaye waxaan oil ka bareeka liiga daadiyay sidaasna bareeka qawan waayay iifisir please
@maryansalah6146
@maryansalah6146 2 жыл бұрын
Asc plz waxan ubanahay sheikh meel an kala xiriiro wayo waxan qaba suaalo farabadan oo riyooyiin waxan idika codssnaya qofkasta oo arka farintayada ama sheikh hadu arka farintayda inay isosheeg meel an kala xiriiro mahadsanaid dhamaantina
@mohammedhasanabdi5413
@mohammedhasanabdi5413 2 жыл бұрын
Shek kwrn hadi aan ku riyoday isla xaleyba aniga o ari aad ucayilan o isla markasna aran joga maqalna wata aniga o ariga hergaliyay ayu libax arigi so daxmaray muxuna kuso adanyahay dankayna asaga o aad uso ordaya aniga o iskunaxaY isla markiba wariya marka mexey noqon karta riyadaaaaaa shekhow hadi e kuso garta fafahin ayan kaga bahanyahay
@nafisofarah
@nafisofarah 2 жыл бұрын
Asc anigu ducadii xalay baan bilaaby sheikh waxaan ku riyoody geel aad u qurxan misna meel doog ah jooga ( 2 ) midakle aan la yaabay waxy ahyd anigoo guuraya dad ila joogyna ay I caawinayan alaabtii aan rarayeyna ay ila gurayaan
@farhanabdillahi5175
@farhanabdillahi5175 2 жыл бұрын
Asc
@macalimyariis5010
@macalimyariis5010 2 жыл бұрын
السلام عليكم ياشيخ ريمي waan ku salamay sheekh la aniga murugo ayaa iheysato habeenkii hurdo la aan saacado badan wan welwelaa sheekh iiso duceya waxan ahay ruux eerno laga qalay
@maryamaibrahim5420
@maryamaibrahim5420 2 жыл бұрын
Illahay haka dulqado
@macalimyariis5010
@macalimyariis5010 2 жыл бұрын
amiin wlshy qaali
@maryamaibrahim5420
@maryamaibrahim5420 2 жыл бұрын
@@macalimyariis5010 waxad samaysaa Sura baqara akhri Io birabunaas saliga scw 1000 jeer malintii Insha Allah waad liibanaysaa
@macalimyariis5010
@macalimyariis5010 2 жыл бұрын
mahadsanid wlshy qaali insha allah
@munomaxamud8041
@munomaxamud8041 2 жыл бұрын
Asc shiiqow lambarkaaga maheli karaaa
@Nana-mt6te
@Nana-mt6te 2 жыл бұрын
Soqor wll
@maryamaibrahim5420
@maryamaibrahim5420 2 жыл бұрын
Aamiin yaa rabi
@wlltotti9900
@wlltotti9900 2 жыл бұрын
Asc sheekh hoyaday germalka jogto howla ka xaniban marka ila teli sheekh
@mabdullahikasim3449
@mabdullahikasim3449 2 жыл бұрын
Xali ayan aqri ayadn waxanakuriyodi anigoo lacag urusanayo.
@AbdimalikAdan-c7w
@AbdimalikAdan-c7w 5 ай бұрын
Imisa ama intee jeer aqrisay wll
@Jigbaba
@Jigbaba 2 жыл бұрын
Pin isar
@layloxuseenmaxamed6526
@layloxuseenmaxamed6526 2 жыл бұрын
Sheeq su aal ayada hawen walbo mi yaa mise hal hawen lee
@odayafrikaan1266
@odayafrikaan1266 2 жыл бұрын
Sheekh reem riyooyinkii goormaad fasilaysaa
@amiishamohamud7501
@amiishamohamud7501 2 жыл бұрын
Sheekh riyooyinka ma fasirtaa hadaan kuusooqoro
@cashoxasan731
@cashoxasan731 2 жыл бұрын
Aamiin aamiin yaa rabi
@cadekamal2927
@cadekamal2927 2 жыл бұрын
Aayada maxa waaye
Мен атып көрмегенмін ! | Qalam | 5 серия
25:41
Cat mode and a glass of water #family #humor #fun
00:22
Kotiki_Z
Рет қаралды 42 МЛН
IL'HAN - Qalqam | Official Music Video
03:17
Ilhan Ihsanov
Рет қаралды 700 М.
THE MOST POWERFUL RUQYAH REMOVES Djinn IN THE HUMAN BODY AND BLOODSTREAM
1:40:25
10 Daqiiqo Kaliya Isii, 2025 Wuxuu Noqon Doonaa Sanadkaadii....
10:29
SIRTA FAQRIGA LOOGA BAXO || SHEEKH MUSTAFE HAAJI ISMAIL
21:40
Al khayir
Рет қаралды 318 М.
SABABTA JACEYLKA ALLAH LAGU  HELO SHEIKH ABDIRIZAK XASHI
30:20
Jannah our dream
Рет қаралды 106 М.
WALIGAA QOF AAD HABAARTEY HAL HABEEN GUDIHEWT MAKA SOO BAXAY HABAARKAAGI
21:32
Sheekh Riimi Channel
Рет қаралды 2,5 М.
Мен атып көрмегенмін ! | Qalam | 5 серия
25:41