Dj,Abkow thank you sharing this song, you are the best bro, Legend Abdi Hakiin Hassan Xuseeen , Abdi diini Axsan Fanaan Caadi mahan iyo waliba music Macalinka music ka iidle faarah gaas, iyo waliba Studio Abdi wali Rasta London and Sweden Caadi mahan walle Ragba isku Tagay waah waah iyo waliba iskubada ridkii MALAAQ
@SOMALINEWSTAR8 жыл бұрын
+Khalid Yare kal iyo laab my bro and fanaankayga igu Qaali eh
@khalidyare59928 жыл бұрын
Dj_Abkow Fanka Meel Wanagsan ayaa kawada sxb keep it up bro , shaqo wanagsan baad u heysa fanaaninta iyo waliba Taagerahooda Aad baad Umahadsantahay Full Xushmad Legend
@abdirizakliban7541 Жыл бұрын
23thd november 2023 22:41pm abdinini gulayso bro golden voice ❤❤❤❤❤❤❤❤
Heestan waxa hoore uu qaday marxuunka ; Alfanan Nur Eebo haddan qaldamin Dj Abkoow?
@SOMALINEWSTAR8 жыл бұрын
+Only Somali Vision sax isha ka tuurtay Alfanaan Nuur Eebo aa qaadi jiray hadane fanaankena Abdi dini dib u soo noleey
@mohamedsaid37638 жыл бұрын
+SOMALINEW STAR ABKOOW Aan ku saxo bro heestan waxa iska leh amaba qaadi jiray Alle ha u raxmade Fanaanka weynaa Cumar Nuur Cabdulle Luuq ahaana aad bey iskugu shabahaan Cabdi diini . Nuur Eboow Alle ha u raxmadee Copy ayuu ahaaa .
@dalla1127 жыл бұрын
sxb aan ku saxo nur eebo asgaba gadaal ayuu ka qaaday waxa heestan iska leh alfanaan Cumar Nuur Cabdulle sidaa ula soco
@bowsi93 жыл бұрын
Heestaan markii u horaysey waxaa qaaday AUN Axmed Nuur Sandheere 1970 yadii kadib na AUN Nuur Eebow ayaa Canada ku soo cusbooneysiiyey 1990 yadii
@abdinasiib54442 жыл бұрын
@@dalla112 Sxb adigana aan ku saxo Heesta waxaa lahaa axmednuur sandheere