No video

NADIIRA NAYRUUS - HALAGAA QOREE BOOK QISADAADA - OFFICIAL VIDEO MUSIC 2023

  Рет қаралды 589,312

Waqal WStudío

Waqal WStudío

Күн бұрын

EREYADA:SAFKA XAAJI
LAXAMKA:KHADAR-SAMAWADE
MUSIC BY:MAWLIID XASAN FAARAX
FT.CAYDIID JAWHAR
CAMARA BY:A.JOKAR
MUUDAY
EDITING BY:MUSTAFE SALEEBAAN

Пікірлер: 525
@aktarsharmaarkeofficial3837
@aktarsharmaarkeofficial3837 Жыл бұрын
Ilaahay danbigiisa hadhaafo isaga iyo hooyadiiba qofka hal subiskareeb iisaara ee wallshy ama wllky ee somaaliyeed 🥰♥
@axmednuur9809
@axmednuur9809 Жыл бұрын
Qisada Nolasha qaybta ugu adag wa adigo qof kujecel adna aad jeceshahay Calaf idin kala geeyo aadna awod kale lahayn 🥺Fariin xambarsan Murugo💔Nolashaydi Suhayba Hadafkenu wuxu ahaa Maalin uun inan is helno 🥺❤️Balse Rumoobayninriyooyinka oo idil waxay Ahayen mid aan 💔Kama xumi inan is wayno Mana kufaraxsani inan iswayno 🥺Balse Qadarta Rabi baa meel marta 🤦🏾‍♂️ Wuxuu ilaahay raali kayahay way dhacaan 😰 Calafku waa cajiib ❤️Cashaquna Walama Huraan 🥺😰Labo qofod aan isku qalmayn haduu calafku isku guuriyay 🧕🏾👲🏾Oo ana waayaha aduun dib iciilay 🥺💔😰😰kama xumi Balse waxad aheed Boqorada 👸🏽❤️qudha Cashaqa iyo Farxad😅 jeceyl 💔ee Naso dhex maray Maantana hadii Aan is calfan waynay 🥺💔Ma ahan inan u ciiloona waayaha Aduun 🥺😰🙏Waaan Ogaa inaad aad ijeclayd ❤️🥺Adna waad ogayd inaan Aad kujecla 💔😰Balse Taloyinka Walidka 🤦🏾‍♂️Ayaa Rumowday 😅❤️Ana aad baan kujecla 💔🥺Waxan kuugu duceynaya ❤️🤲🏽 Mustaqbal Aad uwanagsan 🥺❤️sidoo kale waxan Talo kusiinaya Nolashada iyo Mustaqbalkagaba inaad dhisatid 🥺❤️😰💔Sababtoo Ah Labadenu calaf waan isku yeelan waynay❤️🥺 Waxa kale oon kusheegaya Bari kamalin haday kuqabsato Tan maanta kuhaysta Wiil ad jeclato haka laba labaym inad Dareenkaga kahadasho wax walba wa dhici karan 💔😰😰💔🥺Waqtiga intaas ku ekaa 🕰🥺😰😰💔💔Ana Murugo iyo ciiil Ayaan Lanoolan inta Adan Agtayda joogin 🥺Balse waxan kusheegaya 🥺Boqoradaydiyey Intaan Nolahay waxan kunolaan Doona Xasuuusahaga❤️🥺Farxadi 😅Kaftanki 😂Wanagi dhexdena xalay Aadka ufiicnaa 🥺😰Waxan kale oon Kuusheegaya ❤️Inaan shalay Kujeclaa Maantana Kujeclahay❤️ Barina Kujeclan doono ❤️🥺Waxad ii ahan doonta Mid Anan ilowin Nolasheda Qisadadana Qalbiga kuhaysto 🥺❤️😰💔🙏🤦🏾‍♂️(23/11/2022) Habenkas nolashayda dib ilahay ima somariyo
@faadumosaciidfaarax1464
@faadumosaciidfaarax1464 Жыл бұрын
Halle ha isku kiin calfo
@axlaamali5516
@axlaamali5516 Жыл бұрын
🥺🥺
@aliyaaahmadali4474
@aliyaaahmadali4474 Жыл бұрын
😭😭😭😭😭
@nasiyay3868
@nasiyay3868 Жыл бұрын
😭😭😭😭
@sharmarkemohamud4684
@sharmarkemohamud4684 Жыл бұрын
wll qof ad saa ujeceshahy asna kujecel kaga gali nabsi wridku waa iska meelobindoonaye
@ifraahsharif1239
@ifraahsharif1239 Жыл бұрын
Waxaadba maleeydaah heestaan annj ineey iga hadleeyso😭😭😭🖤 qisaan qoraal la gaareen qiyaano badan leey maleyg anni qiil waxaan ka dhigtaah in qoraalka rabbi eeey tahay qarni dhaw quumamadaan ka bixi doonaah anni isma qayirin quruxna waa aniga oo qudha qiimeynta admiga mid ii qalmaa iman anni qawl wacan kalsooni aan dhamaad laheyn mid aan siiyo baan imaan anni ii arka kaaba kol horaan habaabay halyeey iga soo gaar🥺😭😭😭😭
@xamdashugri2810
@xamdashugri2810 Жыл бұрын
@ifraahsharif1239 incha Allah wll wad heli sadkaga oo quruxbadn
@leylamohamed2689
@leylamohamed2689 Жыл бұрын
Sorry
@rahmaabdi1734
@rahmaabdi1734 Жыл бұрын
Sax Wllo waliga halicin kii kuxumeyay isaga mnta dad ugu liita 💪🫶
@abdullahiabdinasir4174
@abdullahiabdinasir4174 Жыл бұрын
Sorry abayo haka fakarin ku faraxsanow noloshada yusan ka arag liidanan ahaw boqorad asturnan iyo taqwada alle ku sugta boqorkeda mustaqbalka😭😭💔
@filodevganchannel7664
@filodevganchannel7664 Жыл бұрын
Haw bixin wllo way ku rumobi riyadaduye
@ismailahmed2219
@ismailahmed2219 Жыл бұрын
Qaar ba codkaas agdhiga shaadiyo sharaf 🤗🤗🤩wahli nadiiro nayruus codkeedu caadimaaha😍😍😍😍😍😍🤗🤗🤗🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩
@dulqarnaynofficial7989
@dulqarnaynofficial7989 Жыл бұрын
yyyyy ❤❤❤
@sumayajama9295
@sumayajama9295 Жыл бұрын
Absolutely been maha walhi nadiira wa boqarada codka isuma dhawa xataa
@nimcoxasan5427
@nimcoxasan5427 Жыл бұрын
Aaad iyo aad wlhia
@badrauk6940
@badrauk6940 10 ай бұрын
14october2023 habeen sabtiya 😰💔waxan daremaya murugo jacayl ilahow Qalbiga ii Qaboji❤😭
@fowziakabacalaf6092
@fowziakabacalaf6092 9 ай бұрын
Sorry abyo alle qalbiga hkuu qaboojiyo😢
@sahlan9657
@sahlan9657 Жыл бұрын
Inta og in qisada heesta Nadiira ay ka samaysay saaxiibteed Sabaax like saara😢
@AminaLuckyOfficial
@AminaLuckyOfficial 4 ай бұрын
sabbaax may ku dhacday maskinta
@calimoha_official
@calimoha_official Жыл бұрын
Wll ilaahey dartiis ugu Sali nabigeena Muhammed scw scws cwscw scwscw scw scw scw heesaha waad faafisaa plsss
@adnamohamuth6145
@adnamohamuth6145 Жыл бұрын
Scw scw
@aliyaaahmadali4474
@aliyaaahmadali4474 Жыл бұрын
صلى الله عليه وسلم
@yusefosman354
@yusefosman354 Жыл бұрын
Scw scw
@raaxoahmed2443
@raaxoahmed2443 Жыл бұрын
صلى الله عليه وسلم
@nimcoabdirahman5610
@nimcoabdirahman5610 Жыл бұрын
Scw
@yusra11_
@yusra11_ Жыл бұрын
Halagaa qoree Puug📖✍️ Qisadada noo sheeg🥺☹️ Qofki qiso leh ayaa fhmi kro wlhi😔 #NadiraNeyruus🥰😘🙏#waqalstudio
@buushbuush7389
@buushbuush7389 Жыл бұрын
Waya arag daaliyo qofkii qiso leh ayaa fahmi
@apdilahiinashire3830
@apdilahiinashire3830 Жыл бұрын
Heesha waxa kam caan qoraka iyo kalaamka eepe ya igu racsan❤😨
@marwaqalanjo4902
@marwaqalanjo4902 Жыл бұрын
Maxa ka qaldan ma qoranka ilahye bada hes la barbar digisa intada waxa kale radinisan ha dababin
@fatuushshafeec2536
@fatuushshafeec2536 Жыл бұрын
Maxaa adigaa ku keeny melahaa heesaaha ilhy kabaq wan yaaba dad kaa nocan ah iyo kuwa saligaa nabigena suuban scw sce suuban melahaa xun xun laaa wareego walhi ilhy ha idin so hadeyo wallo yaal
@abdisalaanyare4770
@abdisalaanyare4770 Жыл бұрын
Laakin wlle halagarab dhigin
@mariaali3993
@mariaali3993 Жыл бұрын
16.12=2022 23.45daqiqo anigo waqti adag kujira qalbiga ixanunaya dhageysanaya plza 2023 sanadkas waxan raba inu inoqdo mid an dhipwlpo xnun wlpo oyin wlpa an kuilobo farxadna igu dhamado i.a ilhow irumey hpn io malinba oyin isdishe😭🥺💔🤲
@nasthehosidik1763
@nasthehosidik1763 Жыл бұрын
Mrkn noloshaada garo 🙏🥺
@filsanabdi6070
@filsanabdi6070 Жыл бұрын
Waxa jira qalbiyo kle oo kuu qalmo badan ha u qaadan ruux qurah inuu yahay kan kuu qoran .🤩golden voice🙌
@xamdiitoibrahim8723
@xamdiitoibrahim8723 Жыл бұрын
Gabar be strong markasta 💪🏻💪🏻 Uma Qalantid murugee ha Qiiroon 👸🏻👸🏻😩
@mohamedabdi9491
@mohamedabdi9491 Жыл бұрын
Ayeeyo kume 😢💯🖐😭
@royalfamily141
@royalfamily141 Жыл бұрын
Jacayl dhiig ma lagu qoray Weli dhuux ma loo shubay Qofna saanta dhabarkiyo Ma u dheegey feedhaha Dhabanada cad laga jaray Hadalkii ma lagu dhigay Xinjir aan is dhalan rogin Midabkeedu dhiin yahay Laga dhuray halbowlaha Weli dhiil ma lagu shubay Laba mays dhansiiyeen Sida dhayda xoolaha Dhag dhag maw wadaageen Weli laba is dhaarsaday Beryo dhacan nasiib iyo Dhul ku kala cillaalaa Subax dharabku kowsadey Dhedaduna cuddoon tahay Cidla aan dhir mooyee Wax dhaqaaqayaa jirin Jabaq maysku dhaadeen. Kulankii dhabta ahaa Riyo dhiifi keentiyo Dhalanteed ma moodeen Sida ay dhadhabayaan Dhawr jeer ma seleleen Af dhabaan dhab jamashada Ma ka dhoofay hadalkiii Bal dhaqaaq na kay tahay Dhihidii ma waayeen Ma ka dhabaqday xaajadu Ilma dhalatay xiisuhu Sida dhibic ma hiigaan Ma ka qubatay dhaayaha Ma ku qoyey dharkoodii Naxariis ma dhidideen Iyagoo dhanqalankii Dheel dheelli mooyee Dhegna aanay kaga jirin Kolba erey dhex roorkiyo Dhumucdii ka maqantahay Dhitinaaye keligii Ka dib tooban dharaarood Carrabkiyo dhanxanagii Dhirindhirid ma ku heleen Laba guul u dhalatoo Isu dhiganta weeyee Dabadeed dhabeeshii Hanadkii ku dheeraa Dhudi mays bariidsheen Dhubbad qaadka sheekada Qofba dhagarta caashaqa Wixii dhaaxo soo maray Ma dhex galay kalkiisii Ma akhriyey dhambaalkii Warka maysu dhiibeen. Kalgacayl dhito ahaa Dhamac iyo dab huriyeen Dhuxuliyo ladh soo kacay Hadba dhoon ma buuxsheen Kolba dhacan ma jiideen Dhacdadiyo u jeedada Qofba dhaadashada guud Qofka kale dhankiisii Inaan looga soo dhicin Ma ku dhaabadeeyeen Sannad mays dhegeysteen Ma dhalaalay waagii Dhag ma tidhi cadceedii Intay soo dhaqaaqeen Iyagoon ka dheeraan Dhaqankiyo xishoodkii Dhaymana u jeel qaba Iyadoo dhexdoodii Dhulka suxul banana yahay Dhibta maysla taageen Wax intaa ka sii dhow Ma ku dhiiran waayeen Dhayal laysu taabtiyo Dhallinyaro habkeedii Ma ka dhega adaygeen Dhadhansiga miliilica Isha mayska dhawreen Dhabbaday is taageen Qofba dhaabaddiisii Sara joog dhankiisii Kun habeen ma dherernaa Dhudhummada aboorkii Dhulka hoose kaga baxay Dhilashada jidhkoodii Ma dhanbalay sartii guud Ma dhammeeyey hilibkii Xidididada ma dhaawacay Ma u dhaafay seedaha Lafta hoose maw dhacay Dhiilluu ku geliyaa Ama waad dhalliishaa Dhagartiyo wedkaagee Dhimashada kal iyo laab Ma ku soo dhaweeyeen Dhoollaha ma ka qosleen Ubax dheelka subaxdii Naxariis ku dhaashtoo Afka dhiin cas mariyoo Dhaddigiyo labkisii Laba dhude isugu maran Ma is dhaafsadeenoo Dhaxal maysu siiyeen Dhuuni kawlka caashaqa Maysu sii dhadhamiyeen Ereygii dhinaa hadal Dhegta maysu saareen Dhafan dhaaf aboorkii Ma dhufsaday cammuudii Ma u qaatay dhoobada Dhab-dhabkiyo kabkabidii Labadaba ma dhalan rogey Dhismo kale ma soo baxay Ma ka dhigay wax yaabliyo Dudun dherer ku caanoo Dhumuc iyo laxaad weyn Dhalan dhoolka maantii Dadku dhacarta jiilaal Ma dhasaday dharaartii Ma ka dheelmay galabtii Iyadoon la dhaadayn Sheekada dhabteediyo Dhabar weyntan hooska leh In dhexdeeda laba ruux Runta kaga dhur sugayaan Haddaan laysu dhamanayn Nafta laysu dhiibayn Ama dhaxal tis qaadiyo Dhismo aqal la taagiyo Ubad iyo dhaqaaliyo Dhaqan reer la kala sugin Dhunkashiyo u jeedadu Tahay dhaayo guudkood Waabay la dhabaqsado Dhereg iyo markaas qudha Ama sida dhurwaayada Hilbo gabadh dheg roonoo Higlo loogu dhuuntoo Dhakhso loogu kala baxo Ninba waxa dhabbacashada Dabinkiisa ugu dhaca Dhidar iyo xabaashii Sharaf lagu dhabcaaliyo Dhawrsooni laga tegey Dhalanteedka beenta ah Bulshadaa u dhaawacan Hab jacayl u dhaqan galo Ma holladay ka ugu dheer Maamuusna ugu dhow Mise weli wax baa dhiman. Waxa u qorey gabar aan aad isku jeclayn 🥲💔 oo ninkale iga raacdey waxan Isla qorey Allh unaxaristo abwaan hadraawi
@mariaali3993
@mariaali3993 Жыл бұрын
Am sorry wllhii🥺💔
@ismaaciilcaaqil289
@ismaaciilcaaqil289 Жыл бұрын
Golden voice ❤🥰 My favourite singer nadira Mohamed ige nayruus Qiso dhab ah iyo muuqal bravo 👏 🙌
@Khadarmahadmaxamuud9475
@Khadarmahadmaxamuud9475 Жыл бұрын
Nadiira nayruus wllhi bilaahi waa fanaanad aad u codmacaan ilaahay labadeenaba hayna dhawro wllo amiin
@asmaniman3204
@asmaniman3204 Жыл бұрын
Fsjf@@Khadarmahadmaxamuud9475
@hodanahmedabdullahihaji4724
@hodanahmedabdullahihaji4724 Жыл бұрын
halagaa qoree buug qisadaada nosheeg 💔😪 maanty maan hysto hal qof anaan dhibkyga usheegto💔 waayo farxdayda hal qof baan kuxidhy qofkiina markuu ogaady inaan asxaab io family aan darii ugoo yay ayuu isku kay badalay 💔oo uukeenay inuu ugu jees jeeso oo uu iila dhaqamo siaan qof bini aadam ah Lola dhaqmin😭💔 maantana isagii wuu farax san yahy😭 ana qol madoow ayaan kujiraa😭 ilhy waxaan kabaya yaa inuu faxadaydii isoo celiyo🙏😭💔 hdaan ogaan lahaa inuu saas isku badali doono maalin noloshyda kuma xidheen oo asxaabtyda dartii uma jareen 😭💔oo wakhti kuma bixiyee😭💔
@ayaancandrella7116
@ayaancandrella7116 Жыл бұрын
Abayo ilhy qalbiga ha kuu qaboojiyo sabankan dadki noocaasay noqdeen ilhy isku xidh inzha allah waad iloowaysaa sagana nafsigaagu wuu heli doona
@iqrobashi7247
@iqrobashi7247 Жыл бұрын
Ilah haku ilawsiiyo walashay😥
@cabdiodayduqah1480
@cabdiodayduqah1480 Жыл бұрын
Tolow m anaad iga hadlysa misa adaan iska hadalaaya cajiip 😪😪😪
@princesszamzam7935
@princesszamzam7935 Жыл бұрын
Qalbiga Allah kuuqabojiyo mcnto aniga wallasha ah
@sundusmaxamuudmaxamed8900
@sundusmaxamuudmaxamed8900 Жыл бұрын
Wll Allh hakuu boogo dhayo Samir oo ilhy isku xidh Mxaa Qiso taal aduunka🥲🥲🥲🥲🥲🥲🥲
@Malapo22__
@Malapo22__ Жыл бұрын
Tolow maniga ayaa laygu talagalay heesta illhyw waan ku baryaya qalbiga iiga saar wuu ikadeeday midkaasiye😭😭
@Kowtharkiin
@Kowtharkiin Жыл бұрын
Aamin🤲🤲😭😭😭
@zakinhopoi5840
@zakinhopoi5840 Жыл бұрын
Abyo qalbiga daji i.a kheyr ku dhamaan
@Kowtharkiin
@Kowtharkiin Жыл бұрын
@@zakinhopoi5840 hye wll mcn
@AminaLuckyOfficial
@AminaLuckyOfficial 4 ай бұрын
amiin qaali adkayso wuu i kadeedan ku qoslay lakiin kkkkk
@yasminhassan5651
@yasminhassan5651 Жыл бұрын
Waxan soo maray qiso Aad u xanun bdn aan mooday in aan nafteyda ku waayayo Waxan u heestay in asigo keliya uu ii ahaa nolol asiga laantisa aanan noolan karin Waxan gaadhay heer aan jiif ka goo cuno ka goo asxaabti iyo familkii aan ka goay😭😭balse mudoo samir dulqaad iyo alle ku xirnaansho kadib Waxan helay Mid boogaha dhaya oo ii noqday walal waalid saxib iyo seygeyga intuba Alhamdullilah alle ayaa mahad leh oo isiiyey ciiltire 😭🌍🥺🫂xaajigeyga mahad 😭😭😭😭
@queensoftii
@queensoftii Жыл бұрын
M.a abayo
@queensoftii
@queensoftii Жыл бұрын
Anaga Allaha nosahla
@yasminhassan5651
@yasminhassan5651 Жыл бұрын
@@queensoftii amin qaaliyey
@queensoftii
@queensoftii Жыл бұрын
@@yasminhassan5651 😊
@filsanaadan2761
@filsanaadan2761 Жыл бұрын
Masha Alah
@keeyowcadeofficial7456
@keeyowcadeofficial7456 Жыл бұрын
The best story 😰 song 🎵 good luck well done another level Hit song 🎵 Melody 💯 🔥 Lyrics fantastic fire 🔥 hit Welcome back legendary nadiiro Neyruus intaa ka heesya like 👍 saar
@simanziman528
@simanziman528 Жыл бұрын
Qoomaha jacelkiyo Haqarsanin dhibatada Halaga qoro book Qisadada noo sheek 😢2022.12.20 December Waxaa ii sawiran sani ii horkeyn sanadkeyga noqo saida walidkey isoo dhawey 2023 yaa rabi rajadeyda ii rumey 🤲
@haniitaalove8356
@haniitaalove8356 Жыл бұрын
Talow ma qalpigeyga ayu ku jiraay abwaanka 💔💯😭😭😭qomaah jaceylka ha qarasan dhibtaad nafteyda halag qore 💔😥😥
@FaadumoCabdi-mk2td
@FaadumoCabdi-mk2td 11 ай бұрын
Adi miyeey kugu dhacdey qisadaan abyo 😥😥
@AminaLuckyOfficial
@AminaLuckyOfficial 4 ай бұрын
fannaanadayda nadira waan jeclahay' qurux badan waa qof umadu ka aman helaan' heeskana waa mid dad badan taabanayso.
@Mohamudbukhari
@Mohamudbukhari Жыл бұрын
Alla qoomaha jacykiyo ❤ Ha qarsane dhibaatada 😔 Ha lagaa qoree book 📖 Qisadada noloshee ✍ .Emotional song 🎵 Best voice NAdiira Narus dhaamadka sanadkaan 19 December 2022 17:26 Pm galabnimo Muqdisho ayaan ku dhageysanaya Xalay waxa Koobka adunka ku guuleystay Messi 18 December waqti iyo sanad aan ilaaabi doonin
@natureandimmotation2623
@natureandimmotation2623 Жыл бұрын
Messi ma hooyadaba dhashay marka
@Mohamudbukhari
@Mohamudbukhari Жыл бұрын
@@natureandimmotation2623 Maan gaab nimada Wan kaga mahadcilinaya gabdh io wiil waxa tahaypa ilen waxa tahay lagran
@nimcaanmahamuud3571
@nimcaanmahamuud3571 Жыл бұрын
Feeling song, qaxarkiisa caashaqa kaligaa kumuu qaban, waxa jira dad kula qaba iyo qaar kaaba sii daran,. Nadiira nayruus
@naagwalan24
@naagwalan24 Жыл бұрын
Hesta waxadba mooda in aniga leyso qaaday weliba xiliguu ugu habooned! 😢anigo ilhy iga dhigay gbr kor iyo qalbiba ka qurxan aya nacas ilhy iqory 🥺anigo 20 wiil kbdn iga daba cararayan aya asiga un umaleya in ley qoray ax 💔markan kafogaado buu iga daba carara anigane Ruux wlbo ban markas uga so go aa markan kudhawadana wuu iga fogaada oo maba arko biloyin hdne wn iska samra 🥺qalad walbu iga galo waan daboola oo maba arko💔adunka asigan ugu jclhy ila hda wxn ku ilabana ma aqan koley wxa qalbigayga kujiro ma qeexi karo ilhy qlbigyga hay qaboojiyo 💔🥺🫶🏼asigane aduun iyo akhiraba man cafin 💔😭🥺
@aliyaaahmadali4474
@aliyaaahmadali4474 Жыл бұрын
Abayo qalpiga alaha ku qaboojiyo dhararaha nolosha haray farxad ku dhameyso talo saare alle adoon talo sartay ma dayaco carabtu waxay dhahda wixi tagay haday kheyrka ku jiro way joogi lahayen qofka xun Aya tago qofka wanagsan wuu jooga alaha noo boogo dhayo abayo sujuda ale ku Bari ala garabkaga 😭😭😭😭😭
@saaraabdirizack5542
@saaraabdirizack5542 Жыл бұрын
Qalbiga allhq kaga reebo mcnto nacasyadaaa badane . Tankale wa danaystee kadanayso mcnto anigay qisadaas ihaysataaye lkn alx go,aan inaan qaato oo ka fogaado ayaan nafta ku qasbay sxb mrka katasho qalbiga allha jabiyee
@naagwalan24
@naagwalan24 Жыл бұрын
@@saaraabdirizack5542hye abyo❤😢
@naagwalan24
@naagwalan24 Жыл бұрын
@@aliyaaahmadali4474taladada wngsn wadku mhdsnthy wll❤
@raxmocabdi1832
@raxmocabdi1832 Жыл бұрын
Sorry 😢
@ZadiiqBulshaawi
@ZadiiqBulshaawi 15 күн бұрын
Heestan hadda qisadeeda oo dhaba waxay ku dhacdey gabadh walaashey ah sidoo klena aan saxiibo aad isugu dhow aan nahay run ahaantiina waxay ka hadleysaa xaalada ay inantaasi ku sugan tahy 😢 Waxan halkan uga dirayaa oo aan ka leeyahay HA QAYIRIN NAFTAADOO HA QUBINE ILMADA DAA HAKA QUUSAN NOLOSHOO HA QORSHEYSAN GEERIDA WAXA JIRA QALBIYO KALE OO KUU QALMOO BADAN HA U QAADAN RUUX QUDHA INUU YAHAY KA KUGU QORAN😭❤
@ROONETV
@ROONETV Жыл бұрын
WEWE GOLDEN VOICE NAYRUUS💯🎧
@cadaaladaxoogleh408
@cadaaladaxoogleh408 Жыл бұрын
Waxa jira dad kula qabo iyo qaaf ka sii daran been maaha caleeek nadiira neyruus fanaanad jeclahah guuleyso quruxeey 🌹🤟❤️
@nuuramukhtaar2350
@nuuramukhtaar2350 Жыл бұрын
Wlhi hestan ani Ayey iga hahadles waxn is barney tariqdu ahed 2020 / 12/3 / wuxu ah qof Ad u fican xaris iyo jacel intaba ibarey wax kasto ani i farxad galinya waa i samen jirey waligey qof ka fican mana baran waxn wada socono mudo badan waxn ku heshiney guur marki ay wada kulmen familkega waxey dhahen qabilgaga nosheg kadib qabilkisi Aya lagaran wayey kadib waxa ladhahe anag garan meno ninkan qabil kisa hada racdo isma shegano walid nimo nagama dhaxeso hadi kale duco qado qof kalo ka fican ayu aleh ku sin dona sidas aya ku kala tagney wilki waxn idinka codsanya inad iso ducesan inu Aleh qof kafican isiyo qalbigan iqabjoyo mar kasto xasusto wan murga 🥺😭😭
@mohanahmed7736
@mohanahmed7736 Жыл бұрын
Wllo midba xaqiiqo ah..qabiilku ceeb mahaa hadaad adigu sii waydiin lahayd may dhacdeen wixii dhacay.. intaas ayuu sii saxan lahaa Markaad waalidka qofkaa u sheegayso qof ka aad wada socotan ogow walidku meel Dheer ayey wax ka eegayan.. Inad isaga sii barto ayey ahayd wax kasta OO waalidka jecel yahay.. Si uu ugu muujiyo.. asagu.. Next Time qofkaaga WAAA inaad barataa dhaqamada reerkiina si Marka uu yimaado uu ugu qanciyo..
@marwaqalanjo4902
@marwaqalanjo4902 Жыл бұрын
Maxa qabilkisa ka gali hoooyo iyo Abo su mu hisan hado qof fican aha
@bishaarocabdulahi205
@bishaarocabdulahi205 Жыл бұрын
Insha allh badal kher qaba 😢
@Samia_Abdi
@Samia_Abdi Жыл бұрын
Abayo war walbo walidkada ducadiisa qaado ayadaa ku mel mareysa Insah allah qalbigana Allah haku qabojiyo 🤲🏻
@marwaqalanjo4902
@marwaqalanjo4902 Жыл бұрын
Am sorry wllshay qali inshallah waxada ku faraxdu
@husseinyemeniofficiall3689
@husseinyemeniofficiall3689 Жыл бұрын
Qiimay wixii tagay Haka qarin timaadada ha qiiroonin waligaa qadar weeye ee samir Qaxarkiisa caashaqu Kaliga kumuu qaban Waxaa jira dad kula qaba Qaar kaaba sii daran Qoomaha Jaceylkiye Ha qarsanee dhibaatada qisadaada noo sheeg halagaa qoree buug waa ereyo lagu farayareystay runtii murtu badanna xambaarsan
@maxamedmacallin1
@maxamedmacallin1 Жыл бұрын
Codkeed, laxanka, Muusiga iyo qaabka heerka Caalami ah ee Waqal u duubtay ee u hagaajisay muuqaalka ayaa cajiib ah.
@Dalxiis21
@Dalxiis21 Жыл бұрын
Teams Waqal Like Yaan layla Dhaafin ❤️🥰
@hafsasuleiman8497
@hafsasuleiman8497 Жыл бұрын
Wlhy heestan sii wayn bay qalbigayga u tabatay wiilki ana jecla 3 sano oo an kaligi ku koobna ayan ogaday inu nago igu dul wado aadban uga xumahay wlhy wax ku qoran kun sano ayay ka wayn yihin 💔😭
@zakinhopoi5840
@zakinhopoi5840 Жыл бұрын
Sis waa ka baxee i.a isdaji qalbigada ka muhiimsan qofkaas cml
@fowziyoahmed2221
@fowziyoahmed2221 Жыл бұрын
😢😢wlh kula mid ban ahy abyo welipo ano jcl aaminay nag kle guursady ana cidlo iiga dhaqaqay wlh raga gun ba ku jirta😭😭
@nashadhajji915
@nashadhajji915 Жыл бұрын
jecelow maxn ku nacay marka gabar haldor eh ay dartaa ay madaxeda hos ugeysi🥺😥 jecelow dunidan inaa dad ka ilmeysiso lee malagu kenay..?😥
@zohairasa3eed721
@zohairasa3eed721 Жыл бұрын
💔💔💔💔💔💔Ax qiso isoo martay oo Anigoo sharaf lahaa ii cid kaste i qaddariso aan qofkaan jeclaaday i dullaystay oon isaga hoos imid illeen naf wax jecel baan ahaaye baa ii sawiran aan saddex sanno dartii xidhiidh u diiday isna cidlo igaga dhaqaaqay si xunna iila dhaqmay 🥲🥹😥😥😰😨😭😭😭😭
@nashadhajji915
@nashadhajji915 Жыл бұрын
@@zohairasa3eed721 sorry abyo mcn 🥺😥😥😥
@NimuzhhuseiN-ii5qg
@NimuzhhuseiN-ii5qg Жыл бұрын
11/8/2023 anoo murugsaN dhageysanayaa Allow qalbiga u qabooji adoomadada dhibaateysaN🤲🥺
@hassanluckyofficial117
@hassanluckyofficial117 Жыл бұрын
Boqorada codka gabadha kaliya an katagero hablaha fananinta manta jiraan💓keep goin waqal studio
@user-ql5zg7im1d
@user-ql5zg7im1d Ай бұрын
Waxa jira qalbiyada kle oo bdan oo ku qalma❤
@user-op6cp2tq9f
@user-op6cp2tq9f 10 ай бұрын
Abyo mcan nadiiro abalkaaga ma gudi karo wllhi wax idareensisaa earayo ad itabsnayoo run ahntii ma aqaan qofkii ula gulma iga nasiib badn wax thy fanaanad buuxdo cod iyo qurxbaa runahñtii walshey ada ayaan ku jeclhy alow nadiiro itus si an ulafarxo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-tq1zi1vf9b
@user-tq1zi1vf9b 10 ай бұрын
19 oct 2023 nolosh wey igu ad katey walal grb wnk wye abo mhesto wu iga dhintey alx man ihilin nsibk 😢😢dhibk ku so korey wax iga si xnun bdn mid kn anigo weyn ku dhx jiro lkin wnk bici isjlh iso ducey i nu alh farxd isiyo iyo nolo 😢❤❤❤
@naciimodagan3213
@naciimodagan3213 Жыл бұрын
Woow hees wa dhaaftay jah axsan cod nadiiro fananada kaliya an ku heesto 💝💋
@shacniinamuuse1407
@shacniinamuuse1407 Жыл бұрын
Nadiiro fanaanadii la hor istaagi waay❤
@aamiinhasan4478
@aamiinhasan4478 Жыл бұрын
The one only Dadiira neyrus Waawa abayo
@sahrorermagaal5343
@sahrorermagaal5343 Жыл бұрын
Qomaha jecelkiyo mxaan qarsadaa dhibaatada jecelka waa xanun kaligaa ku gaar ah alx lakin waa cashar i qornaa ala qof wax jecel waa ayaan daranaa
@Caynitaquruxsan
@Caynitaquruxsan Жыл бұрын
Haqimey wixi tagay haka qadin timatada ha qironin waliga qadar Wye e Samir qaxarkisa canshaqa kaliga kumu qaban waxa jiro dad kula qaba qarkaba si daran qomaha jecelkiyo ha qarsene dhibatada halaga qore bug qisadada no shek💔😭ax tani heys weydhaftay 📝🖇️Golden voice fananadena👸🏽❤️
@user-bi7vs3ml8z
@user-bi7vs3ml8z 5 ай бұрын
nadiira nayruus . cod mcn jah wllhy waan tageeraa❤ ❤❤❤
@biyaayo
@biyaayo Жыл бұрын
Www hees wax bdn la sugayay boqorada codka nadiira nayruus iyo waqal
@hanadhussein2056
@hanadhussein2056 Жыл бұрын
Golden Voice Nadiira Neyruus Fankaan Adaaba nagu haaya keep going
@smaamaxamed8926
@smaamaxamed8926 Жыл бұрын
Rbi qlbiga ha ii qaboojiyo mrka aad la nooshahay qof aan kusoo jeedin caruurna mesha kuu joogta wx familna kuu dhaweyn qlbiagagana samir kugu leh waa dhibaato rbiyow dumarkena ani kow ka ahy dhibkena dheef nooga badal😢😢😢😢😢😢😢😢
@iltiredoualedirecteur
@iltiredoualedirecteur Жыл бұрын
C est une chanson de souvenir pour moi et je la souhaite une trés bonne chance nayrouse.
@qadracabdi4554
@qadracabdi4554 Жыл бұрын
Dhibaatynka qaar afka maba Soo dhaafi krn seey u xunyhn lee Alx wali waa noolnhy gbdha iyo wiilal is adgeeya nolosha adeeg u baahnthy
@umufawaaz5118
@umufawaaz5118 Жыл бұрын
Aniga nolashedi xanuno farabadan wan somaray ilahy marwalba waxan kabaryijiray quf zaid ijecel wan helay Alx blse Asaga marwlba wuu iga murjiya balse Anigo og inuu marwalba ixanunjiyo hdana Abal wen Ayuu igestay wyo wuu ijecelyahy Aniga zaid ujecel jacelka Asagaba dhiwato socota Ah blse waxwalba kugudhaca we qoranyihin Aniga nolsha somaray inta kuma sokobikaro blse jacelka Aya sida Ah😢😢😢
@ashaabukar5782
@ashaabukar5782 Жыл бұрын
Emotional 😪 16/12/2022 Waqti adag an xalada badan moday ayan dhageysanayaa Ha qimeyn wixi tagay ha kaqatin timadada 🤦
@user-op6cp2tq9f
@user-op6cp2tq9f 10 ай бұрын
Wax ku dheer qurxada iyo qiimaha codka naxriista biladanimo allh yacisag nadiiro nayruus ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉
@Wawareey
@Wawareey Жыл бұрын
Waqalow 1,700 o video ayaa chanalka ku jira hal video ood janada ku tagaysana walhi kuma jiro pro marmar wax khayra so duub inay shafeeco ku noqdan maalinta weyn 🤚
@kiinali6791
@kiinali6791 Жыл бұрын
I was feeling down last night and heartbroken dying inside my tears become like water in my pillow😭he left me n had relationship with my niece they went for a vacation 2nyts ago and they're post their pics That's hurting like hell right now💔💔
@fatimahmohammad2727
@fatimahmohammad2727 Жыл бұрын
Your niece you mean?
@cabdinuuryaasiingeelle2396
@cabdinuuryaasiingeelle2396 Жыл бұрын
I'm so sorry sister .💔💝💘
@janogasho2474
@janogasho2474 Жыл бұрын
So sorry 😞 😢
@muniirmazhkuurtiens7929
@muniirmazhkuurtiens7929 Жыл бұрын
Sorry be strong he is not alone in this world there is another good men and best ones ❤️
@kiinali6791
@kiinali6791 Жыл бұрын
@@fatimahmohammad2727 typing error
@ayaanbadan5580
@ayaanbadan5580 Жыл бұрын
Haw qaadan ruux qudha inuyahay ka kugu qoran page like saar
@hafzamoha1484
@hafzamoha1484 Жыл бұрын
Qisadeyda ma ahan mid buug qoro xanunka ay ledahay awgeed allow qalbigeyga ku haaay maba shegee😭😭😭😭🫣
@hawoabdullahi4541
@hawoabdullahi4541 Жыл бұрын
😢😢😢😢😢qofkii qiso xanuun leh soo mara fahmi kara ama kusugan runtiii waxaa moodaa inay iga turjumayso qisadayda
@hawosaid3901
@hawosaid3901 Жыл бұрын
Boqorada codka ee jiilka maanta Nadira iyo hees qiira leh 😢
@cabdiraxiinmaxamed2457
@cabdiraxiinmaxamed2457 Жыл бұрын
alleh haku soo hanuniyo abaayo
@Gaasiraguuled
@Gaasiraguuled Жыл бұрын
Hees cajiiba wllhi weye Haka quusan nolosho Ha qubine ilmada daa😌
@abdirisaqristaabdirisaqris6698
@abdirisaqristaabdirisaqris6698 Жыл бұрын
Waayaha laabtada ku hayso
@nasteexomiski
@nasteexomiski Жыл бұрын
It seems that this song is a reflection of the problems I have been through and God knows 😪🙏
@HassanAhmed-id1kc
@HassanAhmed-id1kc Жыл бұрын
Pray hard to God, that is the only way out of sorting your problem
@gaggleabdi1083
@gaggleabdi1083 Жыл бұрын
g GG
@shamadfidin4693
@shamadfidin4693 Жыл бұрын
Shamad. Fedn
@shamadfidin4693
@shamadfidin4693 Жыл бұрын
35755
@communitywelfareorganizati7386
@communitywelfareorganizati7386 Жыл бұрын
@nasteexomiski ❤
@vampire7752
@vampire7752 Жыл бұрын
Waxa jira dad kula qaba iyo qaar kasi daran erey an dareemy been mahn😭🥺
@abdirahman4872
@abdirahman4872 Жыл бұрын
Wadda ka gudbeysaaa
@aishohusseinali1705
@aishohusseinali1705 10 ай бұрын
Haqiimeyn waxii tagay Haka qadin timaadada Haqiiroonin waligaa Qadar weeye ee samir
@Mostafjoy
@Mostafjoy Жыл бұрын
waaw Laxanka ,Codka iyo Erayadaba wallee Halkeedii ayaad dhigtay Nadiira Neyruus
@UR.Cristianno7-p8k
@UR.Cristianno7-p8k Жыл бұрын
Ay thank you so much wllo inkastoo nagala soo daahdeen saas ay tahayna waan ku faraxsanahay hadder si kastaba full recbcty 🙏♥️♥️🥰
@deeqomaxamuud3529
@deeqomaxamuud3529 Жыл бұрын
30/8/2023 ayan dhagesan weliba xalkyga aye ka hadle😢
@iqracisman8711
@iqracisman8711 Жыл бұрын
Hestan xilige so baxday iyo qisadeda isku mid waye ilahey waxan kabarya in qalbega katiro🥲
@Africa569
@Africa569 Жыл бұрын
Masha allah nadiira haybad buu ilaahay siiyey style kaga always100%
@xawaqueenhanad6301
@xawaqueenhanad6301 Жыл бұрын
Waxa jira qaar kasiba daran hlga qore buug qisadada nosheg💔😭😭😭😭
@Sumayawan
@Sumayawan Жыл бұрын
Asc walal isoo booqo adoo mahad san
@maandeeqaligacalmaankaali7631
@maandeeqaligacalmaankaali7631 Жыл бұрын
Waxa jiro qalbiyo kale oo kuu qalmo badan Qoomaha Jaceylkiyo Ha qarsane Dhibaatada Halagaa Qoree book 📖 Qisadaada Nosheeg 🥺🥺
@mohammedkako6533
@mohammedkako6533 Жыл бұрын
Abwaanad Safka xaaji jir oo joog inader qlih
@jassiemuse8366
@jassiemuse8366 Жыл бұрын
Wale dumashidey codbuu rabi ku maneystey masha Allah ❤❤
@UmmJacfar97
@UmmJacfar97 Жыл бұрын
Wlhi heestu Waa hees dareenkayga taabatay markay tidhi ha qorshaysan geerida , waayo wlhi nin baa si xun iila dhaqmay aan iga nixin kadib murugadaan galay inaan dhinto ayaan dooni jiray xitaa inaan nafta iska qaado ayaa shaydaanku i dhihi jiray sidaan nolosha u nacay 😢😭😭😭😭💔 runtii wlhi hadda aan farriinta qorayo waan ooyayaa noloshaan soo maray iyo sidaan maanta ahay Alx rabbil caalamiin ilaahoow adigaa mahad leh oo i caafiyay 💔😭😭🥺🥺😭😭😭 Nolol cawada aan Alle weyne ka baryayaa 😢❤
@sumeira89
@sumeira89 Жыл бұрын
😢🔥 Waxaa jira dad kula qawaa io qaarkaapa sii daran😩❤️‍🩹
@foosiyamaxamuud6936
@foosiyamaxamuud6936 5 ай бұрын
2024 /3/4 teeda inta iga danbysa like😢
@finnadguunje2141
@finnadguunje2141 Жыл бұрын
Sidaan u sugaayay waan daalay walle Coming soon kii ayaa la socday. 🙏🙏
@hamdadhamen9662
@hamdadhamen9662 10 ай бұрын
😭😭😭😭 maanta oo calafkaygii iga xumaday oo ilmahayga abohod igu xumaaday oon go'aanki udambeyey qatay nolashada isoo duceye plz😢
@AnabHassan-zb9ju
@AnabHassan-zb9ju 9 ай бұрын
Abaayo niyada qeer usheeg anigaba waan soomaray hadana waan kabaxay alx marka alaaha talo saaro horay usoco waxii tagay haxasuusay taada raaco intaas waa igatalo
@caaliyocabdulaahiaadan8974
@caaliyocabdulaahiaadan8974 Жыл бұрын
Ha ka Qusan nolasha
@kaltuunmaxamed7137
@kaltuunmaxamed7137 Жыл бұрын
Waaaw Masha allah qurux nadiiro cadi maha heestan ❤❤❤❤❤❤
@hindamumin5293
@hindamumin5293 Жыл бұрын
Weyyy ana kula qaba wllo ha qiron
@Faisaaweys
@Faisaaweys Жыл бұрын
Nadiira cod baa ku dhacay mansha allah
@zuzan7770
@zuzan7770 Жыл бұрын
Best song 🎵 ❤
@Eyeshadowchanell1
@Eyeshadowchanell1 Жыл бұрын
Haqubinee ilmada daa✅
@nasriinxasan7236
@nasriinxasan7236 Жыл бұрын
Hees wey dhaafatay midaan @nadiiro neyruus🔥👌❤
@aishamohamed7055
@aishamohamed7055 Жыл бұрын
Wall street
@mohamednoorabdi7869
@mohamednoorabdi7869 Жыл бұрын
Waaw waaw waaw what a voice Golden, Singer Neyrus
@Rahmamohame19
@Rahmamohame19 Жыл бұрын
Axsan cod nadiira nayruus codkeedu waa another level
@farhiyasharifnur3548
@farhiyasharifnur3548 10 ай бұрын
15/3/2017 malinti murug an dhaman ugu rebtay noloshayda😢😢😢😢
@Hamdaapiip-fs6hh
@Hamdaapiip-fs6hh Жыл бұрын
Heees way dhaftay codkeda mcn badana nadira
@user-rw6vf1bs4g
@user-rw6vf1bs4g 11 ай бұрын
Sas weyo dee❤
@sharmakeabdiabshir7032
@sharmakeabdiabshir7032 Жыл бұрын
Golden voice nadiira nayrus
@user-dn8tb2yl9c
@user-dn8tb2yl9c 11 ай бұрын
Haqayarin Naftada Haka quusn nolasho Haqorshesn Geerida ax ilhow qalpiga iqaboji 7/7/2023 malin nolashyda wax badn ka bashay 😢
@FaadumoCabdi-mk2td
@FaadumoCabdi-mk2td 11 ай бұрын
Dee nosheeg an buug kaa qorneeh wll
@Inna_mohamet
@Inna_mohamet Жыл бұрын
Rabbi qalbiyadeena ha bogsiiyo 💔🤧
@leechoiyeonarmy248
@leechoiyeonarmy248 Жыл бұрын
Axsan hees
@fatximaxamedgaaboow8655
@fatximaxamedgaaboow8655 Жыл бұрын
Heesta 😭😫❤
@maxameddabaare5658
@maxameddabaare5658 Жыл бұрын
Our friend abwaan khader samawade laxankaga lama hor istaagi karo well done nadira nayrush
@xamdisiciid
@xamdisiciid Жыл бұрын
My queen nadiira nayruus
@zakizuhayb
@zakizuhayb Жыл бұрын
Heesta waxaan dhagaystay in ka badan 10 jeer erayadaasina waxay horu dhac uyihiin jawabta nadiira
@nuuraquruxhaaweentubes8107
@nuuraquruxhaaweentubes8107 Жыл бұрын
Haa
NADIIRA NAYRUUS - FARXADA KU KARBASHAYA OFFICIAL VIDEO 2024
3:53
Waqal WStudío
Рет қаралды 297 М.
Dad Makes Daughter Clean Up Spilled Chips #shorts
00:16
Fabiosa Stories
Рет қаралды 4 МЛН
طردت النملة من المنزل😡 ماذا فعل؟🥲
00:25
Cool Tool SHORTS Arabic
Рет қаралды 26 МЛН
Kind Waiter's Gesture to Homeless Boy #shorts
00:32
I migliori trucchetti di Fabiosa
Рет қаралды 16 МЛН
NADIIRA NEYRUUS _ QANDHADA CAASHAQA ILOOW _  OFFICIAL VIDEO 2023
5:29
Nasir Production
Рет қаралды 114 М.
ROODA KAYF - BAL EEG - BAL EEG(OFFICIAL MUSIC VIDEO) 2024
6:02
Abdirashit Ahmet saleban
Рет қаралды 58 М.
UGBAAD ARAGSAN - WAXBA LAYGA JARI MAYO - OFFICIAL MUSIC VIDEO 2023
4:43
Waqal WStudío
Рет қаралды 7 МЛН
Cabdi Curiye & Arawelo - MIYUU NOOLYAHAY JACAYLKU
5:27
Haataf Abdi
Рет қаралды 9 МЛН
NADIIRO NAYRUUS IYO CAYDIID JOWHAR HEES AAD UMACAAN OGOOW TOP 10 2021
6:46
NADIIRA NAYRUUS | NAF KU JECEL ADDUUNYADA | OFFICIAL  VIDEO 2023
6:36
Moha Films
Рет қаралды 2,3 МЛН
MAXAMED MAAME - JACEYLADA WAALIDA OFFICIAL MUSIC VIDEO 2024
6:20
Waqal WStudío
Рет қаралды 6 МЛН
Dad Makes Daughter Clean Up Spilled Chips #shorts
00:16
Fabiosa Stories
Рет қаралды 4 МЛН