Suldaan seerar nin raga wlahi wakaas inantii qiiroty qacanta soo qabtay Maasha Allah ilaahow xamar inoo nabadee waa hoygeeni oo waan cidloonaye
@abdimohaoed93346 жыл бұрын
faraxsan muuuqsan
@aaishohomedecor91976 жыл бұрын
ABDI ASKARI wlh wadaniyaa thy maanta xaqiiqsaday channel lada kale waxyaabaha ay soo dhikayeen adi masoo dhikin showka inta qurxoon kafiirisay thanks 🙏 adoo kale loo bahan yahay keep going brother 😍😍👏👏viva muqdisho 🇸🇴💪💯👏👏
maryan said Anaa kugu soo dhoweynaya Wllshy qli Welcome muqdisho Cdey
@maria-ij1qg6 жыл бұрын
@@fahadibraahin1598 tnks wllkay somliyeed
@gardhaalechannel35036 жыл бұрын
maryan said kusoo dhawoow wll
@dghh37616 жыл бұрын
تحيه الصومال واهله صومالي😘😘😘😘😘
@sahruujsaxardiid80656 жыл бұрын
Huuno mar un waad tagi insha allah
@amaadin126 жыл бұрын
suldaanka geeska, xariirta fanka Xariir, Neyruus, shaadiyo, iyo dhamaan reer muqdisho, waan idin jecelnahay hadan nahay reer jigjiga,
@noofinamahamed75785 жыл бұрын
S.kle
@amaadin125 жыл бұрын
Noof Mahamed thanks walaal
@aadanecabdi44864 жыл бұрын
Amaadin adeero magacii awawgay baad wadataa hhh
@nadasmile64984 жыл бұрын
Aad &aad ilmo aderdey xamar bay laheden oo wllhida ♥️inkaston rer xamar ahay an marna gaadhin dhulkygi one day wan Iman jigjiga😥
@aadanecabdi44864 жыл бұрын
@@nadasmile6498 nisha Allah adigoo nabad qaba ayaad Iman jigjiga huuno waanuna kugusoo dhawaynaynaa dhulkaagii
@naimaabdullahi24736 жыл бұрын
Inuuu dhalad OG see lagu ogaana suldaan seerar 2:40 pal si fcn u eeg meeel dumarka laga ixtiraaamo ayuu ka yimid wlhi anaa marag ka ah guuuleesta my boys OG sharaf agtiine ahaatay wlhi
2:39 Nin aan dumarka sharfin nin rageed ma'aha Abti suldn wakugu ogaa raganimadas
@mustaqbalchannel75896 жыл бұрын
saxiix yaa ragga somaliyeed kan cml ka dhigo naxariistaa laga qaaday kuwa qaaar
@degancaali45896 жыл бұрын
Wa runta wlh sharafta dumarka waxa dhowra nin rageed og qimahoda raga dumarka dhowra alaha dhowro kuwa kalena alaha so gadeyo adna garadka alaha kubarakeyo
@husseinabdirahman85976 жыл бұрын
Op waa hes shidan
@farxiyonitaaafunymxaamedta25536 жыл бұрын
moha dhal ogaaden runta Alpi 😚😚😚
@doonmire46166 жыл бұрын
moha dhal ogaaden hhhhhhhhhhhhhghg
@mohamedsaafi9415 жыл бұрын
Inta kusooceshceshatay qaabkuu qurxoon oo uu gabdha ugasooreebey hororkii 😀 farta taag nin aan hablaha ixtiraamin ninraga maahn
@aslimahamud21014 жыл бұрын
Wilasha ogaden wa qalbi xab xab wlhi firi so ogaso celiyey gawada goob iyo nasab suldanka geska
@Qaaliquman6663 жыл бұрын
Tas ana hubo bayo wax ka qalbi fican malahan m.a xabibkeyga baa ka arkay🥰😊😍
Suldaan seraar nin rageedbimadaas waa waxa aad dadka ku dhaaftay may dhicin adiga hortaa fanan tageerayaashisa sidaas u qadariya gabdhii masraxa laga dajiyay sidaa ugasoo reebtay inaba caadi ma aha
@cabaasibrahincali49396 жыл бұрын
Wlhi waaa fanan aaan is la weyne qofkan ooo kle ayaa fanka hor mar ka gaaro wan ku racsanhy in laga so celiye gabadha maslax laga dajin rabay in ooo kla celiyo HAMBLYO WLLSHEY hor mar wacn suladn seraa suldan dhan mansha alllah GUUUUUUUUUL
@abdirizakjunior92806 жыл бұрын
Fananaka wax fican ayu sameyay lkn. Gabadha iyadana ine sharciga jabiso walagaficna oo hadi lagadajin lahay wa ukusaxnanlaha wiilka dajinayay
@share76666 жыл бұрын
gob waaye ninkaan suldaan seerar
@sharafahmedchannel75576 жыл бұрын
Dhaqanka qurxoon wiilasha somalida ayay ka mid tahay in aysan liidin ama yasin gabdhaha
@sahramahamed19706 жыл бұрын
Sfs
@mustaffarax34814 жыл бұрын
Abdi askari sxb sare gal iyo laab ku tagera from garissa 🇰🇪
@munanuur22104 жыл бұрын
Lkn calankaas naga badal walaal keenyaati ma nihin
@sameywaaxqeerkakujirosamey40296 жыл бұрын
Walhi wan ilmeyay markan arkay sidu ugu so reway gawadhaa wlhi nin aqli karmet le waye gul wllkegaa
@faizamohammed77064 жыл бұрын
Waaaw what a gentleman big respect seeraarka caashaqa boqol mar aan ku soo celceliyay markuu gabadha soo celinaayo asgoo heestana sii wata ❤🇸🇴 nimanka somalida saan hadey ahaa lahaayeen nin naag dilo lama arki leheyn hooyada rag Bey dhashay mansha allah tabaaraka laah 😍👍keep it up this way brother 01 09 2020 aan fiirsanooyaa
sucdi zawi saxiix wye fananinta qaar taagerahoda wey iska kala weynyhn suldan seerar masha Allah wa fanan gob ah ilahey ha xifdiyo💞💞💞❤❤❤
@IsmaaciilCumarCABDI Жыл бұрын
wlhi waan qiiroday sababtoo ah gabadha markay soo fulaysay maslaxa kalsooni ayay ku soo kurtay lakiin nacas ayaa rabay in uu niyada ka jabinyo suldaan seeraar ayaa farxadeeda u soo celiyay gabadha ❤❤❤❤❤❤ my sister meel kastoo dunida kajoogto farxad ku noolow wllo qali
@fardosohaji21086 жыл бұрын
maasha allaha heesta ayaba ka helay allahii reer banadir iga dhiga mhd leh xamar caasimadeena wn u xiisay wlhi
@mumtaazcfalifaarax80616 жыл бұрын
Suldanka geska masha allah waxan ka helay siday gabadha ku do ratay adinka dhinacaga aad uga so rebtay ninka xun ee ka dajin rabay maslaxa thanks abowe waxan ahay rer muqdisho lkn kuma sugni abowe lkn waxan daremay nin culus in aad thy fananinta somaliyed adiga ugu mudan masha allah horey u soco
@ila42936 жыл бұрын
Rabboow Baladiyo Colaada Hobeeyaa Hobeey Hobeeey Bulshada Kala qaybinayso Hobeeyaa Hobeey Hobeeey Intaad Baalaha ka Mariso Rabboow G. Banaadir Bahweynta Somaliyoo Dhan Hasoo Wada Beegsadaaan Aaamiiiiin Ya Allaaah. Wadaniyaaal aan kala dhicin Idinma waaayo ❤️❤️
@Culimocumar1016 жыл бұрын
2:40 ax suu uga soo fujiyay kii inanta masraxa ka saaray waan qiirooday waayo heesta ayaa inanta soojiidatay suldaankuna wuu qiirooday heestaas awgeed inantii buu gacanta sooqabtay🇸🇴😍😂
@ShamheartAdenGamadid5 жыл бұрын
Suldan serar dude, you awesome I felt thanking you in person for not letting that young woman get embarrassed
@xafsoosman12775 жыл бұрын
Ma jiro fanan sas sameyna laah xushmad ayu mudan yahy wllhi suldaan ilin iga kaney gbr kabanka laga dajin rabey ayu so celiyey m.a jiro jog suldanka geska
Tolhi wa iga ybiyay sidaa uu gabdha uga qabto wiilka raba in uu ka kaxeeyo meesha ... Iska daa adeer dadka dartood ban u imide viva soomali wayn no gobolaysi .... Somalia hanoolato
RABBOW BEELAADIIYO COOLADA BULSHADA KALA QEYBIINAYSAA INTAAD BAALAHA KA MARIISO RABBOW GOBOLKAA BANADIIR BAAHWEYNTAA SOMALIYEED OO DHAAN USO WADA BEEGSADAAN AMIIN ❤❤❤ WHAT A SONG I LOVE IT
@mohammedhassen9643 жыл бұрын
Actionka gacanta uu ku muujinayo Suldaan Seeraar ayaa farshaxan Cajiib ah Marka ay Qaadayaan ,, Bidhaantoo wey bidhaantay, Bidhaantoo Xamar Iftiintay. My DDS hero's
@mosalat70866 жыл бұрын
Suldaan fanaanka kaliga aan taagera buuxa u ahay sida uu inanta uqa qabtay ayaa ka helay qadarinta hablaha waa idinku ogaa horey usoco libaax
@munonurali64846 жыл бұрын
masha allaah wad sharaftay gabdhahayna saad ugu sooreebtay ayaan u qirooday suldan seeraar il xun kuma aragto in lakugu taydo ayaad u danthy suldaanka geeska afkaaga caano lakuqabtay
@hibaaqdhoore16126 жыл бұрын
adban uga xumaaday sida uu wiilku ula dhaqmay inanta stage soo fuushay Lakin waxan aad ugu farxay sida uu Suldaan seeraar u sharfay gabadha ugana soo fujiyay ninka Hala ixtiraamo hablaha waayo waa Alle macadaabooyinkii Ina dhalaye ❤❤❤❤❤❤❤
@mahamettabdiqani21432 жыл бұрын
Xariir axmed iyo suldaan seeraar rag tagay
@ismailyoung16395 ай бұрын
This song never gets old, I loved since it was produced
Suldanku waa nasab siduu ugu danqaday gabadha baan ka helay all must 10
@mohamedcabdulaahi33344 жыл бұрын
Baanku soo cesheday 10 heer
@nadranuura27076 жыл бұрын
Wlee showgas dad wa isugu imadeen muqal quruxsan😍😍😍
@quruxdadiinta86246 жыл бұрын
Fanaan iga dheh asago heesta wado ayuu gabadha maslaxa lagasaaray soceliyay waa nin naxariis badan
@ikraaamaragsan6884 жыл бұрын
Ilma adertey xirir iyo suldan idin ma wayo❤❤❤💞💞
@moa27154 жыл бұрын
2:40 markay marayso Fiiri SSG Respect wll ❤️🙏
@qalnjdacolyahan67395 жыл бұрын
Wow suldan nasab wlh se lagu garna inad wiil Ogaden tahy gawr LA bah dilyo agtena ma aha soma aha hhhhhh BL firi gawdha Somali jacel iyo qiro mesha so sartay ayu si jidaya kawrn suldan wa orday gawdhi wuso ceshtay wow inta gawr somaliyed qadrin u heso magcin haa jiro from garisa cadey
Suldaan-seeraar waa fanaan igu qaaliya oo aan si gaara u taageero keep going bro
@inashoobare4 ай бұрын
hesstan mar dhaw ee wada qadayenen be 6 years ma ka so waregatay waqtigu orad bdnaaa
@halimamohamed65295 жыл бұрын
Suldaan Seeraar waa geesi waxaan ka helay siduu uga riday gabadha la caydhinayey 👍
@mustafabadal59286 жыл бұрын
Maashallah suldaan Seeraar waa nin aan kahelo daganaanta iyo sharafta uuleeyay gabadha kasoo reebay kalabka kaxayeeyay
@noofinamahamed75785 жыл бұрын
🌷Xamar iftiintay bal muuqiyo quruxda daawo leerka baxayana u fiirso jaleec beeraha dalxiiska axsan hees 👌😘💋❤❤❤
@dahabofaliir92674 жыл бұрын
Shadiyo Sharaf melkasto way kunuurtaa maasha allah
@kaafimalaysia46437 ай бұрын
Suldan sreer waa legend wlhi
@cibaadoyar8476 жыл бұрын
2:40 full respect suldaan😘
@faizafilsan83874 жыл бұрын
29/6/2020 ayaan dawanaya kmaba daalo😘😘🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@rayaanmuhudin83686 жыл бұрын
bidhaanto xamar wey bidhaantay anaa marqaati ka ah😘😘
@turuhzaninamohamoud54076 жыл бұрын
peenaLeY😅pidhaaNtoh xamar way oloshay aaaalkh 😂
@ayandhalad46166 жыл бұрын
Waa hees qiiro leh, tan kale wiilka gabadha ka kaxeyey waa Shaqadiisa, meesha dadna ma soo koreyn. Inta heeseysey ayaa taagneyd. Shaqadada lafteeda waa jn la ilaaliyo.
@alikocha98305 жыл бұрын
Nafurahiya huyu jama muimbaji vile amerudisha hiyo msichana kwa stage very nice
@juweriahashi45156 жыл бұрын
Suldaan su inanta uso qabanyo wlhi😭😭😭😭
@saeynbmaxmed67704 жыл бұрын
Kama dalo heestan in aan dhagaysato 28/6/2020/🎶🎧
@hananmohamedahmed59594 жыл бұрын
Suldaan Saareer I really adore how you defend that lady😍 you're a gentleman buddy
@xasankaafi37824 жыл бұрын
Suldaan nin rageed sxp xaq dhowrka dumarka wuu ka muuqdaa long live suldaanka geeska
@ayuubabdiqani79232 жыл бұрын
Xariir axmed iyo suldaan seeraar waa kuwa fanka shida