XIDIGTA XAMAR SHAADIYO SHARAF | GARTA YAA KU SOO DARAY | JAWAABTA DARWIISHKA | 2018 OFFICIAL VIDEO

  Рет қаралды 1,854,213

ABDI ASKARI TUBE

ABDI ASKARI TUBE

6 жыл бұрын

Suugaanta Gaanka Ah
Nin Godkay Lahaydiyo
Garan Waayay Dawgii
Kuma Fiicna Goobtee
Garta Yaa Ku Soo Daray
.........................................
Xiddigta Xamar Shaadiyo Sharaf
Oo Boosaaso Badda Cas Ku Dartay
Jawaabta - Xidiga Buuhoodle Laab Daweeye..
Silsiladdii Taariikhda Gashay
‘Waxaan Guulle Kuu Qorin
Orod Laguma Gaadho
Jigjiga Iyo Xamar OO Is Garabsaday
Ayaa Boosaaso Meel Foog Kaga Soo Noqday
Qaybti 10aad - part 10 iyo Xamar
……………………………
 HEESTA: GARTA YAA KUSOO DARAY 2018 OFFICIAL VIDEO
 JAWAABTA SILSILADDA IYO XAMAR
 CODKA: XIDDIGTA XAMAR SHAADIYO SHARAF
 EREYADA: ABWAAN CABDULLAAHI XAWAYAAN
 LAXANKA: JINI I HSUMI
 MUSIC: HENOK ATLABACHEW
 CAMERA BY: MOHAMED FU’AAD
 PRODUCED BY ABDIASKARITUBE
 NEXT : HARGEYSA VS XAMAR
........................................................
Enjoy, Comment Accordingly, Share and
Subscribe to our channels to keep up to date with
All the latest news and updates,
Join Us on Facebook @ / abdiaskaritube
Follow us on twitter @ / abdiaskaritube
Email: abdiaskaritube@gmail.com
…………………………………………………
Our Main Channel … / abdiaskaritube
Our new Channel …. / abdiaskarimedia
''And thumbs up if you thing I brought this video to your attention'' Thanks

Пікірлер: 1 300
@ashrafmediapro7297
@ashrafmediapro7297 6 жыл бұрын
Abdi Askari Libax Xayesintada iga Godan tahay Wayo Hesta inta Dhageysanin Hadalkaga aba Gantalka ka Dhereya Ebow Jiro Jog Waligaaaaaaaaaa
@zakeriazudayziofficial1209
@zakeriazudayziofficial1209 6 жыл бұрын
Wlo plz waxaan ka codzanua inaan jawaab soodiro
@claahicqaadir7146
@claahicqaadir7146 6 жыл бұрын
Hassan Fantast ic
@nimcocali2881
@nimcocali2881 5 жыл бұрын
Hassan Fantastic Qis
@M.Abukar60
@M.Abukar60 5 жыл бұрын
Hhh wlhi xaqiiq waye been mashegin ina Aaapo
@NoorAli-cn8dd
@NoorAli-cn8dd 5 жыл бұрын
Hassan Fantastic ffvb.nb.n. . vnb vvbhhhbb
@miskidowlad4795
@miskidowlad4795 6 жыл бұрын
silsilada reer mogadishu bey u shidan thy yaa igu racsan nadira iyo shaadiyo xigaha xamar😍
@hibaaqtimajilicxidigtaceeg3303
@hibaaqtimajilicxidigtaceeg3303 5 жыл бұрын
Uma shidna ee waalo.soo smyy dadka kle iyaga soo smyta koonfur murti ma taalo waaqooyi iyo somali galbeed laguma gaadho murti
@ayanbashir7486
@ayanbashir7486 4 жыл бұрын
Ani wllhi sxby keep going shadiyo io nadiro
@abdifatahabdi1349
@abdifatahabdi1349 4 жыл бұрын
world wa run wllo lkn fananinta mrka la,eego waa laga cod macaan yahay ragpa waxan arkaa suldan seerar mesha dumarkii xamar baa haysta boqorada ziLziLada 1.nadiira 2.fatxa 3.xamdi biLan. 4 zhaadiya dumar lacoda majiro runtii
@ifraaxdhayman3363
@ifraaxdhayman3363 4 жыл бұрын
ani m.a
@Shaaficihassan1234
@Shaaficihassan1234 4 жыл бұрын
6
@abdihakimahmed4741
@abdihakimahmed4741 5 жыл бұрын
Nio habalaha Xamar codkoodu waaba naxariis runtii waxa kasii daran siday jidhka isku raacinayaan xaga Music ga caadi maahan ❤
@thestarboy264
@thestarboy264 6 жыл бұрын
Inta kuheeysato xayeeysiinta Abdi Askari liketa igu qabto ❤️ ❤️
@zuhuraahmed3622
@zuhuraahmed3622 6 жыл бұрын
The Starboy .........also here😂
@thestarboy264
@thestarboy264 6 жыл бұрын
Y do u care ilaheey ikaa daba dhigay my shurura 😂 😂
@amiinjaamac9704
@amiinjaamac9704 5 жыл бұрын
💋
@iidleyare3881
@iidleyare3881 5 жыл бұрын
// Xvrfioxvrfio
@ksatekyapi5031
@ksatekyapi5031 4 жыл бұрын
♥️♥️♥️♥️♥️♥️
@xuuraceenxasanxuuraceenxas4908
@xuuraceenxasanxuuraceenxas4908 4 жыл бұрын
Rer muqdisho waa dad jiro wlhi 🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤💋💋💋💋💋❤❤🙏
@fatimabintuali6569
@fatimabintuali6569 6 жыл бұрын
Hablaha reeer xamar shidnaaan udaaaa 😘😘
@qaaliahmed4984
@qaaliahmed4984 4 жыл бұрын
Fatima Bintu Ali habalaha soomalida cadaankii baa quruxdooda ka yaabay allow ma xafid.
@ifraaxdhayman3363
@ifraaxdhayman3363 4 жыл бұрын
saas waa runtaa
@osmandahir4154
@osmandahir4154 6 жыл бұрын
Xamar ilahey amarkiis jawabaha ka imaanaayo waaba lug.leer cml kuleel badnaa 😂 viva xmr 💪❤
@munnainaabdallah3455
@munnainaabdallah3455 6 жыл бұрын
Osman Dahir 😂😂😂😂😂
@sadiahussien5569
@sadiahussien5569 6 жыл бұрын
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🌹👈
@hamoudyabdulrasheed8005
@hamoudyabdulrasheed8005 6 жыл бұрын
magaca iga habee yaaqey nugleer waaye Hhhh
@ladanloveladanlove3167
@ladanloveladanlove3167 4 жыл бұрын
Iney Somali u sareysey cadeyn u thy🤔
@sacdiyoxassan4574
@sacdiyoxassan4574 4 жыл бұрын
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤👈👈👌👌👌💔💔💔💔💔
@jalaqsaninaali1573
@jalaqsaninaali1573 6 жыл бұрын
Shadiya sharaf qurux iyo cod ayaa alle siyay masha allah
@hawaluul32
@hawaluul32 6 жыл бұрын
Yqy xamar cddy qofki cadow gadigta qof jawaab siyo malawaynayo cml i love xamar
@ilwadquruxinapoqortoyo1935
@ilwadquruxinapoqortoyo1935 6 жыл бұрын
Tan heesteeda wey kugu soconeysaa bcouse iyadaaba qrxsaneee yaa igu racsan😍😍😍😍😍😍😍😍
@nimcoisman8563
@nimcoisman8563 3 жыл бұрын
Aniga waxan ku hestaa xayisiinta caadi maha runtii keep going brother ❣❣👍👍👍👍
@zakariyewaaakujeclahaymcn8182
@zakariyewaaakujeclahaymcn8182 6 жыл бұрын
aniga abdi askari soo ballanta u yaqaana iqancisey inta sideeda abdi askari ku tàshato farta ii tàaaga
@quen2196
@quen2196 6 жыл бұрын
zakariye waaa ku jeclahay mcn 👆👆
@zakariyewaaakujeclahaymcn8182
@zakariyewaaakujeclahaymcn8182 6 жыл бұрын
Suweyda Abdi thnkz
@laxowgacaashaqq8146
@laxowgacaashaqq8146 6 жыл бұрын
zakariye waaa ku jeclahay mcn wlhi Aniba balanta waa ku adkahay lkn silsiladan waxaa no macaanisay nadiira nayruus
@zakariyewaaakujeclahaymcn8182
@zakariyewaaakujeclahaymcn8182 6 жыл бұрын
laxowga caashaqq alla yaaacizik anigubA nadira neyruus ku hestà
@GobaadGobaad
@GobaadGobaad 6 жыл бұрын
Kkkkkkk ani kow xayeeysii leeeba dhageystaaaaa😂😂😂😂
@janjano6576
@janjano6576 6 жыл бұрын
Viva reer muqdisho 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🕵️‍♀️🕵️‍♀️🕵️‍♀️🕵️‍♀️🕵️‍♀️❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@yuusufhassan187
@yuusufhassan187 3 жыл бұрын
Kkkkk
@akaacaraale2168
@akaacaraale2168 3 жыл бұрын
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 Ilove you reer xamr
@faisifaiso8206
@faisifaiso8206 2 жыл бұрын
Have
@Sharoobo
@Sharoobo 6 жыл бұрын
marlabad iyo xamar o geraarka ka xirtay abwaanadi kale yaa igu raacsan silsilada xamar igo jigjiga u sita😍😍😍😍
@ataashchannel71
@ataashchannel71 6 жыл бұрын
Darwiishkiii kuhayztaa intii darwiishkiii raacsan agtayda kaalaya liketana zaara❤❤❤
@boqoradiiibuuhodledaraaawi2287
@boqoradiiibuuhodledaraaawi2287 6 жыл бұрын
ataash channel waaan kula jiraaa walal
@ataashchannel71
@ataashchannel71 6 жыл бұрын
Boqoradiii buuuhodle Darawiiish boqrad thy queen❤❤❤
@daahiraxmadeey2066
@daahiraxmadeey2066 4 жыл бұрын
Asc
@princesshoodo105
@princesshoodo105 4 жыл бұрын
Wakula jiraa inader qaaliyow darawiish 😍😍
@fardushurre1668
@fardushurre1668 3 жыл бұрын
Waykan darwiishii
@janjano6576
@janjano6576 5 жыл бұрын
MashaAllah reer xamar jawab kulul bàa sanka ka galisen idoor iyo wixi bukan socod hahahahaah viva xamar cadey🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤
@sakariyeabdi9046
@sakariyeabdi9046 Жыл бұрын
😂😂 ala maxaa idoor nacayb kugu jira alle haku caafiyo marka hore marka xigtana heestu waxay jawaab u tahy abwaankii reer boosaaso😂 lkn cuqdada iska daa yaah wax hubso😂 idoor kuma ogee adiga lee udhiman kara😂
@SAFWAN.0.499
@SAFWAN.0.499 Ай бұрын
😂😂😂😂😂😂 ​@@sakariyeabdi9046
@Marwo960
@Marwo960 6 жыл бұрын
Anigu hablahan tageersanahay Ilaa hada keep going hablo❤️😍😍
@boqoradakoonfurta8330
@boqoradakoonfurta8330 6 жыл бұрын
Boqorada mogdisho Nadiira Neey ruus ku Aaway 😙😙😍😍
@ambasexashioffiall1487
@ambasexashioffiall1487 6 жыл бұрын
2 hwrs bay taala 6500 qofna waydaawatay aabo abdi askariyoow waxani dankuuma ahee diinta faafi rasuulku wuxuu yidhi SCW qofkii hal erey igamaqla suu iigamaqlayna dadka ugaadhsiiya aduunka iyo aakhiraba wuu u diceeyee waxan waa la iloobi lkn erey oo diini ah oo 100 qofi daawadeen 1 qofna ku dhaqmo ereygaas waa ajir iyo xasanaad kuuyaala la iloobina maayo mise waxad isleedahay hadaad diini soo dhigto cidi page kaaga laykgarayn mayso veows kuna waykaa yaraanayaa war ilaahay kabaq oo diinta faafi adeer waa wiilkaagoo kale qofka waxkuusheegaya
@amalqurux1897
@amalqurux1897 6 жыл бұрын
Jamal Hashi Ampasse waa runta wllkay dadka hada jooga mayaqaanan dantooda
@jamjamqueen5298
@jamjamqueen5298 6 жыл бұрын
Jamal Hashi Ampasse huu88j78n 🤗🏢🏚🏙🏙🏚🏚🏙🏢🏙🏙🏙🏙⛱🌋🏞⛱🏞🏔🏔⛱⛱⛱🌋🏞🏚🏚🏚🏚⛱🏞🏠🏠🏞🏞🕌🕐🕐⚰🌫🌤🌤🌤🌤🌤🌡🌠🌡☀☉☉🌠🌠⛆🌠⛆🌠🌠🌣🌣🌠🌠⛆
@amuushmohamed7672
@amuushmohamed7672 6 жыл бұрын
Wlhi runtda waye
@samsamadam9641
@samsamadam9641 4 жыл бұрын
Wa saxiix walal
@kiikiiGaming
@kiikiiGaming 6 жыл бұрын
Viva xidigta xamar😍😍😍
@fahimahinda1924
@fahimahinda1924 6 жыл бұрын
Heestan suldan serar nadiira iyo darwiishka yar wiilka buhoodle wax dhamo ma arko anigu dadkan kale inay sheekaynayaa unbay ila tahay inta igu raacsan liketa ha ila dhaafina
@nastehoindho5929
@nastehoindho5929 6 жыл бұрын
Anaa nin Rageed hantiyay walee ben maahin inta kle waa ari cabadayo
@SomHero11
@SomHero11 6 жыл бұрын
Viva hargysa iyo togdheer 💯💯💯💪💪💪 Abdi askar sisilada qaybta ugu fcn adaa iskaleh isku xidhka iyo xayaysinta wankaga mahadcelinayna 👋
@fardouzjannogazhoabdiwahaa2351
@fardouzjannogazhoabdiwahaa2351 6 жыл бұрын
jwb shidan & labis aan caadi ahayn nolow quruxley🙏🙏👌👏💖💘
@Shortsyahye
@Shortsyahye 6 жыл бұрын
Nadiiro neyruus wax kafiican waa lawaaye yaa igu raacsan
@sadiyomahamud6991
@sadiyomahamud6991 6 жыл бұрын
Nadira wax garayo malaha
@mahamedquresh9788
@mahamedquresh9788 6 жыл бұрын
aniga aya kugu racsan wlhi
@gobadgaredumarxitigtasaded7974
@gobadgaredumarxitigtasaded7974 5 жыл бұрын
Walhi wx karayo malahan
@ayanbashir7486
@ayanbashir7486 4 жыл бұрын
Walls nadiro wax garo lawaa
@abdifatahabdi1349
@abdifatahabdi1349 4 жыл бұрын
Boqorada ziLziLada weye laizku raac
@nagtawalan3824
@nagtawalan3824 6 жыл бұрын
Wow nag cod iyo qurux isku darsty 👏👏💋💋❤👌👌👈
@shafihussein4433
@shafihussein4433 6 жыл бұрын
xamartu waaba wada fanaaan,ileyn xamar ayaaba fanku ku dhamaadey
@xisaabiyosaynis8479
@xisaabiyosaynis8479 4 жыл бұрын
😂😂😂😂
@xisaabiyosaynis8479
@xisaabiyosaynis8479 4 жыл бұрын
Xamar aya fan leh
@nimcobuuro4946
@nimcobuuro4946 4 жыл бұрын
Naanaga aamus xamar fanmalee
@akramkeenaqocliyankacankaa9120
@akramkeenaqocliyankacankaa9120 4 жыл бұрын
@@nimcobuuro4946 hhhhh xamar waa astaanta soomali weyn oodhan mugadisho ilaha magac ku arsaqe
@mascudabdalla3670
@mascudabdalla3670 6 жыл бұрын
Gantaalada xar caadi maahan stayle badanaa nadiira and shaadiyo sharaf😴😍😴😍😴😍😴
@carfoonqurux8100
@carfoonqurux8100 6 жыл бұрын
Shadiyo sharaf hestaan aye cod mcn tahay yaa iku racsan
@silentlion3025
@silentlion3025 6 жыл бұрын
Shankaroon Maxamad sax
@mgwadnakaape6948
@mgwadnakaape6948 6 жыл бұрын
Shankaroon Maxamad Hlkeeda bay dhigty
@marshall3143
@marshall3143 6 жыл бұрын
Midhaha. WAA okay. Lkn. Codka. Way. Ku. Dhacday. Inantan. Maaha. Lagend sow sorry. Uma. Qalanto. Dad. Wada. Legend. Ah. Ayaa ayaa ku. Luuqaynayay fadlan. Fanaaninta. Looma. Wada baahna. Kafiirsada
@hamdicadey9041
@hamdicadey9041 6 жыл бұрын
jamac shire legend maxa kawada abwe
@mgwadnakaape6948
@mgwadnakaape6948 6 жыл бұрын
jamac shire Kaasi waa rayigaaga
@booqoradareerogadeniamaxam1206
@booqoradareerogadeniamaxam1206 6 жыл бұрын
Xidigtaan heesaha u qururisoo sidii biyahaa kulaha ahhhhh anigaa heesaha waxaan kaaa jeclahey xaayaysiskaa 😂😂😂😂😂😂😂
@amiirdajclka7305
@amiirdajclka7305 6 жыл бұрын
Aniga xaysinta unbaan u firsdaaa waan ku hestaa abdi askari liketa igu qabta inta ila midka ah eee IGA dambeyo👍😮😮
@nimcoabdulkarim5823
@nimcoabdulkarim5823 6 жыл бұрын
manshaAllah reer xamar waligiin guuleesta
@jibiso4491
@jibiso4491 6 жыл бұрын
Abwaanka jig jiga noo joogo Ar ma'iigee siino💋💋💋💋💋💋miraha gabarta camirada iyo Abdi Askari kuli waa wada shax shax 👌👌
@hoodoahmed2712
@hoodoahmed2712 6 жыл бұрын
Ani SilSiladan Taxanaha Wan U bogaay Sabaabto Ah Waxa Laso Caan bixinaya Fanaaninta Dalka Wana Laga Leexiyaay Kuwa Qurbaha Marka Waba Ariin Xamasi Ah In Kolba Fanaaan Cusub Baraaano💯👌
@amuushmohamed7672
@amuushmohamed7672 6 жыл бұрын
Gabdhan wa gabar dagn masha allah ooo cod macan
@shafaarmoha9479
@shafaarmoha9479 6 жыл бұрын
C/laahi xayaan abwaanka magac miyuu waayey inta kayaabtay sideyda liketa
@shukribelle2030
@shukribelle2030 6 жыл бұрын
ABDI ASKARI Xayaseyn Taada Wlhi Waxwy Sabab U Thy In La Dhageysto👂 Heesaha Qaar Shadiyo Sharaf ❤❤💋
@safiyowadani12
@safiyowadani12 2 жыл бұрын
Viva xamar ❣❣🇸🇴☝️💪👈
@galowjama7244
@galowjama7244 6 жыл бұрын
Karta yaa ku soo daray kkkkkk nice song waxaynu sugnaaba waa cidii gartay ku soo dartay hore usoco
@abdirahmanhaydar9481
@abdirahmanhaydar9481 2 жыл бұрын
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤ xamar waxba lakama qaban karo hooyada somaliyed
@canabcayuuni4107
@canabcayuuni4107 6 жыл бұрын
wlhi heesta waxaba iigadadaran xayaysiinta shadiyo thanks xbbti
@hal-abuurcawilbile2863
@hal-abuurcawilbile2863 6 жыл бұрын
Hhhh Meel uu jaan iyo cidh dhigey lanayaqaan hhhh cabdi Askariy gacan bqan kuu taagey sxp hhh hore u soco waad guuley san doon taayeee insha Allaah
@farhanlamaane5754
@farhanlamaane5754 6 жыл бұрын
ilkascataan wilka meel beey sartay inta igu raacsan Lake isara
@noorjimale5101
@noorjimale5101 6 жыл бұрын
Wow Wax baa ka dhacay gantaalaha cul culus ee lagu hoobto ayaa la isla dhacayaa dagaal suuganeedkani bayoow ma sii soconayaa mise halkaas ayaa lagu hakin doonaa armuu meelo xun xun iyo reero muskood dabada la gallaa mise mid 5tii somaliyeed isu soo dhaweeya ayuuba noqon doonaa oo lagu faaiido hhh shadiya sharf so beautiful and nice voice mmmm
@xamdixamdi3677
@xamdixamdi3677 5 жыл бұрын
Team xamar idiin aaway first me
@MrLooyaan
@MrLooyaan 4 жыл бұрын
شهذيا شرف صوتها نادر, والأداء رائع , وتستحق أن تكون نجمه بتفوق
@omergedi9428
@omergedi9428 6 жыл бұрын
abdi askari aaa silsilada kala kacshay suldan serar iyo nairus halagu socelsho.intii igu racsan liketa👏👏😍
@starsomali7276
@starsomali7276 6 жыл бұрын
Viva xamar cadey somali ha noolaato sida ey heesaha usocdaan haday isku la hishiis ahaan lahaayeen oon isku jecaan lahayn aduunka anagaa ugu horeyn lahayn
@bahjabilan7750
@bahjabilan7750 6 жыл бұрын
waaah....waaah waxaanba ku heestaa xayeesiiska cabdi Askari shoow yaa igula heysta
@mohammedaa1679
@mohammedaa1679 6 жыл бұрын
Gunaanadka silsada waaa kismaayo codkana sxptey aa nu dhiib rbaa😂
@abdiwahabhassan7992
@abdiwahabhassan7992 6 жыл бұрын
Mohammed deeq maya sxb sil silada Aniga so afjari dona heskana waxan udhibi raba fananka codka halasiga xariir axmed
@akramaydarushirsi2174
@akramaydarushirsi2174 6 жыл бұрын
Mohammed deeq cadnaan baa cod macaane asaga soo kici
@Ramaaag
@Ramaaag 6 жыл бұрын
loooooooool
@nashaadsaxane0222
@nashaadsaxane0222 6 жыл бұрын
Mohammed deeq tlh wad kujirtaaa kismaayo unbaa dhiiman
@fatxiqalinle5781
@fatxiqalinle5781 6 жыл бұрын
waaw geeraarku kaa xiran Walee reer xmr waa kabxsdeen
@leylaladanm2290
@leylaladanm2290 3 жыл бұрын
Waaaw waaaaw masha allh shadiya sharaf cdka rabi haku barakeyo huuno waa hees dhankasto laga dhisay Abdi askari oo halyeey ahna wuu ka qabte wlh so sarista ayaanba ka helay intana dhegeysan heesta hote usocda rer xamr👌💝💯💯💯
@farhiasatchi3417
@farhiasatchi3417 6 жыл бұрын
maansha allah silsikada waan jeclahay dhamaan abwaanada waan salaamaya
@ahmednaser3141
@ahmednaser3141 6 жыл бұрын
Silsilada qeebta ama fananke/nde ugu jececeshy 10ka qeebod aniga Suldan seran iyo nadiiro neyruz
@khadarcasoodofficial5314
@khadarcasoodofficial5314 6 жыл бұрын
Ahmed Naser suldaan seeraar nadiira nayruus iyo faysal muniir sahra kiin Ahmed caalin wiilka darwiish iyo Abdi Yare waa top intaaasi
@abdirisaaqaxmedxassan7186
@abdirisaaqaxmedxassan7186 6 жыл бұрын
masha alah qof aan tagero walahi waligaa nolow noqo qof hadafgeeda gaarto abyo shadiya sharaf nice voice
@farayaremadia435
@farayaremadia435 6 жыл бұрын
mashlaaaah xaqiiq wa hees taaariikhda gali doonta Abdi ASKARI sxb waxaaa tahay nooleeyaha fanka nolaaaaaw sxb rumaaaaad
@cadnaanlegacy3046
@cadnaanlegacy3046 6 жыл бұрын
Dadka waxaa kala yaabay wali may daawan heesta kadib bay raadinayan first comment walal meesha comment ayaa u soo gashay umaleeena kaama aha silsilda inaa lasocoto
@zackhaghi5404
@zackhaghi5404 6 жыл бұрын
adnan lazer niyahow ma ila aragtay waaba ka yaabay
@amzalyare5132
@amzalyare5132 6 жыл бұрын
Gabadhaan codkeeda xabeebta leh ka heshay iska fahma hee meesha la isku jclaa
@maryanmaxamed7294
@maryanmaxamed7294 4 жыл бұрын
Somali hanolato
@queenlast9867
@queenlast9867 Жыл бұрын
Xidigta xmar shadiya viva muqdishoh🇸🇴
@hayat-Ahmed2016
@hayat-Ahmed2016 6 жыл бұрын
kuwii hore waad kacod gaabantahay sis😍😍 tnx abdi askari xayaysiiintaada❤️ ❤️
@sahrodahir2357
@sahrodahir2357 6 жыл бұрын
Xamar yaaah karah oooh kadalaaah wadah kaseeexdah reer Gubaladah lama kareeeh rewwr muqdisheeeh kaseeexdah magaladah oooowwwwoooow reeer muqdisho Guuuul Guuiul iyo kobanimo Guwaaaarah
@ilyaasmuxumed9884
@ilyaasmuxumed9884 6 жыл бұрын
Sahro Dahir gabadhaay ma afsomaali ayaad ku hadlysaa mise waa caynba cayn (fadareeshin afsomali......................)
@sahrodahir2357
@sahrodahir2357 6 жыл бұрын
Ilyaas Muxumed maxa ika rabdaaaah afsomalia sidaaan aaan u aqanatah cadi iska dhik oke
@kiikiiGaming
@kiikiiGaming 6 жыл бұрын
10 waab sugaye thanks yaqey😍😍😍
@Muqdisho669
@Muqdisho669 6 жыл бұрын
Abdi Askari sxbow yaa ku xiga goorma ayaana soo galin
@fatimaaxmed5003
@fatimaaxmed5003 6 жыл бұрын
Wooooooow shadiyo hestan cod mcn ayey ku ledahay viva xamar 😍😍😍
@isrobaby8660
@isrobaby8660 6 жыл бұрын
Shaadiyo my Queen best voice best hees😍😍
@kwsarlove4075
@kwsarlove4075 6 жыл бұрын
mmm
@salmohooto2662
@salmohooto2662 6 жыл бұрын
I can’t wait part 11 Ar abdi arkari ii geeye
@idirisabdi8788
@idirisabdi8788 5 жыл бұрын
Best voice shaadiya
@Digitbuzzy
@Digitbuzzy 6 жыл бұрын
Silsiladan waa top goodjob wll Abdi Askari. Aad ban uka helay nadira neyruus wax soo dhaweeya shaadiya sharaf xag muuqal ahaan lkn ereyadii wilki darwiish baan kuheystaa geeli soo celi ama geenyadii inoo keen 😂
@anabjirowabdi8930
@anabjirowabdi8930 6 жыл бұрын
kkkk sax simaney iga celi ninka wn kugu fanaa shadiyayeeyda
@warmoogehanadofficial7505
@warmoogehanadofficial7505 6 жыл бұрын
wooow Mch allaaah waan ladhacay heestan
@katraaden177
@katraaden177 6 жыл бұрын
wooow amazing voice
@nimoyarofficial7164
@nimoyarofficial7164 6 жыл бұрын
My Queen shaadiyo 👏
@abdirahmanhaydar9481
@abdirahmanhaydar9481 2 жыл бұрын
Abdki askari qofkii garaneeyn waxa dhalaya Abwaankii weynaa ee somaliyeed Isman askari Waxa uu lahaa riwayadihii uku caan saneed sida war iyo shimbiro war iskuma hayaan iyo galbeed waa laxureyay weersaa gaagi xisay Allh kuu naxariisto abwan isman askari❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@amanalihassan99
@amanalihassan99 5 жыл бұрын
Show Fanaanka waxaa bila oo codkiisa soo saara miraha iyo laxankaa ka asal ah iminka inantan markey heysayso heesaheeda kale sidan oo jale una shidna codkeeda viva abwaanada silsilada
@yartagobalkasool622
@yartagobalkasool622 6 жыл бұрын
Abdirisak iguhalee xamar iyo boosaaso aakokusoorido haysugin waayin dhankaa iyo buuhodle igafiiri
@edebsanabdimahad8715
@edebsanabdimahad8715 6 жыл бұрын
Shaadiyo sharaf waa xaasidad si qurxoon Bay u soo labisaty sxbadeedna dharkii ayeeyaday lagu aroosay kuwo u eg Bay usoo xirtay iga soo hagaaji nadiiro hadaa toltahy shaadiyaay
@malyunali8839
@malyunali8839 6 жыл бұрын
Edebsan Abdimahad hhhhhhh
@manhaahmed4310
@manhaahmed4310 6 жыл бұрын
Abwaan xawayaan erayadisa waa the best
@nasramohamed4972
@nasramohamed4972 6 жыл бұрын
kalunkiiii ma cay buunoqday 😢 fish 🐠 alah jeceliyaaa horeyeu soco Boosaaso❤️
@thestarboy264
@thestarboy264 6 жыл бұрын
Bilistii xamar waan baafinaa ✌🤘🤘
@abshirmohamed4025
@abshirmohamed4025 6 жыл бұрын
Jimca walba inta halkan iskaso xaadirisa Farta Taaga likena ku qabta
@fadwahassan6201
@fadwahassan6201 6 жыл бұрын
Djibouti meeday.... Shaadiya waa ku haystaa... cod aad u macaaaan.... from hargeisa
@teamcanaad5579
@teamcanaad5579 5 жыл бұрын
Silsiladan intaan arkay shan heesood ayaa ugu fiican viv shadiya sharaf weyka baxsatay
@abdiwasacmowliid4510
@abdiwasacmowliid4510 6 жыл бұрын
Suldaan seeraar iyo nadiira nayruus iyo wiilka darwiish wax dhaama mahayo from jigjiga
@ruunhasan168
@ruunhasan168 6 жыл бұрын
Masha llha
@gobadgaredumarxitigtasaded7974
@gobadgaredumarxitigtasaded7974 5 жыл бұрын
Msha allh walhi benta ma ahan
@xisaabiyosaynis8479
@xisaabiyosaynis8479 4 жыл бұрын
😁😂😂😂😂
@gabadhiisoddonkaninguursat2180
@gabadhiisoddonkaninguursat2180 6 жыл бұрын
Illaaa iyo Laifuro silsiladini joogsami mayso awoowe
@walikorane613
@walikorane613 6 жыл бұрын
So wada silsiladan... ani xaysiska aan rba ABDI ASKARI well done
@qaalidqeys1635
@qaalidqeys1635 5 жыл бұрын
Masha allah horey usii socda cabdi askari tube
@biletaakuleeye6493
@biletaakuleeye6493 6 жыл бұрын
Yaad ugu jeceshahay silsilda fanaaniinta heesaha qaaday ilaa hada Aniga suldaan seeraar
@xurriyo16
@xurriyo16 6 жыл бұрын
Ku banaan reer somaliland Suldan seeraar iyo Nadiira labadas ku haystaa😎😍😍😍
@ayaanabdullahi7240
@ayaanabdullahi7240 6 жыл бұрын
Ku banaan reer somaliland suldan serar iyo nadira nayrus hunno
@hamdiladan3762
@hamdiladan3762 6 жыл бұрын
Ku banaan reer somaliland me suldan serar
@hamdiladan3762
@hamdiladan3762 6 жыл бұрын
2 nadira neyrus 3 wilka hda lo so jabaway
@nazli4860
@nazli4860 6 жыл бұрын
Ku banaan reer somaliland zuldan serar iyo faysal muniir
@bahdoonyare8803
@bahdoonyare8803 6 жыл бұрын
Shadiya Sharaf Poqortooyo muqdishawi🔥❤👏👏
@munnainaabdallah3455
@munnainaabdallah3455 6 жыл бұрын
Bahdoon Yare abtii😅😅
@bahdoonyare8803
@bahdoonyare8803 6 жыл бұрын
Muna Abti Bea Halkaanna Maila Joogtaa😂😂
@munnainaabdallah3455
@munnainaabdallah3455 6 жыл бұрын
Bahdoon Yare Abti bea mahan an wareegooyaa waxaa aqaan replay an u galooyaa😂😂😂
@umeymaibraahim9144
@umeymaibraahim9144 6 жыл бұрын
Quruxeey waad ka baxsaty 👌👏👏👏👏
@Saidmedia25
@Saidmedia25 6 жыл бұрын
Abdiaskari Zxb waad na sharaabsiisayba dee Best xayeysiis
@ayaannuurka9277
@ayaannuurka9277 6 жыл бұрын
ABDI ASKARI hadanahay gabdhaha silsilada qeyibtayada noogusoo dhiiba gabar sidii nadiiro nayruus Oo Kala ah Oo raga meel Saari karta fadlan waa iga codsi
@qadroqali1116
@qadroqali1116 6 жыл бұрын
Shaadiyo sharaf shakaroon ilxun kuma aragto quruxeeey
@sharmakeabdi5362
@sharmakeabdi5362 6 жыл бұрын
Qadro Qali filmkaagu waa fadlan isii libaax halkaa kaga hay
@qadroqali1116
@qadroqali1116 6 жыл бұрын
Sharmake abdi adigu ma oromaa tahay lama fahmi karo af soomaaligaaga agah
@xidigtagedo2811
@xidigtagedo2811 6 жыл бұрын
Xidigta nadiiro neyruuz jwbteeda markaan arky xmr jwbta kalee kasoo socoto ineey matanteeda soo qaadi doonto xaqiiq wn ogaa shaadiyo shraf nadiiro neyruuz jiroo joogo cadowgiina unoolaadaa 💐💐💗💗
@nastehoindho5929
@nastehoindho5929 6 жыл бұрын
Walee waxba kadhacy viva xidigta xamar ❤❤❤❤❤
@ayaanleahmed7465
@ayaanleahmed7465 6 жыл бұрын
Wooow ani shaadiya waan jeclaadaye 😍😍😍😍 hala iiraadiyo hadaan tol nahay
@ayaanabdullahi7240
@ayaanabdullahi7240 6 жыл бұрын
ayaanle ahmed Aniga walashed ah mxan kaga garsiya
@ayaanleahmed7465
@ayaanleahmed7465 6 жыл бұрын
love bn ku ahy camir Maha,ed yassin qofta ila soo xiriiri waan jeclahaye
@ayaanabdullahi7240
@ayaanabdullahi7240 6 жыл бұрын
ayaanle ahmed de sheg halka an kala so xirirsho
@ayaanleahmed7465
@ayaanleahmed7465 6 жыл бұрын
love bn ku ahy camir Maha,ed yassin faceka igala soo xiriiri
@ayaanabdullahi7240
@ayaanabdullahi7240 6 жыл бұрын
ayaanle ahmed mx kugu qoron
@mohamedabdi9557
@mohamedabdi9557 6 жыл бұрын
Shaadiya sharaf jwp wcn paayo darwiishkii sow adiga baalaha karifay abdullahi xayawan silsilada waad shiday abwaane
@nimohassan444
@nimohassan444 6 жыл бұрын
Cadi mahaa wlhi ha socoto shakadaa
@bakarbiixibootan4742
@bakarbiixibootan4742 6 жыл бұрын
Waaaw silsaladu hasocoto wlh fankii iyo dhaqankii ayad so celineysaan horey usoco
@abdilaahiadhoof7303
@abdilaahiadhoof7303 6 жыл бұрын
Xayeesiinta inta ku hesta lik haisrto
@gotelliep9694
@gotelliep9694 6 жыл бұрын
Waar nimankaa reer jigjiga abwaanimo iyo suugaan waxaa muuqata inay calanka usidaan agtoodana runtii geed lagama jabin Karo. Waa hadaana lays xasdayn.
@hodanbashir7886
@hodanbashir7886 6 жыл бұрын
Habiiqleso hduu maqal jiro.kkk gacanaa kutagay sharafeey.
@ayaanyusuf8183
@ayaanyusuf8183 6 жыл бұрын
Wow wali waa soctaa deey noo wada askaroow adaa. Oo macanaayeye
@mohammedabdillahimouse5118
@mohammedabdillahimouse5118 6 жыл бұрын
WaY iga gadaNty qoftu 😄
Женская драка в Кызылорде
00:53
AIRAN
Рет қаралды 488 М.
Опасность фирменной зарядки Apple
00:57
SuperCrastan
Рет қаралды 10 МЛН
SULDAAN SEERAAR (WAXAAN GUULE KUU QORIN) LIVE SHOW HARGEISA 2018 HD
6:09
Hawraar Music Production
Рет қаралды 4 МЛН
Жандос ҚАРЖАУБАЙ - Ауылымды сағындым (official video) 2024
4:25
Dj Jack SpaRRow - Akbar Ghalta Bahiati ( Slap Remix Arabic ) #TIKTOK
2:21
Dj Jack SpaRRow
Рет қаралды 1,2 МЛН
BYTANAT - ҚЫЗҒАЛДАҒЫМ
2:24
BYTANAT
Рет қаралды 44 М.
IL’HAN - Pai-pai (lyric video) 2024
3:24
Ilhan Ihsanov
Рет қаралды 749 М.
Әбдіжаппар Әлқожа - Ұмыт деме
3:58
Әбдіжаппар Әлқожа
Рет қаралды 1 МЛН