SULDAN SERAAR GUHAAD HEESTII NAJMA 2016 Official Vedio

  Рет қаралды 2,051,809

Jundi Media Pro

Jundi Media Pro

8 жыл бұрын

HEESTII NAJMA 2016 Jundi Media
Erayada Jibriil C Laahi Siraad
Laxanka Ibraahin C Muumin
Music Henok Atlebachew
Codkii Suldaan Seeraar Guhaad
Camera Tamraat Legese
Editor Maxamed Ciise Shafec (Garaadka)
Produced By TM Productio
Hoyga Murtid & Madadaalada Subscribe, Share, Comment, Like our facebook page / aqlivideopro

Пікірлер: 564
@6ix9inepizoozsomaali24
@6ix9inepizoozsomaali24 3 ай бұрын
Najma waa gabadh aan aad asxap u ahayn 2020kii ila iyo laga soo gadho 2024 kii isla sanadkaas oon jecladay waliba xad dhaaf Inkastoo hami sare kaleeyahay inay oridayda noqoto inkatoon hadana balan iyo axdi wada galnay waxan leyahay noqo caruurtayda hooyadood 🥺asxpey imikadan aan qoralka qorayo way akhrinaysa wlhi 😢 waxan xagan kusoo labanaya 2025 insha allah Tariikhda . Jimco April 12/4/2024 Sanad aan dhex dabalanayo caashaqa ❤🎉😢🎉
@user-zu9dp2lt5v
@user-zu9dp2lt5v 27 күн бұрын
Zhp kwrn hada wax xgee kumarayaaN
@user-ex5yh5xk5b
@user-ex5yh5xk5b 22 күн бұрын
Ma is guursateen
@BarkhadMohamoudelmi
@BarkhadMohamoudelmi 8 ай бұрын
Heestan waxa aaan dhegysanayaaa 3 months welipa si xidhiidh waxa aanan dareen u qaady inan najmo la dhaho oo ay wlshy sxib yihiin welina jacaylkaygi uma sheegan balse waxa aan rajaynayaa inan ku guulysto inzha allah❤
@axmednuurcabdiwaaxid1984
@axmednuurcabdiwaaxid1984 5 ай бұрын
Wall ma u sheegatay hda
@HaashimcalimaxamadHaashimcalim
@HaashimcalimaxamadHaashimcalim 2 ай бұрын
Hhhh
@dr_abdala8041
@dr_abdala8041 7 ай бұрын
Walee intan Arkey Gabdho Najma ladhaho waa dad Qurxan oo furfuran😊Najma Abdullahi & Najma Abdiaziiz ilahay ha idin xifdiyo Saaxibayaal ... ❤
@najmaahmedsheikh1602
@najmaahmedsheikh1602 Жыл бұрын
Still am watching ❤2023❤ Najmay haybadadiyo❤ hanankaga inan laho❤ Kula heer quruxdana❤ Weli hoyo may idalin❤
@Mohanjb51
@Mohanjb51 Жыл бұрын
Najmo magac aan jeclahay❤ Najmo muuqalkaan hadaa iga dambeyso oo daawaneyso waan ku salaamay😘🥰
@quruxdumar8556
@quruxdumar8556 Жыл бұрын
Kaa qaday👋
@najmaquen7755
@najmaquen7755 Жыл бұрын
Kaqdy wllo❤
@najmacudoon-bk5qu
@najmacudoon-bk5qu Жыл бұрын
Kaqaday pro 🙏
@najmoahmedbashiir6986
@najmoahmedbashiir6986 5 ай бұрын
kaaqadey ❤😩
@najmacabdilaahikeyf275
@najmacabdilaahikeyf275 5 ай бұрын
Kaa qaadny huno aniga iyo kuwa uga danbeya🤣🤗
@najma1nayuumi12
@najma1nayuumi12 5 жыл бұрын
Najmoonka ku farxsan heesta ka mid ahay 😂😂😘😍😘😍suldaanka fanka suldaaan seeraar madax sare abti 😘😍
@kingupdykani9598
@kingupdykani9598 4 жыл бұрын
Hada ma dhagesanoysa
@Tolmaan21
@Tolmaan21 2 жыл бұрын
Najma⚘
@karamoige5268
@karamoige5268 Жыл бұрын
Heestan waa mid cajiiba,Run ahaantii inan aan jacayl wadaag ahayn oo Najmo la oran jiray baan kusoo xasuustaa,Alla maxaa anagoo Habeenimo isla joogna Udaaray oo uqaadi jiray,waxay ahayd inaan aad udabeecad wanaagsan oo damci fiican,wakhtiga iyo waayaha ayaan isku kaaya saamixin waxaanu wada soconay mudo 3sano ah aakhirkii waan kala hadhnay,ilaa hadana maan ilaawin xaqiiqdii Najmo.❤ 17-06-2023 habeenimo Sabti ah. 🎻❤️
@hibogoumane7902
@hibogoumane7902 11 ай бұрын
Imikana mzheeshya had
@cabdisalancilmi2232
@cabdisalancilmi2232 4 ай бұрын
Wlhi tariikhada meshaa kusoo qortaa y waxay ahaayd malintii igu xanuunkaa badnaayd😢
@youngck6547
@youngck6547 5 жыл бұрын
Cawa najma Ayaan u hampalabeeyneenenaa asxpta ila hampalyeey ❤️
@najmojamaal2011
@najmojamaal2011 5 жыл бұрын
tnx
@djoharsuudf7916
@djoharsuudf7916 5 жыл бұрын
Hees igadh
@mahamedaliyi4308
@mahamedaliyi4308 3 жыл бұрын
Been masheegayee 😁dhaman waxa magac haweenku leeyihiin waxaan ugu jecelahay #najma 🤷‍♂️😍😍🤲
@najmaabdullah5176
@najmaabdullah5176 2 жыл бұрын
🥰🥰🥰
@idirisnuux3139
@idirisnuux3139 2 жыл бұрын
Iiiiuuu
@user-Bilyandhaan
@user-Bilyandhaan 9 ай бұрын
❤❤❤
@Najmo-gq9xr
@Najmo-gq9xr 5 ай бұрын
@abdinorfz7332
@abdinorfz7332 5 жыл бұрын
2018 ilaa hada inta aan ka xiisa dhicin like isaar DDS 😍✌✌✌
@najmacaydaruus727
@najmacaydaruus727 4 жыл бұрын
Xasuus wlhi inta ila magac ah Liketa dhammaadka 10/10/2019
@buuhkayseofficial1011
@buuhkayseofficial1011 4 жыл бұрын
😍
@liineymohamed3789
@liineymohamed3789 4 жыл бұрын
Najma Caydaruus 😂najmayaasha isugu imaday💖
@kingupdykani9598
@kingupdykani9598 4 жыл бұрын
Hada so xasuuso
@hodanmuuse2349
@hodanmuuse2349 4 жыл бұрын
Najma hamplyo🥰😍
@najmamaxmad6660
@najmamaxmad6660 3 жыл бұрын
Yes najma 💋😍😍
@alibaashi3956
@alibaashi3956 2 жыл бұрын
Igu duceeya in uu Illahey Calaf igu daro boqoradii haweenka Najma ❤️❤️🌺🤲
@Tayba283
@Tayba283 2 жыл бұрын
Www najma waa helaysaa i.a calaf allh kugu daro
@alibaashi3956
@alibaashi3956 2 жыл бұрын
@@Tayba283 mahadsanid walal🌹. Waan rajeenaya in aan helo insha Allah 🤲.
@khadarabdirahman5662
@khadarabdirahman5662 3 жыл бұрын
Najmooyinka SanadWalba Weeyso booqdan Heestan Yaanu uGa Dacwoona 😅 Hada Sanadkee waaye Type thE year 👇🏽
@najmofaraxsan748
@najmofaraxsan748 3 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂hda boqasho ujoogaye kawarn😂
@najmofaraxsan748
@najmofaraxsan748 3 жыл бұрын
2021
@najmocabdullahi8558
@najmocabdullahi8558 Жыл бұрын
2023 so boqde wa siyaraneyna wa hestena😁😁
@bashirbr9887
@bashirbr9887 Жыл бұрын
​@@najmocabdullahi8558😂😂❤
@najmamohamoudhassan5058
@najmamohamoudhassan5058 11 ай бұрын
2023😂
@najmakofi7873
@najmakofi7873 5 жыл бұрын
🎉💞thanks meshe daa dhigte magaca Najma 🙋
@Tolmaan21
@Tolmaan21 2 жыл бұрын
Najma⚘
@naruuracaday148
@naruuracaday148 4 жыл бұрын
Walashey najma ladhaha inta najmo ladhoho hampalyo😍😍
@najmoabdi4787
@najmoabdi4787 2 жыл бұрын
Thanks
@clqaniaxmed723
@clqaniaxmed723 Жыл бұрын
Magacan najma waa magac hablaha quruxda, haybadda iyo akhlaaqda lihi la gaar yihiin.
@nashal2671
@nashal2671 3 жыл бұрын
Najmo waxaa tahy qof igu qaali ah🤎 Wan ku han weynoo, Hurdo beelay wayadanee, Jaceylkaagii bay i helay🥺🤎💝
@najmaabdiabdi1751
@najmaabdiabdi1751 8 жыл бұрын
waaaaaw caadi maahan wllky waan ka helay heesta najma mudo dheerna waan sugaya heestan thanks noolow fananka caanka ah suldaan seeraar guhaad vocie and qurux i like
@najmocabdi6790
@najmocabdi6790 5 жыл бұрын
Najma sami 💕💖💓❤
@najmanashad1390
@najmanashad1390 3 жыл бұрын
Samiyashyda fananka wanyn suldan serar thnx najma nashaad
@deeqac.rahman7587
@deeqac.rahman7587 4 жыл бұрын
Najma waa qoftii noloshu wxy thy I bartey macalimadna h ahyd noloshyda inkastoo calafku Nakala kexeeyay Lkn maan iloowin inay macalimadi nolosha ii ahyd Meel kasta ood joogto wn kuu duceynayaa Wallow aan kusii jeclahay hda oo aan ahy xaasle awlaad iyo ooriba leh Lkn hdii rabbi hablo igu qeedo waa Ballan inaan kugu magac daro Sina kuguma iloowin wll
@Malloofficial1
@Malloofficial1 4 ай бұрын
Run ahaanti wan jeclahay wli inan najmo la dhaho oo aanu wada socono mudo 7 years ah alle calaf haygu daro igu ducee wll❤️☹️
@darwiishboy6524
@darwiishboy6524 Ай бұрын
Qisadan waaba oooyin legend nolasha kuma xumayso
@mohameddhoof5212
@mohameddhoof5212 3 жыл бұрын
Ma anaaba daaya heestan inta sidaydoo kale iskaga celceshata 👋👋😃😃😃
@ayaanzandheere1260
@ayaanzandheere1260 3 жыл бұрын
4/42021 Axad soo booqday inta iga dambaysa😂😂😂👋👋👋👋
@najmakayse-ei4wy
@najmakayse-ei4wy Жыл бұрын
Najma dadka dunida ku nool lama Sina 😊🎉
@CabdicasisMaxamed-ms4yj
@CabdicasisMaxamed-ms4yj 3 ай бұрын
Najma waa inantii iigu horatsay een jeclaado ina bartay wuxu yahay jaceyl❤ waana heestay ibartay inay micno Wayn ku fadhido ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@maxamedgacal6831
@maxamedgacal6831 4 жыл бұрын
Najma waqtigi dhagaysanayo 2020 xiliga o kale hada dhagaysatay like
@zuusabbe8253
@zuusabbe8253 3 жыл бұрын
Waarun
@maxamedcarab4030
@maxamedcarab4030 4 жыл бұрын
Magacanta hablaha waxan ugu jeclahay magaca najma
@big_zozoffecial788
@big_zozoffecial788 6 ай бұрын
2024. Still is the best song. ❤
@amirhassan3448
@amirhassan3448 5 жыл бұрын
heestan maalintii la duubayay Goob joog baan ahaa ilaa hada kama xiiso dhaco ❤️👍👏👍👏👍👏👍
@Malloofficial1
@Malloofficial1 4 ай бұрын
NAJMA waa inan aan aad u jeclahay runtii wakhtigu waa 25 feb /2024 run ahaanti waxanu wada soconaa mudo dhan 7 years alle calaf haygu daro run ahaanti waxay ibartey nolosha dhabtaaa wlhie mana ilaawi doono waa inan aad u qalbi fcn dabeecad na alle u dhamystirey 😢😢❤❤
@maanmuxumed6126
@maanmuxumed6126 4 ай бұрын
todobada sano maxad qabanaysaan adeer adadka sheko ciyalka kalataga oo wax isku darsada ama wakhtiga hayska luminina
@Hipoyusuf-rv1cp
@Hipoyusuf-rv1cp 3 ай бұрын
@@maanmuxumed6126 😂😂hooy sxp dadka dad
@Nazal_adem
@Nazal_adem 2 ай бұрын
Allaha calafkga haka dhigo walal❤👍
@user-mw9yv5pi7h
@user-mw9yv5pi7h 2 ай бұрын
@@maanmuxumed6126 wa rune muxu qabanayey
@darwiishboy6524
@darwiishboy6524 Ай бұрын
Ma shagayste 7 sano ku lahaaaa
@ASAD_108
@ASAD_108 Жыл бұрын
Inta an shukansanye wa mida kaliya ee si dhab ah ujeclade…NAJMA❤️
@aymankasaanostudio1000
@aymankasaanostudio1000 Жыл бұрын
Hadad jeceshay magaca Najma sidaydo kale Isoo raac ❤💯❤
@user-ct6gk8uj8x
@user-ct6gk8uj8x Ай бұрын
Magacayga❤️😂
@najmanuura5473
@najmanuura5473 4 жыл бұрын
My name is Najma Nuura ❤❤😍😍
@bashirbr9887
@bashirbr9887 Жыл бұрын
Mcnto ❤😢
@craxiindaauud3763
@craxiindaauud3763 Ай бұрын
Najmo wa magac an jeclahay nuura na gabadh an jeclahay aya ladhaha❤😢
@user-bu8hn1bn2g
@user-bu8hn1bn2g 5 ай бұрын
Still 2024🔥💋
@sheeylong9946
@sheeylong9946 4 жыл бұрын
Heesaha najmoyinka loso qaado mcn baadna? Anga ariin gaar ayan arkay inti ila aragtay ma shegiin Wili najmo foolxun ma'araag intan ifka jogaay talow arintas ya ila arkay baal like ireeba
@najmamaxamed5429
@najmamaxamed5429 4 жыл бұрын
Haa bowe ilahey quruxda naga maneste alx 🥰😂
@sheeylong9946
@sheeylong9946 4 жыл бұрын
@@najmamaxamed5429 M.a wll
@aaminagamadiid2693
@aaminagamadiid2693 3 жыл бұрын
Ha wlhi wali ama rg njma foolxun
@nagmaaydarus9364
@nagmaaydarus9364 3 жыл бұрын
@@sheeylong9946 mahadsanid hno
@sheeylong9946
@sheeylong9946 3 жыл бұрын
@@nagmaaydarus9364 m.a huno ilahaay gabdhehena no dhoor🙏🙏🙏🇸🇴❤
@najmahazzan311
@najmahazzan311 3 жыл бұрын
2021 dawanayaa Najmoyinka ku farahsan ka mid Ayay
@bashirbr9887
@bashirbr9887 Жыл бұрын
2023 still best song ❤😢
@user-bu8hn1bn2g
@user-bu8hn1bn2g 5 ай бұрын
Just😢
@hassanbarre1151
@hassanbarre1151 4 ай бұрын
Haa wlhi
@barkaatjamac398
@barkaatjamac398 8 жыл бұрын
wn ku hanweynaho hurda beelay wayadane jaceylkagiba iheley merci huno
@khadarbarre7880
@khadarbarre7880 3 жыл бұрын
20/5/2021 yaa ilamida oo soo Booqday Hestan oo ay xasuus ku lee dahay 🤣😜😘🥰❤️🌹
@mohdekmaxamuut6836
@mohdekmaxamuut6836 5 жыл бұрын
wlhay mgca najma wah izka jecelhaY moji waxn ku arky
@lilballer9643
@lilballer9643 3 жыл бұрын
❤️
@sumeya6849
@sumeya6849 3 жыл бұрын
Najma saxipta noloshayda alle igama ka dheereyo ❤🥺
@najmanituu7749
@najmanituu7749 7 ай бұрын
Hees tayda waan u soo xiisay❤💃
@maxamedkaahiye3818
@maxamedkaahiye3818 4 жыл бұрын
2021 ayaan soo booqday
@salmishabeauti9103
@salmishabeauti9103 4 жыл бұрын
Saxipteda qaliga aldhaha najmo Suldaan madax isaarantahay 2020
@drsnalka4881
@drsnalka4881 4 жыл бұрын
My name 😘najma😘 nice suldaankeena 😍
@Abdizalan
@Abdizalan 2 ай бұрын
Waxaa hada la maraya tariikhsa 16 May 2024 Maalin khamiis ah 5 tii bilood ba mar ayaa heestan comment ka dhiibta bal san u dib ugu so laabto lkn wuuba iga fakadaa e markan like saar hadad heesta xiisayso ❤️
@zakriaapdikriim7609
@zakriaapdikriim7609 4 жыл бұрын
Yaa U Soo Noqaday HeestaN 2020 ☺️⭐🌸
@buuhkayseofficial1011
@buuhkayseofficial1011 4 жыл бұрын
2020 yaa Zoo BooQday Heezta NajMa 😍😍🤩🤩😘😘
@luuladen3017
@luuladen3017 4 жыл бұрын
Aniga cawa dawanyo 20/6/20
@najmaabdinuur7442
@najmaabdinuur7442 4 жыл бұрын
anigaba 2020 /12/ July
@mohamedsaciid360
@mohamedsaciid360 4 жыл бұрын
@@najmaabdinuur7442 hhhhhhhh aniga isla daawanyna
@mahmmudmahmmud5075
@mahmmudmahmmud5075 3 жыл бұрын
2021 January 5
@abdiwahabomar
@abdiwahabomar Жыл бұрын
Aniga cawa 2023 1/16😂
@najmoxuseen6711
@najmoxuseen6711 3 ай бұрын
Najma waa aniga waad i amaantay mahadsanid abti suldaan 🙏🥰❤️❤️
@amiiraadan3017
@amiiraadan3017 3 жыл бұрын
2021 hadad daawaneyso heestan ❤🙏legend bad thy 🥰 23 june
@amiiraadan3017
@amiiraadan3017 2 жыл бұрын
@MR MADAXEY OFFICIAL sidoo kale 2022 avril 4😼😁✊🙄 rabadan kariim
@hantiileabdi6882
@hantiileabdi6882 2 жыл бұрын
@MR MADAXEY 2029 💙😰
@daahiromar7178
@daahiromar7178 Жыл бұрын
@@amiiraadan3017 intane ma iga so horeysay Xaajiyo 2023 dhageysanay
@abdinoorfarahgarane
@abdinoorfarahgarane 4 ай бұрын
2024 Baan dawanayaa abayo
@abdirahmanibrahim2234
@abdirahmanibrahim2234 5 ай бұрын
Magac aan Aad u jeclahay Najma Allah ha idin xafido Gabar waliba oo Najma la dhaho❤
@umunasra3004
@umunasra3004 5 ай бұрын
Amiiin
@najmoaliabdi6815
@najmoaliabdi6815 4 жыл бұрын
Inta dhagesanesa 8April 2020🤩🤩😘😘
@mahraziroiy234
@mahraziroiy234 2 ай бұрын
Who is listing this song in 2024😢
@user-ch1nj1mc7l
@user-ch1nj1mc7l Ай бұрын
Me🤴🏻😻
@user-ch1nj1mc7l
@user-ch1nj1mc7l Ай бұрын
Me 😢🤴🏻😻
@EyezoNmike
@EyezoNmike Ай бұрын
Ihj
@user-ch1nj1mc7l
@user-ch1nj1mc7l Ай бұрын
@@EyezoNmike 😄🥺
@Mohadeene
@Mohadeene Ай бұрын
I can't stop listening
@amuun_ahmed_11
@amuun_ahmed_11 5 ай бұрын
Najma is my favourite girl my friend magaca Najma hada maqlo waba dhalala ❤😢👸🏼
@SaciidCalijaamac
@SaciidCalijaamac 2 ай бұрын
Still in watching 27/4/2024❤😌😢
@wilqaranofficial3690
@wilqaranofficial3690 29 күн бұрын
Am watching now😂
@kingnuursheofficial7821
@kingnuursheofficial7821 4 жыл бұрын
Hestan wan soboqday markii ay gabdh aan Asxabnahy ay soo dhigtay inta Waan kuu hanwaynoo hurdabeelay wayadaney jacayl kaagi bay helayee
@uptherhmnizmail9157
@uptherhmnizmail9157 2 жыл бұрын
Ya ila dhagysanaya 2022 Pqorka codka suldan seraar🥺🥺🖐
@Daakir108
@Daakir108 2 жыл бұрын
2022 Ayana daawanaya fariin HALKAN KU iyo xiliga aad daawanayso 😍
@qalbi____dhaya__1488
@qalbi____dhaya__1488 Жыл бұрын
ANA DAWANYA 2023😅❤
@user-yi3bl1yw5i
@user-yi3bl1yw5i 3 ай бұрын
Ciid mubaarak inta iga dan baysay 9/4/2024
@abdisalaanmohamed295
@abdisalaanmohamed295 Жыл бұрын
Wakhtiguu muxuu ordayaa 😢 18 May 2023 ayaan daawanayaa😢
@juariyackariin849
@juariyackariin849 Жыл бұрын
Heestan waxa mar walbo isoo diri jiray wiil aan xiriir lahaa jirnay 1 Sano marka xirir lahayn kadib waa kulanay wiliba anigaa u zafray magaladii uu joogay subaxdii aan tagay magalada uu asaga joogay habeenkeedi baa kulanay waxaa fariisanay darjiin ey xafadu leheed kadib markan cabaar shekeysanay uu earphone Naga ii galiyy waxaa ka shidneed heestan Markey mareyso aniga oo haraad qaba biyo horteyda yaalin aanan haaban karayn walhi waan ooyay kadib earphone kii iska bixiyy markaasa kasii jeestay asna wuxuu igu dhahy juweriyo maxaa kugu dhacay wadnaha miyaa lagaa qabty Anna waxan ku dhahay heestan sida uula qiiroody Aan u ilmeeyay habeenkas iigu horeysay mar aan hees la ooyo hada mar walbo heestan KZbin ka usoo Raadiyaa wan dhageystaa asagaan kuso xasustaa xariir keenii waxaa Kala jaray asaga uu igu dhahay aan is guursano anigana xiligas wax barasho ku jiray buufisna waa qabay SaaS darteed ku Kala tagnay ⏰️💯
@abdallehaykal940
@abdallehaykal940 4 жыл бұрын
HeesTan Wlhy Xasuus 2016 iLaa iyo 2020 Waan dhagayzanayaa♥♥
@Charlea-kussey
@Charlea-kussey Жыл бұрын
najma waa wlashey ika yar hestanna waxa so boqday2023❤️ halkan kasalamaya najmo abshir yacquub❤️👑🥰
@najmaabdi4943
@najmaabdi4943 4 жыл бұрын
Grt najma magaac wanaqsaan
@yartazuraha1716
@yartazuraha1716 5 жыл бұрын
2019 heestdan xasuus bay iledhy
@axmedshakiib8567
@axmedshakiib8567 4 жыл бұрын
aniga ayaa dhageysanaya waliba 28/11/2019 wana iixasuus heestan waxa dalbatay gabadhayda najma habeenkii arooskaygii mzha allah hada waanu wado joogna
@abdiqanimohamed3792
@abdiqanimohamed3792 4 ай бұрын
Najma qwins ismujiya❤❤❤❤❤❤ more love lmaheeyga hooyadood❤😊😊
@AnfacD
@AnfacD Жыл бұрын
Masha Allah Allahayow soo nabadceli walashey Najma. Allahaw cafimad deg deg ah sii inta Xanuunsan. Aamiin.
@mudnaanchanel9707
@mudnaanchanel9707 5 жыл бұрын
Najma my name😍 Alle haku sharfo suldan 💋💋
@fayzacheik1115
@fayzacheik1115 5 жыл бұрын
Still I am watching 2020😁
@maryanmohamed5947
@maryanmohamed5947 5 жыл бұрын
2019 inta an weli kaxisi dhicin
@cabdiraxmanchannel6803
@cabdiraxmanchannel6803 5 жыл бұрын
Ani wllhy
@suldaansaciid1477
@suldaansaciid1477 4 жыл бұрын
Ani magayga waa najmo ilaa hada waan dhageysta
@ahmedcabdi5380
@ahmedcabdi5380 6 ай бұрын
Inta iga danpaysa 29/12/2023 ad ayn idin jeclhy wana idin salamayaah❤🙌🌺🫂🙏🎉
@najiibhassan
@najiibhassan 2 жыл бұрын
2021 yaa dawanaya inta iga danbaysa like sara ❤😅👏
@yuusufmohamedabdi5098
@yuusufmohamedabdi5098 3 жыл бұрын
She is the one and only i care about. ❤ Najma ❤🥰 hope we unite one day insha Allah
@najmaabdullah5176
@najmaabdullah5176 2 жыл бұрын
🥰🥰🥰
@alibaashi3956
@alibaashi3956 2 жыл бұрын
Taas waa xaqiiq runtii. Allah naa wada sahlo she is my queen 🌺❤️.
@mandeqibrahim8896
@mandeqibrahim8896 Жыл бұрын
@@alibaashi3956 si, any in bini bbctfftt
@adenmohacirale796
@adenmohacirale796 Жыл бұрын
​@@alibaashi3956 ## ٧ضض
@shucaybahmetcali5304
@shucaybahmetcali5304 Жыл бұрын
Wakhti badan kaso waragey ma is calfateena😮
@enjoyahmedi
@enjoyahmedi 2 жыл бұрын
good luck you are not the only one who is watching this masterpiece in 2021
@najmanashad1390
@najmanashad1390 3 жыл бұрын
Suldan serar m.a Thnx mgaca najma aad ufican runti inbadn wan sugaye najma nashad
@Alonebird575
@Alonebird575 5 ай бұрын
Oh song is fire 🔥 Suldaaan Seeeraar ❤Best Singer & Golden voice 16/02/2024 11:02pm hbeenimo ❤😭🫶🏼
@maarigkooke9484
@maarigkooke9484 3 жыл бұрын
Wlhi caawa ayaan dhagaysanayaa 2021
@najmamohamed2282
@najmamohamed2282 4 жыл бұрын
Najma ❤❤❤❤❤❤
@najmamohamed2282
@najmamohamed2282 4 жыл бұрын
Njmoyinkow ka tuma heests
@M.OZIL4
@M.OZIL4 5 жыл бұрын
Istiil iam watching 24/11/2018 iam jigjig💙💚❤️🙏
@Hooyo309
@Hooyo309 2 жыл бұрын
Najma aduunka adaa ugu horeeya ayuu suldaan ileyn mar hore Najmooyinka ugu heesay? maba aana ogeeyn ee iga daba geeya.
@LeofaiNo1
@LeofaiNo1 8 ай бұрын
STILL LESTANING REMEMBER 13/11/2023 ATNITH TIME 10:24 HABEEN SLASA SO GELEYSO 😂
@ahmedzaki6149
@ahmedzaki6149 Жыл бұрын
Najmo gabr ladhaho jeclhy ayadana iima sooo jeedo I.n mar un waa midoobi donaaa 😮❤❤ najma cudoon🎉🎉
@IfrahShukri-fv1we
@IfrahShukri-fv1we Ай бұрын
Wahees aad iyo aad uwanagsan wlhy wn jeclahy maga najmo insha allah wax ubixindoona gabadhayda❤❤
@mohamedabdi4116
@mohamedabdi4116 2 жыл бұрын
Gawar hadan dhalo najmo u bixina insha Allah walaalkey suldan seerar guhaad keep going brother
@caliaadan7738
@caliaadan7738 5 жыл бұрын
Najmo 😍😍😍😍
@mohaanwar4943
@mohaanwar4943 5 жыл бұрын
Suldan best song Long live lion man Free style I like this song
@superherohdsomaliboy3286
@superherohdsomaliboy3286 5 жыл бұрын
Yaa daawanaya 2019
@cabdiraxmanchannel6803
@cabdiraxmanchannel6803 5 жыл бұрын
Ani 🤔
@somalimanintheworld5090
@somalimanintheworld5090 11 ай бұрын
Rajadii nolosha 😢 heestan maxaan dartaa udhagaystay adna aad iga fogaatay ☹️❤️‍🩹❤️‍🩹 waan kuu hanwaynoo hurdo seeexan waayadaney 😢jaceylkaagi baa ihelayee
@nabiihahanti4766
@nabiihahanti4766 3 жыл бұрын
2016 xasuus 😭😭😭♥️
@najmocabdullahi8558
@najmocabdullahi8558 Жыл бұрын
2023 so boqde kama xisa dhaco me song 😇⭐
@ak-di9nn
@ak-di9nn 4 жыл бұрын
Why did this song reach 1m still watching 2020 🤞🤞🤞
@naciimanalka1921
@naciimanalka1921 4 жыл бұрын
wllky suldaan zeeraar illhy ha ikaadaayo❤wllo wllhi 100% waanu ku taageera wxn ka codzanayaa hees naima ana inaad I qAdid inshllh wll dumady wxy kugu raacdy wllhi waad u qalantaa😘🥰dabeecada codka mcn dadnimada la dhaqanka illhy ayaan kubad khyr qaba idinka baryayaa aamiin aamin 🥰🤲🤲🤲🤲
@xasanyareh3796
@xasanyareh3796 5 жыл бұрын
Suldaan seerar hadaad taagerto like zaar
@kornelqurayshi4370
@kornelqurayshi4370 5 жыл бұрын
Qatar
@Zabriin1234
@Zabriin1234 3 ай бұрын
waa ii xasus hestan wlhi😢
@siciidbarre6339
@siciidbarre6339 8 жыл бұрын
anigo harad qaba biyo hortayda yalo anan habenkarine waaaaaw nic word
@NastehoAden-xg2re
@NastehoAden-xg2re 4 ай бұрын
8 year ago 😮😮
@djroblevlogs488
@djroblevlogs488 3 жыл бұрын
2021 yaa ila daawaday like SAAR hada so boqatay
@habibaashe8218
@habibaashe8218 3 жыл бұрын
Igeatu jupp
@naimaaskar9410
@naimaaskar9410 6 жыл бұрын
Waaw hesta najma
@abdifatahyussuf937
@abdifatahyussuf937 3 жыл бұрын
2021 hapenka EiiD ya dhageysanya like saar
@queenaragzan1694
@queenaragzan1694 3 жыл бұрын
Hadaa 2021 daaawaneysid heeskaan like iisaar
@ayodee8808
@ayodee8808 Жыл бұрын
Hestan dhawrka sano ay jirtay ma sii ogayn inaan gabadh najmo ladhaho jeclan dono Wish inaan nolol la wadago qoftas!
@najmacudoon-bk5qu
@najmacudoon-bk5qu Жыл бұрын
Really Ilove this song😫❤
@osam_baaruud3666
@osam_baaruud3666 11 ай бұрын
Same😂
@ahmethdeeqsi510
@ahmethdeeqsi510 Жыл бұрын
Still watching 2023 ❤
Xariir Axmed Heestii Curdaan  Directed Jundi Media  official vedio 2015
4:50
Jundi Media Pro
Рет қаралды 2,9 МЛН
*Suldaan Seeraar | Xamda | Hees Cusub | 2017
6:29
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 1,8 МЛН
Каха и суп
00:39
К-Media
Рет қаралды 5 МЛН
DEFINITELY NOT HAPPENING ON MY WATCH! 😒
00:12
Laro Benz
Рет қаралды 51 МЛН
БОЛЬШОЙ ПЕТУШОК #shorts
00:21
Паша Осадчий
Рет қаралды 10 МЛН
SULDAAN SERAR | QANAC  NEW SOMALI MUISC VIDEO CLIP 2016 (OFFICIAL VIDEO)
5:38
MAAME HD MEDIA PRODUCTION
Рет қаралды 4 МЛН
Dheeman Visualizer 2022
4:11
GULLEDSIMBA
Рет қаралды 13 МЛН
SULDAAN SEERAAR HEES CUSUB ! SAMIIRA DUCEYSAN !  LYRICS 2018
5:29
Heeso Production
Рет қаралды 1,6 МЛН
King Khalid   Nagma
5:21
MarkacadeyMusic
Рет қаралды 11 МЛН
SULDAAN SERAAR HEESTII UGBAAD OFFICIAL VIDEO 2018 DIRECTED JUNDI MEDIA
6:16
SULDAAN SERAR | FATUSHA | NEW SOMALI MUISC VIDEO CLIP 2015 (OFFICIAL VIDEO)
4:31
MAAME HD MEDIA PRODUCTION
Рет қаралды 2,5 МЛН
Maxamed Bk (Been Go Lagu Daday) 2015
7:46
Codka Shacabka
Рет қаралды 3,9 МЛН
SULDAAN SEERAAR | QUMAN | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2023
4:49
Liibaan Jama
Рет қаралды 2,8 МЛН
Alisher Konysbaev - Suie ala ma? | Official Music Video
2:24
Alisher Konysbaev
Рет қаралды 531 М.
QANAY - Шынарым (Official Mood Video)
2:11
Qanay
Рет қаралды 1 МЛН
V $ X V PRiNCE - Не интересно
2:48
V S X V PRiNCE
Рет қаралды 2,7 МЛН
Jakone, Kiliana - Асфальт (Mood Video)
2:51
GOLDEN SOUND
Рет қаралды 6 МЛН
Say Mo - LIL BIT & 1 shot 2 (Waysberg Music Remix)
2:43
Waysberg Music🇰🇿
Рет қаралды 643 М.
Kobelek
4:11
6ELLUCCI - Topic
Рет қаралды 1,1 МЛН