HAMDI ROBLE & SIMAN BELLA | WAAN KUGU DUCEYSTA | EID MUBARAK DJIBOUTI 2021 Official Video

  Рет қаралды 2,651,302

Tusmo Films

Tusmo Films

3 жыл бұрын

FADLAN TUSMOFILMS SAAR SUBSCRIBE HADAAD NAGU CUSUBTAHAY
m.kzbin.info?su...
FOLLOW US ON
TIK TOK: TUSMOFILMS
INSTAGRAME: TUSMOFILMS
SNAPCHAT: TUSMOFILMS
FACEBOOK:TUSMOIFLMSE
WHATSAPP:2265060459
COPYRIGHT PROTECTED BY SOMIPP AND TUSMO FILMS 2020
MIDHAHA:AHMED HERSI
LAXANKA :HAMDI ROOBLE
MUSIC : NABIL MED
CAMERA: JAMAAL ADAAWE,CABDIQANITUSMO,CHINE,AFGIO
PRODUCER: JAMAL CADAAWE & ABDULLAHI KING
MANAGER: M.ABSHIR
want to support tusmofilms produce more high quality songs
paypal.me/tusmofilms?locale.x...
we constantly produce songs from your favourite somali artists
awale adan,isilaaji,kiin jamac,guled simba,faysal muniir,lafoole,maslax mideeye,ugbaad aragsan,khadrar silimo,mursal muse,maxamed bk,suldaan seeraar,lil baliil,king ck,wiz b,sharma boy,farxiyo kabayare,ilkacase qays, nasiib ali, maxamed kadheeri,ikran ozil,omaar bar bar,king jaceelow,maxamed biibshe,khadar keeyow,abdikariin ali shaah,ali zaki,saalaha sanaag,asma saban,fardiy fiska,xusein shire,xaawo kiin,zaki yare,xabad olad,deeqa ahamed,fartuun birimo,miss xiis,liibaan jig jiga,xariir ahmed,abdirizak carab,dalmar yare,ahzaab osman,hodan abdirahman,yurub geenyo,sahra kiin,abdirizaq anshax,dayax dalnuurshe,najiib alfa,ismail danan,ayana,asad faqdiid,tahliil yare,nimco migil,xayaad maydal,shaadiya sharaf,nadiira neyruus,deeqo afro,waayaha cusub,sharma boy,wiz p,somai rap,suldaan seeraar,najma nashaad,khaalid kaamil

Пікірлер: 613
@maxamedabshir3814
@maxamedabshir3814 2 жыл бұрын
Saddex bilood kadib maanta ayaan helay heestan. Waw waar bal gadaashay hadaad daawato like ta ga Ila dhaafin 😍
@ummumanaal6494
@ummumanaal6494 2 жыл бұрын
Bil ka dib baan ku like gareyay salaam huuno
@Liikaasimedia9055
@Liikaasimedia9055 2 жыл бұрын
Dacadi rero social media ma tihid Malaha
@najaxjihaad9645
@najaxjihaad9645 2 жыл бұрын
5 bilod kadiip like ku siyeye
@sonacihc
@sonacihc Жыл бұрын
One year and + later you got my like mate 😊
@MiskiAbdi-rs8hq
@MiskiAbdi-rs8hq 11 ай бұрын
​@@ummumanaal6494😅😅😅ppp8l90ppppp0l0p00pp😅000 Plpp😊
@amuun_xoxo
@amuun_xoxo 2 жыл бұрын
Adunka waxa ugu qurux bdn qofaa jeceshahey asigana sidokale ku jecel hadu calafka ilhay niskayn daro nasibkasna waxa helo qof nasib bdn ana dadkas nasibka bdn ayan ku jira oo manta waxan xaskisa ahay qofka adunka ugu jeclahy oo mar wlba ku ducesan jiray mahadsna ilhy aya iska leh alxm😭❤
@aksiirahmed4077
@aksiirahmed4077 2 жыл бұрын
Msha allah alle haysku kiin dayo wllo anagana wax khyr qaba noguso ducee.🥰💃💕
@yaasmiinmohamed3031
@yaasmiinmohamed3031 2 жыл бұрын
Xaqiiq mazha allh allh ha isku kin dayo wll
@bintuabdikanialisoumeya3866
@bintuabdikanialisoumeya3866 Жыл бұрын
Mashallah hbbty Aad baad oo nasib badan thy Runti wa guul iyo hamblyo ku so hoyaday
@SalmaSiman-qj4on
@SalmaSiman-qj4on 4 ай бұрын
Adigu wadba heshe anaga naa ilhy baa no maqan 😢😢❤
@SalmaSiman-qj4on
@SalmaSiman-qj4on 4 ай бұрын
Adigaba helay anaguna ilahy baa noo maqan 😢😢❤
@sharmaarkecawke8238
@sharmaarkecawke8238 2 жыл бұрын
Kuwani waa reer Djibouti 🇩🇯 , waa dad lagu yaqaanay inay sidan cajaa'bka oo kale u heesaan love from somaliland🩸❤🥰
@soumeyamahamoud479
@soumeyamahamoud479 2 жыл бұрын
Mahadsanid walal yes dadki fanka iska laha baa soo laabtay🇩🇯🍯🍯 fanka noo baahan runti
@meymuunabdirizaq1961
@meymuunabdirizaq1961 2 жыл бұрын
Waa yaab meshas maad wax ka radinesaan war ilhy ka cabsada.fanku somali dhan kawada dhexeyaaa.marka qolo intaa amaanto qolo kale ha u ceyn Somaliyey waxas ka weynada waxaa doqonimo noo eh anago somali ku wada hadleno inaa is faquuqno ceen ceelek🙏
@sharmaarkecawke8238
@sharmaarkecawke8238 2 жыл бұрын
@@meymuunabdirizaq1961 cidna anuu ma caayin, magac kale oo soomaali leedahayna ma sheegin kaliya waxaan qiray waxaan haysan karri waayay, haddii cid loo qiro waxay samaysayna maaha in cid la caayay waa waxyaabaha inaga khaldan hadaynu soomaali nahay. inay kugu adkaatay ood ka xanaaqday inaad aragto reer Djibouti oo la amaanayo mooye wax kaloo ku daari karroo ka xanaajin karra ma odhan anuu........
@meymuunabdirizaq1961
@meymuunabdirizaq1961 2 жыл бұрын
@@sharmaarkecawke8238 Abowe ani cidaa hesataa kuma dhihin kow dheh qof amaantisa waa qof kale cadisa ogow mida kale somali baa ahy jabutina waligey ma tagin lkn waxaa ogahy inee somali jogto.dadkane waa isku key mid adne sidas sameey.wixi qirad ehne qalbigaa ku heso👍
@hibaosman2630
@hibaosman2630 2 жыл бұрын
@@soumeyamahamoud479 je
@ayaancabdi2770
@ayaancabdi2770 2 жыл бұрын
Dadka qof kaan ujeclahay waan haystaa Wana mama mcn oo ah darbiga nolosha dulqaadkeduna waa hibo dunida ayada mudan 🥰🥰🥰inaad hooyo heysato waa deeq ilahay m.a alx waan faraxsanahay cimridheer Ayaan ugu duceyaa🥰🥰
@xamsefaarax3998
@xamsefaarax3998 2 жыл бұрын
Yaaka vcn🍫❤️🥺
@ayaancabdi2770
@ayaancabdi2770 Жыл бұрын
@@xamsefaarax3998 qofna kama ficna mam the queen 👸 ♥
@soumeyamahamoud479
@soumeyamahamoud479 2 жыл бұрын
Dadkii fanka iska laha baa soo laabtay 🇩🇯🍯🍯💎🇩🇯 Eesh Qiyaasak💫waxasa hees ah🖤✊🏽
@ahmedhussein5145
@ahmedhussein5145 2 жыл бұрын
Dadka fanka iska leh waa reer hargeysa ee idinkuna waad ku xigtaane haynoo wada shidnaato makhaayadu
@yahyamahdi5892
@yahyamahdi5892 2 жыл бұрын
@@ahmedhussein5145 awale aden wa fananku ugu wayn taarikh soomaliyeed ila imika record haysta wana reer jabuuti.reer hargeisow wax qira jabuuti dhinaca fanka wa nigaga horaysa waligeed.
@niyaalshilall5914
@niyaalshilall5914 2 жыл бұрын
Djibouti 🇩🇯 mar kale ayay fankii lagu yaqaaney soo celiyeen ✨🤍 cajiib!!! Salaamullah inta iga danbeysa from Mugadishu 🇸🇴 Ciid Mubaarak 3/May/2022 ✨
@UMP9YT
@UMP9YT 3 ай бұрын
Song 🎧 2024 ❤🤕
@nimcohassan1683
@nimcohassan1683 3 жыл бұрын
Hadii ay daruuruhuu Rajo da'i lahaayeen Ama dooqa lagu helo Dadka taad u jeceshahay Adi kama daalen oo kama daaleen In dareen bogeygiyo Beerkeygu uu dago Waa deeq ilaahey Ana daacadeyday Qalbigeygu ku diran Inuu damacu Kuu galo Ruux darajadadale Waa deeq ilaahey Ane daali mayee Waa kugu duceysta Hadii dunida oo idil Dumar xilashadoda Ama dooqa lagu helo Dadka taad u jeceshahay Adi kama daaleen oo kaama daaleen Ana deeqsigeygow Dadba kula simo Dabciga ka tahay hodan Dulqadkagu waa hibo Dunidana aduu mudan Inuu damacu Kuu galo Ruux darajadadale Waa deeq ilaahey Ane daali mayee Waa kugu duceysta
@Ahmedhirsi8
@Ahmedhirsi8 2 жыл бұрын
Thanks nimco Hassan wakhti ayaad galisay
@Khadercishqi
@Khadercishqi 5 ай бұрын
3:03
@amiiracali2642
@amiiracali2642 2 жыл бұрын
8bilood ka hor ani iyo xajigayga isku qadi jirnay anago xiliga hasawaha ku jirnay alx hada waxa alle no aqbalay ducadan ku ducaysan jirnay ❤️💍 Ana dacadkaygow qalibigaygu ku diran Inu damacu ku galo Ruux darajadada leh Waa deeq ilaahe Ana daali maye Wakugu ducaysta ❤️❤️
@caashahodan6074
@caashahodan6074 2 жыл бұрын
Haa ana sido klealx
@yonezcrown
@yonezcrown 3 жыл бұрын
Hamdi Rooble Iyo Siman Bella 🙌 Big Fam 🔥💯 Best Laxan With Hamdi Music🔥 Onthe🔝
@ayaancabdi2770
@ayaancabdi2770 2 жыл бұрын
Legend yonez crown 👑
@awalehabdiali678
@awalehabdiali678 3 жыл бұрын
Des artistes propriétaires ! Runtii waan wata Ereeyo cusub,Laxaan cusub,Music cusub oo macaan waa astaamaha xidigaha sanadka !
@NasirAhmed-ko8rw
@NasirAhmed-ko8rw 2 жыл бұрын
Inu damacu Ku galo ruux darajadaada leh waa deeq ilaahe ana daali maaye wan kugu ducaystaa 🥰😍
@amalkaaba2295
@amalkaaba2295 2 жыл бұрын
Inu damacu kuugalo ruux darjadaadle waa deeq ilaahe ana daalimaye wankugu ducaysta🤲😘maxmed cumar cali 😘my blood❤ my love my life 👑dulqaadkaagu waa hibo dunida ada umudan🙏💍my really life 😭👫
@deeqzichennel4023
@deeqzichennel4023 19 күн бұрын
Hadda maxamed intu ku dambeya
@guledali9941
@guledali9941 2 жыл бұрын
woow eshcala fanaanin iyo heeso classic ah. Reer Djabouti noolada love from Hargeisa.
@ilwadabdikarim5484
@ilwadabdikarim5484 2 жыл бұрын
Sido kala walaal one love m'y number one💋🥰Djibouti
@garaadmaxamed1214
@garaadmaxamed1214 2 жыл бұрын
.
@salmaadem4215
@salmaadem4215 2 жыл бұрын
Heestu ninka keliya ayey macan ku tahy😪❤️
@axmad5724
@axmad5724 2 жыл бұрын
Abayo maseera kow ka sinaye kkkkkkkkkk
@shaaficicabdi4631
@shaaficicabdi4631 2 жыл бұрын
Really kaligii aya ku cod macaan
@salmaadem4215
@salmaadem4215 2 жыл бұрын
@@axmad5724 😂hush
@guuledakon9040
@guuledakon9040 2 жыл бұрын
Haa wlhy wa ruunta
@qbdiguelleh6671
@qbdiguelleh6671 2 жыл бұрын
Hamdi robleh chanteur compositeur l'étoile montante de la république de Djibouti le future star internationale de la communauté somalienne
@maayavolges1871
@maayavolges1871 2 жыл бұрын
Fananiinta reer Djibouti 🔥🔥🔥♥️
@Qofnaba.
@Qofnaba. 3 жыл бұрын
Yaa salaam waxaasa hees la ga dhaha laba fanan oo aad u da yaryar weeji cod macaan shaxshaxna isla helay😂🌸🙏🏾❤️👑
@fatmaseiffatma2283
@fatmaseiffatma2283 2 жыл бұрын
Walaahi I don't understand the language but I really love this tune 👌🥰🥰🥰😘😘😘
@abachirahmed539
@abachirahmed539 3 жыл бұрын
Both talented artist keep going hamdi & simi thanks #tusmo films 🇩🇯
@abdouhaabosman7855
@abdouhaabosman7855 2 жыл бұрын
Laxanka=100% Midhaha=100% Codka=100% Jaaska=100% Heestu wa top iin yarma ma laha
@abdoulfatahdjama6410
@abdoulfatahdjama6410 3 жыл бұрын
Woww wonderful song Djibouti 🇩🇯one love 💘❤together ❤
@lareinedeafrique2954
@lareinedeafrique2954 2 жыл бұрын
Waaw in uu damacu ku galo ruux darajada lee wa deeq ilaalee wankugu ducaysta 👏🥰 💯✅ Djibouti 🇩🇯 tu me manques trop 😞
@yahyamustaphaismail9422
@yahyamustaphaismail9422 2 жыл бұрын
Wiilka Laxankan Saaray Heesta Wallahi Waa Cajaa'ib Gabigiisuba 😍❤🖤🤍
@Sheeko-Sheek0
@Sheeko-Sheek0 2 жыл бұрын
isla fanaaanka ayaa saare hamdi roble🤍
@Queen_girl4838
@Queen_girl4838 3 жыл бұрын
Hees Macaan horey usocda inshallah kooxda cusub🇩🇯🇩🇯🇩🇯❤
@idirisibnucabdi4371
@idirisibnucabdi4371 2 жыл бұрын
Keep going esh calaah hees
@alideq2886
@alideq2886 2 жыл бұрын
To those to djiboutians singer i m very proud of guys well done lovely song love you all
@safiyamohammed6548
@safiyamohammed6548 2 жыл бұрын
This is my best and best favourite song ever when i hear this song i cried alot coz i remember my ex boyfwend🌹🌺🌺🌺🌺🌺🌺🥀😊😘😍
@KingXamaadaOfficial
@KingXamaadaOfficial Жыл бұрын
Ustaad Hamdi Rooble and My Beautiful Queen Siman bella❤️ Heestan waa heesta somali ugu top-san “Inu damacu kuu galo Ruux darajaadada leh Waa deeq illaahe Ana daali maaye Waan kugu ducaystaa”❤
@zeekamed6857
@zeekamed6857 3 жыл бұрын
Siman Bella so gorgeous and those dance move 💃honey love it 😘♥️
@dhelitiraninadayib4640
@dhelitiraninadayib4640 3 жыл бұрын
Let
@abdirashiidaliismail1588
@abdirashiidaliismail1588 3 жыл бұрын
@@dhelitiraninadayib4640 a
@fahmohassan4719
@fahmohassan4719 2 жыл бұрын
A1
@mustafebn14
@mustafebn14 2 жыл бұрын
Right
@zouhourmohamed586
@zouhourmohamed586 2 жыл бұрын
Wowo 😍mahalah 🥰💞❤
@GULED.M
@GULED.M 2 жыл бұрын
I can't say anything is on fire 🔥I love it 😍🙌
@mubarikahmeosman5159
@mubarikahmeosman5159 2 жыл бұрын
Hamdi robleh is the best laxamiste in Djibouti
@mohanouh1523
@mohanouh1523 2 жыл бұрын
Laxanka ma asagaa leh ? I was wondering who did it for them
@mubarikahmeosman5159
@mubarikahmeosman5159 2 жыл бұрын
@@mohanouh1523 haa isagaleh bro
@mmggaboose6575
@mmggaboose6575 3 жыл бұрын
Reer Jabutiyaw Waan Idin wataa lakiin belaayo waxaa ku dhigteen saxiibayaal Francis baaa isaga turanaysan Gar iyo Gardaroba wan idin Hiil walaal batihiin
@osmanadawe8379
@osmanadawe8379 3 жыл бұрын
Francisku wa officiel language wllky
@samatarmahdi7319
@samatarmahdi7319 3 жыл бұрын
mhdsnid wll faransiska wxn waxku fahansina umadahakale
@nouradinemed8458
@nouradinemed8458 3 жыл бұрын
Thanks brother
@kenedidhadi8701
@kenedidhadi8701 3 жыл бұрын
Sxb sheekh rusheeyee ubaahan nahay baabka faransiiska naga rogaa 😜😉😅
@farhiyaisman7541
@farhiyaisman7541 3 жыл бұрын
MMG Gaboose 😂😂😂😂😂
@abdullahihassan7274
@abdullahihassan7274 2 жыл бұрын
Reer jabuuti music cadi ma ahan xaqiidi waanka qeeliyay
@somalimemes1337
@somalimemes1337 3 жыл бұрын
Djabuuti talent baa tala fanka wa idin bahan yahay 💘😻
@soumeyamahamoud479
@soumeyamahamoud479 2 жыл бұрын
Walee fanka noo bahan 🇩🇯🍯 wan soo laabanay walal
@missaomar3190
@missaomar3190 Жыл бұрын
Ismacil cumer geele aya ku fadhiistay jabuuti yax
@mubarakroble
@mubarakroble 2 жыл бұрын
Love from Somalia reer Djibouti classic song👌❤️
@Akuloo04
@Akuloo04 2 жыл бұрын
M,a wlhi
@skymedia3681
@skymedia3681 3 жыл бұрын
HAMDI isagoo yar ban qaraamiga ka daawan jiray. Codbaa lagu manaystay labadan fanaan.
@hassanibrahim4465
@hassanibrahim4465 3 жыл бұрын
Wa runta wll
@miskihilaal2051
@miskihilaal2051 2 жыл бұрын
Hamdi ma ninka mise inanta😁
@aaminaahmed218
@aaminaahmed218 6 ай бұрын
​@@miskihilaal2051😂😂😂
@mohacadnaan9081
@mohacadnaan9081 2 жыл бұрын
*Hadii dunida oo idil *Dumar xulashadooda *Ama dookha lagu helo *Dadka taad ugu jecesh *Adi kaama daaheen *Oo kaama daaleen👌💥💥💥❣❣❣
@yacouubshama6987
@yacouubshama6987 3 жыл бұрын
Vraiment très belle chanson hore u socda mes amis me félicitations 🤗💪❤🙏💥🎇✨🎉
@mohameddjamaabdillahi
@mohameddjamaabdillahi 2 жыл бұрын
Reer Djibouti 🇩🇯🇩🇯🇩🇯 ninkan halaa tageero walahi waa fanaan iyo badh je vais visiter dikhil inchallah rien que pour le rencontrer inchallah
@user-kf8hx7zi9x
@user-kf8hx7zi9x 4 ай бұрын
Nice songs ila hda wn dhaystaa 2024
@sirabdiwahidkj692
@sirabdiwahidkj692 2 жыл бұрын
Hamdiyoow Sxb Waxaagu waa Xad Dhaaf😋, Laxan Macal Cod☺️☺️.
@Gocosho124
@Gocosho124 Жыл бұрын
Inuu damacu kuu galo. Ruux darajadaada lee. Waa deeq ilaahiyee. Anna daali maayeee. Waan kugu ducaystaaa ❤❤❤❤.
@shukricabdi3207
@shukricabdi3207 2 жыл бұрын
23/10/2021 ayaa heestan noo daarnayd aniyo sowjkayga 7 sano kadib marka nolasha kumidownay maalintas jawigeena wax kle ahaa ana daalimayee wn kugu ducaystaa ducadii alle noo aqbalay alx
@mohamedsapesofficial6045
@mohamedsapesofficial6045 3 жыл бұрын
Labo légende siman iyo hamdi Robleh macalinka laxanka Djibouti uu qaybsaan
@DrAsiyahaybe
@DrAsiyahaybe 8 ай бұрын
Best laxamiste walahi❤❤❤ greeting BORAMA . Aad ayan khibrad ugu lee yahay FANKA IYO SUUGANTA ninkasi waan saxay 90%
@seynabhariir9436
@seynabhariir9436 Жыл бұрын
Welcome back tolkay ciise madoobe tanoo kale DIR baa samayn Kara From MAAHA DIR IsAAQ Qoladii ka xanaqi jirtay midnimada dir soo yaaaca walaahi Bilaahi tolaahi CIISE MaDOOBE Dadkale wayska xignaa Dir bananu isla nahay ❤❤❤
@alisoumbouli1360
@alisoumbouli1360 8 ай бұрын
labadan waa samaroon
@kipirley5478
@kipirley5478 2 жыл бұрын
tan heesyo lama dhaho way hees dhaftay 🤤🥵❤
@kenedidhadi8701
@kenedidhadi8701 3 жыл бұрын
Reer Djibouti waxa uso baxay fanaaniin laga daba dhacay. Horee usocda 👍
@arahimyusuf2980
@arahimyusuf2980 2 жыл бұрын
Yasmin Ibrahim farah Boqoradeyda 🥰 marwaydeyda insha allah waxan ilahay ka rajeyna inuu calaf iskugu keen daro Heestan adaan kula jeclaadey 🥰❤ waanN kuu hibeeyay Ilove you mcney❤
@Milgo258
@Milgo258 2 жыл бұрын
Amin hubby love you too 🥰❤️
@boqoradainaabdulkadirquen861
@boqoradainaabdulkadirquen861 2 жыл бұрын
Masha allh allah ha isku kee daysto my quen &duma waligiina wada jira oo wada joga oo ii faraxsanada 👏🥰❤😘🥀🥀❤
@shiresmotivation1390
@shiresmotivation1390 Жыл бұрын
Sxbow . Weligay comment kama bixin hees lakin walahay qoral kaga iyo sida ay uga so hawab ta i khasabtee .. guulaysta insha Allah ... marka jacayl kiinu midho dhalana halkan nagu xasuusiya intaana ducadaynu wadaynaa
@baddiex2092
@baddiex2092 2 жыл бұрын
His voice 😍
@habibalwan9585
@habibalwan9585 2 жыл бұрын
Her voice 🔥🔥🔥 too
@axmednajax9577
@axmednajax9577 2 жыл бұрын
run ahaanti waa hees dhaaftay tani haday noqoto erayo top ah laxan aan caadi ahayn cod tolmoon iyo musig mucjiso ah waxba lagama qaban karo hore u socda ayaan leeyahay
@asadbeellochanel9237
@asadbeellochanel9237 3 жыл бұрын
Hamdi rooble nice voice iyo laxanba cawaale boss ugama banaana jabuti
@mohametabdulkadir1597
@mohametabdulkadir1597 Жыл бұрын
What a song! The people of Djibouti have special natural talents, Hamdi Robleh is one of the people with a unique talents. ❤🇩🇯
@macrufhassan9476
@macrufhassan9476 Жыл бұрын
U6😢7.uy Ci😢😊pour
@najmamadinamounawarachanne9101
@najmamadinamounawarachanne9101 7 ай бұрын
But his voice its just a piece of shut 😮
@suhaybgiire7478
@suhaybgiire7478 2 жыл бұрын
Labada Fanaan,Heesta,Music,Laxanka,Ciyaarta 100%🤗😏
@ashleyapdirahman1488
@ashleyapdirahman1488 2 жыл бұрын
Best Song of the year 🔥🔥🔥 murti laxan music🔥💯💯💯❤️
@tolmoontube1842
@tolmoontube1842 2 жыл бұрын
wadna washeen Good Voice Reer Jabuti🇩🇯🇩🇯
@serahmed5346
@serahmed5346 2 жыл бұрын
This song has deep touching melody. Like this song make me feel that our beloved music is as high as we imagine. Djabouti.
@youngyahye4765
@youngyahye4765 2 жыл бұрын
Yea definitely I agree . Very catchy melody and lyrics
@mohameddeeq3107
@mohameddeeq3107 2 жыл бұрын
I know how it feels bro, just keep moving life will give you more beautiful memories and bright full days so enjoy every moment.
@fayemuse3621
@fayemuse3621 2 жыл бұрын
So touching, I love listening this song with my hubby 😍❤️
@khairehmed6479
@khairehmed6479 2 жыл бұрын
woow what talents Hamdi robleh and My sweet siman I adore you both😘😘😘🤟🤟
@yahyezadiiq7106
@yahyezadiiq7106 2 жыл бұрын
reer jabuuti wllhi waa another level wxaan ka baqayaa inay fanka nagala wareegaN 😅
@soumeyamahamoud479
@soumeyamahamoud479 2 жыл бұрын
Dadkii fanka iska laha baa soo laabtay 🇩🇯🍯🍯 ka carar meesha
@sagalcawil2832
@sagalcawil2832 2 жыл бұрын
Fov song😩❤️ Ana daLi maYe Daud wnkugu Ducaysta😰❤️🫂
@iskaramu2371
@iskaramu2371 3 жыл бұрын
My two favourite artists much love from Kenya 🇰🇪
@habonedjibrilhassan2181
@habonedjibrilhassan2181 3 жыл бұрын
They are from Djibouti 🇩🇯
@amiraosman2690
@amiraosman2690 3 жыл бұрын
O
@zanoubelmihoch9552
@zanoubelmihoch9552 2 жыл бұрын
Ie est un site de rencontres pour les enfants et les enfants qui ne sont pas des enfants et
@jacobbouhofficial
@jacobbouhofficial 2 жыл бұрын
La famille au complet
@zanoubelmihoch9552
@zanoubelmihoch9552 2 жыл бұрын
Jz is not a good thing for me as I am not going to be able or not to get a good job and I want to be a good fit for my company as well
@nourahussein2534
@nourahussein2534 9 ай бұрын
Faarax mijo basto ku aaa way my kings 😂😂❤wan idin jclhy la'an tiina abaar weye alle ha idin xafido ❤❤😂
@khadankayse3809
@khadankayse3809 2 жыл бұрын
Jah Jah wanqiiroday😭
@hmzemuztafe890
@hmzemuztafe890 2 жыл бұрын
HEeztii hEezaha wEeye WaaLa YaapeY_______🤩
@abdirahmanmahad9399
@abdirahmanmahad9399 2 жыл бұрын
Music wax kale ah iyo fanaanin isku soo baxday , Miruhuna Lagma sheekeyn karo 😇 TUSMO FLIMS🥰
@somalihiphopproduction5774
@somalihiphopproduction5774 2 жыл бұрын
This deserves more than 5M this is not fair
@prettybloosom1571
@prettybloosom1571 2 жыл бұрын
Waaw he has a future,keep going Hamdi ,lovely voice
@safiamaxamud4435
@safiamaxamud4435 2 жыл бұрын
@kikiadnan773
@kikiadnan773 3 жыл бұрын
VOIX SUPER FORMIDABLE ET LE TALENT BASH BASH heestani walayabey Mon couzin le miscien se le magicien
@mohamedmohamudfarah51
@mohamedmohamudfarah51 2 жыл бұрын
Dharka iyo style ka Gabadhu Waa mid Xaasaasi ah
@solthanmzi7771
@solthanmzi7771 3 жыл бұрын
Music aya wataa WlHi
@idrizgalaidh5591
@idrizgalaidh5591 2 жыл бұрын
This song is Another level🔥
@fardowsoxasan9111
@fardowsoxasan9111 2 жыл бұрын
Waaw rer jabuti ish caal heees
@aliapdizalln4179
@aliapdizalln4179 2 жыл бұрын
waa mc maagahejay👌💋
@mohamedisman8205
@mohamedisman8205 2 жыл бұрын
@@fardowsoxasan9111 llllkĺĺ
@suberstar8911
@suberstar8911 Жыл бұрын
Omg 😥 Heesta sidan umac an youtube kujirtay Mudo sanad ah hadane arkin Ciil bdna balse hada dhiig kaakena 👌🔥😜
@cawaalecaydaruus3455
@cawaalecaydaruus3455 11 ай бұрын
Xamdi Rooble laxannadiisu waa duni kale!
@varaskavlogs5141
@varaskavlogs5141 2 жыл бұрын
Another Level Best Fav Song🎶🎧
@axlaamali7560
@axlaamali7560 2 жыл бұрын
Hadal makartaan mcha allah calaykum talented human beings🔥🔥🔥🔥 kadaali maayo wankugufduceyztaa
@hamzabachir2154
@hamzabachir2154 3 жыл бұрын
machaalah Hamdi Rooble iyo siman bella vs ete magnifique horey uso co
@happyahmad9689
@happyahmad9689 3 жыл бұрын
Wooow best dance siman bella keep gowing guy's best song
@kikiadnan773
@kikiadnan773 3 жыл бұрын
YA SALAM
@nagadhussien6
@nagadhussien6 3 жыл бұрын
Mashallah siman our star keep shinning🤩😍
@KhalidHasenrashid
@KhalidHasenrashid 2 ай бұрын
Hestan marwalbon so xasusto xita hade ii dawloudgaresanthy Inan KZbin inta galo ka radiyo why wan jclhy ❤❤❤
@legend01743
@legend01743 3 жыл бұрын
Masha Allah Rorey u soco my favorite best time🇩🇯❤🇩🇯❤🇩🇯❤🇩🇯❤👌
@xusnitv4536
@xusnitv4536 2 жыл бұрын
Heestan wnku hasta Mahdi roobleh wa lacib is nacay salan sare slan Mr mahdi ✌️
@kalgacal.jama55
@kalgacal.jama55 9 ай бұрын
2021 ugu danbyn xsuus io jacayl fara badan kadip cawan so boqday heestan 2023 ❤
@hamzikbzk8802
@hamzikbzk8802 3 жыл бұрын
reer jabuuti music gacanbaan utaagay bilaa calayk 🥰🥰🥰💖🇩🇯
@nabiilaibraahim9032
@nabiilaibraahim9032 2 жыл бұрын
Best song of the year🔥🔥🔥
@user-pj3zj5fj2p
@user-pj3zj5fj2p Күн бұрын
The best 👌 hamdi roble Heestan 6 jeer kuso ceshaday manta oy thy 2024 /4 /8 😊
@hamzadjamadoualeh5059
@hamzadjamadoualeh5059 3 жыл бұрын
horey usocda HAMDI ROBLE& SIMAN BELLA
@nuranizmacil7702
@nuranizmacil7702 2 жыл бұрын
Ayy❤️😘 Heestan lama odhan karo🥰another leve🔥🥰
@hamzahoussein1513
@hamzahoussein1513 3 жыл бұрын
Best talent guys keep going
@deeqziabdi4750
@deeqziabdi4750 2 жыл бұрын
Esh calaa hees keep going al fanaan hamdi rooble iyo siman bella 💥💎😍😘
@aicharabileh2747
@aicharabileh2747 3 жыл бұрын
Waw leurs voix nous épate jour après jour ,fier de voir des très jeunes artistes
@khairehmed6479
@khairehmed6479 2 жыл бұрын
Ouais on ne fière de l'avoir comme eux ma belle 😘
@OdayKani
@OdayKani Жыл бұрын
P
@najiibinamoh9224
@najiibinamoh9224 Жыл бұрын
​@@khairehmed6479 qqqqqqqqqqqqqqqqqqq
@abdirashid5427
@abdirashid5427 Жыл бұрын
​@@OdayKani❤
@abbe6438
@abbe6438 2 жыл бұрын
Another cawale Yare weeye ka yari 🔥🔥👌🏾🙌🏾
@mowahiteprahem9283
@mowahiteprahem9283 2 жыл бұрын
Codadkina iyo muqalkinu isma laha best wlhy💜
@farhiyaisman7541
@farhiyaisman7541 3 жыл бұрын
Tusmo Films horeey oo socdaa 💖💖💖
@ademstudio7927
@ademstudio7927 2 жыл бұрын
hamdi rooble waa fanan musqabal leh woooooow from somaliland
@muntazmuntaz6398
@muntazmuntaz6398 2 жыл бұрын
mashallaaha reer jabouti way tageen
@xamdaabtidoon7329
@xamdaabtidoon7329 2 жыл бұрын
Waxaan hees wey dhafty wlhi markaas cml fanka jeclada ina galo 🎤🎧🎹🎸🎼🎙
@ifraxxasan1353
@ifraxxasan1353 2 жыл бұрын
Axsan fanaaniin
@yaxyeym3766
@yaxyeym3766 2 жыл бұрын
This song 🎵 is another level 💥💯 1/10/2021 8:50 habeenimo sabti so galayso
@charkomohamed1715
@charkomohamed1715 2 жыл бұрын
Du très haut niveau. Chapeau.👏
A little girl was shy at her first ballet lesson #shorts
00:35
Fabiosa Animated
Рет қаралды 16 МЛН
Получилось у Миланы?😂
00:13
ХАБИБ
Рет қаралды 5 МЛН
RAHIMA ALI - CAASHAQAGA GUUNTA TAYO BAND 2022
6:17
Waqal WStudío
Рет қаралды 746 М.
Xayad maydal | Heesta Dookh | Haldoor GR | Horn Cable Tv 2018
5:37
Horn Cable Tv
Рет қаралды 1,9 МЛН
AMIIN YARE - II FUR BUUGA NAXARIISTA - OFFICIAL VIDEO 2024
5:01
Samiir Zaam
Рет қаралды 12 МЛН
SIMAN BELLA | XASUUSTII FATUMA | DJIBOUTI SHOW 2022
5:54
Waqal WStudío
Рет қаралды 1,3 МЛН
YAXYE ABDIQADIR & IKRAN MAXABE BOGA IYO LAABTA ISKALAAJI SHOW DJIBOUTI
10:20
MUSTAFE KANTE | QALBI KULA MIDOOBAY | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2024
5:01
MUSTAFE KANTE
Рет қаралды 1,5 МЛН
akimmmich (feat. Turar) - UMYTTYŃ BA?| official lyric video
2:54
Taxi
3:06
Sadraddin - Topic
Рет қаралды 274 М.
Sadraddin - Taxi | Official Music Video
3:10
SADRADDIN
Рет қаралды 1,3 МЛН
Munisa Rizayeva - Aka makasi (Official Music Video)
6:18
Munisa Rizayeva
Рет қаралды 15 МЛН
Jaloliddin Ahmadaliyev - Erta indin (Official Music Video)
4:32
NevoMusic
Рет қаралды 2,7 МЛН