Barnaamijka suaalaha 10 march 2016 Hargaysa

  Рет қаралды 149,227

Cabdimaalik muse coldoon

Cabdimaalik muse coldoon

Күн бұрын

nagala soo xidhiidh:
cabdimaalig3@hotmail.com
cabdimaalig@gmail.com
sindibaad,
+252634431955 ama +252659300984
twitter: abdilmaalik
Skype:abdilmaalik
facebook page:cabdimaalikmuusecoldoon

Пікірлер: 149
@hubsohorta5035
@hubsohorta5035 8 жыл бұрын
كفارة اليمين بينها الله تعالى بقوله: ( لا يُؤَاخِذُكُمُ اللَّهُ بِاللَّغْوِ فِي أَيْمَانِكُمْ وَلَكِنْ يُؤَاخِذُكُمْ بِمَا عَقَّدْتُمُ الأَيْمَانَ فَكَفَّارَتُهُ إِطْعَامُ عَشَرَةِ مَسَاكِينَ مِنْ أَوْسَطِ مَا تُطْعِمُونَ أَهْلِيكُمْ أَوْ كِسْوَتُهُمْ أَوْ تَحْرِيرُ رَقَبَةٍ فَمَنْ لَمْ يَجِدْ فَصِيَامُ ثَلاثَةِ أَيَّامٍ ذَلِكَ كَفَّارَةُ أَيْمَانِكُمْ إِذَا حَلَفْتُمْ وَاحْفَظُوا أَيْمَانَكُمْ كَذَلِكَ يُبَيِّنُ اللَّهُ لَكُمْ آيَاتِهِ لَعَلَّكُمْ تَشْكُرُونَ
@qarandoonmedia829
@qarandoonmedia829 6 жыл бұрын
mahadsanid
@guuusha3699
@guuusha3699 8 жыл бұрын
Waad mahadsantey walaal Abdi malik.Waa barnaamij wanaagsan o dadka aqoontooda diinta kordhinaya, halkaasna kasi wad.Gabadha sahra halgan waa qof xariir ah o qalbi wanaagsan.
@nimoqalibi934
@nimoqalibi934 8 жыл бұрын
I have friends from Yemen in uk so Yemen is brothers we love Yemen insha allaah .allaah give them aman
@fkandhj
@fkandhj 8 жыл бұрын
70 percent somali they dont know dis questions ,,we all read quraan but the meaning we dont know ,,, dont blame reer hargaysa only ,,, im from muqdisho ,, this show teachs alot , thank cabdimalik and your crew ,
@ismaiilsomalialjazeeranewt3836
@ismaiilsomalialjazeeranewt3836 7 жыл бұрын
mashaa Allah waalal cabdi maalik muse coldoon Allaha kuxafido adiga iyo inta wanagsan mash Allah
@muhaahmed3326
@muhaahmed3326 5 жыл бұрын
Subxanalah dadkenu diinta wayka madhanyihin
@soo7971
@soo7971 6 жыл бұрын
ما شاء الله تبارك رحمان الله يحفظك يا ايمن نورت البرنامج 😙😘
@qaasimcabdi9014
@qaasimcabdi9014 7 жыл бұрын
kkkkkk waa la cadaabaya waana ahlu naar bu yiri odayga
@caydaruuscabdi3797
@caydaruuscabdi3797 5 жыл бұрын
Jazaakalaah wll kay cabdimalik wan kafaa idaystay barnaamijkan
@amirajamac970
@amirajamac970 8 жыл бұрын
maasha allaah waan jecelahay barnaamijka waana laga faa iida lkn waxaan ka xumaaday dadka dalkeeni jooga af koodana aan jeclayn ee xisaynaaya af kale
@HDirie
@HDirie 5 жыл бұрын
dadkiinan comment-ga ma la idinka mid tahay cid la kulantay oo suaal la waydiiyey?.
@zacadkhadar8407
@zacadkhadar8407 7 жыл бұрын
lakii wllo dadka wac yi galin u samee una sheeg jwb ddka hakaa faaidaystn kii garan wayo thnks wllo
@farhiyamusafardar3663
@farhiyamusafardar3663 5 жыл бұрын
Subxana alah magaladas xaga dinta aad ayay u hosesa wa inay bartan war rer hargesow dinta barta iyo dhaman somali waxan ka naxay idayga daqobo inta dinta la waydiyay kuleh war xukumadi hadadan ka hadlen naga wad
@nimoqalibi934
@nimoqalibi934 8 жыл бұрын
i just want say that the people from yemen let them helping to stay somaliland and somalia and praying allaah give them amaan again inshallaah
@seidyahye
@seidyahye 8 жыл бұрын
masha Allah Abdi Malik illaahay ha ku xafido sxb dadka Ayaad diinta Baraysayaaye,. Uguna celiy celiya jawaabta , si ay qalbigooda u dagto
@abdihusseinmohammed4097
@abdihusseinmohammed4097 6 жыл бұрын
Mashallah barakallah fiika
@MegaEddy2020
@MegaEddy2020 8 жыл бұрын
Rer Soomaliland Waa In Dugsiyada Diinta Lagubarto Waa In Laguceliyo
@asmaasma3221
@asmaasma3221 8 жыл бұрын
eddy krish
@hooyofadumo2689
@hooyofadumo2689 7 жыл бұрын
eddy Krishnan s
@asmacadaani6825
@asmacadaani6825 6 жыл бұрын
eddy krish waayu na maqasabaa ina aanu sheekhyu noqono salada wn tukana wn soona qurankana wn akhrina lkn hurtu dugsiya diinta laguma dhigtaba ee markn glaska 8aad aan ahaa ayn mqlayba☺☺☺😖
@Yasmin-eu3pq
@Yasmin-eu3pq 8 жыл бұрын
Allah u akbar dadkaan fadhikudirirka iska fadhiyo ooga diintane ku yartahay waaa in maxaadaro jidadka lagu qabtaa inbadan si eey iga faa ideeystaan hadeeysan masajidka adeeynin
@hannadhalyeey7048
@hannadhalyeey7048 8 жыл бұрын
runtii aad bn uqoslay CM wax badan Ayaan runtii kaa faaiidaystay allaha kaa abaaliyo
@scamojeylani9918
@scamojeylani9918 8 жыл бұрын
ka faaiideesta. culimada. shkh. mustaf iyo shkh. dirir iyo culimada kalab
@شيخمحمودعبدعلي
@شيخمحمودعبدعلي 6 жыл бұрын
Hmmmmmmm Odayasho wabay Igaqosliyeen😴😬😁😀😁😂😁😁😂😂😁😂
@sarahussein5872
@sarahussein5872 8 жыл бұрын
ilahayo noo daa cabbdimalig
@kalyankama2404
@kalyankama2404 7 жыл бұрын
Mashallah aymen
@AbdiazizSaidAhmed
@AbdiazizSaidAhmed 8 жыл бұрын
Nin weyn oo su'aal la weydiiyey inuu si xishood la'aan ah u yiraahdo WAAR DIIN HA NALA SOO GELINE SIYAASAD MA LAGA HADLAYAA DIINTA SHIIKH DIRIR BAANU U HAYSANNAAYE,,, Allaahu akbar ,, wallaahi dadku baadi cad bay ku sugan yihiin ,, ilaahow , noo dambi dhaaf,, Shiikh Dirir 2 jeer wuu ka da' weyn yahay, shiikha ma qabri bay wada galayaan,, yaase yiri shiikhaa diinta kuu haynaya ee adigu bannaanka ka joog....... Cabdimaalik Coldoon waxyaabahaas inaad ka editgareysaa fiicnaan laheyd ankee sumcadda magaalada iyo dadka magaaladaas ku dhaqan uma fiicna,, nin cirroobay inuu saas bareerka ah ,,, WAAR DIIN HANALA SOO GELIN KU JEES JEESO....
@david-si3ib
@david-si3ib 8 жыл бұрын
walaahiwaan yaabay
@farhiyamusafardar3663
@farhiyamusafardar3663 5 жыл бұрын
Runti wa wax laga naxo o nala yabo subxana alah jahilnimadu halkasay mare war dadow dinta barta xukumad iyo siyasad aqiro iyo adun wax idin tari mayse
@dailyxiin
@dailyxiin 3 жыл бұрын
Walhi waan naxay aniga laftaydu
@cabdiyare101
@cabdiyare101 8 жыл бұрын
11:16 kkkkkkk waa ehlu naaar oo waa la cadaabayaa
@Daarulcilmi11
@Daarulcilmi11 8 жыл бұрын
Haahah
@mohamedahmed-lg4pi
@mohamedahmed-lg4pi 8 жыл бұрын
+Diego Costa www.
@abdikariimibraahim1064
@abdikariimibraahim1064 7 жыл бұрын
Abdi Ali cadaabwaalagaducaystaaallehainagahayoaamiinaamiin
@Hanad1956
@Hanad1956 6 жыл бұрын
Abdi Ali kkkkkkk
@qosolkaiyoshukaansiga6438
@qosolkaiyoshukaansiga6438 7 жыл бұрын
ascm su aashu waa sadex cisho waad soomaysaa lix qofna waad dherginaysaa oo masaakiina
@asmacadaani6825
@asmacadaani6825 6 жыл бұрын
qosolka iyo shukaansiga lix maahee waa 10 cisho
@FarahAbdul
@FarahAbdul 8 жыл бұрын
Maxaad ugu sheegtay Aayada jawaabta dhamays iyadaa ugu filan.
@MegaEddy2020
@MegaEddy2020 8 жыл бұрын
rer hargeysa waad iga qoslisiiseen dee rer muqdisho haadey ahaan lahayeen way ka jawabilahayen
@asmacadaani6825
@asmacadaani6825 6 жыл бұрын
eddy krish waayo ma wada sheekh yaad tihiina wan ini granwaayee😏😏😏😏
@abdullahiahmedmohamed3925
@abdullahiahmedmohamed3925 7 жыл бұрын
4:28 bal day kan koofiyada wata waa wax cabsan wlhi reer wuqoyga waan ka yaabay kkkkk. hana cunin dheh. yahuuuuuuu
@ducaalexajicali9468
@ducaalexajicali9468 8 жыл бұрын
reer waqoyi waa funny walahi
@mascuddejunior6865
@mascuddejunior6865 4 жыл бұрын
Couse of death يحيا على علو الا يرحمك
@faaidrashiid5517
@faaidrashiid5517 8 жыл бұрын
ninkn barnamijkisa ad bu iso jiitay
@ahmedabdifarah9547
@ahmedabdifarah9547 6 жыл бұрын
diinta shiikh dirir ayaan u haysanaa ku lahaaa
@indhouroonindhodeeraaleey6608
@indhouroonindhodeeraaleey6608 8 жыл бұрын
waa ku maydheen reer hargeysa
@kinghagarlawe01king74
@kinghagarlawe01king74 8 жыл бұрын
ugaas maanta yamanibaa u bandnaa hargeysa
@jimmyali2306
@jimmyali2306 8 жыл бұрын
ارض صومال لكل يمني كان شمالي بيتكم
@Daemigrant
@Daemigrant 8 жыл бұрын
26:39 Sahara halgan waa mujaahidadi qaaliga ahayd Alla hayno daayo iyada iyo dhamaan inta mujaahidiinta nool intii aakhiraysatayna jannatul fardowza yaa rabbi ya raxmaan
@ramyaraas168
@ramyaraas168 8 жыл бұрын
Ar dadkaan diin eber eye kayihiin subxanallah Kaafir's iyo kala dheeri, isaaqland iyo somalia kala fiican diintooda
@kuurnageyeabdulle10
@kuurnageyeabdulle10 8 жыл бұрын
diinta sh dirir ayan uheysana kulahaaa kkkkkkkkk
@helibot7062
@helibot7062 8 жыл бұрын
suaal kaliya aya garan wayeen reer hargaysa burcona markiiba way kajawaabi jireen
@sarahussein5872
@sarahussein5872 8 жыл бұрын
aniguba burco ayaan ka helay kkk
@AAFF-xn5ic
@AAFF-xn5ic 8 жыл бұрын
gabayka Videoka kujirah yaa ii sheegi kar iyo yaa soqaday
@apdallaahxuseen584
@apdallaahxuseen584 Жыл бұрын
Mnzha allah barnamij wanaagsan buu ahaa 7 sano ka dib daawanya lkn talow yaa inoo soo celinyaa barnamij noocano klaa
@baariyare2009
@baariyare2009 8 жыл бұрын
hhhhhhh waa ehlu naar kulahaa whi odaygas waa iga qosliyey
@abuyaxya3301
@abuyaxya3301 6 жыл бұрын
Xukuumada wax malga sheegayaa war naga latag indha faraha leeska galinaa
@abshirbashiir5563
@abshirbashiir5563 8 жыл бұрын
kkkkk aĺla maxey duni kujesajeseen kkk
@mohamedhajisahal103
@mohamedhajisahal103 8 жыл бұрын
suaalo muhiim ah weyaan halaga faa idaystoo
@antoniogriezmann8222
@antoniogriezmann8222 6 жыл бұрын
Reer hargaysa jahiliin burco xrifiin
@HawrarLyrics
@HawrarLyrics 8 жыл бұрын
allaw dhawr Sahra halgan. Odaygaas guurtida ah mid ka fiican halagu soo bedelo Marku bakhtiyo. Guurtidu waa inay ama dhaqan taqaan ama cilmi maadi iyo diin midkood.
@sharmakayawe5444
@sharmakayawe5444 7 жыл бұрын
rer burco WA Dad fican calol kuheys maleh WA nadif
@hirsiahmet6593
@hirsiahmet6593 7 жыл бұрын
somaha tnx
@followingthetruthonly3831
@followingthetruthonly3831 8 жыл бұрын
odayaashii aanan wax garaneynin ayaanba layaa banahay.
@wizzzlovcbreezy4430
@wizzzlovcbreezy4430 8 жыл бұрын
lailaha ilalahu
@Cabdihoobarud12
@Cabdihoobarud12 2 жыл бұрын
22 3 2022 salaasa
@mustaferasta169
@mustaferasta169 8 жыл бұрын
barnamijku wu wacan yhy waa su aalo dini ah lkn ma ahn in nasasho heso loga dhigo din iyo hesi mel mawada galan iga ralo barbamijka diniga bes ku ekeee kada hesaha
@qalanjolove7626
@qalanjolove7626 8 жыл бұрын
waxay hargaysa waxaa kabuuxa ajanib
@ismaiilsomalialjazeeranewt3836
@ismaiilsomalialjazeeranewt3836 7 жыл бұрын
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk soomaalidii reer hargeeyso diinto weeyku yar tahay lkin mashaa Allah dhalinto weey ficanyihiin
@nusaybaable
@nusaybaable 7 жыл бұрын
Halyeey
@salimnour
@salimnour 7 жыл бұрын
11:17 ehlu naar hhhhhhhhh
@fathiabdi6536
@fathiabdi6536 8 жыл бұрын
hhhhhhh walee odayaashii ayaaba ugu daranba
@faadumobarkhadle542
@faadumobarkhadle542 7 жыл бұрын
cabdimalika
@saadabdillahi8624
@saadabdillahi8624 8 жыл бұрын
Hargeisa yaaab ...kkkkk war cuulaamda waidee
@saidsadiqhussein4856
@saidsadiqhussein4856 5 жыл бұрын
Sahra halgan cod iga dheehe
@khadarhassan74
@khadarhassan74 8 жыл бұрын
faarax murtiile & sahra halgan....
@abdiwelihajiali9701
@abdiwelihajiali9701 4 жыл бұрын
Dadku diintu waa ka eber
@suadahmedahmed1085
@suadahmedahmed1085 8 жыл бұрын
kkkkkķ xaga maxkamada aad kulahaa
@wizzzlovcbreezy4430
@wizzzlovcbreezy4430 8 жыл бұрын
ilahayow shartoda namoti
@amirajamac970
@amirajamac970 8 жыл бұрын
kkkk. maxakamada qabo
@allyhassan40
@allyhassan40 8 жыл бұрын
diinta ilahi hanafahan siiyo
@umuaisha694
@umuaisha694 8 жыл бұрын
meesha yamni ayaa ka Buuxa
@ahmedheego9336
@ahmedheego9336 7 жыл бұрын
somalida faaan baa dilay war hadii suaalahan la iidin waydiin lahaa wlhy ma,ma,ma,ma ku waalan lahaydeen lkn hadaad iska dhigaysaan caalimiin
@asmacadaani6825
@asmacadaani6825 6 жыл бұрын
pls reer hargeisa wxba ha sheegina😠😠😠😠 wxn ka midnhy dadka diinta aadka uyaqan☺☺☺
@foosiyaad6622
@foosiyaad6622 7 жыл бұрын
waa kuwaa reer hargeysa hadhowbey odhan burcaa waalan idinkay waaliyi idinku dhantahay
@abdiaziz.2326
@abdiaziz.2326 8 жыл бұрын
burco waa in loo diraa dad diinta baro wayo reer burca waxay isku dhafiyaan qosol iyo siyaasad subxanal allah
@samaro4106
@samaro4106 8 жыл бұрын
عيال عصير...قالك صورني
@ahmedheego9336
@ahmedheego9336 7 жыл бұрын
somalida faaan baa dilay war hadii suaalahan la iidin waydiin lahaa wlhy ma,ma,ma,ma ku waalan lahaydeen lkn hadaad iska dhigaysaan caalimiin hhhhhhhh
@reermiyi1fi
@reermiyi1fi 7 жыл бұрын
reer hargaisa kadis ayaad ugu qabatay ayey ka dhamaan la'yihiin.
@Daemigrant
@Daemigrant 8 жыл бұрын
24:48 waar siyaasad ma haysaa, yaah!! waxan ahay guurtida yaah!!! maxaan kaa qabtaa.. hee hee waa koofiyad bacle asal ah kkkkkkk
@FarahAbdul
@FarahAbdul 8 жыл бұрын
Waxa roobka loo waayay weeyaan, odayaasha ayaa ugu daran.
@wizzzlovcbreezy4430
@wizzzlovcbreezy4430 8 жыл бұрын
waba yabeee
@salmanhaji7809
@salmanhaji7809 8 жыл бұрын
nin timir cunay biyo kama daba kaban karo
@abdijamafarah4195
@abdijamafarah4195 8 жыл бұрын
burcadeenii ayaa ka xaasilee halkii ka sii wada abdimalig kkkkkkkkkkk
@gartey888
@gartey888 8 жыл бұрын
24:05 gar ma gasho kkk ilaa Salaxley ayuu kasoo lugeeyey kkkkkkkkkkkkkk kkkk
@qarandoonmedia829
@qarandoonmedia829 6 жыл бұрын
1=10 maskin in la quudiyo. 2= ama qoor laxoreeyo. 3=ama saddex bari lasoomo
@qaalimooge1637
@qaalimooge1637 8 жыл бұрын
kkkkkk ala beerka
@mohdelmi7477
@mohdelmi7477 8 жыл бұрын
عيال العود هههههههههههه 5:30
@ramyaraas168
@ramyaraas168 8 жыл бұрын
Leyrarka oo guduud ah gawaarida Iska goonaayaan kkkk
@aweyshaji9883
@aweyshaji9883 8 жыл бұрын
asc walaal waxaan dhihi lahaa dadka qaar inay bartaan diinta reer hargayso kafaara gudka waa sadex shay 1 waa inuu qorxoreeyo haduu haduu helikarin ' qortana waa inuu somaa labo bilood o son ah is kuxiga haduu awodin labadaa bilood o sonka ah waa inuu qudiyaa lixdan khof o miskiin ah ayadahana waa ayada sadexaad iyo ayda afaraad we surada al mujaadilah
@asmacadaani6825
@asmacadaani6825 6 жыл бұрын
Aweys Haji wll iga rali noqo lkn inta reer hargeisa ku ladahy wax barta ady kaa khaldathyba ee pls dib isku eeg🙄🙄☺
@intisaardahir4345
@intisaardahir4345 8 жыл бұрын
kkkkkkk ar qoowdhan yaashaan markii sual la weeydiye maxee u dhahayaan war siyaasad war doowlad maheeysaa yaaba ka dhacay
@sacadnuux3676
@sacadnuux3676 8 жыл бұрын
hhhh faarax murtiile 411
@adanosman6034
@adanosman6034 8 жыл бұрын
REER HARGEISA WAABA DAMIINIIN RER BURCO AYA KAXARIFSAN KKKKKKKKKK
@hudaxassan8468
@hudaxassan8468 8 жыл бұрын
istus malayacni
@zacadkhadar8407
@zacadkhadar8407 7 жыл бұрын
kkk cabdimaalika caamad ayaad egtaa kkkkkkk ee aan wxb kaa sii sidi karin
@mohamedahmed-lg4pi
@mohamedahmed-lg4pi 8 жыл бұрын
www. kaafi
@scamojeylani9918
@scamojeylani9918 8 жыл бұрын
diin la, aan waa jaahilnimo
@Abdirisaq
@Abdirisaq 8 жыл бұрын
reer hargeisa meesha waxba kuma hayaan waa boring just qabiil iyo siyasad
@asmacadaani6825
@asmacadaani6825 6 жыл бұрын
Åbdirèzâq Hussein shut up your moth mafhnty reer hargeisa waxaba ha sheegin😠😠😠
@xasannoor8674
@xasannoor8674 8 жыл бұрын
Weriye Cabdimaalik Carabtu jecelyahay lkn reer Hargaysa waa zero 0 Burco xadaarada Somaliland waxaa lugu ogaaday Suaalaha
@carlosrashka4926
@carlosrashka4926 8 жыл бұрын
Hadaa ma reer burco ayaa dhaama ma dadka garan waayey marka la hindhiso waa la dhaho jaahiliin Isma qariso reer burco
@abdikariimibraahim1064
@abdikariimibraahim1064 7 жыл бұрын
Carlos rashka reerhargaysamaxaakajaahilsanreerburcoayaabadhaanta
@ramyaraas168
@ramyaraas168 8 жыл бұрын
Heheheheheh she dirir baa diinta u heesaha kkkkkkkkkk walaahi dadkaan diinta waxaa kala weyn aduunyo waawareey warkuwaanu dhig Somali kuma jiro mana noo eko midab iyo diin maleh. Waa afka somaliga bes
@Garashoo
@Garashoo 8 жыл бұрын
+Ramya Raas soo dhal qureesh ma nihin ma jareer iyo faqash af dheer baan u eekanaa hadaa ina Amisoney diina anagaa idin soo gaadhsiinay cawaan yahay
@hudaxassan8468
@hudaxassan8468 8 жыл бұрын
murtire malayacni
@aishayusuf7289
@aishayusuf7289 8 жыл бұрын
Huda Xassan bbjjvgggfggvvbbbvvvv nmmmlll njgu
@abdisoofe8601
@abdisoofe8601 3 жыл бұрын
ا
@qaasimcabdi9014
@qaasimcabdi9014 7 жыл бұрын
kkkkkkk
suaalaha somsat 11 dec 2013
56:43
Cabdimaalik muse coldoon
Рет қаралды 136 М.
She's very CREATIVE💡💦 #camping #survival #bushcraft #outdoors #lifehack
00:26
когда не обедаешь в школе // EVA mash
00:51
EVA mash
Рет қаралды 4,4 МЛН
Миллионер | 2 - серия
16:04
Million Show
Рет қаралды 1,2 МЛН
Barnaamijka Baro Diintaada iyo Suaalo Halxidhaalayaala
24:24
Abdulaziz Oogle
Рет қаралды 190 М.
suaalaha somsat 1 may 2013
59:35
Cabdimaalik muse coldoon
Рет қаралды 84 М.
Digaaga cooska maxuu utaraaa  waxaan usoodeynay banaanka
4:23
Dr Mohamed Nana
Рет қаралды 10 М.
AROOSKII WARIYE CABDIMALIK MUUSE COLDOON OO NOQDEY KII QARNIGA
35:25
Barnaamijka suaalaha 20 MARCH 2016
39:24
Cabdimaalik muse coldoon
Рет қаралды 369 М.
barnaamijka suaalaha 12/03/2015
47:56
Cabdimaalik muse coldoon
Рет қаралды 97 М.
She's very CREATIVE💡💦 #camping #survival #bushcraft #outdoors #lifehack
00:26