AbdiNuur & Nimco Jaamac

  Рет қаралды 144,120

Jabuuti TV

Jabuuti TV

7 жыл бұрын

CabdiNuur Alaale & Nimco Jaamac
djibouti, jabuuti, somali, abdi nour , neima djama

Пікірлер: 16
@xasan.jaamac
@xasan.jaamac 3 жыл бұрын
MIDABKII XAREED --- HO.CABDINUUR ALLAALE XIRSI & NIMCO JAAMAC MIGIL &Erayadii : EHUN Xasan Cilmi Diiriye '' Ho. Cabdinuur Allaale Xirsi Midabkii xareeddiyo Xarfa guban ku taalloo Xayskii ku hooraay Xiisahaad abuurtiyo Xisintii Jacaylkaa Xuddunta iyo feedhaha xamatoorinaayoo Xurdo ila haleelee Adna xaadhintiisiyo Xiddigaha ma kula tagay Mise ma aabad xaalayn ? Ho. Nimco Jaamac Migil Adba caana xoorlliyo Lagu mood xariirtoo La xaddaayadeeyee Sida geed xayaaba leh Oo xidhin barwaaqaha Durdur xididka kula jira Xaddigaad u taalliyo Xarragadu halkeedee Waxse haatan iga xidhan Xaggan aad ka hadashiyo Xiisaha kalgacalkee Ho. Cabdinuur Allaale Xirsi Nin xaraara waalani Xoodaaminaysoo Xawawariyay caashaqu Sharaf lagama xaydee Waxaa lagu xurmeeyaa Ama lagu xaqdhowraa Xeerkii dadnimadee Xil yaqaan haddaad tahay Waanigaa xogtaydii Kuu xaalad sheegtee Adna xiiqa iga reeb Ho. Nimco Jaamac Migil Inanyahow xasuustiyo Xaqa laysku leeyahay Xoog laguma doonee Waa xaajo gaar u ah Labada u xisaab lihi Xuubsada jacaylkuye Inay wada xayaadaan U xiddigiyay noloshee Xero aan ku geeyiyo Aqal kuuma xaadhnee Ha is-xiijin inanyahow ! '' Tixdan waxay butaacaysaa soojiitayaal maanseed oo layaab leh ! Mahadsanid Walaalow
@hiilfaneedyoutube8340
@hiilfaneedyoutube8340 3 жыл бұрын
Waxaa ereyada leh Aadan Faarax sxb
@maxamedciise3085
@maxamedciise3085 2 ай бұрын
😊😊😊
@MohamedDaher-ox7qr
@MohamedDaher-ox7qr 6 ай бұрын
Ça me rappel mon enfance au début des années 80.
@abdidaherali
@abdidaherali 3 ай бұрын
encien souvenir
@abdidaherali
@abdidaherali 3 ай бұрын
woow
@warsi2009
@warsi2009 6 жыл бұрын
Waa erayaadi abwaankii Weynaa Xasan Cilmi Dirieh ( AHUN )
@xasan.jaamac
@xasan.jaamac 5 жыл бұрын
Mahadsanid jaalle
@sultanhufane1051
@sultanhufane1051 3 жыл бұрын
Dabcan zxb
@cilmibihi8745
@cilmibihi8745 5 жыл бұрын
Waa hees aad umacaan
@sultanhufane1051
@sultanhufane1051 3 жыл бұрын
My favorite Abdi nour iyo la diva neima Djama
@anissahassan9932
@anissahassan9932 3 жыл бұрын
Woow 49 millions vieuws mashallah ❤️🙏👍
@moussayacin9705
@moussayacin9705 4 жыл бұрын
Adba canaxorliyo Lagumodxarirto
@user-nh6ys5sx1q
@user-nh6ys5sx1q 3 жыл бұрын
س
@qamaaribrahim8448
@qamaaribrahim8448 7 жыл бұрын
qo
@cabdixakiinabiibxaashi482
@cabdixakiinabiibxaashi482 4 жыл бұрын
Nimco jaamac
Heeso xul ah - Nimco Jaamac & Siciid Xamarqoodh
1:05:56
Jabuuti TV
Рет қаралды 275 М.
Ismaaciil Caynaan & Nimco Jaamac
12:23
Jabuuti TV
Рет қаралды 302 М.
Clown takes blame for missing candy 🍬🤣 #shorts
00:49
Yoeslan
Рет қаралды 38 МЛН
What it feels like cleaning up after a toddler.
00:40
Daniel LaBelle
Рет қаралды 71 МЛН
Does size matter? BEACH EDITION
00:32
Mini Katana
Рет қаралды 20 МЛН
Siciid Ismaaciil & Nimco Jaamac
10:25
Jabuuti TV
Рет қаралды 40 М.
SICIID ISMAACIIL & NIMCO JAAMAC - HALOWSI
6:47
Jabuuti TV
Рет қаралды 48 М.
Nimco Jaamac & Siciid  Xamarqoodh Ahun l
9:23
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 61 М.
Cabdinuur Alaale & Rooda Axmed - Ugaaso
11:20
Jabuuti TV
Рет қаралды 107 М.
Nimco Jaamac - Heestii Mala Dhacay - Kaban
5:58
Gu`Roon Jire Media
Рет қаралды 178 М.
Nimco Jaamac & Cabdo Xamarqoodh Ahun | Heesta Waqal
9:27
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 27 М.
Nadifa & Cabdinuur
7:08
Jabuuti TV
Рет қаралды 95 М.
The legendary Fanaan Saciid Xamargod Vs Nimco
9:23
7Selel
Рет қаралды 200 М.
как попасть в закулисье в schoolboy runaway
0:51
Курение вредит здоровью
0:28
ЮРИЧ
Рет қаралды 2,7 МЛН
Slow motion boy #shorts by Tsuriki Show
0:14
Tsuriki Show
Рет қаралды 7 МЛН
Бушмен и бабуин. В поисках воды.
0:42
BERMUDA
Рет қаралды 10 МЛН