Ahmed Cali Cigaal Caymo Daarod Harti Majerteen Mahmud Saleebaan Omr Mahmud Rer Khalaf Reer Warsame Khalaf Landheree 90 Landheere Iska Dhaleen Wye Wlhy Cimriga alle Hku Barakeeyo 🙏
@sadaqabdulahiahmed23218 ай бұрын
Somali iyo qabyalad 💔
@JamaJamaa-f2e5 ай бұрын
DHUUSADA MEELKALE LA TAG......FANAN QABIIL MALAHA
@mahammedsiad55634 ай бұрын
Kkkk Qabiil sidaas hakuu galo ama ha iska kaa dhaafo
@naiimaamuslima22172 жыл бұрын
Adeer Ahmed cali cigaal io Heestii Hargeysa jecliyaa❤❤❤👊😂🙈
Ahmed Ali Cigal Legendry Weeye Heesihiisa midna mid kama jecli Hadana Caawa Tanaa ii baxaysa sababo dartoood❤
@aadancaraale68684 жыл бұрын
Heestii ugu horeysay ee maxamed cali kaariye ka sameeyay jaceylkii uu u qaaday shankaroon axmed yuusuf sagal
@muhyidinmahammed27124 жыл бұрын
Sax allaha u naxariisto abwanka
@buuxciise21674 жыл бұрын
saxib yal hesta marku leyahay hami aniga oonqabin hawen aniga oon rabin hestu iigayedha shankaron mu arag hesta ay qado e uu u dhibay abwaan aadan tarabi jaamac hesta ayuu ku jecladay abwaan ku cajalad ayu kuqatay hesti wakanle dad hargaysa somaray hadyada iigudhiba
@badrudiinnuur10603 жыл бұрын
@@buuxciise2167 wa sida shektay waxa igu maqalo aha isagoon arak ba inuu jecladay codkeda oo kaliyata Aun Dr.jaceylka kaariye
@legendsharma4392 жыл бұрын
@@badrudiinnuur1060 khadiijo foodey aa ka sheykeyneyso ka soo dhageyso qisada heesta
@farahnadif20593 жыл бұрын
Wa tiir ka mida tiiraarka faanka Somaliyeed, Al Ustaad Axmed Cali Cigaal (Hobol ka Somaliyeed ugu cansaan) ,waxa kale iyana so raaca Khadra Dahiir Ciige (Khadra Dhool) iyo Al Ustaad Abdulqaadir Cumar Macalin (Jubba). Masha Allah Allaha ha xafido dhamaan bahda fanaaninta Somaliyeed meelkasto joogan, yaga iyo carurtooda. Amiin
@Wonderful-adventures2 жыл бұрын
Xasan Aadan?
@abdirisakisse42772 жыл бұрын
Tubeec kuluc samatar 😂
@empireshow1 Жыл бұрын
Xasan AADAN samatar❤
@iffrahmohamed Жыл бұрын
They were many Don’t forget Cumar dhuule shay mire dacar and the one and only legend maxamed mooge liiban😢
@simansaida56773 жыл бұрын
Alla jecliyaa Cigaal ❤ 🤍 💙 🧡. Best Somali Fanaan. Cimri dheer iyo caafimaad dheer Alle kaaga baryey.
@xasanaxmed86882 жыл бұрын
Amiine amiine
@deeqacabdi53963 жыл бұрын
Hargaysa caasimadii dalka ku jecliyaa Allow nabad iigu celi
@shafiabdi2153 жыл бұрын
Cajiib sida Fanaan Cigaal, Xasan Aadan iyo qaar badan oo loodkoodi ah eey sharaftooda u ilaashadeen, ugana dheeraadeen siyaasadaha is diidan ee Somalida.
Codkarkii &aftahankii waaberi Axmed cali cigaal Cimriga iyo caafimadka Allah kubarakeeyo
@Golyomedia2 жыл бұрын
Markii igu horaysee Ihaleelay caashaqu Ma halkaan fariistaa 😥 Last day of the year 31/Dec/2021 maalin jimce ah sanadka tagayow salaaama 2022 sanadkygii noqo insha allah 🥰
@wakeupafrica24092 жыл бұрын
Sidoo kle last fridy
@ibrahimhassan1748 Жыл бұрын
Dhakhtarkii jacaylka ayaa sameeyey Hadii aan si kale idinkugu sheego Waa Erayadii Abwaan Maxamed Cali khayre alla yaa raxma😭😭😭🤲
@maxamedmustafe3997 Жыл бұрын
Maxamed cali kaariye
@ikranabib7919 Жыл бұрын
Great song from Ahmed Cali Cigaal the legend ❤❤❤❤
@ilyaasslb30652 жыл бұрын
Hargeysaay Ha dheeliyin 🔥😍🥰
@cqadirmahmoud3302 Жыл бұрын
Hestan midhaha macnle hadad dib uso boqty like izar
@khalidrage11705 жыл бұрын
Waa fanaan qaali ah oo aan taageero heesihiisana aan si xidhiidh ah u dhageysto Ahmed Ali Egal long life
@garaad-om7yl5 жыл бұрын
Mashllah Ader Kay Ahmed Cli Cigaal Alllaha Kuxifdiyo Still His young hhhhhhh
@aishacuud64034 жыл бұрын
Masaabiir miyaa
@khadarismaaciil41433 жыл бұрын
Still i boast for ahmed ali egal.he deserved to be the sole king in singing and music composer.
@Gaasiraguuled Жыл бұрын
Qof kasto jacykisu joogo Hargysa wuu jecel yahan inu dhagays to sida aniga Marki u horayse ihahelay cashaqu Ma halkan fadhiista Ma hoyge jacylke hami anogon rabin❤❤😊
@apdifatahzallad85064 жыл бұрын
Axmed Cali cigaal Iyo Heestii Jacaylkii ambabaxa Ahaa ee AhUn U Dhaxeeyey maxamed cali kaariye iyo Shankaroon axmed Sagal
@AbdurahmanOmer-tk8mw Жыл бұрын
Ereyadii Abwaan Maxamed cali kaariye
@abdikarimmibrahim5913 жыл бұрын
Mahilaacii karantoo Borame ku hooroo my city 🏙 Best time jawigii seeruhuu I xasuusiyay
@moehanadaden51273 жыл бұрын
This is awesome love Somali music. Sending you all love from UK 🇬🇧🇬🇧🇬🇧♥️🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@subkanmiski56583 жыл бұрын
Thanks 🇸🇴🥰🇬🇧
@Samiira73 Жыл бұрын
@@subkanmiski5658😮😮😮😮😮
@MasulmaxamudOsman5 ай бұрын
Heehee
@elminasibb Жыл бұрын
Waa mid ka mid ah heesaha Allaah ha u naxariistee abwaane Maxamed Cali Kaariye (aabihii jacaylka) waana heestii ugu horeesay ee uu ku sifeeyay jacaylkii uu u qabay fanaanad Shankaroon Axmed Sagal Haddii fanka uu qof ahaan lahaa wuxuu ahaan lahaa abwaan Maxamed Cali Kaariye Ma hooygii kalgacalkaan Hibashada xusuustoo Anigoon hadlaynbay Naftu hees I leedahaay Habeenkii taariikhdii Maalintii hilaadii Hada saacaday tahay Iyo marki lay helaay Isku soo hagaagee
@HassanAhmed-yf7vm6 ай бұрын
May sxb way kaa qaldantay heestan waxaa lahaa abwaan la dhaho abwaan abdi wayd
@elminasibb6 ай бұрын
@@HassanAhmed-yf7vmmaxaaku cadeyn kartaa in uu lee yahay ninka aad sheegeyso? Heestaan waxaa alifay oo ummadda oo dhan u taqaan abwaan Maxamed ee qajajacsiga naga daa
@mohamedraamoole40723 жыл бұрын
Heestaan hal habeen baan ku qayilay habeenkaasna waxaan sitoosa utagay hawada sare anigoo xidigaha iyo dayaha korkooda fuulay xasuus wlhi
@ilhaanniyadsan46493 жыл бұрын
Kkkkkkk
@abdirahmanruuzhka24743 жыл бұрын
ana galabta ayan ku qayilaya cawa hawada sare inan tagayo shaki kuma jiro 😂😂
@bashirbare311 Жыл бұрын
Kkkkkkkk
@mohamedeidbuux2969 Жыл бұрын
Anna Caawa ayaan ku qaylaya
@yaasir19366 ай бұрын
Caawa anigoo minnesota jooga ku murqaamayaa , cirkaa cabaar ii jira
@abokorkeysebadalkosar23025 жыл бұрын
Fist see like inta jcl fahan mohamed jimcaale ❤️
@mostaphaabdi950810 ай бұрын
Ustaad Axmed cali cigaal alle haku barakeeyo aamiin fanka somaliyeed qeyb libaaxleh ayaad ka qaadatay
@sahrayar25254 жыл бұрын
One of the best Somali singers Cigaal👏❤️🎸
@sacdasaleeman9141Ай бұрын
Who is in 2025😂
@KaLiiL-c8l25 күн бұрын
ahmed cali.cigaal 70 sano hada naga dhiman.xitaa fankiisu dami maayo
@KhadraAbdikadir9 күн бұрын
Wll 2025 lama garine sug bal 😂😂
@binyamin75273 жыл бұрын
Heestaan waxaa ku soo xasuustaa cadar axmed kaahin allaha u naxariistee
Markii ugu horeyse iihaleelay Cashaqu ma halkan fadhista😇
@Updirizak7 Жыл бұрын
If you are listening this song. in 2023. You have put like this comment👍
@DeeqacismaanBeeleeye-qb2dg10 ай бұрын
Maan sha allaaha bawaanka afkaaga caano lagu qabayi❤❤❤❤❤
@nabelmohamed969710 ай бұрын
It’s Sunday 31-Dec-2023 one hour to midnight Here in Calgary-Alberta and 2024 is gonna be a good year to All of us surely better than 2023 inshaAllah ❤️🫡🙏
@CawilCali-po1zx10 ай бұрын
Ppr
@asmamohamed7499 ай бұрын
Still listening in February 2024❤
@iqlassalad88748 ай бұрын
2924 but still listening 😂
@empireshow1 Жыл бұрын
Hargiesa magaalo noloshayda ku qaatay ❤
@moogeyareofficial679 Жыл бұрын
Markii ugu Horaysee i Haleelay Caashaqu ma Halkaan Fadhiistaa Maxamed Cali kaariye Alle Hakuu Naxariisto
@Abdilahimahdi55552 ай бұрын
2024 yaa dawanaya hargeisa cadey ❤
@cusmanabdulle Жыл бұрын
Baxsanaay hargeisaaY 🇸🇴❤
@abdrskjustjust945610 ай бұрын
2024 baan daawanaya Axmed cali Cigaal iyo heestii Hargeisa
@aboveandbeyond25613 жыл бұрын
Waahwaah this is taking me back home 💯🇸🇴💙👌🏾 you go Abti 💯👌🏾
@hidaelmi45453 жыл бұрын
👍👍👍❤️
@zahraladan52803 жыл бұрын
Heesta galbata galbatan dhegeysanayaay galab iga xasuus badan imaso mariin noloshayda😰❤
@mryes68934 жыл бұрын
Woow Hargeisa My Heart❤
@abdikadirhaji68525 жыл бұрын
hees kan ahmed ali cigal rer hargesa maxaad ka leedihiin hoyga jeceelka degan
@cabdimawel19324 жыл бұрын
Maxaanu ka leenahy axmed jareer s land wui necebyhy anaguna ma jeclin
@jamahasangorod48864 жыл бұрын
@@cabdimawel1932 jrcel kaa ma uu rabin aamn see cun yar baa thy dadka kaa waa weyn lama afla gaadiyo
The one the only Ahmed Ali cigaal waa legend Runtii had kahor Ayuu Jigjiga shwo Noogu qabty Hestan aan ku xasuustaa 💯💯💯🥰🖐🎵🤙
@amalhajji75752 жыл бұрын
Waa cajiib
@maxamedgalgaleАй бұрын
Shan sano ka dib ayan soo boqdey malinki igu horeysee ihaleelay caashaqu haaa ma halkan faristaa❤🎉
@mascuudyusuf4104 ай бұрын
Alaha unaxristo Macalin maxamed cali kaariye abwaan dhaxal Somalia uga tagay long life cigaal inshalh from galkacyo Somalia guul
@hassanshire52592 жыл бұрын
Alfnanaan maslax ka heeso original legend waa wllh
@AyaanHashi-dq2lb6 ай бұрын
Waxn ku dhagsanya America 2024 wan u xiisay my home Hargaisa 😢❤
@farmajoinaabdullahi8771 Жыл бұрын
Xillo-jannoy Dawasho wacan ❤🤣
@libanahmed22699 ай бұрын
Libaax hadu daqobo wali miciyisa wa Lee yahay legend 🎉🎉🎉
@gababisaaq266610 ай бұрын
Maxamed cali kaariye ❤ilaahow u nacariiso abwaan qaali nagu ah
@monamedia8821 Жыл бұрын
Anigo hadleyn bay naftu hees iledahay 31/may/2023 5:00pm manta waxn xareyay warqadihii lottery ga Iso baxay o mareykanka waxana la dhahaa Ds260 Iso duceeya❤
@ibraahimnuur74924 жыл бұрын
eshcalaa fanaan iyo hees ragii hore heesahuudo iyagoo jacal ka hadlaaya ayay hadana waxay ku tusayeen dal jacayl iyo wadaniyad aad u balaaran 👍👍👍👍👍👍👍👍❤❤❤❤❤❤✌✌✌
@suzu72093 жыл бұрын
Illahow cimriga ku dheere jecliya fananka Ahmed ali igal❤🥰🙈
@AbdirisaqMuuse-l7q Жыл бұрын
Mantaan jewi degan kujiraan dhegaysanaaya alle umada soomaliyeed xasi looni ha siiyo😢 Hestan waxa jeclaa sxbky marna wllky mustafe salebaan ❤
@ganeeywadani42473 жыл бұрын
12/6/2021 waxan ka dhagesanaa muqdisho muuqwanaag habeen sabti saacada 4:22 Am habeenimo
@NajmaIsmail-o1vАй бұрын
Sanad iyo badh ayan ka maqanahy anigon wligay intaa ka maqnan mgldydi xuduntaydu ku aasan tahy wn u xiisey wlhi hargeisay ciil ha mudan wligaa dhibato ilahay kaa dhawr😘🩸🫀
@abdirahmanmadani3872 жыл бұрын
Fanaan cajiib ah ilaa 1973 ayuu heesayey ilaa iminka waa dhalinyaro allaah Qaadir weeye Salaan gobeed axmed c cigaal
Heestaa waxaan ka bartay afka wiil ila dhashay oo maxamuud lagu magacaabo walaalkey aan jeclahay ❤
@ahmedashour8177 Жыл бұрын
Legend Sami Ahmed Ali Igal. Lot of people know he is a great singer but a little know fact is he is a great composer and songwriter. A complete artist. Watch him live in 1989 in Abu Dhabi and he hasn’t changed much for 34 years.
@mohamedabdikadir69394 жыл бұрын
Hargaysa hoyga fanka
@craxmaanhalooyeelo21035 жыл бұрын
BBC Somali news thanks
@asiahussein4315 Жыл бұрын
markii ugu horayse I ihaleelay caashaqu ma halkan fadhiista AU 3 Oct 2021 🥺
@mustafadiriye10132 жыл бұрын
Proud to born and grow up in hargeisa.
@Faisa-f8c5 ай бұрын
Wooooow Leggen, jacaylkii Khadra daaher❤' Gabdha Garxajis Maxaa rag u dhintay maasha Alla🎉 I ❤️ Cigaal
@M.Duran712 жыл бұрын
One of the Immortal songs, Ain't this all about nostalgia
2021 inta dawan like sara fanan wayn darod nimo bn ku tagera hhh
@mohamedaliismail89812 ай бұрын
Watching in 2024 🇺🇬 Uganda
@abdimahamed738 Жыл бұрын
WAAYO WAAYO LOVE HARGESA
@RidwaanDaahir-pw5oy4 ай бұрын
U fiirsada fanaanka heesta live ayu u qaadayaa ❤😢
@abdullahabdinur93022 жыл бұрын
Cigaal waa legend .
@farhanhussein77265 жыл бұрын
Legend always is legend ,,,ax yaa fanaan
@MohamedAhmed-it7jw2 жыл бұрын
Jd Ego has
@muxiyadinmahamod7470 Жыл бұрын
@@MohamedAhmed-it7jwyyy😅😮
@MohamedBashirAhmed5 ай бұрын
bal eega codka daganashada leh iyo waliba laxanka mar la araga ah ee legend waberi Alfanan ahmed Ali cigaal kayse long life abti wan kuu taganahay hatts off to you