Abdiqani oo degan Turkiga horena waxaa ugu noolaa India Iyo Yemen, maxay ku kala duwan yihiin

  Рет қаралды 32,967

Hereri Media

Hereri Media

Күн бұрын

Пікірлер: 39
@KalidYasin-pu8zh
@KalidYasin-pu8zh Жыл бұрын
Masha Allah sxb qaliya pro Abdi Qani Salan sare
@yahya-wadani
@yahya-wadani Жыл бұрын
Mr abdulqani waa very well educated gentlemen and a scholar👏
@maydal6037
@maydal6037 Жыл бұрын
Cabdisalaan Hereri waxaan kaa codsanayaa in aad soo waraysato Hospital IVF PACKAGE sameeyaa, iyo kuwa ugu fiican adigoo mahadsanid ( IVF TURKEY).Mahadsanid 😢😢😢
@cabdifataax2587
@cabdifataax2587 Жыл бұрын
Noo soo bada wariye cabdisalàaan dadka noocan oo kale ah mahadsanidiin
@samisaac-kk6en
@samisaac-kk6en Жыл бұрын
Aqoon yahan ninkaas oo kale ayaa la yiraahdaa. Mansha Allah. wad anfacaysaa dadka Somaliyeed ee Illahay ha ku barakayo
@Muureahmed
@Muureahmed Жыл бұрын
War abdisalam ninkan marar kaloo badan Inoo soo qabo WA vert well education
@MurtidaTv
@MurtidaTv Жыл бұрын
Isha baydhabo kuraastii ay ka goosatay dawlada hoose ma kusoo celiyeen .. meeshaa si fiican ban u garanyaaa
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 Жыл бұрын
Masha Allah baraka Allah 💯 ❤️
@MacalinEnglish
@MacalinEnglish Жыл бұрын
Waxaa la yiri sinji waa ma guuraan soomaali asalkeedu waa reer guuraa
@amalidiris9641
@amalidiris9641 Жыл бұрын
Masha Allah Mr Abdiqani Horey usoco
@ZeylacIbrahim-cc8nm
@ZeylacIbrahim-cc8nm Жыл бұрын
Masha Allah Allah iidn xafido wllyaal walahi Cabdi qani sheekadiisa lagama caajiso
@abdirahmanxuseen8199
@abdirahmanxuseen8199 Жыл бұрын
Africa kacdoon military oo French ka dhana ayaa ka socda dictator kasta oo gacan yare u ahaana waa la inqilaabay reer jabuuti tolow rajimka kalidii taliyaha ah ee Ismail omer gele ma iska dul qaadayaan
@wab20
@wab20 Жыл бұрын
Ciyaal xaarmaajo ayaa na jaclaysiye ismail omar guelleh runti
@abdirizaqmuhudinabdimuse264
@abdirizaqmuhudinabdimuse264 Жыл бұрын
Waa mahadsanthe cabdisalan
@abudiosmanahmed1835
@abudiosmanahmed1835 Жыл бұрын
Aad iaad herreri iyo wllka kale aad bad umahadsantihiin
@MacalinEnglish
@MacalinEnglish Жыл бұрын
Waaba nin cagtu joogsan diidaye
@Ali-rp5lj
@Ali-rp5lj Жыл бұрын
kani Yemen buu amaanayaa cid kale oo amaanaysana maan arag, waa meesha kaliya ee ilaa imika dadka madaw lagu gumaysto ama adiga oo dariiqa iska socda ay iska kaa dili karaan. kuwii ay carabta isku ahaayeen baa Hayn Kari waayay oo iska wada eryay dadkan xun ee gunta ahina waxay u haystaan dad Saada ah. Yemenigaa macawista xidhan bay ka haybaystaan.
@dalmarshow7877
@dalmarshow7877 Жыл бұрын
Waligaa yemen ma tagtay ama maku soo noolaatay?
@Ali-rp5lj
@Ali-rp5lj Жыл бұрын
@@dalmarshow7877 aduunyadan meel aanan tagini way yartahay. waxyaabaha aan ku arkayna inaan halkan kaga sheekeeyo kaga dhamaan maayo, laakin amthaal yar yar baan ku siinayaa, sida maalin mid yar oo soomaaliya oo gurigoodii iska hor fadhiya ayaa mid bicycle wataa intuu soo ag joogsaday ayuu yidhi Yaa kabash Al barbaraawi markaasuu dhirbaaxo intuu is kala jiiday dhagtaa bidixda ku dilaaciyay. waxan kale oon arkay iyaga oo soomaalida raafaya oo kuwii iyaga ahaa ee ay akhdaamta ku sheegi jireen oo madmadawna ay ku dareen oo kuwii magacii ay diidi jireen ay ku kaliftay waar Somali ma ihiye waxan khaadime i daaya oo ha igu darina soomali ma ihiye. daawo KZbin ka qaxootigii soomaalida ee joogay barnamijyada lagaga sheekaynayo oo qaarkood yihiin TV ga dawlada Yemen iyo qaar kale. waar kuwii Yemeni da ahaa ee soomaaliya ka tagay baa ku noolaan kari waayay. ninka se wax walba xamilaya sida guntu meel walba wuu iskaga noolaan karaa oo biyo iyo rooti yar oo qaraxa ayuu iskaga joogi karaa meeshay doontoba ha ahaatee. hadaba dalmarka runta ahi waa aniga meel qabow geedu yahay -72c waa ku noolaan jiraye bal maxaad haysaa soo daa. hadaba adigu maxaad
@sophiaomar7875
@sophiaomar7875 Жыл бұрын
Adiga carab dad ma Dow gumeysata ayaa shegeysa bal ka warran adigoo madaw aad gumeysatid qof ku eg mar shaati qabiil mar shaati diiin mar shaati siyasad qof somaali oo lagbey ayaa jira isagoo nool dadkuu wuu hadlaa lakin Somali iney hadasho maba aha
@Ali-rp5lj
@Ali-rp5lj Жыл бұрын
@@sophiaomar7875 ma Sophia lagu yidhaa? HHhH anyway, jawaabtaydu waa maan arag Somali is gumaysata. adigu se? zagee? noocee?
@ducaysane1133
@ducaysane1133 Жыл бұрын
Aqoon xee tartaa geelayga aa haystaaye? Agah! Dad is wareerinahaya weeye somalida aqoon ma loogu talo gelinba
@HassanAliHassan1960
@HassanAliHassan1960 Жыл бұрын
Abdiqani Allaha ku dhooro
@mohamudguled8959
@mohamudguled8959 Жыл бұрын
Asc sxb hareri,ninyahow is daba qabo Deit gal sxb iska dhin miisaanka wariye Sare insha allah
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 Жыл бұрын
Haplogroup T-M184
@abdirizaqmuhudinabdimuse264
@abdirizaqmuhudinabdimuse264 Жыл бұрын
M.a
@ahmedhussein1774
@ahmedhussein1774 Жыл бұрын
Hereri💯💯💯💯💯💯💯💯
@mysalah06
@mysalah06 Жыл бұрын
C/Salam sounds different in this interview.
@mohamedabdullahi6556
@mohamedabdullahi6556 Жыл бұрын
Guulayso abdiqani waa qorshe fiican nabadayntu
@aniiza276
@aniiza276 Жыл бұрын
Turkey meel ma ah ilahay ha u gaaro umada joogta
@umuiklaas5739
@umuiklaas5739 Жыл бұрын
Mashallah tabarakallaah waan idiin salamayaa hereri iyo cabdiqani
@WarsanAli-es8qq
@WarsanAli-es8qq Жыл бұрын
Mashalaah
@nasturanastura4015
@nasturanastura4015 Жыл бұрын
Wasomali ookale
@abdisalamtatiko1311
@abdisalamtatiko1311 Жыл бұрын
Keep going
@ZeylacIbrahim-cc8nm
@ZeylacIbrahim-cc8nm Жыл бұрын
Noolow wll
Shalay iyo maanta ee nolosha Soomaalida ku nool Turky
19:32
Xogmaal Media
Рет қаралды 31 М.
Waraysi waxbarashada iyo nolosha Turkiga ah
33:07
ASKUNICOM
Рет қаралды 11 М.
OYUNCAK MİKROFON İLE TRAFİK LAMBASINI DEĞİŞTİRDİ 😱
00:17
Melih Taşçı
Рет қаралды 12 МЛН
Миллионер | 1 - серия
34:31
Million Show
Рет қаралды 2,2 МЛН
Bal daawo Salaxlay oo sii noqonaysa magaalo salaxan.
37:54
Hereri Media
Рет қаралды 4,5 М.
Guddoomiye Cabdulqaadir - Waxaan soo toosay aniga oo dhaawac ah !
45:09
Dacwad iyo gar loo qabsaday Wariye Abdisalaan Hereri
19:23
Xogmaal Media
Рет қаралды 247 М.
Booqashadaydii dhufaysyada hubka halista ah ee Norway.
14:53
Hereri Media
Рет қаралды 51 М.
Abdisalaan Hereri oo ka jawaabay 20 su'aalood oo la waydiiyey
27:44
Xogmaal Media
Рет қаралды 144 М.
Magaalada Lamaanaha - Talyaaniga 🇮🇹
21:19
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 198 М.
OYUNCAK MİKROFON İLE TRAFİK LAMBASINI DEĞİŞTİRDİ 😱
00:17
Melih Taşçı
Рет қаралды 12 МЛН