ABDIRAHMAN NASRI KAYGII WEEYAN KANIYE |SOMALILAND

  Рет қаралды 750,546

Abdirahman Nasri

Abdirahman Nasri

Күн бұрын

Пікірлер: 1 300
@AxmedYoungAY429ite
@AxmedYoungAY429ite 8 ай бұрын
Reer soomaaliland walaalaheena wallahi quluubta indin aaminsanahay waxaa tihiin dad goba nasaba noolaada weligiin cadowgiina hajabo ❤
@NajmaAxmed-d3c
@NajmaAxmed-d3c 4 ай бұрын
thkz inader qali g😊obaad tehee
@Abdiqaadir-kaahin4820
@Abdiqaadir-kaahin4820 9 ай бұрын
Kaygii weeyaan kani.❤ isaaqoow abtiyaal iyo habar-yarooyin nabad ku waara.❤
@sahraj3885
@sahraj3885 9 ай бұрын
ALLAHUMA Aamin Aamin Aamin ❤
@mariamhashim9014
@mariamhashim9014 9 ай бұрын
Thank you habo inankaygii ❤️
@SahraCarmiye
@SahraCarmiye 9 ай бұрын
Habo farxaad ku nloow adna
@sahraj3885
@sahraj3885 9 ай бұрын
ALLAHUMA Aamin Aamin Aamin Habaryar jir oo joog Caafimaadna ku waar Laakiin Garxajis weeye Abtiyaaladaa ee ducada ku wada dar Maansha Allah Tabaraka Allah
@mariamhashim9014
@mariamhashim9014 9 ай бұрын
@@sahraj3885 Garxajiska duula 🦁🔥
@mubaarikosman3804
@mubaarikosman3804 9 ай бұрын
Dalkaygii somaaliland waan uxiisay wllhi😢 from laascanood happy 18 may somaalilanders
@Kingmohan123.
@Kingmohan123. 9 ай бұрын
In dadakga la xasuuqo miya u xiisty oromoland baa thy mxa isaga dhigaysa darawish😂
@mubaarikosman3804
@mubaarikosman3804 9 ай бұрын
@@Kingmohan123. laascanood baan ka soo qorayaa calanka muqdisho yaal ee bilaa tariikhada miyaanu rabanaa cidii qadanaysaa ha qadato viva somaaliland adeer
@Kingmohan123.
@Kingmohan123. 9 ай бұрын
@@mubaarikosman3804 oromyohow bila mustaqbalka inaa ku qarabatid darawish baa bahdil kuugu filan hoyadadii walaydba wase😂
@Raana_1234
@Raana_1234 9 ай бұрын
@@mubaarikosman3804 inadeer wa runta. Ia reer Lascaanod way iksa so noqon doona, Anaga is fahmayney e.
@Raana_1234
@Raana_1234 9 ай бұрын
@@mubaarikosman3804 Wll, waa runta. Ya dadka meesha jooga wax u sheega. Dad isfahmayna o wada mid ah baan ahayne. Khayr bay noqon ia.
@hoodoayaan4916
@hoodoayaan4916 9 ай бұрын
Illaahow habar jeclo noo daaa af adin ba wdku taageerta qarankeena jira abtiyaaal love🩸🫶💚🤍❤️🫡🦁
@Ayaanlequrbo
@Ayaanlequrbo 8 ай бұрын
Jira joga
@teachrap
@teachrap 8 ай бұрын
❤❤❤❤
@MujtaanMohamet
@MujtaanMohamet 8 ай бұрын
Amiin amiin habo ❤❤❤
@hamdibashiir1230
@hamdibashiir1230 8 ай бұрын
Alla abtiayaal idin jecliyaa illahayow wax idin dhiba idinka ahay hadaan awoodo soomalilndrka oo dhan xajkaan geyn lahaaa jacayl aan idin qabo wlhi ❤❤❤❤❤❤❤
@UmaAhmedMacan
@UmaAhmedMacan 6 ай бұрын
hbo❤❤❤❤
@sahraj3885
@sahraj3885 2 ай бұрын
❤🥰🌹🥰🌹Habaryar Allah ku xafido Allah wax kuma tuso Guul iyo Sharaf ku noolow In Shaa Allah ALLAHUMA Aamin Aamin Aamin
@Dhiiqadasomalida
@Dhiiqadasomalida 9 ай бұрын
Markii qamar suugaan lahaa goat 🐐 fanku waa cabdiraxmaan nasri Qaar baa ku haystaa legend 🎉🎉🎉
@engmatan1308
@engmatan1308 9 ай бұрын
​@@Ahmed2857-j6xninkn waa goat hadana
@Commonsense10101
@Commonsense10101 4 ай бұрын
The most legitimate country and lovely people ❤❤❤❤Somaliland ❤❤❤from Ethiopia
@akmiishargsan5521
@akmiishargsan5521 9 ай бұрын
Ayyy ABDIRAHMAN NASRI❤tani way hees dhaaftay woow my fov singer 🎤🎤🎶🎸💚💭♥️💚💭(( kanow calaan kaaan lahaa🔥 kaygii weeyaan kani ♥️ Aniga kii laygu dhalay 🤱 Hadaana laygu hoos korshow👫 Hantida kaliyeen dhaxloow🖤🌏 Xasuusta u kaydsadow🌋🔥 ALLOW KU DHAWR CALANKAYGIYOOW AAMIIN YAARABI AAMIIN 😢🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲♥️♥️💚♥️♥️
@mariamhashim9014
@mariamhashim9014 9 ай бұрын
Kaygii weeyan kani 🔥🔥🇮🇹🇮🇹what a word MashaAllah from cida buurta gacan libax leh iyo albaabada adag. G36🦁🇮🇹❤️
@hibakahmed3413
@hibakahmed3413 8 ай бұрын
Habo macan from sm
@gaagalexuseen
@gaagalexuseen 8 ай бұрын
@kawsarxuseen2442
@kawsarxuseen2442 8 ай бұрын
😂😂😂👌🙌
@sahraj3885
@sahraj3885 8 ай бұрын
❤🥰❤️✅👏🏽👏🏽👏🏽 Maansha Allah Tabaraka Allah
@mariamhashim9014
@mariamhashim9014 8 ай бұрын
@@hibakahmed3413 habo qaali❤️👋🏽
@NimcoDaxik
@NimcoDaxik 9 ай бұрын
Masha allah Isaaq waa Isaaq uun Meelwalba Ay jogaan allow barakee oo noo xafid dalka , dadka iyo calankaba
@Djdiwosodj
@Djdiwosodj 5 ай бұрын
Isaaq samaron gabooye dirta kle Somaliland wa download from Isaaq 😊
@QabuulMaxamed-po3tg
@QabuulMaxamed-po3tg 9 ай бұрын
Wlllhi waan oyey heesaha soomaaliland maqlo soomaaliland my blood I'm soomaalilander .A/raxmn wllhi waa legend alle haku daayo wallo❤😊😊
@SuleySuuley
@SuleySuuley 8 ай бұрын
Aad u,ooy wllshei🙄😁😁😁
@sahraj3885
@sahraj3885 8 күн бұрын
Me too❤
@khadraabdullahi6013
@khadraabdullahi6013 9 ай бұрын
Abdirahman Nasri is always dropping the best songs for May 18th!!! MASHALLAH
@mishki2810
@mishki2810 9 ай бұрын
From boorama jano ayan ku dabaal dagayaa samaroon somaliland 🎉❤
@deeqaibraahim1989
@deeqaibraahim1989 9 ай бұрын
Ul iyo Diirbaynu nahay qali
@mohammethsuleiman9620
@mohammethsuleiman9620 9 ай бұрын
dad ilaahay cilmi iyo caqli iskugu daray Borama aniguh sanaag kuciidayaa Ciid mubarak
@mariamhashim9014
@mariamhashim9014 9 ай бұрын
Gobtii samaroon hambalyo wll
@sweigeridirizdiamnd8744
@sweigeridirizdiamnd8744 8 ай бұрын
Afka malaa kamaad odhone magaca noo dhig hoyadaa samaroon wase khubee yahay 😂😂
@mohammethsuleiman9620
@mohammethsuleiman9620 8 ай бұрын
@@sweigeridirizdiamnd8744 Qadaad Weyn wlhi anaigu mufaaqnimadan sidaad kubarateen ilaaa iminkah ma grn samariooon imisa reer ukala baxa hdi lgu weydiyo ma grneyseyd hdana samaron ahy ledahy wes ooo dhes nio wlhi haysar weyn dabada lga gelin oo faruuran oo faruuryo leh . canbaaburka bal mxa lga sameeyah so qor🤣 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@umuahmadmohammed1368
@umuahmadmohammed1368 8 ай бұрын
Masha Allah, Habarjeclo waa boqortooyo reer sheikh the empire of geeka Africa to keep the peace ✌️ and defend our country .
@Buunowpro1020Ab
@Buunowpro1020Ab 9 ай бұрын
Soomaaliland 🤍💚❤️Quluubta Idinka Ogsooni from Ciyaal Xamar
@SaamiyaCabdirahman-ji2pc
@SaamiyaCabdirahman-ji2pc 9 ай бұрын
Idin jeclin walal❤
@HoodoMaxamuud-iq3cf
@HoodoMaxamuud-iq3cf 9 ай бұрын
thanks ❤❤❤❤ my
@mariamhashim9014
@mariamhashim9014 9 ай бұрын
Nasab❤️
@mgaraad4004
@mgaraad4004 8 ай бұрын
Walaalo jaar ah ayaanu nahay pro
@XalimoCaliaxmed
@XalimoCaliaxmed 7 ай бұрын
❤Guul❤❤
@MaxamedMaxamedguray
@MaxamedMaxamedguray 9 ай бұрын
Dhiigu fiinto maaha isaaqnimo udhimo❤❤cabdiraxmaan geesi jira❤❤❤
@ailover5719
@ailover5719 9 ай бұрын
Isaaqnimo? Maxad qabil meesha wuu kinisan mesha qabilado badan ba nala dagan Somalilandernimo mise landernimo soo qor
@leylaaaa780
@leylaaaa780 8 ай бұрын
​@@ailover5719aqli gaga oo kala ka maqan mar hada qabiil ulabatiin wadan nimda mesha ka baxeso 😂 qabiil inagu na burburiyey 🇸🇴😂😂😂
@MaxamedMaxamedguray
@MaxamedMaxamedguray 7 ай бұрын
❤❤​@@ailover5719
@apdiqaniuthman
@apdiqaniuthman 9 ай бұрын
Laxanka Abwaan Daaha Gaas 💯🥰 Erayada Abwaan Daaha Gaas 💯♥️ Codka Nasri Sweet voice 😋 Music Haarun 🎶🎵🔥
@faysalyuusuf1302
@faysalyuusuf1302 9 ай бұрын
Finally the legend is back Kalsoonaan Kuugu xusnaa Wow what a song!
@mohedgarad4780
@mohedgarad4780 9 ай бұрын
Lander dhaba abdirahman nasri marna qaranka haw biqina waalagu hayy yana keep going pro
@abdikariimdhagayste1470
@abdikariimdhagayste1470 9 ай бұрын
Dhaaha Gaas & Abdirahmaan Nasri waa mahadsantiin. Tani waa Hees Hees katagatay. Kurtiyo Madixii Raggoow ❤
@HamdaFahiye
@HamdaFahiye 9 ай бұрын
Dhiiga al dhiiga jah inmadaydaa landers wxawalba qurxday kagadareen Ilxumi idma aragto qalbyaal❤😢
@midabsanali539
@midabsanali539 9 ай бұрын
I love u more from Djibouti 🇩🇯 ❤❤❤
@mgaraad4004
@mgaraad4004 8 ай бұрын
We love you
@midabsanali539
@midabsanali539 6 ай бұрын
Hhh no 😅😅😅
@Hamdaquruhhh
@Hamdaquruhhh 8 ай бұрын
I love you wallahi nasriyow qalbigaan kaa jecelahay hadaanu nahay isaaq waxaanu haysanaa fanaaniin saa id ucod macaanaa masha allah horta siday unool yihiin dadka aan somaliland ka dhalan horta🤔❤❤
@NajmaAxmed-d3c
@NajmaAxmed-d3c 4 ай бұрын
inader noolayn u saraynaa😊
@safwanmahamoud3061
@safwanmahamoud3061 9 ай бұрын
Abdirahman nasri my favourite singer noloshu kuma xumayso Hadaanu nahay somaliland fanaankan ayaan dheer nahay Viva Abdirahman nasri Cadawgaa haw jabin Full respect❤
@Maahircumarsahal
@Maahircumarsahal 9 ай бұрын
Dariska xalaasha from puntiland 🇸🇱
@KhalidAlirunsheeg
@KhalidAlirunsheeg 9 ай бұрын
Somalia dheh gobol ayah tahay ka tirsan
@ailover5719
@ailover5719 9 ай бұрын
Idinka na ka go’aa dawlada dameerada hawiye e somalia
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 9 ай бұрын
@@KhalidAlirunsheeg yaa ka tirsan gobol ?
@sulekhasaid2891
@sulekhasaid2891 9 ай бұрын
​@@KhalidAlirunsheeg jojeya jealous nimada say mansha Allah ha cawriyen waxab ka qade maysan hadhage afwena faqasha argagaxiso Dalemine munafiqe xasidena jealous people QDW jojeya Riyada
@KhalidAlirunsheeg
@KhalidAlirunsheeg 9 ай бұрын
@@TogdheerBurco-x3p puntland
@MaxamedMaxamedguray
@MaxamedMaxamedguray 9 ай бұрын
Qurux iyo laan dheeranimaad isku darsatay ala boqor kaygii❤❤😢😢
@aragsanabdirahman6159
@aragsanabdirahman6159 9 ай бұрын
I have been waiting for this song 🎧🔥💚🤍❤️While I was at work, the song was released🥹🎧🔥🩸
@omaarkb4118
@omaarkb4118 5 ай бұрын
Waan jeclahay wanaaga iyo horumark jamhuriyada Somali land waxaanan urajaynayaa iney isku tashadaan waxa udhismaynayn ay halkaaa kasii wadaan FROM DDS SHANTA SOMALIYEED WAAJIB DIINI AH MAAHA INEY HAL WADAN NOQDAAN BALSE WAXAA WAAJIB AH INEY DHISMAAN OOY MID WALBA HALKU ALLE DHIGAY KU DHISMAAN GUUL BAAN UMADA SOOMALIIYEDD OO DHAN URAJAYNAYAA IYO INAY XAQIIQADA ISHOODU QABTAAN ❤❤❤❤
@Nuurkeyhaji
@Nuurkeyhaji 9 ай бұрын
Reer hargeysa sharaf korkiina ha ahaato❤ like ta 👍oo isoo xasuusi heesta
@Keena-diid
@Keena-diid 9 ай бұрын
Kurtii iyo madaxii raggoow😢 Korkaan kugu sidaynaynaa ❤ Happy 18 may from hawd and reserve area
@mowlidabdimohamed
@mowlidabdimohamed 9 ай бұрын
Fanaanka qaranka abdirahmaan nasri dadkii fanka iska lahaa baad tahay lipaax ........ sxp tageero weyn baan kuu ahay 💚🤍❤
@AishaAhmed-cn2pn
@AishaAhmed-cn2pn 9 ай бұрын
Weyyy Oo wyyy laneyyy, allow idin braKeyy chaclia Landers 💚🤍❤️
@HodoAyan-is4fw
@HodoAyan-is4fw 9 ай бұрын
Wwwwwwwwwaaaaawww mashallah abdiraxman fanan qaran Hambalyo hambalyo Happy may Somalilanders ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@cadnaanahmed5269
@cadnaanahmed5269 9 ай бұрын
Abdirahman_nasri best fanaan wll happy 18may Somalilanders from CIM qaran Somaliland
@munirayussuf6593
@munirayussuf6593 9 ай бұрын
Happy 18 may ban leeyahy meelkastoo dunida ka joogtaan dadkaygiii allé haykiin xafido 🥰🥰🥰
@suldanjogoss8499
@suldanjogoss8499 5 ай бұрын
Soomaaliland gayigii nabada iyo xornimada ilove you fore ever❤
@SulaybanAwil
@SulaybanAwil 4 ай бұрын
🎉🎉🎉😊
@Ayancawil20Yusuf
@Ayancawil20Yusuf 9 ай бұрын
Inta sidayda sugaysa Waan idin salaamay wllkay abdirahmaan nasri keep going 🟢⚪️🔴🫶🩸🔥🎵
@Niza-j
@Niza-j 8 ай бұрын
HeestaN sidaa u jeclahyy 10Mar ka badn wan dhagysatyy 1love rer somaliland from jaarka rer puntland❤
@MumtaasJamac
@MumtaasJamac 9 ай бұрын
Jah c/raxmaan nasriy waa nin qaran keep going inder❤❤❤❤
@SamsamQurux-o6k
@SamsamQurux-o6k 8 ай бұрын
Ayyyy burcoyyyy xilo jana ku dabldagaynaaa igu walllhi ❤❤❤❤ heestiii wallkay cabdiraxman nasri h jeclo difaaac nimo ❤❤😮😮😮
@CADNANCabdi-v9h
@CADNANCabdi-v9h 9 ай бұрын
Geesi qaran al fanaan abdirahaman nasri💚🤍❤💪
@kawsarxuseen2442
@kawsarxuseen2442 8 ай бұрын
Masha Allaah thank you Nasri guul Jamhuuriyada barakaysan e Somaliland ♥️🤍💚♥️🤍💚👌🥰☔️🌧💪💪
@kawsarxuseen2442
@kawsarxuseen2442 8 ай бұрын
🙌🫶🏻🫶🏻🥰❤
@saynebxasan9049
@saynebxasan9049 8 ай бұрын
Soomaliland gobta ugu saraysee taajku saranyaan nahay guuuul🎉🎉🎉❤❤❤❤❤🎉🎉🎉❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@aimansuleimam3849
@aimansuleimam3849 9 ай бұрын
Daaha gaas wa lander weyn wllhy maame iyo nasri ba laba heesood oo miisan leh buu ku cimaamadey🔥❤️
@XamdaCiise-wb7us
@XamdaCiise-wb7us 8 ай бұрын
Weey somalilnd Wa udhimanaya wlhy sidiiy aabahay ugu dhintay Alle haw naxariiste xasuus calanka kaga haysta Aabo 😢😢😢😢
@zalmaahmet565
@zalmaahmet565 8 ай бұрын
Tawxiidka kariimka iyo salaan dusha kaaga qoray karaamaleh iyo cisoo💚🤍❤️🥰
@mariyafarax9101
@mariyafarax9101 8 ай бұрын
❤Somaliland Happy 18❤❤❤Somaliland guul iyo gabnimo inzh ALLHAU ❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉from Borama 🎉❤
@SucadOsman
@SucadOsman 9 ай бұрын
Ilahay ha ku sharfo oo ha ku xafdiyo waxad tahay qofa qaliya nasri yare noolawa inata nooli jiro alahu ma aamiin aamiin aamiin ❤❤❤❤❤❤
@zamzamxuseen961
@zamzamxuseen961 9 ай бұрын
Duriyada oo dhan baa qurux badan mashallah hargaysa caaday ❤❤❤❤
@Malloofficial1
@Malloofficial1 8 ай бұрын
Aniga kii laygu dhaley Abtiyaal alle ha idin barakeeyo gob iyo nasab baad tihiin wlhie from wiil abti loo yahay oo Dhulbahante ah 😢💚🤍❤️
@SofiDual-gz5dr
@SofiDual-gz5dr 4 ай бұрын
Mashalla habo guuleyso
@mychannel-bq1mq
@mychannel-bq1mq 8 ай бұрын
From Hargeisa hadhwanaag happy 18 may ❤
@zahratuugo4672
@zahratuugo4672 9 ай бұрын
Marana qaranka haw biqina nasriga duula happy 18 may reer Somaliland💚🤍❤️
@Axmed-uu8vp
@Axmed-uu8vp 8 ай бұрын
I love you from Galmudug 🎉
@XamdaCabdilahi-z1e
@XamdaCabdilahi-z1e 9 ай бұрын
Wlhi waa fanaan qaaliya cabdiraxaamn nasri❤❤
@Abdishakurfarhan
@Abdishakurfarhan 9 ай бұрын
Waliga haddii aad Tahay Somalilander❤ in aad Calankaga iyo wadankaga aanad waliga haddii millions aad ku weyneyso aanad u joojin ! Si aad u muujiso Qadiyadada waa mid aan aad u jecelahay ❤😅
@fahankanolosha6347
@fahankanolosha6347 9 ай бұрын
Daaha gaas allah cimriga iyo caafimadka ha kuu siyaadiyo 🤲
@Filkarooon
@Filkarooon 9 ай бұрын
Wooow markaasokalan idha alx hadan isaaq alle iga dhigay hadana ahay g36❤❤❤
@mariamhashim9014
@mariamhashim9014 9 ай бұрын
Inadeero from G36❤️🦁
@HaboonAxmed-uj1dx
@HaboonAxmed-uj1dx 8 ай бұрын
My blood G36❤❤❤
@ubahbintumoha6883
@ubahbintumoha6883 8 ай бұрын
wowowowo oh voice is so beautiful keep going brother ❤❤❤❤
@samraasagal4408
@samraasagal4408 9 ай бұрын
My rer ayeyahy hmblyo wa marki igu horaysay an youtube comment ku qoro from darood 🩸
@mariamhashim9014
@mariamhashim9014 9 ай бұрын
Thanks ayeeyo noloow❤️
@ifoonghauri4046
@ifoonghauri4046 8 ай бұрын
Masha Allah waan ka helay dhiigaa 100 igaaray walaahi! Wadani dhab ah, luuq macaan cute young men! waan jiriricooday walaahi.
@haniilkacaz7164
@haniilkacaz7164 9 ай бұрын
M.a LanderS happy 18my 💚🤍❤️🔥🫶🏻 Ninkii badalaY bk abdi Rahman nasri🕊️
@samiracaday9786
@samiracaday9786 9 ай бұрын
Hantida kaliyeen dhaxlee xasuusta u kaydsadood woooow nasrigayga big ❤ hno
@hawamohammed2200
@hawamohammed2200 8 ай бұрын
Happy 18, may my somalilanders wherever you are in the world.
@gobadismailigueh9502
@gobadismailigueh9502 9 ай бұрын
Abdirahman nasri love you from Djibouti 🇩🇯 ♥️♥️👑🩸🫡🫡🫡
@Abdirahman.boodhari
@Abdirahman.boodhari 9 ай бұрын
Jir oo jooog bro alfanaan Abdirahman Nasri legend 👍 Somaliland ❤️❤️
@FarahMohamed-ll5uu
@FarahMohamed-ll5uu 6 ай бұрын
SOMALI dadka oguwanagsan waa raxanweyn iyo isaaq wlh laiskahagreee labadoodaba waa la liida hadane waa dad qalbi wanagsan waligey hargeysa maarag iyo beydabo ❤❤ inshallah malin un waiman much love from Kenya NFD GARISSA
@zahraahmed2519
@zahraahmed2519 5 ай бұрын
Ku so dowow Hargeisa. Qof kasta oo af somali ku hadla waa wadankiisi hadaanu xumaan la socon
@DaadaxYuusuf
@DaadaxYuusuf 9 ай бұрын
Laxankii daaHa gaas Abwaan weYn Ereydii daaHa gaaZ Abwaan weyN Codkii Apdiraxmaan nasri sweet voice
@AxlamQurux-f8h
@AxlamQurux-f8h 9 ай бұрын
Fanan qaran ❤❤❤❤❤ codo iyo qurux isiku dara sadat❤❤❤❤
@maxamedbajiyo8403
@maxamedbajiyo8403 8 ай бұрын
1 8 may 🟩⬜🟥 Full talanted A.nasri🙏
@KhadanSuleman
@KhadanSuleman 9 ай бұрын
Aniga kii laygu dhalay hadana laygu hoos korshoow Hantida kaliyeen dhaxlee Xasuusta u kaydsadoow 💚💭❤️. Ciiltire illaaahoow noo ilaali
@UmalkhyrJama
@UmalkhyrJama 6 ай бұрын
Tawxiidka kariimka iyo dushan sali kaga Qory😢❤
@AmeinMahamod
@AmeinMahamod 7 ай бұрын
Esh cala fanaan walee waad u,qalanta amaanta qaranka❤❤❤
@DubbeMirre443
@DubbeMirre443 8 ай бұрын
Wllhy Habar Jeclo Qaranka Somaliland Dhiigay U Shubeen Way U Dhinteen oo Way U Heeseen Habar JecloSomalilandta Saxda Ah Noolaada Ilmadarayal ❣
@AYeeYadedjecel2021
@AYeeYadedjecel2021 8 ай бұрын
KaYgii wye kani 💚💭❤👑🔥
@AD20H74H
@AD20H74H 9 ай бұрын
Illahaw noo siyaadi nimcada aad nasiisay🤲
@HodanIsmaciil-yy6jv
@HodanIsmaciil-yy6jv 8 ай бұрын
❣️❣️ cabdi raxmaan nasri geesi qaran
@radwayar9182
@radwayar9182 9 ай бұрын
Lander dhaba inaderkay Abdirahman nasri iyo calankaygi ciltire💚⚪❤
@yurub5288
@yurub5288 9 ай бұрын
Mashalla Allah guul somalilaan Allow dhawr somalilaan cadowgeedo hajabo waa fanan qaran❤❤❤❤❤😊
@fowziasheekibrahim8998
@fowziasheekibrahim8998 8 ай бұрын
Guul iyo Gobanimo soomaliland ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@DresÒmr
@DresÒmr 8 ай бұрын
Waaw what a video beautiful voice man
@hibaaqmaxamed119
@hibaaqmaxamed119 9 ай бұрын
Soomaaliland 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉 from laascaanood
@SaamiyaCabdirahman-ji2pc
@SaamiyaCabdirahman-ji2pc 9 ай бұрын
My dhiig my dhuux somaliland happy 18 my ciida ciideeda Allw cafimad io barwaaqo haynagu gaadhsiiyo inshallh❤🎉❤
@hibaqcali1258
@hibaqcali1258 9 ай бұрын
Dhiiga yaa inader Somalilander dhaba💚🤍❤️
@isaxaaqclrashiid7719
@isaxaaqclrashiid7719 9 ай бұрын
Sanadku waa gugiii heesaha qaranka! Happy 18may dadkaygiii❤
@onkodlyrics4965
@onkodlyrics4965 9 ай бұрын
Somaliland waaa Wataa guulaysta From Caabudwaaq ❤🤍💚
@SuleySuuley
@SuleySuuley 8 ай бұрын
H.w**se dad aye ku neceb yihiin 🙄😁
@HodanMaxamed-kz1nt
@HodanMaxamed-kz1nt 8 ай бұрын
Masha allah fanaan qaran jir oo joog heesta lacanka loo qadayna bisha dheen ee may waan xuusah anigu ❤
@abwaannasto4400
@abwaannasto4400 9 ай бұрын
Inta sidayda sugaysa wn idin salaamay❤😂
@zuhyrmohmed1968
@zuhyrmohmed1968 9 ай бұрын
Inta jeer een search ku eega waad yaabaysaaba😂❤
@NimcoMaxamed-vf7sm
@NimcoMaxamed-vf7sm 9 ай бұрын
Calanku waaa hantida kaliye Aan ka dhaxlnay Awooyashen❤
@sahraahmed7340
@sahraahmed7340 8 ай бұрын
Soomaalilnd happy 18 may❤
@Moha-g7r
@Moha-g7r 9 ай бұрын
Somaalilan waaaro ojira from buntilan
@hibakahmedgobadahmed5202
@hibakahmedgobadahmed5202 9 ай бұрын
Dhiigah calankaygii iyo fanankan jeclaa♥️
@HassanYre
@HassanYre 9 ай бұрын
Ayyy dadkan kaman dhalan lakin wan jeclahay one love you from AB
@SurprisedHarpSeal-rm3zi
@SurprisedHarpSeal-rm3zi 8 ай бұрын
I love Somaliland from djibouti
@nasrasaalax7048
@nasrasaalax7048 9 ай бұрын
Kashaan kugu haysans kol wanku dhadanaa wll c/raxmaan nasri kor ahaada adigiyo calankuba❤❤❤❤❤
@FilsanAhmed-r8l
@FilsanAhmed-r8l 9 ай бұрын
Cabdi rahman nasri halyay qaran ❤❤❤🎉
@AyaanMohamed-ry8eo
@AyaanMohamed-ry8eo 9 ай бұрын
8/5/2024 Habeen ay khamiis soogalayso ayaan daawanayaa Happy 18may my country❤🎉😊
@AbdallaXazaam
@AbdallaXazaam 9 ай бұрын
Guul iyo gobanimo reer somaaliland❤❤❤😢
@wardaismail1768
@wardaismail1768 9 ай бұрын
Maasha allah somaliland landy allow no dhawr dalkayaga iyo dadkaba happy 18may my courty 💚💚💚
@HamidaAli-fo9tp
@HamidaAli-fo9tp 9 ай бұрын
Hees way dhaaftay 😭🙇🏻‍♀️
@naz.mustaphe7365
@naz.mustaphe7365 9 ай бұрын
Nasri ❤is Come back With Amazing Song❤
ABDIRAHMAN NASRI- HAW BIQINA SOMALILAND PERFORMANCE LONDON 18may
4:35
Abdirahman Nasri
Рет қаралды 485 М.
ABDIRAHMAN NASRI - QOF KA NOQO ADUUNYADA OFFICIAL VIDEO 2024
5:33
Waqal WStudío
Рет қаралды 668 М.
Правильный подход к детям
00:18
Beatrise
Рет қаралды 11 МЛН
Леон киллер и Оля Полякова 😹
00:42
Канал Смеха
Рет қаралды 4,7 МЛН
It works #beatbox #tiktok
00:34
BeatboxJCOP
Рет қаралды 41 МЛН
Mustafe dolar calankayga
5:25
FANKAABMUSIC - Topic
Рет қаралды 9 М.
ABDIRAHMAN NASRI XUBI DAARA OFFICIAL VIDEO
4:18
Abdirahman Nasri
Рет қаралды 3,3 МЛН
CABDIKARIIN CALI SHAAH HEESTA CALANKA OFFICIAL VIDEO 2020
5:35
Hawraar Music Production
Рет қаралды 6 МЛН
MAXAMED MAAME - DHALAAN BAN AHAY KU KORAY 18 MAY OFFICIAL VIDEO 2024
4:49
ISKU DIRKA XAASIDKA HEES CUSUB
6:02
Digaale Music - Topic
Рет қаралды 3,3 М.
ISMAIL DANNAN INTAAN BAASE SOO MARAY OFFICIAL MUSIC VIDEO 2025
4:15
Ismail Dannan
Рет қаралды 2,4 МЛН
ABDIRAHMAN NASRI | REER-MAGAAL OFFICAL VIDEO
3:18
Abdirahman Nasri
Рет қаралды 10 МЛН
Nimcaan Hilaac I Adiga Sowmaaha I Official Music Video 2023
6:32
Hillaac Music
Рет қаралды 26 МЛН
Правильный подход к детям
00:18
Beatrise
Рет қаралды 11 МЛН