ABDIRAHMAN NASRI- KUGU MARMAY OFFICIAL VIDEO

  Рет қаралды 339,186

Abdirahman Nasri

Abdirahman Nasri

Күн бұрын

SONG: KUGU MAARMAY
Lyrics: Sidiiq Jiir
Melody/Artist: Abdirahman nasri
www.instagram....
Music: Dj Adam
www.instagram....
Video By: Hamze Indho
www.instagram....
Editing: Khadar Waqal
Directed by : Samira Jilaow

Пікірлер: 589
@JOSEPHBOY66
@JOSEPHBOY66 7 күн бұрын
Heesaha waxaa kamacaan quraanka alle yaa igu raacsan ❤
@MumtazUpthisalan
@MumtazUpthisalan 7 күн бұрын
Mxad ka soo doonty halkan hees uunba lahu dhageysta😂😂
@saamclaahi8054
@saamclaahi8054 7 күн бұрын
Like ayuu soo doontay kaqale 😂​@@MumtazUpthisalan
@iftinCabdi-by7se
@iftinCabdi-by7se 7 күн бұрын
Sax waye
@zamzammohamed9543
@zamzammohamed9543 7 күн бұрын
Like dartis miyaaa Hakkas umaraysaaa🤔
@NaasirMaxamuud-o8s
@NaasirMaxamuud-o8s 7 күн бұрын
❤sax sax eerayada ❤mcn
@Il1vmee
@Il1vmee 7 күн бұрын
Inta OG inay Heestan qarxayso marky 1m gadho iga warhya😂✋️💋
@cabdifataaxibraahim4511
@cabdifataaxibraahim4511 7 күн бұрын
"Dadka oo midkastaa nolashiisa Maraynteeda iyo hawlo ku foogan Maskaxdaa ku qasbaysa naftayda Kumashquulka oodoo kaliyata Mahwi uu dad ka buuxo xabiibi Kolka uu qofba meel ka hadlaayo Codkaagoo kaliyaan maqlayaaye Qalbigayga maxaad ku fogaatay Laba dookhu mideeyay sideena Oo muhimada siiya jacaylka Muran baan abid soo dhexgaline Malintaan ku bartaa xidhidhi macno wayn u sameeyay naftayda🙏
@nasroyusuf1702
@nasroyusuf1702 7 күн бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@saamclaahi8054
@saamclaahi8054 7 күн бұрын
Mahadsanid ❤
@AhmedKaise
@AhmedKaise 7 күн бұрын
Legend
@AhmedKaise
@AhmedKaise 7 күн бұрын
❤❤❤❤❤
@maryanelmi-cw9jy
@maryanelmi-cw9jy 6 күн бұрын
Mhdsnid wll
@Khaalid336
@Khaalid336 7 күн бұрын
Ninkani waa fanaan aan helin buun buunintiisi runtii waa talented❤😊
@LuulCaaqil
@LuulCaaqil 2 күн бұрын
❤❤❤ jah heestan anigaa leh
@hroro1835
@hroro1835 5 күн бұрын
Mahwi uu dad kabuuxo xabbi Kolka uu qofba meel kahadlaayo Codkaagoo kaliyaan maqlayaaye Qalbigayga maxaad ku fogaatay Luv u abdalla💜💜
@Samsamhaybeducale
@Samsamhaybeducale 6 күн бұрын
Isaaqna ha heesto somalina hanadhagaysato jah indr ❤😢
@mustafeubax8755
@mustafeubax8755 2 күн бұрын
aakhirana cadaab baa idiin dheer
@xayaadmohamed2889
@xayaadmohamed2889 3 күн бұрын
Hestan waxan dawanaya markan wayey qof shansano qalbigayga siiyey 😢😢
@hoodomahamad329
@hoodomahamad329 2 күн бұрын
Sorry qalbi
@fatuushmohamed2126
@fatuushmohamed2126 2 күн бұрын
😭 sorry abyyo😢
@MohametUpdalhi45
@MohametUpdalhi45 7 күн бұрын
Maalayiin shaqsi oo kugu xeeran Adigaa ka mudnaadey dhamane Matabee iska dhaafay warkooda Kugu maarmay adoo Kaliyaata Cid ma siinin nafteyda Hortaaye Macaan adi sow kuguman hibeynin Muuqagan ka jeesan karine Indhahaa midibkga ku heesta Laba laba dooqu mideyay sideena Oo muhiimada siiyay jacelka Muuran baan abid zoo dhax galenine Maalintanba ku bartaaba xidhiidhku macno wey u sameyay nafteyda 🫡🫡
@Yusra_N3jib
@Yusra_N3jib 4 күн бұрын
War adiyo cabdi fataax wixiiba waad sahasheen 😅
@MohametUpdalhi45
@MohametUpdalhi45 18 сағат бұрын
@@Yusra_N3jib😂😂
@munamoh6332
@munamoh6332 5 күн бұрын
Qurux iyo cod layskuma helo kuwuu lahaa maxaa u naf ah😂😂
@WarisAhmed-gk2rc
@WarisAhmed-gk2rc 6 күн бұрын
Not everyone know how to sing, but you you’re like music and you doing your best good luck for you. I like you peace and love.❤❤
@Wacaneyyy-25
@Wacaneyyy-25 7 күн бұрын
Ayyyy📸inanka duubay gacantiisa❤️😭📸
@HodanWarsame-e8x
@HodanWarsame-e8x 3 күн бұрын
Legend labo Maha one 1 fanan waye Cabdiraxman nasri 4 cod ayu ku heesaa cid sameyn karto malaha..guleyso from ciraq Cabdi cilmi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 2 күн бұрын
Yaa Salaam Axsan Caleek Yaa Maan Hussein
@aishaabdikadirsalah
@aishaabdikadirsalah 5 күн бұрын
The only and best faNan in somali boys ❤Nasri👑🔥💯
@marias5208
@marias5208 2 күн бұрын
Boowe love kugu ahe 😢❤
@WarisAhmed-gk2rc
@WarisAhmed-gk2rc 4 күн бұрын
Wax iitaabtay. Qalbigeeg maxad ku foogaatay ❤❤❤ thank you so much peace and love
@gobpro3576
@gobpro3576 7 күн бұрын
Nacalaa shaydaan ku yaal axyaa fanaan nasri waa dab iyo holac walee musiguna waa another level Dj adam iyo nasroo is helay waa amakaag
@khaliifatechnology2995
@khaliifatechnology2995 7 күн бұрын
Dadka ina ali shaah goat dhaha nasri ma arkin miyaa talanet saxda ah waa kan
@mohamedshardi6198
@mohamedshardi6198 20 сағат бұрын
“ Cid ma siiinin Nafteyda hortaaye “. 😅 Qof ween le fahmi karo . Hees iyo bar 🥇 🔥
@anzalahmed1759
@anzalahmed1759 8 күн бұрын
Apdirahmn my crush 😂❤
@maxamedxuseenCAli-qp5iz
@maxamedxuseenCAli-qp5iz 7 күн бұрын
yaan lagaa dareemin dee 😂😂👌
@HANAABDI-xt6kp
@HANAABDI-xt6kp 7 күн бұрын
kulamid😂😊
@karama_osman
@karama_osman 7 күн бұрын
Anaa ka dhawe maad iskeen siin❤🎉😅
@Il1vmee
@Il1vmee 7 күн бұрын
Not only u gurlll😂💕💋
@felsanmohamed9918
@felsanmohamed9918 6 күн бұрын
Naaguhu maxay iskaga daydan
@SacdiyoAden-lk9be
@SacdiyoAden-lk9be 5 күн бұрын
Ciiid ma sinin nafteyda hortaye❤
@MariaAbdullahi-s9f
@MariaAbdullahi-s9f 5 күн бұрын
Duriyada ha heysto inta kalana ha dhageysato waa amar lkn naarta aan ukala hadhno ilma adeerayaaal abdirahman nasri waxan uu fanan dhaafay bagah 😂😂😂
@KowserJama
@KowserJama 3 күн бұрын
😂😂😂😂😂😂
@KHALIFIBRAHIM-dr8qv
@KHALIFIBRAHIM-dr8qv 5 күн бұрын
Legend waye basi mwele wacho kusuka
@FarxiyoCabdiisxaaq
@FarxiyoCabdiisxaaq 6 күн бұрын
Nasri qurux waxan hees wey dhaafray❤❤❤
@KhaalidMustapha
@KhaalidMustapha 8 күн бұрын
CabdiRahmaan nasri LaxamaYste fanaan Goat hadu jiro waa nasRi🫡🫡🫡
@AyuubQaasim-ig7eg
@AyuubQaasim-ig7eg 15 сағат бұрын
Kaligis. Fanan❤
@suldaand
@suldaand 8 күн бұрын
Cabdiraxmaan nasri waa mid kamida dhalinyarada aan fankiisa iyo shakhsiyadiisaba taageero iyo sidiiq jiir oo aan sugaantisa aad u jeclahay waxaan 100% ku kal soonahay in heestaan noqon doonto mid dadku ka wada helaan.
@somali_media_production
@somali_media_production 7 күн бұрын
😂 Waar Waxani Waabay Hees Dhaaftay Laxanku waaba another level
@BeegsiProductions
@BeegsiProductions 4 күн бұрын
Heesihii sanadkan tii ugu fiicnayd bay noqonaysaa xaga hal abuurka iyo habka luuqda 😮😮
@kayser_media
@kayser_media 7 күн бұрын
goat abdirahman nasri fanku isagaa kuu baahan saxib❤
@Buuro423
@Buuro423 7 күн бұрын
Goat qamar sugani Wu fiiro dheryahay wuu sheegay legendku fanka ku reebi lahaa inu nasri yahay ❤🎉
@JimcaaleJeesto
@JimcaaleJeesto 7 күн бұрын
laysma xaqiro ee cabdiraxman nasri waxad tahay hiboole faneed codka waxa kuu dheer mihnada laxameste nimo nasto ah hibo gara isuma eeka hesahaga dhaman aad laxamaysay midbana mid ka kalay ka daran tahay guulayso 🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥
@adnantetra1469
@adnantetra1469 4 күн бұрын
Talented Singer 😍😍 what a voice 😮
@AmaalAbdinuur
@AmaalAbdinuur 7 күн бұрын
Isaaqoo dhan baan jecladay sacaan laga bilaabo😂😂😂😂
@HayatMawliid-px5uu
@HayatMawliid-px5uu 7 күн бұрын
Thanks dumo😅😂
@Diamond-tm2jx
@Diamond-tm2jx 7 күн бұрын
Adiga oo ah😂😂
@HayatMawliid-px5uu
@HayatMawliid-px5uu 7 күн бұрын
@@Diamond-tm2jx ano ah dadka lulka lagu radiy0
@ramlocllaahi4140
@ramlocllaahi4140 7 күн бұрын
Thanks qali😂❤
@WardaAhmed-xt8vq
@WardaAhmed-xt8vq 7 күн бұрын
Hush
@isruush4252
@isruush4252 7 күн бұрын
Olalaaay waar nasri mxd sameysay 🫶🏼🎶💃😩
@Mawlid842
@Mawlid842 5 күн бұрын
2m 1biil Markey garto like 👍 😅😅😅
@MccDaacad51
@MccDaacad51 8 күн бұрын
Ced Masiinin Nafteyda Hortaa ❤
@XOGTAQARSOON2024
@XOGTAQARSOON2024 7 күн бұрын
nasri iyo dj adam baa is helay
@SimanAhmed-s1l
@SimanAhmed-s1l 7 күн бұрын
Erayada heestu way iga gadmeen runtii codkiisana kama dhaco cabdirahman nasri wan dhagaystaa❤❤🎉🎉
@siradcali4412
@siradcali4412 20 сағат бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ love ka hesta wa iga dhantahay. Fanan iyo hes waaw
@HamdiAbdirahmaan-tn2lg
@HamdiAbdirahmaan-tn2lg 7 күн бұрын
Inta og iney qarxseyso heestan nasriga😂❤
@NasteexoCali-yq6uu
@NasteexoCali-yq6uu 4 күн бұрын
Igula salinabiga scw scw scw ❤❤
@FarduusSahal-z4v
@FarduusSahal-z4v 5 күн бұрын
Waxaan hees wey dhaftey ❤❤❤
@majorsalah7647
@majorsalah7647 3 күн бұрын
HIS voice has such a unique and beautiful tone. I love the husky quality it has [2]."
@CawoFaaraxAxmed
@CawoFaaraxAxmed 17 сағат бұрын
Abdirahman waaw waxanu hees way dhaftay ❤❤
@ubaxgoox7599
@ubaxgoox7599 5 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤ wooow cabdiraaxmaan wan kuhaysata heestan anigu xaladayday kusobegantay 🎉🎉🎉🎉🎉
@darwiishboy6524
@darwiishboy6524 4 күн бұрын
Fanaankan waa na waaalayaaa
@KhalidBariiso
@KhalidBariiso 5 күн бұрын
Apdirahmn my crushhhhhh 😅😅
@TuBeEc_Yare
@TuBeEc_Yare 7 күн бұрын
The Goat Nasri🔥🔥🔥
@AyaanOsmaanMaxamed
@AyaanOsmaanMaxamed 4 күн бұрын
Heestaan barteda dhigyy c/ raxmaan nasri❤
@nasrichannelofficial2198
@nasrichannelofficial2198 21 сағат бұрын
Malintan ku bartan micno weyn usameyay nafteyda❤❤ Eshcala hees markey qaraxdo like isar
@HanadmaxamedShire
@HanadmaxamedShire 4 күн бұрын
Ninkan waa hiboole faneed ❤
@MaryanMa
@MaryanMa Күн бұрын
Yaa ila jecela ninkan ❤❤❤❤
@BULLAANI
@BULLAANI 20 сағат бұрын
Yaasallaam. Erayada 100% Laxanka 💯 Codka1 00% Musica 💯 📷 man 💯 Horay usoco. Sxb
@abdiweli.ibrahima9567
@abdiweli.ibrahima9567 5 күн бұрын
Ninkaan laxanka waa u fadhiyaa❤ wlh
@Suad-gj4nj
@Suad-gj4nj 6 күн бұрын
Wooow Cabdirahman Nasri sedeed wax yeeshay 🐐 ❤❤❤❤
@cwaliindhacade6875
@cwaliindhacade6875 7 күн бұрын
Muuqaada aan ka jeesan karin Indhahaada midabkaa baan ku heystaa ......❤❤ Nasri the one and only..✌️✌️
@MahdiyaabshirJaamac
@MahdiyaabshirJaamac 5 күн бұрын
Ayy hees iyo barrrr❤🎉🙌
@ahmedsaleban8802
@ahmedsaleban8802 8 күн бұрын
Abdirahaman Nasri sxb yaraantii waan ogaa berigii burco aan joognay inaad maalin fanaan noqoneyso
@dauddahair9230
@dauddahair9230 6 күн бұрын
Wooow waa heest shidan inder
@SmilingCheese-ur6ew
@SmilingCheese-ur6ew 6 күн бұрын
Abdirhman nasri waaw heestu wa macan ❤
@ruwaydacabdicali6250
@ruwaydacabdicali6250 4 күн бұрын
Tani Hees way dhaftay❤
@mohamedabubakr-gq6qh
@mohamedabubakr-gq6qh 4 күн бұрын
Abdirahman the legend 🫡 keep going from Muqdisho 🙏❤
@HamdaAbdirashiid-43
@HamdaAbdirashiid-43 8 күн бұрын
Goat fanka abdirahman nasr
@saadoafgaab6027
@saadoafgaab6027 6 сағат бұрын
Waxaan yari cod macaanaa indr ❤❤❤
@AmalAbdinur-m3b
@AmalAbdinur-m3b 5 күн бұрын
Ninka kaliya hes walpa oo sosaro si fudud ban uxifdiya bisinka 😩❤️😅 ninkan hada laba wadan isku dhaw jogna mar un inta nolohay wan arki donaaa i.a nasriyooow malinta ku arka adiga fankaga tagerinimo usameyay😩😂🦁❤️🎵🎹🎤🎧
@mohamedabdukadir3426
@mohamedabdukadir3426 4 күн бұрын
Laxanka🔥 salute nasri✌️
@umuismaaciil8472
@umuismaaciil8472 4 күн бұрын
Wow hees wey dhafty tan 👌🏻☺️
@AhmedDahir-yn3go
@AhmedDahir-yn3go Күн бұрын
Hees macaanaakta 🎉🎉 ninka ❤❤❤
@SadaamBare-o8b
@SadaamBare-o8b 6 күн бұрын
Abdirahmaan nasri fanan wayn bilaha soo socda goatku waa nasri taa iga qora manta
@kaltounabokor572
@kaltounabokor572 7 күн бұрын
hadaanu awoowagay ku dhalin oonad adeerkay ahayn love u 😢😢 ku dhihilaha
@SahraXasan-db2kx
@SahraXasan-db2kx 7 күн бұрын
Apdiraxman nasri ❤ goatka fanka 🙌 🐐
@Anisasaid-bv8nb
@Anisasaid-bv8nb 4 күн бұрын
Waxaan qiyaasaya inay 10 days 1m ku gaarayso heestan 👌🥰
@AsmaXarago
@AsmaXarago 2 күн бұрын
Sidaasay ku qaraxday 😂❤
@jamilaapdirahmn7060
@jamilaapdirahmn7060 5 күн бұрын
Aha aha laba laba Dookhu mideyey sideena nasriyow iNaader 🫡❤️😭🫶
@cumardayr7446
@cumardayr7446 5 күн бұрын
waa hees shidan walhy❤❤❤
@salmosaha8656
@salmosaha8656 6 күн бұрын
oooov calek ❤
@Kingceldher
@Kingceldher 7 күн бұрын
Nacala sheydaan ku yaal Codka +laxanka Nasri Music Dj Adam👌❤️
@MohamedAhmedMustaf
@MohamedAhmedMustaf 6 күн бұрын
Libaaxayga❤
@najmoapdalle470
@najmoapdalle470 4 күн бұрын
Waxn hees waa dhafty🎉❤
@sahrasaqadhi8243
@sahrasaqadhi8243 6 күн бұрын
Abdirahamanow intaan aroosaayo fanka haka bixin❤😊
@Ramlo-f9n
@Ramlo-f9n 4 күн бұрын
Al fanan nasri❤
@AbdihafidMohamed-f9f
@AbdihafidMohamed-f9f 5 күн бұрын
legend 😊
@Quruxleyda-fw9rs
@Quruxleyda-fw9rs 6 күн бұрын
🔥🙌🏾 Waa hees iyo badh!!
@AsmacabdilahiMaxamed
@AsmacabdilahiMaxamed 7 күн бұрын
Oops Nasri ahaa❤🎉
@ladanluuza7833
@ladanluuza7833 5 күн бұрын
Nasri qlpi tan hes wey dhaaftay 🫶
@AsadSicid
@AsadSicid 7 күн бұрын
Ninka keliya e fanka gacanta ku haya sababkan❤
@aweyscumar3552
@aweyscumar3552 5 күн бұрын
Kep gouin pro❤
@abwaancaynaanshe33
@abwaancaynaanshe33 7 күн бұрын
Laxamadii dandaawi Ayaa Laga Dhadhaminaya Heestan❤
@mostlydriving
@mostlydriving 7 күн бұрын
Badhaaciye, miyaan kuu qosolnaa
@Asma-l9o9i
@Asma-l9o9i 7 күн бұрын
Maserka yan laga daremin nasri ma gaadhyside
@abwaancaynaanshe33
@abwaancaynaanshe33 7 күн бұрын
​@@Asma-l9o9i way shidan ty
@abwaancaynaanshe33
@abwaancaynaanshe33 7 күн бұрын
​@@mostlydriving wax khaldanba man shegine maxad igu magtay shodhe😂😂
@cumarfowzi8544
@cumarfowzi8544 7 күн бұрын
Ayyy ❤waa marka Ugu horeysey ee an hees cusub arko
@Maymuunahmed-di1wi
@Maymuunahmed-di1wi 16 сағат бұрын
Hees wa dhafaty tani😂❤
@MaryanCrisaaq-t8f
@MaryanCrisaaq-t8f 7 күн бұрын
Tan hees waydhaftey ❤❤❤
@NimcoHaa
@NimcoHaa 7 күн бұрын
Waa ninka soocanbaxay 2024 SAAS sootahayna faanaan badan kafiican❤
@Caasha-x8u
@Caasha-x8u 5 күн бұрын
Waa fananka qodha qurux cod iyi dansiy isku hasta m.a m.a❤
@CadeedMaxammed
@CadeedMaxammed 5 күн бұрын
Nin xasan daahir ❤❤❤❤
@zeinabdaahir5323
@zeinabdaahir5323 6 күн бұрын
Heesba ku dhiibayna xagee lagaagaso xidhoidha Abdirahman
@asmafarax7311
@asmafarax7311 6 күн бұрын
Aniga iidhib Aan Fanka Kusoo galee😅
@KosSaid-ni3rq
@KosSaid-ni3rq 5 күн бұрын
Wawo cadi Mahan codka eryada Musik laxanka❤
@SiciidCabdi-g7o
@SiciidCabdi-g7o 6 күн бұрын
What a melody Nasri Goat fanka and Music yaab yaab Dj Adama
@abdiasiissalad6917
@abdiasiissalad6917 4 күн бұрын
Wuuu bararay bee
@NimaDarar
@NimaDarar 7 күн бұрын
Your melody is another wlh sxb guleyso from djibouti 🇩🇯
ABDIRISAQ SICIID - CARSHIGII XUBIGA OFFICIAL VIDEO 2024
6:07
Waqal WStudío
Рет қаралды 735 М.
Un coup venu de l’espace 😂😂😂
00:19
Nicocapone
Рет қаралды 3,9 МЛН
From Small To Giant Pop Corn #katebrush #funny #shorts
00:17
Kate Brush
Рет қаралды 72 МЛН
哈哈大家为了进去也是想尽办法!#火影忍者 #佐助 #家庭
00:33
ABDIRAHMAN NASRI KU DARDAARAY DAWAADA OFFICIAL VIDEO
3:35
Abdirahman Nasri
Рет қаралды 2,2 МЛН
HODAN ABDIRAHMAN HA IGA DHICIN HOOYO l HEES CUSUB 2024
6:26
Kabarai Films
Рет қаралды 124 М.
ROODA KAYF | BAL EEG | (OFFICIAL MUSIC VIDEO) 2024
6:02
Rooda Kayf
Рет қаралды 723 М.
Rahma Hassan رحمه حسن Dhawaaq Faraxlo _somali song _2024
3:32
MUSTAFE KANTE | QALBI KULA MIDOOBAY | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2024
5:01
MUSTAFE KANTE
Рет қаралды 4,4 МЛН
ABDIRAHMAN NASRI XUBI DAARA OFFICIAL VIDEO
4:18
Abdirahman Nasri
Рет қаралды 2,8 МЛН
MAXAMED BK HEESO XUL AH 2013 ILAA 2020
29:11
ISFAHAN LYRICS
Рет қаралды 511 М.
MAXAMED DAYAX -  XASUUSAHA MADOOW OFFICIAL VIDEO 2024
7:50
Waqal WStudío
Рет қаралды 2,1 МЛН
ABDIRAHMAN NASRI - UBAXYO DHAXAL GALA OFFICIAL VIDEO
4:09
Abdirahman Nasri
Рет қаралды 4,9 МЛН
Un coup venu de l’espace 😂😂😂
00:19
Nicocapone
Рет қаралды 3,9 МЛН