ABDIRAHMAN NASRI - WAA BALANE OFFICIAL MUSIC VIDEO 2024

  Рет қаралды 3,821,440

Waqal WStudío

Waqal WStudío

6 ай бұрын

Abdirahman Nasri
Heesta: Waa Balane
Ereyadii: Sidiiq Jiir
Laxankii: Nasri
Music: Cadceed
Camera & Editing: Khadar Waqal
Afro Waqal Furinle Pro
Lyrics
Jacayl daacadaan kuugu deeqayaa,
Daryeel iyo xurmaan kugu dayrayaa,
Dartaa baan haweenba u daynayaa.
Dushaadaan macaan dahab saarayaa,
Dooni baad badaha ku dalxiisaysaa,
Dunidoo dhan baad damaashaadaysaa.
*********
Sidaad doonaysaan kula doonayaa,
Waxaad diidaysaan kula diidayaa,
Dookhaaga iyo dalabkaad rabtaan,
Waa ii dawee degdeg fulinayaa.
********
Dayaciyo dhibkaan kaa daboolayaa,
Daruuraha cirkaad ku daanshoonaysaa,
Halkaan kula damcay dadku yaabayaan.
Darajooyin baad dumar dhaafaysaa,
Dariiqaad martay kugu dayanayaan,
Dawlado dhan baa diiwaan kugu sharixi.

Пікірлер: 893
@WaqalStudio
@WaqalStudio 6 ай бұрын
Lyrics: daacadaan kuugu deeqayaa, Daryeel iyo xurmaan kugu dayrayaa, Dartaa baan haweenba u daynayaa. Dushaadaan macaan dahab saarayaa, Dooni baad badaha ku dalxiisaysaa, Dunidoo dhan baad damaashaadaysaa. ********* Sidaad doonaysaan kula doonayaa, Waxaad diidaysaan kula diidayaa, Dookhaaga iyo dalabkaad rabtaan, Waa ii dawee degdeg fulinayaa. ******** Dayaciyo dhibkaan kaa daboolayaa, Daruuraha cirkaad ku daanshoonaysaa, Halkaan kula damcay dadku yaabayaan. Darajooyin baad dumar dhaafaysaa, Dariiqaad martay kugu dayanayaan, Dawlado dhan baa diiwaan kugu sharixi. Sidaad doonaysaan kula doonayaa, Waxaad diidaysaan kula diidayaa, Dookhaaga iyo dalabkaad rabtaan, Waa ii dawee degdeg fulinayaa.
@calimuuse1058
@calimuuse1058 6 ай бұрын
Classic words
@abdigame7677
@abdigame7677 6 ай бұрын
Waxani hees waydhaftay❤
@cabdikaamilcarab
@cabdikaamilcarab 6 ай бұрын
Sidaad dooneysaan kula doonyaaa Waxaad diidan tahaan kula diidayaa Dookhagiyo dalabkaad rabtama Waa ii dawee dagdag fulinayaa
@frhiahashi5169
@frhiahashi5169 6 ай бұрын
AYYY❤​@@cabdikaamilcarab
@mianna-yellow1569
@mianna-yellow1569 5 ай бұрын
😅😢😅😂❤🎉😮😅🎉😢❤❤🎉❤😅😢 2:33 3:26 ❤😂❤😂😂😂😢❤😢😂🎉😊😅😅
@quutahatechnology
@quutahatechnology 6 ай бұрын
Heesaha inta neceb qur'aanka jecel like isaara ❤🫀
@hannahaji7067
@hannahaji7067 6 ай бұрын
Mrka kuso galiyay halkan 😂😂
@Khadershine6686
@Khadershine6686 6 ай бұрын
Heesahaa necebtay hadana waad daawanaysaa😂
@XamdaCismaan-in6jp
@XamdaCismaan-in6jp 6 ай бұрын
Hoyada usheeg
@lajecleyinahashi6904
@lajecleyinahashi6904 6 ай бұрын
Xa inta kukeny hada neceb thy😅
@suhaybsiciid
@suhaybsiciid 5 ай бұрын
Aar kadaa lol😂😂😂
@MOON_CASKA__7
@MOON_CASKA__7 6 ай бұрын
heesaha waxa ka macan qur'aanka yaa igu raacsan ❤❤
@maxkosicid9028
@maxkosicid9028 6 ай бұрын
Maxa meel kasto hees lagu qadayo ku dhigay hadadan dhagaysan 😂
@MOON_CASKA__7
@MOON_CASKA__7 6 ай бұрын
​@@maxkosicid9028 Adi xataa maxa ikaa daba dhigay hhhh😂
@user-rk6vx5uz8y
@user-rk6vx5uz8y 5 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-rk6vx5uz8y
@user-rk6vx5uz8y 5 ай бұрын
💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💗💗
@Xamse_xke_Axmed-vu1ky
@Xamse_xke_Axmed-vu1ky 4 ай бұрын
WAA RUNTAA WLL LKN ANAGOO ARKINBAAD NAGA HOR ARAGTEE WAA SIDEE HADAA
@apdiwalimuuse6957
@apdiwalimuuse6957 6 ай бұрын
Kii iga dabeeyawo heestan waa ii khaas fadlan love igu tageer
@user-le4vb3hn8m
@user-le4vb3hn8m 5 ай бұрын
Horta magical ha igu layrinne😢
@mukhtarcabdirahman1369
@mukhtarcabdirahman1369 5 ай бұрын
Heesta naagbaa loo qaadey ma naagtiiba tahey marka wll😂😂
@user-px9gw1ku4t
@user-px9gw1ku4t 4 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂
@Ahmeyowjubaa
@Ahmeyowjubaa 5 ай бұрын
Rabow naga yeeel kuwa wanaga is fara xumantana iska reeba 🤲
@Cabdisamed_maxamed
@Cabdisamed_maxamed 6 ай бұрын
DADKA WAXA UGU CAQLI BADAN KUWA INTA BADAN GEERIDA 🕋🕋 IO ALLAH ☝️XASUSTA 😢
@CabdisalanMaxamed-pn8yh
@CabdisalanMaxamed-pn8yh 5 ай бұрын
Thanks pro 🎉
@YaasiinYuusuf-ld1cj
@YaasiinYuusuf-ld1cj 3 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@YaasiinYuusuf-ld1cj
@YaasiinYuusuf-ld1cj 3 ай бұрын
😮
@user-yx6kg7in8g
@user-yx6kg7in8g 2 ай бұрын
Aad iyo aad ✅
@user-fu8gy9fe9r
@user-fu8gy9fe9r 2 ай бұрын
❤😮​@@CabdisalanMaxamed-pn8yh
@abdalaomar1439
@abdalaomar1439 2 ай бұрын
Runtii waqooyi iyo hargaysa wahoyga fanka iyo sugaanta soomaliyaad❤❤❤❤ gulaysta forom Bosaso ❤
@amounabdirezak
@amounabdirezak 6 ай бұрын
Amazing😩❤️🔥 🎙🎶 Darajooyin baad dumar dhaafaysaa waa balane Dariiqaad martay kugu dayanayaan waa balane Dowlado dhan baa diiwaam kugu sharixi waa balane ❤️🫶🏼🥺
@SafiyoCabdullahi-wn8hn
@SafiyoCabdullahi-wn8hn 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤😊
@Abdillahi.Dsarte
@Abdillahi.Dsarte 6 ай бұрын
Layaab layaab wllhi wxni hees waydhafty🙆Abdiraxman nasri the goat🎹🐐🎹
@samiihabashiir655
@samiihabashiir655 6 ай бұрын
Jacayl daacada kugu deeqaya Waa balane😢 Daryeel iyo xurma kugu deyne waa balane😢 Dartaa ban haween udaynaya Waa balane😢 Dushaada dahab saaraya Waa balane😢 Sidaa dooneysaa kula doonayaa Waxa diideysa kula diidaya 🫂🩸 Mrka inta qof idhaha so helan soo labanaya hdu alle idmo💔 1/18/2024 next inshallh 😊
@SafiyoCabdullahi-wn8hn
@SafiyoCabdullahi-wn8hn 2 ай бұрын
Insha allaah😢 abayo
@abdihafiiid...............2008
@abdihafiiid...............2008 5 ай бұрын
2 Million Markay Gaarto hada daawanyso Like 👎😇🤩
@cabdiraxmaandhacar-gj3oi
@cabdiraxmaandhacar-gj3oi 2 ай бұрын
Way,kan garacaw 😂
@AbdirizakDeek
@AbdirizakDeek Ай бұрын
3 million😂😂
@Siciidbashaash
@Siciidbashaash 6 ай бұрын
: ♥️boqorada qoraalkayga aqrinaysa nafta ku baahan😂😂😮
@amaalcali6217
@amaalcali6217 3 ай бұрын
Been badanida😂
@Hotho-kaaYa
@Hotho-kaaYa 6 ай бұрын
Halkan KuLa DamcaY baY Dadku YabaYana waa BaLane🥺❤️‍🔥
@mariishcabdalla9614
@mariishcabdalla9614 6 ай бұрын
Halkaan kula damcay dadku yabayaan keygiyowwwww 😢❤
@ugbaadabdirashid3531
@ugbaadabdirashid3531 5 ай бұрын
Alx waan haystaa qof balantaa iifuliya my king ❤
@user-ds6cv5ky7v
@user-ds6cv5ky7v 6 ай бұрын
Fananka abdirahman nasir axyaa hees🎉❤
@user-gr8ej3td6o
@user-gr8ej3td6o 6 ай бұрын
Macanan lahayda hadan helo mid balanta uu qaday ii oofiya maxan jacayl siin laga😮ilahayow qofkaygii,wanagsan isiii
@HanadCali-r2i
@HanadCali-r2i 19 күн бұрын
Njjrurtuu 3:04
@HanadCali-r2i
@HanadCali-r2i 19 күн бұрын
Nznhfi
@crixiinmaxamud3654
@crixiinmaxamud3654 6 ай бұрын
The GOAT Abdiraxman Nasri 🎻🎤
@user-jq6ve4lp6r
@user-jq6ve4lp6r 5 ай бұрын
Hees. Mcn. Wiiy❤😂
@ugbadcabdi5174
@ugbadcabdi5174 6 ай бұрын
Abdirahman wa Riyada gabadh walba alle ha dhawro
@JirdehAliShoombe
@JirdehAliShoombe 6 ай бұрын
Abwaan Sidiiq Jiir iyo Abdirahman Nasri rag baa iskugu tagay heestan. Khadar Muse waxan aad duubtay muuqal lama odhan karee magac kale u bixi😂. Team Waqal Studio the best somali music producers🔥
@fahma8071
@fahma8071 5 ай бұрын
Only nin isaaq uun ba sas samayn kara❤🤴🤭
@NoName-zs1wb
@NoName-zs1wb 6 ай бұрын
Wiilkan iyo walashis xamda xussien waa isla jeclahay 😅 ayadana maskaxda cafimaadka uu roon tahay asagana qalbiga ayuu roon yahay yaab 😭🥰
@khadanabdi8788
@khadanabdi8788 5 ай бұрын
Kkkkkkk
@user-ch5mo5xn8o
@user-ch5mo5xn8o 5 ай бұрын
Quruxdiisaa ❤😫
@MaryamMaryam-wz6pv
@MaryamMaryam-wz6pv Ай бұрын
😂😂
@user-sk3lz3nk3i
@user-sk3lz3nk3i 6 ай бұрын
La yaab heez way dhaafty tani abdiraxman nazri🎉
@yonezcrown
@yonezcrown 6 ай бұрын
Team Waqal Always Onthe Top🔥🫡
@SabriinaMusse
@SabriinaMusse 6 ай бұрын
Yonez crown ka dula
@WaqalStudio
@WaqalStudio 6 ай бұрын
Yonez ka dula layaab layaab
@user-ot2kz2qk8k
@user-ot2kz2qk8k 6 ай бұрын
Legend
@SOMLILAND418
@SOMLILAND418 6 ай бұрын
​@@SabriinaMusse fanaanada aduunka jaclahay wll waan ku taageeraa
@user-xl1vm2jf1l
@user-xl1vm2jf1l 6 ай бұрын
Karoonka duulaha igu soo dhawee zhp waxan Rabaa inaan noqdo sidaa doo kaleeeH
@MucaashaQ_19_01
@MucaashaQ_19_01 6 ай бұрын
Jacayl daacadan kuugu deeqayaa waa balane Daryeel Iyo Xurmaan Kugu Dayra yaaye Waa Balane Dartaa Baan Haween U daynayaa Waa Balane ❤👸🫂🥰❣️ ❤Nicima💍
@raizaapdiserar
@raizaapdiserar 6 ай бұрын
4hr ayado tale tiktok dhan qabsatay wan os ordayba waba cusubthy heestu cod macanida musica laxanka omg wa balane 😊❤🎉
@khadarzaxane3548
@khadarzaxane3548 6 ай бұрын
ABDIRAHMAN ANSRI Macalinka codka.wllhi xataa laxankisa waa mii goat ka oo.kleh legend❤❤❤❤❤
@AdnaAxmedsiciid-zd4nd
@AdnaAxmedsiciid-zd4nd 6 ай бұрын
Haa walhi❤❤❤❤❤
@AhmettBulshaawi
@AhmettBulshaawi 6 ай бұрын
Raggu waa ilmo adeer
@ABWAAN-SADAAM-CK
@ABWAAN-SADAAM-CK 5 ай бұрын
Waa layabay NASRI ERYADA+LAXANAKA+COODKA+MUSIGA+EDTEN. Waa layabay ABWAAN SADIIQ JIIR ❤❤
@AnnoyedHotDog-eo1zb
@AnnoyedHotDog-eo1zb 4 ай бұрын
Huujsnijs
@cabdiraxmaanmaxamed2722
@cabdiraxmaanmaxamed2722 6 ай бұрын
Abdirahman nasri another level ❤🔥 Team waqal studio layaab🥰🙏
@nastehoburale
@nastehoburale 5 ай бұрын
Mdjhbcm❤❤❤❤😂🎉😢😮😮😅😊
@dhakoxoktoobar4997
@dhakoxoktoobar4997 5 ай бұрын
😅000
@zhiineozofficial8638
@zhiineozofficial8638 6 ай бұрын
Shoodhe cabdikarim Cali shaah 😂Abdirahman nasri Wx kale🔥🫡 Waqalka Duula Falaysa Minnak yaa minnak 🦁
@QueenKaaba-wg7ix
@QueenKaaba-wg7ix Ай бұрын
Balanay qurux badnidaa mrka lagu oofiyo😢😊😫💔
@user-fl7cp1vz7o
@user-fl7cp1vz7o Ай бұрын
Darajoyinbad dumar dhafaysa wa balane Dariiqad martay kugu dayanayane waa balane ❤💯🫂🖇
@user-pu8du7bt6u
@user-pu8du7bt6u 6 ай бұрын
LAXANKA THE BEST THE LAGEND GULAYSO WLLKA ✊✊✊
@user-cp3vi1yj3z
@user-cp3vi1yj3z 5 ай бұрын
ᴡᴀᴀ ʙᴀʟᴀɴ
@Xudun
@Xudun 6 ай бұрын
Sida dooneysaan kula doonayaa Waxad diideysaan kula diidaya ❤
@Amirh-Abdirhmn
@Amirh-Abdirhmn 6 ай бұрын
Dartaa baan rag udaynayaaa waa balane💗
@Abokorrrr
@Abokorrrr 6 ай бұрын
OnThe Top Nasriga🔥 Waqalka Shaqalka🎥 Cadceed OnThe Beat🥶
@KhadarIsmaciil-ed8fr
@KhadarIsmaciil-ed8fr 6 ай бұрын
Another level🎻🥁🎤
@nastehoburale
@nastehoburale 5 ай бұрын
Fmcfmv❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤is dhf😂🎉😢😢😮😅😊hnvvv
@nastehoburale
@nastehoburale 5 ай бұрын
Mmdvmc❤❤❤❤❤❤😂🎉😢😢😮😮😅😊❤❤❤I vn .❤❤
@cabdikaamilcarab
@cabdikaamilcarab 6 ай бұрын
1☆☆☆ Jacayl daacadaan kugu deeqayaaye Daryeel iyo xormaan kugu dayrayaaye Dartaabaan haween u deynayaaye 2☆☆☆ Dushadaan macaan dahab saarayaa Dooni baad badaha ku dalxiisaysaa Dunidoo dhan baad damashaadaysaa 3☆☆☆☆ Sidaad dooneysaan kula doonayaa Waxaad diidan tahaan kula diidayaa Dookhaagiyo dalabkaad rabtana Waa ii dawee dagdag fulinayaa Part2 4☆☆☆ Dayac iyo dhabtaan kaa daboolayaaye Daruuraha cirkaad ku daanshoonaysaaye Halkaan kula damcay dadku yaabayaane 5☆☆☆☆ Darajooyin baad qaali dumar dhaafaysaa Dariiqaad martay kugu dayanayaan Dawlado dhan baan diwaan kugu sharixi 6☆☆☆☆ Sidaad dooneysaan kula doonayaa Waxaad diidan tahaan kula diidayaa Dookhaagiyo dalabkaad rabtana Waa ii dawee dagdag fulinayaa
@xaliimocabdi9763
@xaliimocabdi9763 7 күн бұрын
Waa balane walhy hees dhaftay tani😜🥰🫡
@MustafeApdalle
@MustafeApdalle 6 ай бұрын
Abdirahman nasri❤🤍💚
@Hamda-rs3bq
@Hamda-rs3bq 5 ай бұрын
Sidaad doneysan kula donyaa waxad diideysaa diidayaa dokhagiyo dalabkad rabataa waa iidawee dag dag fulinyaa❤😢
@NasriabdiNasriabdi
@NasriabdiNasriabdi 5 ай бұрын
Ta guur sataaa Naziib badanaa😂❤
@Pizri123
@Pizri123 Ай бұрын
My loye❤❤❤mcn❤❤😍😍😘😘😘😘
@keeyowcadeofficial7456
@keeyowcadeofficial7456 6 ай бұрын
Yaa Salam cadcèed faro dab 🎹 🎼 🔥 💯 Welcome back legend abdi raxmaan nasir Melody 💯 🔥 Editing 🎥 🎞 💯 Gamo dahab khadar waqal duula laayab waxbo lagaama qabo karo
@user-tl7cj2is8f
@user-tl7cj2is8f 6 ай бұрын
Another level apdirahman nasri🎉❤
@nimojoseph5906
@nimojoseph5906 5 ай бұрын
Wow hees way dhafatay tani❤❤❤❤❤
@SacdiyoCabdi-jz3jn
@SacdiyoCabdi-jz3jn 6 ай бұрын
dartaa rag udeynayaaayye waa balane❤ mcnnn qadaroowww❤🎉.
@abdirahmanmustafe1988
@abdirahmanmustafe1988 5 ай бұрын
Wax walboo maacaan oo ladhagaysto quraankaa ugu macaan❤❤
@ifraaxcabdulaahi
@ifraaxcabdulaahi 5 ай бұрын
❤❤
@nimcohassan1495
@nimcohassan1495 6 ай бұрын
Fankuba wa habar jeclo iyo inyaro lagu qurxiyey wn idin salamy dumashiyal❤
@najmofaarax6474
@najmofaarax6474 5 ай бұрын
Wow hees shidan ka helay iyo maalin ii qas ii aheyd 18/1/24 Waa balan qalbiyow
@munamohamed2316
@munamohamed2316 5 ай бұрын
Ninkaan yaa heesaha u sameeya ❤
@burhanmohamud322
@burhanmohamud322 5 ай бұрын
Wey shidan yihiin sow maha
@user-fg7xl7fk2c
@user-fg7xl7fk2c 5 ай бұрын
Mad ila aragtay inay hesisu shidanyohin😅❤🎉
@user-fg7xl7fk2c
@user-fg7xl7fk2c 5 ай бұрын
​@@burhanmohamud322aad oo wayn reer Somaliland oo dhan ba hesaha logu talagay maybe😂❤
@NajmaApdirizk
@NajmaApdirizk 6 ай бұрын
Gabadh Somali yed intaa la dhaHaa ❤🥺
@naimadhole2197
@naimadhole2197 5 ай бұрын
Balan in la qaddo way fududaha lkn in la ofiyaa qof walba ma samayn karo🥺
@SafiyoCabdullahi-wn8hn
@SafiyoCabdullahi-wn8hn 2 ай бұрын
Saxiix😢❤
@salmanerazh8959
@salmanerazh8959 5 ай бұрын
Cadceed on the beat❤
@cwaliindhacade6875
@cwaliindhacade6875 6 ай бұрын
Waa balan axdigaan dhiganay inaan dhowro ee adigana ixurmee❤❤
@zunduzabdi8228
@zunduzabdi8228 6 ай бұрын
Jaceel dacadaan kugu deqayayee waa balane waa balane😢❤
@ubahmohamed6822
@ubahmohamed6822 5 ай бұрын
Omg war waxan hees lama dhihi karee ma ninka jecladay mise heesta jecladay wan qasmay ❤❤
@SafiyoCabdullahi-wn8hn
@SafiyoCabdullahi-wn8hn 2 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂
@Mohammed_Mohamoud_007
@Mohammed_Mohamoud_007 6 ай бұрын
First comment waqal-ka waxad soo wadaanbaa ka weyn ❤
@user-mt7ur1ky4g
@user-mt7ur1ky4g 6 ай бұрын
19/1/2024 ilahow igu dar calaf qofkan dunida ugu jecelhy adiga awoode❤❤❤❤ amiin yarpi❤❤❤😊
@farxiyaabdimaxamed3346
@farxiyaabdimaxamed3346 6 ай бұрын
Sidaa doonaysan kula doonayaa Abdiraxmaan nasri 🎤🤴💯
@user-pl6ds3rb3y
@user-pl6ds3rb3y 4 ай бұрын
Pyo wax badan baanku sugayaaye isoo qabo fece book moha mubark😅😅
@RaxmaMaxamed-ub9rb
@RaxmaMaxamed-ub9rb 5 ай бұрын
Abdirahman nasri another level Team waqal studio layaab❤
@safwaanhassan4610
@safwaanhassan4610 5 ай бұрын
Caan Caan dhaley codkaaga soo raacay walhi inaa hees sooqaaday waan dareemay❤😂😂
@Muuna_MuhuYodiin_15
@Muuna_MuhuYodiin_15 6 ай бұрын
The G0at Nazri🎉🔥 Waqalka OnThe T0p🔝🎥 Cadceed OnThe beaT🦁
@MUBAARIGBunni-hz4nr
@MUBAARIGBunni-hz4nr 6 ай бұрын
😂❤😢
@Maymuun420
@Maymuun420 6 ай бұрын
clraxmanow adi iyo hesahaga ba wan ku wata see,hesahagu waa isku wada laxane laxanka Ukala badal❤
@nastehasweet6492
@nastehasweet6492 6 ай бұрын
Hadii ay dhaafto 12k like dhac kusii❤❤
@SumayaIbraahim-fn9mq
@SumayaIbraahim-fn9mq 4 ай бұрын
Abdirahman nasir wabalne jah❤❤❤
@ugbaadmohammed9648
@ugbaadmohammed9648 Ай бұрын
Waa bălane is not easy❤❤❤
@ShamsoCumar-ly7mz
@ShamsoCumar-ly7mz 10 күн бұрын
Quruxlow😍
@abdirisak_buskulaawi
@abdirisak_buskulaawi 5 ай бұрын
@Cabdi raxman nasri heesta arooskeygii waad kala habsaantey arooskeygii wuxuu aha 17/01/2024 heestuna waa 18 bisha balse hadan marwadeyda halkan uga qaadayaa daryeel iyo xurmaan kugu deyrayaa waa balane❤❤🫂🌍🖇
@Buneysead
@Buneysead 6 ай бұрын
Allah mid inta na dhoho🤲❤😂
@justsaywow766
@justsaywow766 5 ай бұрын
Hadii aad is leedahay 10m baay gaadhaysa like-ta dhac sii🎉
@akmiishargsan5521
@akmiishargsan5521 5 ай бұрын
Ayyyyy ABDIRAHMAAN NASRI 🎤🦁wll🥰🎧♥️🎧🎶🎶 tani hees way dhaafatay wle kabax ❤SIDAAD DOONAYSAAN KULA DOONAYAA ♥️♥️♥️🤴🤴WAQLKA DUULA ❤🎥📽
@user-xl1vm2jf1l
@user-xl1vm2jf1l 6 ай бұрын
Cabdikariim cali shaah ayaa laxankiisi ku talaalay❤❤😂
@nuuranalka4323
@nuuranalka4323 5 ай бұрын
Sidad donaysaa kula donayaa.waa balane.❤🫂😫
@Kajol833
@Kajol833 4 ай бұрын
Jah❤
@user-cr6vh9tj2v
@user-cr6vh9tj2v 5 ай бұрын
Another level wllhi heesta mcn waba ka helah🎉😊
@shaymaalove5273
@shaymaalove5273 6 ай бұрын
Another level cabdiraxman nasri❤❤❤
@user-he8ql3qu1x
@user-he8ql3qu1x 6 ай бұрын
Jacyl dacadaan kugu deeqayaa waa balane my love Abdirahmn ❤
@Mohamed.Cabsiiye
@Mohamed.Cabsiiye 5 ай бұрын
Abdirahman Nasri Goatka London 🎶🐐🔥
@cadey__boolo__556
@cadey__boolo__556 5 ай бұрын
Wax kale ❤️🔥🫶🏾
@farhiyamohamed2801
@farhiyamohamed2801 6 ай бұрын
M.a wiilkan alle cod wa ugu deeqay❤😩
@shukribashiircismaan5270
@shukribashiircismaan5270 5 ай бұрын
Yaaaa zlaaam Waqal studio tagyey oo talaabsay❤Dawlada dhan baa diwaan kugusharixi waa balane waa Balane❤️❤️❤️😘🤦🏾‍♀️✌🏽
@SAHANMUSIC10k
@SAHANMUSIC10k 6 ай бұрын
Comen zoon waala sugey waqal studio sida dhan tihiin Madaha isaran tihiin
@sahrohajihussein4403
@sahrohajihussein4403 5 ай бұрын
Halkan kula damcay bey datku yabayan😘
@user-ti3mu3dn2h
@user-ti3mu3dn2h 6 ай бұрын
Team C/raxman nasri like dhac❤👍👏
@FaysalAbdi-xz1lg
@FaysalAbdi-xz1lg 6 ай бұрын
Waala yabay wala yabay
@Kayfali.
@Kayfali. Ай бұрын
Jacayl dacadan kugu deeqayaye🥺💋💌 20/5/2024 Abdifatah+iqra❤
@asiyabeauty5004
@asiyabeauty5004 5 ай бұрын
Asxapey ilahay hainowada dambi dhafo 💯😟
@YaasmiinAbdisalaan-yb8fx
@YaasmiinAbdisalaan-yb8fx 6 ай бұрын
Dartaa baan rag u deynayaaye waa balane ❤
@adnayusuf1489
@adnayusuf1489 5 ай бұрын
heesta waa laxan iyo baaabah wooow🔥
@ruwanmohamed1560
@ruwanmohamed1560 6 ай бұрын
Goatka fanka😩❤️❤️
@ayaniita9386
@ayaniita9386 6 ай бұрын
Waa wareey❤😢abdirahmaan nasri❤ mxaa nagu sameynasan team waqal wala yaabay🔥mid canada🇨🇦dalxiis ii geeyo alle ha ii sahlo❤😂
@MUBAARIGBunni-hz4nr
@MUBAARIGBunni-hz4nr 6 ай бұрын
Waykan
@IdilRashiid
@IdilRashiid 6 ай бұрын
Tooos baynu u tagi insha allh ❤
@MUBAARIGBunni-hz4nr
@MUBAARIGBunni-hz4nr 6 ай бұрын
@@IdilRashiid Canada anaaku gEYN ADNA 😂
@MUBAARIGBunni-hz4nr
@MUBAARIGBunni-hz4nr 6 ай бұрын
😂 Canada maaha afriKa iimanso
@ayaniita9386
@ayaniita9386 6 ай бұрын
@@MUBAARIGBunni-hz4nr😂wanku ducen laha bee😂
@user-be8wf2gx3c
@user-be8wf2gx3c 5 ай бұрын
Laxanka top c kriin ali shah
@engabdifatahjamajoseph6843
@engabdifatahjamajoseph6843 6 ай бұрын
Laysku arag ❤❤❤ mesha Alfanaan abdirahman nasri Abwaan sadik jiir Faradahable maftuux cadceed Waqal studio
@jamilaali6416
@jamilaali6416 6 ай бұрын
Nasrigyga what the voice 😢❤🎧🎧
@abdizakigacaliye8031
@abdizakigacaliye8031 6 ай бұрын
Waqal Always onthe Tob ❤🙏🔥
@xamdamaxamed7998
@xamdamaxamed7998 5 ай бұрын
Horta wiilkan ma reer Somaliland ba🥺
@Hamzemohamedbarudd
@Hamzemohamedbarudd 5 ай бұрын
Haa
@xaliimosugulle
@xaliimosugulle 5 ай бұрын
Hees iyo Badh🫶🏻🥹🎧🤍
@Sumayobashk
@Sumayobashk 6 ай бұрын
Wan ku tageri waligayi wa balane😊❤
@faysamaxamuud2622
@faysamaxamuud2622 Ай бұрын
M.a c/rahman waa hees mcn❤❤
ABDIRAHMAN NASRI XUBI DAARA OFFICIAL VIDEO
4:18
Abdirahman Nasri
Рет қаралды 2,3 МЛН
ОСКАР vs БАДАБУМЧИК БОЙ!  УВЕЗЛИ на СКОРОЙ!
13:45
Бадабумчик
Рет қаралды 6 МЛН
Can You Draw A PERFECTLY Dotted Circle?
00:55
Stokes Twins
Рет қаралды 45 МЛН
THE POLICE TAKES ME! feat @PANDAGIRLOFFICIAL #shorts
00:31
PANDA BOI
Рет қаралды 25 МЛН
Я нашел кто меня пранкует!
00:51
Аришнев
Рет қаралды 4,8 МЛН
ABDIRAHMAN NASRI - QOF KA NOQO ADUUNYADA OFFICIAL VIDEO 2024
5:33
Waqal WStudío
Рет қаралды 384 М.
MAXAMED MAAME - JACEYLADA WAALIDA OFFICIAL MUSIC VIDEO 2024
6:20
Waqal WStudío
Рет қаралды 5 МЛН
ABDIRAHMAN NASRI - UBAXYO DHAXAL GALA OFFICIAL VIDEO
4:09
Abdirahman Nasri
Рет қаралды 4,4 МЛН
MUSTAFE KANTE - KU SAARAY CIMAAMADE OFFICIAL MUSIC VIDEO 2023
4:35
Waqal WStudío
Рет қаралды 1,1 МЛН
AMIIN YARE - II FUR BUUGA NAXARIISTA - OFFICIAL VIDEO 2024
5:01
Samiir Zaam
Рет қаралды 11 МЛН
ABDIRAHMAN NASRI | REER-MAGAAL OFFICAL VIDEO
3:18
Abdirahman Nasri
Рет қаралды 8 МЛН
MUSTAFE KANTE | DUN XARIIRA | NEW OFFICIAL MUSIC VIDEO 2023
3:56
MUSTAFE KANTE
Рет қаралды 16 МЛН
IL’HAN - Pai-pai (lyric video) 2024
3:24
Ilhan Ihsanov
Рет қаралды 339 М.
Bakr x Бегиш - TYTYN (Mood Video)
3:08
Bakr
Рет қаралды 1,6 МЛН
Kobelek
4:11
6ELLUCCI - Topic
Рет қаралды 1,1 МЛН
Malohat
3:35
Xamdam Sobirov - Topic
Рет қаралды 478 М.
Jakone, Kiliana - Асфальт (Mood Video)
2:51
GOLDEN SOUND
Рет қаралды 6 МЛН