ABDIRAHMAN NASRI JAWI BAAN GALAY OFFICIAL MUSIC VIDEO 2021

  Рет қаралды 1,572,764

Waqal WStudío

Waqal WStudío

2 жыл бұрын

Abdirahman Nasri, Suldaan Seeraar, Xariir Axmed, Khaalid Kaamil, Ugbaad Aragsan, Najma Nashaad, waqal studio, hees cusub 2021
Abdirahman Nasri
Jawi Baan Galay
Erayada Raami Yare
Laxanka Cadaawe
Music Cadceed
Camera Hamze Indho
Editing Khadar Waqal
Waqal Afro Furinle Production
somaliland, somalia, heeso, sharmo boy, xamda queen, qamar suugaani, gulled simba, kiin jaamac, yurub geenyo, raxma xasan, asma love

Пікірлер: 540
@mahadmekon
@mahadmekon 2 жыл бұрын
Eʀᴀʏᴀᴅᴀ 100% Cᴏᴅᴋᴀ 100% Mᴜsɪᴄ 100% Eᴅɪᴛɪɴɢ 100% Axsᴀɴ Hᴇᴇs Aɴɪᴛʜᴇʀ Lᴇᴠᴇʟ Wᴀǫᴀʟ👑🥰🌼
@guuleednaaji
@guuleednaaji 2 жыл бұрын
Layaab Layaab 🔥 Aadban usalaamaya zxbkey Ahmed nasri Iyo waqal studio 🎙
@wardaqueen5997
@wardaqueen5997 2 жыл бұрын
On the Top ✌️❤️ Waxn kso arkay tiktok asigo ayaanna wareysanaya codkiisa mcn wan ka shakiyy inu fanan yhy waligey ma arag Codku 💯♥️ Nasri talanted🦋
@soumeya806
@soumeya806 2 жыл бұрын
Ax yaa cod abdiraxman nasri 😍 Erayada 100%🙌 Laxanka 100%👏 Music 200%🙌🎹 Style 90% ❤❤
@nanitaguure9379
@nanitaguure9379 2 жыл бұрын
Waar waxani heess ma ahan way hees dhaftaay 🥰🥰🥰🥰🥰
@adeerka_5
@adeerka_5 2 жыл бұрын
Caadi MaaHa Yarkaan iyo HeestiisuBa Keep On bro Fankaa kuu BaaHane🥰💪
@khadarasad9999
@khadarasad9999 2 жыл бұрын
Waqal studio another level Nasri always on fire 🔥 Nacabka xiiji 🧏🏾‍♂️🤷🏾‍♂️
@botanbotanchannel2806
@botanbotanchannel2806 2 жыл бұрын
Ninkan Wuu codmacan Yahay Hala sosaaro waqal✅💥
@salimsahal8883
@salimsahal8883 2 жыл бұрын
Maftuux maxamud ducale cadceed inanka musiga macaan tumaya legend 💯
@apdirahmanmohomett7358
@apdirahmanmohomett7358 2 жыл бұрын
War ninkah waxaan krapnaah heestiii heedhee gaadhnayy gaadhnayy guushii noloshaana gaadhnay oo complete ah coming soon ayuu noogu aamusayeh🤗
@TushfaChizy-sw5oz
@TushfaChizy-sw5oz 4 ай бұрын
Jaceylku wanagsana marke labada qof isfahmayan❤😢😮
@hamseabdi7308
@hamseabdi7308 2 жыл бұрын
Abdi huseen mohamud hore usoco adeer
@halyaygaduula266
@halyaygaduula266 2 жыл бұрын
Gacan ku tagay waqal 😋😋🤚kan yari fanan waa dhafay
@iimanaden3597
@iimanaden3597 2 жыл бұрын
Yaaa sugaayay heestay from tiktok❤❤😥
@liilbaliil_official1113
@liilbaliil_official1113 2 жыл бұрын
Wow my favourite song abdirihmaan nasri best song waxwalba waa Codka :100% Editing :90% Musica :100% Keep going my brother 😍💯
@manaalciise7982
@manaalciise7982 Жыл бұрын
codka 100 music 100
@anuushwacays4883
@anuushwacays4883 2 жыл бұрын
inta sidayda single ah 😅 bilaa jawi ah
@heegansports3818
@heegansports3818 2 жыл бұрын
😂😂😂😂
@anapdirashiidnageeye4098
@anapdirashiidnageeye4098 2 жыл бұрын
Waaawo Legend Abdirahamaan Nasri Best Edtion An Tageero #Khadarwaqal
@kaysekiyaamo3539
@kaysekiyaamo3539 2 жыл бұрын
Ninkan waa Top waan fanan jira walle waan wataa
@somalinative8326
@somalinative8326 2 жыл бұрын
Vaaaaar - Heestan Laxanka iyo Music Waxaa Leh Najiib Alfa Heestiisii ugu dambeesey ee Axsan Qalanjada 🧐
@sayidtigerofficial3892
@sayidtigerofficial3892 2 жыл бұрын
Haa waa isleeyihiin
@naimaawil7286
@naimaawil7286 2 жыл бұрын
Anigu wiilka wan ku haysta wlhid😂❤🍁
@mr.galmudug84
@mr.galmudug84 2 жыл бұрын
Daanyeerad😂
@xassanxaabsade7206
@xassanxaabsade7206 2 жыл бұрын
Inta og inay heestan Qarxayso sida xamar oo kale walaaal cabdiraxman nasri oloool waaye💥💫waqal studio🥰 olool waaye🔥
@nasraabdullahi
@nasraabdullahi Жыл бұрын
Wtf😮
@emranrnp7904
@emranrnp7904 2 жыл бұрын
Eryada laxanka iyo music 🎶 ismalaha #NAJIB # ALFA eryada uu ku qaday laxankan iyo music 🎼 ayaa ku macan lakin keep going hore ayan ku wataye
@MRSNAKE165
@MRSNAKE165 2 жыл бұрын
Inaba Caadi Mahan Siduu U cusubyahay Iyo Siduu Talent U yahay ismalaha Runtii Waa Dadkii fanka Loogu Talaglay🌷
@axmedwacdaro3810
@axmedwacdaro3810 2 жыл бұрын
ma cusba waa heeso hore way u qarxeen 1m kor u dhafay
@jamiilweheliye
@jamiilweheliye 2 жыл бұрын
Amazing song good job 👑💪🏾
@mukhtaar_officiel
@mukhtaar_officiel Жыл бұрын
Jamiil maxamed weheliye salaan gobeed fanaan
@bellaahmed5193
@bellaahmed5193 2 жыл бұрын
Xubi qali nalka ishid jah another level 😍😍
@caraleyareofficial2151
@caraleyareofficial2151 2 жыл бұрын
Music heestii axsan najiip alfa wayee Lkn nazri codkiisa wa another level
@nawaalnalka4532
@nawaalnalka4532 2 жыл бұрын
Xalay seexdoo wan nimceystay xaalki dakyoo jawi ban galay waaaw c raxman nasri waa kabaxsaty☺☺☺
@dahabimodel6522
@dahabimodel6522 2 жыл бұрын
amazing voice LEGEND abdirahmaan nasri🔥🌟🔥
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 2 жыл бұрын
Abdirahman Nasri Legend Already an icon 👏🙌
@sharmoak4713
@sharmoak4713 2 жыл бұрын
#Xaley seexdo #Wan nimceystay #xaalki dagyo #jawi galey #galey gale #jawiban galey Wow wax kale 😍
@waxcusubpro4801
@waxcusubpro4801 2 жыл бұрын
Remix najiib alfa😂 heesta najib alfa ayaa leh
@khadradiriye9412
@khadradiriye9412 2 жыл бұрын
Waaw nalka iishid very powerful love it Manshaallah nice song thanks 🙏 keep going Walaal
@amalkaaba2634
@amalkaaba2634 2 жыл бұрын
Xupi qalbi nalka ishida hoo naftaydo hogaanka xaji nacbka hay jabin xorbaad ute yaa salam💯🎤🎧🙏💋
@abdirisaqahmedkoronto1797
@abdirisaqahmedkoronto1797 2 жыл бұрын
What A Music You Hitted Cadceed
@daadaamin9081
@daadaamin9081 2 жыл бұрын
Is the same music he used for Najiib Alfa *axsan* song
@abdirisaqahmedkoronto1797
@abdirisaqahmedkoronto1797 2 жыл бұрын
@@daadaamin9081 Really It Looks The Same
@lelyonuurleylonuur1294
@lelyonuurleylonuur1294 2 жыл бұрын
@@daadaamin9081 7iuo9
@user-fs5rk8ub4w
@user-fs5rk8ub4w 5 ай бұрын
Wa wax kale🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉💪
@apdiladiif257
@apdiladiif257 2 жыл бұрын
Fankaa ubaahan wllahi ninka 👊👊👊
@muscabaadan416
@muscabaadan416 2 жыл бұрын
Weee inanki Reer Burco GuuL Markasta Heer Fanka Ka Gaadh WalalkaY
@abdirizakful
@abdirizakful 2 жыл бұрын
Heesta Najiib alfa axsan oo badelay lee waye
@zakariyemooto9211
@zakariyemooto9211 2 жыл бұрын
Cabdi raxman xaydh daac apti halkeedad dhigtay 👌legend legend dhalay 💪keep going 👊
@apdiaziizjama2601
@apdiaziizjama2601 2 жыл бұрын
Woow💯💥 The legend abdirahman nasri and waqal
@Leronking69
@Leronking69 2 жыл бұрын
Habo Legend baad tahay well done!!
@nimcomukhter5165
@nimcomukhter5165 2 жыл бұрын
Keep going abdirahman nasri cod iyobadh🥰😍🥰😍🥰😍🥰😍🥰😍🥰😍🥰🥰💚🤍❤💚🤍❤ from soomaalilana
@sharmarkey.5165
@sharmarkey.5165 2 жыл бұрын
Dadkii fanka looga baahna ABDIRAHMAN NASRI 🎵
@abdullhangaag4871
@abdullhangaag4871 2 жыл бұрын
Heestan 10 milion markay gaarto ayaa inoo balan ah IA
@dajiya9270
@dajiya9270 2 жыл бұрын
Qurux lowgan uu igah dhex baxay oh 😍😘
@nourdennk1599
@nourdennk1599 Жыл бұрын
Xaashe marna maan arag ruuxdanoo kale🎶💑
@dayaxali8297
@dayaxali8297 2 жыл бұрын
Waa ninka keliyeen isku codka nahay legend laba maaha🤩
@kingrijal2023
@kingrijal2023 2 жыл бұрын
War cabdiraxmaan Nasri waa waxkale walahi
@khadraciise2044
@khadraciise2044 2 жыл бұрын
Wow wiilkaan Codkiisa iyo hiisihiisa waan Jeclahay tuntii Nazri qurux iyo cod illhy ba siiyay keep going Aboowe
@maxamedsoodagay4269
@maxamedsoodagay4269 2 жыл бұрын
First one waQal stdio
@aragsanaxmed5567
@aragsanaxmed5567 2 жыл бұрын
I really love he's voices is amazing voices 🥺💋💋💋💋🥰🥰
@hodanesse8265
@hodanesse8265 2 жыл бұрын
Woow this songs amazing The one and only legend apdirahman nasri
@mustafedheelaye7624
@mustafedheelaye7624 Жыл бұрын
Hogaanka xeeji wllkey nasri in the building 😎🖖
@soolmedia2507
@soolmedia2507 2 жыл бұрын
wow! Legend. Cajiib. Axyaa sowt.❤️
@cabdiraxiincali9370
@cabdiraxiincali9370 2 жыл бұрын
Heestu uma macaana sida inteeda hore lo xayasiinayay, ma qarxayso heestani ka yari aad bu u cod macaanyhy lkn abwaan iyo laxanki qamar ayuu u baahanyahy , waqal na shaqadii lagu yaqaanay ayuu qabtay amazing waqal for moon 🌙
@mahadxikmaawi2063
@mahadxikmaawi2063 2 жыл бұрын
Everything about this song 🔥🔥
@Rragaxchanel123
@Rragaxchanel123 2 жыл бұрын
kzbin.info/www/bejne/e6GyaquVbbWMrdE Feedh io dagaal 😂😂kzbin.info/www/bejne/e6GyaquVbbWMrdE Feedh io dagaal 😂😂
@cabdishakureid4484
@cabdishakureid4484 2 жыл бұрын
@@Rragaxchanel123 locati
@abwaancaqlisame
@abwaancaqlisame 2 жыл бұрын
Hees tan maalinti 3 jeer in kabadan ban soo booqdaa mana aqaan sababta🤔👑
@Sahalofficial2825
@Sahalofficial2825 2 жыл бұрын
daily I listen this song🔥🔥
@muniirajirdeh766
@muniirajirdeh766 2 жыл бұрын
Best Song , And Amazing voice Apdirahmaan Nasri Fanaanka Sandka 🥰 🎵🎧🎤 Keep Going 😎
@queninamahdi8606
@queninamahdi8606 2 жыл бұрын
Yarkaan waan ku haysta war iidoona
@ednaaa7058
@ednaaa7058 2 жыл бұрын
Qurxdiisa iyo codkiisu way isku eegyhin manchallah
@mahamudnasri8619
@mahamudnasri8619 Жыл бұрын
Wewe Abdirahmaan ka
@ferodhopey1838
@ferodhopey1838 2 жыл бұрын
Wlhie Fanankan Heesihisa Dhan waa Hit 😍🦁💔
@Hoodoaxmad-l7n
@Hoodoaxmad-l7n 11 күн бұрын
wilgarxajisah Waanasricade😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊❤❤❤❤❤❤❤
@ip____poi7324
@ip____poi7324 2 жыл бұрын
2:33😳♥️ Waqal waa tagey wllhi
@CARUUSFILMS
@CARUUSFILMS 2 жыл бұрын
Fanaanka aan Tageero From Abwaan Abdirahman Muuraal
@salmaabdi2918
@salmaabdi2918 2 жыл бұрын
inankaan qayahyaa iyo quruxdaa iisku darsadyy mchllh bro anu adnn kugu hystbaa
@TruthTellerMan
@TruthTellerMan 2 жыл бұрын
Cod bu hayaa. Masha Allah sxb
@mohataajir1606
@mohataajir1606 2 жыл бұрын
Another level but we are staying to all
@jeonkimminpark5248
@jeonkimminpark5248 2 жыл бұрын
Nasri 🔥✌😘👌👍👏🌷 Lkn Heestisi ahayd "Ku xiisee ma iixiistay" Taas ban ku haysta o ka shidnay 🔥🔥😱 Codkisa mashallah 😲😱✌
@ahmedabdi6369
@ahmedabdi6369 2 жыл бұрын
Cadceed100%
@laylaabdiali5969
@laylaabdiali5969 2 жыл бұрын
Heesta maherki hore dhacayan tukale muu wada karaa yabnayee maya yaa qadye halii sheego bal heesta wanba ka helee😪🙏🙏
@ridwaanhadaari9587
@ridwaanhadaari9587 2 жыл бұрын
Heestu waa heesti Najiib alfa
@user-vl1nr4im7d
@user-vl1nr4im7d 2 жыл бұрын
Ayyy wllhi fanaan cod haya😊🖤
@inahassan4357
@inahassan4357 2 жыл бұрын
Heestan malin kasta 3 jeer iyo ka badan wan dhagaysta wooow🔥🔥🔥🔥🔥🔥
@shaadiyacabdi1729
@shaadiyacabdi1729 2 жыл бұрын
Codkiisa another level laxanka ereyada wax loo dhigo lahayn inaba caadi maaha wiilkan horumar wacan wllkey clraxmaan nasri💯💯🥰🥰🥰🥰❣❣
@amranbashir2438
@amranbashir2438 2 жыл бұрын
Saau sugaayay heestan waan daalay wlh thnxz waqal studio
@hassandesigner2802
@hassandesigner2802 2 жыл бұрын
Heesti Najiib Alfa Remix ⚠️😂
@anwarmohamet3458
@anwarmohamet3458 2 жыл бұрын
Wow wow another level weeye heestu ❤️❤️🥵
@fartuunali5466
@fartuunali5466 2 жыл бұрын
00
@husseinalihassan5121
@husseinalihassan5121 2 жыл бұрын
_Ninkan hibo fanneed baa iiga muuqata_ _XORBAAD BAAD UTEE NACABKA XIIJI😁_
@qaysargaldogob5189
@qaysargaldogob5189 2 жыл бұрын
Abdirahman Nasri lipaax🔥🔥
@khaalidkaamilofficial7166
@khaalidkaamilofficial7166 2 жыл бұрын
Hit song A•nasri waqal wstudio layaab layaab
@jimcalekaafi5616
@jimcalekaafi5616 2 жыл бұрын
Onther level legen nazari amining
@faysa7974
@faysa7974 Жыл бұрын
Waan kujecladay nasir
@cabdirishidcali9647
@cabdirishidcali9647 2 жыл бұрын
ABdirahmaan nasri amizing vioce🎤
@maryamali4707
@maryamali4707 2 жыл бұрын
Abdirahman Hussein Mahamud (Xaydh daac) axsan hees❤❤
@filsanxuseencabdi2958
@filsanxuseencabdi2958 2 жыл бұрын
Axsan cod💋❤💗heestn lamaanayaasha lee fahmi kro ani cml single ah wx kama oga wqtigena sugynaa🤣💞
@hananmohamed4562
@hananmohamed4562 2 жыл бұрын
Markaa ma anagaa noo sheegaysaa inaad jawi gashay
@nuurproofficial6758
@nuurproofficial6758 2 жыл бұрын
Another level. 💯🌄
@asmahappy4846
@asmahappy4846 2 жыл бұрын
wiilka burco jaar baanu ahayn magaciisa qorax baa la odhan jiray ee goormuu nasri labaxay
@keeyowcadeofficial7456
@keeyowcadeofficial7456 2 жыл бұрын
Another level waqal video good fire💥💥♥️💯💟
@jeeymaanbilow2587
@jeeymaanbilow2587 2 жыл бұрын
First
@mohataajir1606
@mohataajir1606 2 жыл бұрын
Nasri jawi baan galay Another level abdirahman
@Muhani20
@Muhani20 2 жыл бұрын
EREYO________100% MUSIC_________100% MELODY________100% EDITING_________100%
@badra5113
@badra5113 2 жыл бұрын
Heest igadhehe
@mohamedabdinasirjama4095
@mohamedabdinasirjama4095 2 жыл бұрын
Waan seexanayaa isoo toosiya markay million gaadho.
@xasancabdulqadir5477
@xasancabdulqadir5477 2 жыл бұрын
Maftuux cadceed music somali halkee bu uwadaa ______
@Qalinle11
@Qalinle11 2 жыл бұрын
Codkan oo kale ayaa fanka looga baahanyahay. If you have like this unique and beautifull voice welcome to the club. Haddii aanad lahayn miyaa? Dadka sidanoo kale u codka macaan dhagayso. Annagana hees ii dhiiba wadnaha ha nagu caddayn😂😂😂😂
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 Жыл бұрын
Abwaan qalinle waad iga qoslisay caanoow 😂😂😂🙌
@abdullabdulla0544
@abdullabdulla0544 2 жыл бұрын
Hestan hore najib alfa usoqaadhay🙄anyway adhaa kuleh mise laxanka iiskunocyihin
@ayeeyoxaliimo4701
@ayeeyoxaliimo4701 2 жыл бұрын
Ay axsan hees waqal studio keep going 🥺💖🥀💋
@bintuabdirahman
@bintuabdirahman 2 жыл бұрын
Wale laba aabo wada dhalay isku wado ma mari karan allow ku toosiya mooye abdirahman iyo hamda kala wado
ABDIRAHMAN NASRI XUBI DAARA OFFICIAL VIDEO
4:18
Abdirahman Nasri
Рет қаралды 2,3 МЛН
WHAT’S THAT?
00:27
Natan por Aí
Рет қаралды 7 МЛН
THEY WANTED TO TAKE ALL HIS GOODIES 🍫🥤🍟😂
00:17
OKUNJATA
Рет қаралды 24 МЛН
Я нашел кто меня пранкует!
00:51
Аришнев
Рет қаралды 4,8 МЛН
Дарю Самокат Скейтеру !
00:42
Vlad Samokatchik
Рет қаралды 7 МЛН
NAJAX NALKA WEEYE WEEYE OFFICIAL MUSIC VIDEO 2021
5:16
Waqal WStudío
Рет қаралды 999 М.
ABDI ZAKI ADAA IGA QIMO BADAN OFFICIAL VIDEO 2021
5:48
Waqal WStudío
Рет қаралды 1,9 МЛН
KFTAN IYO SU,AAL WITH AYANNA... AYANNA IYO NASRI
11:36
Abdirahman Nasri
Рет қаралды 489 М.
AAMIIN YARE HADAL HAYNTU WAA SHARAF OFFICIAL MUSIC VIDEO 2021
4:21
Waqal WStudío
Рет қаралды 6 МЛН
HALDOOR  - WARAYSI XIISOLEH - WAAKUMA ABDIRAHMAN NASRI EPS1
29:33
Abdirahman Somali
Рет қаралды 36 М.
Cawaan Dagayaa
4:00
ABDIRAHMAN NASRI - Topic
Рет қаралды 61 М.
SAALAX SANAAG ISAAR DOONTI XUBIGA OFFICIAL MUSIC 2022
5:18
Saalah Sanaag
Рет қаралды 16 МЛН
ABDIRAHMAN NASRI - UBAXYO DHAXAL GALA OFFICIAL VIDEO
4:09
Abdirahman Nasri
Рет қаралды 4,4 МЛН
ABDIRAHMAN NASRI | REER-MAGAAL OFFICAL VIDEO
3:18
Abdirahman Nasri
Рет қаралды 8 МЛН
Abdirahman Nasri iyo Ayaanna Q&A Cod bila music ah.
11:29
Ridwan Timo
Рет қаралды 53 М.
akimmmich (feat. Turar) - UMYTTYŃ BA?| official lyric video
2:54
akimmmich
Рет қаралды 2,3 МЛН
Kobelek
4:11
6ELLUCCI - Topic
Рет қаралды 1,1 МЛН
LISA - ROCKSTAR (Official Music Video)
2:48
LLOUD Official
Рет қаралды 113 МЛН