ABDIRAHMAN NASRI XUBI DAARA OFFICIAL VIDEO

  Рет қаралды 2,362,491

Abdirahman Nasri

Abdirahman Nasri

7 ай бұрын

S/Title: XUBI DAARA
EREYADA/LYRICS : Daaha Abdi Gaas
LAXANKA/MELODY : Abdirahman Nasri
abdirahman_nasr...
Music/BEAT PRODUCTION: Dj Adam
djadam__?igshid...
VIDEO/ EDITING: WAQAL PRODUCTION

Пікірлер: 1 000
@ASAD.HAJIO27
@ASAD.HAJIO27 7 ай бұрын
Heesha waxaa ka macan Quraanka Allah yaa igu raacsan ☝️ ❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-lb7kp6pc9l
@user-lb7kp6pc9l 7 ай бұрын
Aniga❤❤
@cumarraabiaadan1540
@cumarraabiaadan1540 7 ай бұрын
Waa run wall😢
@Suhayb-vb1xi
@Suhayb-vb1xi 7 ай бұрын
Hajio away qoftii koko
@AhmethGato-wr8zv
@AhmethGato-wr8zv 7 ай бұрын
xoolo maa thy don’t compare any thing with Holly Quran 🙁❤️
@muntaascaydarus2256
@muntaascaydarus2256 7 ай бұрын
Ani wll❤
@SOMAALI-MUSIC
@SOMAALI-MUSIC 7 ай бұрын
Dunidan Ma soo Marin ruux Ka wanaagsan Nabiyulahi Muhamed scw❤❤❤❤❤❤❤❤
@Maankadaare
@Maankadaare 7 ай бұрын
Walaal kadaa nebi muxamed Scw meelaha heesaha
@Maankadaare
@Maankadaare 7 ай бұрын
Ilaahay ka xishood
@MaxamedCalif
@MaxamedCalif 7 ай бұрын
😢scw scw
@MaxamedCalif
@MaxamedCalif 7 ай бұрын
Scw
@user-ih3th5vv4e
@user-ih3th5vv4e 7 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@MOON_CASKA__7
@MOON_CASKA__7 7 ай бұрын
heesaha waxa ka macan qur'aanka yaa igu raacsan❤❤❤❤
@Ggg-wi3uo
@Ggg-wi3uo 7 ай бұрын
Waaa hubaal lkn meelaha heesaha haku qaadin kalaamka Alle
@Ggg-wi3uo
@Ggg-wi3uo 7 ай бұрын
Adoo raaliya walal
@MOON_CASKA__7
@MOON_CASKA__7 7 ай бұрын
ok bro
@taaxojr1960
@taaxojr1960 7 ай бұрын
Dareenkaga markaad doonaysiyo 🌏 Ruux qalbiga deeqa 💯 Waa ka dooro tii igu mudnayd 🙅 Dumar xanaaneeya 🛌 La dakee jacayl Ruux yaqaan 🤼 Waa Dawoo kalee💑 Isku diran iyaga laysku daray 💋 Saw ma nihin daara💥 Isku Dana daryeelo xubiga 🙀 Saw ma nihin daara🔥 Isku diran looso daawado 👰 Saw ma nihin daarma🔥 Isku Daba igaga laysku shido 🔥 Saw ma nihin daarma 💥 Jacayl lagu duray waa kiniin Tanni dabiinkayga 🛌 Duni kaleh Ax Yaa xuural Cayn Dahab la ii keenay 🫂 Dun xariira nolol fiicano Diinta ku barbaartay💘 Ku daabaca kashiino ku qora Sidayada dookha 💘 Sidayada daneeyo Dibnaha Bara dareenkisa🙀 Kadawada jacaylkoo qalbiga Sidayada doorta 🫂 Isku diran iyaga laysku daray Saw ma nihin daaran😊 Isku Dana daryeelo xubiga Saw ma nihin daara❤ Isku diran looso daawado Saw ma nihin daarma🫂 Isku Daba igaga laysku shido 💘 Saw ma nihin daarma ❤😅 3:00
@reerguuraa9830
@reerguuraa9830 7 ай бұрын
Waaa erayo meeel taaabanaya
@taaxojr1960
@taaxojr1960 7 ай бұрын
​@@reerguuraa9830ha zhp
@abdifatahsabriye2189
@abdifatahsabriye2189 7 ай бұрын
3:23
@qureeshcali2835
@qureeshcali2835 6 ай бұрын
Hestiba I bartay❤😊
@mohamedinho6697
@mohamedinho6697 6 ай бұрын
1:44
@asmaasal2694
@asmaasal2694 6 ай бұрын
Heestan wan xijiyay ha la iga qabto nasriga 🔥waxan ku dhagsanayaa xafiskyga an ka shaqeeyo gooptu wa Addis Ababa 22,12,2023 malin chume ah ❤
@Fathihaazhi44
@Fathihaazhi44 6 ай бұрын
Izku mid nahay proh
@moali6299
@moali6299 5 ай бұрын
Bole mekail baa kaa soodalmaya Laandhere.
@MohamedAbdirahmaan-kp8el
@MohamedAbdirahmaan-kp8el 2 күн бұрын
Jumcaha jeesaha lamq dhagaysto quraanka la akhriya ama la dhagaysta
@abdirisak_buskulaawi
@abdirisak_buskulaawi 7 ай бұрын
Abdi rahman nasri nin aan taageero wllhi heestan waxan halkan ùga qaadayaa marwadeydii maadriya mohamed osmaan jaamac ahmed qurux❤dareen haga markaad dooneysid ruux qalbiga🫀deeqa waa tan aan doortey ugu mudneyd dumar xanaaneeya la dakee jacayl ruux yaqaana waa dawoo kale my wife🫂💝🖇💍isu diran lasoo dawadoo sow ma nihin daaran❤❤ alle cimariga iyo caafimaadka ha kuu dheeraayo hadaad akhrido qoraalkeyga mahadsnid pr0 and sister🎉 05/12/2023
@AbdiNajipfarxan
@AbdiNajipfarxan 7 ай бұрын
Will jacaylka wax ka ya yaqaan aawaay xaliimooyinkii wiil somali ahi jacayl wax kama yaqaan😂❤the father of love
@deeqamuuse7143
@deeqamuuse7143 7 ай бұрын
🎉m.a wlhi ma arag qoralka qurux bdn qormadan wllky allah idinka yeelo kuwi isku waara abid jacaylkiina wax nusqaamiya allah idinma tuso apapaaaaaaaay ❤❤❤
@abdirisak_buskulaawi
@abdirisak_buskulaawi 7 ай бұрын
@@deeqamuuse7143 aamiin aamiin aamiin wllshey alle adiga iyo inta akhrida iyo inta kaleba jacayladooda ma nuqaamiyo wllshey ee mahadsnid wllo qlli👸💝🙏
@abdirisak_buskulaawi
@abdirisak_buskulaawi 7 ай бұрын
@@AbdiNajipfarxan ha dhin wllo waxas waaxii ku qanciya mnsha allah dheh pr0🙏
@Dr_MustafeDaacad
@Dr_MustafeDaacad 7 ай бұрын
Wiil jacaylka wax ka yaqaan oo dadnimo leh iyo deeqsinimo weeeye sida uu ugu faaney eeg marwadiisa alle haysu daayeee meel kaleba adoon siduu waxa ku tuseysa qoraalkiisa❤❤
@user-nc2fj4uw8x
@user-nc2fj4uw8x 7 ай бұрын
Codka%100 Musik %100 Laxanka%100 Erayada%100 Video%100 🎉🎉🎉🎉
@user-fz7bw6mz4w
@user-fz7bw6mz4w 7 ай бұрын
M. My king
@KhadraYusuf-yt2el
@KhadraYusuf-yt2el 18 күн бұрын
Dareen hage marka donayso iyo ruux qalbiga deeq yaqan waka doorki raga ugu madna qalbi dhaya ladake jacayl ruux yaqan wa dawo kale ♥️ ❤qalbi nuriya dunida xubigisa dara jacayl laygu duray wa darajadayda inad tahay duni xariira aniga qiray
@KornelAbdi
@KornelAbdi 7 ай бұрын
Aaba Yaabay Waqal and Abdirahman keep going 🔥
@Maankadaare
@Maankadaare 7 ай бұрын
Waala yaabay
@Maankadaare
@Maankadaare 7 ай бұрын
Korneelka
@MasnaAli
@MasnaAli 5 ай бұрын
​@@Maankadaare😊
@MasnaAli
@MasnaAli 5 ай бұрын
@drhafsa4220
@drhafsa4220 7 ай бұрын
Heestan waan sugayey iminka wxy taal 43 dqiiqo wy igu socotaa caadi maaha Duriyadaay fankaad noo shidaan ilma adeer❤
@wardicaddey946
@wardicaddey946 7 ай бұрын
Nassriyow qalbi ahan ayan ku jecelahay wllo codkaga qudha 🥺♥️
@Xudun
@Xudun 7 ай бұрын
Heestan waxay iga soo baxdey ano xumadii Waqooyi ka jirtey la yar xumadeyzan gaar ahaan hargeisa ilahow na caafi inta ay hayzo inta kalena haku ridin dhamaantenba waxan ilahy ino weydiinayaa sanadkan in uu Waqooyi u noqodo sanad iyo farxadeed nabad ju dhalo kuna dhamow ilahow hadafkayga ii rumee2024 ❤
@sacduushcali8708
@sacduushcali8708 7 ай бұрын
Alla hakucaafiyo wll😢
@ugbaadabdirashid3531
@ugbaadabdirashid3531 7 ай бұрын
Masha Allah wllo Alleh haku caafiyo adiga io dhamaaan dadka Ree somaliland gaar ahan Awlaadul Caasimada❤
@Xudun
@Xudun 7 ай бұрын
​@@sacduushcali8708 aamiin wllo mhdsnid
@Xudun
@Xudun 7 ай бұрын
​@@ugbaadabdirashid3531 aamiin yaa rabbi zhugran sister
@saalimmohamedmouse-ul1uz
@saalimmohamedmouse-ul1uz 7 ай бұрын
Somaliland dheh waqooyi lahayne maxaa kaa qaldan
@cabdalle_bille
@cabdalle_bille 7 ай бұрын
Inta sariirta cidlada ku ah waaa salaamay 😂
@maryancabdirashid8723
@maryancabdirashid8723 7 ай бұрын
Wan ka qadaye😂😂😂😂😂
@user-zz8rd3oe2d
@user-zz8rd3oe2d 7 ай бұрын
Axyaa hees Waxan dhagaysanayaaa 8 /12 / 2023 Aniga iyo afar kamida asaxaabtayda Waa maalin jimaca ah 4 :37 galabnimo Goobtu waa jigjiga waxan sugayna dhoof inshalla waxan u soconaa america ❤
@Malloofficial1
@Malloofficial1 7 ай бұрын
ZXp alle hydin fududeyo
@hudabashiir9925
@hudabashiir9925 6 ай бұрын
Insha allah markad america tagtaan iiso sheeg 29/12/2023 habeen jimca 12:37
@umaymaqurux7968
@umaymaqurux7968 6 ай бұрын
Horay iisiwada😂😂
@maryancabdirashid8723
@maryancabdirashid8723 3 ай бұрын
Allah idina nabad geeyo isla jigjiga ku dhagaysanaya manto tahay 6/4/2024❤
@JannahAbdirashid
@JannahAbdirashid 2 ай бұрын
Nabad taga jacelo insha allah🤲🤲
@AdanAhmett
@AdanAhmett 7 ай бұрын
Nabigeenii maxamed aanku salino scw scw scw
@happyhjmc1975
@happyhjmc1975 7 ай бұрын
S.C.W❤❤❤
@Maankadaare
@Maankadaare 7 ай бұрын
Scw
@Maankadaare
@Maankadaare 7 ай бұрын
Lkn nabiga
@Maankadaare
@Maankadaare 7 ай бұрын
Walaal ka daa
@Maankadaare
@Maankadaare 7 ай бұрын
Meelahan oo kale
@Cabdimajiid-Maax.
@Cabdimajiid-Maax. 7 ай бұрын
Cabdiraxmaan xuseen “Nasri” waa fanaan dhamaystiran. Cod ahaan iyo laxan ahaanba. Ceeb se waxa ay heesihiisu ku dhigeen macna-darrada erayada. Kalina kuma aha e, waa mushkilad jiilkan hadda heesa haysta. In uu hiboole yahay se, cid ka murmi kartaa ma jirto.
@avvvvo7000
@avvvvo7000 7 ай бұрын
Ereyada iyo muusikadaba. Caajis baan ka qaaday ba
@dgwaleed2522
@dgwaleed2522 Ай бұрын
Inadeer hadaad islaantada u qadayso anagu waanu dawanayna hadana cidaan uqaadi doonoba garan mayno yaaap
@niciimaabdilaahi8415
@niciimaabdilaahi8415 7 ай бұрын
Quruxdiisa iyo stylekiisa Ayaa heestaba igala wayen 😢
@arroussa
@arroussa 7 ай бұрын
🎉MashaAllah ❤😂
@inamaxamuud4339
@inamaxamuud4339 7 ай бұрын
Dareen hagga markaad doonaso ❤ ruux qalbiga deqqa waakan dorkii ugu mudnayd dumar xananeeyay 😊😮 qaaty intaaas
@Ggg-wi3uo
@Ggg-wi3uo 7 ай бұрын
Waaka dooro tii ugu mudnayd Dumar xanaaneeya🔥
@ifrahali4418
@ifrahali4418 Ай бұрын
Wof calayk!!!! Yaa Nasri “Sidayada daneeyo dibnaha bara dareenkiisa”💋🫶🏻
@user-wo6mq4bo3g
@user-wo6mq4bo3g 4 ай бұрын
Telka abtigey Leh base adaa ku tageraa boqorka fanka wn ku Amin sanahay ❤❤fanka ku Bahan iamin❤🎉
@AbakarNor
@AbakarNor 7 ай бұрын
Waxaan hees waa dhaafeen magac kale halo bixiyo ❤❤
@safwaanhassan4610
@safwaanhassan4610 7 ай бұрын
Ma. Abdirahman nasri Another level habar jeclo Reer daahir gobanimadaa kugu ogaah guuleyso 😢❤
@victorianjoki5822
@victorianjoki5822 7 ай бұрын
OMG!wat a voice🥺🔥❤️❤️
@Maankadaare
@Maankadaare 7 ай бұрын
🥹 🎧 🥹
@Degaliah
@Degaliah 7 ай бұрын
Masha aallah quruxdiii duriyada ❤❤❤❤
@carafadaleeli272
@carafadaleeli272 7 ай бұрын
Very talented boy , waqalna Gacmahiisu ula tagay❤
@HiboNuura-on8xg
@HiboNuura-on8xg 5 ай бұрын
Yaa Soomaalida aah dee aani😅😂💚🤍❤️🫡🫡🫡🫡
@user-lt8qg5sx5y
@user-lt8qg5sx5y 7 ай бұрын
Hestan xili an jawigeda ku jiro so baxdey thank you abdirahman Nasir ❤️🫶la dakee jacayl ruux yaqaan waa Dawoo kale’e ❤️🫂🤴💍
@Ggg-wi3uo
@Ggg-wi3uo 7 ай бұрын
La dakee
@oumalkairemahamoud8685
@oumalkairemahamoud8685 3 ай бұрын
Mon chanteur préféré nolow walalkey from Djibouti 🇩🇯
@Samirley124
@Samirley124 7 ай бұрын
Abdirahman Nasri golden voice indr mcn fro from habar jeclo ❤
@abdikadirlyrics
@abdikadirlyrics 7 ай бұрын
The only artist I support And Repect🙏
@abdirisakhussen276
@abdirisakhussen276 7 ай бұрын
waaa cajiib heestani way isleedahay dhan walba wiilka yarina waa top👌🏽
@AhmedDameyeh
@AhmedDameyeh 2 ай бұрын
Waxaa ka macan Quraanka ❤❤❤😮😮😊
@waqalwstudio1967
@waqalwstudio1967 7 ай бұрын
War maxaad samaysay nasri❤❤❤
@Maankadaare
@Maankadaare 7 ай бұрын
La yaab la yaab
@ilham7984
@ilham7984 5 ай бұрын
The lyrics, the voice, the choreography & videography…Next Level🔥🔥🔥
@nuraaadan7591
@nuraaadan7591 7 ай бұрын
Duriyada fanka dhashayba 😂😂😂
@mudeadan2111
@mudeadan2111 7 ай бұрын
Down load fur plz
@NaimaMursal-fk8du
@NaimaMursal-fk8du 7 ай бұрын
Isku diran iyaga laysku❤ darey sawma nihin daara 💋❤️ isku dana daryeelo 👨‍❤️‍👨 xubiga wma nihin daara 🫶 isku dirin lasoo daawado ❤️🔐 sow ma nihin darmaaa Isku daabac iyaga laysku shido 🥰 sow ma nihin darmaa Noloshydi Ahmed farah misss u mcn🅰️❤️
@Raxmo_mohah_channel0
@Raxmo_mohah_channel0 7 ай бұрын
❤❤❤❤
@AhmettFarrah
@AhmettFarrah 7 ай бұрын
Nolashaydi ❤love you
@Achraf_2002
@Achraf_2002 7 ай бұрын
He is back with another Heat Abdirahman Nasr🔥🐐
@Maankadaare
@Maankadaare 7 ай бұрын
Back like neva before
@Africa569
@Africa569 7 ай бұрын
Isku daba iyaga laysku shido sooma nihin daarma wafwaf best song 2023❤❤🎉
@Maankadaare
@Maankadaare 7 ай бұрын
🎉🎉🎉
@Mohamedgogoye
@Mohamedgogoye 7 ай бұрын
Waa muhiim inu fanku heela markasta fanan cood dahabii ah le oo soo casriiyeya C..rahman nasri 🔥🔥🔥🐐🎤🎸🎸
@hamdayar8030
@hamdayar8030 6 ай бұрын
Great artist Dj Adam nasri ❤
@Supr93
@Supr93 6 ай бұрын
I’m I the 😂 I im like from undercut to high buzz Orr has played in the way back to class in the day haha i think it Philip is just the average age for me as i think 🧐 it would suit him but he looks younger so he has more hair than athletic but it is still cool 😎 😅
@BaabaaliNaasir
@BaabaaliNaasir 6 ай бұрын
Wow
@happyahmad9689
@happyahmad9689 7 ай бұрын
Hore usoco inder geesi fariid guulyso keep gowing good job 🎉🎉🎉
@sabirinmoha4456
@sabirinmoha4456 24 күн бұрын
La dakee jceyl ruux yaqan waa dawo kalee😢❤ fav Abdirahmaan hees waa dhafty tan 10 mar dhagesty
@CabdiCisman-jj9up
@CabdiCisman-jj9up 2 ай бұрын
Aboowe heesahaaga waa jecelahay walhi my brother waa kujecelahay ❤❤❤❤
@saedawil
@saedawil 7 ай бұрын
Wa habeen xasuus noqon donna tariikhdu wa is qoraysaa( 02/12/2023) 9:15 PM hbn sabti Axad so gelyso waxa ku qoraya niyad wax tabysà wxn dhex joga suuqa magalada hargiesa 🎉alle hayno rumeeyo riyooyinkena
@Maankadaare
@Maankadaare 7 ай бұрын
Ameen
@Maankadaare
@Maankadaare 7 ай бұрын
Dhamaanteenba
@saedawil
@saedawil 7 ай бұрын
​@@Maankadaare🙏
@Mohamedaydiid230
@Mohamedaydiid230 7 ай бұрын
Wow Amazing ❤
@X-calinho
@X-calinho 4 ай бұрын
Dun xariir noloficano Dinta ku bar bartay ❤😊🎉
@hodanbile2751
@hodanbile2751 7 ай бұрын
Eesh calaa hees eesh calaa cod❤boqor reer soomaliland ah❤❤❤❤❤❤
@AbdirahmanMaanka-xq2uk
@AbdirahmanMaanka-xq2uk 7 ай бұрын
Al fanaan al fanaan abdirahman nasri 😮😮❤❤❤🥰🥰🔥🔥🔥👌👌
@YurupAyuup-zd1vn
@YurupAyuup-zd1vn 7 ай бұрын
Abdirahman nasri the goatka fanka role model wnku tagera kep going the legend 🎉❤❤❤❤❤
@Maankadaare
@Maankadaare 7 ай бұрын
Goatka fanka waaye walahi
@KhalidDaray
@KhalidDaray 7 ай бұрын
Sidaayad doookha Sidayada daneeyo dibnaha Barack dareenkisa Kadawda jacylkoo qalbiga Siyayda doorto😢❤
@user-qi6cp7eg5b
@user-qi6cp7eg5b 7 ай бұрын
NASRI IN THE BUILDING❤
@user-xb5ug8wp9o
@user-xb5ug8wp9o 7 ай бұрын
Fankuba Waa hbr jeclo inyaroo lagu Qurxiyey 😂😂
@Uesr705
@Uesr705 7 ай бұрын
Golden voice updirahmen nasri from 🇬🇧🇸🇴
@user-br6pj9vx5o
@user-br6pj9vx5o 7 ай бұрын
From somaliland zhp not somalia
@alihosh8058
@alihosh8058 7 ай бұрын
​@@user-br6pj9vx5oSomaliland yaa yaqaaan wlaal runta la isku sheegayaa anigu nin isaaq ah baan ahay hadana Somali waa mid beenta Raga Somali isku diray ha noo keenin KZbin 😂😂😂
@Habonali-fu6cn
@Habonali-fu6cn 6 ай бұрын
​@@alihosh8058hoyda😂😂😂
@Cabinho___yare16
@Cabinho___yare16 6 ай бұрын
​@@alihosh8058shupooyinka aqoon ugama baahnin wll😂💔😭
@Suhayb1_4
@Suhayb1_4 6 ай бұрын
Walal ma xumee calanka qudhunka ee buluuga ah inaga tuura uun oo mid kale inoo sameeya ​@@alihosh8058
@abdallaeid045
@abdallaeid045 7 ай бұрын
Calayk Yaa Nasri Duni Kale🔥
@Kingtaplouz30
@Kingtaplouz30 7 ай бұрын
Isku daba yaga laysku shido sawma nihin daarma 🪔♥️ Intaa yari macaana
@cabdifataaxkhadarhassan-iy7wn
@cabdifataaxkhadarhassan-iy7wn 7 ай бұрын
Best song for ever ❤❤❤
@AhmedMohamoud-pk8dg
@AhmedMohamoud-pk8dg 6 ай бұрын
ApDirahMaaan nazri another level ❤💪
@crixiinmaxamud3654
@crixiinmaxamud3654 7 ай бұрын
The GOAT Abdiraxman Nasri 🇸🇴
@Abdale_Atar
@Abdale_Atar 7 ай бұрын
Heees. Taaan. Waxa larabay in ayku ado Sanad ka cusub 2024 😢
@Inna_mohamet
@Inna_mohamet 7 ай бұрын
Dadki fanka iska laha 🙌🏻🥰
@Ggg-wi3uo
@Ggg-wi3uo 7 ай бұрын
100%
@saeedlover2457
@saeedlover2457 7 ай бұрын
Adam on the beat bravo 🔥
@Wardi1830
@Wardi1830 7 ай бұрын
Jaceyl ❤ laygu duray Waa kiniin 💊 tani dabiibkaygaah 👸🏻🤌 Duni 🌎 kale axyaa xuural cayn🧖🏻‍♀️ Dahab la ii keenay Dunxariira 🫂 Nolol fiicanoo diin ku barbartay 👩‍❤️‍👨 Tayping 🖊 c/ waxid Dunidaydii Naciima 🧕🏻🫀🫶🏻
@user-ds6cv5ky7v
@user-ds6cv5ky7v 7 ай бұрын
Fannan Abdirahaman nasri axyaa hees layaab layaab❤🎉🎉
@fadumocabdicasiis-hj5gh
@fadumocabdicasiis-hj5gh 7 ай бұрын
What a voice❤❤❤
@najmosahal
@najmosahal 7 ай бұрын
He never misses ! He is one of one, number 1🔥
@Uesr705
@Uesr705 7 ай бұрын
Yeah🎉
@guledmaxamed1401
@guledmaxamed1401 7 ай бұрын
B
@leylamukhtar850
@leylamukhtar850 7 ай бұрын
Eh DwjefwgwcwxwbwdqjYgsks
@naciima512
@naciima512 7 ай бұрын
​@@guledmaxamed1401😅😊😅😊😅
@OumaIsmael-rt9rd
@OumaIsmael-rt9rd 7 ай бұрын
​@@Uesr705?😅
@saedguure5850
@saedguure5850 5 ай бұрын
Golden vioce 💯 Talent 💯 Music 🎶🎵💯 Location 💯 Hollac music 🔥✅
@fatimamohamed2923
@fatimamohamed2923 6 ай бұрын
Ooh may waaw way igu socotaa heesto caadi maahaa ❤😊
@xikmatzoor.486
@xikmatzoor.486 7 ай бұрын
Best voice. 💯✨️
@NimcoNimcosagal-uc6ow
@NimcoNimcosagal-uc6ow 7 ай бұрын
Ju
@NimcoNimcosagal-uc6ow
@NimcoNimcosagal-uc6ow 7 ай бұрын
Kypypq
@NimcoNimcosagal-uc6ow
@NimcoNimcosagal-uc6ow 7 ай бұрын
Jt
@NimcoNimcosagal-uc6ow
@NimcoNimcosagal-uc6ow 7 ай бұрын
Jkkyoo44
@Azhrav
@Azhrav 7 ай бұрын
OH my goodness 😳 😍 What a lovely song 🎵 😍 Dance 🕺 Melody Music 🎶 Adam on the beat 💓 🎶 👌 🔥 🙌
@KartoPoi
@KartoPoi 2 ай бұрын
Nice 2024 welcome 😊
@mahicharhabib9594
@mahicharhabib9594 7 ай бұрын
Ahya hees abdirahman nasri keyga❤
@Abdi_nazir
@Abdi_nazir 7 ай бұрын
Beautiful voice nasri mi fove singer man ❤
@abdullahi1953
@abdullahi1953 7 ай бұрын
On fire, mustaqbal faneed❤🐐🔥
@Maankadaare
@Maankadaare 7 ай бұрын
Future of Somali music 🎉
@NaimaAhmed-xt2cf
@NaimaAhmed-xt2cf 3 ай бұрын
Faanan cod mcn m.a♥️
@IshqiTabiye
@IshqiTabiye 7 ай бұрын
Nasriga fanka bartaadaad ku salaamantahay ✋✋
@khadracarara4058
@khadracarara4058 7 ай бұрын
Omg what a golden voice ❤😢
@user-lj3uh1hm6y
@user-lj3uh1hm6y 7 ай бұрын
Bestie song❤🔥
@XafsaReermudug
@XafsaReermudug 3 күн бұрын
Ugu dan been waa so baxdayy🥺💞
@zalmazharav7410
@zalmazharav7410 7 ай бұрын
Inaadeeeerrrr🎉❤
@user-ds6cv5ky7v
@user-ds6cv5ky7v 6 ай бұрын
Gold voice abdirahman nasri ereyadii abwaan daah gaas ❤🎉
@MubaarigHaqabtire-ur5cq
@MubaarigHaqabtire-ur5cq 7 ай бұрын
Zhp waan ku taageeraa marka koowaad marka labaadna waxaan kuu Hayaa Ereyo aad la Cajabi doontid markaad aragto. Mhadsanid
@cabdicasiiskashka
@cabdicasiiskashka 6 ай бұрын
Daaha gaas tha lagnd past Soong 👍👌
@princesskaif2455
@princesskaif2455 7 ай бұрын
Heestan qalbigeyga kuqormatay nasri 🤟💯😭
@Maankadaare
@Maankadaare 7 ай бұрын
Qalbi daara
@xamdamaxamed6044
@xamdamaxamed6044 7 ай бұрын
Inta la bilaabatay heesta 😂
@ilwaadsiciid9174
@ilwaadsiciid9174 7 ай бұрын
SAAN USUGAYEY WAAN DAALAY ABDIRAHMAAN SEEBAD NOO GASHAY HEEDHE WALAL😂❤🔥
@Maankadaare
@Maankadaare 7 ай бұрын
Finally out lkn 😂
@Abdikani0225
@Abdikani0225 7 ай бұрын
Axsan fanaanka wakhtigiisa so baxay Wan ku wataa Wakhtigaaga ku raaxayso
@AbdirashidSaed-gw1fh
@AbdirashidSaed-gw1fh 7 ай бұрын
Daaha abdi duale ❤waaweynka
@Maankadaare
@Maankadaare 7 ай бұрын
Waaweenka
@zakariyaapthirahmaan4470
@zakariyaapthirahmaan4470 7 ай бұрын
The one and only Nasri 🔥🎧❤🐐
@mustaphecaqlisame8605
@mustaphecaqlisame8605 7 ай бұрын
This guy us overtaking it keep it up cuz 💯🔥
@Bidhaan123
@Bidhaan123 Ай бұрын
Heestan more than 100 jer bn dhageysty 😭🔥❤️🫶
@zayithamar-zt3go
@zayithamar-zt3go 6 ай бұрын
Our artists abdi rahman nasri keep going bro
@hamzemohammed2876
@hamzemohammed2876 7 ай бұрын
Abdirahman nasri your voice is Gold voice mnsha Allah keep going bro
@AsmaAhmed-bs2iu
@AsmaAhmed-bs2iu 7 ай бұрын
Amazing!!!💯
@zachary_haji
@zachary_haji 7 ай бұрын
Amazing wlh i like it qaabka loo dubay video-ga, background, light inaba caadi maha. Codka iyo laxanka inaba caadi maha.
@Ggg-wi3uo
@Ggg-wi3uo 7 ай бұрын
Goatka fanka inuu yahay ma ila aragtay
@Salimsahal-pd8fj
@Salimsahal-pd8fj 7 ай бұрын
Nasri fanaan layaab leh ❤
@keeyowcadeofficial7456
@keeyowcadeofficial7456 7 ай бұрын
Melody 💯 🔥 Beat macan Adam on the beat 😊 Editing 🎥 🎞 💯 Duubista fantastic
@Maankadaare
@Maankadaare 7 ай бұрын
10/10
@user-ym4dj7um9q
@user-ym4dj7um9q 7 ай бұрын
Relax voice 😊❤
@XamseAbwaanxabiib
@XamseAbwaanxabiib 2 ай бұрын
Mshaa Allah wllkay kusoco
@AbdikarimFuad
@AbdikarimFuad 7 ай бұрын
Nasri waxan way hees dhafty walee 😢😢
ABDIRAHMAN NASRI - UBAXYO DHAXAL GALA OFFICIAL VIDEO
4:09
Abdirahman Nasri
Рет қаралды 4,4 МЛН
Udug
2:53
Release - Topic
Рет қаралды 10 М.
ПРОВЕРИЛ АРБУЗЫ #shorts
00:34
Паша Осадчий
Рет қаралды 1,9 МЛН
Sigma Kid Hair #funny #sigma #comedy
00:33
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 15 МЛН
THE POLICE TAKES ME! feat @PANDAGIRLOFFICIAL #shorts
00:31
PANDA BOI
Рет қаралды 25 МЛН
KFTAN IYO SU,AAL WITH AYANNA... AYANNA IYO NASRI
11:36
Abdirahman Nasri
Рет қаралды 489 М.
ABDIRAHMAN NASRI JAWI BAAN GALAY OFFICIAL MUSIC VIDEO 2021
4:23
Waqal WStudío
Рет қаралды 1,5 МЛН
Nimcaan Hilaac I Adiga Sowmaaha I Official Music Video 2023
6:32
Hillaac Music
Рет қаралды 20 МЛН
ABDIRAHMAN NASRI | REER-MAGAAL OFFICAL VIDEO
3:18
Abdirahman Nasri
Рет қаралды 8 МЛН
LIIBAAN DOOR | NOOLOW KALIGAA XORNIMO | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2022
4:45
KASKEY PRODUCTION
Рет қаралды 2,6 МЛН
ABDIKARIM ALI SHAAH - MARLEY WAA JACAYL DHABEE OFFICIAL VIDEO 2023
5:20
Waqal WStudío
Рет қаралды 3 МЛН
ABDIRAHMAN NASRI KAYGII WEEYAN KANIYE |SOMALILAND
4:25
Abdirahman Nasri
Рет қаралды 409 М.
ABDIRIZAK CARAB  WAN KAA HAN JABAY  OFFICIAL MUSIC VIDEO 2024
5:51
Abdirizak Carab
Рет қаралды 1,1 МЛН
ABDRAHMAN NASRI - QOF KA NOQO ADUUNYADA - ( Official Music Lyrics )
5:24
SOMALI BEATS 🎧
Рет қаралды 10 М.
Say Mo - LIL BIT & 1 shot 2 (Waysberg Music Remix)
2:43
Waysberg Music🇰🇿
Рет қаралды 643 М.
Bakr x Бегиш - TYTYN (Mood Video)
3:08
Bakr
Рет қаралды 1,6 МЛН
V $ X V PRiNCE - Не интересно
2:48
V S X V PRiNCE
Рет қаралды 2,7 МЛН
LISA - ROCKSTAR (Official Music Video)
2:48
LLOUD Official
Рет қаралды 113 МЛН