AXMED CALI CIGAAL - QISO CAJIIBA - Live DAD HARGAYSA SOO MARAY - LONDON

  Рет қаралды 1,411,322

Abdirahman Somali

Abdirahman Somali

5 жыл бұрын

Please Subscribe for more Videos - You Can Contact us all Business enquiry
⚠️Wadding ⚠️Events ⚠️Promotion ⚠️Music Videos⚠️Short Films
📞 +447475766671 - Email : Abdirahmansomali@hotmail.com
More info About Somali Production.
/ somaliproduc. .
/ abdirahmans. .
/ abdirahmansomali
plus.google.com/+AbdirahmanSo...
/ reallysomali
Copyright Protected @ Somali production
#SomaliMusic #Subscribe #somaliproduction

Пікірлер: 589
@mustafaahmed257
@mustafaahmed257 5 жыл бұрын
inta quraanka markay akhrinayso qiiroota like ii saar
@xamdicabdulahi9135
@xamdicabdulahi9135 5 жыл бұрын
Hadaad quraanka u qiirooto meelaha hesaha lagu dhagysana mxaa ku soo galiyay bal anagaa yaab argnay
@mustafaahmed257
@mustafaahmed257 5 жыл бұрын
@@xamdicabdulahi9135 xertii sheekh cali raage yaan ahaye adeero
@xamdicabdulahi9135
@xamdicabdulahi9135 5 жыл бұрын
@@mustafaahmed257 hhhh xerta sheikh cali rage hasaha ma ufasaxaa
@mustafaahmed257
@mustafaahmed257 5 жыл бұрын
@@xamdicabdulahi9135 haa heey wixii jiilka dadexaad ah 😋
@faisalhassan4274
@faisalhassan4274 5 жыл бұрын
Mustafa Ahmed aaa
@asaldhaladinamaxamad1367
@asaldhaladinamaxamad1367 5 жыл бұрын
Ax jirkeyga dhan jariraca kacday jaceylka waxa daremi kara qofku so maray alla macana marna qarara xasus ban galay wallahi
@ismailadam4648
@ismailadam4648 5 жыл бұрын
Axlaa yaa fanaan
@anisaabdoo5334
@anisaabdoo5334 5 жыл бұрын
K
@muuseyuusuf1422
@muuseyuusuf1422 3 жыл бұрын
@Fawzigacal Sacaboyare 🤣🤣🤣🤣😂😂😂🤩🤩🤩😂😂🤣🤣🤣🤣🤣
@intafayowintafayow809
@intafayowintafayow809 5 жыл бұрын
Ahmed cali cigaaaal waa sir jaceyl buu yidhi wixi bari hore buu qarinaya oo dadka la wadagayn dadka hada joogana wixi saaka ayaa social media la la so fadhisan hhhh rag waa ki hore un
@abdirizakmd9711
@abdirizakmd9711 5 жыл бұрын
Suad Farah Absolutely Waan ku raacsanay Fananka
@user-iq4qv2nq3t
@user-iq4qv2nq3t 5 жыл бұрын
Waa dadkii hore ee sharafta lahaa
@intafayowintafayow809
@intafayowintafayow809 5 жыл бұрын
@@abdirizakmd9711 raga imika gacan ban u taagay waa wada teneg madhan
@intafayowintafayow809
@intafayowintafayow809 5 жыл бұрын
@@user-iq4qv2nq3t relly xabiibti
@rodadhool4447
@rodadhool4447 5 жыл бұрын
Dad waa dadkii hore huunooy wakaa xishoodki la yaqaanay imikana dhagihi baa ina xanuunay
@maxamedkarre8075
@maxamedkarre8075 5 жыл бұрын
Hargaysaay Hibooyinkagu Badana Astaamaha hargaysa ..... Suuganta somolida 100% Xigmada soomalida100 % Halgankii soomalida100% Xornimadii ugu horaysay 100% Hoyga Shanta soomalida100 % Xadaarada soomalida 100%
@ahmedcumar4827
@ahmedcumar4827 5 жыл бұрын
JANAGALE Real xooga been aya ku darty sxp ku dhuuqo xuman neh ikama ahan
@nochnicht1817
@nochnicht1817 5 жыл бұрын
Sxb sare hadal saxaad kuhadashy baajuumaha KOONFUR hawjoojin hore usoco Viva hargaysa kanaxoow Nafta waa tani way dhaqaaqde viva reer hargaysa.
@gedefletv6049
@gedefletv6049 Жыл бұрын
Sxb laakiin hargaysa waa magaalo aan jeclahay laakiin abwaankii heestan curiyey iyo kan qaadaya midna reer hargaysa maaha waxb soomaali makala aha
@farhiaabdi2222
@farhiaabdi2222 Жыл бұрын
@@gedefletv6049 hargeisa wa hoyga fanka somaliyed
@mohameddahirabdulkadir4014
@mohameddahirabdulkadir4014 5 жыл бұрын
70+ Years And No Playback Thats What I Call Class Class Class
@zamzamabdi5279
@zamzamabdi5279 5 жыл бұрын
Old is gold
@abuuya7770
@abuuya7770 5 жыл бұрын
Its playback looll sheekada uu karii la'yhay . He is legend
@boaloariosto
@boaloariosto 4 жыл бұрын
abuuya Musigga ayaa Play back ah, Karoak camal, lkn codka waa toos.
@farhiyoahmed2274
@farhiyoahmed2274 3 жыл бұрын
Vi noo
@Dophill260
@Dophill260 3 жыл бұрын
And NO GREY HAIR. ..STRANGE.....THE MAN IS BEATING THE TEST OF TIME.
@bashkaxaji5661
@bashkaxaji5661 5 жыл бұрын
Axmad Cali cigal fanan culus o qalbi furan xabibku magac lawadaga hal mar igula saliya Allahuma salli cala sayidina myxamadin wacala Alhi wasaxbihi wasalam ♥️♥️🇸🇴
@ictimaadindhooyictimaadind5004
@ictimaadindhooyictimaadind5004 5 жыл бұрын
Bashiir bile alle ka baq xabiibkeena meelaha munkar lagu haayo hakeenin qof faasiqa magac lama wadaagee afka edebta bar
@Hanad75
@Hanad75 5 жыл бұрын
Scw
@neyruuz_online7
@neyruuz_online7 5 жыл бұрын
Subxanallah walal hdala qaar iska fiiri aad ku dhawaaqeesid xabiibkeena qof mungar ku dhex jiro magac lama wadaage afkaaga suubso
@bashkaxaji5661
@bashkaxaji5661 5 жыл бұрын
Axamad ma aniga ubixiyay
@hagirunsheeg1369
@hagirunsheeg1369 5 жыл бұрын
Bashir Barre>> sxb ilaahay kabaq odaygaaan 70ka Dhaafay oo wali munkarka & naagaha ajnabiga ka ah ku dhex jira oo Duliga ah ayaa Nabiga SCW leedahay waa isku Magac waaRyaa jaahil baatahay Mardambe Beentan yaa lagaa maqlin Hadii kale rag gacan fudud baa meel walba jooga abaalkaaguna waa in dhagax lagugu Dilaa Gunbaa tahay wasaqyahow Baastarka ah
@goldenabdimadoobe51
@goldenabdimadoobe51 5 жыл бұрын
hargaysa hoygii fanka iyo dhanka soomaliyeed reer hargaysa like ii saara
@xamsecumar1562
@xamsecumar1562 2 жыл бұрын
Emotional gaar ah ayy heestan leedahay heestan still 2021 ayaan dhagaysanayaa muuqaalkan waxaan lacajabay sida uuu uga sarriigty ahmed cali cigal inuu qisada ka sheekeeyo waxuuna kuwareejiyy qamar isagoo sheegay inuu daalay qamar waxay damacday inay qisada heesta toos uguda gasho balse ahmed cali cigaal ayaa qanjiidhiyay oo u adeegsaday inuu gacmaha kala hadlo iyana way fahantay inaanu rabin in qisada laga sheekeeyo wayna wareejisay isna wuxuu yidhi waa qiso jacayl lagama sheekaynayo reer magaalnimo waataa dhallinyarooy reer galbeed in lagu daydo maah
@samowsamale3490
@samowsamale3490 2 жыл бұрын
Dadkaasu waxay ahaayeen dad dhaqan leh oo sariigta waxan hadda joogaa waa qashin aan waxba ka xishoon oo dhaqankii dilay
@badriyamohamed7303
@badriyamohamed7303 5 жыл бұрын
Hargeisa in ta jecel like ta i saara
@najaxabdala2157
@najaxabdala2157 5 жыл бұрын
dad hargaysa somaray ilove song isaar hda jecalahay😍hoygiii jclka haa haaa
@gabileyboy1515
@gabileyboy1515 5 жыл бұрын
3 da axmed iyo sadarada cusub Viva borama iyo hargeisa magaaloyinkii fanku ka hirgalay 😍😍😍
@faizamohomed3271
@faizamohomed3271 5 жыл бұрын
Wow! What a legends! Ahmed Ali Aigal and Qamar Abdilahi Harawo. May Allah bless your beautiful souls 🙏🙏🙏🙏💗💜
@somalileopard6223
@somalileopard6223 5 жыл бұрын
Legend Cigaal waxa uu Yiri:- "Anigu waan Daalaye adigu laba kalmadood ii Dheh" Qamar baa guda galaysa in ay si toosa uga Warranto Qisadii Dad Hargeysa soo maray iyadoo Dooneysa inay Gar garaacdo albaabadii Khadra Daahir iyo sheeko hore, isla markiiba Cigaal waxa uu bilaabayaa inuu Dhabarka ka taabto Qamar ma ay fahmeyso, wuu ku celcelin, ilaa uu qanjiiro (qanjuruuf, qandhuuf) ugu daro, markaas bay fahmaysaa inuu arin muhiima ka hadli rabo, oo dib bay microphone-ka ugu soo celineysaa isaga oo si reer magaalnimo ah uga boodaya ayuu leeyahay waa "sir jaceyl" qosol iyo kaftan iyo cid kastoo qanacsan bay ku dhamaanaysaa, heestii buuna ku dhufanayaa, Cigaal waa Hobolka keli ah oo ka booda inuu hadlo qisooyin taabanaya abwaaniin dhintay iyo maamooyin nolol kale ku jira, ilaahow khatumada khayr kuugu sin maxay malaayiin qof malaayiin jeer codkiisa ku raaxeysatay, waa Hobolka qaada heesihii ugu saameynta weynaa Beri Samaadkii, ilaah wuxuu ugu deeqay, & abuurista laxanka ugu shidn "Ma Naxaha jaceylkuna Inuu igu Dul naban yahay Nasiinaba ka waayeey Sida Neefta waylaha" waa mid kamida
@midkuudaranmidkudooranalla4734
@midkuudaranmidkudooranalla4734 5 жыл бұрын
hhh danbi baadhe wayn baa thy waxad daawata shekoyinka ama akhriso buugta agatha christie shaqo tag kbcdi gcn bn kuu tgy 😁
@MudaneSooyaal
@MudaneSooyaal 5 жыл бұрын
WEEY KU DHINAC MARTEY QISADU SXB EE MARKALE BAL DHAGEEYSO SIRTA LAGA HADLAY WAA SIRTI KAARIYE IYO SHABKAROON OO QAMAR MARKEY BILOWDAY AYUU DIIDEY INUU SII GALO HEESTUNA WAXAA LOO QAADEY SHANKAROON AXMED SAGAL XAASKII ALLAHA U NAXARIISTE MAXAMED CALI KAARIYE EE HEESKA ALIFEY MARKUU MAQLAY HEES SHANKAROON OO AY KALA TAGEEN AY QAADEYSO OO HARGEEYSA KA SHIDAN MARKAAS AYUU DIB USOO MAAXDAY HEES KALIYANA MAAHA HEESA UU U QAADEY EE CIIDAAS AYAY KA BADAN YIHIIN MARKEEY CAROOTABA HEES AYAA LAGU MASLIXI JIREY HEESAHA SHANKAROON LOO QAADEY WAXAAN KA XUSI KARAA HEESKA KUWA LOOGU MAGAC DAREY EE SAMATAR QAADO IYO HEESKA KALE EE DHOOF CAASHAQ EE ISLA SAMATAR QAADO.
@kaltuundirir584
@kaltuundirir584 5 жыл бұрын
Somali Leopard sawrwxzzaassaaaaswwedsaaeswp
@bintusadiaabdi1321
@bintusadiaabdi1321 5 жыл бұрын
Xaqiiqada taasa
@nasiribrahim6699
@nasiribrahim6699 4 жыл бұрын
Qisadu isaga ma khusayso waxay ku saabsantahay maxamad cali kaariye iyo shankaroon axmad sagal. In bulshada looga sheekeeyana waxa ka haboon inay daboolaato sidaasuu qamar oogu baaqayaa.
@mowliid3642
@mowliid3642 5 жыл бұрын
Fananiintii hore way isjeclayeen saxiibna waa ahayeen! Lakiin kuwaan hada heesa intaas way is cayayaan anaa kaa fiican iyo anaa kaa cod wacan bay isku haystaan iyo hees baa la iga xaday
@hanasomalilander3153
@hanasomalilander3153 5 жыл бұрын
hadii tol la yahay odayga hayaly doono jacayl aan caadi ahayn ban u qaaday from hargeisa ❤
@englipanabdirahmaan7472
@englipanabdirahmaan7472 3 жыл бұрын
😂😂
@Mohammedabdi1127
@Mohammedabdi1127 2 жыл бұрын
hana Somalilander Qof gob ah waad tahay
@jecliyadalkayga3346
@jecliyadalkayga3346 2 жыл бұрын
😅😅😅 anaa kuu kenaya from puthland
@queenhibaaq5916
@queenhibaaq5916 2 жыл бұрын
@@jecliyadalkayga3346 reer puntland miya asaga
@jecliyadalkayga3346
@jecliyadalkayga3346 2 жыл бұрын
@@queenhibaaq5916 haa walal wa majerten🥰
@ninwaxbadanog742
@ninwaxbadanog742 5 жыл бұрын
Xariifsanaa AHMED ALI EGAL dhabarkuu ka qanjiidhiyay ka dhac wa sir culuse inta ila aragta Viva Ex @waaberi ✅✔
@honeybadger4812
@honeybadger4812 5 жыл бұрын
Legend never die no playback live aya lagu heesaya ciyaalkan cajalada la waregaya maha
@Zaky_garad
@Zaky_garad 8 ай бұрын
Ultra LeGend Cigaal io hoboladii waberiba🙌❤
@husseinalihassan5121
@husseinalihassan5121 5 жыл бұрын
Axmed Ali egal axyaa fanaan yaa ila oqoonsan like ta isku muuji
@AhmedAhmed-tx6dj
@AhmedAhmed-tx6dj 5 жыл бұрын
Waaberi legends ;Axmed Cali Cigaal,Cabdi Xasan Dige,Maryan Mursal iyo Qamar Cadullahi Harawo noolaada.
@Sahruja12
@Sahruja12 5 жыл бұрын
AhmEd cali cigaal somli waynoo dhaN ayaad ufanaan tahy fanaan qaran nolow Intay noloi jirto ❤❤❤❤
@simanabdulahi5126
@simanabdulahi5126 5 жыл бұрын
Jecliyaa axmed iyo mamo maryan asal mudug dadka idin ka jecli walee
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 3 ай бұрын
Mid la mid ah kama dhicin somali nin ka jacel kisa dhib kasto lo marsiyay maryan mursal darted labada wa la cilay 😂😂😂😂😂
@mms7038
@mms7038 5 жыл бұрын
axya axya wabari legend waaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaw walahi waa heesaha an aad u jeclahay axsan fanaan al ustaad ahmed ali cigaal macalimiinti jacaylka ayu kow ka ahaa allaya cisak inta heestan iyo fanankaba tageerta plz like
@z012y
@z012y 4 жыл бұрын
Hargeisa Caasimadda Qaranka Somaliland 🇭🇺🇭🇺
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 2 жыл бұрын
Exuseme, xamarcaday ka imaaday wadajir xaafadaydana , iyaaiyaa, lamahilmaamaan, t khadraayfaraxsan caddu dahir , qiimo badan qalanjadii dumartaay .
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 2 жыл бұрын
gabadha naa heekhadraay nicmaturabi system.ihiiii nobody qofna, bah yar.family.xabadan yar baan ka ahay dhankayga sheeko.
@amh7737
@amh7737 5 жыл бұрын
No playback Ahmed Ali Egal Legend.
@asmaladan4535
@asmaladan4535 5 жыл бұрын
Waaberi legends💕👏
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 3 ай бұрын
Qadro dahir u qaday marka ugu horeyso I halelay cashaqa habenki dharar dad hargeisa so maray u dhiba farimaha ❤❤❤Song
@abdirizakmd9711
@abdirizakmd9711 5 жыл бұрын
dhabarku ka Qanjiidhiyey ka dhac ayu leyahay iyana wey fahantay Good
@jecliyadalkayga3346
@jecliyadalkayga3346 2 жыл бұрын
Il dheerida dabada bn fahmy ana😅😅
@weedhsame
@weedhsame 3 ай бұрын
Ereyga “Legend” ee ay cid walba ugu yeedhaan, waa kan raggii xaqa u lahaa.
@xalawatinaxurulceyni2188
@xalawatinaxurulceyni2188 5 жыл бұрын
Sir jaceyl rag waa ragii horee ❤️🇸🇴
@englipanabdirahmaan7472
@englipanabdirahmaan7472 3 жыл бұрын
Hargeyeisa apwaanka halkii,lug halelay❤😍
@hassanbuldi6868
@hassanbuldi6868 5 жыл бұрын
Showgan waa show inta fa ka jecel dareeni karaan dhalinyarnimada iyo dadka kala fogaaday masha allaah
@caleenaadan4451
@caleenaadan4451 4 жыл бұрын
👍
@qalanjoluula4054
@qalanjoluula4054 3 жыл бұрын
@@caleenaadan4451 ⁿyhhhhhhh
@mahdi22ismail69
@mahdi22ismail69 Жыл бұрын
Heesta aan ugu jeclahay Ee U qaado Fanaankeena Axmed Ali cigaal Allow inoo xafid
@Mohamed_Ali-YTA
@Mohamed_Ali-YTA 4 жыл бұрын
BORMA Hoyda Ilbaxdimada iyo xadarada iyo aqoonta God bleesed him🔥❤💝
@user-sl4fg1md7h
@user-sl4fg1md7h Жыл бұрын
Anigoo reer Baladweyne ah ayaa qirsan iney Borame tahay intaad sheegtay & ka wanaagsanba.
@sadaamjamayare9361
@sadaamjamayare9361 5 жыл бұрын
Kan oo kale ayaa legend la dhihi karaa axsan fanan No playback buu ku heeasayaa isagoo aad u da weyn weliba ✋✋✋✋✋✋✋
@puresomalilanderberberawi494
@puresomalilanderberberawi494 5 жыл бұрын
AFKU KUMA GO O LEGEND A C CIGAL CIYAALBA ISKA NIICLA HESI BAHDILAYE NAGA DHAQDHAQ HADAD INUN WABERI JCSHY LIKE ISAR
@ahmedkhayr7534
@ahmedkhayr7534 5 жыл бұрын
Fanaaan Qaran Allow Ku Dhowr Aamin Dhaha Inta Ahmed Cali Cigaal Jecel ✔✔✔✔✔✔✔✔😁
@omarjapan1288
@omarjapan1288 5 жыл бұрын
Amiiin big man axmed cali cigaal
@zamzamtumin5728
@zamzamtumin5728 3 жыл бұрын
Uu
@abdishakurmohaali9241
@abdishakurmohaali9241 3 жыл бұрын
Laandheere majerteena isaga fanka uwakilanay madama fananiteenu yaryihiin xabiibu malayiin cigaaal❤
@ibrahimali2860
@ibrahimali2860 5 жыл бұрын
Subxaan Allah , waxaan kula talin lahaa in uu imika iskaga toobad keeno waayo wax ka xumi ma jirto adigoo heesaaya oo ay naftu kaa baxdo.waa in uu codkiisa quraan ku duubo. Alle ha ina soo wada hadeeyo. Amiiin
@qoslaayesomali1716
@qoslaayesomali1716 3 жыл бұрын
Legend soomali oo idil Ninka ay tagerto.an qabil xagiisa ujalecsan Jacelkii hore magaceda wo shegi kara balse Xushmad buu kugaray
@AhmedAhmed-tx6dj
@AhmedAhmed-tx6dj 5 жыл бұрын
Waaaw ; bal fiiriya siduu u tixgelinayo markey Maryan Mursal masraxa soo fuusho.
@sultanhufane1051
@sultanhufane1051 3 жыл бұрын
Legend kii 1aad Ee somalida: Ahmed Ali cigal
@raahmoabbas515
@raahmoabbas515 Жыл бұрын
Eesh calaaa fanaaan Quran allow ku daaa insha cadawgana kaa du hee Stan Waa tan hee Saha ugu jecalhey
@queenyismail5158
@queenyismail5158 5 жыл бұрын
Ahmed Ali fanaan qaali ah Allah ha xafido❤❤👏
@TruthTellerMan
@TruthTellerMan 5 жыл бұрын
Abdirahman Somali thank you for the good quality videos. i just subscribed your channel. Fanka Somalidu ha jiro oo ha joogo.
@husseinladane2405
@husseinladane2405 5 жыл бұрын
legend ahmed cali cigaal waa heesta ugu jecelahey heesihiisa xasuus gaara borama cadey iyo meeshii heesta lagu sameyey hutel harawo buuraha hadh kooda isku soo hagaago adcedina heysa
@abdiwelihassan7941
@abdiwelihassan7941 5 жыл бұрын
Hussein Adan Farah Markii lasamanayay waxay ka sheekeyey AHN weriye cawke oo goobjoog lana fadhiyay Abwaankii qaaliga ahaa ee AHN Maxamed Cali Kaariye
@gaban69
@gaban69 3 жыл бұрын
Masha Allah The All time greatest Legend Ahmed Cigal
@geeskaafrika5040
@geeskaafrika5040 5 жыл бұрын
AHU maxamed Cali Kaariye way isjeclaayeen Shankoon Ahmed Sagal ,markii danbena way isguursadeen, iyagoo isqaba isna jecel ayay Sucuudiga Ka aadey.. waxayna markaa kadib qaaday heesta (GOOR IYO AYAAN) waa hees calaacal ah Kuna sheegayso inay ka xuntahay inay odaygeedii ka tagtay khaldna ay ka gashay..
@abdifatah-Yare
@abdifatah-Yare 5 жыл бұрын
Miyay is fureen markaa ? Caruur miyay u dhashay sxb ?.
@calijacaf4120
@calijacaf4120 4 жыл бұрын
Goor iyo ayaan waa heesti koobaad ee shankaroon qaado saaxib 1969 marka sidee saas u leedahay saaxib?
@laalanura2635
@laalanura2635 5 жыл бұрын
Woow Borama my hometown aqoon iyo fanba waa looga haray Fanankii ugu horeeyey ee heesay Cabdi Silimoo he is my uncle, hooy balwooy hooy balwooy waxaa i baleeyey baabuur babuurkaasna waa babuurkii awowgay Xaaji xirsi (birtii xaajiga) ninkii garanayaa garanayee Labaduba alle haw raxmado amiiin amiiiin
@houskeymattanmanchaftyoutu29
@houskeymattanmanchaftyoutu29 3 жыл бұрын
Wan garanay allaha u naxaristo waa dadkaygii
@Leyla-hp2dj
@Leyla-hp2dj Жыл бұрын
Amazing that’s what I call a legend ❤
@sidiiqeliidle7714
@sidiiqeliidle7714 5 жыл бұрын
Somali National Era Up to Now : Live Stage No Fucking Play Back : That Is Legendary : Hoboladii Kooxdii Waaberi Masoo Maridoonaan : Never Again Somali Music Industry :
@abdiqaniosaman4924
@abdiqaniosaman4924 5 жыл бұрын
Axmed cali cigaa waxa u ka mid ah macaliintii fanka sida wayn tirararka ugu aha wuxu aha mu alif mulaxin iyo musiqaar intaba Waxaa kaloo aad loogu xasuusta qisooyinkiisii jacylka waxaa uu aha fanaanka kaliya ee labahobol oo wa wayn ay wada jeclaayeen heesa badana ay kusoo arooreen jacylkooda , axmed waxa uu ahaa nin masrixiyada aan looga daba dhufan fanaan aad lowada jeclaa ilaa iyo 60 damaadkii ayuu soo hesayayy dhalinyarada cusub wax badan ayaa laga baran karaa .
@nimcobaashicilmi3817
@nimcobaashicilmi3817 5 жыл бұрын
Ax yaaa jaceeel ar jceel mxaa laiskaga daaweeya waan udhiman rabaa walaalayaal talo isooo siiiya Yaa Muslimiin
@inafarahbiixi8554
@inafarahbiixi8554 5 жыл бұрын
Wixii aad jeclaatay oo aad heshaa u dawo ah xbbti qali
@sirdoon1
@sirdoon1 5 жыл бұрын
gaas qudh qudhi inader adaa caafimadine
@zuldaanegalle4805
@zuldaanegalle4805 5 жыл бұрын
@@sirdoon1 anaa kuu sheegi ee FB maxa kugu qoran
@abdirsaq7299
@abdirsaq7299 5 жыл бұрын
nimco bazuu wll qofkaad jecelaata uu daawa ah hdaad heli karin samirka iyo inaad iska hilmaamto jclkaa(ilawdo)
@wiilkahargeysajecel8748
@wiilkahargeysajecel8748 5 жыл бұрын
Qasil Cab wllo
@cabdirahmansullivan1724
@cabdirahmansullivan1724 5 жыл бұрын
Waa runtood qisada ay heestaasi leedahay wa qiso cajiiba waxaana iiga sheekeeyey abwaan wayn qaali ahaa ilahay ha u naxariiste
@midkuudaranmidkudooranalla4734
@midkuudaranmidkudooranalla4734 5 жыл бұрын
magicii abwanka
@iqraabdulahi4977
@iqraabdulahi4977 4 жыл бұрын
Qisada manala wadgi karta ado mahadsan walal
@dhaqanofficial6425
@dhaqanofficial6425 4 жыл бұрын
Heeskan qisadiisa qofkii raba hadaawado faadumo abdullahi maandeeq waraysiga ay bishaaro baande kaqaaday iyada iyo islaan kale oo sxbteed ah.
@rowdahassan9455
@rowdahassan9455 4 жыл бұрын
waxaan idiin shegayaa kariye inuu aad ujeclaa shankarooon alle ha unaxariisto
@anababdulqadir7833
@anababdulqadir7833 5 жыл бұрын
Mahamed Ali Kaariye abwaanka jacaylka ilaahow kuu naxariiso. Abwaanka wuxuu ahaa abwaannada ugu caansan beesha sheekhaash isaga iyo Abwaan Sahal Macallin Ciise ilaah isagana ha u naxariiso. Heesaha somalia ugu qiimaha badan labadaas Abwaan ayaa lahaa.waxayna u dhiibi jireen fanaaniinta ugu horeeya sida xasan aadan Samatar, magool. Ahmed cali cigaal iyo Fanaaniin kaleba.
@wiilkahargeysajecel8748
@wiilkahargeysajecel8748 5 жыл бұрын
Maseer ayaad la dhimaneysa Maxamed cali kaariye isaaq ayuu ahaa Heesihiisana Waxa qaadi jirey Kuluc, sahra ahmed , Tubeec , magol, xasan Aden, Weliba Reer burco ayuu ahaa
@Suusuumo
@Suusuumo 5 жыл бұрын
@@wiilkahargeysajecel8748 war ha na ceebayn hawiye ay aha. Waan hawiyaha kaleya hees curiyay
@anababdulqadir7833
@anababdulqadir7833 5 жыл бұрын
Wiil jecel Somaliland Walaal intaadan caaytamin soo ogow marka hore Mahamed Ali Kaariye waa Adeerkay. Laakiin waxaan laga yaabaa inaad ku qaldayso Abwaan Gaariye. Laba Abwaan ayey kala yihiin. Markaad soo ogaato Jawaab ii soo cali.
@anababdulqadir7833
@anababdulqadir7833 5 жыл бұрын
Yartan miskiin ayaa tahay.Sheekhaash waa sheekhyadii diinta ku barey adigoo gaalo raac ah. Maxaa lagaa ceebayn. Abwaan Mahamed Ali Kaariye Abwaan la mid ah ma qabtaan ee adiga hana ceebayn . Reerka uu ka dhasheyna ma faanaan, beenna iskuma madadaaliyaan.
@wiilkahargeysajecel8748
@wiilkahargeysajecel8748 5 жыл бұрын
@@Suusuumo Hawiye Abwaan ma leh iyagu Fankana hido Uma leh
@abdikadirhaji6852
@abdikadirhaji6852 3 жыл бұрын
Meesha Waxaa Iiga Muuqdo Halgamayaashii Hobolada Waaberi ee Qarankii Somalia Soodhisay berisamaadkii ilaa Sedex fanaanin oo wawen sida Ahmed Cali Cigal iyo Qadiijo Qalanjo iyo Qamar abdulahi Harowe noolada
@adnaahmed1628
@adnaahmed1628 5 жыл бұрын
Maasha allaah Wali aad uu uga yar yahay dadkay isku da’da yihiin.He is legend 💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕🎤❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@maxamedjaamac3424
@maxamedjaamac3424 2 жыл бұрын
aaminaabdasn
@khadarismaaciil4143
@khadarismaaciil4143 3 жыл бұрын
Bal wardheer ha la ogaado.dad cod wanaagsan ayaa ka soo jeeda.waa cigaaliyo tahliiliyo xuseen kaahiniyo Maryan mursal
@mahamedmukhtaar9947
@mahamedmukhtaar9947 5 жыл бұрын
Legand wakaas fanaan ❤️🇸🇴 armed Cali cigaal
@warfaaskar7548
@warfaaskar7548 5 жыл бұрын
Qalanjo & Harawo big Duriyadii Awdal, Somaliya ha noolaato
@mahad8647
@mahad8647 4 жыл бұрын
This is what we call legends .
@regalsnow9707
@regalsnow9707 5 жыл бұрын
Watan heestaydii wooow dad hargeisa soo maray heestani xaday na kicisa yasalam xiisaha duulsaree
@cadecilmi4003
@cadecilmi4003 4 жыл бұрын
fanan qaran fankii hore midaan ahayn mama dhageysto viva waabari
@ahmedcaraale6358
@ahmedcaraale6358 5 жыл бұрын
Axmed cali cigaal daagsrihiisa like ta yaan layla dbaafin
@liibaanxasan2809
@liibaanxasan2809 5 жыл бұрын
Shankaroon waxaa qabay allah ha u naxariistee maxames cali kaariye old is gold no play back
@mohamedabdirisaaq8223
@mohamedabdirisaaq8223 5 жыл бұрын
Fanaantii hore intaas baan ku jeclahay xitaa haday shaw digayaan codkooda oo toosay ku heesayaan dj iyo play back midna uma baahna
@mukhtarawad3826
@mukhtarawad3826 2 жыл бұрын
Horgale Wadkii Galaxy Viva Soomaaliweyn
@jamamohamed9014
@jamamohamed9014 5 жыл бұрын
No play back fan wAa fankii hore live music 🎶
@sharmarkeosman8470
@sharmarkeosman8470 5 жыл бұрын
Wararka cusub
@nasmacumar3406
@nasmacumar3406 3 жыл бұрын
Ahmed Ali cigal sir wan oo jacal ayu haya inu noga shekeyo ayay ahad wllhi 😭
@cmhayir6240
@cmhayir6240 5 жыл бұрын
nin mj ah kor kor ukaadsha ahmed cali cigal alkhalafiyah like ta isaara nacala shaydhan kuyaale
@MudaneSooyaal
@MudaneSooyaal 5 жыл бұрын
SHANKAROON AXMED SAGAL MAXAA HEES DHEEXAA LOO ALIFEY WALEE JACEEYLKI MAXAMED CALI KAARIYE BUUG ASAGOON LAGA QORIN AYUU QABRI GALEY HADOOY SHANKAROON NOOSHAHAYNA WAX FIKRADAAS MAANGELIYA OO SHANKAROON KA REEBA TAARIIKHDAAS IIMA MUUQATO SOOMAALI WAX MA AQRISO TAARIIKHUHU QIIMO LAMA LEH😎
@abdiwelihassan7941
@abdiwelihassan7941 5 жыл бұрын
MUDANE SOOYAAL SXB MC KAARIYE BUUG JACAYL DAAYE, HADDII FANKKISII OO QOFBA MEEL KASHEEGTO LOO URURIYO AYAAN KARAYN.
@salmahari6066
@salmahari6066 5 жыл бұрын
Wooow weli codkisu isma badalin😍
@hamdamuhipo9935
@hamdamuhipo9935 5 жыл бұрын
Dad waa Dadkii hore WllHi Axmed Ali EgaL
@naimaosman5183
@naimaosman5183 5 жыл бұрын
No life without Love😭😭😭😭😭
@aishoahmed9837
@aishoahmed9837 5 жыл бұрын
Absolutely right
@isakmohamed5132
@isakmohamed5132 5 жыл бұрын
2019 Yaa Daawanaya😂
@shukriabdulle2326
@shukriabdulle2326 2 жыл бұрын
Axmed cali cigaal khadra daahir cige hibo nuura xassan adan samantar legends somali suntoodii qabiilka ka bad baaday fanaaniintii hore way is guursan jireen afwax Cunay xishood baa xiri jirtey
@kowsarkowsar7238
@kowsarkowsar7238 5 жыл бұрын
mansha allah quality fananitii somaaliya ugu weynaa
@halimoelmiabouker4470
@halimoelmiabouker4470 5 жыл бұрын
Machallah Allah Tabarak FANANKA weyn Somalia ABDI Ali igual Afgou kouma gowo horrekilamalai hasousba guellalakou heirgueellle LONG LIFE AMINE ALLAH
@foodeylyrics1691
@foodeylyrics1691 5 жыл бұрын
Hargaysa hoyga fanka allow dhawr
@shiineshiine1325
@shiineshiine1325 5 жыл бұрын
Axmed ali cigaan waa fanaan busheda soomaaliyeed qaali ku ah Gaar aheen anga qli i ku ah
@malyuunshiine6459
@malyuunshiine6459 2 жыл бұрын
Sarbeebta iyo qaabkuu dhabarka uga qunjiyay baan la cajabay legend weyn axmed cali cigaal
@mohadeick4850
@mohadeick4850 5 жыл бұрын
War anigu yaabay naagahaan dhahayo rag waa kii hore anaga ma orgiyaa nahy anga ma dhahno duumarkii hora ayaa dumar ahaa adeerayal foodada naga daaya
@elmanarab4034
@elmanarab4034 3 жыл бұрын
Waa raftay wllhy sidan u qoslayy 🤣🤣🤣🤣
@fatimashafici7736
@fatimashafici7736 3 жыл бұрын
Yaaaa orgi aaaa maya orgi matihiin riya tihiin
@elmanarab4034
@elmanarab4034 3 жыл бұрын
@@fatimashafici7736 hadanba taada kuu raacno RAG WA RAGI HORE DUMARNA WAA INTAY QABEEN DEE🤣
@fatimae6905
@fatimae6905 5 жыл бұрын
Tonight wa wenka is helay legent.
@boqoracademy2485
@boqoracademy2485 2 жыл бұрын
Masterpiece song
@abdiyare8516
@abdiyare8516 5 жыл бұрын
Erayadii abwaankii reer aw qudub (shiikhaal) maxamed cali kaariye AUN waxay heesihiisa oo dhan ku saabsanan jireen jacaylkisii shankaroon ahmed sagal sidokale waa abwaankii keenay magaca waaberi ee kooxda qaranka somaliyeed heestaan waxay kamid tahay kuwa aan ugu jeclahay heesaha somalida (dad hargaysa soo maray)
@foziamohamed6432
@foziamohamed6432 5 жыл бұрын
Dadakii hore walhi dad nool wuxuuleeyahay waa sir jacayl waliba waqti hore anagana waagii baryaba waan kasheekaynaakkkkkkk
@mohamettfarxanigaboosaso206
@mohamettfarxanigaboosaso206 3 жыл бұрын
Majerteen Ilaah baa CaqLiga TaaM ugu dhigaY alle ha ino ka dayo
@samawademaxamed46
@samawademaxamed46 5 жыл бұрын
Eeesh calaa qamar cabdilaahi l carawo markii heesta bayijkeedi labaad lasoo Gaaray ma hilaacii karantoo boorama ku hooroo Shalmaday ruxday qadiyadaa qaaday fanaanada alle haku sharfo
@jirda-gooyechannel7028
@jirda-gooyechannel7028 3 жыл бұрын
Meeshaan fanaanka weyn marna ah Corneelk ah DIGE aya iga muuqda😍
@ibraahiimmaxamedcumarmansu3796
@ibraahiimmaxamedcumarmansu3796 5 жыл бұрын
Runtii jeceyka dhabta ah wayahasi ayaa jiray hargeysana waa hoyada fanka somaliya sina uguma go do somaliya
@hayadeoubeche7505
@hayadeoubeche7505 4 жыл бұрын
waa sir jacayl muxuu iga jeed'a fanaanku ii macneeya walaalayaal
@abdiaziizmaye3246
@abdiaziizmaye3246 4 жыл бұрын
Qadraa dahiir aykuhestay afka
@isseunv
@isseunv 5 жыл бұрын
Abwaan Mohamed Cali Kaariye Alahaw Naxariisto Aabihii Jacaylka
@abdirahmanwehliye368
@abdirahmanwehliye368 2 жыл бұрын
70+ years and no playback 😱
@yusufwarsame4219
@yusufwarsame4219 2 жыл бұрын
You areabsolutely right No playbacks He is around late.70thd
@yusufwarsame4219
@yusufwarsame4219 2 жыл бұрын
I am talking about his.really aged
@abdiboy9205
@abdiboy9205 5 жыл бұрын
No playback wakaa fanan hadaba ciyal microphone dansan wax barta heesta xita idinka nala dhagaysta aad qadeysaan
@mudane1454
@mudane1454 5 жыл бұрын
Kkkkkkkk
@karimwarsame3272
@karimwarsame3272 3 жыл бұрын
Axmato w esti faninta wan tagera lkn rer waqoyigu aad uma jclyn intasina wa kaftan
@yonissayid6793
@yonissayid6793 4 жыл бұрын
Fan iyo akhlaadii waa caynkan oo kalle
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 3 ай бұрын
Ma heli kartid million haweenka somaliyed rabo ninka sidan ah isaga doqisa radsan
@ayanaamoha4226
@ayanaamoha4226 5 жыл бұрын
Qisan jclka maxa loqariya bal an book kaqore wax igasheka
@suleibankhadar6947
@suleibankhadar6947 4 жыл бұрын
waan ku farxaa markaan arko soomaali is qadarinayso, oo nabad kuwadanool iyo horumar, madax dooda iyo dowladnimo waxaay tahay fahansan, qadarinna u heeysa, viva nabad iyo nolol. goorma ayaan dhici doontaa inshallah, sorry my somali written is broken. guul all somalis Insh Allah
@ismailenow3733
@ismailenow3733 3 жыл бұрын
Really a somali legend
AXMED CALI CIGAAL - HEESTII HARGEYSA
6:51
Farhan Jimale
Рет қаралды 1,7 МЛН
Heartwarming: Stranger Saves Puppy from Hot Car #shorts
00:22
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 17 МЛН
Tom & Jerry !! 😂😂
00:59
Tibo InShape
Рет қаралды 62 МЛН
Can You Draw A PERFECTLY Dotted Line?
00:55
Stokes Twins
Рет қаралды 90 МЛН
AXMED CALI CIGAAL - Live - SIDA HARO GIN GIMANOO - LONDON SHOW
6:57
Abdirahman Somali
Рет қаралды 600 М.
XASAN ADAN SAMATAR SOO DHOWEYNTI LONDON WACADARO
1:25:21
Abukar Mahdi
Рет қаралды 1,2 МЛН
Axmed Cali Cigaal Hees aad u macaan badan
4:48
Xogmaal Media
Рет қаралды 73 М.
MARYAN MURSAL OO HEES KUSOO DHAWAYSAY AXMED CALI CIGAAL.
1:59
Abdirahman Somali
Рет қаралды 208 М.
Majaajilo Xishood Iyo Jaceyl Qosol 2015 HD
41:44
MURTI IYO MADADAADALO
Рет қаралды 987 М.
When You Get Ran Over By A Car...
0:15
Jojo Sim
Рет қаралды 13 МЛН
😨 24 ЧАСА чтобы найти школьную ПИЦЦУ
0:41
Настя, это где?
Рет қаралды 5 МЛН
ЖЕСТЬ В КОНЦЕ. ПЛАКАЛ ВЕСЬ САМОЛЕТ
0:20
ДЭВИД ЛАВА
Рет қаралды 4,7 МЛН