No video

Cabdi Curiye & Arawelo - MIYUU NOOLYAHAY JACAYLKU

  Рет қаралды 8,844,294

Haataf Abdi

Haataf Abdi

Күн бұрын

MIYUU NOOLYAHAY JACAYLKU
Cabdi Curiye & Arawelo

Пікірлер: 475
@salmaanabdiaziiz9001
@salmaanabdiaziiz9001 5 жыл бұрын
ilahay amarkiiza wlhi gabdhehena somaliyeed gabdhaha kale ee aduunka 🌍 ku nool wan ka jclhy ilahay ha idin xafido waxaa tihiin gabdhaha aduunka gabdhaha ogu quruxda badan ragow gabdhaheena ha la dhooro waayo waa hormuudka nolosha nin aan gabar la dhalan ma ciil baxo alle dartiiza ayaan idinku jclhy gabdhaheena somaliyeed waligin ciil iyo Hagar damo ha mudanini 💟💟💟💟💟😘😘😘😘💖💖💖💖💖♥️♥️♥️💯🙏🙏🙏💯
@munacawil3312
@munacawil3312 5 жыл бұрын
Ruux jcyl dhaba uu haayo waqti xadirkan qof kuu jecel yhy na isna dhankiisa uu jecel yhy lkn kala fog laba qaaradood Ku'kala nool sideeda allaha isu keeno iyagoo isu Hamuun iyo haraad qba😭😭
@hodanahmed9579
@hodanahmed9579 5 жыл бұрын
Amiiin wll anigaa ka mid ah ee ii soo ducee
@munaayomohamed3034
@munaayomohamed3034 5 жыл бұрын
Muna Somali ameen wllshy😥🤲🏾
@abdirsaq7299
@abdirsaq7299 5 жыл бұрын
adiga miya wll qofkaas amin
@ramladegan7337
@ramladegan7337 5 жыл бұрын
Aamiin Yaa rabi
@sacdiyaluula4329
@sacdiyaluula4329 5 жыл бұрын
alle haku so dhaweyo xbbti
@muhanadmahad8934
@muhanadmahad8934 5 жыл бұрын
İlahay far xad deg deg ah haku siyo hadad like isaarto wall😥😥
@sabnacadey5156
@sabnacadey5156 5 жыл бұрын
Masha allh
@diamondalixusein4219
@diamondalixusein4219 5 жыл бұрын
wllky waxan ahay hoyo ubad sugeyso iso dcey in alle waxan kufarxo isiyo
@sagalb9780
@sagalb9780 5 жыл бұрын
Fanaan kaygii cabdi curiye 😍😍😍😍😍😙😙😙😙😙
@muhanadmahad8934
@muhanadmahad8934 5 жыл бұрын
@@diamondalixusein4219 amiin wall mcn ilah ha ku siyo
@najaxsiyat5944
@najaxsiyat5944 5 жыл бұрын
Tugsi quruxsanida 😀🤣
@queenyismail5158
@queenyismail5158 5 жыл бұрын
Miyu noolyahay jacaylku❤ Miyu neefsada sideena❤ Allaw inta is jecel okala maqan iskukeen🤲🏻🤲😪😪
@Qanciye11
@Qanciye11 5 жыл бұрын
Araweelo Booskii kiin jamac ayey Noo gashay isbuucyadaan welcome sister well-done cabdi curiye iyo arawelo ✌👏👏❤
@mohamedhassanmohomed2972
@mohamedhassanmohomed2972 5 жыл бұрын
Waad ila aragtay my lengen Ahmed rasta
@mohammedsiciid5271
@mohammedsiciid5271 5 жыл бұрын
Inta Qur'aanka Jecel Like Zaar ❤❤❤
@hodanahmed9579
@hodanahmed9579 5 жыл бұрын
Ii soo duceeyaa inuu ilaahay jacaylkaygi ii soo dhaweeyo walaalahay plz😭😭😭 Waa codsi wllaalahay
@hafzasalepan4781
@hafzasalepan4781 5 жыл бұрын
Aamiin alle hakuu soo celiyo wll ana isoo duceee
@simransomali3760
@simransomali3760 5 жыл бұрын
Hhhh dadkii wax caayiyi jiray waxeey ku mashquuleen like isaar 🤣😂alx illaahii iga beeray somali maxemed👑❤️ ma anaabo qoslilahaaba love you guys 😍
@topfilms2557
@topfilms2557 5 жыл бұрын
Style 90% Ereyada 100% Laxanka 100% Codka 100% Music 100% Kuwa dawanaya 100%💪👏
@qaasimkarama1095
@qaasimkarama1095 5 жыл бұрын
Adiga waxa tahay 0 miyaa
@jamaweynemohamed4794
@jamaweynemohamed4794 5 жыл бұрын
Comment Bad iloowdey 85
@awilahmed7231
@awilahmed7231 5 жыл бұрын
Penna maha qoral kagu zxp
@cabdicuriye9683
@cabdicuriye9683 5 жыл бұрын
(Miyuu noolyahay jacaylku) Waa qayb ka mida hindisa nolosha aadmiga. Mahad eebe ayaa iska leh. Kadib waxaan si gaara ugu mahadcelinayaa Macalimiintayda Haataf Abdi Sxb ilaahay haku barakeeyo. Sheegoow bishaar kun jeer mahadsanid Macalin. Abdirashiid Hamari guulayso sxb. Hala baashaalo my dadkayga💕
@deeqaluula4665
@deeqaluula4665 5 жыл бұрын
Waan ku slmy mid qaaliya weliba🤝🤝🤝
@dhagaqoolchannel2360
@dhagaqoolchannel2360 5 жыл бұрын
Cabdi Curiye zxb salan qaliya
@nuuraabdirizak2083
@nuuraabdirizak2083 5 жыл бұрын
Cabdi Curiye abwan qaliya fanan qli ah waan ku salanay. Halke laga laso xidhiidhi kara hees baa raba inaa isamayse
@daadirabuukarahmed8998
@daadirabuukarahmed8998 5 жыл бұрын
Sxb side cml weye heestan wan garan la ahay ma Calancalba mise waa Daadis mise waaba Hees Jaceyl ah wan garan la ahy runtii aadban u gageraa fanankaga keep going Al Fanan macal Abwaan
@mohamedabdilahi1017
@mohamedabdilahi1017 5 жыл бұрын
asxbay abdi curiye magaca barwaqo hees ka soo same
@amiinshiine4661
@amiinshiine4661 5 жыл бұрын
Miyaad ku nooshahay jacaylka Miyuu ku nagaaday beerka Naftaadu miyay naftiisa Naxariis ka heshaa markiisa 😍😍😍😍 Miyuu nool yahay jacaylku Miyuu uneefsadaa sideena Ma maareeyaha dantaada Miyuu damqadaa sidayda 💜💜💜💜 Miyaanad ogayn xogtiisa Martida inaanu soorin Dhibtiisa iyo mahadhadiisa Inuu meel daran haleelo 💖💖💖💖 Miyaad maqasha warkiisa Adigu madishaa sidiisa Maxaa ku baray xeeladiisa Mariyaad aragtaa sidayda 💗💗💗💗 Anaa magan saday jacaylka Muddana joogay agtiisa Manaan helin aayihiisa Waxaan hawl maray dartiisa 💝💝💝💝 Halkaad maamuus kawayday Anigu muraad uma yeesho Miciina u raadsan maayo Xagiisana milicsan maayo 💓💓💓💓 Marbay murugada jacaylku Malal kaaga noqotaa Marbuu kuyahay ilayska Indhaha qalbiga iyo maanka 💛💛💛💛 Miyaanu damiirlahaynba Miyuu aadmiga jacaylku Mugdiga intuu ka saaro Milgaha iyo sharafta dhawro 💙💙💙💙 Marbuu geeya naftaada Meel kuu daran aduunka Madheedh miyi da'ay sidiisi Marbay muhataa naftaadu ❤❤❤❤ Ma ogi hadimadiisa Ciilka iyo murugadiisa Ha maqashee naftayduye Miyaa laga helaa dhulkeena 💜💜💜💜 Anaa magan saday jacaylka Muddana joogay agtiisa Manaan helin aayihiisa Waxaan hawl maray dartiisa 😘😘😘😘 Halkaad maamuus kawayday Anigu muraad uma yeesho Miciina u raadsan maayo Xagiisana milicsan maayo 💯💯💯💯💯 Aadbaan uga helay heesta Salan sare umadda somaliyeed
@kikokhadar7920
@kikokhadar7920 5 жыл бұрын
Inta yuhuda neceb oo islamka jecel like hayla dhaafin 🦜
@updyzhakour8739
@updyzhakour8739 5 жыл бұрын
Qof kazta oo qoralkayga arka WaxaN u rajaynaya guul iyo farxad
@fathiyamohamed611
@fathiyamohamed611 5 жыл бұрын
Heestan waxaan kuu xusaaa ninkaa jecelhay ilhay ha daaayo uu nolosha hanugu nolosha walhi waa run jaceelka waa lugu noolyahay , riyona waan arkaa sidiiisa ilhay cafimaad ha siiyo nolosha haku guuleeyo henoo amiin yaa rabi
@samirasaid4276
@samirasaid4276 5 жыл бұрын
Ana magansaday jacaylka ❤ Mudana jogay agtisa 🤔 Manana helin ayihiisa 💝✌ Waxan u maray dartisa💔 Arawelo and abdi curiye 👏🏽👏🏽🔥💝
@mahmoudcaynan5024
@mahmoudcaynan5024 5 жыл бұрын
Heesta ugu shidan 2019 cidii igu raacsan 🤙🙏
@khadarmediavlogs7321
@khadarmediavlogs7321 5 жыл бұрын
Bro subscribe dhac iigusi wanku tabtay anuye
@deheeye11
@deheeye11 5 жыл бұрын
Abdti anaa kuguraacsan
@manzaofficial8388
@manzaofficial8388 5 жыл бұрын
Ax markad qofkad adunka ogu jceshahy niyada kajebiyo xanun badanaa qofkay kudhacde umbaa garan 💕😭😭
@umamohmet7450
@umamohmet7450 5 жыл бұрын
Heestan ane maa lii qaaday miss u my love😰 inta isjecel kle maqan allah isku keena🙏
@mohamedmohamuud343
@mohamedmohamuud343 5 жыл бұрын
Heesta adigo daawanaYo Hadii aad commentska aqrineysid LikeTa Ha ila dhaafin😂😂😂😂
@mohamedcabdicasiis5476
@mohamedcabdicasiis5476 5 жыл бұрын
Hooyada usheeg
@mahamoudali2251
@mahamoudali2251 5 жыл бұрын
mx
@sakariyeabdikarimhaaji1201
@sakariyeabdikarimhaaji1201 5 жыл бұрын
miyaad ku nooshahay jacaylka miyuu ku negaaday beerka naftaadu miyay naftiisa naxariis ka heshaaa markiisa miyuu noolyahay jacylku miyuuneefsadaa sideena ma maareeeya dantaada miyuuu damqada sidaaada miyaad ku nooshahay jacylka miyuu ku negaaday beerka naftaadu miyay naftiisa naxariis ka heshaa markiisa miyaanad ogayn xogtiisa martida inaanu soorin dhubtiisiyo mahadhadisa iinuu meel daran haleelo miyaad maqasha warkiisa adigu meteshaaa sidiisa maxakubaray xeeladiisa ma riyaad aragtaaa sidayda ana magansaday jacylka mudana joogay agtiisa manan helin aayihiisa waxaan hawl male magtisa halkaad maamuus ka wayday anuu muraad uma yeesho miciina uraadsan maayo xagiisana miciinsan maayoo ********** mar bay muruguda jacaylku maalkaga noqotaa mar buu kuu yahay ilayska indhaha qalbiga iyo maanka maanu damiir lahaynba miyaanu aadmiga jacylka mugdiga intuu ka saaro milkaha iyo sharafta dhawro marbuu geeya naftaaada meel ku daran aduunka madheedh miin da,ay siidisa mar bay muhataa naftaadu ma ogi hadimadisa ciilka iyo murugadisa ma maqasheee naftyduyee miyaa laga helaaa dhulkeena x2 waynaka wlalalah like dhac igusii hadaa gacanta midigta mobileka ku hyso càrabkaba like dhac kusii
@raaxmoruuunilveyouc3469
@raaxmoruuunilveyouc3469 5 жыл бұрын
Masha alaaaaah Cabdi guuriye walahi cod baaaa ilaheey ku deeqay waana iska jeclahy hesihiisa ilaheey haku siiyo cimri sheer iyo cibaaado suuban amiin 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💕💕💕💕💕💕💕💕💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞
@fatmaali4968
@fatmaali4968 5 жыл бұрын
inta ka murugaysan halyeeygenii Eng yariisow😢😭👍🏻👇🏻
@fardowsaiidow4424
@fardowsaiidow4424 5 жыл бұрын
Allaha u naxariisto
@olaadaddow9261
@olaadaddow9261 5 жыл бұрын
😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥
@prettyquruxzan7443
@prettyquruxzan7443 5 жыл бұрын
Malmahanba arawelo hawada heysato fananad jirto 💯💯💯👌👌❤🙏
@gomeyre6320
@gomeyre6320 5 жыл бұрын
kiin jaamac booska ayee kala baxday maa ilee dahay araweelo kaalay iska arag
@ikranabdiqadir5710
@ikranabdiqadir5710 5 жыл бұрын
Wlhy waa hesta ugu shidan 2019 yaa igu racsan ✌🏾💕💕☺️
@AmiirNadridov
@AmiirNadridov 5 жыл бұрын
Cabdi curiye runtii heesaha talantaaliga sameentod iyo laxansaaristoda gacan kaaga taagay waliba cod ku darsatay masha allah heesaha talantaaliga afiga un hogaanka uhaayo fanka maanta
@asmaabokor889
@asmaabokor889 5 жыл бұрын
Hadad aragto qoralkyga waxad ogata inad wali tahay poqorkan jecla👉❣️💓🌎
@fatxifatxi412
@fatxifatxi412 5 жыл бұрын
Wwwwww esh calaa Inta heesta kuheshay like ta haila dhafina abwan fanan madax nosaran tahay hestu dhigay raacday😍😍😍😍🤗🤗🤗🌺🌺🌺🌺✔✔✔✔✔
@saciidmalaq
@saciidmalaq 5 жыл бұрын
Hadan hestan ka heshay like iisar
@mohamedabdullahi3446
@mohamedabdullahi3446 5 жыл бұрын
Waawareey war waxanu hees way dhaaftey Cabdi curiye walahey fanan abwan lagend qodobo muhiim ah baad isku keentay ana magansadey jacaylka mudana joogay agtiisa mana helin aayihisa waxan maray aawadiisa kushub kushub 😍 haadka keep going bror
@marshmellbh6976
@marshmellbh6976 5 жыл бұрын
Miyaad ku nooshahay Jacaylka Miyu ku Nagaaday Beerka Naftaadu miyay Naftiisa Naxariis kaheshaa Markiisa ♥♥ Miyuu Nool yahy Jacylku Miyuu Neefsada Sideena Ma Maareeya Dantaada Miyu Damqadaa sidayda 🔥🔥
@moupdynaser5004
@moupdynaser5004 5 жыл бұрын
Arawelo waa soo baxday wlhi Love you from stanbul😘😘😘😍
@fihiimozquen3721
@fihiimozquen3721 5 жыл бұрын
Hlked mamuuska wayday Ani murad umayeesho Eryo iga dheh ifka wlal lagu yheee likta hygla bakhylina somli mhmadeeeeeY 🙏
@hiboahmed6475
@hiboahmed6475 5 жыл бұрын
Waaw duubistii qarniga haataf Abdi marlabaad yaanaan ku waayin hadii kale heeso daawashadood waa marax Cabdi Curiye my king noolow ❤️waad ka baxsateen adiga iyo Araweelo oo hada hawada haysata saaxada fanka Hambalyo all
@nonamebeforesuccess1047
@nonamebeforesuccess1047 5 жыл бұрын
Curiye waa geesi karti badan oo indheergarada oo hal abuur raacsady isu reer na ma ihiye waan uqiraya maryoolayeey
@intawalanwalashod71
@intawalanwalashod71 5 жыл бұрын
Anu waxan radiya inta jacayl dhaba 19 ban jira welina xirir maso yelan qofkasta waxan is dhaha hadhow wuu ka tegaya e xirir ha labilabin xitaa hadan jeclahay waxan rajeen qofka an ku kalsonan doono Inan mali un helaya insha allaah Salam my people ❤❤❤
@muusemohamed4361
@muusemohamed4361 5 жыл бұрын
Heesta sanadka Sanad walba Hees ayaa noqota Heesta Sanadka Heestan haloo ogalaado Heesta Sanadka
@ikhlasedabsan782
@ikhlasedabsan782 5 жыл бұрын
HEES SHIDAN IN AY TAHAY INTA IGU RACADAY LI LIKE IGU QIIRA
@mohamuudabdulahi113
@mohamuudabdulahi113 5 жыл бұрын
Waxaan kula doonayaa guul, guul caafimaad qabta, guul dhamaystiran oo noloshaada wada taabata, guul aan kugu koobnaaninee faafi karta, guusha aad raadinaysay waligaaba, guusha aan kula doonayay anigu, guul aad u qalantid kuuna qalanta adiga, guul marka aad gaadhid aanu wada guulaysannay, guul aan caadi ahayn oo raad iyo xasuus nagaaga tagta. Hadaa kahesho like🙏❤️👊✅
@maakhiri3886
@maakhiri3886 5 жыл бұрын
Cabdi curiye gaboobi maayo😅 Maalin walba mid yar ayuu soo saaraa Araweelo welcome Maakhir girl😍
@peaceandstability9962
@peaceandstability9962 5 жыл бұрын
● miyanad ogayan xogtisa ●martida inaanu soorin ● dhibtisa iyo mahadhadiisa ● inuu meel daran haleelo walee heestan 3 week kadin 1 milion haday gadhi waydo like ha i saarin 😁 bal 👍 isa saar wallaw 😁
@ahmedyareofficial1265
@ahmedyareofficial1265 5 жыл бұрын
Ustaad sheegow bidhaar wlhi macalin tagay ale cimraaga dheereee
@mohamedibrahim780
@mohamedibrahim780 5 жыл бұрын
Ceeb ayey kugu taHaY inaad wllkaaaga LIKE ta la dhaafto
@mohamedcabdicasiis5476
@mohamedcabdicasiis5476 5 жыл бұрын
Hooyada usheeg
@hamda7360
@hamda7360 5 жыл бұрын
Alle ha ina gaadhisayo maalinta carafo amiin
@fatima_qurux27
@fatima_qurux27 5 жыл бұрын
miyuu nolyahy jacaylku😢😢 miyuu uneefsada sideena😭 wlhi ereyo cajiiiba waaaye haataf studio keep going bro 😍😍
@inabare5662
@inabare5662 5 жыл бұрын
Ama iga so horey ama iga dambay janada allaha nawada galiyo like hayga hilmamin
@farduusheeno4033
@farduusheeno4033 5 жыл бұрын
illahow aa ku fiirsan anoo maqrib tukan araweelo sorry waa xiliga salaada inta ee maqribbu tahay like🙄
@user-xj7dg7ou2p
@user-xj7dg7ou2p 5 жыл бұрын
Anaa magansaday jacaylka mudana joogay agtiisa mana helin aayahiisa.😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@naasirmuniir6103
@naasirmuniir6103 5 жыл бұрын
Wixii arka in cabdi curiye uu Nasteexo indho kasoo Wareegay Liketa
@kaafimohamud8307
@kaafimohamud8307 5 жыл бұрын
Wa xanun markad qofka sida dhabta u jeceshahay kala fog tihin 2wadan ku kala noshahin sideyda inta is jcl ee waqtiga u kala fogeye alaha isku keno jclkodq nusqamin i.a one day wa midowi dona ani qoftydana an isku duceyno sxbyal😢
@macalinkashidan3005
@macalinkashidan3005 5 жыл бұрын
Waxaan ahay qofkii 13 aad ee liketa igu sharfo
@nashaatsaidabdala6730
@nashaatsaidabdala6730 5 жыл бұрын
inta Jifka ku dawnyso suulka haku qabto ilhyna hana cafiyo hesahana hanaga madobeyo🤗🙄
@iamaworrier3649
@iamaworrier3649 5 жыл бұрын
Miyaad Ku nooshahy jaceelyka Myuu Ku nagaaday beerka Naftadu miyaay naftiisa Naxariis Ka heshaa markiisa Kal iyo laab waa talantaali Curiye Vs araweelo Wax kale.tihiin " Somali maryooleey hadaad aqrisay comments please like ha'igu baqiilin
@salebanfarah8295
@salebanfarah8295 5 жыл бұрын
Horta Heesta dhamayso maxad kasoo Aadi commentiska wa qofkagan iso eegayaa😂😂
@ceeblayar2660
@ceeblayar2660 5 жыл бұрын
Hhhhh
@bahjabilan4740
@bahjabilan4740 5 жыл бұрын
Kkkkkk
@zuuuzuuua6567
@zuuuzuuua6567 5 жыл бұрын
Xaaaa kaaa gly 😁😁😁😁
@raaxmoruuunilveyouc3469
@raaxmoruuunilveyouc3469 5 жыл бұрын
Hhhhhhhhh saax ha iso eeegin huuno 😆😆😆😆😂😂😂😂😂
@maariyaismaildhashisomalil5417
@maariyaismaildhashisomalil5417 5 жыл бұрын
😂😂😂 wlhy dacad u qosly ani inad ila hadly waxan ahyn kk
@sahnibrahim4637
@sahnibrahim4637 5 жыл бұрын
War Araweelo waanba ka helay horay u soco dad badan naga fariisi 😍
@zaamirlovezaamir2213
@zaamirlovezaamir2213 5 жыл бұрын
Erayo 100% Làxanka 100% Music 100% Codka 100% Istelka 100% m.a hada ila argtey like isaar
@nalkabea3413
@nalkabea3413 5 жыл бұрын
The one and only hadaa hatuf abdi aaminsatahy like ta
@sharafxaaji1047
@sharafxaaji1047 5 жыл бұрын
WaliGey CommEnt Ma Helin Hayga paqeylin ViVo Somaliweyn ❤❤❤❤❤💋💋💋👑👑👑
@faraxahmed7774
@faraxahmed7774 5 жыл бұрын
Miyuu nolyahay jaceylku miyuu neefsada sideena😢😭 Jeceylku waa dhiba wllhi😢
@amirmohamed4677
@amirmohamed4677 5 жыл бұрын
Hadad jeceshay inad aragtid muqdisho nawad ah. Farta tag✌️
@abdi-yarenouniho9386
@abdi-yarenouniho9386 5 жыл бұрын
LYRİCS Miyaad ku nooshahay jacaylka Miyuu ku nagaaday beerkaa Naftaadu miyay naftiisa Naxariis ka heshaa markiisa Miyuu noolyahay jacaylku Miyuu neefsadaa sideena Ma maareeyaa dantaada Miyuu damqadaa sidayda Miyaanad ogayn xogtiisa Martida inaanu soorin Dhibtiisiyo mahadhadiisa İnuu meel daran haleelo Miyaad maqashaa warkiisa Adigu matashaa sidiisa Maxaa ku baray xeeladdiisa Ma riyaad aragtaa sidayda Anaa magansaday jacaylka Muddana joogay aktiisa Manaan helin aayihiisa Waxaan hawl maray dartiisa Halkaad maa'muus ka wayday Anuu murug uu mayaashoo Miciinna uraadsan maayo Xaggiisana milicsan maayo Marbay murugada jacaylku Maalkaaga noqontaa Marbuu kuu yahay ilayska İndhaha qalbigiyo maanka miyaanuu damiir lahayba Miyuu aadmiga jacaylku Mugdiga intuu ka saaro Milgaha iyo sharafta dhawro Marbuu geeyaa naftaada Meel kuu daran adduunka Madheedh miid da'ay sidiisii Marbay muhataa naftaadu Ma'oogiyee hadimadiisa Ciilkiyo murugadiisa Ma maqashee naftayduye Miyaa laga helaa dhulkeenna Anaa magansaday jacaylka Muddana joogay aktiisa Manaan helin aayihiisa Waxaan hawl maray dartiisa Halkaad maa'muus ka wayday Anuu murug uu mayaashoo Miciinna uraadsan maayo Xaggiisana milicsan maayo AbdullHi Burcaawi(Nouniho)
@aixavariitha713
@aixavariitha713 5 жыл бұрын
Wd xafide😉
@ogaanshotvshow
@ogaanshotvshow 5 жыл бұрын
Woooow like ku qabo adoo mahadsan👈🍒🍒🖒
@mohamedtracking2136
@mohamedtracking2136 5 жыл бұрын
Miyaad kunooshahay jacaylka Miyuu kunagaaday beerka Naftaadu miyay naftiisa Naxariis kaheshaa markiisa Miyaanad ogayn xogtiisa Martida inaanu soorin Dhibtiisiyo mahadhadiisa Inuu meeldaran haleelo Anaa magansaday jacaylka Mudana joogay agtiisa Manahelin aayihiisa Waxaan hawl maray dartiisa
@ahmedabdi2065
@ahmedabdi2065 5 жыл бұрын
⭐⭐⭐⭐⭐👈 eesh calaa hees iyo cod iyo muuqaal waa 5 xidid inta taqaan qiimaynta heesaha
@sharmakeofficial4254
@sharmakeofficial4254 5 жыл бұрын
araweelo hataf ada haysta malmahan wowww cabdi curiye
@hakimhallazi4865
@hakimhallazi4865 5 жыл бұрын
Arawelo sanadkan iyada leh masraxa 2019 ❤️
@hamdazania4733
@hamdazania4733 5 жыл бұрын
Hadu Nool Yahy zw inta La hadalno maanan dhahen Naga daa ciyarta jcylow😔
@nuuneahmed6476
@nuuneahmed6476 5 жыл бұрын
anaa magan saday jacaylka mudana agtiisa joogay mana helin aayihiisa❤✅
@jirdechannel4412
@jirdechannel4412 5 жыл бұрын
Hees an kA helaY inTa igu raacday liketa ha ila dhafin
@khadarsimba2313
@khadarsimba2313 5 жыл бұрын
Arawelo fananada sanadka u shidan Intaa ilaa argtey like dhac igu si
@guhaadbaandofficial4826
@guhaadbaandofficial4826 5 жыл бұрын
Best youtuber is comeback haataf abdi keep going saaxib
@mohamettaplouz3195
@mohamettaplouz3195 5 жыл бұрын
DaaHir Dayax 👍
@iskufilan5405
@iskufilan5405 5 жыл бұрын
Ana Magansaday Jecelka Mudana Jogay Aktisa mana Helin Ayahiisa😢😢😢
@yasminaragsan5979
@yasminaragsan5979 5 жыл бұрын
Cabdi curiye alfanan Al abwaan 👍👍👍👈
@abdallamohamad397
@abdallamohamad397 5 жыл бұрын
Yasmin sax weye
@samatarmahamud3142
@samatarmahamud3142 5 жыл бұрын
HADADWNABIGA JECESHAHAH LIKE SARA 👍
@aamiindaacad5568
@aamiindaacad5568 5 жыл бұрын
Arweelo baryahan ka zhidan thy Inta ila aragty like ta👈
@Bahjahappy1798
@Bahjahappy1798 5 жыл бұрын
Ana Magansaday Jacaylka ❣️ Mudana Jogay Agtisa 🤔 Manan Helin Ayahiisa💝✌🏼 Waxan U Maray Dartiisa💔🥺 Hees murti xambarzan 😘❣️
@daahirmacalin1111
@daahirmacalin1111 5 жыл бұрын
I am number one dawada 👍like
@thehalit7179
@thehalit7179 5 жыл бұрын
miyaa kunoshahay jacaylka waa su'ale? 😢😢❤❤😍😍
@mohamednour188
@mohamednour188 5 жыл бұрын
Waaw abdi curie iyo arawelo Inta taageerta like Ii Sara
@idontcare6856
@idontcare6856 5 жыл бұрын
Hees sHidan weYi #Arawelo ka shidan tahay imika RaGa dhufanto Ninka isku soo qawiyaa ba"ay #ARAWELO😂😂
@richhome3678
@richhome3678 5 жыл бұрын
😂😂😂😂
@reo9475
@reo9475 5 жыл бұрын
From head to toe her look is on point 👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾
@rahmitaquruxsan2271
@rahmitaquruxsan2271 5 жыл бұрын
Abdi curiye io arawelo faninteydi inaba cadi maha heestani❤❤❤
@abdikarimmibrahim591
@abdikarimmibrahim591 5 жыл бұрын
Waala yaabay abwaan fanaan dhal abaabaha abwaanada
@surlaydumar2412
@surlaydumar2412 5 жыл бұрын
Abdi curiye fanaan musi khaas u ah heesahiisa dhan waaw
@ashrafshiikhsiciid6107
@ashrafshiikhsiciid6107 5 жыл бұрын
Kaan like i saarin wan habaraya walal isaar
@boqrandarwiish8831
@boqrandarwiish8831 5 жыл бұрын
Omg Cabdi Curiye My Wlal Keep Going 🌏🌏🌷❤🔥
@alibaba8340
@alibaba8340 5 жыл бұрын
Haadaf Abdi Digital Studios Keep going bro Wn ka helayaa muqalkaga
@murtisameoficial5365
@murtisameoficial5365 5 жыл бұрын
wlhi heestan anay iga hadlaysaba idhahay true history bal like
@zakimuqdishawi
@zakimuqdishawi 5 жыл бұрын
Eng yariisoow allaha unaxariisto
@abdirizaqmahamed4124
@abdirizaqmahamed4124 5 жыл бұрын
Hees zhidan IGA dheh miyuu noloyhay jecelhay😍😍😍😍😍
@yusufmuseabdullahi8516
@yusufmuseabdullahi8516 5 жыл бұрын
Fananada Qadniga ARAWELO HORE USO WALL QAAALI WAKHTIGU WAA QAKHYIGAAGI
@insaaniofficial
@insaaniofficial 5 жыл бұрын
Abdi Curiye Fanan Cod tolmon le Soo Rogaalcelin Wanaagsan Anaa Magansaday Jacaylka Mudana Joogay Agtiisa Mana Helin ayaaa yihiisa Waxaan Hool U Maray
@asmiinaqueen985
@asmiinaqueen985 5 жыл бұрын
Ma riyaad aragtaa sidayda axsan hees😍❤
@mostafeshine4k809
@mostafeshine4k809 5 жыл бұрын
Murtidi Dhamaate Dib miyay U soo DhaLaN Abwaanadi Hore😎😎😎
@mohamoudsahal117
@mohamoudsahal117 5 жыл бұрын
Xerta FB kasoo guurtay baan ahay waan ku cusbahay halkan. Bal sidaad isoo dhaweysaan baan eegaya iyo inta like aad isiiisaan.
@saramo9503
@saramo9503 5 жыл бұрын
Meshii safwan iyo ayanna in hesta lagu dobay inta ila aragtay like hayla dhafina wllo😂😂
@nimcosiyaad4743
@nimcosiyaad4743 5 жыл бұрын
Wllo farxad baan idiin rajaynaya like dhac kusii
@kurlipaaxofficial9980
@kurlipaaxofficial9980 5 жыл бұрын
Waxaan Ku Tilmaamo Ma Garan Karo Best Song💗👏👏👏👏👏👏
@AhmedArbeofficial
@AhmedArbeofficial 5 жыл бұрын
Marbuu geeyaa naftaada meel kuu daran Aduunka #ilwadNaftaidilkeed❤
@abdisalaanbulshawi5239
@abdisalaanbulshawi5239 5 жыл бұрын
Miyaad ku nooshahay jacylka 💘 miiyuu ku nagaaday beerka💑 Naftaad miyay naftiisa😘 Naxariis ka heshaa markiisa👰🏻🤵🏻
@CadnaanSomali
@CadnaanSomali 5 жыл бұрын
Miraha heesta wax kale 🔥🔥👍
Cabdi Curiye ft Idil Barkhad | HELLO | (Music Video) 2018
6:04
Haataf Abdi
Рет қаралды 7 МЛН
BEERLULA FAYSAL XAWAASE 2017 (OFFICIAL VIDEO) KORNELSTUDIO
4:18
Kornel Abdi
Рет қаралды 12 МЛН
The Giant sleep in the town 👹🛏️🏡
00:24
Construction Site
Рет қаралды 21 МЛН
白天使选错惹黑天使生气。#天使 #小丑女
00:31
天使夫妇
Рет қаралды 15 МЛН
Before VS during the CONCERT 🔥 "Aliby" | Andra Gogan
00:13
Andra Gogan
Рет қаралды 10 МЛН
SPONGEBOB POWER-UPS IN BRAWL STARS!!!
08:35
Brawl Stars
Рет қаралды 23 МЛН
Cabdi Curiye & Arawelo - LEEFAA HAWADA
4:25
Haataf Abdi
Рет қаралды 1,7 МЛН
Safwan Halac ft Ayanna | IIGAAR AHAW | 2019
6:32
Haataf Abdi
Рет қаралды 22 МЛН
AMIIN YARE - II FUR BUUGA NAXARIISTA - OFFICIAL VIDEO 2024
5:01
Samiir Zaam
Рет қаралды 14 МЛН
CABDI YARE | MAXBUUS CAASHAQ | NEW OFFICIAL VIDEO | LEGEND IS BACK 2021
5:35
Hawraar Music Production
Рет қаралды 7 МЛН
ROSSO CADE FT NAJMA NURA | HEEDHE INA ABTI | OFFICIAL MUSIC VIDEO
6:51
HODAN ABDIRAHMAN - NIYADA AN KA WADA JOOGNO OFFICIAL MUSIC VIDEO
6:08
Liibaan Jama
Рет қаралды 16 МЛН
XASIL by Ikran iyo Abdi holland
10:34
Abdinasir Cirro
Рет қаралды 12 МЛН
Cabdi Curiye iyo Xafsa Xubi  - GOOBWAYN
5:27
Haataf Abdi
Рет қаралды 1,3 МЛН
The Giant sleep in the town 👹🛏️🏡
00:24
Construction Site
Рет қаралды 21 МЛН