MEHER QARSOODI AH AYAAN KA OGAALADAY FAMILKAYGANA.. IFUR AYAN DHAHAY HALKII DALAAQO 1000 DOLAR AYUU

  Рет қаралды 42,725

JAKAARTA7

JAKAARTA7

23 күн бұрын

Пікірлер: 112
@KoKoBULLE-its
@KoKoBULLE-its 21 күн бұрын
Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed SCWﷺﷺ🫵❤
@abdirizakhassan3234
@abdirizakhassan3234 8 күн бұрын
Scw❤
@AliMohamed-jh1tl
@AliMohamed-jh1tl 21 күн бұрын
Jakaarta wareysi kuma fiicnid brother majaajilada ayaad ku fiican tahay big respect
@XamzaAhemed
@XamzaAhemed 14 күн бұрын
Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-os7yk2bs2y
@user-os7yk2bs2y 21 күн бұрын
nio jikaarta aaway gabdh wiilka raadineyzey part 2.aawayna shp😅😢
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 21 күн бұрын
Thanks Jakarta ❤❤❤❤ for sharing this story with us ❤️ 🙏
@user-mw2yl2my6j
@user-mw2yl2my6j 21 күн бұрын
Wlhi billahi nin malinto ogado inad asi xadka bax inad u jcshahy malinta ayeku dhamaty nin waa xaasid Marna yalaga daremin
@user-ek6fo6pr4c
@user-ek6fo6pr4c 21 күн бұрын
Sax
@SuhaybCawil
@SuhaybCawil 21 күн бұрын
𝗡𝗮𝗮 𝘀𝗲𝗲 𝘄𝗮𝘅 𝘆𝗲𝗲𝘀𝗵𝗮𝘆😂
@Footballgamer1589
@Footballgamer1589 21 күн бұрын
War saaxiib naagaha hanagu dirin😂😂 anigu hadaan ogaado inay i jeceshay markiiba waa ka faaiidaystaa oo dhakhdaa ayaan ka saaraa
@asmafaahiye9064
@asmafaahiye9064 21 күн бұрын
Yaa matu dhimanbaa markaa​@@Footballgamer1589
@jamilanor653
@jamilanor653 15 күн бұрын
​@@Footballgamer1589disgusting 😑
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 21 күн бұрын
Subxaana Allah. Waa tuug, qaayim ah. Allaahu ma najeynaa.
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 21 күн бұрын
Subxaana Allah. Waa tuug, qaayim ah. Allaahu ma najeynaa. ❤xasbuna Allah ❤❤❤❤
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 21 күн бұрын
Subxaana Allah. Waa tuug, qaayim ah. Allaahu ma najeynaa. ❤xasbuna Allah
@nagaadabthilahi
@nagaadabthilahi 20 күн бұрын
Jaahilnimadan xagay ka keenen kulaha meher aya igu xidhan o nin kale ma gursanayaba wll marki horeba meher xalaal ah ma ahayn
@kyrizuenchantrez6289
@kyrizuenchantrez6289 5 күн бұрын
Masha allaah Gabadh wangsan yadtahay illaahay hakusiiyo nin wanagsan
@SalemaalnurMayow
@SalemaalnurMayow 20 күн бұрын
Walahi gabadhan tiktoga ku arky runteed ubadi faatush92 aa ugu qoran😢
@amalianasrani894
@amalianasrani894 14 күн бұрын
Fatuush ❤guulayso Ilaahay nin wanaagsan ha ku siiyo
@Beru700
@Beru700 4 күн бұрын
Gabadha micphone ayaa ku qarson .wajiga .see wax yihiin pro
@jawharaxasan5120
@jawharaxasan5120 9 күн бұрын
Ilaahay hasiiyo gabadhaas midka khayr badan
@hilalsaidabdirahman4091
@hilalsaidabdirahman4091 10 күн бұрын
Masha allh waa gbr wax grd ah
@SaharaAbdiguled44
@SaharaAbdiguled44 19 күн бұрын
Allaha caafiyo Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin
@user-sg9th4ni5y
@user-sg9th4ni5y 20 күн бұрын
Scw scw scw scw scw
@AbuuCisa
@AbuuCisa 21 күн бұрын
Gabdow. Aaminina Niman lagula ogeyn .
@YuusufAaadan
@YuusufAaadan 20 күн бұрын
Scw scw scw
@ahmeyosmanm.k2374
@ahmeyosmanm.k2374 20 күн бұрын
Okay
@barreofficial3314
@barreofficial3314 20 күн бұрын
Jakarta Xirfada podcast-ga dhis abtio
@asmafaahiye9064
@asmafaahiye9064 21 күн бұрын
Wllo qaali xishodki halku ka maray yaku qaba ee kufuraya yaab dumarku intay ninka ayagu dabacaraanbay hadna cabanayan yaab wardumarow naga xishooda oo noqda ruux uman furan wixi muunad dilikara
@najaanmedia
@najaanmedia 20 күн бұрын
War ninyahow naga wareeji microphonekan qofka wajigiisa qarinaayo
@ZAHUUR12ZAHUUR123
@ZAHUUR12ZAHUUR123 8 күн бұрын
Jakarta apowe qiso rapaa ina ka shekeyo xage kala soo xariiraa❤
@DuniyoCiise-rw2ep
@DuniyoCiise-rw2ep 21 күн бұрын
tal wll hadii laqadan lahaa warawe dad ma cuni lahen
@AbdirahmanTuur
@AbdirahmanTuur 14 күн бұрын
Saxiix, talo haddii la qaadan lahaa murugo iyo wareer maba imateen. Amuuraha allaha sahlo
@LuqmanShariff-qb2dm
@LuqmanShariff-qb2dm 21 күн бұрын
Am sorry sister 😢
@shukriahussein4907
@shukriahussein4907 8 күн бұрын
👍👍👍👍
@user-sr4om4xq7l
@user-sr4om4xq7l 5 күн бұрын
❤❤❤
@shukriahussein4907
@shukriahussein4907 8 күн бұрын
❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@FardowsoCabdulaahi-ty5ke
@FardowsoCabdulaahi-ty5ke 6 күн бұрын
😢😢😢
@AhmedMohamed-bc2my
@AhmedMohamed-bc2my 21 күн бұрын
Sxp Jakarta qoftas lamabrkeda is sxp walhi waa gabr qurux badan qalbi fican sxp lamabrkeda isi qalbigeda ayaa ilalina😢❤
@fabrigasdufff9295
@fabrigasdufff9295 20 күн бұрын
Beenaloow 💯
@shukriahussein4907
@shukriahussein4907 8 күн бұрын
m,a❤️
@user-ow4wl3tc7r
@user-ow4wl3tc7r 21 күн бұрын
Reerki gormay ogaden ileen wadigan yutub ka ka shegayee😂😂
@user-qd7dn6ed8e
@user-qd7dn6ed8e 9 күн бұрын
❤❤❤😊
@zooyamohamed6341
@zooyamohamed6341 11 күн бұрын
Part2😢
@Footballgamer1589
@Footballgamer1589 21 күн бұрын
Naag baa aqbalaysa in qudbo sireed lagu guursado oo lagu waso hadhawna soo cabanaysa? Adeer sow adigu isumaad ogolaan in gidaar madaw oo bilaa sharci ah lagugu dhabo?
@2daysago_
@2daysago_ 21 күн бұрын
Ar nagaaa.....aduunka intey soo qasaan oo ayaga waxwalba si ula kac usoo sameyaan ayey hadana media ama youtubka kasoo oynayaan. Oo markii hore yaa idin qasbay.
@user-ue5if3xt3q
@user-ue5if3xt3q 19 күн бұрын
❤❤❤❤
@BashiirIbraahim-ke4fy
@BashiirIbraahim-ke4fy 21 күн бұрын
Shalay adiga yaku qasbay cidna Manta aad soo raaxesaty Ayad lidahy inu ifuro wu diiday Waxa waba arktay e iska se wado howshada😂😂😂😂😂
@mohamedbarre2566
@mohamedbarre2566 2 күн бұрын
Yaa ku baneeye ina Taleefan ka baarato wa diinte dembi weyba gashe xitaa nacaska ku wareysanaya?
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 21 күн бұрын
Subxaana Allah. Waa tuug, qaayim ah. Allaahu ma najeynaa. ❤
@NimcoMohamed-vs1jk
@NimcoMohamed-vs1jk 21 күн бұрын
Beented waye abayo gabadhaan Ana aqaaano😂
@user-le8ld5si9h
@user-le8ld5si9h 21 күн бұрын
Sheekadu run uma eeka waayo waa tuma gabadha inta loo tago oo loo naqabto oo la waraysto majirto oo weliba hadyadii ninku ugeeyn laha ana u eeyey
@allawaynninkiiaaminaaawoodleh.
@allawaynninkiiaaminaaawoodleh. 4 күн бұрын
Waa beentii gabadhiisa hore ee 4 cunug u dhashay ma furayo waa khaayinimo iyo Raga beentooda inooda duliga ah.
@BashiirIbraahim-ke4fy
@BashiirIbraahim-ke4fy 21 күн бұрын
Markey maska 🪱madxa ka tuntay aye lidahy E fur 😂😂
@shukri2347
@shukri2347 5 күн бұрын
Sorry wlhi abyo😢
@AbdinourMohamed
@AbdinourMohamed 15 күн бұрын
Nio Programka adaa bahdilayzd wlhi War qofka u ogolow inuu hadlo shib dhe Coz hada kadaba hadasho su,alo badan o qfka shegi rabo.kulabanayo .mida kle iskuday inaad Firsato ridhwan issakh siduu udaadihinayo Wlhi Xumana igama aha Only Wxn dhbsdy qabkad wax udadihinyzo.Plz Qofka u ogolow haka garab hadlin ileen adi matihid Qofka infro.. haya shib dhe🙏🙏🙏🙏🙏
@user-ow4wl3tc7r
@user-ow4wl3tc7r 21 күн бұрын
Shekadan waxba ka khaldan side qof anad aqoon gurigaga u so dhaweyn o arimahaga uga shekeen wa lanugu dulsameyay 😂😂
@MuuseXassan-dz1pu
@MuuseXassan-dz1pu 11 күн бұрын
Naftaa ben loo shegay gabdhaha waye fidnada ugu weyn dayuusinta xun xun nacaala ku taale sababTo Ah wllkeda oo jog lahay diiday 😢😢
@abdiaziizraage
@abdiaziizraage 21 күн бұрын
hada kuwaan ku qabo car waxaasi ha iila yimaadiino halkii daqlado $2k kayar kama yelaayo waaba taajiri rababee
@ubaxomar1530
@ubaxomar1530 20 күн бұрын
😂😂
@IsmailMohamed-qw2xk
@IsmailMohamed-qw2xk 21 күн бұрын
War wilka janiska waa uu ka faa ideystey wlhi anigana waan sugooyaa 😂😂
@ilwaadAbdurashiid4631
@ilwaadAbdurashiid4631 21 күн бұрын
😡😡😡😡😡
@yooniscali1488
@yooniscali1488 16 күн бұрын
Jakarta wareysi kumafiicnid, su,aalo badan o muhiim u ah xogta lasogudbinaayo baa kategysaa so dhedhen maleh. Hada siguud maahane waxkale mafahmin waqti lumis lee.
@hibaaqhaaji7398
@hibaaqhaaji7398 16 күн бұрын
Been 2020 hayat mall maba furnen se cml hee
@sahraosman4298
@sahraosman4298 21 күн бұрын
Mr damiye
@luckywomen6406
@luckywomen6406 21 күн бұрын
😂😂😂😂
@Aminaseben-vu6jg
@Aminaseben-vu6jg 21 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@kozhinbazhir4517
@kozhinbazhir4517 17 күн бұрын
Qofftan qab hdlkeda add u isoo jitay jwi wyeh
@SiciidAdanSiciidAdan-bu8er
@SiciidAdanSiciidAdan-bu8er 21 күн бұрын
Maad bilawday maalaayacnigii
@Beru700
@Beru700 4 күн бұрын
Gabadhaha somalidu wali ma fahmin dhagarta iyo beenta Raga qaar ay sameeyan
@user-ep7nh5oy3k
@user-ep7nh5oy3k 21 күн бұрын
Caan iney noqoto lee rabtaa waayoo magaca futuush❌️ faatumo✅️Mey dhahdo sheydaanta
@NimcoMohamed-vs1jk
@NimcoMohamed-vs1jk 21 күн бұрын
Fardowsa la dhahaa been waye waxaan Ana aqaaano😂
@ubaxomar1530
@ubaxomar1530 20 күн бұрын
Ninkii Saas yelaay maa tahay 😂😅
@hodanabdi6395
@hodanabdi6395 7 күн бұрын
2022😂😂😂😂
@abdimaxamedmahir
@abdimaxamedmahir 21 күн бұрын
4 Ilaah baa nobaneye madide
@cabdirisaaqdaahir7884
@cabdirisaaqdaahir7884 19 күн бұрын
Sheekadu malaa waa ....... fatuush....?
@KhadarMustafe-ty9lh
@KhadarMustafe-ty9lh 21 күн бұрын
😂😂❤
@mohamedbarre2566
@mohamedbarre2566 2 күн бұрын
Naag edeb daran ba Tahy naag shido ba tahy xarigaaga inu weligiis inu wataaa bey ahyde bilaa dhaqan ah bax teg.
@SalemaalnurMayow
@SalemaalnurMayow 20 күн бұрын
Walahi raga ceeba ku dhacdy iyo fashi😢😂
@AnfacDahir-zj3ec
@AnfacDahir-zj3ec 20 күн бұрын
💔😭😅
@UmuMahiir
@UmuMahiir 17 күн бұрын
🥲
@FardowsoCabdulaahi-ty5ke
@FardowsoCabdulaahi-ty5ke 21 күн бұрын
Faarax hada aaminaba saas🤡
@irshaadaweys3003
@irshaadaweys3003 2 күн бұрын
Waxaa iga suaal ah qofka XAMAR jooga Siduu MEHER QARSOODI ah ku suubin karaa oo waliba Wilaayadiisa ninkii hayay uu magaalada joogo?????
@farhiyohassanahmed8436
@farhiyohassanahmed8436 2 күн бұрын
Abayo sidaas ha dhihin aduunyada wax walba waad arki doontaa
@user-le8ld5si9h
@user-le8ld5si9h 21 күн бұрын
Qudba siro meher mahee waa sino ee imika maxad nola timi
@Abdifitah1988
@Abdifitah1988 21 күн бұрын
Gabadha in ey kadhac san tahay waxad ku ogan kartaa ookiyalo nin ey iso xeretay idho adek
@CumarShaaciye-wu7sf
@CumarShaaciye-wu7sf 16 күн бұрын
Ala gabadha waaba aqaanaa xanon ader maxaa kuu geeyaywaxaas
@CabdirixmaanCalixirsi
@CabdirixmaanCalixirsi 13 күн бұрын
Maga xeed😢😂
@CabdirixmaanCalixirsi
@CabdirixmaanCalixirsi 19 күн бұрын
😂😂😂😂
@FaisalJama-zt3yz
@FaisalJama-zt3yz Күн бұрын
please ladies stay away from social media
@ikranhaji2241
@ikranhaji2241 19 күн бұрын
Inamadan yaryar ee xun xun ee prodcas leh hablihii somaliyeed ayeey fadeexaynayaan sirtii hablaha ayeey banaanka soo dhigeen mana waayan doqon ay waraystaan😡
@NimcoMohamed-vs1jk
@NimcoMohamed-vs1jk 21 күн бұрын
Maxaaa been eh Lee naaya beenta maxa ushege ninki gabarnimadaadi kugu arosaa ku qabo maxa beenta shege😅
@user-dt6sk6pu7v
@user-dt6sk6pu7v 18 күн бұрын
Waaa yaabanay wlhi duunyo nin joogo maxaa arakti ku laaban
@SalemaalnurMayow
@SalemaalnurMayow 20 күн бұрын
H
@fartunciise7871
@fartunciise7871 5 күн бұрын
Awalba kuma uu qabin
@hamdihirsi8918
@hamdihirsi8918 19 күн бұрын
Ax qiyaano badnaa ninka
@Abdiqani56Siciid56
@Abdiqani56Siciid56 21 күн бұрын
Qof kasta o akhrinaya qoral kayga waxad iga jawabtan qudbo siro ma xalal baa mise wa xaran wlhy blhy tlhy suasha niyade iga tahay
@KaamiloSalaad-cl4ws
@KaamiloSalaad-cl4ws 18 күн бұрын
Mabanano qodbo siro😢😢😢😢
@idilfarahshire9487
@idilfarahshire9487 7 күн бұрын
Ma banana
@najifarahabdulle5036
@najifarahabdulle5036 17 күн бұрын
Mana is aroosin hada guri u joogtaa been waye waraysigan
@hoobalkiicaankaahaa8636
@hoobalkiicaankaahaa8636 21 күн бұрын
Waxan eeg hada yaa ku bixiyey adiga waa dambi waxasi macasi u bareer shaqo sheitaan
@odayxayow3958
@odayxayow3958 21 күн бұрын
Horta hayat mall 4 sano ka hor ma furneed😂
@sharmarkeibrahim2822
@sharmarkeibrahim2822 19 күн бұрын
var miyaa kusoo qabatay😂
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 21 күн бұрын
Subxaana Allah. Waa tuug, qaayim ah. Allaahu ma najeynaa.
@AbdinourMohamed
@AbdinourMohamed 15 күн бұрын
Nio Programka adaa bahdilayzd wlhi War qofka u ogolow inuu hadlo shib dhe Coz hada kadaba hadasho su,alo badan o qfka shegi rabo.kulabanayo .mida kle iskuday inaad Firsato ridhwan issakh siduu udaadihinayo Wlhi Xumana igama aha Only Wxn dhbsdy qabkad wax udadihinyzo.Plz Qofka u ogolow haka garab hadlin ileen adi matihid Qofka infro.. haya shib dhe🙏🙏🙏🙏🙏
@user-kp5os8bz7c
@user-kp5os8bz7c 20 күн бұрын
💔😭😅
@CabdirixmaanCalixirsi
@CabdirixmaanCalixirsi 19 күн бұрын
😂😂😂😂
@AbdinourMohamed
@AbdinourMohamed 15 күн бұрын
Nio Programka adaa bahdilayzd wlhi War qofka u ogolow inuu hadlo shib dhe Coz hada kadaba hadasho su,alo badan o qfka shegi rabo.kulabanayo .mida kle iskuday inaad Firsato ridhwan issakh siduu udaadihinayo Wlhi Xumana igama aha Only Wxn dhbsdy qabkad wax udadihinyzo.Plz Qofka u ogolow haka garab hadlin ileen adi matihid Qofka infro.. haya shib dhe🙏🙏🙏🙏🙏
@CabdirixmaanCalixirsi
@CabdirixmaanCalixirsi 19 күн бұрын
😂😂😂😂
@CabdirixmaanCalixirsi
@CabdirixmaanCalixirsi 19 күн бұрын
😂😂😂😂
Дарю Самокат Скейтеру !
00:42
Vlad Samokatchik
Рет қаралды 8 МЛН
Clown takes blame for missing candy 🍬🤣 #shorts
00:49
Yoeslan
Рет қаралды 39 МЛН
HAPPY BIRTHDAY @mozabrick 🎉 #cat #funny
00:36
SOFIADELMONSTRO
Рет қаралды 17 МЛН
MISKIIN! QAC KAYERTAY LKN ASO NAAG QABO MAXA GABADHAN SAN UGA GALA
19:10
3 Qiso Oo Dad Badan Argagax Ku Riday Sh Umal Sh Mahad Sh Shafici
16:58
Riwaayad Jabuutiyaan  Hooyo ayaa Tiri
21:42
Universal TV
Рет қаралды 45 М.
Si kale Ma u Taqaan Wiilo || Podcast season1 Episode 5
17:43
Kobac TV
Рет қаралды 47 М.
Дарю Самокат Скейтеру !
00:42
Vlad Samokatchik
Рет қаралды 8 МЛН