Alla dadka qaaar nasiip bdna ma qoftan ado heesta bilaa sbb kaga tagi karta dadna we la'yhin kwrn qof sidan okle dapacsan oo kalgacel bdn Amiinow sxp shalaayta ku dampeyn doonta wlh sida gbdhas uga ilmesiisay adne wa suge lee midkle sidan ku gasha sxp wlshy adne qofka mrku sidas noqdo waa laga duceesta inu illah dib dampe kgu so celin kaas musiipo inu ku yhy macquul ah
@KbAhmed-ut8mnАй бұрын
❤❤
@yaasiinshabeel813Ай бұрын
Shp lagayaabee in ninkuna dood kale qabo qof bilaa sabab iskaga tagaa ma jirro adiba wad ogtahy
@ApduhaabAadanАй бұрын
Runta shegty bila sbb qoF utagayo majiro
@KhadarjeeriАй бұрын
Jakaarta horey usoco saaxib guul ayn ku rajeena ❤❤❤
@CabdiAw123Ай бұрын
Waliga qof ka tegay naftada ha racin noloshuna sideedaba wa go an qadasho culayska illahay swt ha ka qado wllo
@AxmadPilecabdulah29 күн бұрын
Ma aqano ruux ad jaclatay sida qalpiga loga jaro sapapto ah way adagtahay taa lkn waxan ogahay inay jiraan hno dad isaga kafican lkn alle ku ma tusin wuxuna qadaray isaga un inuu ku jacelay siyo taas waxan dhihi karna wa amare aalle❤
@NasracarabXasan-jb5guАй бұрын
Apaayo wlhi iga daigsho maaah apaayo wlhi kani mida ku jecl maaah haduu ku jeclyhy dhipkaaz oo dhan kuum uuzn quudheen ee ka samir😢😢😢
@SaboCabdulaahiАй бұрын
Inaa samro waaye wlhi 🥹💔
@AsliAbuukar-u3t24 күн бұрын
❤❤❤
@saidnuur7920Ай бұрын
waxaan diyaar u ahay inan guursado🤩🤩🥶
@AHMEDOmar-y8p14 күн бұрын
Gabarta muuba guursado oo xalaalaysto muxuu u qiyaamay wallahi waa gabar qurux badan abaayo wiil danbe ha isku aaminin😢
@MahadmaxamedMaxamuud-v5jАй бұрын
Wllhi gabdhah wan garab managa waye lkn mid aan qiimaheyda aqoon buu gacan ugashy abyo Allah qalbiga haku qabojiyo😢
@KabiilaOmarАй бұрын
Jakarta gabadha wiilka uraadi waayoo waxee la oneeso somaaha baahi ee uqabto wilka Hadaa xariiftay isku keen tly 🫡
@MuaadAdanАй бұрын
Sorry walashy
@FatxiCalisalaadАй бұрын
Sorry abyo allh qalbiga hakuu qaboojiyo😢😢😢😢
@AbdijabarAhmed-g2rАй бұрын
Cawa wan ilemeeye runtii mxa gabadaan san logu galayaa...illahey hakusaqiro abyo ❤iskadaaf qofkas
@HamdaHodan-gv9gn27 күн бұрын
Abayo macan ilahay qalbiga ha ku qabojiyo isku mid ayan nahay abayo amba qof ayan sida jecelahy lkn bilaa sabab ayu igaga tagay
@RuquyoMuseАй бұрын
Waa isku qufushay ninka saasne waa ku bahdilme abayo sabarka dhinaca wngsn ka fiiri haka fiirin sidaa adiga rabto maba fcno qalbigada adke ninkaadne meeshisa hakaga salanaado maba ku qalmo abayo jaceylka kaliga ah ma fcno
@CaydarusabdiFarahАй бұрын
Alla calafoow aabaha cun dadna way laa yhn dadna wey ku ciyaarayaan 😂❤
Qalbiga allah hau dajiyo gabadhan runtii waa daacad ❤
@AbdirahmanTuurАй бұрын
Sheeko ama Qiso wax ka jira aan la ogeyn laguma xugmin Karo Bani aadamka. Waa fikirkayga. Thanks
@Yamaniofficial541028 күн бұрын
Ameen Ayy dhalaa wyaa gawersan u quruxbdn Mala gatagaa
@IqroMacalim22 күн бұрын
Qalbiga Allah u qabojiyo😢💔
@Maxamedcismaancumar-r2kАй бұрын
Kan nolosheeda waxbo uma soo kor dhinaayee sawar iyo iimaan Allah kasiiyo😂😂
@FartuunAbdinasir-xu1biАй бұрын
Wllhi isku fikrad nahay qofaan mustaqbal u diyarsanen how aa ku jeclada
@CabdulaahiAhmedfarahmuseАй бұрын
Wallahy wayiga oohisay qoftaasookala yaahelikara
@hassanshariif6708Ай бұрын
Jakarta legend hadad thy isku so celi ❤
@CaruushCilmiАй бұрын
Dhaliyaro jecel iyo buuqas joojiye wax qabsada😢
@HuskaPoi-w8oАй бұрын
Sxbkey jikarta wlhi fans weyn ku ahay isku keen😢
@hanishbbe9814Ай бұрын
Wlhi wax ka xanun badan majirto qofa jeceshahy o sawab laan kaga tagay ragow dumarka unaxaristo 🥹
@HarounParejoАй бұрын
War gabadha la xiriir nio qur,aan hala saaro waxaan jeceyl kaweyn wlahi nolosha waxaa jeceshay hadadan lumin oo aadan ka sabrin waxaas dartooda ayaad u dhiman doontaa Allah ku adkeeya dheh dadkoo dhan waa xiisoole yaal wiil iyo gabar labaduba lkn qofka danaystay haddii aad daba carartid waa doqonimo jaceyl mahan kaas waa daciif nimo waa maan gaabnimo ma aaminsani inuu jiro qof qofkale la,aantii aanan noolaan karin cida qur,aanka haku bilaabaan kana ku wadaan ilaa ay ka soo kabsato wasalamu calaykum meeshaan ooga baxay
@UbaxBilaАй бұрын
Marki hore qof aya jeceld miya ka dhinty ayan laha lkn waxego wa doqonimo nin nol oo ka tagy maiyan si wad wadi kara naftada ha lidin naya wad walnthye ka kuqaba la diida inad magacasa ina la hadal qad
@niciimaahmed1157Ай бұрын
Usheeg hablaha qaar caqliga mayara daynisaban is idhaa marmar Nin xataa isqabtaan Inaad kamaarmikarayn lama dareensiiyo ninkasta Siduu kugulisaa looguhanbeeyaaa
@Maxamedcismaancumar-r2kАй бұрын
Kaas waalugu qasaaray walaahi fursad weey soomartay woo is dhaafiyi naag taan camal wiligeet lama helaayo😂😂
saba abyo jaceylka waa wax jiro lkn maal wuu dhamaada sax gabar dacad ayaa tahay aad u qurux bdn masha alah waalid fican kusoo tar biyeeyay ilaheey ha u naxariisto ayeeyo awoowe ilaheey cimri dheer ha siyo midakale ilaheey qalbiga😢 haku qaboojiyo ilahey ha kugu badalo mid qalbiga ilaaliyo lkn ha isku dayin adiga waa laga tagay nin walbo shukanso qalbigooda ku ciyaar midaas iska ilaali sawabto ah adiga midka nafsiga ka galay wuu ka tagay adigo ciil ninkaas u qabo rag bdn qalbigooda ha dhawicin ilaheey ayaa adoonkiisa nahnay wuu ku arkaa sida nolashaada tahay malin un ilaheey ayaa abaalkaada ku gudi doono one day insha Allah my sister waxaa ku rajeynaa inoo ilaheey nolashaada qurxiyo 😢😢😢😢😢😢❤❤❤❤
@Fatuush2022Ай бұрын
Wax walba la arka sory hadaa lacaf iskuledihiin waad is arkeysan❤
@suhaybsallo631829 күн бұрын
True love never ended 😢❤
@ayaaninaugaasofficial7995Ай бұрын
Wllhi nin faido maleh marku ku ogado in ad jeceshahay cidlu Kaga dhaqaqi🥺
@calikeeyeew543629 күн бұрын
Daacad waayo wlhi gabdhaan illaah ha tir tiro qalbigado 😢😢
@shufeyrhore242221 күн бұрын
Waa gabar wanaagsan nin fcn ayay u baahantahay aniga diyaar inaa guursado ha ila soo xariirto 😭😭
@AbdirahmanTuurАй бұрын
Jaceyl, ixtiraam, degenaan iyo nolol macaan waa guurka ka dib. Ka Hor waa been , khiyaali iyo naftada oo aad been ku sasabaysid. Wixii huu haa ah kuma jiri waana fikirkayga. Mahadsanid.
@YaxyeDaahir-jf8ceАй бұрын
Sorry wlshy 😢
@King.monajiАй бұрын
Qoftan aniga ubahan jakartow
@BoqordeydaАй бұрын
Zorry pyo😢😢😢qalbiga alha haku qabojiyo wlhi jeclku waa xanun ana lga Zo kabsan karin
@najuuapdi880126 күн бұрын
Doqonimada ugu wayn waxay thy by the time aad naftada oo adan sin respect waye Why naftada aadan u xushmeynen qof wa la jecladaa lkn haduu ka tagay salad suno tuko ilahey ka bari inuu qalbigaga kaga saro badal ka wngsn kugu badalo naftadana hormari why aad doqon kaa tagay ugu oyaysaa be strong sis
@xusenibrahin9026 күн бұрын
Jecelkan la.shegayo maba amisani ani qalbiga alle ha ku qabojiyo walsheg
@mohahassan882418 күн бұрын
Qofna farxadada haku aminin
@xasancutti8422Ай бұрын
Qof Sidaa Uqurx Pdan Ugu Aqli Pdan Wx garad Eh Bashash Eh Kujecel Doqon Lee Mxe Ujeclataa That Is Amazing Wlhi Taas 😮😮
@MucaadCumar-d8u25 күн бұрын
Xariirkaas jawi dagan ayuu hestay waana doqon
@MohamedQani-yi5cx29 күн бұрын
Tan oo kale maala qiyaama Waxaan may I soo maraan😢😢😂😂
@FathiAhmed-c2jАй бұрын
2025 Dadka Dawan Doono waN salaaMy😂🤝
@AminaAcademy21 күн бұрын
Kaa qadny wa kaboode😢😂😂😂😂😂
@SharifMuxudiin29 күн бұрын
Qoftaan wa sixrantahay wllh😂
@AbdihaafidToxow29 күн бұрын
Waaba iska qoslloosa😂
@XasanAbdi-sn9yjАй бұрын
ALLAH hakuu gaboojiyo galbigaaaga wllsha❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@yussufmohaa27 күн бұрын
War gabar taa ookale miyaa lahela 😢
@libangure4258Ай бұрын
Caloosha iga hurisay wallhi gabadhan kula talinaa in ay salaad suno tugado iska ilowdo waayo qof sidan oo kle in sawb la'aan looga tago waa nasiim xumo abyo niyada Allah haku qabojiyo adne sabr oo mid ka wanagsn eebe haku sahlo wxa macquul ah inuu shar kuu ahay sabr wll😢🙏
@AbdiyowezmusaАй бұрын
usijali wanaume ni tafauti siz never give up
@alishukriali317727 күн бұрын
Yac gawadan cml mahaan u laahay ani😢
@Xanafixaaji1257Ай бұрын
Jakaarta ninwayn wlh Gabadha Tala midii ugu ficneed Aya sisay dayuus wa laga-tashta
@mohaanyare236028 күн бұрын
Waxaan gabadhan kula talin lahaa in talada alle udhiibato waayo waxaa laga yabaa in uusan qeer u aheeyn balse ayada lagu intaxaamayo wagabar galbi wngsn wll alle laabta hakuu qabojiyo
@sagal682628 күн бұрын
Sorry mcnto hadu qeer kuu yahay ale haku sooceliyo 😢😢
@abdullahiahmed581Ай бұрын
Inuusan xarfaankaad khayr kuu ahayn baa lagayaabaa oo alle ayaa kaa og dantaada xarfaankaas sawirkiisa mobile-ka shaashadiisa ka qaad kadibna iska ilaw asaga dhan ilaa mudo arinkaas tijaabi allena ka Bari inuu ku ilowsiiyo waa u qalantaa nolashaada inaa horey u sii wadato 🙏 🫡
@inadauud385828 күн бұрын
Wanka xuma hey 😢😢😢
@Dhaxdhigte-d4r19 күн бұрын
Somalia 🇸🇴 miya msa Kenya 🇰🇪
@RuyaAli-e5fАй бұрын
Qalbiga Allah kuu qaboojiyo abyo sorry 😞 😭
@MudeMusaMymohamedАй бұрын
Jikarta why don't you cll him infront of her plz 😳 Anyway Gabar wangsan sorry aboyo don't give up
@nashadhajji915Ай бұрын
Jecel muxu dad bdn madixisa lo dulmiyay mudnen uu qofka lahen lo mariyaaa 😢
@CabdirashiidMaxamed-z8uАй бұрын
jacayla aabaha wasa gabdha quruxda badan saana uma qalanto sorri sistar🎉😢
Qoftaan Ridwaan isack haloo geeyo hadey nici weyso ha i salamin😅
@deeqomaxamud4549Ай бұрын
😂😂😂
@AbdisamedFOsmanАй бұрын
Hhhhh wlh Ridwan aamin sanhy xaqiiq qofka Waxuu yahy laguu sheegaa Sheeko maybe may be ha ii keenin cml
@kingmudi1519Ай бұрын
Wlh dad jecel darted u oynayo hadaan arko waan kuqosli jire lkn hada lajogo aneey Ihaysta😢
@QuruxsanInaadeenАй бұрын
😂😂😂😂adigana qado wll 😂
@Imoo529 күн бұрын
@@QuruxsanInaadeen see wax yeeshay😂😂
@Filsan-o1oАй бұрын
Ax abayo nacas kas maxa ku daba dhigay rabiga isku dhib o kajar calosha qeyrka ayu ku dhafiyay balayo alle haku rido adun iyo aqiraba rabi haku cadabo ilhy aya kaga baryay sori abayo 🤲🤲🤲🤲😭😭😭😭
Dumarka raga badan akhirka cidlay istaagann.waayo waa nabsi socda amaba ninka u arkaya gbdh nin walba hallo leh...marka af aamusan waa dahab😢
@GbGbb-ph1lzАй бұрын
Raga naagaha badanba waa lamid
@rahmaducaale7917Ай бұрын
alle qalbigag ha kasaaro abyo
@saidalikosar1554Ай бұрын
too emotional i cried wlxii😭😭😭😭😭
@AbdiwaliEregАй бұрын
Caqabadkastoo aad lakulanto waxad ku noqonaysaa waayo arag dhameystira. Runtii waxa tahy gabar qalbi wngsn, daacad ah, diinleh iyo waalid baari ah. Samir iyo dulqaad kaasho kuna mashquul nolashada.isku day inaa naftaada dhisto qiimahedana kor uqaado.☝🏻
@postpaloto6349Ай бұрын
Wur Somaliyey Aniga Nolozha Qeepta CaruuTa ma ugu jiraa wpa yape wax zidan cml nogu zuuronyo Aa la'nahy😂
@AminaAcademy21 күн бұрын
Masasada dhig hee😢😂😂😂
@ibadahajiahmedsaymay2005Ай бұрын
Jakarta wiilkas ina so heshid kudadaal inkasto uu danesty qof Saa iigaly ano ubahan Iga tagy agteyda ixtiram Uma oli lahen jceyl wu jira mudo waloo xanunsa kra lkn inu sawirkisa iisarnaado abyo nin nina lagu ilawa 2nin shukanso ama hal wala qabsane isku dhib wllh saan xal kumaha wuku farxaya ina wali u oyneyso numberkisa xita doqonki liity kuqor wllh qalbigaga ku adkaanayo allaha kusiiyo badal kheyr qabo❤
@nasmacumar309615 күн бұрын
Wa runta jacalka kugu horeyay hadu wanag badan ku tuso Oo ka tago inta ka dabaysa way Adagtahay inad xidhidh salaysid lkn Xppti iska ilow way adagtahay
@ThaqiilAbdi15 күн бұрын
Waaar qooftaan niin nasiib leeeh umbaa helii karaa wlhiii