Abdisalaan Hereeri muxuu ka yiri qadadii Uubaale. Gacantii Bashir. Part 2

  Рет қаралды 29,874

Turbashaash Family

Turbashaash Family

Күн бұрын

Пікірлер: 115
@waberihassan7867
@waberihassan7867 Жыл бұрын
Machaallah qurbaha stress aya nagu dileey war somaliyey dhulka hooyo wad kuu raxaysateey machaallah illahay ha idin barakeyo 😭❤️
@Intifaacso
@Intifaacso Жыл бұрын
Dad waaya arag ah ayaa ishelay, waa alle mahadiis nabada iyo wanaaga dalkeena 🤲
@AbdulAhmed-gx2rh
@AbdulAhmed-gx2rh Жыл бұрын
Haaye, Haaye, Haaye...!!! Aqyaar baa meeshaa isugu tagtay iyo dhul nabada maanshaa Allaah.. intaasaa idinkaga filan ''NABADU'' Qiimaha ay leedahay. Allaah ha idiin Ziyaadiyo nabadaad haysataan wixii carqalad ku ahna Allaah ha idinka qabto. Aqyaarta oo uu ugu horeeyo Wariye Rugcadaa ah C/Salaan Hereri, Mhad Cabdile, iyo Bashiir oo ah Host ama martisooraha. Maanshaa Allaah......From London... Croydon.
@saidkhalif7456
@saidkhalif7456 Жыл бұрын
Mnsha allh illh cafimaad haydin ka siiyo adbn usalamaya legend Abdisalam hareri
@slanddifac5460
@slanddifac5460 Жыл бұрын
Masha allah Allow u siyaadi nabado barwaaqo ku soor Somaliland enjoy guys jamuuriyada barakeesan
@fardusaw9688
@fardusaw9688 Жыл бұрын
Masha Allah Masha Allah i wish I was there nimcada Allah ha idin siyadiyo viva juhmuriyada barakaysan ee somalilan.
@gahnuggaydh6383
@gahnuggaydh6383 Жыл бұрын
Masha allhu Tabaraka shifa Ku cuna Allhu Akbar kariima
@dr.abdullahimaow4099
@dr.abdullahimaow4099 Жыл бұрын
Asc Bashir, Sxb, waa Allaah mahaddiis. Dhamaanteenba meelkastoon joogno Allaah ha nagu xafido. Aamiin, Aamiin, Aamiin. Warkaaga ha la helo. Nabadeey, mahadsanid
@melmi9330
@melmi9330 Жыл бұрын
Maashallah tabaraka alraxmaan S/maliland bash bash iyo barwaaqo Ilaahayow ugu wad 🎉🎉💕💖💚🤍❤️🌹🌹🥀🥀💐💐🙏🤲😊✋
@arliyop3199
@arliyop3199 Жыл бұрын
Masha Allah Mahad waa qof ixtiraam iyo wanaag badan dadku haday sidaa wada noqon lahaayeen way fiicnaan lahayd, pls Mahadoow adba sheef baa tahaye noo soo samee muqaalkab oo kale waagii maskaxda aad na bari jirtay waan kula soconee
@ahmedyuusuf2168
@ahmedyuusuf2168 Жыл бұрын
SOMALILAND markan arko nabada iyo barwaaqada Qurbe joogga so noqotay Wa masha allah alla wayn .
@hawamaxamud3869
@hawamaxamud3869 Жыл бұрын
Maashaa allah waa meel purux badan oo lugu dalxiiso..
@chelseakante5594
@chelseakante5594 Жыл бұрын
Manshalaah turbabash bashiir iyo haaye haaye all the legends Manshalaah alhamdulilh mahad bashiir waxan ubaahanthy inaan deris lanoqdo oo qurbaha iska gasooguuro plz iwaydii inuu dhul hayo mahadsanid
@cawilabokor2431
@cawilabokor2431 Жыл бұрын
Masha, Allah dhulka hooyo ayey raaxo taala.lakin waa ninkii haysta.....😂😂😂
@odayjama1829
@odayjama1829 Жыл бұрын
Mahad waa besaani welibah farxaan ah raga akhyaarta ah lajoogah laftoodu waa ciyaalka xafada .mahad oslo ayaa kasoo salaamin
@nuuraxaamudismaaciil4312
@nuuraxaamudismaaciil4312 Жыл бұрын
Mchallah tabarkalah mahadow wahi wan uhunguroday kawaran caafimaad kucuna wllalayaal
@maxamedaadan8114
@maxamedaadan8114 Жыл бұрын
Maansha allah Cuna hilibka
@khadijsibrahim8111
@khadijsibrahim8111 Жыл бұрын
Ma sha alla mahad Bashiir iyo Abdisalan wat mahadsanti 😘👍
@samirasahra1747
@samirasahra1747 Жыл бұрын
MaashaALaah
@abobasement346
@abobasement346 Жыл бұрын
Masha Allah hayhay weyeh.@ Good job
@AliMohamed-qu5ht
@AliMohamed-qu5ht 10 ай бұрын
Maansha allah alla mahadle
@alisaid1214
@alisaid1214 Жыл бұрын
Mahad,bashiir,Abdisalaam Longlive brothers Maansha allah Raaxo waa dhulkiinii Ilaahay ha ina garansiiyo Natural beauty land Somaliland longlive
@habibamursal3942
@habibamursal3942 Жыл бұрын
Masha Allah waa maalin wacan Allah ha idin daaweeyo
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi Жыл бұрын
Rag culus baa is helay maasha Allah.
@Hohumed
@Hohumed Жыл бұрын
Bashiir waan in aad nacasuunto markaan soolabano 🇺🇸waan soo soconaa
@cukeyr12345
@cukeyr12345 Жыл бұрын
Mashalah enjoy dalkaaga hooyo guys
@amaalahmed1847
@amaalahmed1847 Жыл бұрын
Maasha Allah tabaarikalaah hawo caafimad
@ملكةالإحساس-س2ه
@ملكةالإحساس-س2ه Жыл бұрын
Mansha allah dad qiimo. Leh ayaa is helay
@sagalahmed7222
@sagalahmed7222 Жыл бұрын
Maasha Allah Alle ha idiin shifeeyo
@mdh8066
@mdh8066 Жыл бұрын
Mashallah, enjoy guys, this is next level vacation. Homeland is calling, Mahad this is not good brother, we might leave everything and book the first flight :)
@sheikhbayle1643
@sheikhbayle1643 Жыл бұрын
Asc Waan ku salaamay Mahad. Waxa doonayaa inaan kula soo hadlo halkeen kaala soohadlaa Waaanigii balasanayn inaan is aragno Marka aad timaado Hargeisa.👍👍
@MahadAbduleTurbashaash
@MahadAbduleTurbashaash Жыл бұрын
Insha Alla. Dubai baan imi. Waxaan soo noqonayaa 02.01.
@calanqaran
@calanqaran Жыл бұрын
maasha Allah caafimaad ku cuna
@munas3659
@munas3659 Жыл бұрын
Masha Allah My brother legend Masha Allah bless you alllove love ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉👋👋👋
@Munashorta9292
@Munashorta9292 Жыл бұрын
Mashaa allah I am so jealous of you guys mashaa allah allahuma barik aamiin aamiin enjoy sidaan ayaa loo dalxiisaa mise wala iska dhaafaa ❤❤❤❤❤
@samsamjama144
@samsamjama144 Жыл бұрын
Mashallah Allah ha idin Barakeyo
@shugrihassan7769
@shugrihassan7769 Жыл бұрын
Asc Alla Waan idin salaamay
@bahjazheekh2530
@bahjazheekh2530 Жыл бұрын
Maansha allh inaan orgi qashabay igahaysa kadibna an moofadiisan ukeento. 😋😋😋
@ahmedyuusuf2168
@ahmedyuusuf2168 Жыл бұрын
Gobolka hawd .somaliland Uubale .masha allah Gobolka hawd wa halki dalka laga xoreyay nabad iyo barwaaqo sooryo wacan allow nabada u siyaadi somalilander.
@Dr.HusseinEid
@Dr.HusseinEid Жыл бұрын
Uubaale ma meesha hargeysa koonfurteeda ku taale baa mise waa meel kale oo restaurant ah
@onabeat6352
@onabeat6352 Жыл бұрын
Waad ku magadsantihiin sidaad u soobandhigteen nolosha wanaagsan ee dalkeena. Waxaanse idinku boorinaya inaydaan afka qalaad mihiimadda siin. Waayo Barnaamijkani waa wacyigalin. Wuxuu anfacayaa dadbadan oo aan wanaaga iyo nimcada dalka war u heen. Markaa afkuna nimcaduu kamid yahaye isaga,uun ku sharaxa. ALLAHU ACLAM WABILLAAHI TOWFIIQ.
@amalismail7772
@amalismail7772 Жыл бұрын
Masha Allah caafimad ku cuna 🙏🏼❤️
@bulshaawishow2024
@bulshaawishow2024 Жыл бұрын
Mahad Gabilay maxaa noogu imasn waysay
@officialsuhuur9061
@officialsuhuur9061 Жыл бұрын
Mashallaha ciidiii hooyo wanagsanaa
@Mohamed-qt7ql
@Mohamed-qt7ql Жыл бұрын
Abdi salaan gacan ayaa u taagay
@khadiijacabdiraxman1308
@khadiijacabdiraxman1308 Жыл бұрын
Mashaa Allah alxamdulilaah caafimaad kucuna
@abdifatahnor1338
@abdifatahnor1338 Жыл бұрын
Haaaaye haaaye Garxajis Arab H awal Hj maqan
@zamzamcabdiraxman5351
@zamzamcabdiraxman5351 Жыл бұрын
Enjoy your trip walal Motherland❤️
@suadfarah8997
@suadfarah8997 Жыл бұрын
Asc wall xageen kaala soo xidhiidhaa
@maxamedxuseen4516
@maxamedxuseen4516 Жыл бұрын
Maashaa allaah wll guulayso
@mowlidabdilahi8079
@mowlidabdilahi8079 Жыл бұрын
Maansha allah
@Hargeisavillagevlogs
@Hargeisavillagevlogs Жыл бұрын
Ala maxaa qurba joogtii ciil ku disheen abti iyo adeerayaal😅
@miriamfarah2665
@miriamfarah2665 Жыл бұрын
Mashaallah rag culus salan sare
@abshirmohamed3527
@abshirmohamed3527 Жыл бұрын
Masha allah great food great people
@aminaabdi5878
@aminaabdi5878 Жыл бұрын
Wauw mansh Allah
@nassermohamed8837
@nassermohamed8837 Жыл бұрын
Mahadoow in soo qaad beerkaa sweden
@faatihfaatih3398
@faatihfaatih3398 Жыл бұрын
As iwrn kootaale iso salaan
@shugrihassan7769
@shugrihassan7769 Жыл бұрын
Er der kun 2 persone spise beerka for andre hen?
@AhmedMohamed-tn5yg
@AhmedMohamed-tn5yg Жыл бұрын
Well done and well fed talk after food though
@yaasir1936
@yaasir1936 Жыл бұрын
😂😂😂😂 abdisalam hereri goorma la kulmayaa tolow last 15 yrs u danbeeyye waan daawanayay barnaajiyadisa lkn nasiib uman yeelanin
@leylaa3666
@leylaa3666 Жыл бұрын
Maanashallahu Saxaw hana ilahay nabada how sayadiyo meelaan nabad ahayan waxaba lagama beeran karo waxana laguma cuni karo Maanashallahu
@inaapdi8872
@inaapdi8872 Жыл бұрын
One day wakuso boqon doona Wll
@yuusufsamiiz9554
@yuusufsamiiz9554 Жыл бұрын
Mazha alalh
@caraaleIrbad
@caraaleIrbad 6 ай бұрын
Tashgi dhar lagu maydho Ayaan aqaanay
@amiirmaxamed2149
@amiirmaxamed2149 Жыл бұрын
Masha allah
@عبدالكريماسدى
@عبدالكريماسدى Жыл бұрын
صح وعافيه ,
@robb3648
@robb3648 Жыл бұрын
ماشاء الله
@nassermohamed8837
@nassermohamed8837 Жыл бұрын
Abdisalaan Hereri weriye skrev oo somali oo dhaami jeceshahay
@kawsarxuseen2442
@kawsarxuseen2442 Жыл бұрын
Masha Allaah beautiful environment with organic meat cooked wooden oven good job 👏 but someone eating with left hand which is xaram yakhi
@jamalskp7280
@jamalskp7280 Жыл бұрын
Heriri marbaanu Holand wada qayilay markii dambana barnaamij nagu dul sameeyey
@saudaahmed5565
@saudaahmed5565 Жыл бұрын
Asc cafimad kuwada cuna kuligina🤲🤲🤲
@inaapdi8872
@inaapdi8872 Жыл бұрын
Gobanimo ❤
@samsamjama144
@samsamjama144 Жыл бұрын
Where is oubaleh
@lulali8651
@lulali8651 Жыл бұрын
Nin mahaduu cunto Karin yaqaan naag ma guursanayo
@rashiid187
@rashiid187 Жыл бұрын
Glass's mint tea 🍵 baa idinka maqan. Ama geed xamar. Wadankeena ad bu uga baxaa mana cabno
@hamdiahmad2116
@hamdiahmad2116 Жыл бұрын
Shifaa walhanah
@IbadaWarsame
@IbadaWarsame 5 ай бұрын
Mmm I am hungry now
@zamzamcabdiraxman5351
@zamzamcabdiraxman5351 Жыл бұрын
Mashaa Allah❤️😋😋
@faatiyasoomaliland8291
@faatiyasoomaliland8291 Жыл бұрын
masha allaa masha allaa
@lulali8651
@lulali8651 Жыл бұрын
Somaliyaa waa dhuldahaba laakiin doqomo baa ku nool.dadka aduunka ugu doonaan waa somaali uguna damiirka xun qabayaalada madaxmartey.
@hodanibrahim6033
@hodanibrahim6033 Жыл бұрын
Soomaali land baa illaahay ugu deeqay nimciyo nabad rabbiyoow waa mahadaa
@jamaadnuura10
@jamaadnuura10 Жыл бұрын
Xaqiiq
@عبدالكريماسدى
@عبدالكريماسدى Жыл бұрын
Ubaale waxan igu damaysay waxan filays in aya ahayd 1984
@yusufali2900
@yusufali2900 Жыл бұрын
Laba sano ka hor dhalashadaydii kkk
@AOmaar
@AOmaar Жыл бұрын
Yaa Salaam waar ilmaadeerayaal wasladdayda maa ii soo dirtaan....DHL-kiina wuu ka shaqeeyaa meeshee?
@MahadAbduleTurbashaash
@MahadAbduleTurbashaash Жыл бұрын
Kkkkkk.
@musemuse1507
@musemuse1507 Жыл бұрын
Cool
@cabdicaydiid3320
@cabdicaydiid3320 Жыл бұрын
Uubaale waa xaggee? Ma tuulo Hargeisa u dhow baa Mase waa xaafad ka mid ah hargeisa.
@khadaraweys4398
@khadaraweys4398 Жыл бұрын
10km ayey hargeysa Koonfurta kaga beeggan tahay.
@suadfarah8997
@suadfarah8997 Жыл бұрын
Asc
@abdikadir-Jamaame
@abdikadir-Jamaame Жыл бұрын
Enjoy libaaxyada
@khadraali1706
@khadraali1706 Жыл бұрын
Jamaame waa uubaale magaaldii arabka ❤❤❤
@libanabdi133
@libanabdi133 Жыл бұрын
Where is the banana?
@shugrihassan7769
@shugrihassan7769 Жыл бұрын
😀😀😀😀😀hitral
@ahmedhamad8557
@ahmedhamad8557 Жыл бұрын
Maa wax isla cuntaan sxb.
@hiboibrahim1983
@hiboibrahim1983 Жыл бұрын
Bariiskii Ubaale, Baamiyahii Ubaale, Ragii Ubaale, oo awaaye Haweenkii Ubaale?😂
@MahadAbduleTurbashaash
@MahadAbduleTurbashaash Жыл бұрын
Way soo socdaan. Dhowaan.
@abdiomar9709
@abdiomar9709 Жыл бұрын
Meesha reer koonfureedkii hore ayaa meesha isku helay,
@HaaWakaa-df3nb
@HaaWakaa-df3nb 7 ай бұрын
Bashir mashaallah u doing great I just wanna give u a little advice if u don’t mind If this your house and u already bought it Do all u can not to marry from hargeisa As soon as u get ur first baby if I ain’t trying to bring a wife back to London She will cause u problems and u will end up loosing ur assets Believe me
@shugrihassan7769
@shugrihassan7769 Жыл бұрын
Jeg er sulten❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🌹🌹🌹🌹🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽
@ahmedhussein1774
@ahmedhussein1774 Жыл бұрын
Mansha allah
@kawsarcabdiraxaman7495
@kawsarcabdiraxaman7495 Жыл бұрын
Ma shaa allaah
@husseinyusuf9231
@husseinyusuf9231 Жыл бұрын
Masha Allah
@adangudhane336
@adangudhane336 Жыл бұрын
Maansha alaah
@fowzia1abdullahihaji156
@fowzia1abdullahihaji156 Жыл бұрын
Mansha Allah
@fadumofarah2001
@fadumofarah2001 Жыл бұрын
Mahad ubale ma Hargeisu xaafad ka midabaa mise waa magaalo kale google baan waydiiyo waa so bixi waydey
@Kampala05
@Kampala05 Жыл бұрын
@@fadumofarah2001 ubaale waxay ka tirsan tahay degmada Baligubadle gobalka Hawd
@fadumofarah2001
@fadumofarah2001 Жыл бұрын
@@Kampala05 thanks walalo waaba meel cajiiba gurigaa quruxdiisa inuu casimad ku yaal Baad mooda
Mucjisadii Banka Balligubadle. Waa sheeko aniga igu dhacday 80ts.
15:36
Turbashaash Family
Рет қаралды 18 М.
Shaah iyo sheeko. Ubaale. part 1
18:28
Turbashaash Family
Рет қаралды 22 М.
VAMPIRE DESTROYED GIRL???? 😱
00:56
INO
Рет қаралды 6 МЛН
How do Cats Eat Watermelon? 🍉
00:21
One More
Рет қаралды 14 МЛН
Inside Out 2: ENVY & DISGUST STOLE JOY's DRINKS!!
00:32
AnythingAlexia
Рет қаралды 18 МЛН
Habeenkii Hereri iyo Oslo
12:38
Turbashaash Family
Рет қаралды 2,7 М.
Abwaan Maxamed Xaashi Gaarriye (AUN) oo ka Sheekaynaya Farqiga u Dhaxeeya  Tix iyo Tiraab!
7:53
Intergovernmental Academy of Somali Language AGA
Рет қаралды 3,1 М.
Mahad Abdulle - Aabe ku Dayasho Mudan - The Role Model Dad
20:38
Banana tea. Qolofta Muuska ama Mooska oon shaah nooga sameeyay
9:42
Turbashaash Family
Рет қаралды 1,8 М.
Safarkaygii dalka Cambodia 🇰🇭  Nolosha soomaalida Cambodia
22:28
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 143 М.
Sheeko iyo shaah Ubaale. waxbaa ka dhacay. Baahidaada soo koob.
20:04
Turbashaash Family
Рет қаралды 24 М.
VAMPIRE DESTROYED GIRL???? 😱
00:56
INO
Рет қаралды 6 МЛН