Abdulaahi Shariif Baastoow Iyo Sooraan Oo Heestiisii Cabasho Lagu Muujiyey+Magaca Cusub Ee Sooraan

  Рет қаралды 124,309

Horn Cable Tv

Horn Cable Tv

Күн бұрын

KALA SOCO HORN CABLE TV WARARKI UGU DANBEEYEY , HEESO , MUSIC, IYO WALIBA DHACDOOYINKA KU BIIR FACEBOOKAYAGAN / horncabletvhctv AMA BOOQO WEBSITE KAYAGAN
www.horncable.tv/

Пікірлер: 112
@abdulwelidaud6584
@abdulwelidaud6584 6 жыл бұрын
Cabdilaahi Shariif baastow iyo sooraan ismaaciil sugule DurDur legenDs
@khadaressa8735
@khadaressa8735 6 жыл бұрын
Magicii hore ee Sooraaan (Xaaji Marduuf)
@AliHassan-cx5dy
@AliHassan-cx5dy 6 жыл бұрын
soomaalidu waa dad wada fudud waxaan akhriyay faalada ay ka bixinayaan waraysigan qof walba wuxuu doono ayuu qorayaa hal qof oo si saxa waraysigan uga faalooday maan arag walee qoom wada waalan baynu nahay
@axmedmaxmed8362
@axmedmaxmed8362 6 жыл бұрын
Xaaaji marduuf iyo baasto waan salamaya
@nagam9246
@nagam9246 6 жыл бұрын
Wow mansha alllah wlhi codkaaaga wa garntiiiin nice wad ka wadata adeer
@nagam9246
@nagam9246 6 жыл бұрын
Wellcom to hargysa camii
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 5 ай бұрын
Alle haw naxariisto Ustaad Sooraan
@asalcabdalesaciid531
@asalcabdalesaciid531 6 жыл бұрын
Baastoow isku xafad ayaan ahayn suuqa ansalooti buurka ayuu daganaa reer binqaasim guryahooda xusuus
@faareey
@faareey 6 жыл бұрын
ASAL CABDALE SACIID. Waraa ansalooti anaa ka imaadi walaahi. Facebookga igu soo darso aan iswareesanee (Tecnomoha) kan waaye Facebookgeyga
@nagam9246
@nagam9246 6 жыл бұрын
Wow abwaana iyo fanain ba is helay axsan
@waakomedia9861
@waakomedia9861 5 жыл бұрын
Legend baastow legend baastow
@ahadihamadou7352
@ahadihamadou7352 Жыл бұрын
Allah yarham
@athnaanofficial4289
@athnaanofficial4289 3 жыл бұрын
Sooraaan ismaacil sugule alle ha u naxariisto😥
@CSheeko
@CSheeko 2 жыл бұрын
Aaamin wll
@isxaaqmaryacade18
@isxaaqmaryacade18 6 жыл бұрын
Hada Garoowe Joogaa
@maqalka-sportsZone
@maqalka-sportsZone 6 жыл бұрын
war wariyuhu shaadh xumaa
@mohameddeeq8551
@mohameddeeq8551 4 жыл бұрын
dhaqanka noocan ah amba waan kaa yaabana wuxuu soo arkay ayuun buu soo copying gareeyay Shaadh xumada
@sahrasy7102
@sahrasy7102 6 жыл бұрын
Heesta waa hees caan aha weye war waxan wariyaha isku shegayo intu ka yimid?
@waakomedia9861
@waakomedia9861 5 жыл бұрын
Legend shariif basstow
@mzBerryFizz
@mzBerryFizz 6 жыл бұрын
This Man is a LEGENDDDDDDDDD!!!
@cohenlegend692
@cohenlegend692 3 жыл бұрын
Sorry to be off topic but does anyone know of a trick to log back into an Instagram account?? I was stupid forgot my login password. I would love any assistance you can give me
@hindamowliid1089
@hindamowliid1089 3 жыл бұрын
Mansha aaalh
@hassanomer1334
@hassanomer1334 Жыл бұрын
Ilahay hawnaxariisto abwaan sooran
@garaadsaami9518
@garaadsaami9518 6 жыл бұрын
Kaliyaa waxaa laga dhaxay dowld dumintii in dadkii isjeclaa ay kala halaaban iyo qaxooti iyo gaajo iyo cuqdad qabiil ma aaaminsani somali sidii ay ahaanjirty way kuso noqonkrtaa ax
@isxaaqmaryacade18
@isxaaqmaryacade18 6 жыл бұрын
garaad saami Sax
@xadarisoxadir2940
@xadarisoxadir2940 4 жыл бұрын
Kkkk xumaan ayaa qalbikaga ka buuxda sida fariintada ka muqta
@ymmmu7734
@ymmmu7734 6 жыл бұрын
Lagend axsan fanaan
@CSheeko
@CSheeko 2 жыл бұрын
Alla yarxamak marxuun sooraan ismaaciil sugule alle qabriga kuu waasici
@kayseali8070
@kayseali8070 6 жыл бұрын
Runtii heestani waxay muujinaysaa aqoonta abwaanada soomaaliyeed waana saadaal mustaqbalka ah
@kaderismail4151
@kaderismail4151 6 жыл бұрын
Midaaan calmadaa iciishee War gbdhoow ciilka kadaaya raga
@bobbyhuska6758
@bobbyhuska6758 2 жыл бұрын
Marna ima rona marna ima ronaa jacel ani ima ronaa💔🥺
@muuseaadan8681
@muuseaadan8681 4 жыл бұрын
Waa qiso cajiiba firidhkii soomali ku dhacay waxaa aabo uahaa hogaankii talada dalka hayay halkan gaadhnay iyo halka aan maanta joognaa waa kala haab fanaaniintii soomaliyeed inta nool waxaan u rajaynayaa nolol tan dhanta intii dhimatay alle haw naxariisto
@alfazaalhaji5988
@alfazaalhaji5988 4 жыл бұрын
Baheeya bari kayimidoo,..rer konfor markan aheyn waxan aminsananjirnay in jin oo dhan u daganyahy buuraha bari..xasuus deer ayay leedahay heskan ninki garanaya garanaya
@18mayusoobaxareersomalilan61
@18mayusoobaxareersomalilan61 6 жыл бұрын
Waar soran wuu ciyaarsiyay ninkan waale waan qoslay
@warsamemahmoud8706
@warsamemahmoud8706 4 жыл бұрын
Adeer shaadhka sidan layskuguma dhejiyo wariye wa badawnimo.
@nagam9246
@nagam9246 6 жыл бұрын
Aanwada cawaynee cawooy cawa hee igu dara inta kale
@saeedq2349
@saeedq2349 6 жыл бұрын
Caawa maysla dheelnaa!
@nagam9246
@nagam9246 6 жыл бұрын
Saeed Q thnkz
@saeedq2349
@saeedq2349 6 жыл бұрын
U wlcme.
@faysalismail5901
@faysalismail5901 4 жыл бұрын
aan wada caweynee casooy caawa ma isla dheelaa is ciyaarsiinaa woow
@maxamedkhaliif9680
@maxamedkhaliif9680 4 жыл бұрын
sooraan
@cabdiqaadir4232
@cabdiqaadir4232 5 ай бұрын
Waw
@cabdiqaadir4232
@cabdiqaadir4232 5 ай бұрын
Baastow lagin hore
@richboycolumpia1293
@richboycolumpia1293 6 жыл бұрын
AhLen to hargyzah
@cabdiqaadir4232
@cabdiqaadir4232 5 ай бұрын
Aabahey aa baro kayimid miyaa laga wadaa
@aliabdullahi1410
@aliabdullahi1410 5 жыл бұрын
Ninkaan shaatiga ceejada ku haayo TVga uma sheegaan miyaa inuu neefta isku dhejin.
@Waliidaabihiisa
@Waliidaabihiisa 4 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂
@amalnor
@amalnor 6 жыл бұрын
Inalilah qadarta alleh miyaa uuleeyay heesta keentay kkk somaliyoodhan ayaa wareegaysay 27 sano iyo kabadan
@geeseydaahirgesey6568
@geeseydaahirgesey6568 6 жыл бұрын
soraan sugule nin hal abuura ah nolow mudane
@qosoliyoqaraaxo8926
@qosoliyoqaraaxo8926 4 жыл бұрын
Wariyaha iyo shaadhka
@AbdiazizAlibare
@AbdiazizAlibare 6 жыл бұрын
War ninkan boosh .Shaadhka ka hagaaajiya oo shaaadh leeeeg u xidha
@abdulbasito5778
@abdulbasito5778 6 жыл бұрын
Sooraan aka xaaji marduuf hhhhhh
@mohamouda.dualle0277
@mohamouda.dualle0277 4 жыл бұрын
Weriyahaa magacii
@mohazovar2883
@mohazovar2883 4 жыл бұрын
Shati cadan
@gabdhtuulo5922
@gabdhtuulo5922 3 жыл бұрын
Isku dhajis shaar shaadh cidhiidhi😂
@ahmedgermany5409
@ahmedgermany5409 3 жыл бұрын
Maxamed Boosh
@Halganmedia1lc
@Halganmedia1lc 4 жыл бұрын
Reer Bari ayaa jawaabta heestaan laga sugaa
@saedsara
@saedsara 6 жыл бұрын
Ninkan wariyaha ah ee baastow waraysanaya shaadhka ayaa ka yare ma walaalkii oo ka yar ayuu ka soo xaday
@saadaatmuuse111
@saadaatmuuse111 6 жыл бұрын
Sahra S naa maxaa kaa galay
@saedsara
@saedsara 6 жыл бұрын
saadaat muuse dee waan ka naxaya
@saadaatmuuse111
@saadaatmuuse111 6 жыл бұрын
Sahra S Hhhhh aniguna adigaan kaa naxay iminka
@saedsara
@saedsara 6 жыл бұрын
saadaat muuse nin wayn oo meel kasta laga daawanayo oo aan baahi haynin oo waxaas soo xirtay
@saadaatmuuse111
@saadaatmuuse111 6 жыл бұрын
Sahra S Adigu xaged joogtaa
@osmanabdi8380
@osmanabdi8380 4 жыл бұрын
OSMAN
@NOURMOHAMED-lg8sc
@NOURMOHAMED-lg8sc 2 жыл бұрын
Allaayacisak
@omarabdulahi3661
@omarabdulahi3661 4 жыл бұрын
Sxbkay waye walahi anjeclahay marku yiri walahi wan qiroday dad waa dadki hore
@richhome3678
@richhome3678 4 жыл бұрын
Anigaba waa is bedelay runtii Cuqdad isuma qabaan dadkii Hore, saaxiibtinimada ayuu Garanayaa sideetamaadkii baa la kala lumay ilaa hadana laysma ilaawin
@z012y
@z012y 3 жыл бұрын
Sooraan Ex Xaaji marduuf 😂 😂
@mojama6484
@mojama6484 6 жыл бұрын
Hhhhhhhhhhhhhhh waxaan Ku qoslayaaa sooraan oo yidhi anagu umaaanu dhiiibin sidu ugu soo dawaafo ilaa cadan
@halimaoma4140
@halimaoma4140 5 жыл бұрын
Kkkkkkk waan qoslay sooraan jir oo joog kkkkk
@abdiwahabhusein8513
@abdiwahabhusein8513 6 жыл бұрын
Sooran Madacuu ii saaran yaHy wlHi.😂😂
@hajjizeykol98
@hajjizeykol98 6 жыл бұрын
Anoona magaca aqoon maxaan heesran dhaveystay mudane *abdulahi baastow* so sorry 😭
@caynicayuniciseqalidumaar3569
@caynicayuniciseqalidumaar3569 6 жыл бұрын
hhhhh top
@إدريسمحمود-ث8ب
@إدريسمحمود-ث8ب 6 жыл бұрын
War wuu walay
@abdikanimohamed3768
@abdikanimohamed3768 4 жыл бұрын
wariyaha waa dhoore style shirt small zise xiran yahay waa too tight waa ku dhagan yahay fuck
@yaasiin70
@yaasiin70 6 жыл бұрын
Sooraan old nickname Xaaji Marduuf lool
@geediwarfaa6398
@geediwarfaa6398 6 жыл бұрын
waagii hore muqdisho oo keli ah baa ladhisi jirey 1990 wixii kadanbeeyey magaalo walba dadkii lahaa way dhisteen dhulkoogii taasaa laga faaidey kalataga 5 somali waykudeeysey riyo bay ahayd
@cabdiraxmaanyare4665
@cabdiraxmaanyare4665 6 жыл бұрын
Xaaji Marduuf 😂😂😂😂😂
@abubakarabdalla1456
@abubakarabdalla1456 3 жыл бұрын
😂😂😂😂😂 war sharka wilkadi ma so xeratay
@regularwarya
@regularwarya 6 жыл бұрын
Baheeyaa bari ka yimid ... koofur marka aynu joogno waxaan aaminsan nahay in Jinni oo dhan buuraha bari degan yahay ahahahahah . Saar iyo mingis ayagaa noo keenay dowlo waa kaftan laxan macaan iyo music ayay DURDUR ku lartay heeskan .
@samiaahmed3875
@samiaahmed3875 Жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂 bisanka
@maxamedali1611
@maxamedali1611 4 жыл бұрын
😭😭😭😭😭
@bareomar4050
@bareomar4050 Жыл бұрын
Heesaha qaar ee guhaanka ah lama qaado Xitaa hadii aad heesta la qaado adiga oo jecleysanayaa hessta waxa laga yaaba in ey kuu rumowdo
@taygasurey8093
@taygasurey8093 6 жыл бұрын
kulahaaa yaman puu ahaaa nin kii baytariga tumi jiray
@xasankulmiyeexetramist8989
@xasankulmiyeexetramist8989 6 жыл бұрын
Weriye boosh ma jabu biyo raciyey Isago qoriy@ igu danbaysaye LIKE isar hadad naaxniin ka darenty weriyaha
@isxaaqmaryacade18
@isxaaqmaryacade18 6 жыл бұрын
Xasan Kulmiye Exetramist Naaxniin Maxaad ULA Jedaa
@saedsara
@saedsara 6 жыл бұрын
Isxaaq Maryacade wuxuu uga jeeda cayil
@isxaaqmaryacade18
@isxaaqmaryacade18 6 жыл бұрын
Sahra S Haa Way iga Hoos Baxday Wlhi😂
@axmedcabdibootan3947
@axmedcabdibootan3947 4 жыл бұрын
A
@AhmedAli-yl8gf
@AhmedAli-yl8gf 3 жыл бұрын
Bal axadkaan shaatigii isku maqiijiyay daya
@love-vb8ch
@love-vb8ch 3 жыл бұрын
Heestii Rooxanta khatarta ah ayuu doontay maame waa khatar ilaa uu toos u arkay kkk
@bashiirdheere1098
@bashiirdheere1098 6 жыл бұрын
kala tagga somalida waxa laga faaiiday oo kaliya jaha wareer qaxooti dib u dhac iyo amni darro waxaad ka dheehan kartaa in koox musiga ah ay dhammaantood kala firdhadeen iyagoo si nabad ah ku wada noolaa waxana sabab u ahaa Jabhadihii xabashidu soo hubeysay ee dalka kusoo duulay,,,,
@bashiirdheere1098
@bashiirdheere1098 6 жыл бұрын
wan ka xumahay maanta xor ma tihid waligaana noqon meysid siilaanyo oo wasaaraddii maaliyadda lacagi ku luntay iyo siyaasi ku sheegyo canshuurtii dalka wax kusoo bartay ayaa cadawga itoobiya u galay kaligoodna ma aheyne kuwa koofureed ee USC SSDF ayaa sidoo kale sameeyay midda kale maanta dunida somali ahay ka tahay qaxooti ah oo dunida ka haray waxana kaa reebay xabashi waxana madaxa kaaga jira hadallada SNM ee ay carruurtooda ku biilaan kuna naaxeen xabashidana ugu shaqeeyaan laakiin adigu haddii ad taahy shaqsi somali ah wad dareemi akrtaa halka maanta ay itoobiya mareyso iyo halka an maanta mareyno waqooi iyo koofurba , mucaaradku mar kasta waxay dhaliilaan dowladda oo waa shaqadooda laakiin ma ayhan inad aaminto hadalladooda waad ogtahay in meles zanawi uu itoobiya xukumaayay markuu xukunka qabtay ilaa uu ka dhintay mana jirto jabhad ku duushay waxana jabhado ugu dambeysay markii ay somaliya bur-burtay...
@HawrarLyrics
@HawrarLyrics 6 жыл бұрын
Bashiir Dheere Ifkaba 18 may baanu nimi , Somalia waxay ahayd cadaabta ugu xun. Ilaahay baa goor khayr qabta oo samadu furantahay noo Soo diray mujahid diintii SNM ilaahay raali haka ahaadee.
@bashiirdheere1098
@bashiirdheere1098 6 жыл бұрын
kkkkkk mujaahid kulahaa kuwii dhintayna naartey aadayaan maxaa yeelay waxay ku dhinteen waddo qaldan haddaanay towbad keenin kuwa noolina nolol xumo ayey ku nool yihiin,,,
@isxaaqmaryacade18
@isxaaqmaryacade18 6 жыл бұрын
Yusuf Jama SNM Waxay Samaysay waxa La Dhihi Karaa Waa Khalad Khalad KaLe Lagu Saxay
@HawrarLyrics
@HawrarLyrics 6 жыл бұрын
Bashiir Dheere afwayna iyo ehelkiisa naar iyo siilkii hooyadiiba geliya
@BrithishBoy
@BrithishBoy 6 жыл бұрын
😂 wariyahaa Shaatigaan cariiriga Ah maxuu ku doortay Mase waa Style ka hada ka socdoo Somaliland 😂
@x-tttabdi50cent62
@x-tttabdi50cent62 6 жыл бұрын
Caaqilka Dadka Dulman Six pack loading
@cadeyawees4326
@cadeyawees4326 4 жыл бұрын
sorri baasto jinka idinka idiinka u yeertay oo la saaxiibay kkkkkl
@abubakarabdalla1456
@abubakarabdalla1456 3 жыл бұрын
😂😂😂😂😂
@odaydaad7539
@odaydaad7539 6 жыл бұрын
kkk
@dhuux7official181
@dhuux7official181 4 жыл бұрын
War bal qofkan wariyaha ah siduu shaatiga isugu ciqaabay arka 🙉 Muxuu iska ciqaabayaa hhhhhhh
@halimohmohamed420
@halimohmohamed420 3 жыл бұрын
Hhhhhhh
@khadarmunir
@khadarmunir 6 жыл бұрын
somali meelkaste tag waxaa kuu dambeyn dabagoray.
@abdifatahawil3280
@abdifatahawil3280 6 жыл бұрын
Hhh&h&hhhhhmmm
Heestii dab markaan ku joogsadaan iyo al fanaan Cabdullaahi Shariif Baastow
5:08
Somali National Television
Рет қаралды 86 М.
Officer Rabbit is so bad. He made Luffy deaf. #funny #supersiblings #comedy
00:18
Funny superhero siblings
Рет қаралды 19 МЛН
Хасанның өзі эфирге шықты! “Қылмыстық топқа қатысым жоқ” дейді. Талғарда не болды? Халық сене ме?
09:25
Демократиялы Қазақстан / Демократический Казахстан
Рет қаралды 338 М.
Cool Parenting Gadget Against Mosquitos! 🦟👶 #gen
00:21
TheSoul Music Family
Рет қаралды 31 МЛН
Bk iyo Sahra Ilays Heesta macaanow mehersigeena ciida iyo slntv 2015
12:25
Hawraar Music Production
Рет қаралды 966 М.
TAARIIKHDA 《AHU》 JILAA ABWAAN SOORAAN ISMACIIL SUGULE||2021
3:42
Abwaan Cabdillaahi Xasan Ganey  Iyo Hilinshow
1:11:14
Hilin Show
Рет қаралды 23 М.
heestii  buulaay  ee daahir gacmey 2014
12:14
dhalanyarada buulaay
Рет қаралды 24 М.
Heestii Eedo iyo al fanaan Cabdullaahi Shariif Baastow
5:48
Somali National Television
Рет қаралды 739 М.
shariif baastoow heesta dab markaan ku joogsado
6:25
CodkaSomalia
Рет қаралды 1,5 МЛН
Officer Rabbit is so bad. He made Luffy deaf. #funny #supersiblings #comedy
00:18
Funny superhero siblings
Рет қаралды 19 МЛН