Wallahi kuwan nasab ma aha o muslimna ma aha brother viva reer hiiran state ilahay ha unaxaristo inshallah
@ZeinabJimaale-tu3mf18 күн бұрын
Allaha Ilaheyow naga soo gar Munafaqan Hassan Sheikh naga wad Ummadda
@aminaahmed911519 күн бұрын
Subxaanallah Hasaan waa u dhameeyey cidankii soomaaliyeed
@alisham341318 күн бұрын
Subxaanallah waan ka xunahay gumaadka loo geestay xawaadle 😢ciidankii dawlada in qabiil loo laayo hadhowna hawiye lagu gabado waa waxaan la liqi karin😎Aaway kuwii Xassan tuug qabiilka ku difaacaysy oo cawaanta ahaa😎xawaadle ayaa maanta hiil u baahan intii dhimatay Allah ha u naxariisto dadkaas sida arxan xumada loo laayay ehelkooda samir iyo imaan Allah ha siiyo aamiin 🤲.
@makehilahmed369518 күн бұрын
Waa runtah. Allaha ku xafido bro. Malin walba ayaan u sheegaynay 7nuka leh
@faadumoabdullahiibrahim500618 күн бұрын
Inaa lillahi wa ina illahey rajucuun 😭😭😭😭😭😭😭YAA ALLAH Ragaa walaalahen somaliyed ah u naxariiso janadaadina fardowso allaha geeyo, somaaliyeey halkee usocotaan!!!?
@Darwiish-Sool18 күн бұрын
Ciidan qaran ma jiraan adeer ee waa maleeshiyada Dawladda Xamar ciidan qaran 1991 ayaa u danbaysy wixi soo hadha waa qof calooshiis u shaqayste ah iyo qof qabiilkiisa maamulkiisa u dagaalamaya. Hawiye na dawladnimadu deegaankoiday ka muuqan lahyd waa dad aan maamul garanyn in la maamulo na aan ogolayn Somali 🇸🇴 waa kala tashatay qolo walba meesheeda ilaahay haku nabad yeelo.
@awilimur887318 күн бұрын
Sanbaloshe u sheega puntlana kubad baa lagu ciyaraya xawadlana waa la qal qaloya asaga dhihi joray
@abdiwahabadanabdiwahababdi148719 күн бұрын
Allahayow ayan yan iidelin o doxaa uurkeyga diiranow aabahena dibadaa nokena waa rabi haunaxaresti shali siyad bare waxwalbana waxaa iiga daraan deyraa ololkeda deyrana waa dalkeni iyo dulkeni somaliyed oo shasheyena rabaan iney kalaboban Hassan sheik mahamud naa u rabo inu dalka o daan u iibsado wanaka ciidamadi dalka lawada bireynayo allow indaxumo hana bideeno Hassan sheik mahamud siiiii dagdag ah naguu daafii aaaamiiiiin yaa Allah
@abdirahmanahmed326719 күн бұрын
Somali Alle ha unaxariisto... Meesha halagu kala dhaqaaqo!
@AbdirashidElmi-v8g19 күн бұрын
Celbaraf rabbi waxan uga baryey climate change inu ku rido barafka lagu shegay snow cadaab allaha dushoda ha ka shubo magalo dhan o 6 wiil o cidan qaran ah ku so fofeen wada maqar bangado rag iyo dumar acudubilahi mina sheydhani rajim iyago gardadub u xiran ay la kor tagan yihin naxdin bayba u dhinteen intan la togan
@ababejama750519 күн бұрын
Xassan xaaraan laftarkiisa ayaa xasuuqay
@OsmaanAhmed-sc8ko19 күн бұрын
Xawaadle the lion,s of somalia the Reality❤💯💯🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁✊✊✊✊✊✊✊💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪👍👍👍👍👍👍👍👍👍
@CabdicasiisDhagajuun18 күн бұрын
Good job
@AnabYussuf-b7y18 күн бұрын
Yaarabi gar gaarkaagaan u baahanahee noo gar gaar dad qalatowday
@Umo58019 күн бұрын
HAKASOBEXEN WAYO MESHA DAWOLAD SOOMALIYED MAJIRTO WA MOORYAAN BA QABSADAY WAKAXUMAHAY MAXNQABAN KARA😭😭😭
@abshirmohamed352718 күн бұрын
Subhanallah Allah somalida haka sogaro udhamatay
@MadinoMahamad19 күн бұрын
Anigaa ah hawiye hiraab mudulood xasanne laf hoose ayaan Isla nahay waa na run lakiin dagaalka qabiilka woo jiray waligiin ayeena xawaadle wax gowraci jiraayn lakiin ciidanka in kadilo wax fiican maahan 😢lakiin Horta anaga meesha an dagno waa lagu hooray ilahey ha sahlo amuuraha wax is dhaafay maleh dadka cawaan ayee noqdeen Labada dhinac
Xassan sheikh dowladnimo uma jeedo moriyanimo môyinee
@deeqotahliil94018 күн бұрын
Ina lillahi wa inaa illahey rajucuun Ilahow u naxariiso wilsahaa gacnta ka xaqdaran dishay. XAWAADLE isagoo Madi aheyn buu madi iska dhigay oo meel kaligiis isku godomiyey. xawadale waxaa coolada fog lugu qabaa inuu yahay (Darood darteed) xawadle na ma fahmo hawiya uu isku dhadhajiyaaa. Xawadalow goormaa ogaan doontaa inadan aheyn Madi ee kuwii Kula dhashay maqrib iyo maqshib dagan yihiin. War Daroodow walalkiin xawadle u hiiliya. Nina ninkiisa kama dabo haree!!!! Xawadale loow shir deg deg ah waa inaa isgugu imaatiin. Gogal walaltinimo baa puntland la idin dhigin. Ka soo baxa mugdiga oo is cadeya inaa Darood tihiin oo Xawadle maxamed Tanade Darood tihiin.Nafatu mar beey godaaye. Lakiin ku jiifta in dadkaa ka Dhala teen indhaha u furan yihiin👁️👁️
@abdiashkir412418 күн бұрын
Odawaa ma dhiiqadii buy luggage la galaxy Alaa kariim
@salman_sergio_shorts18 күн бұрын
hasan gurguurte eey eey dhalay weye hayskaga baxaan furinta xawaadle
@maryanmohameddirie204318 күн бұрын
Ina lillahi wa ina ileyhi raajicuun. Illahow u naxariiso. Waaba ciidan qaran maxaa aano qabiil ku dhex qasay. Waa nasiib daro aad u weyn. Illahow u naxariiso.
Dhagar qabayaasha mujaahidiinta xasuuqay waxa u shirqoolay oo ku balamiyay mujrimiinta Dhagar qabayaasha ah ee 7 asgari oo xawaadle ah isku soo daray ee gaadhiga soo saaray kadibna Dhagar qabayaasha Telefoonka ugu balamiyay 😡🥵😡 asgarta lama soo fasaxine shirqool ayaa lagu xasuuqay😢😢😢
@maxamedisaaq94419 күн бұрын
XASAN DHIIQO. WUXUU. LACAG KU QAATAY. BURBURINTA. DOWLADNIMADA🇸🇴🇺🇳🇺🇳🇸🇴🇸🇴
@quruxgerikmb657218 күн бұрын
Jaww warilleyn
@MEl-t5i19 күн бұрын
3❤❤
@hayatmuze413918 күн бұрын
Aree farm aado filada kasoo bax saan udambrysay 3 dii dulmi ku heshiiya xa1aa isku dira
@CanabNadiir19 күн бұрын
General odowaaa wa cowlyahan reer Ali walaalihis barre abgaal eeh wataa sirta cowsha qani
@awilimur887318 күн бұрын
Maanta muxu dhihi doona
@hudaali769419 күн бұрын
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️👍
@ashafarah605219 күн бұрын
Hassan funaafiq kaliya maahan ee dad aad ubadan ayaa laqaba in Soomaali iska kalatagaan
@awilimur887318 күн бұрын
Hee banonigiina waa socda puntland u sheega sanbaloshe
@Wrd-x8h18 күн бұрын
Xawadle awal ba Daarood u aha Hawiye Haiti ma ahen Sanboloshe wa wacal abgal
Eeygii xassan xaaraan qarafayste ciidankii buu laynayaa waa nasiib daro waar yaa waxaan dadka ka qabta
@MohamedAli-nm8oe19 күн бұрын
Hasan munaafaq waxaa keenay daarood 😂😂
@KureyshaAhmedAli19 күн бұрын
Gowrac aaa cidankii galka ilaahow unariiiso
@dahirsmohamed500219 күн бұрын
Waa Nasiib Daro Dalkii Rajada lahaa in wilashii CXDS oo aan qabil kabaxaay ayaa Munafaq HSM iyo Ayaxa baahan moryaanta dalkii 15 kii Maay malin Somali kuweyn Ayaa Dal Mamulada Hayada Dawladda Xariirka Calamka Dib u dhiska Qorsheynta Dalka iyadoo lagu saleynayo wada tashi heer Mamul illa DFS.Kabka besha calamka oo lagu saleyay in eey Qorsha qaranka iyo bahiyaha dalka ee wazaradda DFS kuwa Mamulada kala shaqeyaan, Fursadasi iyo Aragti ah in HSM oo noqday qaan gaar dalka kusugna In dalka uu Hogamiyo mar 2aad loogu dhariyay.Somaliya In HSM dalka lagu sii eegto.waxa eey noqnay in Dal somali ladho uusan jireyn.
@ARSHAAD0118 күн бұрын
XASAN MUNAAFAQ WUXUU DHASHAY XISHOODKA HORTII
@Mahamed-y8c19 күн бұрын
Wa sidu donicey xassan moriyane iska celi Naya iska celi siwu dhantisa munaafiqnimo u dalka u muqdi u elio
@hashiali68918 күн бұрын
Nacam waa niyad jab wax kadanbeya oo hadhay majiraan waa gunanadkii bil xaqiiqa xaraash qaran meel kasta xassan dhiiqo waa gaadh siiyey ku quso qudhanyo Tani qabriga ayey dultalaa wana rajo beel badbado qaran ayey somali ubahantahay eegasho maleh
@kaeya_kun336818 күн бұрын
Been hawaas iskudir Hawiye waa mid xawaadle waa nin hawiye . Dayuus aan daayuus kalajirin hawiye waa kaasakeeyaa waana kaashishiyaa
@ahmedsalad139319 күн бұрын
Xasan xumoow wax kale uma joogo inuuw burburiyo ciidankii uuw dhisay aabbo farmaajo iyo inuuw boobo umadda soomaaliyeed ee kuwa taageero waa dayuusiin dayuusiin dhaleen oo cayayaan uraya ah
@ummuisra672118 күн бұрын
Hawiye dalna ma hagaajiyaan mana is dhaafaan iyagu war reer unukaa leh iska iska lahoow xasan dalka ka qabta mise sidaasay idiinku badisaa
@malyunabdile996019 күн бұрын
Bad iyo bari hadi lagaday somali hadkay jogsan doonta dhulka dadku dunida meeshi laga arko qof somaliya wala dilayaa inta masakinda ah na halkas unba lagu adonsan manta haad kuwa dibada kunolow maxad la amusan tiihin Xasan dali wu gaday mad iska qaban weyden ku talagala gumaysi cadaw
@DahaboHagarGuleed18 күн бұрын
❤❤❤🙏❤️🩹🙏❤️🩹🙏❤️🩹
@kaissasgaas69518 күн бұрын
Waqtigaa farmaajo Wuxuu Ku khaldamay er 8:49 yidii RW kheyre iyo keenistii rooble baahane
@amaalabdi718518 күн бұрын
🥲🥲🥲🥲🥲🥲🥲🥲🥲
@DahaboHagarGuleed18 күн бұрын
🤣👋👋👋
@CandimaxamedGeelqure19 күн бұрын
ABGAAL IYO IIDOOR WAA ALSHA BAAB WAAISKU DHAQAN
@AadanAbdi-e1d19 күн бұрын
Ciidanku hays wada raaceen dhammaan iyagoo hubkooda sita Si ay isu difaacaan, Markay beledweyne tagaana, qola walba deegaankoodii ha loo sii gudbiyo.
@abshir201018 күн бұрын
Ciidanka Xooga dalka Soomaliyeed Xassan dal xaalufiye ayaa u dakaneeysan wss nijaas aan waxbo reenban cawaan ah
Xassan Magafe horay buu uyiri somaliya ciidan awoodleh uma baahno sidaa awgeedna bartii uurabay ayay maanta taagantahay! Aniga waxaan leedahay dal xoreeyow nadaadihi ciidamadii way dabar go'eene nadaadihi somaliya waad iaku wada dirtaye nadaadihi dalkii dollar 💵 ayaad siisataye nadaadihi hawiyaha kudaba ordayo ee aan kadaa kulaheyn wax oga daba xun aan aragno ee dulinimadaa nagu daadihi Damul Jadiit Allaha dabar gooya ee sidaa nagu daadihi duf kubax Xassan doqonow sidaa nagu daadihi 😂😂😂
@sahramahbuub441519 күн бұрын
Kuwa kale kadaren
@SacdiyoAden-j3v19 күн бұрын
Cali Cosoble ee ka maseersana cududa Ciidanka Puntland oo aflagada shalay social media ku soo qorasyay….Cali Cosoblow wiilasha Xawadle ee la Garowcayo baa inad u hadashokaga baahan lkn Will landheere Puntlander oo gurigisa xor u yahay hadana sii nadifonaya inad madug la soo raadsato waa kuu ceeb🤣🤣
@SaleebaanCabdi-z7o5 күн бұрын
Kan malaa 10 iyo kabadan la arkimaayo xumadi kugu dhacdayi
@Innaugaas19 күн бұрын
Shurunshur is dishay waxba nagama galin hadan darod nahay cidamka so kuba gobolda darood dagalka kubqaade
@Buurta119 күн бұрын
Somali isma dhaanto meelkasta way isku cunayaan
@mohamudsharif128818 күн бұрын
Cali bad gad dheg cali bal cad ma aha
@abshir201018 күн бұрын
Abdi Fatah Boodhari soo ma ogid ina Adeer in odawaa ahaa ninkii yiri Ciidanka Xooga Soomaliyeed u hiiliyo maatada Laascanood Calanka buluuga lagu xasuuqay xaq kuma laho ciidanka Xooga Odaywaa Dambi ayaa u yaalo waa Nijaas gudaafad ah wasaq qaacinul wadan ah.
@deqawarsame-ml7fm19 күн бұрын
Darood waka tashaten xasan tuug hawiye ayu baduqiyey habargidir ka kow aha cidamadodi babiyey hadana xawadlu usojestey
@mahdiomar132818 күн бұрын
Kuwa Ciidanka dilay waa la soo qabto oo loo dilo.
@najma64918 күн бұрын
kkkkkkk
@kaissasgaas69518 күн бұрын
Salaadda IYO nebiga aad sheegto barmaamijyada Ka Daa Dabeecad Bay Kuu noqotee.lol