ABDULLAHI BOQOL Heestii Gacantaada Midig

  Рет қаралды 472,170

SomaliSocialTV

SomaliSocialTV

Күн бұрын

Gacantaada Midig BY ABDULLAHI BOQOL
THE PURPOSE FOR THIS VIDEO IS ONLY FOR LISTENING.
DAWAASHO IYO DHAGAYSI WACAN
SOMALI SOCIAL TV DOES NOT OWN ANY OF THE COPYRIGHT TO THIS SONG.
ALL CREDIT RESERVED FOR THE ARTIST.
ABDILLAHI BOQOL
/ abdulahi.boqol

Пікірлер: 161
@muniishmohaa2963
@muniishmohaa2963 Жыл бұрын
Magaceyga waa muna ku nool baydhabo janaay❤️heestan mantaba tiktok kuso arkey markasa soo raadiyey aadban uga heley 22/8/2023🥰hadad iga danbeydit like👍iisaar
@abdikabirow8831
@abdikabirow8831 Жыл бұрын
Kulamid abayo
@samiirahassan3406
@samiirahassan3406 Жыл бұрын
Sido kleh
@AyniAli-wn3sl
@AyniAli-wn3sl Жыл бұрын
Anigaba Waan soo radiyay 😢😢😢
@walalakofficialchennal6493
@walalakofficialchennal6493 Жыл бұрын
Kula mid ahy wlhi
@AbdlleAbdirizak
@AbdlleAbdirizak Жыл бұрын
🥺
@Moha_Deeqow
@Moha_Deeqow 10 ай бұрын
Hestan xalay tiktok ku arkey Wana kaheley qofki ila mid ah ha isoo raaca 😊
@aichadarar678
@aichadarar678 2 жыл бұрын
From 2002 I am big fan runti,that time I was 10years old ax xasuus,intaan wada xifdiyey albumkas ayey walalahay iga weyn iyo asxaabtod noguluqee igu dhihi jireen,salaan sare dhamaantin inta suugantii hore taagerta inkasto reer jabuuti dalkeyga hooyo leygu dhaho « ma dadkii hora kaso hadhey ? » 😄😄😄
@sahalalli9571
@sahalalli9571 Жыл бұрын
Gacantaada midigwaan ubaahane Haygagooyn gacaalaay Isoogaadhey isoogaadhey Allaa kuu gargaare ana ii garaabe Gabaldhaca iyo waag guduutey Ku goobaayey garwawaaqsan weydaay gabadhyhy Markaan kuu dhalalnaa gooste allaa kuu gargaaree Ana ii garaabee😢😢😢
@SamiiroYaasiin
@SamiiroYaasiin 4 ай бұрын
Taan way hees dhaaftaady😊
@Username11249
@Username11249 4 ай бұрын
Gacantaada midig waan u baahanee hayga goyn gacal walaal
@AyaanAbdirashiid4631
@AyaanAbdirashiid4631 10 ай бұрын
Xasuus wlhi xiligaa yaraa maqli jirey😢xiligaas oo eheed xili Qurux badan oo aan soo labaneen hooyadee mcn dhegesan jirtay 😢❤16/12/2023
@najaxbadri4724
@najaxbadri4724 8 ай бұрын
😢😢😢
@drmohamoudhassan
@drmohamoudhassan 2 ай бұрын
19/7/2924 ( ⏰8:32 habeenimo) waayuhu way ordayaan ,naftane waxa xanuujiya waa xasuusaha qofka markasta uu sii weynadane dadkiisa ayaa yarada (Friends) iyo inta uu jecelyhy🚶‍♂️ Ilaahow laabaha noo qabooji😢😢 Waxan rajaynaya maalin un inaan meeshan soo booqan doono ⭐️
@nadiiraabdillahi8518
@nadiiraabdillahi8518 Жыл бұрын
Heestan Wan soo Raadiyay wan iska jeclaystay uun Waliba xili uu dhintay oo Bil Laga Joogo Geeridiisa Qofkaan jeclaaa "Gacantaaada midig wan Ku Baahaneee Hayga Gayn Gacale Walaal 💔😭
@HamiishAdeh
@HamiishAdeh Жыл бұрын
💔😭xnun
@deeqoclrshiid1918
@deeqoclrshiid1918 Жыл бұрын
Sorry 😭💔
@ShanKroon-h7x
@ShanKroon-h7x 10 ай бұрын
Allahu naxariisto
@mohamedmohamoudaden757
@mohamedmohamoudaden757 9 ай бұрын
Alleh ha u naxariisto wll sorry
@Dualeh1
@Dualeh1 9 ай бұрын
Abdulahi Boqol waa dareemay inuu heeskan leeyahay anoon horay y dhagaysa💯
@fjeifu2552
@fjeifu2552 6 жыл бұрын
Ala cod macanaa omg afkaga wax macan lagu qabay alfanaan🤘🤘
@SakariyeJaamac-ll2eg
@SakariyeJaamac-ll2eg 3 ай бұрын
Jiilka iga daneeya e daawan doona Salamtihiin from2/7/2024
@mohamedmj1568
@mohamedmj1568 8 ай бұрын
Boqol fanaan hiboole ah iyo hees macaan aan ku raaxaysto 😢❤
@FatuuzhDimond-lr9pn
@FatuuzhDimond-lr9pn 10 ай бұрын
jcylku wa Nadam qurx bdan mrka heshid Qofkagaa😢❤
@mukhtarahmed4103
@mukhtarahmed4103 Жыл бұрын
Heestan Hadan dhagaysanay 13/10/2023 maalin jimce ah inta iga dambayse dhagaysan doontay aadban idin salamaya😊
@fatumamoulid9983
@fatumamoulid9983 9 ай бұрын
Imika aniga kaa dambeya
@mohmoudabdi3552
@mohmoudabdi3552 2 жыл бұрын
Waayo waayo xasus mudan 😭😭😭 expensive artist abdulahi hundred
@HuseinSigaardiid
@HuseinSigaardiid Жыл бұрын
Heestan inta ka heshay sideyda isooraaca like 👍
@daahirdhiin8900
@daahirdhiin8900 2 ай бұрын
Hees xusuus bdan igu leh🎉🎉
@hibaaqismaaciil5634
@hibaaqismaaciil5634 9 ай бұрын
Heestan xasuus baY iGu leedahay 2020 kii anoo dusgi sare dhigTa musaacaHa dhagaYsan jiraY waliBa markaa isku dhacno wiiL aan jeclaa markaa xidhiidhkaYgU bilow buu ahaa hadana 2024 isLa soo gaadhnay alxamdulih allaH Ya xiFtakuM qalpii❤
@abdikanimario3524
@abdikanimario3524 9 ай бұрын
Allah iskukiiin xafidho walal ❤️ nolol wacan ayaan idhin rajeeynayaa ✊
@hibaaqismaaciil5634
@hibaaqismaaciil5634 9 ай бұрын
​@@abdikanimario3524aamin walal mahadsanid adna alle HA ku xiftiYo wllkY❤
@drmohamoudhassan
@drmohamoudhassan 2 ай бұрын
Wall ilaahay ha isku kiin barkeeyo oo midkiin midka kle ha saxo markastane xiriirkiinu ha noqdo mid ilaahay raali ka yhy guuleysta ❤️
@hibaaqismaaciil5634
@hibaaqismaaciil5634 2 ай бұрын
@@drmohamoudhassan wad mahadsantahaY walalo hada wan is guursanaY 18kii i maY 2024ka buu meherkaYgu ahaa talaDaaDa wan qaataY walalo❤️
@DeNazzir
@DeNazzir Жыл бұрын
I remember me and my family we were in the rural wedding and my beloved dad sing this song ❤and my mom coming to him and they dance together this the best thing I have ever seen 😢 until that time is one of my favorite songs ❤ ilove u mom and dad❤
@sadamsuleiman2362
@sadamsuleiman2362 Жыл бұрын
What a feeling bro...may there bond keep growing
@DeNazzir
@DeNazzir Жыл бұрын
@@sadamsuleiman2362 thank bro
@slyadckyalii1784
@slyadckyalii1784 Жыл бұрын
At the village dancing reer mGal mashaallah Allah give them happiest life❤
@sometiktokformation383
@sometiktokformation383 Жыл бұрын
You're talking about real life mom and dad. Before long time ago. What are you feeling now bro?
@DeNazzir
@DeNazzir Жыл бұрын
@@slyadckyalii1784 thank you bro
@SafiyoSmart
@SafiyoSmart 10 ай бұрын
Ax yarabi qof anika cml ah ayd ujilcisay Hdana wad awooda inad qalbika ika rebteee qalbika ika reeb😢 Xanun badanaa markd bila adan ujilicdid🤔 hdad ika danbayso iduceee wll
@Nasro_Warsame2023
@Nasro_Warsame2023 5 жыл бұрын
We love u Abdulaahi Boqol heesahada waan dhageysta nice voice Masha Allah ❤️❤️❤️❤️
@suuzanmohhmed7032
@suuzanmohhmed7032 8 ай бұрын
Gacantaada midig waan u baahane hayga goyn gacal wll😢❤
@hmedmohamed07
@hmedmohamed07 2 жыл бұрын
Waxa dareemi kara kaliya maxa ku cabiraaaaaaaaaaaa aaaaaaaa wadnaha iyo qalbiga i xanuunuya walahi allow i caafi
@Hananabdiabdi
@Hananabdiabdi 6 ай бұрын
Cajib hestan marka hora maqlayay wn iska jeclaadey lkn cawa murug ahaan u dhagesanaya ano u bahan o asaga kaliya an ehel iyo qaraabo zxb walal ka dhigtay 😢ayu i naxariisan wayay daneste igu noqdey 😢sida ugu bahanahay ilahy un ba og garabkisa rabay lkn kama helin 😢
@drmohamoudhassan
@drmohamoudhassan 2 ай бұрын
Wall ilaahay qalbiga hakuu qaboojiyo wxa kaliya aan nolosha aan ka baranayno aya ah in nafteena kaliya ay thy tan kaliya oo noo haraysa (Baaqi) oo qofkasta aad barato waqti kooban ayuu kula joogaya wuuna ka baxaya noloshada 😢
@sahraali3410
@sahraali3410 6 жыл бұрын
❤️💐❤️❤️💐boqol cadowgaa Ha Jabo Waa Loo dhashaa. Codka
@Abdulahi-1
@Abdulahi-1 10 ай бұрын
From TikTok😅
@amiinoahmed6297
@amiinoahmed6297 Жыл бұрын
Magacaygu waa Amina ku nol canda heestan aad u jclhy really
@hoodocabdiabdi6373
@hoodocabdiabdi6373 11 ай бұрын
Sidad ujeceshy lugu jecel yay
@AhmedKhadar-q4s
@AhmedKhadar-q4s 8 ай бұрын
Hees mcn iyo fanaan cod mcn Peace ma pple 🇸🇴✌🏿
@waliidmataanshide9888
@waliidmataanshide9888 6 жыл бұрын
Intaanay heesuhu waalan ayay ahayd heestani asal walaahi
@MESUT188
@MESUT188 Жыл бұрын
Hayga Goyn Gacalo walaal💔😩
@Abdimajid-bare
@Abdimajid-bare 8 ай бұрын
Walahi am listening this song tonight with a very painful heart breaker💔it’s 14 February2024 at midnight 🕛 in Toronto Canada
@boqoradihhawenka8359
@boqoradihhawenka8359 8 ай бұрын
Walaga dhamaan 😢waayaha adun weye
@drmohamoudhassan
@drmohamoudhassan 2 ай бұрын
Waad ka baxaysa sxb abdimajid qofkasta maanta dhib waa haysta ilaahay labaaha hanoo qaboojiyo 😢
@haniya_5600
@haniya_5600 Ай бұрын
Sorry move on please 😢 and date me 😂
@yahyeabdi7206
@yahyeabdi7206 Жыл бұрын
His voice so amazing Another level Abdullahi boqol
@samihasaid4271
@samihasaid4271 11 ай бұрын
Alla wuxu cod macaanaa lafoole fadhiiso la dhahay
@mohamedabdullahi4652
@mohamedabdullahi4652 Ай бұрын
Cabdullahi boqol lafoole waa laga horeeyay
@abdikadar2
@abdikadar2 7 ай бұрын
Boqol waa Koobi dhalinyaradiina danbo, Heesta waxaa lahaa Sahro Axmed Jaaamac
@nimcoxuseen8144
@nimcoxuseen8144 8 ай бұрын
Heestan waxaan dhagaysan jiray 2016 mar aan wiil aan jeclaa aan isku dhacnay 😢 Xasuusbadan ayay igu leedahay heestaan hda tik tik ayaan ku soo arkay saas ayaan u soo raadiyey
@aichadarar678
@aichadarar678 Жыл бұрын
When you are HAPPY 😊enjoy the music 🎶 but when you are SAD 😔 understand the lyrics
@ahmedfarah5756
@ahmedfarah5756 Жыл бұрын
Yes boss 👍
@hanadmacallin6875
@hanadmacallin6875 8 ай бұрын
What about when you’re high asf 😂
@seanlion2580
@seanlion2580 4 ай бұрын
Then you really dig it deep lol ​@@hanadmacallin6875
@ApdirahmaanAliawad
@ApdirahmaanAliawad 4 ай бұрын
😊😊​@@hanadmacallin6875
@bisharGellowMahad
@bisharGellowMahad Ай бұрын
​@@hanadmacallin6875swing your head up and down
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 2 жыл бұрын
Legend king of voice abdilaahi boqol🎧❤️
@gcali4890
@gcali4890 5 жыл бұрын
2019, wali kama dalin codka Boqol
@Nasro_Warsame2023
@Nasro_Warsame2023 5 жыл бұрын
Wow heestan waan jeclahay 🙌🙌👍👍👏👏👯👯💃💃❤️❤️❤️
@mohamedkeydsanehussein8428
@mohamedkeydsanehussein8428 6 ай бұрын
Heestaan Aun waxaa horey ugu qaadsy zahra axmed jaamac Boqol waa isaga falaadaa heesta
@munamoh1395
@munamoh1395 Ай бұрын
Lkn waa fananka kaliya oo soo dhaweeyay
@LailaMohamed-xk3wi
@LailaMohamed-xk3wi 10 ай бұрын
Magaceygu waa leyla hestaan waxaan dhageysanayaa 17/12/2023
@KingOmer-gr8uh
@KingOmer-gr8uh Жыл бұрын
Aduunku dhib Badana 😭😭Hestan Cawa Wxn dhagayisanaya Aniga Oyinaya Kana Oyinaya Qalad Aan ka Galay inan 😰🥺 Warda la.idhaa iyadanA in Badan ka Ohiyay qaladkasi Waa Jimca Ah 29/9/2023 ilahay Wxn ka Baryaya in Murugta Ay cawa La.Sexanayiso.Ka Babiyp😭😭😭😫😫😢
@jirrowsultan652
@jirrowsultan652 6 жыл бұрын
Wax badan ayan radinaye hestan,, Alla ya cazig,,
@siciidahmedbille5465
@siciidahmedbille5465 5 жыл бұрын
Sxp anba in bdan radiyey akhirki hdan hely
@mohamedapdiqadir6191
@mohamedapdiqadir6191 9 ай бұрын
One of my mom’s favorite song She used to play this song while washing the clothes❤️
@abdirizakjumale1485
@abdirizakjumale1485 6 ай бұрын
Wow wow Canandaigua qatankaaaa
@housseinhaajitanzaani4788
@housseinhaajitanzaani4788 4 жыл бұрын
Abdilaahi boqol mashallah nooollow,❤❤❤❤ Eesh calls hees
@mohaaz6906
@mohaaz6906 Жыл бұрын
TikTok baan kaso raacay 😢
@abdirizakrashid582
@abdirizakrashid582 4 жыл бұрын
cajabey cajiib cajibyaal ish calaaa heys ❤❤👌
@MohamedMohamed-is5uf
@MohamedMohamed-is5uf Жыл бұрын
17/10/2023😢love this song 🎵 ♥️
@hanafais7783
@hanafais7783 Жыл бұрын
23/7/2021 Mar aan Garab uga bahan balse tii alle u timi💔
@AhmedNoorHassan-n6z
@AhmedNoorHassan-n6z Жыл бұрын
Beyond the sense, what a musician
@qweenidil7902
@qweenidil7902 Жыл бұрын
Ha iga goyn gacaladaay😢
@huudibarahim7026
@huudibarahim7026 3 жыл бұрын
2021 weli kama dhargin boqol
@Ifrax5566
@Ifrax5566 Жыл бұрын
From tiktok 😢
@Ayanyusuf-em1th
@Ayanyusuf-em1th Жыл бұрын
2023/09/01 malin jimce ah duhur 1:22 xalad kalo gooniya daremaya lkn wxlba ilahay aya qoray😢
@khadarmohamut2306
@khadarmohamut2306 Жыл бұрын
axsan sowt iyo ereyo laxan music aan hadal kareyn
@abdikarimaden6825
@abdikarimaden6825 10 ай бұрын
Yaaa dhakeysanayo 2023 malin Tuesday 28 November
@NajmaMohamoud-h9i
@NajmaMohamoud-h9i Жыл бұрын
From tiktok 😢😢😢
@BadraEid
@BadraEid Жыл бұрын
Still listening Hayga goin gacaladay❤
@abdirizakjumale1485
@abdirizakjumale1485 6 ай бұрын
Doci my brother
@AnisoAhmed-y7s
@AnisoAhmed-y7s 2 ай бұрын
Mugdisho 2024/08/4
@abdirizakjumale1485
@abdirizakjumale1485 6 ай бұрын
Best fanaan
@FaadumoCali-wm1hx
@FaadumoCali-wm1hx 9 ай бұрын
1//1 2024/ hadii aad iga denbayso like Ii sar axyaa hees
@Ayni88
@Ayni88 Жыл бұрын
Boqol such a great artist ❤
@ahmedabdiqani6243
@ahmedabdiqani6243 6 жыл бұрын
What a voice you have boqol ❤❤❤
@Alisacudi
@Alisacudi Жыл бұрын
Heestan wxn ku bartey sahra Ahmed Aun
@fariidayusuf9207
@fariidayusuf9207 Жыл бұрын
17/10/2023😭❤
@ashaomar3748
@ashaomar3748 4 жыл бұрын
Wow love this song ❤️❤️🎁
@lacagayaanraadin2911
@lacagayaanraadin2911 Ай бұрын
🎉
@mohamedabdimohamed2284
@mohamedabdimohamed2284 Жыл бұрын
2012 baramuudo telephone 310 ah kadhageysa jiray
@mabsuudmusfate3586
@mabsuudmusfate3586 10 ай бұрын
2:49 😢😢😢
@MuhiimaAadanali
@MuhiimaAadanali Жыл бұрын
Ha iga goni gacaladeya😢
@FarxiyoCali-ng1fu
@FarxiyoCali-ng1fu Жыл бұрын
Yaa sideydo kle tiktok kuso arkay ee so radshay 11/9/2023
@degantimajilic887
@degantimajilic887 Жыл бұрын
Me🤣
@mohamedabuukar3777
@mohamedabuukar3777 6 жыл бұрын
asxan fanaan
@munaismacilaxmed1604
@munaismacilaxmed1604 Жыл бұрын
Fanankan caana mahn kuwa badana ka cod macan
@FahiimaShawr-qe7bb
@FahiimaShawr-qe7bb 11 ай бұрын
11/6/2023 12:30 habeenimo💔🥺
@bintuyuusif5256
@bintuyuusif5256 14 күн бұрын
❤❤❤❤❤
@hanadabdulkadir9142
@hanadabdulkadir9142 11 ай бұрын
Yaa salaam
@kastam_yare6986
@kastam_yare6986 7 жыл бұрын
Nice song
@cige3636
@cige3636 2 жыл бұрын
SHEEKO DUMARLE. DAMARKA HEESTA UDAA
@kastam_yare6986
@kastam_yare6986 7 жыл бұрын
Wow wow
@abdig6153
@abdig6153 Жыл бұрын
Ilove this song good accent
@asmafarax7311
@asmafarax7311 8 ай бұрын
Inta Dhifiq Oo Qaadayah Soo Maqashay
@shuceeybmuumin4670
@shuceeybmuumin4670 10 ай бұрын
Excellence
@HalaHala-nf8sc
@HalaHala-nf8sc Жыл бұрын
2005/6 ban dib u milicsaday
@najmsahmed6674
@najmsahmed6674 6 жыл бұрын
Fanankan wan jeclahay
@MikailAhmedYussuf
@MikailAhmedYussuf Жыл бұрын
The song is very short 😢
@SaabariinCumar-
@SaabariinCumar- Жыл бұрын
Song😢❤
@aminaabdulkadir3180
@aminaabdulkadir3180 5 жыл бұрын
10/10
@najaxbadri4724
@najaxbadri4724 8 ай бұрын
2024/2/17 😢😢😢😢😢😢😢
@muxsindowlad
@muxsindowlad 10 ай бұрын
11/11/2023💔💔💔💔💔💔💔💔💔
@zeynabahmed8432
@zeynabahmed8432 Жыл бұрын
8/10/2023 😢
@cabdisamadjama3147
@cabdisamadjama3147 Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@dowladlyrics8814
@dowladlyrics8814 Жыл бұрын
9/9/2023 burco 7:25
@saadaq326
@saadaq326 6 ай бұрын
Wax yar dib igula laabo Tariiqdu waxe aheed 2007 qaxi foriyaaye waxan dagneen kaam ku yaal garasbaley oo lagu magacabi jiray (Idman) waxaa ugu badan oo lagu ma wesho waa in lisla shekeato ma jirin school iyo dugsi wax lamid ah Waxey aheed gabar qurux badan naxaris badan hadana sheka yahaan ah inta ugu badan waxa aheen dad ayaka waqti isla qaata kuna qata shekadeed iyo aniga dhagesigey waxaan ahaay dhagestr iyo jawabe bas dagaladi marku dalkeni sii hareyay ayada wee ka tagtay dalki oo adunki wuu igu adkaaday malin malmaha ka amid ah ayaan helay cajalad ee ku duban tahay hestan ee ku luqeneso sahra ahmed waxena ka qeb qadatay waqtigeygi adkaa Waxa maqal igu ah inesan gursan wili Hodan Hassan ifka intaa ku noshahay farxad igu nolaaw alle kuma tuso aduun iyo aqoro wax ku dhiba Asxabta aqrineso qoralkey iga rali ahaada waa daremi kartiin waqtiga udhaxeya 2024 ilaa iyo 2007 maxa sameyaahe qalbigey wee ka goi ladahay 🥹🙏
@InaA-jy1qo
@InaA-jy1qo 5 ай бұрын
Legend labo maha waa ku wataa laacibkeey wan kula dareemey xanuunka wallahi never give up my bro, from Gaadsan boy 💯
@maxamedcismaan9479
@maxamedcismaan9479 Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤m.a
@UbahBile-s9v
@UbahBile-s9v Жыл бұрын
18/10/2023 8:00pm😢
@RaaxoxasanCaafi-h3i
@RaaxoxasanCaafi-h3i 10 ай бұрын
ooc😂😂
@Naagnool124
@Naagnool124 9 ай бұрын
Wallaahi was hees iyo badh maxaa ooc ah
@asalhargeisa3668
@asalhargeisa3668 6 жыл бұрын
Bililiqo faneed Allah maxaa nacay markaad" guudhaan" wuxuu qaadayo xitaa ma garanayno kani
@ahmedabdiqani6243
@ahmedabdiqani6243 6 жыл бұрын
asal hargeisa Sxb ninkaan codkisa ayu kumeelmarayaa
@sahraali3410
@sahraali3410 6 жыл бұрын
Viva boqol 💐💐❤️💐❤️💐
@bilealijama5712
@bilealijama5712 4 жыл бұрын
@@ahmedabdiqani6243 zxp wuu cod macaan yhy lkn heeskan isagu maleh waa xasuustii Sahro Ahmed AUN
@GorGor2023
@GorGor2023 Жыл бұрын
@@bilealijama5712 Kkkkkk bile xuuroow halkan maxad ka haysay 2 years ago ilayn heeso shaqadaada maahayne sxb 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@NimcoNimco-yi5wj
@NimcoNimco-yi5wj 2 жыл бұрын
Hyui
@SafiyoSmart
@SafiyoSmart 10 ай бұрын
Ax yarabi qof anika cml ah ayd ujilcisay Hdana wad awooda inad qalbika ika rebteee qalbika ika reeb😢 Xanun badanaa markd bila adan ujilicdid🤔 hdad ika danbayso iduceee wll
@MohamedNoor-qp6po
@MohamedNoor-qp6po 10 ай бұрын
Asc wllo
Abdullahi Boqol "Warmoog" Hordhac Track#1
8:20
Waaberi Studio
Рет қаралды 16 М.
CABDI DIINI 2016 DAWADII NAFTEYDAAY
7:30
RASTA MEDIA
Рет қаралды 675 М.
Who’s the Real Dad Doll Squid? Can You Guess in 60 Seconds? | Roblox 3D
00:34
Life hack 😂 Watermelon magic box! #shorts by Leisi Crazy
00:17
Leisi Crazy
Рет қаралды 79 МЛН
Seja Gentil com os Pequenos Animais 😿
00:20
Los Wagners
Рет қаралды 23 МЛН
Heestii:- Gacantaada Midig
7:41
Hal Abuur channel
Рет қаралды 4,2 М.
Best of Abdullahi boqol . Boqol hees 2016 . Warmoogey
5:47
Mubarak Ugas
Рет қаралды 180 М.
KABAN MACAAN KOOSHIN YARE HEESO XUL GEESGUUD MUSIC 1
58:09
shiino1000
Рет қаралды 2,3 МЛН
Gacantaada Midig.SSC00319
7:44
HiddoSongs MaryanOmar
Рет қаралды 134 М.
Faysal Cumar Mushteeg gacaantada midig
8:41
Bullo-Xaar Tv
Рет қаралды 5 М.
abdullahi boqol
5:25
Saiid Yare
Рет қаралды 7 М.
Cabdulaahi Boqol  dhaawac
6:53
MrCaawaable
Рет қаралды 608 М.
Baladwayn
11:06
Hassan Aden Samatar
Рет қаралды 1,1 МЛН
Who’s the Real Dad Doll Squid? Can You Guess in 60 Seconds? | Roblox 3D
00:34