Abiy oo gudaha Somalia ka sameynaysa fursad uu dayacay Xasan Sh, Kulanka Godey & Xogaha dhameystiran

  Рет қаралды 14,174

Gaylan Media

Gaylan Media

Күн бұрын

Itoobiya oo gudaha Somalia ka shaqeynaysay fursad ay dayacday Villa Somalia, 6 gobal oo Soomaaliya ah xubno kasocda oo Itoobiya tagay & Xogaha dhameystiran
Wararkii U dambeeyey ee Caalamka & Falanqeyntooda Noogu Kaalay.

Пікірлер: 103
@Somfox1
@Somfox1 3 сағат бұрын
Waa in lasoo Celiyaa Sharafii Xooga Dalka Somaliyeed! Xataa Umada Somaliyeed ma taqaan Taliyaha Xooga Dalka! Halka aad maalin kasta Maqlayso Birhanu Jula Taliyaha Ciidanka Ethiopia oo Hanjabaya!
@musadaqdiriye7824
@musadaqdiriye7824 Сағат бұрын
Gaylan thank you
@xuseenfadal
@xuseenfadal 2 сағат бұрын
Fadlan gaylanoow mapka soomaaliya kudar dhulka innaga maqan ee itoobiya iyo kenya ay innaga haystaan insha'allaah, aad iyo aadna waan uga xumahay wadankeygu inuu maanta heerkaa marayo waxaan arkaa inuu dalkeygu sodonkii sano ee lasoo dhaafey inuu maanta aad uga sii xunyahay runtii, ilaahaw khayr kadhig.
@axmedcali4926
@axmedcali4926 Сағат бұрын
😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 3 сағат бұрын
xasan sheekh hadu aaminsaneyn oo soo dirin masuulki kusheegay reer koonfur galbed qaracyo itoobiyan dhalen muxu usi dalacsiiyay halki u shaqada ka eryilaha
@dalkaab1436
@dalkaab1436 58 минут бұрын
In sha allah guushu waa Ethiopia Bi'idnillah 🎤🤲🏻☝️
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 14 минут бұрын
​@@dalkaab1436amxaar kabax meesha
@SomaliMaxamed-w9g
@SomaliMaxamed-w9g 2 сағат бұрын
Waxba soo kordhimayaan.. Ethiopia wa baxeysaaa . EGYPT 🇪🇬 WAA IMANEEYSAA THAT IS IT
@FarhanAlisaid
@FarhanAlisaid 2 сағат бұрын
Marka maxay ku taree xataa haday timaado iyadoo dadkii dalka lahaa saas u kale qayb sanyihiin mise riwaayada damuljadiid baad run mooday masar baa ina difaacaysa
@SomaliMaxamed-w9g
@SomaliMaxamed-w9g 2 сағат бұрын
@@FarhanAlisaid Somalia anaga 20jir ah oo difaaceyna .. tankale ha ilaawin in ay Ethiopia laftigeeda kala qeybsantahey oo so mareyso wakhtigii 1991 jamhadaha Tigray. Amxaaro jamhado 😂
@alishirwa1453
@alishirwa1453 3 сағат бұрын
*SOMALIA SOMALI BAA LEH*
@musadaqdiriye7824
@musadaqdiriye7824 Сағат бұрын
Gaylan thank you ❤
@mahaddeis6011
@mahaddeis6011 2 сағат бұрын
Ma ogtahay wariye Xassan Sheekh inuuyahay doqon ehelna uaheen waxalayidhaahdo garasho
@AbukarMasudi
@AbukarMasudi 25 минут бұрын
Waa doqon mansab uu mudneen lasiiyey dal wuxuu uyaqaanaa muqdisho dadna mudulood Rabiyow nagakaal AAmiin
@abdulkadirmohamed8285
@abdulkadirmohamed8285 3 сағат бұрын
MA WAXAAD BUUNBUUNINEE IN LA'BARYO LA' LAALUUSHA PUTLAND IYO KOONFUR GALBEED ETHIOPIA MAXAY KU DAYACDAY
@hassanmohamedmohamud8448
@hassanmohamedmohamud8448 15 минут бұрын
Gaylan guul nacabka gidaarka hajiiro
@abdimacalin4156
@abdimacalin4156 Сағат бұрын
MAasha allah Maasha allah huray usoco xasanoow haka fiirsan kkkkkkkkkkkkkķ
@h.makhtal8368
@h.makhtal8368 Сағат бұрын
الحشر (وَلَا تَكُونُوا كَالَّذِينَ نَسُوا اللَّهَ فَأَنسَاهُمْ أَنفُسَهُمْ ۚ أُولَٰئِكَ هُمُ الْفَاسِقُونَ) (HA NOQONINA KUWA ILAAHAY ILLOOBAY EE ILAAHAY NA ILLOOWSIIYEY NAFTOODA KUWAAS WAA KUWO XUN XUN (FAASIQIIN) )Surat Al-Xashri Macnaha aayadda : Ha noqon kuwa illoobay wixii ILaahay faray Camalkii wanaagsanaa. Ilaahay na (SWC) Illowsiiyey Naftooda camalkii wanaag sanaa inay sameeyaan. ADEER XUSEEN
@prosl11
@prosl11 Сағат бұрын
Guul isaaq guul somaliland , cadowga kaste haa jabo
@dalkaab1436
@dalkaab1436 Сағат бұрын
ኢትዮጵያ በሻ አላህ ታሸንፋለች።
@sharmarkesaki7549
@sharmarkesaki7549 Сағат бұрын
@Beru700
@Beru700 4 минут бұрын
Ethiopia ayaa iska leh somalia bed iyo Bariba mustaqbal. Wan u hambalyaynayaa Ethiopia in ay somalia gacan adag ku maamusho
@Abdirahmanmohamed5104
@Abdirahmanmohamed5104 Сағат бұрын
Guul SOMALILAND iyo Ethiopia 🎉🎉🎉
@osmanahmed9780
@osmanahmed9780 Сағат бұрын
Qaran dumis shisheye kalkaal gacanta xooga dalka markey kuso gaarto sidaas dheh hada rag tahay
@prosl11
@prosl11 Сағат бұрын
Rag baa kuu nool somaliland dhulkaga hadaad soo dhaafteed xabad afka laga gelin
@osmanahmed9780
@osmanahmed9780 29 минут бұрын
@@prosl11 ciilaney dhulbahante iska celin weysa anaga somalinimo ayan xeerineyna siyaad barre idin kufsaday wuxu arkay ayad qabtan lkn dad goba wa idinku jiran kuli ma xumo kuwa hada horbooda aya xun oo madaxda isku shega shacabka inta bdn wuu fcn yahay
@wayyoarrag7574
@wayyoarrag7574 3 сағат бұрын
Xasan kama yaabesid inuu Ethiopia inuu la dagalo waa been hadalkiis
@caseerdiiriye8519
@caseerdiiriye8519 24 минут бұрын
Geylan media kala saar weriye nimada iyo mucaradnimada
@AbdiAgood
@AbdiAgood 19 минут бұрын
❤😂tabin wacan ❤😊mahadsanid 😂❤😮😢
@FarhanAlisaid
@FarhanAlisaid 2 сағат бұрын
Warka xasan sheikh waa hashii orkeeda diidaa owr kale u orodaa taba dablaga saar waa abaahi seegtaa dadkiisii buu kala dirayaa shisheeyana u yeeranayaa
@sharmarkesaki7549
@sharmarkesaki7549 Сағат бұрын
Xasan dhiiqo mucaarad u ma baahne 😂
@HAKIIKEHakiime
@HAKIIKEHakiime 59 минут бұрын
Ethiopian ha dhacado
@mahatabdiabdullahi5527
@mahatabdiabdullahi5527 Сағат бұрын
Soomaali kala Irdhowday dunidana ka go'doonsan.
@marwaanabdirahman1700
@marwaanabdirahman1700 Сағат бұрын
Xuseen fadal gaylan media shaqada hagalin itobiya iyo kanyo Dhulka ay naga haystan iska daayee kuwii 7ka ku jirey bey xasan she iyo muse bixi kala dirayan
@maxamuudjimale
@maxamuudjimale 34 минут бұрын
Dowlada waa in ay kudhac ledahay dadkaas Ethiopia la kulmay la dilaaa dhamaan
@happycargo8126
@happycargo8126 2 сағат бұрын
farmaajo xate taas wuuku guul dareystay lkn dhibka ugu weyn ee haysto somalaia waa federal ka
@alinurmohamed5304
@alinurmohamed5304 30 минут бұрын
Adiga maa u sheegaaya waxay thy in ay dowlad sameyso sida quman
@ahmedismaciel5465
@ahmedismaciel5465 3 сағат бұрын
SOMAALIYA WAXAA KAJIRTA. KOOX QAWLEYSATAAH. OO. VILADA. FADHIDA. EE. DAWLADI KAMAJIRTO
@gureymax7639
@gureymax7639 2 сағат бұрын
Sadar muuqda su'aal Ka dhan
@PilotibraYare
@PilotibraYare 48 минут бұрын
Adinka la shaqeeyo ethiopia yaa laga ilaalinaa marka
@radiyorunsheg2590
@radiyorunsheg2590 49 минут бұрын
Xasan shekh Md kabaahi badan wali ma arag dibada lacak aruuris ku mashqulsan yahay qof gajeeysan gob ma ahan
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 2 сағат бұрын
dulmigu inu hormar sameeyo oo meel taagnayn saas ku ogaada oo farmaajow daarood batahaye soo bax iyo garaad jaamacow daarood marabo waxa kuxugey raxanweyn wa wacalo
@osmanahmed9780
@osmanahmed9780 Сағат бұрын
😂😂😂😂
@anwaraniis6865
@anwaraniis6865 Сағат бұрын
Wariye ka benalysan ma arag kan 😂😂
@gureymax7639
@gureymax7639 3 сағат бұрын
Ha soo wada baxaan nacabku Dowladdaada garab istaag ama cadowga raac meel dhexe oo la istaago ma jirto🇸🇴💪✌️👀
@Sumadeena
@Sumadeena 3 сағат бұрын
Kaligii wadani abgaal waakaa, kaligaa cuntaye kaligaa celceli.
@Somfox1
@Somfox1 2 сағат бұрын
Xasan sheekh baa war cad laga laayahay..Bal miyuu Diyaarada Xabashida iyo Qaad kooda Joojiyo!
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 2 сағат бұрын
horta xasan qof dowladnimo raba mayahay wadanki uba bur buriyayen
@gureymax7639
@gureymax7639 2 сағат бұрын
@@firdowsmusay-ze9gs xasan wuu dhiman karaa ama waqtiga xil heyta Ka dhamaan Kara ee adigu Ka hadal qaranka iyo danihiisa
@Hciid
@Hciid 2 сағат бұрын
Cali maxamed geedi xagee raacsan yahay wax war ma leh
@baashe09
@baashe09 2 сағат бұрын
Boowe Faarax
@C.shkauurCumar
@C.shkauurCumar 2 сағат бұрын
Wasiir waa kualaamay budlan kawaran😂😂😂😂
@osmanahmed3512
@osmanahmed3512 31 минут бұрын
Abay iyo xasan xarash qaran somali cadaw ayay ku yihiin 2 duba
@Mjfarah114
@Mjfarah114 45 минут бұрын
Xasan xaraashka iyo boobka hantida qaranka ayaa ka badan halkuu dalka mideen lahaa
@salebanidiris-he1hg
@salebanidiris-he1hg 3 сағат бұрын
Waar beenta naga daa wax sharci ah oo somaliland iyo somalia ku heshiiyeen dhawaan baad ari doonta marka ay aqoonsato somaliland waxa is hayaa waa somali salka ku haysa midawgii dhalteetka ahaa
@xalimoxassanshero7663
@xalimoxassanshero7663 2 сағат бұрын
Jalle weriyye mant xuduudaha weli wey qabiileysan yahiin cidna sooma looodin karo Hadii ay ayga ka goneyen in ay Xudiudkooda difacdan Dowladan markas waa ku Cawinee lakin hadey dhahaan Itoobiyaan Racnay tas Non walbow Madaxaaga meyrax kiu duubo oo Rermuqdisho itoobiya waa os yaqaaanin ka joog ma jirto Dal Dalkale ka dhex duuli kara xitaa jadey dhacdo in itoobiya lala Dagaalo masar masoo geli karto in ay Hub nagu Caawiso mahee Tasne waa Cadi eee mamulada Itobiya Dugsanaya er raba in ay kursigs iska iska fadhiyaan Masar mar marsiiyo Ums noqoto er jalle wariye Adiga afkaaga Itoobiya Haku difaacin
@marwaanabdirahman1700
@marwaanabdirahman1700 3 сағат бұрын
Gaylan media dadka somaliyeed oo dhan baa warkooda qata oo meelkasta uga hadlaya waayo waa xaqiiqda hada jirta.
@FarhanAlisaid
@FarhanAlisaid 2 сағат бұрын
Umada soomaaliyeed waxay u baahan tahay hogaan midaya oo codowgooda dhabta ah tusa ee uma baahna koox dhiigaada raba in ay dhaqaale ka samayyaan iyo warlords dhiiya cab ah sorry
@MohamedabdinasirAbdinasir
@MohamedabdinasirAbdinasir 2 сағат бұрын
😂
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 3 сағат бұрын
wadanki faro kuma jiro dowlada xasan sheekhna wa laga qancay bay umuuqata oo mucaaradki larabay inay xasan toosiyan ama meesha katuuran way aamusen yacni quus
@ahmedkaka9213
@ahmedkaka9213 3 сағат бұрын
Geylan damiirlaawe u nugul cadowga warkooda buunbuniya oo war qabyaaladeysan ku hadaaqa
@Bajaji12
@Bajaji12 2 сағат бұрын
Unsubscribe qaado been low
@بدلعامر
@بدلعامر 2 сағат бұрын
Waa ahmed madooba iyo lefta grean waa qoomaloodayal abay oramo aya qaba waar abay goormaad noso foora
@Caato22222
@Caato22222 2 сағат бұрын
Geylan media runta hadii la sheego waa Ethiopian is qarinaaya
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 3 сағат бұрын
reer awdal hadi xaraashki kabad baaden wa inay maamul badaxbanaan dhistan qarnigan dad iyo dhulkoda iibinayo sida adoomadi reer awdal ba lahaya
@prosl11
@prosl11 Сағат бұрын
Guntii harti darood ayaa laga hayaa inay xabashi soo geliyeen xamar wuxuu waa gun gun dhasay oo adoon ah amxaar
@subeermohamed3051
@subeermohamed3051 Сағат бұрын
Adiga hadii horjooge qabiil lagaa dhigo dalkaaga iyo dal shisheeye makuu sinaan lahayeen?
@osmanahmed9780
@osmanahmed9780 Сағат бұрын
Geylankii iska hadlay oo cbb ah dalkena wa save meel walbo wana la socona i,a
@abdulkadirmohamed8285
@abdulkadirmohamed8285 2 сағат бұрын
WERIYE PUTLAND WARKAAGA WAA LA'HAAYAA
@abdulkadirmohamed8285
@abdulkadirmohamed8285 3 сағат бұрын
WERIYE PUTLAND ETHIOPIA YAA KUU SHEEGSY SIDEEY DAMACSAN TAHAY
@CwaasicXasan
@CwaasicXasan 2 сағат бұрын
Waxkasto la yela qofkii itopiya tagera somaliya kama dhalane horay ha u raca xabashada 😂
@Suheila22
@Suheila22 2 сағат бұрын
Inagaa leh waa ilmihii ey dhaleen ethopia saba badan awgeed in la tageero loo muujiyo xabishida qofkii ka soo hor jeedo waa garac aan loo muujin karin naxaxariisan qofkii daba dhilif loo arko xabashi wuxuu noola mid xabashi.
@ilyas6638
@ilyas6638 2 сағат бұрын
Wax waalan , maamul goboleed qabiileysan adigu kaalay misee
@Jibriil571
@Jibriil571 3 сағат бұрын
UN IGAD iyo waxan aad dhuraysaa niyow ma shaqeeyaan hadda ! Miyaad dunida la socon waxa ka dhacaya ? Xasan gurguurtana qayb muqdisho ka mid ah ayuu haystaaye, Hargeisa kama taliyo !!!
@prosl11
@prosl11 Сағат бұрын
Wuu oogyahay laakiinse munaafiqnimada majeerten baa wada
@abdikariinkhaliif8334
@abdikariinkhaliif8334 2 сағат бұрын
Caqliga allaha idinka qaad xasan iyo abey ma laba nin somali ah siyad isku haayo miya Somalia iyo Ethiopia dheh idinkaba warbahin wax fahamsan iska dhigayo ayaba mesha waxba ku heynin oo dhiri galinayo cadawga cinwaanka iska saxa marka hore 😡😡😡😡😡
@osmanahmed9780
@osmanahmed9780 Сағат бұрын
Kan wariye maaha waa qaaqle cbb ah
@cilmigalaguhormaray5751
@cilmigalaguhormaray5751 2 сағат бұрын
Wariya aan taageero ayaad tahay habka saxaafadeed lkn waxaad moodaa iney sumcadaada bulshada xageeda ay sii yaraaneyso dib u fiiri habtabintaada
@AGuled-z5h
@AGuled-z5h 2 сағат бұрын
I madadaali daali, I maaweeli weeli iyo maaweelada caruurta iyo riyo maal meedkiinii. 35 sano ee la soo dhaafey???? 35ka sano ee soo socdana sidaas iyo caqli muufo.
@mohamoudmohamedmohamoud-ky2oz
@mohamoudmohamedmohamoud-ky2oz 2 сағат бұрын
Adigu maxaad kahadlaysaa?. Halji aad wacyi gelin samayn lahayd waxaad ammaan iyo buun buuninta Itoobiyaanka ayaad ku talaxtagtay. Marka dhinac kale u wareeji warbaahintaada ama si dhexdhexaadnimo muuji oo dadka cabsi galinta ka daa. Maahine Itoobiya miyaad u shaqaysaa?
@mohamoudmohamedmohamoud-ky2oz
@mohamoudmohamedmohamoud-ky2oz 2 сағат бұрын
Wacyi
@abdallasonkor4769
@abdallasonkor4769 2 сағат бұрын
Ina farmaajo waligaa Waxba noqon meysid
@hassan-adam2895
@hassan-adam2895 3 сағат бұрын
Bada ethopia lasiinaYo Somaliland aYaa leH Lknze Villa hamar waa iska Been wexeedu
@HindaMaxamuud-y7j
@HindaMaxamuud-y7j 3 сағат бұрын
Taas shaqadaada maaha
@Fast.money86
@Fast.money86 3 сағат бұрын
Sxp somalia. Somali baa leh Somalian waa gobolkamid ah somalia
@osmanahmed9780
@osmanahmed9780 Сағат бұрын
Hadey been tahay is afgarsho muxu u dhaha muuse ithopia wey og tahay somaliland iney wax bixin karin lkn gorgortan ayey ka rabtan dalka oo idil xasan shiiq aya ka masula taas ogaaw ruwayadana 34 ayey socon weyse mid kale la kaalay huuno 😂😂😂
@nourhassan9806
@nourhassan9806 Сағат бұрын
Jaajuusiin ayaad qiil u raadineysa adeer warkaaga cadeyso
@abdulkadirmohamed8285
@abdulkadirmohamed8285 2 сағат бұрын
LOO JOOJIN MAAYO DABADHILIF ETHIOPIA LOO JOOJIN MAAYO ILMO LAFTA NAGAA
@musadaqdiriye7824
@musadaqdiriye7824 Сағат бұрын
Gaylan thank you
@musadaqdiriye7824
@musadaqdiriye7824 Сағат бұрын
Gaylan thank you ❤
@h.makhtal8368
@h.makhtal8368 Сағат бұрын
الحشر (وَلَا تَكُونُوا كَالَّذِينَ نَسُوا اللَّهَ فَأَنسَاهُمْ أَنفُسَهُمْ ۚ أُولَٰئِكَ هُمُ الْفَاسِقُونَ) (HA NOQONINA KUWA ILAAHAY ILLOOBAY EE ILAAHAY NA ILLOOWSIIYEY NAFTOODA KUWAAS WAA KUWO XUN XUN (FAASIQIIN) )Surat Al-Xashri Macnaha aayadda : Ha noqon kuwa illoobay wixii ILaahay faray Camalkii wanaagsanaa. Ilaahay na (SWC) Illowsiiyey Naftooda camalkii wanaag sanaa inay sameeyaan. ADEER XUSEEN
@musadaqdiriye7824
@musadaqdiriye7824 Сағат бұрын
Gaylan thank you
@h.makhtal8368
@h.makhtal8368 Сағат бұрын
الحشر (وَلَا تَكُونُوا كَالَّذِينَ نَسُوا اللَّهَ فَأَنسَاهُمْ أَنفُسَهُمْ ۚ أُولَٰئِكَ هُمُ الْفَاسِقُونَ) (HA NOQONINA KUWA ILAAHAY ILLOOBAY EE ILAAHAY NA ILLOOWSIIYEY NAFTOODA KUWAAS WAA KUWO XUN XUN (FAASIQIIN) )Surat Al-Xashri Macnaha aayadda : Ha noqon kuwa illoobay wixii ILaahay faray Camalkii wanaagsanaa. Ilaahay na (SWC) Illowsiiyey Naftooda camalkii wanaag sanaa inay sameeyaan. ADEER XUSEEN
Fake watermelon by Secret Vlog
00:16
Secret Vlog
Рет қаралды 16 МЛН
Nastya and balloon challenge
00:23
Nastya
Рет қаралды 60 МЛН
Inside Out 2: BABY JOY VS SHIN SONIC 3
00:19
AnythingAlexia
Рет қаралды 6 МЛН
هل تنجح العدالة والتنمية في وضع دستور جديد ؟ - شؤون تركية
48:31
الحكم لله ثم لعبدالعزيز | بودكاست فنجان
3:13:58
إذاعة ثمانية
Рет қаралды 135 М.
Fake watermelon by Secret Vlog
00:16
Secret Vlog
Рет қаралды 16 МЛН