Huwanta Ukraine & Reer Galbeedka oo dhabarjabkii ugu weynaa oo guuldarro ciidan u diyaariyey Putin

  Рет қаралды 15,878

Gaylan Media

Gaylan Media

Күн бұрын

Huwanta Ukraine & Reer Galbeedka oo dhabarjabkii ugu weynaa oo guuldarro ciidan u diyaariyey Putin
Wararkii U dambeeyey ee Caalamka & Falanqeyntooda Noogu Kaalay.

Пікірлер: 41
@mohamednoor4008
@mohamednoor4008 3 сағат бұрын
Mahadsanid
@mardhaachennel450
@mardhaachennel450 8 сағат бұрын
faraxow sxb aragtidada xor ayad u tahay, balse xogta saxda ah hadii aad rabtid inad la socotid, waxad ka dawan karta wariyaha madaxa banan ee patrick lancaster lknse fikirka aad hada ino so gudbisay wa munafaqada rer galbedka.
@CIISECABDULLE-f6h
@CIISECABDULLE-f6h 8 сағат бұрын
Ukraine Aya Russian werareeysa maxa laga wadaa Ruushku hal daqiiqo ayoow kusoo koobi karaa lkn wali wuu uturooyaa hal madfac ayaabaa ku filan Ukraine sidaa wax ifaham qof yahay
@samatarxuseenalmagan4142
@samatarxuseenalmagan4142 8 сағат бұрын
Msha Allh guul Rashka markasta
@Allas24post123
@Allas24post123 8 сағат бұрын
Xabalaha ruushka Maxaa kawadaah ? Masaasah wariye lagunoqdaah Dhinac kararan
@mohaomar7711
@mohaomar7711 7 сағат бұрын
Russia 🇷🇺 in u gulesto ba Dan nagu jirto hada Muslim ☪️ nahay ay jawan rer galbedka halaka kujawan iyo Ukraine 🇺🇦 yadana halaka si xun ugu jabto aya rajey naya insha Allah
@Abdifatah-j7d
@Abdifatah-j7d 8 сағат бұрын
😊
@horumarintaciyarahahoryal3980
@horumarintaciyarahahoryal3980 8 сағат бұрын
Ader waxan ad shubayso halked ka keentay adunba War umahaysid wlhi 0000000 ayad tahay Ukraine ad sheegaysa halkay joogta sawta cagta lamariyay
@quenmaida1376
@quenmaida1376 5 сағат бұрын
@@horumarintaciyarahahoryal3980 hhhhhhhhhhhhhhh jaceylkiisa ayuu ka hadlay
@osmanahmed9780
@osmanahmed9780 3 сағат бұрын
Shekadis xasan shiq ee cbb uso dhiiben ayow u maleya
@aliguediadaweh8516
@aliguediadaweh8516 7 сағат бұрын
I am following you to Djibouti city ❤❤❤❤❤🎉
@Husseinool-u7k
@Husseinool-u7k 8 сағат бұрын
Hoyadaa was iyo majertinkii ku dhalay afayen u ah galada ree galbed rushka hal sax ayow ku qabsan karaa Ukraine hada ayowba hastaa 8gobol oo ka mida dhulka Ukraine
@abdurrahmanHarbi-cy8hy
@abdurrahmanHarbi-cy8hy 8 сағат бұрын
Ilko dofaar sahansan rushku wa eber
@osmanahmed9780
@osmanahmed9780 3 сағат бұрын
Ruushka is not easy iguso orod maha rer galbeed kuma dag dagin kara ninka wa iska hadla xaqiiqada ma ogid
@quenmaida1376
@quenmaida1376 8 сағат бұрын
Hhhhhhhhhh AFAYENKA Ukraine miya tahy hhhhhhhhh 1 habar ayey ku dileyn casimada Russia 🇷🇺 ee naga daaaa xayeysiinta
@ilyasxusen-q2m
@ilyasxusen-q2m 9 сағат бұрын
Sadexeeye sakaaa
@amadeo9277
@amadeo9277 6 сағат бұрын
Wararka isha aa kasoo qaadatid ma CNN-ka mise?
@quenmaida1376
@quenmaida1376 8 сағат бұрын
Adeer wan soo jednaaa mana la joogo wagiii BEEN LEYSKU SHEEGI JIRAY
@mahadhassan9757
@mahadhassan9757 6 сағат бұрын
Haga yaabiin innu jaabo Rush ka waxa ka hadlayso been diyaarad ama ciid gali kattana ma jiirto
@engsayidmohamed7527
@engsayidmohamed7527 8 сағат бұрын
niyaw waad iska badhaaacisaaaa yukrayntannn aaad noosheegaysaaaa 17000 ayyy labawiig hada lagadilayyy waanaybaabadyyy beeeenta jooooji
@kaafihoozh7076
@kaafihoozh7076 5 сағат бұрын
Nio miyaad iska hadashaa inta aadan dadka warka La wadaagin ayaa La soo hubiyaa waxaad soo akhrisataa wararka reer galbeedka ay qoreen in aad waxa aad soo gudbinayso soo baarto ayaan kuu moodi jiray lkn waxa aad rabto ayaad iska sheegtaa war La hubo dadka u keen ruushka iyo Ukrain waxa la simi karo Ma ahan ruushku hadafkii uu dagaalka u galay Wuu a gaaray oo waxay ahayd in uu dhul Ka qabsado Wuu a Ka qabsaday MiDa kale askarta aad sheegaysid oo ruushka gudaha u galay waaba La go’doomiyay iyagaa Ku khasbanaanaya in ay is soo dhiibaan
@issesheikhali2289
@issesheikhali2289 2 сағат бұрын
Rushku, in dhulkiisa loo isticmaalo hubka reer galbeedka, wuxuu ka xigaa inuu asna so toos ah u isticmaali doono hubka mamnuuca ah ee sida ba'an wax u gumaada!
@abdullahihassan2791
@abdullahihassan2791 8 сағат бұрын
Kk ilen man wa iska hadla ciidanka galay rushka wax ka heray wax yar waye 😂
@Mahad2014
@Mahad2014 5 сағат бұрын
Hadaan aad ula socdo xaalada Ruushka iyo Ukraine xogo badan oo video ku jira waxba kama jiraan
@mohamedhassan3937
@mohamedhassan3937 6 сағат бұрын
You told, Ukraine's dream victory plans to get more support.
@iimaanstar1948
@iimaanstar1948 6 сағат бұрын
Xogtada masugna
@Aadane1
@Aadane1 2 сағат бұрын
Xitaa magaloyinka iyo gobolada magacoda sidaa ugu dhawaqayso sax ma aha soosax
@quenmaida1376
@quenmaida1376 8 сағат бұрын
Alla maxad been inoo tabineysaaaa hhhhhhhhh 1 duqeyn ayaaa ku filan hhhhhhh kulaha adiga haka celin eee soo fasax Ukraine
@CabdirahmaanCiisa
@CabdirahmaanCiisa 7 сағат бұрын
Gaylan waad cadeysatey inaad reer galbeedka lajirto taariikhdiina waad badashey gobolka kurusk mahaystaa ukrain hada laakiin waa kuduuleen hada ciidanka Ukraine
@ahmedabdirisak4295
@ahmedabdirisak4295 2 сағат бұрын
Ninkani war umahayo waxaa kasocda Ukraine, iyo waqica ka jira ukraine .wuxuu dhegaystaa selnysky iyo saxafada reer galbeedka .
@Allas24post123
@Allas24post123 8 сағат бұрын
Beentaan xagee kasoo xigeteen warkaan ?
@abdiawad7872
@abdiawad7872 6 сағат бұрын
waa beenti reer galbeedka faafinaysa
@hassaniman3337
@hassaniman3337 4 сағат бұрын
afkii reergalbeedka ayaatkuhatleysaa aduunku wuukaahoreeya 2023 ayaat soomareysaa adeer hurda kakac
@muktaryusuf257
@muktaryusuf257 7 сағат бұрын
War beenwaynaa?waan eegnaa
@Bashiir-k4n
@Bashiir-k4n 8 сағат бұрын
Maxaa galada waxhaysta
@Ahmed-wk2ct
@Ahmed-wk2ct 5 сағат бұрын
Marsidas Ukraine samaynayso rushku magacmuhuu isasaaranaya inkasto ananralikahayn indal uqabsado dalkale dhulkis aminsanahayna wadahadal iyo wixisababay inlaxaliyo hadana inayjarto bundadas xalkenimayso waxakuwayikarta qiimo 3laaban ama kiyef gabiahan mafaidatasi generalada galbedka midbamar sokhilawonayo rabitankoduwaa inayruushka kudhereyan dagaalka rushkuna wamidlasiqabsanaya waqtigadher Edagaalka surtogalna mahan inadtirahdo dalsidaruushkokaleah bankadkanaya dagalgacanta tasiwa dalbashada dagalnukler bedelka dagsl siyasaded iyo dhaqaale bawacan sidiimidawgii sufiyadka
@Aadane1
@Aadane1 2 сағат бұрын
Siyasada Russia mafahansanid naga baandhee
@axmedcaddesh.cabdulahi
@axmedcaddesh.cabdulahi 2 сағат бұрын
Ma mareykanka ayaa lacag ku siiyey ruushku yukreyn gobolo badan ayuu ka qabsadaa maalin kasta
@sprlps
@sprlps 2 сағат бұрын
waxaan umaley jiray inaad tahay weriye, lakiin waxaad noqotay(gafno) warqadaha Xaarka laska mariyo
@ahmedabdirisak4295
@ahmedabdirisak4295 2 сағат бұрын
Qofkii uubahan haka raadiyo KZbin ka .
@MOALI886
@MOALI886 3 сағат бұрын
Beenta jooji xawliga donesk ma joogsan
ПРИКОЛЫ НАД БРАТОМ #shorts
00:23
Паша Осадчий
Рет қаралды 6 МЛН
Spongebob ate Patrick 😱 #meme #spongebob #gmod
00:15
Mr. LoLo
Рет қаралды 13 МЛН
TURKEY | A Muslim Superpower?
13:52
Prof James Ker-Lindsay
Рет қаралды 92 М.
WARARKII UGU DANBEEYAY & HALISTA  DAGAALKA  HEZBOLLAH | ISRA
27:33
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 12 М.