𝗤𝗶𝘀𝗼 𝗖𝗮𝗷𝗶𝗶𝗯 𝗮𝗵: Seddexdii Tuugo ee ballantii ay galeen ka baxay !

  Рет қаралды 28,478

idaacadda buuloxuubeey

idaacadda buuloxuubeey

Күн бұрын

Пікірлер: 38
@Abdihakim24
@Abdihakim24 15 күн бұрын
Mahadsanid mundane, kanaalka waa mid ka mid ah Kuwa aan aadka ugu xiranahay ❤
@MohamedAliismaail
@MohamedAliismaail 15 күн бұрын
Subaxanal waxan mqali jiray waxad walifto Oo wada kaa helin kaa wantoby waa Wara lonoqon dono ❤
@nuuurcbdii
@nuuurcbdii 15 күн бұрын
🥺.🥺 🥺 ilaahoow xaalad adag oo liidata ayaan ku jiraa, adiga ayaana caafimaadka haya, rejadaadana lagama quusto, waxaanse dareemayaa niyad-jab wayn, ee gargaarkaada ii fidi. Ilaahbaan ku dhaartee iimaanka iyo aqoon diineed ayaan isku celinayaa balse imtixaanka igu dhacay ma fududa. Waxan ahaa qof wax bartay oo shaqaysta balse maanta ma awoodo inaan aqoontayda ka faaiidaysto xaaladda aan ku jiro aawgeed, mana jirto cidkale oo garab ii ah, xitaa ma heli Karo hooy iyo guri oo masaajid ayaa Deegaan ii ah. mana heli Karo waxan cuno iyo awood aan kusoo dhacsado, Walaal Adna duco iyo deeq waxaad igu dhaanto maanta igu garab istaag, si walaalnimo ah. Magacaygu waa Nuur Cabdi oo jooga muqdisho. Lambarkaygu waa ( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* )
@Liilove467
@Liilove467 15 күн бұрын
Taliye barnaamijidii sirdoonka waan u xiisney wllh
@HassanGabow
@HassanGabow 15 күн бұрын
Sirdonka mise barnamijki ma ogtahy
@sakariyexasan-n5y
@sakariyexasan-n5y 15 күн бұрын
sadax ayaan nahay xalkena😂😂
@JamaDhabad-f7j
@JamaDhabad-f7j 13 күн бұрын
Mahadsanid bro Abdirahman
@aminamohammad4534
@aminamohammad4534 15 күн бұрын
mahadsanida
@Samer204-v4d
@Samer204-v4d 15 күн бұрын
شكرا ❤
@abdilaahijaamac6644
@abdilaahijaamac6644 14 күн бұрын
Sln goped sxb Gobolka Ragga. Kaa soo Salaam ayaa Burco
@Karaama001
@Karaama001 15 күн бұрын
Xasan osmaan zxb Waa jiro Sheekooyin xabsiyada ah oo aad uxiizo badan noosoo gudbi mahadsanid
@CRisaakApdilaahi
@CRisaakApdilaahi 15 күн бұрын
Mahadsanid ustaad
@YaxyeQaysChannel04
@YaxyeQaysChannel04 15 күн бұрын
Nio Qisooyinka Ayaad Ku Fiicantaye Kuwan Noo Badi
@apdihafidahmed
@apdihafidahmed 15 күн бұрын
Kanaalka magaca ka bedel hadaba couse reasonka aanu ugu xidhnayn qiso muu ahayne wuxuu ahaa radio aanu kala socono is bedelka iyo xog haynta dunida inta kale 🙌
@fardowsaahmed3778
@fardowsaahmed3778 15 күн бұрын
Mashalaah ❤❤❤❤
@MohamedHassan-s7h
@MohamedHassan-s7h 15 күн бұрын
Sxp soo badi qisooyiinkaan ookale waayo aad baan u jeclhy
@iskufilan174
@iskufilan174 14 күн бұрын
News kii oofaarki we missed
@muhomedsharif4922
@muhomedsharif4922 15 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤
@SahalAbdirahmanMohamed
@SahalAbdirahmanMohamed 15 күн бұрын
Taas macnaheedu waabiin
@BashiirFaarax-g3c
@BashiirFaarax-g3c 15 күн бұрын
Soo badi 😢😢😢
@Zekeria-duale
@Zekeria-duale 15 күн бұрын
Mahadsaanid wllka 8:37
@Omarcaydarus
@Omarcaydarus 15 күн бұрын
Thanks nosoobadi wll
@Zekeria-duale
@Zekeria-duale 15 күн бұрын
🎉 2:49
@mcwadaad6046
@mcwadaad6046 14 күн бұрын
Barnaamijki ma ogthy kama hayo zxb jimcihi 2baad baa la marayaaa
@Aaziz5
@Aaziz5 15 күн бұрын
Waa cibro 😢
@mussebaayir7461
@mussebaayir7461 11 күн бұрын
9:34
@Daarulkheyr244
@Daarulkheyr244 15 күн бұрын
I like
@kamalyusuf6211
@kamalyusuf6211 15 күн бұрын
Waa Somalia 3 sadexaad nin waa Hawiye iyo Darood reaxaanwayne Waa sadexaa Tuuga somalida xaadea Afahaynka Baralaman Ra iisawiisar xamse shiikha aadan madobe madxawayn hassen shiikha Oo somalia raqiisaka dhiiga Ethiopianka ka xarshay iyo tuurkia😂
@abdinajibibrahimadan5968
@abdinajibibrahimadan5968 15 күн бұрын
Wll san nogu so gudbi qisoyinka soonki wa u xisay wlh qisoyinkada
@Ilhansweet
@Ilhansweet 15 күн бұрын
Gacantii qaad qaad barata gumudaa dhaq dhaqaaqda tuuganimadu waa cudur shaydaan
@CixaafidsaleebanCixaafid
@CixaafidsaleebanCixaafid 15 күн бұрын
@asalaangardio2745
@asalaangardio2745 11 күн бұрын
nio xasan cismaanow wxyaabihi aan chanelkga ku jecla oo dhan waad joojisay 2018 ilaa 2023 ban kugu xirna lkn 2024 sanadka dhan kuma daawan waayo warar iyo wxn mcno lahayn bad ngu daalisay waliba vudeo edit ma jiro adaa na hortaagan yaxaas jimce fuuray cml mee barnamijki xayawanka ad codayn jirty mee kii sirdoonka iyo documentryadi gagab naa
@anwarsharif25
@anwarsharif25 15 күн бұрын
Shekadaan somali taqano balan been ah iyo dhaaro been ah somali toobo mayaqanaa ilahey hana tuso xaqa inta muslim ah😅😅😅😅
@abdiladifmohamed4678
@abdiladifmohamed4678 15 күн бұрын
@mussebaayir7461
@mussebaayir7461 11 күн бұрын
9:34
@yacquubowwww
@yacquubowwww 8 күн бұрын
9:33
ABTIGII AYUU DILAY KADIBNA MAXAA DHACAY ? QISO YAAB LEH!
18:11
idaacadda buuloxuubeey
Рет қаралды 41 М.
It works #beatbox #tiktok
00:34
BeatboxJCOP
Рет қаралды 41 МЛН
1% vs 100% #beatbox #tiktok
01:10
BeatboxJCOP
Рет қаралды 67 МЛН
My scorpion was taken away from me 😢
00:55
TyphoonFast 5
Рет қаралды 2,7 МЛН
Chain Game Strong ⛓️
00:21
Anwar Jibawi
Рет қаралды 41 МЛН
NABSIGII NINKEEDA KA GASHAY AYAA SABABAY GEERIDA GABDHEEDA YAR !
11:31
idaacadda buuloxuubeey
Рет қаралды 40 М.
QISO CAJIIB AH: SEDDEXDII  BOOLISKA AHAA EE TUUGADA ISKU BADALAY !
17:54
idaacadda buuloxuubeey
Рет қаралды 65 М.
Sucuudiga Xagee ka yimid magaca boqrtooyaddan? Sideese loo yagleelay?
10:29
BBC Somali Radio Idaacadda Subaxnimo  25-01-2025 #somalia
26:44
Somalia Radio News
Рет қаралды 1,1 М.
Maxay ku sameeyeen cadnaan? || Qiso saameyn leh
55:06
ILEYS
Рет қаралды 11 М.
It works #beatbox #tiktok
00:34
BeatboxJCOP
Рет қаралды 41 МЛН