RIWAYAD QOOTO QOOTO QEYBTII 2AAD PART 4

  Рет қаралды 334,979

Abukar Mahdi

Abukar Mahdi

Күн бұрын

Home of Somali Music Channel, you find everything you look for in music, news, News, videos, shows, lyrics, music, television.

Пікірлер: 401
@Hafsa-Ali1
@Hafsa-Ali1 6 жыл бұрын
Alle Dartii like iigu saar😎😎
@xabibaabukar1604
@xabibaabukar1604 6 жыл бұрын
Wakas waxa kudhef
@maryanali7275
@maryanali7275 6 жыл бұрын
Like
@fardowsafilsanali1529
@fardowsafilsanali1529 6 жыл бұрын
hayaat asal Kkkk
@fardowsafilsanali1529
@fardowsafilsanali1529 6 жыл бұрын
Abdek Play
@saqwasqwz7428
@saqwasqwz7428 4 жыл бұрын
Has a bit Dirir
@intaficanwalaalkood3346
@intaficanwalaalkood3346 6 жыл бұрын
Aar dadkana mesha miyey Sii dhex jiifeen yaab wlhi Inta iga dambaysa alle darti like igu saara
@SaadSaad-tl4nw
@SaadSaad-tl4nw 6 жыл бұрын
Inta Fican Walaalkood hhhhhhhh
@intaficanwalaalkood3346
@intaficanwalaalkood3346 6 жыл бұрын
Hahahahaha Maxa la sameena Hee
@maryamamuseaxmed2238
@maryamamuseaxmed2238 6 жыл бұрын
Inta Fican Walaalkood kkkkkkkkkkkkk kudharag bbe
@deeqo7cadey749
@deeqo7cadey749 6 жыл бұрын
+Inta Fican Walaalkood 👍
@khadramohamed1840
@khadramohamed1840 6 жыл бұрын
Inta Fican Walaalkood hhhh horta maxay tahay dad kina like ta wada daweer sanayo 😁😁😁
@updyrachedosman7089
@updyrachedosman7089 6 жыл бұрын
Ruwayadaba Faadumina udaawadaan inta igu raacsan like igu qabta
@bashirabdulahi5575
@bashirabdulahi5575 6 жыл бұрын
Cadi mahan fadumiina wlhi qarexo wey dhafte
@nalkadahir608
@nalkadahir608 6 жыл бұрын
Aniga Nasteexo indho u fiirsada
@mowliiddaryelee1073
@mowliiddaryelee1073 6 жыл бұрын
Intaa farax murtileh tageerta like igu qabta 😃😍😍
@shamsohajir129
@shamsohajir129 5 жыл бұрын
Kkkkk
@maxaaqadikarta4422
@maxaaqadikarta4422 6 жыл бұрын
Fadumo mino iyo farax murtiile inta uso gasha farta taaga
@minnicute2544
@minnicute2544 4 жыл бұрын
ANi
@xasanoshekhxasan4205
@xasanoshekhxasan4205 3 жыл бұрын
👆👆👆👆👆👆👆👆👆👆👆👆👆👆👆
@iamhareeri4658
@iamhareeri4658 6 жыл бұрын
Waa wiil Maskinkan ah like kucawi masha allllh
@AbukarMahdi
@AbukarMahdi 6 жыл бұрын
Wan idin Salaamay Asxaabteyda Qaaliga Ah Waatan Qeybti Aad Sugeyseen Ee Qooto Qooto par4 Waqtigana Waan idiin Kordhinay Waad Aragtaan Daawasho Wacan Noolaada
@muniish8306
@muniish8306 6 жыл бұрын
Abukar Mahdi thnks codsigeeyna wad no fulisay😍
@idildaganofficial9137
@idildaganofficial9137 6 жыл бұрын
Abukar Mahdi aad bad u mahadsantahay lakin maxa wacay in wakhti inta leeg aw dib u dhoco, todobad in ka badan baan sugayne
@idmangabadhsharafeed888
@idmangabadhsharafeed888 6 жыл бұрын
Abukar Mahdi Tnx wllkèn
@raxoahmed2567
@raxoahmed2567 6 жыл бұрын
Abukar Mahdi saln shrf wad ku mahdsan tahy wll Wan qoslay hhhhhhhhhhg
@barkaabubakarbrk1762
@barkaabubakarbrk1762 6 жыл бұрын
Abukar Mahdi waa mahad santhy baba abukar
@fadumiinimohamed9751
@fadumiinimohamed9751 6 жыл бұрын
Qofkii 70 tanad Nastexo indho hada tagerto like iku qapo 😂😂👊
@xamdacabdilaahi2317
@xamdacabdilaahi2317 6 жыл бұрын
Fadumiini Moham
@somalihanahilaa6891
@somalihanahilaa6891 6 жыл бұрын
Fadumiini Mohamed anaaa kuuu saadhy aapo nsteeha darteed
@hassanabdulle1627
@hassanabdulle1627 6 жыл бұрын
Fadumiini Mohamed .loo
@youngma6027
@youngma6027 6 жыл бұрын
Nasteexo indho de best like iguqabta hadad tagertid
@hadiilchocola
@hadiilchocola 6 жыл бұрын
Cid kalaaa ma love ah Nasteexo iyo faarax fadmiina caadi maaaha 😂😂😂😂😂
@tahriibahaaaa4253
@tahriibahaaaa4253 6 жыл бұрын
Fadimiincaadi maaaha
@naajadmostafe4459
@naajadmostafe4459 6 жыл бұрын
Hadiil Chocola and the other issues 20th the he said it would be great if we could get a good day and I think it would be a good
@qosoliyoqaraaxo7387
@qosoliyoqaraaxo7387 6 жыл бұрын
Nadeexo indho ku heystaaa tollhi like❤❤❤❤❤❤❤👌👌👌
@salmamohamed5189
@salmamohamed5189 6 жыл бұрын
War like no sar tugsiga wu naga dhamaden 😂😂
@bintiyuusuf4441
@bintiyuusuf4441 6 жыл бұрын
hayaat asal akhlaaaq maa lihiide af kaga eedaam uu yeeel kuulaha alle daarti like iisaaar
@abdifatahali7341
@abdifatahali7341 6 жыл бұрын
Dadkaan weey waasheen runtii waamaxay Like iisaara
@queenaraweelo2612
@queenaraweelo2612 6 жыл бұрын
binti yuusuf abayo dadka chanalada leh wan garty oo lacagby kuhelane dad inty commntiyada kuso biran dhaha like isara maxy kuhelan😂😂😂
@salmaali8338
@salmaali8338 6 жыл бұрын
Farax murtiile nastexo indho fadumiina👍👌✌😍😍😍
@shaadiyoomar5830
@shaadiyoomar5830 6 жыл бұрын
Waryaaya baqiil nimada daaya my people like ta kudadaala ruwaayada waa bilaa lacage waan is ognahay Qooto Qooto in aan aad ujecelnahay noolada my Qooto Qooto family thank you so much
@luqmanha7732
@luqmanha7732 6 жыл бұрын
Shaadiyo Omar waa ku siyay haday wax ku tarayso commentna kugu daray kkk
@shaadiyoomar5830
@shaadiyoomar5830 6 жыл бұрын
luqman HA thanks ana kuusaray
@safiyaabdullahi3380
@safiyaabdullahi3380 6 жыл бұрын
Shaadieq11p999990990yo Omar ån
@princessanhaar1700
@princessanhaar1700 6 жыл бұрын
aniga xitaa sidoo kale faadumina aa u dawadaa I love you faadumina sheeq hilowle anigoo ku arkin Alle ima dilo cimri dheer iyo caafimaad Alle Ha ku siyo Aamiin Aamiin Aamiin
@saidahmedadam1805
@saidahmedadam1805 6 жыл бұрын
War kan meesha dhex fadhiyaa muxuu ahaa kow Duriyada xalaala hadaad tihiin Like Ta iga giijiya ama sidii xoolaha marba doc naga dhaafa Hhhhhh
@saidahmedadam1805
@saidahmedadam1805 6 жыл бұрын
Nasab bee waa kaa hayaa Lol Merci
@luulchannel
@luulchannel 6 жыл бұрын
Saidou Ahmet like maxa laguhela yaab waye qofkasto like lo shega he
@raaqiyoahmed4476
@raaqiyoahmed4476 6 жыл бұрын
Hhhh wlhi fadumo miina iyo nastexo nidho wanku hesta maxe tiri dumashi yey dirka alaha kaa siwo hhhh nolow fadumo mina ida shidoso mesha intii igu racsan ilk
@duniaduniamaxamed2177
@duniaduniamaxamed2177 6 жыл бұрын
Mama feynus Dharkada qurux inta ilamida u Aragtay like
@farhiamohamudmohamed2501
@farhiamohamudmohamed2501 6 жыл бұрын
Fadumiina iyo faarax murtile aad baad iga qoslisaan
@MohamedAli-rs8ek
@MohamedAli-rs8ek 6 жыл бұрын
Viva Arlaadi ❤ Baydhaba Janaay Jecliya Love U Shanta Somalia 🇸🇴 Ar like ii saara🖒 Balanteenu waa like
@ayanitocheeky8528
@ayanitocheeky8528 6 жыл бұрын
Nestexo indho inta tageerto like isara
@arabmulla2330
@arabmulla2330 6 жыл бұрын
Asxabta caawa qooto qooto le igu horayse ALLAH dartii like igu saara
@karimaliaden7904
@karimaliaden7904 6 жыл бұрын
Arab Mulla macbodkoow like xoo ku taraa
@seynabsamaanbadanhuseinxas7178
@seynabsamaanbadanhuseinxas7178 6 жыл бұрын
Arab Mulla waa ku siiyaya ee ku dharag
@caawuudhassan3030
@caawuudhassan3030 6 жыл бұрын
seynab samaan badan Husein xasan
@sadiqabdi3069
@sadiqabdi3069 6 жыл бұрын
Yaaa anigaa cml commnts kaa aqriiinayo intaay heestaa socooto bilawgaa hhh
@aniisaahmed858
@aniisaahmed858 6 жыл бұрын
Sadiq Abdi bhhhhhh abo mapa dhgsti hesta wa iska gudpiya ano rwyda dhagesnyo aqriya commentska 😂😂😂
@hamdaabdinur2567
@hamdaabdinur2567 6 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@anisaadan6466
@anisaadan6466 6 жыл бұрын
Sadiq Abdi aniga
@anizaboojo1646
@anizaboojo1646 6 жыл бұрын
Qooto qooto saan ujeclahay leee Waan yaryarestaa si ikaga dhamaan wlh 😇😍😍😍
@umuahmedwali8094
@umuahmedwali8094 4 жыл бұрын
Iintey kudhamatay qotoqoto
@naleya6550
@naleya6550 6 жыл бұрын
I love 💕 fadumiiino nastexo frh inb caadi ma h
@muwahibhassan6415
@muwahibhassan6415 6 жыл бұрын
nasteexo Indho iyo faadumo miino Walhi waa labada Qof Ee Aan uu dawado rawaydaaa hhhhhhhhh noolaadaa dheh
@qalbiuroon6359
@qalbiuroon6359 6 жыл бұрын
Wewwwwwww qoto qooto 👉❤❤❤😍😍😍😍😍😍😍😍qooto qooto waygii la bilwy illaaa hada kama xiiso dhigo mid mida ka sii dambyso
@maryamadhuubquen6613
@maryamadhuubquen6613 6 жыл бұрын
Maamada caadi maaha Moqdishu ayaan la yaabey mar hore qaadkeeda sida uu u weyn yahay ileyn qofwalba oo somaliyed Mogadishu ku dhashey
@saadaqhassan2256
@saadaqhassan2256 6 жыл бұрын
Umadanaa qof lee kaa horeeya kalay ma hotelaa ma siii seexatiid war like ta habaqiilinina
@daruurahafilms7728
@daruurahafilms7728 6 жыл бұрын
Ruwaayadan waan arkaa marwalba ee xeeshrgann
@fadumocali5564
@fadumocali5564 6 жыл бұрын
I lové faadumiina nasteexo indho faarax murtiile
@xariiromar4785
@xariiromar4785 6 жыл бұрын
hadda comments ka so xisaabisay sidaydo kale like ha ila dhaafin ama subscribe
@haboonxasan4950
@haboonxasan4950 6 жыл бұрын
Xariir Omar h
@xariiromar4785
@xariiromar4785 6 жыл бұрын
+Haboon Xasan thank u walalo
@saciidomuuse9055
@saciidomuuse9055 6 жыл бұрын
Xariir Omar
@sheekhfaarax114
@sheekhfaarax114 6 жыл бұрын
Ar Saan UsugaaYey hado.iso dhaci bisinko Wax kle Like halegu qabto AsxabeY inta Ika danbeso
@fathiomar9592
@fathiomar9592 6 жыл бұрын
Like maxu taraa? fadlan qof haiga jababo
@yasminfarah2280
@yasminfarah2280 6 жыл бұрын
fatiya omar huuno waagi hore qoraalkaada ruuxii ka helo baa like saari jidhay lakin hada dadka wey waasheen because of like
@fathiomar9592
@fathiomar9592 6 жыл бұрын
Yasmin Farah waa yab waleey😅
@saamiyainduo733
@saamiyainduo733 6 жыл бұрын
Reer baadiyaasha qabyaalada badan soomaaliya ayaan uga soo qaxney markaas ayey you tubeka nooga dabo imaadeen, ruwaayad aan lacag iyo waqti ka galin ayaa loo sameeyey iney waa mahadsan tahay dhihi lahaayeen ayey af lagaado ugu daraayaa wiilka usoo duubay iyo fanaaniinta nacalaa idin dhalay reer baadiye aan edeb lasoo barin naga fadhiista oo fiirsada ruwaayada .
@fadumohassan6308
@fadumohassan6308 6 жыл бұрын
Riwaayada qooto qooto waa riwaayad aad iyo aad u qosol badan waxaana ugu jeclahay nasteexo indho fadumo miini
@saamiyainduo733
@saamiyainduo733 6 жыл бұрын
dr qooto iyo romeo waa iga qosol siiyeen caawa ma nooli hhhhhhhhhh
@iamhareeri4658
@iamhareeri4658 6 жыл бұрын
Waxn ahy qof ku txan barnmijkan masha allllh wan kabelay
@yasiin6889
@yasiin6889 6 жыл бұрын
cabdi salam
@abdiwalihirsi9786
@abdiwalihirsi9786 6 жыл бұрын
Faynuus iyo faadumiina la,aantood riwaayadda ma soconayso
@c.xakiinbare7107
@c.xakiinbare7107 4 жыл бұрын
Fadumo yassin was wllshay qaali. Farxiya fiska waa la mid weliba wll nimo darteed waan jeclahay Aalow Dhowr Hablaha Somalia Somalia meel walba ay Joogaan. Aamiin.
@samiiroabdi2622
@samiiroabdi2622 6 жыл бұрын
Ala cawa berka nin shukanso aaa 😂😂😂😂abukar mahdi mahadsanid
@taibbarre4769
@taibbarre4769 6 жыл бұрын
Asalam Calekum warhamatulahi Masha" ALLAH" waaha halii kaani kaa salamayaa nitaa mukejii iyo makalii kejii igu nasalamub ilagaa roo On
@nadarnad7335
@nadarnad7335 6 жыл бұрын
Hhhhh Fanaaninteyda Wn Jeclahay walee alle ha idin xafido
@sheekhfaarax114
@sheekhfaarax114 6 жыл бұрын
waxi gbr qurux bdn like iyo subscribe iku qabta Cawa Naag bidaar leh arkee
@rahmahussein6042
@rahmahussein6042 6 жыл бұрын
Qanciye Media hhh intee waligaaa ma marag miyaa .aniga ba mid dheer oo awoowga warsame tiisa ka baladhan leh .lkn lacaga lagu dawada&125 aya lagu firsada hh
@sheekhfaarax114
@sheekhfaarax114 6 жыл бұрын
Rahma Hussein hhhhh ar Maitiri Diyaar aan arkee bidaartada Waan.ka duceesanaa
@rahmahussein6042
@rahmahussein6042 6 жыл бұрын
Qanciye Media has maxaa ku diidey lkn intaad naxdo ayaad carari doonta sey ucadey markaad aragto
@sheekhfaarax114
@sheekhfaarax114 6 жыл бұрын
Rahma Hussein Ar ma cararaayi eee An ku nuursadee Lkn xage jogta abyo
@rahmahussein6042
@rahmahussein6042 6 жыл бұрын
Qanciye Media halkaan joogo w kaa foktahee sidee ku arki karta eee kle
@zamzamabdullahi724
@zamzamabdullahi724 6 жыл бұрын
Yes caawa yaa ika fcn
@SaadSaad-tl4nw
@SaadSaad-tl4nw 6 жыл бұрын
zamzam abdullahi hhhhh guleyso xbbti alle haku sharfo
@zaxarlazz6777
@zaxarlazz6777 6 жыл бұрын
intii ruwaayada ka heshay liketa igu shiida sida laba xaafadood oo reer burcaa oo is laynaysa hhhhhhh cay maaha hada ilmaadeerayaashay reer burcooy burco waa baladkaygiiye kkkkmmk
@dekaluuld.l5612
@dekaluuld.l5612 6 жыл бұрын
Waligay ma arkin anigoo ugu soo hormaray
@mazbel.114musse9
@mazbel.114musse9 6 жыл бұрын
fadumina iyo nastexo igu dadajiya like
@abdialberto83
@abdialberto83 3 жыл бұрын
Nasteho walahi way iga quslisay xug .
@sooyaalkm805
@sooyaalkm805 6 жыл бұрын
Hhhhhh long live rer xamar qosol midhaan
@zaedismacil5684
@zaedismacil5684 6 жыл бұрын
Muniir Mahdi hhhh nio nimankasi waa itaxaan
@sooyaalkm805
@sooyaalkm805 6 жыл бұрын
zaed Izmail sicid inaa shere Maa adigba oo kalaay rowaydaha rer xamarka maad dawata ruwaydhi burco ubaan ku ogaa ee😀😀😀
@ayaandhemanxeri4316
@ayaandhemanxeri4316 6 жыл бұрын
Awoowe farax cidiya dheere
@GenyoXarago
@GenyoXarago 6 жыл бұрын
Nasteex kulahaa Nin ajaanib isma geyno xoolaheena xataa isma rimiyaan 🤣🤣🤣😂😂. Nasteexo iyo aminiina aan meeshaan ugu jeclahay
@mariaali9650
@mariaali9650 6 жыл бұрын
Dadkaan liketa ii saar mee iska daayaan oo nuxurka riwaayada ka hadlaan aniga drs qooto qooto hadaladoooda wax weyn ayaa iiga baxay.thanks abuukar mahdi
@zaxarlazz6777
@zaxarlazz6777 6 жыл бұрын
Maria Ali waa runtaa waa iney iska daayaan ee liketa iisaar adigu hhhhh
@fatimae6905
@fatimae6905 6 жыл бұрын
Nastexo indho and fadimiini the best
@dalkanuurkeeda9089
@dalkanuurkeeda9089 6 жыл бұрын
Hadii aad utimid in ad dawato riwayadan like iku qawo ani wan ka hele aqyarta inta ika dambeso like iku qabta pzl and subcribe
@maxamuudkaafi3539
@maxamuudkaafi3539 6 жыл бұрын
dalka nuurkeeda 😚🖕👃👃👃👃
@canabiymam2443
@canabiymam2443 6 жыл бұрын
f
@seynabsamaanbadanhuseinxas7178
@seynabsamaanbadanhuseinxas7178 6 жыл бұрын
Aqyaar waan so dahay cml yaah 289 qof ayaa iga so horeso cml
@missnadia9761
@missnadia9761 6 жыл бұрын
157 qof ba iga horeysa wansodadale inti tawartey ah 😎😎
@yusracadey8516
@yusracadey8516 6 жыл бұрын
miss Nadia haye surmindi miyaa
@rossrays695
@rossrays695 6 жыл бұрын
dad badan baan fahmayn afreerxamarkan intayada fahanta isiiiiiii faraajee qofta 🤣🤣🤣🤣
@fadumaj5011
@fadumaj5011 6 жыл бұрын
Allaha unaxaristo dadki.
@mahmodtabat6578
@mahmodtabat6578 6 жыл бұрын
Manshaa Allah sister fadumiina love
@degansidiiayeeyded8919
@degansidiiayeeyded8919 6 жыл бұрын
Kkkkkk fadumina qosol badana Radio makugu jira inta kulahaaaa
@maryanmu4611
@maryanmu4611 6 жыл бұрын
Hibaaq Cabdirashid misha kobaad kowdera ayeey wada dhasheen somali da
@amalali1493
@amalali1493 6 жыл бұрын
Walaalayaalo like isiiya
@abdirahmaanbeeyle520
@abdirahmaanbeeyle520 6 жыл бұрын
Faadumin adiga liba u imaad meeshaan
@boqrane1
@boqrane1 6 жыл бұрын
I like it tnx fananiinteena
@maalinmaali8833
@maalinmaali8833 6 жыл бұрын
Hhhhhhh dhulka wlhi naagti xuntahay ee nus mitirka ahayd nesta caadi mahan
@muniirohusein1697
@muniirohusein1697 6 жыл бұрын
Fadumo miin iyo nasteexo iyo farxmurtile wan jecla sidey ujilayan
@umunadar8748
@umunadar8748 6 жыл бұрын
Wanba ilaway wlhi ine cawa so gale misa xalay ayey ahed sa u sugaye le qebta i like nastexo indha wlhi
@ruunmahamed6148
@ruunmahamed6148 6 жыл бұрын
Reeer like kama weenaada miyaa bisinka
@faisagoh7043
@faisagoh7043 6 жыл бұрын
Che bella canzone Garanzie mille
@Ridwan-jo1wc
@Ridwan-jo1wc 6 жыл бұрын
Reer Somaliland Like Iigu Qabta
@naimahusein2996
@naimahusein2996 6 жыл бұрын
Zaki hargaisa somali land maxaa ladhahaa
@ubahtikleapasaozl5562
@ubahtikleapasaozl5562 6 жыл бұрын
L
@Ridwan-jo1wc
@Ridwan-jo1wc 6 жыл бұрын
Qadaad Waynta Kuwa Qaba Weeye
@gobdoongashaanle1095
@gobdoongashaanle1095 6 жыл бұрын
Naima Husein ma ku baraa waa dawlad barakaysan,malaha sida tiina oo ah dawlada iskeed isku qarxisa kkkklll
@somalibaanahay3050
@somalibaanahay3050 6 жыл бұрын
Gobdoon Gashaanle qarax waxa nagu wada arma tihiin adinka lee d
@dulmidiidofficialschanels2882
@dulmidiidofficialschanels2882 6 жыл бұрын
Hello mudaneyal iyo marwooyin inta Qaarada yurub kunool oona Qaawan #### Dr Qooto Qoto
@updyrachedosman7089
@updyrachedosman7089 6 жыл бұрын
VIVA FADUMINA IYO NASTEEXO
@hawoabdiosman9941
@hawoabdiosman9941 6 жыл бұрын
walal waxan kaa codsanay waxan ahay qofka qodo qodo firsado ugu horeyay blz idle iku so dara
@thequeen-zd3bk
@thequeen-zd3bk 6 жыл бұрын
Walaalayal subscribe iisaara Ana waan idiin saaraya😗😗😚😚
@leylaismail5978
@leylaismail5978 6 жыл бұрын
Walaalayaaalow Wlhi way iga haaysa Ina riwaayadan wax Ka matalo Lool ?🤔🤔🤔
@mahmodtabat6578
@mahmodtabat6578 6 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkk waan Ku hayta faduumiina allow inoodaa
@qumandarajo9353
@qumandarajo9353 6 жыл бұрын
34 iga so.horeeyan yes
@zamzamabdullahi724
@zamzamabdullahi724 6 жыл бұрын
isku filan ina Said 😂😂😂😂
@anisacisman2519
@anisacisman2519 6 жыл бұрын
wooooooooooooooow waxbadanaa sugayey
@faysaldidattico8770
@faysaldidattico8770 6 жыл бұрын
Mamada waa runteed 😂 somalida dhan e yurub joogta waa prime gennaio 😂😂1 1 1960 hahahhh
@zahara1759
@zahara1759 6 жыл бұрын
Masha allah waaw
@shacniahmed4727
@shacniahmed4727 6 жыл бұрын
Waan ku heesta qooto qooto waaaaaw
@talisoali2322
@talisoali2322 6 жыл бұрын
Faadumiina & nasteexo indho la,aantood qooto qooto nuur ma leh😂😂😂😂😂😂
@nasteexonalkaaduunyada1346
@nasteexonalkaaduunyada1346 3 жыл бұрын
Hhhhhhh. Reer Boosaaso beer yey kaa cansharinine kkkkkkk. Like dhac ku siiya reer Boosaaso and reer mudug. Subscribena igu sharfa
@zhugriinagacal1667
@zhugriinagacal1667 6 жыл бұрын
My love anaa ismoday kulahaa farax murtiile kacan aa utaagay
@azadking2017
@azadking2017 6 жыл бұрын
Nasteexo indho 😙😍
@durdurmuhudinali4837
@durdurmuhudinali4837 6 жыл бұрын
😂😂😂😂 Nasdexo indhod rufiyaan 😂😂 Gaw gaw gulaha Ben bdnaa
@farhiaalihassan202
@farhiaalihassan202 3 жыл бұрын
Nasteexo indho🥰🤣🤣
@cabiiralive
@cabiiralive 6 жыл бұрын
baaye iyo boowe afreer mudug maaha ee waa gobolka bari kala baro luuqada mudug walaale iyo walaa leey baa laga yiraahdaa hhhhhhhhhhhh
@haniibrahim8
@haniibrahim8 6 жыл бұрын
Fadumina love wlhi kal iyo laab xabiibti
@abdialberto83
@abdialberto83 3 жыл бұрын
Nasteho idho qurux lay walashay macan nolow Quf sidad filemka o jileysid o jilaya ma jiro.
@abdiqanimohamed3036
@abdiqanimohamed3036 6 жыл бұрын
Masha Allah
@farxiyaaadam706
@farxiyaaadam706 6 жыл бұрын
mansha allah cadii mahan
@ayshaabdullah7093
@ayshaabdullah7093 6 жыл бұрын
nastexo timaha wajiga kafedo baayo
@queenfadxiina6763
@queenfadxiina6763 6 жыл бұрын
Fadumiina iyo nasteexo dartood leeen u daawadaa wlhi
@mohamedahmedabdi4668
@mohamedahmedabdi4668 5 жыл бұрын
Naagta nus mitirka ah kkkk
@SaadSaad-tl4nw
@SaadSaad-tl4nw 6 жыл бұрын
ليش لا kuteh faadumiina carabiga waa ila taqanay ileen 😅😅😅😅
@seedsomalikoob2250
@seedsomalikoob2250 6 жыл бұрын
abukar mahdi bro QOOTO QOOTO maad no sharaxdid walhi garan mayno ??
@mohamudsidiig5952
@mohamudsidiig5952 6 жыл бұрын
Sanadka cusub inta arosan rabta like saar 👈
@ikraam6747
@ikraam6747 6 жыл бұрын
Mohamud Sidiig 😂😂😂
@nasraahmed6542
@nasraahmed6542 6 жыл бұрын
Mohamud Sidiig
@mohamudsidiig5952
@mohamudsidiig5952 6 жыл бұрын
princess ikraani mahamuud Sooori
@queenzamu3090
@queenzamu3090 6 жыл бұрын
Kkkkk qeebta faaadumina iyo fiska
@Anzal-666
@Anzal-666 6 жыл бұрын
Kkkkkk cadi ma ahaan wlh
@sadiamohamed375
@sadiamohamed375 6 жыл бұрын
Farxiya fiska u jeedaa 😂😂waa faraxsanahai dawasha wacan😂😂
RIWAYAD QOOTO QOOTO QEYBTII  2AAD PART 5
40:07
Abukar Mahdi
Рет қаралды 297 М.
RIWAYAD QOOTO QOOTO QEYBTA 2AAD PART 10 HD
49:57
Abukar Mahdi
Рет қаралды 248 М.
小蚂蚁会选到什么呢!#火影忍者 #佐助 #家庭
00:47
火影忍者一家
Рет қаралды 101 МЛН
This mother's baby is too unreliable.
00:13
FUNNY XIAOTING 666
Рет қаралды 38 МЛН
RIWAYAD DR QOOTO QOOTO PART 8 HD
59:59
Abukar Mahdi
Рет қаралды 488 М.
short film damaca jacyal 2024#shorts#qudhqudhiye#ruwayd
11:29
YASIIN QUDHQUDHIYE
Рет қаралды 23 М.
Faadumiina iyo Mustafa Martin "Reer Waqooyi vs Reer Xamar"
40:43
Xogmaal Media
Рет қаралды 47 М.
RIWAYAD DR QOOTO QOOTO PART 20 HD
53:18
Abukar Mahdi
Рет қаралды 331 М.
Majaajilo __ Cabdi Haybe Laambad
10:52
Tixraac
Рет қаралды 320 М.
RIWAYAD DR QOOTO QOOTO PART 22 HD
56:25
Abukar Mahdi
Рет қаралды 469 М.
RIWAYAD DR QOOTO QOOTO PART 17 HD
56:33
Abukar Mahdi
Рет қаралды 576 М.
小蚂蚁会选到什么呢!#火影忍者 #佐助 #家庭
00:47
火影忍者一家
Рет қаралды 101 МЛН