Hibaaq wata islaanta nimco sanqada kahadlaysa matalaysa 😅😅
@sacadahmed42996 жыл бұрын
Walowayn inaanay afsomali kuhadal ma cadaatay caawa🤣
@bashka14336 жыл бұрын
Kkkkkkkkkk
@nasrapuntish5876 жыл бұрын
hhhhhhhhh hibaaq sanqady ka hadlysa
@qacbulqanciye4286 жыл бұрын
Wax yar Lee ika horeysa
@nasimmusa93566 жыл бұрын
ala lahjadu xaraabo badanaa lamo gaari aan qabay qabay waaxy duqdii iyo duumo ku dishay.hhhhhhhhhhhhh abukar thanks iyo fanaanta
@luqmaanyare3436 жыл бұрын
Waa dhataqle hhhh oo idinkaa madaxa dhataqdee hhh
@yasmincabdinur47656 жыл бұрын
meesha maruwaayad ayaa lagu jilaa mise dad ayaa lagu bahdila wanba yaabaye doqonkan lacaayayo hadalkiisa layasaayo muxuu wax ula dhigaya qoladan
@masuultvzhyb6 жыл бұрын
wll Cidna la yasi mayee dhaqamada kala duwan baa laga hadlayaaye maxaad la xanaaqday sawtii la lahaa reer xamarku maba xanaaqaan mida kle anaguba markaan idiin nimaadno sowdinka qaldaan iyo hadalo guranacan noogu yeedha Lama kla xanaaqaan reer muqdisho we love you walalayaal hadana dumashi baabdba ii noqonaysaaye oo gabadh reer xamara baan love isku nahaye halakala xishoodo wllshay
@yasmincabdinur47656 жыл бұрын
waarun.lakin qaldan iyo xamaraawi iyo wixii la mida waa caadi lakin xooga ninka doqon doqon camal ayaa loo yasay lakin inaga hadey imaadan rer waqooyi dhinaceena cidna ma yasto oo xooga xag jirnimada wan ka roonay calashan kalama jecla rer xamar cayda mida kale soo dhawaaw dumaashi kuma qasaareysid gurkaada insha.allh
@quensamra79896 жыл бұрын
Riwayad dhaqan xumo iyo waxaan dhaqan soomaliyed ahayn baa ka muuqda xagee lagu arkay hooyo leh ninku diyaarad ma isaarayaa iyo wiil gabadhuu sodoga uaha damac ka galay oo hoos u eegayaa plz waxaad dadka lawadaagaysaan anshaxa u ilaaliya
@Mohamed.Jazhim116 жыл бұрын
Haa lkn waa waxa wakhti xadirkan ka jira somalide dhexdeda
@quensamra79896 жыл бұрын
@@Mohamed.Jazhim11 waalidku inuu dhaqanku katago iyo cunsurinimadu waa kala labo hala cunsuriyeeyo lkn inaan dhahno waalidkeen baa dhaqankii ilaa xadkaa ka tagay waa xaaran loomana baahna
@masuultvzhyb6 жыл бұрын
aad iyo aad wllo mida kle cunsurinimo karma muuqato oo waa dad kala lahjada saasa keenaysa inaad Moodo cunsurinimo mida kle waa runtaayoo dhaqankii bay meel uga dhaceen
@Mohamed.Jazhim116 жыл бұрын
@@quensamra7989 sida maha wllo walid majedo lkn tusale ahan wa waxa wakhti xadirkan dunida ka tagan oojira
@osmanhiired67436 жыл бұрын
Magac kamiskiin maha ma muuyow maayow
@husenigale84906 жыл бұрын
😂😂😂
@aliarten776 жыл бұрын
qofkii sarirta dusheda ku dawanayow farta so taag
@mohmdfadal4456 жыл бұрын
Isku filan mesha ba isaga shida😅
@hanaibrahim71736 жыл бұрын
Qoto qto mgaca yaaloga dheelin yaaaqe hdee tan yurub fdumiina aheyn naga daaa abuukar mahdiyoo kuwaani wa lalabooo🤤😡😀
@sundussaalax48106 жыл бұрын
Dadku idinkuun maaha iskaga bax hadaad ku lalabootay dadbay ku socotaaye