RIWAYAD DR QOOTO QOOTO PART 13 HD OK

  Рет қаралды 99,361

Abukar Mahdi

Abukar Mahdi

7 жыл бұрын

Home of Somali Music Channel, you find everything you look for in music, news, News, videos, shows, lyrics, music, television.

Пікірлер: 171
@iftinshahmeh4872
@iftinshahmeh4872 7 жыл бұрын
caawa saan u sugayay waanba daalay hadaan fiirsanaa Shukran abukar Mahdi
@faadumohassan1888
@faadumohassan1888 7 жыл бұрын
weeey cajiib weeye cawa reer qotoqoto thx alot
@nadiaahmed4659
@nadiaahmed4659 7 жыл бұрын
fadlan Rawayada Qooto qoote kusodara Farxiya Fiska Farxiya Kabayare Nimca dareen Hadan cabdiraman Dalmar yare tanks koxda
@fadumaali269
@fadumaali269 7 жыл бұрын
thanks Abukar mahdi cawa dhan sugayay
@abukarmammmahdi8838
@abukarmammmahdi8838 7 жыл бұрын
KKKKKKKKKKKKKK SORY SXB LOL GACAN FUDUDIDAAA
@nadiaahmed4659
@nadiaahmed4659 7 жыл бұрын
woooooow cadi ma aha qeebtan Reer Qooto qoote waa mahadsantihin
@rilliali6781
@rilliali6781 7 жыл бұрын
waa layga so hormary aadban uladhacy thanks abuka
@zaamabii6966
@zaamabii6966 7 жыл бұрын
Thanks you Abukar Mahdi
@anisokiinmohamed8970
@anisokiinmohamed8970 7 жыл бұрын
thanks abuukar mahdi cawa dhan usoo jeday darted
@iftiinkanoloshachannel3885
@iftiinkanoloshachannel3885 7 жыл бұрын
Abukar Mahdi rag rag dhalay iga dheh mashallah fikrad wanagsan waaya wlh qooto qooto wanku heystaa nolow walalo.
@qaaliluula332
@qaaliluula332 7 жыл бұрын
abuukar mahdi ha qab tiraheena keep it up well done thnk u
@axmednuur5392
@axmednuur5392 7 жыл бұрын
abukar mahdi thnkz bro alla haku xafido
@miskiqurux3258
@miskiqurux3258 7 жыл бұрын
wallee qooto qooto IMA dhaftit xalqa kasto wa Ku firsana leee
@aryuraalaguyiri4214
@aryuraalaguyiri4214 7 жыл бұрын
Alla cawa ciiil aanba kax la ahaaa waayo tv waqtiga ay soo gali jirtay ma aysan soo galin neerfo.com walalaheen abaareysan aya live aha Allah ka bixiyeeee .....abukar mahdi walalkeeey thanks hadaaan dawanaaye
@FunnyGuy353
@FunnyGuy353 7 жыл бұрын
Thanks Abukar Mahdi cawa wa i dhaafte
@suceddahir2400
@suceddahir2400 7 жыл бұрын
sidaan usugayey waban lulooday thanksz mahdi
@abubakarabdirahman548
@abubakarabdirahman548 7 жыл бұрын
abti caawa wa la daahdey mahadsanidbse
@nimcoosman4947
@nimcoosman4947 7 жыл бұрын
Cawa waba leyga so hormaray qooto qoto abukar mahdi thanks
@ugaas-
@ugaas- 7 жыл бұрын
Nimco osman Nimco
@ayaaniinaayaaniina3974
@ayaaniinaayaaniina3974 7 жыл бұрын
hhhh walle hanjabada ka dhacday amina iyo marisa tnks bro
@ismaciilmaxamedtaxta2642
@ismaciilmaxamedtaxta2642 7 жыл бұрын
kooxda QOOTO QOOTO mahadsanidiin mahadnaaq abukar mahdi
@abdiwahabmuhumed107
@abdiwahabmuhumed107 7 жыл бұрын
wll abukar Mahdi thankz
@ugbaaadzuugbaaadzu8405
@ugbaaadzuugbaaadzu8405 7 жыл бұрын
Shax shax inaba caadi ma ahn
@faizacutie2144
@faizacutie2144 7 жыл бұрын
laki iyo fadumina funny 😂😂😂😂😂
@HassanMohamed-yy5eq
@HassanMohamed-yy5eq 7 жыл бұрын
Abuukar Adigoo mahadsan qeebta Abwaan ciyaar jecel iyo Fanaanad qaalida ee Amino Dhool Taleefanka asagoo ka fog Speaker ka hakasoo hadlo please badala sidaas fadlan waa talo soo kordhin yuusan kaamirada agteeda ka hadlin waana idin salaameynaaa waxaaan ka daawanaa usa waa mahadsantihiin 🖒🖒🖒
@jambread6713
@jambread6713 7 жыл бұрын
Love it
@abukarmammmahdi8838
@abukarmammmahdi8838 7 жыл бұрын
RAALI GALIN CAAWA WAAN LA DAAHAY SORY ASXAABEEY
@ibnuxafso5818
@ibnuxafso5818 7 жыл бұрын
Abukarma Mmmahdi xalo dhan saan Ku quuday 3dii damban sexday saan udhowrayay ilaa Caawo hadan da waan thanks
@fadumomohamedigal7204
@fadumomohamedigal7204 7 жыл бұрын
thnxz abukar waxa igu salantay laki
@nasromahamed8404
@nasromahamed8404 7 жыл бұрын
waaaaaw qotoo qoto cadiii mahan cawo
@cabdirasinhaashi8489
@cabdirasinhaashi8489 7 жыл бұрын
faynuus sheikh daahir funny wlhi 😀😀😀😀
@yurubaanibishaar6198
@yurubaanibishaar6198 7 жыл бұрын
Aamina macoow baravo 😂👌🏻👌🏻😂❤️
@haloyelohaaji9240
@haloyelohaaji9240 7 жыл бұрын
www tnx wll
@umuaman6656
@umuaman6656 7 жыл бұрын
Marisa cay mataqana waa laga badiyaa
@wasac3396
@wasac3396 7 жыл бұрын
walahi yurub matagaayo nacalaa yurub naag ku guursado
@mohamedali-cg4tv
@mohamedali-cg4tv 7 жыл бұрын
QOTO QOTO mel eeey uu sucoto iyo wax eeey kahdliso aniga waan fahmi waye wlh
@khadramahdi4116
@khadramahdi4116 7 жыл бұрын
waligeey qosol ana qoslin ayaan qoslay abukar Mahanadi nolow wallkis
@ladanali8610
@ladanali8610 7 жыл бұрын
qaybtii xalay soo gali youtube waayo dad badn kala socda oo anigu ugu horeeyo
@dalhadeeq5952
@dalhadeeq5952 7 жыл бұрын
Caaaaadimaha runtiii alle hano daaaayo fanaaaniinta somaliyed
@omumaida2109
@omumaida2109 7 жыл бұрын
thanks abuukar mahdi
@ayaankoran7427
@ayaankoran7427 7 жыл бұрын
shugran Abokor.mahdi lkn laba mar ka dhiga Wigiiiii
@fathiyaahmed5411
@fathiyaahmed5411 7 жыл бұрын
caawa xaalku lo muu maraa subxaanallaah
@cmeggeh6259
@cmeggeh6259 7 жыл бұрын
macusaybaaa sxbow
@Salma-Ibra
@Salma-Ibra 7 жыл бұрын
Nin Walbo Gurigiis Waxaas Kujoogaa ...hhhhhhhhhh Baac.. Buuuc.. @ Thanks Abukar Mahdi
@aliyareakilwe6669
@aliyareakilwe6669 6 жыл бұрын
qalad ayey kugu tahey faduma miina arintaan walaahi faadumomiino ka xishoo laki sxbtaa fadlan
@WaxWalbo88
@WaxWalbo88 7 жыл бұрын
kkk bacda neh intee usocotaa
@HassanMohamed-yy5eq
@HassanMohamed-yy5eq 7 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂AamiNa Macow Maaaacaleeek😅😅😅😅 Naaaftaaa Iga Dhamaaaatay Li aaaaxad iga dhe😂😂😂
@hodanhassan9224
@hodanhassan9224 7 жыл бұрын
Ala beerka qooto qooto Cadi ma ahaan
@rayaanhassanchannel3818
@rayaanhassanchannel3818 7 жыл бұрын
thanks
@rsfvideos5846
@rsfvideos5846 7 жыл бұрын
caadi maaha qooto Råslätt Somaliska Förening
@najmacaday6619
@najmacaday6619 7 жыл бұрын
noo soo dadajiya yaqeyow ilaa isbuca kale masugayna hadane
@iqraladan874
@iqraladan874 7 жыл бұрын
Xaaji oday cabdule aawa ku heestaaa
@adnojaamac4876
@adnojaamac4876 7 жыл бұрын
kkkkk xabiibi alpi qooto qooto wa ku hysta
@Imraan53
@Imraan53 7 жыл бұрын
qeybtii ugu xumeee waye uff waxay dhaqan xumidan
@najahali4262
@najahali4262 7 жыл бұрын
saan usugayey waba dalay hadan ma layga hor Firisaday dad KZbin dhexe seexdana jiro
@naimaali9829
@naimaali9829 7 жыл бұрын
Najah Ali Live ka universal maxa ugu firsan weyde
@ruqiyaruuney7217
@ruqiyaruuney7217 7 жыл бұрын
Najah Ali universal TV ka dawo
@harrisj338
@harrisj338 7 жыл бұрын
Najah Ali kkkkkkk
@yurubaanibishaar6198
@yurubaanibishaar6198 7 жыл бұрын
Najah Ali aniga cml manta dhan dhax fadhiye 😂😂
@najahali4262
@najahali4262 7 жыл бұрын
saas le ina sameyo waye
@bgdyurhegywhwueh6296
@bgdyurhegywhwueh6296 7 жыл бұрын
riyaawadan qooto qooto ayaa ku bartay awal bilaawga ilama fiicnaan jirin hadana maba sugi karo malinta jimcada ah mahadsanid abukar
@cabdullahibohar7996
@cabdullahibohar7996 7 жыл бұрын
Zeynab Hassan kkkkkk
@libanxirsi2689
@libanxirsi2689 7 жыл бұрын
Zeynab Hassan
@libanxirsi2689
@libanxirsi2689 7 жыл бұрын
Zeynab Hassan mhad sanid
@libanxirsi2689
@libanxirsi2689 7 жыл бұрын
mahad sanid
@ashahirsi1953
@ashahirsi1953 7 жыл бұрын
masha alah
@hassansheikh2220
@hassansheikh2220 7 жыл бұрын
kkkkkkkkk البنت فى الصندوق وخبرها فى السوق
@faatuush64cismaan74
@faatuush64cismaan74 7 жыл бұрын
waa ruwayada aaad ufiiin somali idil isku k eenso balse habalahaan is astura dheh tan caawa ooo kale Ani Ma dhoool boobs k eeda muuqday marka make sure ineee is asturaaan before eesan sooo dhax istagin shacabka
@mulkicumar3536
@mulkicumar3536 7 жыл бұрын
waaaw
@daganyuusuf4791
@daganyuusuf4791 7 жыл бұрын
thnks abukar lakin qeebta qaraaxada leh arooska iyo heesaha ku jiro ma arkin qeebta dambe miyaa
@Shaakir-Talk
@Shaakir-Talk 7 жыл бұрын
xuseen shire wax dhaama hala keeno actornimada halaga qaado
@nuurali2474
@nuurali2474 7 жыл бұрын
Laki xaji
@ibrahimali5751
@ibrahimali5751 7 жыл бұрын
kaamaalu diin lacag buu hayaa ka aruur kkkkkkkk
@abdiwalicirro4383
@abdiwalicirro4383 7 жыл бұрын
Nin walbo gurigiisa macaa aas ku joogaa kkkkkkkkkk last funny
@abdirizakmohamed9286
@abdirizakmohamed9286 7 жыл бұрын
cadi ma aha qoto qoto
@fathiyaahmed5411
@fathiyaahmed5411 7 жыл бұрын
wlh nimankii waa lotashtay marhadii ay mareeyso cunta kari sxbaday ayaa ii imaanayo walee waa laceeboway saanmiya nolosha qurbaha
@fadumonuurali6095
@fadumonuurali6095 7 жыл бұрын
aaway riwaayada hee
@xurriyo16
@xurriyo16 7 жыл бұрын
kamaludiin wa laga daadsaday miskiinka kkkkkkkkkkkkk😆😆😆
@iqlasmaxamediqalasdagan4976
@iqlasmaxamediqalasdagan4976 7 жыл бұрын
saan oo segenay waandalnay walhi
@waqtiiyowaayo3688
@waqtiiyowaayo3688 7 жыл бұрын
sahruuja foodada ka daa xaajiga cadaan raadis miyaa qurbaha iyo gumeystaha raga maxaa kala hysta
@abukarmammmahdi8838
@abukarmammmahdi8838 7 жыл бұрын
IDINKAA MUDAN ASXAABTA QIIMAHA BADAN EE YOUTUBKA AAN KU XARIIRNO NOOLAADA
@qalbi.uron.channel
@qalbi.uron.channel 7 жыл бұрын
funny wlh shekada qooto qooto
@zakiomar616omar6
@zakiomar616omar6 7 жыл бұрын
qooto qooto way shidantahay wan ku haysta
@SakariaMohamed
@SakariaMohamed 7 жыл бұрын
Jimco ma la soo daaya ruwaayada ama sabti ..waaba lagu wareeraye Mideeda kale aaway awkoombe yaaqay
@aryuraalaguyiri4214
@aryuraalaguyiri4214 7 жыл бұрын
jamco night aa lasoo daayaaa
@abdinaazirmohamed8645
@abdinaazirmohamed8645 7 жыл бұрын
ayaan mukhtar
@loyaltybellaibrahim2287
@loyaltybellaibrahim2287 7 жыл бұрын
Abuukar mahdi walalkeey chanal Kaada waa subscribed gareeye qeybaha cusubna iima soo boho what is going on Aboowe???????
@abdimohamed38
@abdimohamed38 7 жыл бұрын
rag wuu ba.ay hhhhhhhhhhhh sida lodi qeyli yaab
@alifarah4666
@alifarah4666 7 жыл бұрын
weekgii laba cisho nooga dhiga
@mustafacumar3988
@mustafacumar3988 7 жыл бұрын
Ar qooto qooto waa leysla arkay walee caadi ma ahan wax kale
@hamsafarah1607
@hamsafarah1607 7 жыл бұрын
Albint fisanduuq khabaraha fi suuq (البنت في صندوق خبرها في السوق) 😂😂
@najmacaday6619
@najmacaday6619 7 жыл бұрын
imika maan ka waynahay
@iqraladan874
@iqraladan874 7 жыл бұрын
Aamina macow nolow hhhhhhh
@farhiyoabdiali9983
@farhiyoabdiali9983 7 жыл бұрын
hhhhh Aaamiino macow kunoolow naagta lacagteda
@xurriyo16
@xurriyo16 7 жыл бұрын
shimbiraha oday cabdule o dhalay iyo ta mijimaha yar kkkkkkkk Marisa Carbone 😄😄😄😄
@cumrihassan7796
@cumrihassan7796 7 жыл бұрын
haaaheey
@neyrusaabdi2994
@neyrusaabdi2994 7 жыл бұрын
jkkkk baqara waxit kulhaa
@umuaman6656
@umuaman6656 7 жыл бұрын
you tube ka ayan dhex jifay CWA dhan dadka iga sii hor maray maxay ii dhiban ayaka ah
@mahadmohamud3349
@mahadmohamud3349 7 жыл бұрын
Qotoqoto cadi mahan
@hanihassan3561
@hanihassan3561 7 жыл бұрын
Ruwayada waanba gartay wey fcntahee naagahaan hoyadeey kaweyn mee jirkoda asturan wayaladan alle ka baqeyn maxa waye
@safiyahassan9308
@safiyahassan9308 7 жыл бұрын
asc soomaali maxamed caqliga kashaqaysiiya qosolka iyo matalaada hafiirinina waxaad fiirisaan waxa ay xanbaarsantahay waxaanoo kale waa in laga hadlaa hablo yaryar iyo wiillal yaryar ayaa daawanaya masidan ayaad mustaqbal uga dhigaysaan mase sileedihiin la idinku dayaan maayo hadaad tihiin fanaaniin iyo dadka dadka hogo tusaaleeya waa in aad ka fakartaan waxa aad matalaysaan xataa haduujiro khayrkiisa iyo sharkiisa isku miisaama hadii aharka ka dhalanayaa badanyahay waa in aadan soo bandhigin hadalkii xuseen shire uu yidhi waxaanrabnaa in ay caruurtu daawadaan wax dhaqankooda ka turjumaya kana tagaan filmada qalaad sideedaba wayka soo horjeedaa marka waxaan codsanayaa wixii tagay tage waa in aad ka dabagaydaan qoysas si fiican u dhaqmaya wax aan qiyaano ku jirin hadiikale waxaad dabada kaga qortaan (digniin) waxaan waa wax dhici kara maaha badankoodu wax dhacay waad mahadsantihiin kooxda qaaliga ah
@zainababdulqadir3285
@zainababdulqadir3285 7 жыл бұрын
Safiya Hassan hhh wayahe wax macno leh kale no Ken an dawane wall qoto mid kaficn hada heyso
@queenanuu
@queenanuu 7 жыл бұрын
innaba caadi maaha caawa hhhhhhhhhhhhhhhh qooto qooto aan u qoslay
@nadraothman5986
@nadraothman5986 7 жыл бұрын
halkaas markaan jogey libaaaxbaan ahaa hadana bisadbaan noqdey kulaha kkkk wlhi wanqoslay😃😃😃
@abdulahiabdi1054
@abdulahiabdi1054 7 жыл бұрын
raga ceebta halaga daayo
@sharfonosman3462
@sharfonosman3462 7 жыл бұрын
kkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkk wlhi waa qoslay Aamiin macow naag dheh
@yurubaanibishaar6198
@yurubaanibishaar6198 7 жыл бұрын
Qeebta ugu dambeso ugu xiisa bdn talahi 😂😂
@ayaancadeyeyayaancadeyey
@ayaancadeyeyayaancadeyey 7 жыл бұрын
hhhhh amina macow iyo Marisa wey ika qosliyen side isku cayan
@d-y-a5208
@d-y-a5208 7 жыл бұрын
Lcgtaa odi Ii ah saas wye
@hodanxaaji7038
@hodanxaaji7038 7 жыл бұрын
xoolo wa tahee kee ka tahay 😂😂😂😂
@MD-ke8ny
@MD-ke8ny 7 жыл бұрын
Hodan xaaji hhhhhh lo,o kaa mathy mise Ari uu taagan yhy 😂😂😂
@xanaanc9664
@xanaanc9664 7 жыл бұрын
laki iyo fadumina markee ka tafato jecliya
@aminoxusen2676
@aminoxusen2676 5 жыл бұрын
SooKaLQatka
@axmednuur5392
@axmednuur5392 7 жыл бұрын
kkkkk xaaska qooto qootad
@anfachasan2288
@anfachasan2288 7 жыл бұрын
lakin aaway arooski laki??? qobta 13 in ku jiray aan u maleynayay
@hodanabdirahman6313
@hodanabdirahman6313 7 жыл бұрын
Kkkkkk
@irkushish6677
@irkushish6677 7 жыл бұрын
hala kudo
@ciiiseducaysane6063
@ciiiseducaysane6063 7 жыл бұрын
Hhhhh kulahaa Hooyo aabbhay Markuu dhintay sidaan uma aadan ooyin hhhhhhh
@farxiyocabdi2014
@farxiyocabdi2014 6 жыл бұрын
Ciiise Ducaysane j
RIWAYAD DR QOOTO QOOTO PART 15 HD
1:15:21
Abukar Mahdi
Рет қаралды 528 М.
УГАДАЙ ГДЕ ПРАВИЛЬНЫЙ ЦВЕТ?😱
00:14
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 2,6 МЛН
Best father #shorts by Secret Vlog
00:18
Secret Vlog
Рет қаралды 22 МЛН
Clowns abuse children#Short #Officer Rabbit #angel
00:51
兔子警官
Рет қаралды 72 МЛН
DEFINITELY NOT HAPPENING ON MY WATCH! 😒
00:12
Laro Benz
Рет қаралды 55 МЛН
RIWAYAD DR QOOTO QOOTO PART 14 HD
51:06
Abukar Mahdi
Рет қаралды 299 М.
RIWAYAD DR QOOTO QOOTO PART 29 HD
50:18
Abukar Mahdi
Рет қаралды 533 М.
bariis   isku karis sifudud usameyso 🔥🔥😋 iyo wakhti yare
3:38
Aisha healtah food
Рет қаралды 394
RIWAYAD DR QOOTO QOOTO PART 31 FULL  HD
49:33
Abukar Mahdi
Рет қаралды 418 М.
RIWAYAD DR QOOTO QOOTO PART 8 HD
59:59
Abukar Mahdi
Рет қаралды 488 М.
RIWAYADA DR QOOTO QOOTO  PART 3 OK
47:33
Abukar Mahdi
Рет қаралды 445 М.
RIWAYAD DR QOOTO QOOTO PART 5
52:14
Abukar Mahdi
Рет қаралды 537 М.
RIWAYAD DR QOOTO QOOTO PART 22 HD
56:25
Abukar Mahdi
Рет қаралды 468 М.
RIWAYAD QOOTO QOOTO PART 11  OK HD
49:45
Abukar Mahdi
Рет қаралды 260 М.
Iliyas Kabdyray ft. Amre - Армандадым
2:41
Amre Official
Рет қаралды 1,3 МЛН
Alisher Konysbaev - Suie ala ma? | Official Music Video
2:24
Alisher Konysbaev
Рет қаралды 761 М.
Doston Ergashev - Kambag'alga (Official Music Video)
5:32
Doston Ergashev
Рет қаралды 4 МЛН
Jakone, Kiliana - Асфальт (Mood Video)
2:51
GOLDEN SOUND
Рет қаралды 8 МЛН
Erkesh Khasen -  Bir qyz bar M|V
2:43
Еркеш Хасен
Рет қаралды 610 М.