RIWAYAD DR QOOTO QOOTO PART 31 FULL HD

  Рет қаралды 419,391

Abukar Mahdi

Abukar Mahdi

Күн бұрын

Home of Somali Music Channel, you find everything you look for in music, news, News, videos, shows, lyrics, music, television.

Пікірлер: 818
@AbukarMahdi
@AbukarMahdi 7 жыл бұрын
Ragoow Koleey Gishan Meysaan Daruuc Qooto Qooto Ku Qoran Ee Dumarka Udaaya Tartanka { LIKE & UGU HORDAAWADAHA } Raga Waxaan U Dalbay FUNANADO IYO KOOFI Ku Qoran QOOTO QOOTO . Thanks Walaalaheyoow
@freedomerik43
@freedomerik43 2 жыл бұрын
Ll3mele
@hibosjr
@hibosjr 7 жыл бұрын
I'm Reer Muqdisho Wlh Qeebtan aba Jeclahay Walalahey S/land 😍😍😍 Nolaada Yaqeeey ✔✔👍👍🙏
@ismailhassan6146
@ismailhassan6146 7 жыл бұрын
Asc cawa waa dhaar sanahay like haleygu soo qabto hee 93 views qiyaano waye hdda iney isoo dhacdo
@farhiabare567
@farhiabare567 7 жыл бұрын
bismilah dadkan youtube maguryo ey kuleyihin ani malin walbo last ahay ar like igudeqaa
@kabtanfiqqi9971
@kabtanfiqqi9971 7 жыл бұрын
qof kasta like ii saara ayu ku haaya kkk walee maxa laga heli like-ta.... bal ana ii saara waayahe xaasidnimada maficne kk
@XamdiKalgacalHamdihalgan
@XamdiKalgacalHamdihalgan 7 жыл бұрын
woooow mansha alaah hargeisa l love you iyo abwan shacayib waa nalosoceliyey DR qoto qoto wlhi waban nacay youtub ka lakin hada viva qoto qoto iyo youtub ka aad baad umahad santahay abukar mahdi 😍😍😍😍😍😍
@tamiim7764
@tamiim7764 7 жыл бұрын
😂😂😂😂 ala waa qaybteydii hargeisa yeeeeh aadba ugu faraxsanahay in nalo sii wado qooto qooto😘 tnx abukor mahdi😻
@ismailmohamed8548
@ismailmohamed8548 7 жыл бұрын
Qooto Qooto waxa dumarkeennu ku illoobeen musalsalladii ajaanibka ahaa, sii wad ruwaayadda Abwaan Abuukar. Mahadsanid.
@AbukarMahdi
@AbukarMahdi 7 жыл бұрын
SALAAN SHARAF ASXAABTEYDA QAALIGA AH . CAAWA ANIGAABA LEEYGA SOO HOREEYAY KKKKK . WALAALAYAAL FANAANIINTA KOOXDA QOOTO QOOTO QABIIL MALAHAN MEEL KASTO AY DUNIDA KA JOOGAAN WEY WADA SHAQEEYAAN SIDAA DARTEED WAXAAN IDINKA CODSANAYAA IN AAD JOOJISAAN AF LAGAADADA THANKS WALALAHEEY NOOLAADA
@amaaldhalgabeed6811
@amaaldhalgabeed6811 7 жыл бұрын
Abukar Mahdi adigaa mudan abukar cade 😍😍😍😍😍
@NJ-ly2ni
@NJ-ly2ni 7 жыл бұрын
Abukar Mahdi waa run fanaanintu yagaa iska kaaya xiga huuno
@suleqamohaa7314
@suleqamohaa7314 7 жыл бұрын
Abukar Mahdi usheeg wallaky #Abukar_Mahdi
@qalbiuroon6359
@qalbiuroon6359 7 жыл бұрын
Abukar Mahdi wax qabiil ah majiro somali lee layahy
@djsentinas38
@djsentinas38 7 жыл бұрын
Abukar Mahdi haa sxb dad xanuunsan baa jooga Qooto Qooto lama kla leh somali waa soomali uuN ✅✅✅✅✅
@runsheegsomali576
@runsheegsomali576 7 жыл бұрын
lambarka kobad anaa galay inta iga dambeysa like yaa laygala baqaylin
@juju-bn2md
@juju-bn2md 7 жыл бұрын
heesta ugu danbeeso iga gadan aaaa iska fur aan ku guursadaye iska fur aaa nin qaliaanu modeene ma qooto qoote ku siyeen 😍😍
@buujagabadhacajiinkagaadob4621
@buujagabadhacajiinkagaadob4621 7 жыл бұрын
macbudka Saaan ma dhacda war unuka yabne like taaaaa Igu CaaWiiya hadda Soo dhacay Xarfanteydiii AR AbukaR Mahdi hala iiigeeeyo😄😄😄
@hopeandhappy4433
@hopeandhappy4433 7 жыл бұрын
Haben labaadkii ban dawadihi kobad ahay kawaran he😄 aadban ugu farxsanahay ina lasii waday Dr qooto qooto xalqado kale
@ibraahimshakulyare3018
@ibraahimshakulyare3018 7 жыл бұрын
hope and happy 👏👏👏👏👏👏👏👏☚
@iqraxaji7699
@iqraxaji7699 7 жыл бұрын
Ibraahim Shakul Yare 👍👍👍👍👍👍👍
@laylaalihashi4147
@laylaalihashi4147 7 жыл бұрын
sist diraca qooto qooto adaa iska leh 😁
@hopeandhappy4433
@hopeandhappy4433 7 жыл бұрын
Naimo Abdi hhhhh 😆
@NJ-ly2ni
@NJ-ly2ni 7 жыл бұрын
hope and happy hambalyo wllshy qaali waan kuugu hambalyeynayaa inaad noqoto👏👏👏👏👏👏👏👏👏
@hangoolgudinmasar4087
@hangoolgudinmasar4087 7 жыл бұрын
535 ayaa iga horaysa like du ma arsaqad soo baxda. ok somali maxamed hadad tahay like ha ila dhafiin hadii kale hore u so ma fahmayside
@qurxaneoffical5910
@qurxaneoffical5910 7 жыл бұрын
Asxaapey idinkuma cadhiidhinaayee first ee like un ii saara anina aan idin saaree
@CAAMIROfficial
@CAAMIROfficial 7 жыл бұрын
Huunayaal igu so yaaca 15👈 aya iga hor maray bass🙋🙋👏👏👏
@shaniina17maryanrun48
@shaniina17maryanrun48 7 жыл бұрын
wiilaa yar sixun u jeclahay wllhi😍😍hadaa daawado anoo qoslin maba joogi karo like dheh hadaa wiilkaas yariiska ka heshid nin nimo dhamaatay 😍😍😍😙😙😍yaariiska😍😍😍
@qalbiuroon6359
@qalbiuroon6359 7 жыл бұрын
wallaahi cawa oo dhan waaa fadhiyay manan ku gulaysanin hadee iii soo dacdy waaan iska ooyhaaa habeenkasto waaa layga hormaraaa 😢😢😢😢😢😢
@NJ-ly2ni
@NJ-ly2ni 7 жыл бұрын
QALBI UROON saw maahaa waan agabaysanaynaaye furaashka la soo jiido😂😂😂😂😂😂
@hodan4523
@hodan4523 7 жыл бұрын
QALBI UROON noo way😓😓😓😓
@mustafefarah2550
@mustafefarah2550 6 жыл бұрын
boonbalo
@djsentinas38
@djsentinas38 7 жыл бұрын
hhhhh cawa dawadihii ugu danbeeyay noqday like sii saara intiinuba hhhhhhh 💯✅💯✅💯✅
@farxaanaxmed4523
@farxaanaxmed4523 6 жыл бұрын
Waa been wxaasi
@ruweydamohamed6452
@ruweydamohamed6452 7 жыл бұрын
Finally qoooto qooto wey noo socotaaa 😂 @abukar and team kiisa wd mahadsan tihiin 🙏🏽🙏🏽🙏🏽
@yaxyoowhee7016
@yaxyoowhee7016 7 жыл бұрын
adeeryaalow like ta sii taabta markaad sii agmaraysaan
@Tafo775
@Tafo775 7 жыл бұрын
yaxyoow hee hhhhh Ala Beerka
@mssshukalatiina3222
@mssshukalatiina3222 7 жыл бұрын
yaxyoow hee hhhhh
@jecliyamuqdishoffdd5115
@jecliyamuqdishoffdd5115 7 жыл бұрын
yaxyoow hee hhhhhhhhh wankusiyay
@tasliimtahliil8525
@tasliimtahliil8525 7 жыл бұрын
yaxyoow hee ala beerka wlhi daacad u qoslay hayebo😃😃😃😃
@kabtanfiqqi9971
@kabtanfiqqi9971 7 жыл бұрын
yaxyoow hee kkk wejiga ilaahay wank saaray
@qaaliqurux8088
@qaaliqurux8088 7 жыл бұрын
*Somalida like yaa nagu baray yaab mid walbo like raadina* Bal ana isaara😂🏃
@heegomuuqdheer1
@heegomuuqdheer1 7 жыл бұрын
Amal Qalanjo Ali 😂😂😂😂😂😂
@ibraahimshakulyare3018
@ibraahimshakulyare3018 7 жыл бұрын
Amal Qalanjo Ali kkkkkkkkkkkkkkk mar horee bacay😂😂🤓
@inansoomaaliyeed8123
@inansoomaaliyeed8123 7 жыл бұрын
Amal Qalanjo Ali kkkkkkkkkkk
@qaaliqurux8088
@qaaliqurux8088 7 жыл бұрын
😂😂😂
@namelos2963
@namelos2963 7 жыл бұрын
*Amal Qalanjo Ali* adna qaado ✔lacag naguma ahaa😎
@deeqsanthebosslady90
@deeqsanthebosslady90 7 жыл бұрын
Intaa iga dambeeysa like ii saara 😂😂😂
@svenskaochsomaliska9944
@svenskaochsomaliska9944 7 жыл бұрын
Deeqa Xazan 👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍
@faraxcabdixalane6916
@faraxcabdixalane6916 6 жыл бұрын
deqina bea zvpf
@abdiabdirahman8691
@abdiabdirahman8691 7 жыл бұрын
habaynki ugu horeyey ee aan so dhereyey 179 aya iga horaysa like idhaha inta igadnbaysa
@qumanqali636
@qumanqali636 7 жыл бұрын
horta like ta maxa lagu helaa like isaar un bad haysan ana isar an la cuno cawa waxa lagu cune☺😁😁
@Hed78
@Hed78 7 жыл бұрын
yaa igu caawiya like sxb see waye
@deckabdula1671
@deckabdula1671 7 жыл бұрын
walee cawa aad ban u raftaay qosalka reer hargaysa sameeya I love haragysa cadey
@rtnsomali6620
@rtnsomali6620 7 жыл бұрын
#kkkkkkkkkkkkkk aaar like iisaara saxibayaal
@esmaxalva4953
@esmaxalva4953 7 жыл бұрын
qooto qooto hargaysa ayaa ugu qosol badan
@amaaldhalgabeed6811
@amaaldhalgabeed6811 7 жыл бұрын
Nagib Alva 😂😂 intan maxaad ka so dontay
@ibraahimshakulyare3018
@ibraahimshakulyare3018 7 жыл бұрын
amaal dhal gabeed kkkkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkkkkk adiga meshan mad joogta.*? cawaa budh uu soo diyar garaw😂😂😜
@zosiqali3673
@zosiqali3673 7 жыл бұрын
Nagib Alva hh wlhi ha
@bushramd8896
@bushramd8896 7 жыл бұрын
Nagib Alva hargaysay ka shidantahay huuno 😀😀😀😀😀😀
@najahabdirahman6458
@najahabdirahman6458 7 жыл бұрын
Nagib Alva ma argtay
@ninkawadankaiskaleh3772
@ninkawadankaiskaleh3772 7 жыл бұрын
caawa number 2 baa ixiran
@NJ-ly2ni
@NJ-ly2ni 7 жыл бұрын
Shafisaid Adan hambalyo hambalyo wllo
@shaficibashe2995
@shaficibashe2995 7 жыл бұрын
#QOOTOQOOTO the best novel of somali history
@fatmaali4968
@fatmaali4968 7 жыл бұрын
welcome back qooto qooto part 31 oh" aniga wan oyaaa 15 minute 175 Commant Abukar Mahdi saan Cadaalad mii😂😂😂😂😂
@Tafo775
@Tafo775 7 жыл бұрын
Caawa Anaa recoodkii jabiyey wlhi
@Tafo775
@Tafo775 7 жыл бұрын
Daawadihii u horeeyey Oo aan Qooto Qooto ahayn ayan ahaa 😂😂😂
@namelos2963
@namelos2963 7 жыл бұрын
*Mustafa Mo* wlc to qooto qooto famly 👏👏👏
@Tafo775
@Tafo775 7 жыл бұрын
Thankz Zxp
@heegomuuqdheer1
@heegomuuqdheer1 7 жыл бұрын
Subscribe iyo like isku soo dardara wixii baaqi idiin noqda😅😅
@haifocashaquhanaaxoahmed8216
@haifocashaquhanaaxoahmed8216 7 жыл бұрын
Degan Bintu Derejo hhhhh Hhhh ma qasaba
@azlmcl198
@azlmcl198 7 жыл бұрын
sidaanan like u saareyn commentigaaga adoo degan ah yaa oo derejo ku dhashey talow ma nople peace price baad wax isku tihiin gartay.
@nuursiciid3250
@nuursiciid3250 7 жыл бұрын
Degan Bintu Derejo hhh qaac hhh
@xurriyo16
@xurriyo16 7 жыл бұрын
Degan Bintu Derejo kkk wan ku saarey liketa
@hodan4523
@hodan4523 7 жыл бұрын
Degan Bintu Derejo like jeclidaa waaku siiyay😂😂😂
@ibraahimshakulyare3018
@ibraahimshakulyare3018 7 жыл бұрын
10 qof lee igaa horeyysaa😂😂😂 igu zoo yacaa inta hada dawanysa..like isaraa..yaqeyyy😂😂
@somaliqn3107
@somaliqn3107 7 жыл бұрын
Ibraahim Shakul Yare 😂😂😂 like la tuugsaya la arky meeshan
@mssshukalatiina3222
@mssshukalatiina3222 7 жыл бұрын
Ibraahim Shakul Yare hhhhhh
@ibraahimshakulyare3018
@ibraahimshakulyare3018 7 жыл бұрын
Amalina Qn afka uu dhaac oo miyaan xoogilahaa ilahay amarkii waa qudha iyo xeradii 😜😜😂
@tasliimtahliil8525
@tasliimtahliil8525 7 жыл бұрын
Ibraahim Shakul Yare kkkkkkkkkkkk hayebo😃😃
@sagalmohamed7089
@sagalmohamed7089 7 жыл бұрын
Ibraahim Shakul Yare. Wll Waad Iga yabisay yutubka ma sexata 😃😃😃😃😃
@somaliagirl8731
@somaliagirl8731 7 жыл бұрын
ar Aniga ma fahmin qooto qooto waa iga waaliyoosa macbuudka weey dhamaate Lee la dhahaaye maxaa waaye saaan laxowla war dee inta Iga danbeeyso oo sida Aniga soo habsaante like noo saara like lagu waashte sanadkaan istaqfurullah😂😂😂😂😂
@ibraahimshakulyare3018
@ibraahimshakulyare3018 7 жыл бұрын
Dunio Dagan kkkkkkkkkkkkkk ok ok ok 😓😓😓 lkn een een😂😂😜
@somaliagirl8731
@somaliagirl8731 7 жыл бұрын
Ibraahim Shakul Yare een een ku Dar hee nh😂😂😂😂😂😂
@ibraahimshakulyare3018
@ibraahimshakulyare3018 7 жыл бұрын
Dunio Dagan hayee dhagta ii zoo dhawe😂
@svenskaochsomaliska9944
@svenskaochsomaliska9944 7 жыл бұрын
Dunio Dagan 🤙🤙🤙🤙🤙🤙🤙✅
@svenskaochsomaliska9944
@svenskaochsomaliska9944 7 жыл бұрын
Dunio Dagan Way dhamaaday sow maydhiin Reer qooto qooto Been waaye Hhh
@hayathassan1797
@hayathassan1797 7 жыл бұрын
😍😍😍 ruwayda loma jedo like iyo yaa iga so horeyey 😂😂 ayba laga hadla
@qalbi.uron.channel
@qalbi.uron.channel 7 жыл бұрын
abwaana abukar waan kugu faanaa Viva qooto qooto 😍😍😍
@umuxamnachannel7745
@umuxamnachannel7745 7 жыл бұрын
bisinka ar dadkaanu KZbin mey guryo ku leyahiin walalayow inta iga danbeysa like ha leygu sharfo waa idii duceynee 😂😂😂
@svenskaochsomaliska9944
@svenskaochsomaliska9944 7 жыл бұрын
Leyla Luul 🤙🤙🤙🤙🤙🤙🤙🤙🤙🤙🤙🤙🤙🤙🤙🤙🤙🤙🤙🤙🤙🤙🤙🤙🤙🤙🤙🤙🤙🤙🤙🤙🤙
@anabdalmar2717
@anabdalmar2717 7 жыл бұрын
hhhhh
@sakicabdi5239
@sakicabdi5239 7 жыл бұрын
Leyla Luul
@faysalcismaan127
@faysalcismaan127 7 жыл бұрын
Leyla Luul fadumo .
@eyzarteja516
@eyzarteja516 7 жыл бұрын
like ta noo quura de anaga ba duupitanki lasoconay de hargayza ka zo hadlena
@ugbaadfaysal1680
@ugbaadfaysal1680 7 жыл бұрын
kareena kapoor aya aragtay oo jeclaatay 😂😂😂😂😂 salman khana wuu kaga takhaluusay 👏👏👏👏
@thedahirsisters2008
@thedahirsisters2008 7 жыл бұрын
Like taa igu deeqa Somali Mahamed 🙏
@ugbaadaragsan189
@ugbaadaragsan189 6 жыл бұрын
Nagma Nagal
@ahmedmohamedjama5930
@ahmedmohamedjama5930 7 жыл бұрын
Ana waykan
@sooofisiman3772
@sooofisiman3772 7 жыл бұрын
yes anaaaaa ugu horeeyo caway igu sooo qor abukar kkkkkkkkk
@azlmcl198
@azlmcl198 7 жыл бұрын
shidh qofkii kun boqolaad baan ahay & 147th liker.
@Tafo775
@Tafo775 7 жыл бұрын
Yes No 1abuukar 1sec Ayaan ku arkey Caawa
@Tafo775
@Tafo775 7 жыл бұрын
Like Halay saaro
@nihaalahmed2173
@nihaalahmed2173 7 жыл бұрын
15 daqiiqo iyo intaaan macquul ma ahan waa idin salamay reer qooto qooto
@Qalbi_holcay
@Qalbi_holcay 7 жыл бұрын
Qof kasta Like hala ii saaro inta iga dambeysa. anna ii Saara heee. 3000 iga horeyseee. xaq mii??
@aniizadhuux341
@aniizadhuux341 7 жыл бұрын
Se cml abukar weey dhamatay ma dhihino abowe so funny qaybta hargayso 😂😂
@sagalharago330
@sagalharago330 7 жыл бұрын
shuceyb yare ada laga qadaa Abwan jiro hor u soco
@hodanabdullahi1017
@hodanabdullahi1017 7 жыл бұрын
Wwww runti qeybtan inaba caadi maha
@Tafo775
@Tafo775 7 жыл бұрын
Yeees abuukar 1
@suleimanali8908
@suleimanali8908 7 жыл бұрын
Dadkii qurbacu way waasheen waxay kadhamaan layihiin like iisiir xaga qayrkood kufikirayaan inay wax ikhtiraacaan.
@anwarhagi103
@anwarhagi103 7 жыл бұрын
isla marka ay iisoo dhaceesay horaa kaga dhuftay waxaa islahaa qofka ugu horeeyay ayaa tahay 250 ayaaba iga horeyso bisinka
@bahjaahmed2538
@bahjaahmed2538 7 жыл бұрын
alla walaahi qosolkii baa iga dhamaaday abukar mahdi thanks
@asadaden
@asadaden 7 жыл бұрын
Ibraahim Shakuul Yare. Ma ruux caadi ah baa misa waa Computer meel walba wuu jogaaye. I Think He is robot.
@ibraahimshakulyare3018
@ibraahimshakulyare3018 7 жыл бұрын
Asad Aden allaw alle oo kaa dacad ah😋👻 hada laga bilabo waa izka deletee youtobaa😅😅😅😅😅😅😅
@faarahhassanibrahim5224
@faarahhassanibrahim5224 5 жыл бұрын
P
@hizamhasa9189
@hizamhasa9189 4 жыл бұрын
@@ibraahimshakulyare3018 beryahan kuma aragee horta manooshahey 😘
@Garashoo
@Garashoo 7 жыл бұрын
caawoo kalaan daawanaa anagu Somaliland dadkii ehlul xikmada iyo murtida
@somaliqn3107
@somaliqn3107 7 жыл бұрын
Xasan Dayax xishood qof wayn bad tahaye ilhy cudu xikmad siyo aya xikmadaysan sland gooni uma lehe ha u gafin dadka stop qabyalada wadid
@Tafo775
@Tafo775 7 жыл бұрын
Xasan Dayax Waa Ruuntaa Zxp Murtidu wxay Taala Somaliland Iyo kiladhka bes
@NJ-ly2ni
@NJ-ly2ni 7 жыл бұрын
Xasan Dayax hala hala wooooow
@muuqaal
@muuqaal 7 жыл бұрын
Waa Run kkkkkkkkkk Cawo kale ayeey top tahay .
@djsentinas38
@djsentinas38 7 жыл бұрын
dadka qaar way xanuunsanayaa sland iyo somalia xikmo allah ciduu Ziiyo ayaa leh lkn stop qabylada stop xanuunka xikmada allah.baa bixiya
@dacwatual-naasilaaallah8236
@dacwatual-naasilaaallah8236 7 жыл бұрын
soomali hadeynu nahay waxan baa waqtigeenu cunay dibne inoo guray uff diintiine waan xoornay hormar aduune weynu gabnay waataa dalinteenu badaha kudamaatay Somaalaay aan Allah s.w usoo laabano. waa hadii aan hormar iyo nabad dooneyno...w/t
@mohamedsalahsalah9773
@mohamedsalahsalah9773 7 жыл бұрын
cml Dr Abukar mahdi iminka iso dhacdee
@xurriyo16
@xurriyo16 7 жыл бұрын
kkkkk islaanta ingiriska jogtay wa inankagi saxibki😄😄 machine lala yaba isaran kulaha😃😃 waar gaw kan yar haba iigabyee yaa qooto qooto iigu keena🤓🤓🤓🤕🤕😊😉😉😆😂
@engnabiilalayan6725
@engnabiilalayan6725 7 жыл бұрын
The Queen of SOM hhhmmm sowmaaha waa waali shucayb yare
@ayeeyosoomaaliyeed8592
@ayeeyosoomaaliyeed8592 7 жыл бұрын
kkkkkl qofkii 1000 ayn ahy 😢😢
@amiiryare3067
@amiiryare3067 7 жыл бұрын
isoo daba gucleeya Maanta anay ii shidan tahay Like badan Iyo Commentkoynu isku barano Iskeen siiya
@sahrasheila4112
@sahrasheila4112 7 жыл бұрын
Amiir Yare hhhhhhhh
@amiiryare3067
@amiiryare3067 7 жыл бұрын
Sahra Sheila Caawa inay ii shidnaato ayaan Rabay Kal Iyo Laab Ayaan Kuu Salaamay Wllo
@amiiryare3067
@amiiryare3067 7 жыл бұрын
daba Guclayntaas bay qaar Fahmiwaayeen ma is tidhi
@sahrasheila4112
@sahrasheila4112 7 жыл бұрын
Amiir Yare Salaam
@sahrasheila4112
@sahrasheila4112 7 жыл бұрын
Amiir Yare hhhhhhhh wey dhici karta
@xidigtadoollomahiri6950
@xidigtadoollomahiri6950 7 жыл бұрын
mnsha allh waa shidan tahay aad ayaan idiin salaamay soomali dhamaan tood
@xaliimonuur1002
@xaliimonuur1002 7 жыл бұрын
wiigii hore sheekada waxay mareesay waa leyga soo hormarey ,, caawana waxaa dhegan liketa ii saara lol
@najatarrale793
@najatarrale793 7 жыл бұрын
inta iga danbaysaan first u ahay like ii saar
@koocaninkeedihore4903
@koocaninkeedihore4903 7 жыл бұрын
Caawa waa habeenkaygii lknse dadka like tii ma lacag ayay noqotoy qof walba like isaar ayuu leeyahay sali calee caadi iska dhiga meesha xigmad ku reeba comitka
@indhouroonindhodeeraaleey6608
@indhouroonindhodeeraaleey6608 7 жыл бұрын
asxaabtan firt coment u tartamaysa dhuuxa riwaada u jeedadeeda
@ayeshakiin3210
@ayeshakiin3210 7 жыл бұрын
hada leeba isodhacday ada uguhoreyo ee dhaqso fur hadan dhahybo 495 views aalamarooya saadadkoow haisomarina adinko martiya asxaabul qooto qooto
@ugbaadqurux42
@ugbaadqurux42 7 жыл бұрын
43 Ayaa iga soo horeysey
@NJ-ly2ni
@NJ-ly2ni 7 жыл бұрын
Princess Salîná qol yar ka soo taago dee hhhhhh 😂😂😂😂waan kawada dhisane
@ugbaadqurux42
@ugbaadqurux42 7 жыл бұрын
Naima Naima hhhhhhh maahee
@namelos2963
@namelos2963 7 жыл бұрын
*Abukar Mahdi* mahadsanid ilaaahay waxaad jeceshahay ha ku siiyo ⚘😙⚘waaanu ku jecelnahay ⚘😙⚘
@nemanada2339
@nemanada2339 7 жыл бұрын
like isaara labadan bari socota ha dhaqlayso
@abdisamadosman2437
@abdisamadosman2437 7 жыл бұрын
Caawa waa lay gaaday ma iska ooya Haba layaabe 😂😂😂😂
@abdulkadirkasim6638
@abdulkadirkasim6638 7 жыл бұрын
Xaqiiqo Raadis iii
@farxasnmuxumed1340
@farxasnmuxumed1340 7 жыл бұрын
Xaqiiqo Raadis to d
@huseinhassan1291
@huseinhassan1291 7 жыл бұрын
aqyaarta intaN dhan baan sugayye ee ee like hayga baqiilina qof bes baa iga horreeye
@umumaasilablaam7708
@umumaasilablaam7708 7 жыл бұрын
cawa iga daba geeya first comwnt
@nafisohaagi2292
@nafisohaagi2292 7 жыл бұрын
341 bisinka maca budaka san xaqa mahine intaa iga dabeyaso like ha gu qabato san qaxa mahinee 😂😂😂😂😂😂😂
@imanabyan2384
@imanabyan2384 7 жыл бұрын
First view 😂 😂 😂 😂
@Top-killer
@Top-killer 7 жыл бұрын
Qooto Qooto riwayad aan udhigo m hayo..aad bad umahasnthy abukar bro👍👍👍
@farahdiiriye9719
@farahdiiriye9719 7 жыл бұрын
caadi maha reer hargeisa qooto qootaba reer hargeisa aya ugu xigmad badan walahay
@omarsscnl
@omarsscnl 7 жыл бұрын
walaahi waa qosley caadi maaha thanks abukar Mahdi
@azlmcl198
@azlmcl198 7 жыл бұрын
plz maalintaan ugu horeeyo 1 k like ii saara.
@sharuzaddiomondsoomaliland9140
@sharuzaddiomondsoomaliland9140 7 жыл бұрын
qaabtan waa ka heelaye hargaaysa ku so baxadaye qoot qoot nice
@guuusha3699
@guuusha3699 7 жыл бұрын
55K ba iga horeysay.
@farhaanjr6315
@farhaanjr6315 5 жыл бұрын
Watching now farhaan jr November 15/11/2018 10:30 Am
@mohamedomar873
@mohamedomar873 7 жыл бұрын
qofkii ugu dambeeyay ayaa ku faanayaa lkn waxaan doonaayaa kii ugu like ta badnaa
@mowliidyare8602
@mowliidyare8602 7 жыл бұрын
Shaceyba like you and you me like
@fathiyaaliyahz7475
@fathiyaaliyahz7475 7 жыл бұрын
reer burco axbaabi idinme like lolz 😘😘😘😘😘
@khalidsaid315
@khalidsaid315 7 жыл бұрын
umad like wada raadinaysa
@armaannuur2810
@armaannuur2810 7 жыл бұрын
Kkkkkk reer like doon dhamaantiin anaa like idinku kaalmaynaya
@shaxariyadaxafada9752
@shaxariyadaxafada9752 7 жыл бұрын
caar yaiku heyso inan uku danbeyo😂😂😂😂😂
@deeqoqurux5831
@deeqoqurux5831 7 жыл бұрын
29 iga soo horeesay caadi mahan 😘 qoto qoto
@NJ-ly2ni
@NJ-ly2ni 7 жыл бұрын
deeqo qurux meesha guri ka taago markaasad 100 isku xejine😂😂😂😂
@deeqoqurux5831
@deeqoqurux5831 7 жыл бұрын
hhhhhhh hye
@fadumoaxmed2955
@fadumoaxmed2955 7 жыл бұрын
like jaclaa dadku aniga yabay
@maslahmaska7591
@maslahmaska7591 7 жыл бұрын
Dad meesha Riwayada oo la firsan comments lala so orda
@MD-ke8ny
@MD-ke8ny 7 жыл бұрын
qeybta hargeysa ruwaayadaan ugu shidan London gubataa waaye 😂
@xurriyo16
@xurriyo16 7 жыл бұрын
Mohamed dagane 😳😳😳😳😳😈☹☹🤕🤕🤕🤒😞😞😟😢😢😢 why 😍😍😇😗😘😆😊😎😎😎
@MD-ke8ny
@MD-ke8ny 7 жыл бұрын
The Queen of SOM 😅😍😍 quruxeey qeybta londan wax jiro ma ahan qeybta hargeysa 🔝 ah cadey
@xurriyo16
@xurriyo16 7 жыл бұрын
Mohamed dagane 😳😳😳😟😟😢😢🤕🤕😳😳😳😈😈😈🤓🤓☹🤕😆😊😢😍😍😍😍😇
@MD-ke8ny
@MD-ke8ny 7 жыл бұрын
The Queen of SOM 😂😂😂😍🌹💋👆
@xurriyo16
@xurriyo16 7 жыл бұрын
Mohamed dagane 😎😍😇😊😋😙💋❤💘😢🤕😟🤔🤔💑👈
@hoodohirsi3832
@hoodohirsi3832 7 жыл бұрын
intaanaa iskudhaantaa wixii London 👌👌👌👌👌👌👏👏👏👏❤
@hoodofaisal6709
@hoodofaisal6709 7 жыл бұрын
like isaara caawa curadkaygii ayaa ISNA curtay hambalyada & like taba isara
@namelos2963
@namelos2963 7 жыл бұрын
*hoodo faisal* maansha alaah ilmaha qooto qooto lagu dhalo maxaa loo bixiya😋
@munaqali6004
@munaqali6004 7 жыл бұрын
868 kaliyaa iga horaysay cawa waan soo dhakhsaday yes yes 😃😃😃😃😃😃😃😃
@Badgirl-po1fq
@Badgirl-po1fq 7 жыл бұрын
cawa igu horayza youtop an ka dawado cadi maha runti
@shaakiraadan4905
@shaakiraadan4905 7 жыл бұрын
Dadkan like ma wax gaar ah ba lagu sheegay like i saara iyo like layga horeyay comentiga haystee ee maydun ka hadashaan riwaayada dawaateen falaqaynteeda, mahadnaq soo saaraahayo iyo aragtida wax aad saluugtay ee wax ka badel aad jeclaan lahayd .... Hankeenu like ha dhaafo.
@agdagehasaawe1399
@agdagehasaawe1399 7 жыл бұрын
kkk shuceeb sifiican u jilay qeebta kale inuu ku jiro aan rajeena
@apdirhmanibrahim9569
@apdirhmanibrahim9569 7 жыл бұрын
comentigii ugu danbeeyey cida iga danbaysa like iisii yara dhagsii xaasidyahow
RIWAYAD DR QOOTO QOOTO PART 32 XAYEESIIN
1:59
Abukar Mahdi
Рет қаралды 91 М.
RIWAYAD QOOTO QOOTO QEYBTII 2AAD  PART 1 HD
31:06
Abukar Mahdi
Рет қаралды 378 М.
Spongebob ate Patrick 😱 #meme #spongebob #gmod
00:15
Mr. LoLo
Рет қаралды 21 МЛН
Players vs Corner Flags 🤯
00:28
LE FOOT EN VIDÉO
Рет қаралды 90 МЛН
My Daughter's Dumplings Are Filled With Coins #funny #cute #comedy
00:18
Funny daughter's daily life
Рет қаралды 21 МЛН
إخفاء الطعام سرًا تحت الطاولة للتناول لاحقًا 😏🍽️
00:28
حرف إبداعية للمنزل في 5 دقائق
Рет қаралды 53 МЛН
سورة البقرة كاملة, رقية للبيت, وعلاج للسحر | القارئ علاء عقل - Surah Al Baqarah
3:51:48
RIWAYAD DR QOOTO QOOTO PART 32 HD
49:25
Abukar Mahdi
Рет қаралды 302 М.
QOOTO QOOTO 37 HARGEISA
46:50
Universal Somali TV
Рет қаралды 92 М.
RIWAYAD DR QOOTO QOOTO PART 9 HD
1:00:13
Abukar Mahdi
Рет қаралды 364 М.
RIWAYAD DR QOOTO QOOTO PART 33 FULL
41:13
Abukar Mahdi
Рет қаралды 234 М.
RIWAYAD DR QOOTO QOOTO PART 30 THE END DHAMAAD HD
1:08:51
Abukar Mahdi
Рет қаралды 327 М.
RIWAYAD DR QOOTO QOOTO PART 10 HD
51:22
Abukar Mahdi
Рет қаралды 489 М.
QOOTO QOOTO 69
44:08
Universal TV
Рет қаралды 157 М.
QOOTO QOOTO 57
35:43
Universal TV
Рет қаралды 67 М.
Spongebob ate Patrick 😱 #meme #spongebob #gmod
00:15
Mr. LoLo
Рет қаралды 21 МЛН