Mnsha allah abukar mahdi wa wiil aaad uqalbi fcn oo xumo ilaheey ka dhore hada ka horna san bu u ooye marki mariza iyo munye jilayeen hooyo iyo aabe mnsha allah abuukar mahdi wa nin biniadan imada ku weyn hooyadisna ilaheey hau naxariste tarbiyat wanagasan ku so korise ilaaheey haku xafido abowe thanks
Waxa no heyseen shaqo weyn wlhi Dhibka laga maraayo film duubista Lkn abaalkiina waan idin haynaa mana tihiin dad aan ilaawi doono dhamaanteena ❤️❤️❤️❤️❤️
@KING-HASSAN-OFFICIAL Жыл бұрын
Wallahi abuukar wa runtiis aniga xataa ilinta wey iga dhamaatay calool xumo ayaan dareemey walal abuukar wan ku salamay salaan sare ❤
Maanta iyo Shalay Filimka wan tabay😢Noo so dhaqsada Filim cusub insha Allaah.
@sahalmohamed7372 Жыл бұрын
Abuukar Mahdi Naxariistii oo qof Allow ku xafid wllkey
@hibasama3353 Жыл бұрын
Dhib badan wallee waa loo maray filimkeennii macaanaa. I feel guilty dhib yaridii iyo istareexii aan ku daawan jiray. Ilaahay waxaan idin kaga baryayaa in sida adduunka aan idinku jecelnahay oo idiin darajayno aakhirana aad darajo iyo jacayl badan ku heshaan. Ilaahay idin kama habaabiyo ajarkii aad shaqaysateen adeeggii iyo wacyi gelinta bulshadeenna. Legend Abuukar Mahdi waa kula ooyay maantay. We love you guys forever❤
@emanjanno7149 Жыл бұрын
qof wax yar aan waxba aheen ku ooyo waa qofka kaliyee ee ugu calool dabacsan inta badan waa la qiyaamaa lkn ma aarsado naxariis darteed abukar waxa tahay ani okale wlhi waan ooyey qeeyba kaltuun io kaamil😢😢
@xamdiabdullahi224 Жыл бұрын
Qof weyn ooynaayo majecli wlhi dumar iyo rag qof kee doonta ha noqodo waa qalbi jilcanahay sorry abuukar koley waxyar kaama ilmeusiin anwy filimka super ayuu ahaa sidi aankaga baranay thanks all team gurmad special abuukar mahdi🎉🎉❤
@farhiafarhan9730 Жыл бұрын
Wallhi caloosha ihurtay mcalesh muno xafiisna waa gabar calooljilcna waan itin jaclahay dhamantii abuukarna waxan ku leyahay caloosha ika xurisay❤
@marwomandeq804 Жыл бұрын
Walaahi jaa hore waan idiin xiisay team gurmad iyo my brother abuukar mahdi thanks 😢🫶🏻🫶🏻🫶🏻🫶🏻🫶🏻🫶🏻♥️♥️♥️
@fatxahasan6575 Жыл бұрын
We all love you guys we are going to miss you😢😢😢 keep up the good work❤❤❤
@asliali4027 Жыл бұрын
Thanks tixgalin aad no subisa inad noso deyso qaladadka filmka mahadsanid Abubaker mansha Allah waa qof calool jilacsan🙏
Qofka qalbigisu qoyan yahay wa naxaris badan yahy sorry abukar mahdi alle adun iyo aqiro ha ka rali ahado shaqa adag bad inagana no heysa big respect 😢❤
@bilanbabdulahi8442 Жыл бұрын
Wow, walaahi shaqo badan aa ka martiin, thanks you aan idin Lee nahay so much😊😊😊🙏🙏🙏
@Nawaley8 Жыл бұрын
Wlhii rafad kamarayasa anagana raxo ku danaena 😢😢😢😢
@salahaddinoumalkhaire7741 Жыл бұрын
What a team ...proud of you guys...respect!
@mushtqmohamed Жыл бұрын
Film kapa qaladadka ka macan😂😂❤
@osman.b.b Жыл бұрын
Its hard work thank you everyone kooxda Gurmad iyo mahdi Abukar ❤❤ insha'Allah
@sonnachelsea5730 Жыл бұрын
Adeer colaad gabadh ayaa laweydistay iyadoo loo soo Gole fadhistay¡ Abwan maki ayaa yiri Colaadow gabadha mana siisay? Colad wuxu yiri gabadha waan idin siinaynaa Abwan maki wuxuu sugayey jwbta ahayd waan idin siinay Ee gudoon wacan Lkn colad ayaa jawabtii looga fadhiyey ka dhigay mustaqbal iyo wakhti kale ilaa abwaan Maki jawabtii saxda ahayd ka keenay colad ahayd Gabadha waan idinsiinay now👏👏🙏 Waataa jwbtad no dirtay Mcalin abukar💯thnx
@Khadramuse Жыл бұрын
Filinkan aaan dhib la aan daawano wllhi howl adag ayaa laga maraaa hore usocda team gurmada abukar mahdi la aantiis abaar weeye ❤❤❤
@moustaphaMoumin-j1u Жыл бұрын
Abukar Mahadi wa qof Naxaris leeh sidu dadka bahida gaarga leh uku daro markaste shqadisa his films aya cadaynaysa tu as un grand coeur reer jabuuti hadan nahay madaxa ayad no sarantahay adika mama faynuus iyo kooxdo dhan...vos nous manquez deja on se console les video de ciid iyo qaladaaka sino on vs attend avec impatience. merci beaucoup
@muqdishogirl9244 Жыл бұрын
Abuukar mahdi we can’t wait your Waa idiin xiisey horba ❤❤❤❤
@walaaltamniil8422 Жыл бұрын
Al ustaad direct abuukar mahdi guuleyso ❤shaqa wacan heesa zhp
@nehalsayid20 Жыл бұрын
Inta Kan cusub no keenesan qaladadka nosi wad wall abukar Wana nixiisi donaa🤩❤️
@hodandiiriye-bk4cf Жыл бұрын
Asalaamu Alaykuma ramadaan Mubarak first one thanks
@Blue_Ocean_003 Жыл бұрын
HAPPINESS IS THE ABILITY TO MOVE FORWARD, KNOWING THE FUTURE WILL BE BETTER THAN THE PAST
@zakariaadan143 Жыл бұрын
Jah dawathi hi u horey me Zaki bin Adan from Canada ❤🎉
@farhiahashi3136 Жыл бұрын
Daflee meshaba fowdo bu uyimi wuranlee kkkkkkkkkkkkk koxdenaa wan idin salmay🤝🤝🙏🤙🤙👍
@farhiya5072 Жыл бұрын
Asc wll Ramadan masha allah Ramadan Mubarak 😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊 3😊😊😊😊😊
@roodasaleban3229 Жыл бұрын
Abuukar Mahdi Calooshu i Hurinaa Walhi Qof. naxriisa Badan 😢😢😢😢
@Degaliah Жыл бұрын
Ha wa saxanyahay systemki djiboutian ka isticmalayaa
@umuomarumucabiira337 Жыл бұрын
Walaahi abuukar waa dadaale runti Cadawa allha kaa qabto somali ku soo dhawada
Please boski filinka nu geli qaldadka abukar mahdi the best waye qaladadka
@aishaabdi5801 Жыл бұрын
O
@aishaabdi5801 Жыл бұрын
O
@aishaabdi5801 Жыл бұрын
@caaishadaahir6040 Жыл бұрын
Waaa sax aaabaha kaliya wax mabixin karo abti oo fadhiyo sharaf ma aha wan bixinay abtigeedna waa faadhiyaaa in uu dhahaa larabay oo uga danbeeyo abtiga hadalka mahadsanidiin
@cawoludfa8962 Жыл бұрын
I can’t imagine doing this day and night guy good luck is a lot work…
@niciimaahmed1157 Жыл бұрын
Abukur mahdi Alle cafimadka hakubarakeeyo iyo cimriga filimadaad nosogudbiso maaha qaar la iloobi karo ❤❤❤❤❤
@toocilkarshe-rd7oh Жыл бұрын
Billow illaa dhamaan wan Tageeraa Group ka waana Daafacdaa❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@nehalsayid20 Жыл бұрын
M.a my team gurmad horay usocda abukar wlh shaqo adag Aya no hesa thanks qof dul qad badan shaqadan kaso bixi Karo🤩mita kale xalqadas anigaba ilin iga kentay wlh wa calol xumo cadiya😢😂
micnaha Abuukar run maad u oysay walee waad calool jilcantahay maasha Allah 😅😅😅 Aniga hada kahor flim hindi terrnam ladhahye salmaan khan waalanayo Atariishadana dhimaneyso Ayaan caadi u ooyay 😂😂😂😂
@yaasmiinilyas483 Жыл бұрын
Sido kle filimkas 😭😂
@mohanbinabdalla8056 Жыл бұрын
Wllhi wan la qiroday wllkey abuukar Mahdi zxp hor mar wacan
Alla Abuukar mahdi colool jilcanaa inyaroo muruugo ah ma xamili karo alllaaaah murugo hanaga hayo runtii Waan qiirooday Mise waa father of love 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@MohaMoha-vm7nt Жыл бұрын
Ramadan mubaarak
@fartunahmed6603 Жыл бұрын
Abuukar mahdi hooyadaa hindi miyaa maxaa u oysay mise aabaha jecelkaa tahay producer nimo way dhaaftay adkaatay
@aminaahmedaminaahmed8554 Жыл бұрын
Thnkx wlky qali😂❤
@naimaabukar3170 Жыл бұрын
Abukar Mahdi you are good entertaina Anita eta scene haas
@ayaanabdulkadir5363 Жыл бұрын
Mahdi abuukar ani camal waaye wax yar oo murugo ah uma dulqaadan Kari xadaa film hadaan dawado waan iska ooya qalbi jileec lee marayaa
@deeqogabayare1511 Жыл бұрын
waan idin siinay waye ereyga saxda ah
@mohameddukow933 Жыл бұрын
Abukar pls ohintada fahfaahin ka bixi sababta kule ilin iskama timaado sabab la’aane?!!!!!
@Abdoo-ck Жыл бұрын
Wan inii xiisi doona walhi
@abddirashidahmed5191 Жыл бұрын
Abukar Mahdi sxb keep going
@nuurshiiq2637 Жыл бұрын
Ruwaayada Kale Waa Goormee Abuukar Mahdi
@asmacartan6051 Жыл бұрын
Qosol wayna 😂 ilay filmka khaladka ugu wacan
@faridaxaajimaxamed2237 Жыл бұрын
Masha allha keep going my family 😢😢
@naimamohamed8688 Жыл бұрын
Wad mahadsantihin asxaabta ❤
@haboonasal2863 Жыл бұрын
Qaybtaas Ani xitta waan oyay Abuukar Sorry Abowe😢😢