Wareysi 4/4- Ibraahim Aadan Ibraahim - Sideen uga baxsaday Al shabab habeen madoow

  Рет қаралды 243,724

HANOOLAATO

HANOOLAATO

Күн бұрын

Пікірлер: 418
@kaafiyare5693
@kaafiyare5693 10 ай бұрын
Ayaanle aadbaad umahadsantahay Hadaan 1 Ra’yi ku darsado waxaan dhihi lahaa IBRAHIM waa NIN CAQLI IYO XIKMAD BADAN xikmadiisa iyo caqlikiisa aan wax ka sii faa’idno barnaamijyo kale inooga samee sida su’aalo furan sideena dowlada xaga amniga uga adkaan kartaa IYO DAGAALKA khawaarijta please inta igula raacsan fakirkayga Like 👍 saara si uu u arko wllkeena AYAANLE
@hassanadan3115
@hassanadan3115 10 ай бұрын
Aad iyo aad waan kugu raacsanahay saaxib waa sidaas ❤
@abdikafiabdikafi9613
@abdikafiabdikafi9613 10 ай бұрын
aad iyo aaad ilaa part 4 naguma filno
@MaxamedSalaadahmed
@MaxamedSalaadahmed 9 ай бұрын
Wankugu raac sanhy masha Alaah sidaa qoralka uso qortay
@ibrahimmohame7520
@ibrahimmohame7520 10 ай бұрын
Hadalka iqanciye waxa wye qofki wax iiqabo wuu idacwesan karaa Hana leyska key cafia inta an ururkas kamid ahay🙌hanuunka rabbi baaleh
@abdifitaxmohamud5893
@abdifitaxmohamud5893 8 ай бұрын
Ayaanle
@abdirahmandahirmohamud6193
@abdirahmandahirmohamud6193 10 ай бұрын
Thank you Mr. Nadara, your interview gave us a crucial lesson.
@YaasirSmall
@YaasirSmall 9 ай бұрын
Ninkaan qeybtiisa udanbeeyey hda dhageystay innaba caadi maaheyn
@abdirahmandahirmohamud6193
@abdirahmandahirmohamud6193 9 ай бұрын
@@YaasirSmall going to watch this interview again. It's really insightful and talks about what we know well.
@warsanismael7739
@warsanismael7739 10 ай бұрын
(لا تَخَفْ نَجَوْتَ مِنَ الْقَوْمِ الظَّالِمِينَ )
@mohameddeeq5827
@mohameddeeq5827 10 ай бұрын
AYAANLE BRO waad mahadsan tahay hanoolaato wan jeclahay barnaamijkaan waxaan sugayay taqriiba 18hrs ALLAHA KUXIFDIYO
@nasramohamed195
@nasramohamed195 10 ай бұрын
Ninkan dhaliyarada ah wax badan ayu tabtay wlhi kalinta dawlada oo maqan ine so dhamata rajeynaa Insh.allah 🤲❤️
@kamaaludiinka
@kamaaludiinka 10 ай бұрын
Hadalka ka fiirsiga iyo deganaanta leh uu leeyahay ninkaa waa cajiib 👌🏻👌🏻
@hassanadan3115
@hassanadan3115 10 ай бұрын
Aad baad ugumahadsantihiin Ayaanle iyo Ibraahim wareysigan quruxda badan ee aad inoo soo bandhigdee. Waxaana codsan lahaa in aad barnaamijyo kale oo kuwan lamid ah aad inoo soo gudbisaan❤❤❤
@mahirmohashire8122
@mahirmohashire8122 10 ай бұрын
(لا تخف نجوت من القوم الظالمين)
@AsmaSalan
@AsmaSalan 10 ай бұрын
qof aqoon iyo wayo aragnimo leh hadana raba inu dadaka wax u faiideeyo oo lexejeclo leh wllhi wa nimco ilaahay markan oo kale ayan dib u jeclada somalinimo aan waa hore nacay lkn ibrahim wxn waydiin lahaa dada fikiro inay hayaan ismodaya hadana aan wali gaadhin inay hadlaan sidee uga faiidaysan lahydeen thnks ayaanle iyko nadaara ilaahay sanado badan oo kale ha idiin daayo umada
@ikranabib7919
@ikranabib7919 10 ай бұрын
Masha Allah tabaraka Allah waa Wiil caqli badan ilaahay baa ka soo badbaadiyey Allah ha ka xafido❤❤❤❤❤
@YA-xo7ru
@YA-xo7ru 10 ай бұрын
Maasha Allah, nin caqli badan oo mustaqbal leh, Illahey hana wada hanuuniyo
@haashimmoha9588
@haashimmoha9588 10 ай бұрын
Wareysi Dhan walba loogu Fiirsaday ujeedka iyo Micnahane uu qof walba oo Caqli usaxiba fahmi karo Wariye sare Ayaanle hussein Adiga Iyo Ibrahim Nadara Waaku Mahadsantihin So Tabinta Barnamijkan Quruxda Badan 👏🏻
@abdikariimhassan2822
@abdikariimhassan2822 10 ай бұрын
The time is now 2:25Am in egypty I'm waiting still at 5:00Am😊
@mohamed88466
@mohamed88466 10 ай бұрын
Waar kusoo noqo daabiyadaadii
@ayaanali8203
@ayaanali8203 10 ай бұрын
Mashallh wa nin dhisan xaga wacyiga dawladu ha ka faaiideysato ninkan
@DisobedientGoy
@DisobedientGoy 10 ай бұрын
*Ayaanle you must interview Hasan Tahir Aweys. He has been with Ittihad, ICU, Hizbul Islam so he knows a lot of stuff. You MUST interview him*
@aliabshirmohamed8410
@aliabshirmohamed8410 10 ай бұрын
Sh Daahir waa Nin culuma ah oo mudan in laga faaideysto.
@mustafaaadan7709
@mustafaaadan7709 10 ай бұрын
Agree with you
@XusenBirxanuuje
@XusenBirxanuuje 10 ай бұрын
Y
@ahmeda3472
@ahmeda3472 10 ай бұрын
Hassan dahir aways is not traitor like this guy. Ayanle interviews only traitors and their sympathers
@lbdelima6201
@lbdelima6201 10 ай бұрын
Af-soomaali ayaan kuhadalna Waka xumahay raqiisnimadada
@Maskamadow1
@Maskamadow1 10 ай бұрын
صلو على النبي صلي الله عليه وسلم تسليما كثيرا .❤❤
@Mr-Eagle-02
@Mr-Eagle-02 10 ай бұрын
XASAN DAAHIR AWEYS soo warayso insha allaah.
@maryamaali2561
@maryamaali2561 7 ай бұрын
Walhi Ina lawaresto aad baan uxiseynayaa
@yusufmohamed5202
@yusufmohamed5202 4 ай бұрын
Xasan dahir aweys wali fikirkaa ayuu qabaa maxaa laga waraysansyaa
@Ikran_isse4890
@Ikran_isse4890 10 ай бұрын
Ninkan wa caqli badanyhy ilhy wax dhiba ma tuso yaa rabi 🤲🤲
@farhanhassan3438
@farhanhassan3438 10 ай бұрын
nin wax bartay wiliba cilmiga diinigaa qofka garaadkiisa waa kordhiyaa
@Hassanİrro
@Hassanİrro 10 ай бұрын
What a interview wlhi ninkan legend wye..
@abdullahiahmed2727
@abdullahiahmed2727 10 ай бұрын
Absolutely amazing 🤩
@fiidowmrk
@fiidowmrk 10 ай бұрын
Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤
@mohamettalimohanovic6197
@mohamettalimohanovic6197 8 ай бұрын
Thank u Nadara ❤ nin caqli ban oo aad u xikmad badan❤
@salmanab6668
@salmanab6668 10 ай бұрын
Ayaanle saxib mahadsanid we are waiting next interview xasan daahir aweys
@abrahamojegalitarianism6850
@abrahamojegalitarianism6850 10 ай бұрын
AYAANLE ADEER MAHADSANID. RUNTII IBRAHIM WAA RUUX XIKMAD LEH❤ THANK YOU 🙏
@ahmedibrahimali6197
@ahmedibrahimali6197 10 ай бұрын
Waraysiga aad ayuu muhiima u yahay waxaanaa laga faa,iidaysankaro dadka amniga.
@samiiraxiirey4198
@samiiraxiirey4198 10 ай бұрын
Ayaanlle Waad mahadsan tahay ILLAAHOW qatumada khayr nogu qatin Aamiin yaarabi 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🙏🙏🙏😭
@HassanAliHassan1960
@HassanAliHassan1960 10 ай бұрын
Islam promotes peace and respect for all human life. Acts of violence and bloodshed go against the core principles of the faith. وَمَنْ قَتَلَ نَفْسًا بِغَيْرِ نَفْسٍ أَوْ فَسَادٍ فِي الْأَرْضِ فَكَأَنَّمَا قَتَلَ النَّاسَ جَمِيعً … to the end of the verse. Somali saan haleesku dhaamo Allah SWT halaga baqo
@ayaandhemanxeri4316
@ayaandhemanxeri4316 10 ай бұрын
IBRAHIM waa qof aad u aqlibadan dagan aqoona leh Inlaga faidesto waaye allaha ku xifdiyo walaal❤
@idilmohamed7213
@idilmohamed7213 10 ай бұрын
Ku saliya nabigeyna Mohamed scw scw scw scw scw scw scw ❤ scw scw scw
@ikranabib7919
@ikranabib7919 10 ай бұрын
Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ayoubfarahallaleh286
@ayoubfarahallaleh286 10 ай бұрын
Scw scw scw ❤
@My.madka.27
@My.madka.27 3 ай бұрын
Allaahu akbar diintu waa naseexo allaha nafahamsiiyo insha allaah
@Commandant171
@Commandant171 10 ай бұрын
Ibrahim is brilliant manshalah he answered every question as it is ayanle thank you so much
@saidmohamed3636
@saidmohamed3636 10 ай бұрын
ma af soomaliga ayadan qori karin mase waxaa u aragtaa hadii aad english ku hadashid in aqoon yahan la guu arkayo? Af kaaga hooyo waynee oo ku hadal qor ku faan
@khawrahmed3364
@khawrahmed3364 6 ай бұрын
@@saidmohamed3636 shut up idiots
@zakiboy1485
@zakiboy1485 10 ай бұрын
This Young Man is very intellegent wLhi am very oppesed with his interview
@Qanacsan
@Qanacsan 10 ай бұрын
Masha Allah
@fardowsahaadi2370
@fardowsahaadi2370 9 ай бұрын
Masha alllah ragu labo maha caqliga waa waxyabahah uu ilahay qaybiyo waxa ugu fiicfican ❤
@Littlehinbil
@Littlehinbil 10 ай бұрын
Xasan Dahir Aweys ama Muqtaar Roobow midkood soo qabo Ayaanle waa codsi
@somalilandchessfederation9356
@somalilandchessfederation9356 10 ай бұрын
DAACISH IYO WAX DARAN KU Lhaa rageedii❤❤
@nasirsuperaleksander638
@nasirsuperaleksander638 10 ай бұрын
aqoonyahan waliba ay u dheertahy caqli badnaan gun dheer illaahbaa igu og waad ka dhan dhansanaysaa inuu ehlu caqli yahay illaahay nolosha dhibaato kuma tuso walaal
@dadaalkaaga_ha_saluugin
@dadaalkaaga_ha_saluugin 10 ай бұрын
still iam waiting
@mahadcaddaan
@mahadcaddaan 10 ай бұрын
Hanoolaato hore usoco ❤
@FeysalAljaberti
@FeysalAljaberti 10 ай бұрын
Maansha Allah, Mahadsanidiin Ibrahim iyo Ayaanle waa barnaamij aad u qiima badan
@aftinabdirizack7753
@aftinabdirizack7753 10 ай бұрын
Get Hassan dahir Aweys for an interview. He is aman of a great calibre. His interview will add a lot of information to us
@zaaramoha5236
@zaaramoha5236 10 ай бұрын
Thanks ayaanle hawl adag baad dhalin yarada uhaysaa noobadi baranaamij yadaan ookale wuuna mahad sanyahay ustaad nadaara
@ahmed_diinaari
@ahmed_diinaari 10 ай бұрын
Thanks ayanle best journalist in somalia
@UmzakiUm
@UmzakiUm 10 ай бұрын
Maasha allah
@fnw8688
@fnw8688 10 ай бұрын
Hanoolaato ❤
@YaxyeIbrahim-m8t
@YaxyeIbrahim-m8t 10 ай бұрын
Masha alah nin caqli usaaxib ah waaye alh xafido hadalkisa wax badan aan ka faa'iidey
@Yusuf-Ruxani
@Yusuf-Ruxani 10 ай бұрын
لا تخف نجوت من القوم الظالمين
@shuiabkassim7578
@shuiabkassim7578 10 ай бұрын
Amin
@AxmedMaxamuud-fd8yn
@AxmedMaxamuud-fd8yn 10 ай бұрын
الحمد الله لقد نجوت منهم وانقدک الله❤
@kifaxyuusuf5201
@kifaxyuusuf5201 7 ай бұрын
M.a thnks Ibrahim lam interesting interview ❤😢
@shuaibdaacad1673
@shuaibdaacad1673 9 ай бұрын
Mashallah waaye Nadara.
@salman-fu2bp
@salman-fu2bp 10 ай бұрын
Roobow wareysi rabna ustaad asigana.
@warsanismael7739
@warsanismael7739 10 ай бұрын
Waa nin caqliga ka koriyey maankiisuna u furnaa 🎉🎉si fiican baad yeeshey 🎉
@Amiencaska
@Amiencaska 3 ай бұрын
Cajiib nadaara wax badan buu ogaalkayga ku darsaday mahadsanid
@omarsalah4638
@omarsalah4638 2 ай бұрын
20 YEARS EXPERIENCE
@FarhiyaFeysal-e9e
@FarhiyaFeysal-e9e 8 ай бұрын
yaab wa la guursanaya. Shabaab
@ChannalkamacalinkakhayrkaMacal
@ChannalkamacalinkakhayrkaMacal 10 ай бұрын
Waa waraysi xanuun badan oo Dareen xambaarsan Mr nadaara wuu mahadsan Yahay si cilmiyeysan ayuu runtii wax badan ayuu inoogu iftiimiyey Mar ayaanle ninkan waraysigeesa Soo bafi
@xumayra____
@xumayra____ 9 ай бұрын
Absolutely kani waa wareysigii igu ficnaa ever aan dhageystoh. 😊Wlhi Ibrahim waa qabiir wax bdn og. Dawladu waa in ay ka faaideysata ninkani waaya..aragnimadiiisah Kani waa uqalmaaa inuu hogaamiyo heyda NISA cause waa ni wax bdn ka yaqaan dadka aynu rabnoh inaa ka guuleysanoh. ✊️👏 Somalia hanoolaatoh💙🤍
@ZakiMaxamuud-q3q
@ZakiMaxamuud-q3q 2 ай бұрын
Part four waan lasocdaa wariye ayaanle❤🎉
@AbdiSalam-c7v
@AbdiSalam-c7v 10 ай бұрын
Nin caqli badan weeyaan runti ALLE habarakeeyo ninkan dhalinyarada ah guuleyso ayaan ku leeyahay walaal
@samiiralimohamed2164
@samiiralimohamed2164 10 ай бұрын
Hanoolaato iyo ayaanle iyo ibraahim aad baa idin salaamay marka 2 aad ayaanle waxaa kaa codsanayaa ibraahim waa nin wax bdn og isku day inaa barnamij kale ka sameeyso ina dad ban wax ugu faaidaan plz wallow🙏🙏🙏🙏🙏
@hasancade-ez3tm
@hasancade-ez3tm 10 ай бұрын
The next SH MUKHTAAR SOO QABO SXB
@AM12534
@AM12534 10 ай бұрын
Interview shuute plis😂
@muktarmohamud937
@muktarmohamud937 10 ай бұрын
Baxar😂
@aadancali13
@aadancali13 10 ай бұрын
Aniga ibraahim sheekadiisa waan udhagestaa waa sheeko cilmi iyo caqli kororsi ah ee ku qaarba ma taabaco
@faysalwarsameabdi337
@faysalwarsameabdi337 10 ай бұрын
Mansha allah ibrahim waa nin dhakinyro ah oo aad u dagan hadalkiisa aqoon iyo xikmad ba ka muqta ale ha xifdiyo dowladna ninkaas il gara ha ku eegto
@AxmedDucaale-c3c
@AxmedDucaale-c3c 10 ай бұрын
عجيب
@mohametmahmoud1828
@mohametmahmoud1828 8 ай бұрын
Wareysi qiimo badan weeye ❤
@yuusufaadam9042
@yuusufaadam9042 10 ай бұрын
Maashaa allah legen nadara
@abdifatahmohamed4409
@abdifatahmohamed4409 10 ай бұрын
Waa xog ogaal wax badan ifiyey ninkaan. Tuesday 16/01/2024 Ilaahe
@abdinajiibdhaqane181
@abdinajiibdhaqane181 10 ай бұрын
Nin dhiiran
@mohamednor8402
@mohamednor8402 10 ай бұрын
waxaan arkaa argti bisil qaan gaar ah calqi iyo xikmad laga dheehan karo kalsooni iyo fulin awoodeed qof kulansaday waan u baahannahy dadka tayada leh Ibrahim Adan cml ah in ay qeeb ka noqdaan awoodaha fulinta lana siiyo itaalka iyo dhaqaale si culeesyada heer national ah loo yareeyo
@FarhanYasin-y1q
@FarhanYasin-y1q 10 ай бұрын
Sup
@abdurashidfarah8232
@abdurashidfarah8232 10 ай бұрын
Thanks Ayaanle..Dagaal ha lagu qaado ethiopian dagan baydhaba iyo agagaarkeeda oo halaga saaro
@jaamactooreeye5285
@jaamactooreeye5285 10 ай бұрын
Ayaanle Mukhtaar Roobaw maad soo waraysato?
@NimoAliaboubakar-bj3gr
@NimoAliaboubakar-bj3gr 10 ай бұрын
❤❤❤❤
@marwaanmarwo-qf1cm
@marwaanmarwo-qf1cm 10 ай бұрын
WALLEE KAN WAA CAQLIGII OO SOCONAAYA ALLOOW KU XAFID ADOO KALENA ALLOOW NOOBADI AYAAN LOOW TV GAAGA KA SHAQAALAYSII FADLAN MASKAX AAN CAADI AHAYN AYAA SAARAN MALAHA MAREEXAAN BAA DHALAY❤❤❤❤❤❤🎈🎈🎈🎈🎈💎
@samiirbinu21
@samiirbinu21 10 ай бұрын
Ninka raysal wasaraha uu la taliye uyahaybee hada muu channel ka shaqeyna😂
@yuusufmacalinaadan3608
@yuusufmacalinaadan3608 10 ай бұрын
Tv maxay tahay ninku waaba madaxee
@HassanAliHassan1960
@HassanAliHassan1960 10 ай бұрын
Waaw
@ManagingAcount
@ManagingAcount 10 ай бұрын
Masha allaah allaha ka badbaadiyo cadawga ❤❤❤
@bashiiromar6389
@bashiiromar6389 10 ай бұрын
Waa nin fariid ah oo soo gubtay
@IbrahimMusse-g3r
@IbrahimMusse-g3r 6 ай бұрын
Masha aalh sheeko aad u xiiso badan
@Nuuradiin2024
@Nuuradiin2024 6 ай бұрын
Legend
@Bkr730
@Bkr730 10 ай бұрын
Cajiib
@aqiilomar
@aqiilomar 10 ай бұрын
Thanks ayaanle 👏
@daahirmohamad1376
@daahirmohamad1376 Ай бұрын
Asc ayaanle waxaan kamid away dadra kasoolaabtaywadanka debadiisa si aan gafaaiidaysto dadkuna uga faaiidaystaan waaya aragnimadayda aan lahaa laakiin waxaan maqli jiray herbal waa ladulmiyay waanse lakulmay eemaxaad idhi lahayd
@dereabdullahi1936
@dereabdullahi1936 8 ай бұрын
Masha Allah ibrahim waa nin gob ah
@DeeqIsaaq2
@DeeqIsaaq2 3 ай бұрын
Ninkan caqli aqoon deganaan ilaahay siiyay iyo sidu hadalka u heli ogyahay wa cajiib wallahi weyna ka muuqata dacadnimadisa marki xilka lo magacaabey kedib ayan wareysigan daawanaya wlhi fikirkan ka qabay iyo hada kan ka qabo farqi ba u dhaxey
@abwaandhiriq2542
@abwaandhiriq2542 10 ай бұрын
Waa muuqaalkii iigu hereeyey een saf u halo muufadii ay makaay miyaa?
@mhmdmd9525
@mhmdmd9525 10 ай бұрын
Its 9:15PM US and Canada Central time zone😂
@abdullahiabuukar5360
@abdullahiabuukar5360 10 ай бұрын
Wllow maad upload iska soo tiraahdid last part waan sugi la'ahay
@abdulkadirkartal573
@abdulkadirkartal573 10 ай бұрын
Muqtaar roobow abuu mansuur soo qabo ayaanle ❤😊
@nastexoladan7789
@nastexoladan7789 9 ай бұрын
Ayaanle iyo team kisaba iyo ibrahim nadara aadba umaha santihiin sidaaad waxbadan nola socod siisen oo waxbadan oo naga qaraona nagu i fiisen❤
@musinhoosman-du9hi
@musinhoosman-du9hi 10 ай бұрын
We want to take Interview in shuuto
@MaanzyTech
@MaanzyTech 10 ай бұрын
10:53 Diinsoor buu taleefan iiga Soo diray 11:16 suuqa xoolaha buu igu balamiye geed hoostsa Iskuma key qaban mise xaafad suuqa xoolaha la dhaho baa Diinsoor ku taala
@daarulkheyr7513
@daarulkheyr7513 10 ай бұрын
Diisoor dax taadha ayas ka hadli haya umaleye
@osam-1425
@osam-1425 10 ай бұрын
Megaalo walbo waxey leedahay suuq xoolo lagu iibiyo Wuxuu ula jeedaa asi suuqa xoolaha degmada uu joogo🙏
@MaanzyTech
@MaanzyTech 10 ай бұрын
mahadsanid wllo@@osam-1425
@MaanzyTech
@MaanzyTech 10 ай бұрын
laga yaabaa midaas na @@daarulkheyr7513
@MahadKhalifAli
@MahadKhalifAli 10 ай бұрын
Asc ayaaanle aad ayaaaan kaga mahad celinayaa inaad inosogudbiso wax wanaagsan waxaaan kaacodsanayaa 2 nin inaad inookeento 1 muqtaar roobow 2 Xasan daahir aweys
@kafiyaabtidoon4043
@kafiyaabtidoon4043 10 ай бұрын
Masha allh ilaahow dadka iyo dalka noo hagaaji oo diinta na fahansii
@qodeymedia347
@qodeymedia347 3 ай бұрын
wllhi blhi ninkaan caadi maaahan waa aqoon iyo cilmi nool waxaa aad isoo jiitay sida uu ugahadlay qeybta dhalinyarada 52:41 waxaa moodaa inuu aniga iga dhex hadlaayo waa runtiis dhalinyaradu ma qaaado qaanada qabiilka kumana qanacsano hanaaanka hada dowladnimada tahay
@isse_mohamet
@isse_mohamet 10 ай бұрын
Ninka dhalinyarada Mr.nadaara wariye ayaanle .. waxe ino sogudbiyeen barnaamij aad & aad ufiican umadane looga digayo qatarta al.shabaab ee kuhayaan dalka diinta & dowladnimada ..ibrahim nadaara bro waxa ku oranayaa nolasha farxad cafimaad qab balaran kunolaaw alle aya kujecel kana sosaaray sheydamada al.qushaash from Otawa canada kala socdaa
@ZaadiqAli-zk3gv
@ZaadiqAli-zk3gv 10 ай бұрын
❤❤Barnaamij Xasaaasiya Buu Ahaa Every Day To Release I Watch It This Documentary 😂😂
@lbdelima6201
@lbdelima6201 10 ай бұрын
I watching😭 english❌
@ZaadiqAli-zk3gv
@ZaadiqAli-zk3gv 10 ай бұрын
@@lbdelima6201 Nimaan Wax Khaldin Wax Ma Saxo 😁
@abdinasiradam2815
@abdinasiradam2815 9 ай бұрын
Xasan dahiir so wareeyso legend ❤❤
@craxmanshariif8572
@craxmanshariif8572 10 ай бұрын
Su,aal Heyada Tubsan Waxa madax ka ah C/llahi cabdi Nuur Elet Hotel. Wa nin Ganacsado ah siyaasi ah Qandaraaslo ah. Fadlan Quf aqoon diin iyo mid Tariikhiida caalamul Islam qabiir Ku ah haloo dhiibo
Galka Baarista: Xogta weerarkii Kulliyadda Jaalle Siyaad
21:10
VOA Somali
Рет қаралды 86 М.
How Many Balloons To Make A Store Fly?
00:22
MrBeast
Рет қаралды 139 МЛН
Long Nails 💅🏻 #shorts
00:50
Mr DegrEE
Рет қаралды 16 МЛН
CABDULLAAHI MAXAMED NUUR MUXUU KA TAGAY
1:06:21
HANOOLAATO
Рет қаралды 479 М.
Galka Baarista: Intee le'egtahay awoodda Al-Shabaab?
19:42
VOA Somali
Рет қаралды 63 М.
Deg deg  - Wariyaha ay ugu necebyihiin Shabab oo aan wareysanay.
52:47
How Many Balloons To Make A Store Fly?
00:22
MrBeast
Рет қаралды 139 МЛН