Abuu Ayaan - Wareysi 1/3 - Waxaan gacanta u galay Al Qacida aniga oo

  Рет қаралды 129,459

HANOOLAATO

HANOOLAATO

Күн бұрын

Пікірлер: 204
@jabirhassan585
@jabirhassan585 Жыл бұрын
Cumar wuxuu ahaa arday dadaal iyo caqli badan oo weliba aad u firfircoon, wuxuuna isoo xasuusiyay maamulkeenii Dugsiga sare ee Badda (Cabdow iyo Oolyo) waan ku salaamayaa
@falisfarah6038
@falisfarah6038 Жыл бұрын
Aan ku weydiiyee school badda miyaa dhigatey xiliga sheegayo Aniga xitaa waa dhigan jirey Navigation dhiganay Lakin dadkii dhan waa hilmaamay wax yar oo Hada xiriirno ma ahnee
@abuuayaan6956
@abuuayaan6956 Жыл бұрын
Aniga xitaa Navigation ayaa dhigan jirey. Waxaan ka baxay 1989kii. Natiijada Imtixaanka waxaa lagu sheegayey Xalane. Waxaan ka xasuustaa oo fasalka inala dhigan jirey gabar uu dhalay Abshir Dalfac.
@abuuayaan6956
@abuuayaan6956 Жыл бұрын
Thanks sxb.
@abdirahmanxuseen8199
@abdirahmanxuseen8199 Жыл бұрын
Cumar muxamed xasan diin iyo dal jacayl ayaa hayay aqoon diineedna ma lahayn taasina waata looga faaiidaystay isaga iyo dhalin yaro badan oo kaleba soomaaliyay diinta barta dhalin yarooy talada waalidkiina maqla
@AsadAf-rs1mm
@AsadAf-rs1mm Жыл бұрын
very damm international pure telling like somalis tallk and i wish this brother best.
@SonwaboNamba
@SonwaboNamba Жыл бұрын
asc ayaanle insha allaah mudanayasha biyo udiyaari haay waa iga talo wanaag kalia
@azneeaznee9169
@azneeaznee9169 Жыл бұрын
💯 alayle wa commenti wax ku oola
@abdifatahmohometali350
@abdifatahmohometali350 Жыл бұрын
😂😂😂😂
@abdirahmanxuseen8199
@abdirahmanxuseen8199 Жыл бұрын
😂😂😂😂 ayaanlew taladaa qaado waa talo nasteex
@user-mk1gp2cw7o
@user-mk1gp2cw7o Жыл бұрын
​@queenkaaha1618why negative uga fiirisay
@marimhaschi5478
@marimhaschi5478 Жыл бұрын
waa sax ninkaan waxuu ka sheekeynayaa waqti dhib badan uu soo maray ka sheekeynaayo
@mohamedyousuf-e1z
@mohamedyousuf-e1z Жыл бұрын
NINKAN MA AQAANO LKN SIDA HADAL KIISA KA DHADHAMIYEY WAXBU QARINAYAA OO KU SAABSAN CIDA SWEDAN KASOO DIRTAY IYO CIDA KASOO HORAYSAY EE ISKU XIDHKA QAABILSANAYD. ALLAHU ACLAM
@umuashakin7791
@umuashakin7791 Жыл бұрын
Always negative coment😮
@mohamedyousuf-e1z
@mohamedyousuf-e1z Жыл бұрын
@@umuashakin7791 just my opinion
@warsanismael7739
@warsanismael7739 Жыл бұрын
Waa runtaa dance teacher iyo Swedish ayuu dhex galey laakiin goorta fikirka diinaga uu qaatey ilaa safarkiisa somaaliya waxbadan ayuu qariyey
@ahmedabdul2020
@ahmedabdul2020 Жыл бұрын
Waa faataale. Wuxuu u’egyahay in uu jaasuus sweden lagadiray ahaa safaradiisa badan uu ku laalaban jiray ayadoo dagaalka dalka ka socdo aa shaki abuurahayo, Iyo marnaba in uusan dagaalka geli jirin. Waa faataale.
@wararkasomalia
@wararkasomalia Жыл бұрын
Qeebta labaad2 soo boobsii mahadsanid wariye waxaa wareesiyada iiga baxay in muskaxda iyo dhiiga umada Somaliyeed duulal cadow ah uheshiyeen somalina iska warqabin oo qoloba duul dhinac uyaacineeso cajiib
@nimcomxuud2580
@nimcomxuud2580 Жыл бұрын
Abu Ayan Masha Allh Waa Caqli Badanyahay Runti Sida U Wiil Kisa Maga Samaal Ugu Bixiyay
@ayaninadee176
@ayaninadee176 Жыл бұрын
Waxaa aabe fiican la dhahaa ninka ubadkiisa korsada. Ninka waxuu burburiyey kumanaan Somalia noloshooda
@sickballer1995
@sickballer1995 Жыл бұрын
@@ayaninadee176yacni ilmihiisa ayuu dayacey miyaa?
@diplomancymustafeabdirahma5611
@diplomancymustafeabdirahma5611 Жыл бұрын
Waan sugayay inaad hanoolato ninkan keentay isagoo waraysi gaban bixiyay mar hore an dawaday lkn adi inaad heshan ka jecla hanbalyo Ayaanle suxufi sare slm
@kahinoflewais
@kahinoflewais Жыл бұрын
Waraysi qiimo iyo qaayaba leh . Hore u soco mudane
@ayaninadee176
@ayaninadee176 Жыл бұрын
Ninkan hadalkiis waxaan ka fahmey in uu Somalia 🇸🇴 u imaadey fawdo iyo kibir si uu dadka iyo dalka u burburiyo. Hada maxuu ka dheefey. Cilmigiisa waa macalin dance waa wax fiican laakiin qori aan qadanaa ma fahmin. Waa nin dibada laga soo kireystey in uu dadka somalida laayo. Thanks ha noolato
@raytanxo609
@raytanxo609 Жыл бұрын
Walaley is deji. Negative comment waxba maso kordhinayo. Because taarikh diisa magashey waad ku istaageysa.
@samowade1300
@samowade1300 Жыл бұрын
Waa macalim dance waa wax fiican kulahaa , subxaanallah . Dadku waa dad tagay
@chelseakante5594
@chelseakante5594 Жыл бұрын
Salaansare dhamaan asxaabta ayaanle iyo abu ayaaan hanoolaato barnaamijkan waxbadan baa iga baxay keep going mr ayaanle
@mowlisyusufmatan
@mowlisyusufmatan Жыл бұрын
Xaqiiq basas sweden ka socdo aahaa
@maanmohamed
@maanmohamed Жыл бұрын
hot talk from one of former terrorists in somalia and also dance teaching it was one of the best his careers its amazing.🙊🙊 (ayaanle Ragga kuwooda adag) u will left us a good legacy.
@heerqaran580
@heerqaran580 Жыл бұрын
Ninka dadka miisaamaayay Madoobaa la dhahaa sweden ayuu kula joogaa hayeey. Mashallah ninkaan waa nin caqli badan Samaale inuu cunugiisa u bixiyo waa fikir weyn
@ahmedabdul2020
@ahmedabdul2020 Жыл бұрын
Waa faataale. Wuxuu u’egyahay in uu jaasuus sweden lagadiray ahaa safaradiisa badan uu ku laalaban jiray ayadoo dagaalka dalka ka socdo aa shaki abuurahayo, Iyo marnaba in uusan dagaalka geli jirin. Waa faataale.
@meever2214
@meever2214 Жыл бұрын
Ninkaan Jaasuus Al-Shabaab lagu soo dhex darsaday laakiin soo fashilmay buu u egyahay.
@Xaq-raace
@Xaq-raace Жыл бұрын
Shaki maleh
@sulubyarecabdalla2562
@sulubyarecabdalla2562 Жыл бұрын
Malaha
@samiiryussuf7216
@samiiryussuf7216 Жыл бұрын
😂😂 saxiix lkn alshabab xarfaan waa fahmeen
@samowade1300
@samowade1300 Жыл бұрын
Hadda waa sidaas meeshi laga soo diray ayuu dabada la galay
@ilyasdable99
@ilyasdable99 Жыл бұрын
Ayaanle salaam Cabdiweli Cali Gaas wareysigii xiligii uu raysal wasaaraha ama qeybtii 3aad meeyay?
@adeerkaqarniga1-7-54
@adeerkaqarniga1-7-54 Жыл бұрын
Walleh Ayaanlow wax badan oo aasnaan lahaa la'aantaada baad soo mudhbixisay!
@ayaanlefarah8532
@ayaanlefarah8532 Жыл бұрын
Ayaanle Hussein Abdi wariye Qiimo badan leh
@rahmamohamed5636
@rahmamohamed5636 Жыл бұрын
Ayaanle riyo macaan oon kuriyoday ma kaaga sheekayn karaa oo wllhi sheekadi bilaal kasi macaan waa anoo queen ka noqday uk oo duqdii laigu badalay isoo qabo aaan kusheekeeyee 😂😂😂😂
@somalitech102
@somalitech102 Жыл бұрын
Hhhhh kadaa xarabaysiga waraysiga hhh
@samiiryussuf7216
@samiiryussuf7216 Жыл бұрын
Hhhjj😂😊
@m.dhaqanehusein
@m.dhaqanehusein Жыл бұрын
Wlhi dadka somaliyeed meel walbo waa looga faaideystay midkaan ku lahaa dance ayaan bari jiray ciyaal schooley ah markaasow ku lee yahay jihaad ayaa soo aaday dadkaygaa badbaadadooda u imaaday ALLOW ALLE Ayaanle Husein Abdi aad ayaa u mahadsan tahay zxp
@garaadcabdi103
@garaadcabdi103 Жыл бұрын
Bro somaali hadaa nahay "we are another level " 😂😂😂 dhankasta waa nalooyaabaa
@Cadar49
@Cadar49 Жыл бұрын
Qaar aan dance eheen oo fac ka fac diinraacanaayay ayaa wax qarxiya oo qawaariijta ta u badan marka hanuunka iyo qalbiga wanaagsan aqoon diin kaliya kuma xirna ee waa hibo ilahay qofka waa fagiya wanaaga iyo iimaanka
@OsmanOsman-ge5st
@OsmanOsman-ge5st Жыл бұрын
Sunadha nawiga iyo Daqanka somalidhu waxa soo hormara Sunadha wayo dadka somaliyet waa Muslim.
@fnw8688
@fnw8688 Жыл бұрын
Hanoolaato ❤
@aaminoumlul2916
@aaminoumlul2916 Жыл бұрын
Abu ayan Allah xafido
@rahmamohamed5636
@rahmamohamed5636 Жыл бұрын
Waxay arkeen inaad fududahay oo qadhaxa lagugu xidhi karo oo aad caqli yartahay waxay igu jecladen ma aqaan kuyeh sirta inaad bixisay kabaqeen 😂😂😂😂😂
@NimoAliaboubakar-bj3gr
@NimoAliaboubakar-bj3gr Жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂 ilahy ba badbaadiayay
@Degaliah
@Degaliah Жыл бұрын
😂😂😂😂
@Maria-wb7lj
@Maria-wb7lj Жыл бұрын
Ninkan madegana qaarijul mowduucisa badan
@Happy-go-l
@Happy-go-l Жыл бұрын
Hal mar uu moduuca uu Ka baxay ma jirto ninkaan subhhannalaah what is wrong with Somali people negative unbaad tahiin intiina badan.
@88mahamed
@88mahamed Жыл бұрын
Ayaanle bro Naga dhaaf 1/3 sidii musalsalka cml
@MH__1__MH
@MH__1__MH Жыл бұрын
Weli Abuu buu wataa somali caadiya noqo wll
@sickballer1995
@sickballer1995 Жыл бұрын
Baro diintaada nabi Muxammed(scw) waxaay kunyadiisa ahey abuu qaasin.
@MH__1__MH
@MH__1__MH Жыл бұрын
@@sickballer1995 abuu diin maaha wll ajarna laguma helo wa ina hebel oo kale, waana dhaqan carabta adiga somali ba tahey abuu ma lihid. Hadda qoor gooyasha la baxa. Wll magac carbeed lala baxo ajar laguma helo iyo khamiis la gashto, mahadsanid
@samowade1300
@samowade1300 Жыл бұрын
Abu Waxa uu u wato weli waxa ay tahay dadka in lagu dhagro oo la yiraa nin nimankaa lasoo shaqeeyay ayaa ka warbixinayo xaqiiqadooda , hadii magac caadi ah oo كنية aan wadan uu iska wato waxa uu ka hadlayo title fiican ka ma heysto marka sidaa si ay san u dhicin ayaa weli loo wadaa abuu ayaan .
@samowade1300
@samowade1300 Жыл бұрын
Abu Waxa uu u wato weli waxa ay tahay dadka in lagu dhagro oo la yiraa nin nimankaa lasoo shaqeeyay ayaa ka warbixinayo xaqiiqadooda , hadii magac caadi ah oo كنية aan wadan uu iska wato waxa uu ka hadlayo title fiican ka ma heysto marka sidaa si ay san u dhicin ayaa weli loo wadaa abuu ayaan .
@samowade1300
@samowade1300 Жыл бұрын
​@@MH__1__MH Doqonimadaada waxa ka mid ah dr iyo waxyaabaha titles ka ka yimaada dhanka gaalada waa wax caadiaya , cidna lagula yaabo maayo , lakin كنية da oo uu nabiga lahaa saxaabadu ay la bixi jireen waa wax xun , maxaad ugu dhagan tahy ?
@rahmamohamed5636
@rahmamohamed5636 Жыл бұрын
Hhhhh wareysigii madaxwayne bilal oo faanka ubadna ma dhamaadey ayaanle wax arag waxna ulabane 😂😂😂😂
@omarw5124
@omarw5124 Жыл бұрын
Ma daawan faan ka daawan waayay
@KaadSharub
@KaadSharub Жыл бұрын
Sudan 🇸🇩 ileen argagixisada iyagaa keenay
@Aziiza_A
@Aziiza_A Жыл бұрын
Maskiinkaan diintana wax badan kama haysan laakiin marku imanayey jaa waa laso adressgareyey oo garoonka aya ugu yimid maalintii labadna ayaga ayu hotel kula kulmay laakiin wuu qarina😮
@abdirisakmohammed7293
@abdirisakmohammed7293 Жыл бұрын
LKN sidee ninkan Muqdisho kku dhashay ee ilbaha ah waxbartay Sidee shaydaamiinta Alshabaab iyo Alqaacida ku raacay ee ay ku kaxayteen,
@salmanhaji7085
@salmanhaji7085 Жыл бұрын
Cumar iyo Ayanle Waa ku mahadsanyihiin Barnaamijka. Taariikhdan waa loo baahna. Waxaan kale oo fahmay, kooxdu inay khasab iskula joogto oo haddii si Quman loo weeraro ay dhexdooda rasaasta islaynaya si ay u kala xoroobaan!
@ahmedcade5139
@ahmedcade5139 Жыл бұрын
Waa nin waayo arag ah oo raganimo aay ka muuqato fadlan argagixiso ha u laaban noloshaada raaco dance gaagi baa kaaga qeyr badan dilka qof muslim ah
@FAAD21
@FAAD21 Жыл бұрын
Waaba dance 🕺 teacher😂
@c.raxmaandaahir361
@c.raxmaandaahir361 Жыл бұрын
Ninkan waxa uu ahaa naftii haliga waayo asaga oo nabad heesto ayuu waxa uu soo doontay urur aan la.aqaaon waxa ee yihiin nasiib ayuu leeyahay hadii uu babaaday
@maxamadcabdulaahi45
@maxamadcabdulaahi45 Жыл бұрын
Ayaanle waxuu ku xunyahay waa ku daalinaa Cabitaan ma kuu shubaayo, Wareeysiga lee udan ah. Taas wax kabadal
@alibaax5346
@alibaax5346 Жыл бұрын
Wadaadka shaqo jaceyl baa alshabaab la gashay kk. From dancing to xagjir
@truecomment3650
@truecomment3650 Жыл бұрын
“Kuwii maxaakiimta isla ahayn baa hunkii iga furtay” Soomali lama aamini karo subxaanalaah
@maslahbarkhadle952
@maslahbarkhadle952 Жыл бұрын
Ayaanle dadka aad wareysaneyso xogta muhiim ah ka qor guri la hagaajiyry cunto yaalo waxba noona soo kordhinaayaan
@hassanolad-hn6ml
@hassanolad-hn6ml Жыл бұрын
Ayaanloow walaalow ninkan sheeko walan was 1990 ninkan madaganeen halmistad
@hamacade
@hamacade Жыл бұрын
Saas ma uusan dhihin! Halmsatd-ka aad sheegeeyso ma ahan tan GBG u dhaw hahahahaha
@AbdullahiHassanley
@AbdullahiHassanley Жыл бұрын
Ayaanlow, Kan intaa ka keentay eebow, saan waa ka rooneedee//
@zeynabnoor2176
@zeynabnoor2176 Жыл бұрын
Walle Somalia waxaay noqotay meel halaqyo galeen ah bal fiiri wuxuu ka sheekeynaayo kan somaliyeey wuxuu istaahilaa kan waddanka dembiga ka galay
@abdisalam679
@abdisalam679 Жыл бұрын
alqaacida la sheegayo midkan xoolaha iyo kuwo kale ka jaahilsan dhamaantooda ah waye allah ha qaribo alsheydaan
@alexisde9413
@alexisde9413 Жыл бұрын
Raga aasaaasay ururka Alqicada Dhamantood waa aqoonyahano Usama bin : Ganacsade billionaire ah Ayman Aldawahiri: Dhaqtar weyn caanka ka aha Masar Mohammed Atef : Agricultural Engineer iyo Police officer dalka Masar Abdullah Yusuf Azzam: macalin cilmiga shareecada islamka ka dhiga Damascus University. Jaahiliin geeley ah ma sameyn karaan urur awooda leh dagaalamya 40sano
@abdisalam679
@abdisalam679 Жыл бұрын
@@alexisde9413 kuwa somalia ka hadlayaa
@sickballer1995
@sickballer1995 Жыл бұрын
@@abdisalam679 hee?
@samowade1300
@samowade1300 Жыл бұрын
​@@abdisalam679 Abuu zubeyr hogaamiyihii hore ee al Shabaab sheekh caalim ah oo diinta wax badan ka yaqaan taa waxa u daliil ah casharadiisa oo waxa uu duubay kutub funuun kala duwan ah , sida oo Kale waxa aad ka qiimeyn kartaa doodii uu la galay cabdi kariim xassan xoosh asigoo aad u da ' yar , kaliya aqoon diineed ma ahan ee waxa uu ku darsaday mid maadi ah oo waxa uu jaamacad ka dhigtay Pakistan, hadii aad baartid na waad ogaan kartaa , gaalada iyo gaala raacyada ayaa yiraahdaan aqoon ma leh , waa dad dhisan .
@samowade1300
@samowade1300 Жыл бұрын
​@@abdisalam679 Bal dhageyso weliba cadowgiisa la dhageyso : master degree , diintana ku xeel dheer , Gabyaa , aftahana : kzbin.info/www/bejne/mqrMloWQob6Mrpom40s
@abdihafittism9422
@abdihafittism9422 Жыл бұрын
Woow ❤😮😊Waa sheeko cajiiba
@nazmohammed5271
@nazmohammed5271 Жыл бұрын
😱. waa. la dilayaa
@sayidmahmud6093
@sayidmahmud6093 8 ай бұрын
Aduuuun kanaaba hada la dhageeysanaayaa.. caqli caruuuur...
@kingrushani3218
@kingrushani3218 Жыл бұрын
Al.shabaab dhan saaqidiin hore waaye oo hada diin jacayl la tarax tagay
@samowade1300
@samowade1300 Жыл бұрын
Shabaab ragga gala waa dad aqoon leh , bal dhanka dowladda fiiri inta aan aqaan ee ciidan u ah waa dad aad u liita caasi waalid kuwo wax barasho lagu kari waayay
@xasanhiil4812
@xasanhiil4812 Жыл бұрын
​@@samowade1300 adiga miya aqoonta udiidey
@samowade1300
@samowade1300 Жыл бұрын
@@xasanhiil4812 Inta aan ka aqaan ayaan ka sheegay . Bal Hebel aa aqoon leh na dheh .
@Yunis114
@Yunis114 Жыл бұрын
wow
@abdikarimismail1171
@abdikarimismail1171 Жыл бұрын
Samale marka uu guursado inanka uu dhalo irir ha u bixiyo si u unoqdo irir samale abu ayan
@YOONKA-BUULADATV
@YOONKA-BUULADATV Жыл бұрын
Kan hadaaba lagu jiraa magaciisa ka dareemee inoow qasanyahay Abuu ayaan kulahaa
@jabaqsheegmedia9948
@jabaqsheegmedia9948 7 ай бұрын
Hanoolaato waxan jeclaan lahaa inan su'aal idin weeydiyo wa hadaad iga so jawaabeysaan
@salim.123
@salim.123 Жыл бұрын
Subax wanagsan ❤
@Caskacali
@Caskacali Жыл бұрын
Omg Ninkan waresigisa waa ku wareeray wuu bood boda yala ilafahmay
@MuslimSom
@MuslimSom Жыл бұрын
Basaas baa aheyd waa lagugu fahmey
@adancabaas8584
@adancabaas8584 Жыл бұрын
Waxaad moodaaa in uu marka horeba xidhiidhlalahaaaa
@abdirisakmohammed7293
@abdirisakmohammed7293 Жыл бұрын
HE IS SO FUNNY
@fahmomohamed5998
@fahmomohamed5998 Жыл бұрын
Waxaan maqli jirey ajanebi ayaa lalaaayey dagaalkii masaakiinta iyo ethopia ileen waaa run
@siciidmsalaad9300
@siciidmsalaad9300 Жыл бұрын
Abu Ayaan Bacneheda Wariye
@user-mk1gp2cw7o
@user-mk1gp2cw7o Жыл бұрын
Yaab naag indhayara guurmiyaa goorkaas hadeysan muslim aheyn ama kiristiyan yaab waa ilmo dhumey
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv Жыл бұрын
War bal afadani swedan neey maxaa kuqarsoon
@abdulkaadiraabi1986
@abdulkaadiraabi1986 Жыл бұрын
Ninyahow AYAANLE maa xoogaa DANCE 🩰 ah bartid, ma jiljilicsano
@AxmedCasaawe-fp1uh
@AxmedCasaawe-fp1uh 10 ай бұрын
Qofku waba doqon sababto ah nin dan leh madaalo wey iska kay jecladeen kulahaa in uu is qarxiyo tashkiilinteeda moyaan ma wxkle ayayba katabeen
@quenqadra2788
@quenqadra2788 Жыл бұрын
Ninkan wa nin walan dance teacher u ahaaa goormu diinta jeclaaday teda kle isago nabad heysto ayu caruurtiisa iyo naagtiisa uso kaxeeyay
@Maria-wb7lj
@Maria-wb7lj Жыл бұрын
Dance iyo siyasad kabod ee halmar xagjir dadkoda dilaya isubedel waa aqoondaro diined iyo fudeyd markasey goor xeero iyo fandhal kaladhacan ayey kudhahayan waley khalday umadi dhamatay yaloheysta????
@buunkahasancade-fe3yr
@buunkahasancade-fe3yr Жыл бұрын
Dadka fikirka xagjirka qaato badankoda aqoonta kuyar iyo fudeed diimed kujiro xiiso lagu abuura
@mohamedahmed4511
@mohamedahmed4511 Жыл бұрын
@@buunkahasancade-fe3yrwaa runtaa wiil Abti aan u ahay ayey uga faaidaysteen 15 jirnimo iyo cilmigii diiniga oo ku yaraa , ilaahey dhalinta iyo anagaba ha ina badbaadiyo.
@Maria-wb7lj
@Maria-wb7lj Жыл бұрын
@@mohamedahmed4511 Aamiiiiiin Aamiiiiiiin lakin dadkan ineysan saxneyn wain umada losheega
@Ceejiye096
@Ceejiye096 Жыл бұрын
Cabdi madoobe ka shekeyna moryanki warsangale dadka miisani jiray hdasa jooga ingriiska 😂😂 16:44
@garaadcabdi103
@garaadcabdi103 Жыл бұрын
Akhiyaarta ciladaan yaa ila arkay!! [ dhamaan dadka isku hayo wadankeena noocey doonaan hanoqdaane wexey kasiman yihiin " ajaanib " ]
@hassanolad-hn6ml
@hassanolad-hn6ml Жыл бұрын
Ayaanlow 1990 halmistad uu deganaa walaalow wa beeninaa
@hameed1640
@hameed1640 Жыл бұрын
Waxad kubenineyso sheeeg
@hamacade
@hamacade Жыл бұрын
Adaa qof waalan ah😂
@shayga100
@shayga100 10 ай бұрын
Waxan ku hayaa wiil xog muhiima hayaa taaso ku saaabsan xogaha lagu raadinta badan yahay
@user-mk1gp2cw7o
@user-mk1gp2cw7o Жыл бұрын
Tolow hooyadiis xakee kudanbeysay diyaarada soo saartay1989 ilaa iyo 2006 manoqonmiyaa
@sickballer1995
@sickballer1995 Жыл бұрын
2 doqon baatihiine been macquul ah dadka kagada saan rag iskaga dhicin meysaan. Dadku wey og yihiin ragaan waxey yihiin xumaantooda & samaantooda..
@GiireGuuled
@GiireGuuled 2 ай бұрын
Ninkan 50 jirka ah 30 jira la moodaa
@Avacado.A
@Avacado.A Жыл бұрын
part 2 soo boobsii fadlan waan sheeko wanaagsan oo casharo laga baran karo
@hassanolad-hn6ml
@hassanolad-hn6ml Жыл бұрын
Dhiiglaawuu bari jirey
@hassanolad-hn6ml
@hassanolad-hn6ml Жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkkkk cumarow iigu celi. Darmaan walaalka mooho
@hameed1640
@hameed1640 Жыл бұрын
Muxuu ahaa darmaaan bro nogashekeee
@hagahaguusha2691
@hagahaguusha2691 Жыл бұрын
Qeybta koowaaad aaway hee
@xogbaar
@xogbaar Жыл бұрын
Qoraalka ayaa ka qaldamay ee waa qaybtii kowad sida afkaba uu ka sheegay
@Maria-wb7lj
@Maria-wb7lj Жыл бұрын
Ciwanka ma aqrin kartid miya
@hagahaguusha2691
@hagahaguusha2691 Жыл бұрын
@@Maria-wb7lj hada ayuu saxay qoraalka ayaa ka qaldanaa
@somalihanolato741
@somalihanolato741 Жыл бұрын
Qøulqulqtq kofurta u yacaysa ka soo yacaysa allaha ka qabto dal iyo dibad meshay ka yimadeen allaha ku celiyo cudur bay la waregayan
@nuurmacoow3523
@nuurmacoow3523 Жыл бұрын
CIYAALKA XAAFADA AYAAD KEENTAY AYAANLE
@suldanyare163
@suldanyare163 Жыл бұрын
Xariif aad tahay ee qeybta 2 haben dambe kadidh I.a
@AbdullahiHassanley
@AbdullahiHassanley Жыл бұрын
Eebow intaan program kaaga fiirsanaayay, tanoo kale ma arkin... Nimanka naagaha rabo iney jeclaadaan aay dance bari jiray ku yiri... balo ku aragtay, dadka aa i fiirsan jiray ku yuri...
@Nexxett
@Nexxett Жыл бұрын
Hada waxaa soo wadaan Alshabaaab fiican baa jira 😮
@ibrahimkhaliffarah7977
@ibrahimkhaliffarah7977 Жыл бұрын
Macalin kii Dansiga oo Argagaxisada isu bedeley waa Ayaan Darro wale
@hassan365
@hassan365 Жыл бұрын
Basas buu ahaa ayaan filayaa
@hawohosh9198
@hawohosh9198 Жыл бұрын
Saasan u fahmay
@dayuus1dayuus733
@dayuus1dayuus733 Жыл бұрын
Sax
@AbdullahiHassanley
@AbdullahiHassanley Жыл бұрын
Kan gacantiisow isku qali rabaa walahi.. ee waxow qariyayba jirtee....
@hassanolad-hn6ml
@hassanolad-hn6ml Жыл бұрын
Ninkan lacagaa Ku leeyahay halmistad markuu imaadey kursiga iyo sariirta Ku leeyahay
@Aziiza_A
@Aziiza_A Жыл бұрын
😂😂😂
@hamacade
@hamacade Жыл бұрын
Hada ma daganeen ma dhihinoo?
@zayiddaleel5215
@zayiddaleel5215 Жыл бұрын
Shekadan maba ku caajisan ayaanle xariifkaan waa hagoomiye ninkaan
@abdoulkader3543
@abdoulkader3543 Жыл бұрын
War ninkaa ayaanle waa nooc minal calmaani waayo waraysiyo badan oon arkay waxaan ka dareemay inuu waxyaalaha diinta ah ayuu dhaqan carbeed ku sheegaa,
@nene3262
@nene3262 Жыл бұрын
Fudeyd ba u dheeer
@ogaalmaal9898
@ogaalmaal9898 Жыл бұрын
عش رجبا ترى عجبا.
@abdullahalmuwaxid9643
@abdullahalmuwaxid9643 Жыл бұрын
Dhaqan soomaali sideed yeeli hadaabad Saxaabadii رضي الله عنهم اجمعين dhaqan lawadaagi kartid... ninyahow calmaaninimadu ilaa qanjaha ayay kaa gashay!
@mohamedissack719
@mohamedissack719 Жыл бұрын
Alla somali maxaa qashin ka buuxaan noocaan cml ba wadanka iska joogo aqligooda gaaban yahay
@omarmohamud4089
@omarmohamud4089 Жыл бұрын
ISKU EERIYAAN NAHAY ANIGANA KUTUB XOOR DHABARKIISA SCHOOL SHAQAAWADIIN
@garadawale1842
@garadawale1842 Жыл бұрын
Wax ka jiro arin tuu shegayo malahan kkkkk ayan le ku labo shekada intadan so dayn kkkkk
@jamaabdi-ym6dr
@jamaabdi-ym6dr Жыл бұрын
carabtana dhaqanay lahayd soomaaliduna dhaqanay leedahay ma suno iyo dhaqan baa isku mida jaahilyohow awalbaan wariye diin fiicnaa laga fileyn waayo waxay u shaqeeyaan wax aan diin lahayn
@hassanolad-hn6ml
@hassanolad-hn6ml Жыл бұрын
Cumar raasta miyaaa ninkan war heedhe iwareyso
@Alon_404
@Alon_404 Жыл бұрын
Alshabaab mujaahidiinta Guul insha'allahu Tacala , GaaloRaacyada wayjabi iskasabra
@Cadar49
@Cadar49 Жыл бұрын
Duli al sheydaan maafio ilahay idiin dhamee Dulli yahoow umada baabiiyay
@shabdiraxman3873
@shabdiraxman3873 Жыл бұрын
War dhasf sheydaanyahpw
@mohamedcabdiwade5036
@mohamedcabdiwade5036 Жыл бұрын
Ayaanlow ha hor cararin waxadan aqoon sida somalida ina hebal loo dhaho carabtana waa loo dhaha ibnu helab abuu hebalna waa u dheertahay
@faatihfaatih3398
@faatihfaatih3398 Жыл бұрын
Kkkkkk Aftanhan kulahaaa Af somaliga ayaaba kugu adag
@MaxamadwaylwarsameMaxamadwaylw
@MaxamadwaylwarsameMaxamadwaylw Жыл бұрын
Guul ayaale waa wariye dayuurad caanuwaaq kor noqo
@user-mk1gp2cw7o
@user-mk1gp2cw7o Жыл бұрын
Dancer bisinka shaqa xumaayaa
When Cucumbers Meet PVC Pipe The Results Are Wild! 🤭
00:44
Crafty Buddy
Рет қаралды 58 МЛН
What type of pedestrian are you?😄 #tiktok #elsarca
00:28
Elsa Arca
Рет қаралды 34 МЛН
Guddoomiye Cabdulqaadir - Waxaan soo toosay aniga oo dhaawac ah !
45:09
Abdisalaan Hereri oo ka jawaabay 20 su'aalood oo la waydiiyey
27:44
Xogmaal Media
Рет қаралды 149 М.
Fannaan Abshir Gaarane - Waa leey ciqaabay  caddaaladna ma helin #NISA
1:10:14
When Cucumbers Meet PVC Pipe The Results Are Wild! 🤭
00:44
Crafty Buddy
Рет қаралды 58 МЛН