Abuur teeris - Maxamed Saleebaan Tubeec - Muusig Cabdisalaan Jimmy

  Рет қаралды 421,666

DeeQ Somali Muusig

DeeQ Somali Muusig

Күн бұрын

Heesta: Abuur teeris -
Codkii: Maxamed Saleebaan Tubeec -
Muusigii: Cabdisalaan Jimmy

Пікірлер: 83
@omarabdirahmanomar3748
@omarabdirahmanomar3748 Жыл бұрын
Caadi buu u hadlayaa flute 🪈 heeskii ba wuu qaatay wllhi distinctively describes the words of the song😢 Abdusalam Saed Hassan Jimmy legend waqtigiisi qaatay😢
@mohamedabubakar8698
@mohamedabubakar8698 2 жыл бұрын
Abuur teeriskii waa Koorimaaree Cishqi keenaaya Dadoow waalikiin Naaree sidiiGII loo Marinaayaa YEAH ITS TRUE HISTORY LOVE SONG
@DhulCun-oz5tl
@DhulCun-oz5tl Жыл бұрын
Cabdisalaan jimmy ninkaasi wlhi Qayb laxaad leh ayuu Ka Qaaatay Horumarinta Fanka somalida Mala wuu yaryahay qof Wejigiisa Garanaya Musianka Muusiga Rooxanta Tumaya markaan maqlo musigiisan Happy Noqdaba wlhi❤🎉
@abdirahman1833
@abdirahman1833 11 ай бұрын
Sxb Caawa ayaa isla joognaa abdisalaan Jimmy london salaan Sare sxb
@abdirahmanmohamed5576
@abdirahmanmohamed5576 3 ай бұрын
Walal london ayuu daganyahay waa nin social ah oo fur furan
@najibabdi5690
@najibabdi5690 2 ай бұрын
Heestan Music ka helaba Abdisalaan Jimmi ayaa saaray Legend Wajigiisana ma aqaano Wlhi
@gaboose114
@gaboose114 5 жыл бұрын
Allaha kuu naxariisto boqorkii codka aabihii fanka hogaamiyihii hobalada waaberi mohamed suleeban tubeeec
@amiincllhi5026
@amiincllhi5026 2 жыл бұрын
Alaya raxma [boqorkii codka maxamed salebaan t TUBEEC ]😢❤🌹😭😭💯💯💯💯
@bashirmx
@bashirmx 2 жыл бұрын
kala garan waaye codka boqorka 🎤 mise musica jimmy🎹 midka ay dhagaha ku raaxeysanayaan.
@abshirpepe4130
@abshirpepe4130 2 жыл бұрын
Kula mid ayaan ahay xaqiidi Jimmy qof badasha la waa
@zupper20
@zupper20 Жыл бұрын
Dab iyo holac 🔥 Jimmy wax loo dhigo maleh boqorka codkana haba sheegin rabigay ha u raxmado waligay Jimmy hees u tumay on ashqaraar io cajiib ahaynba ma arag ciyaalkaan dambe wlahi faryaradiisa bidix ba ka legend san😅
@nuurhubane
@nuurhubane 11 ай бұрын
​@@zupper20 xaqiiq sxb Jimmy waxaa soo dhaway jiray saciid xarawo😢
@wiilkaReerCigalle
@wiilkaReerCigalle 8 жыл бұрын
Music jimmy 🙏🙏🙏🙏🙏 King Of Somali Music ever Caawa sanadku waa - 2018
@mahamudjama4758
@mahamudjama4758 7 жыл бұрын
My big brother used to cry when he hears this song back in the days, I did not asked him why, I think this album was renewed 98, musical instrument is legend jimmy, it remains me when I was young.
@MrLooyaan
@MrLooyaan 6 жыл бұрын
لن يتكرر في الغناء الصومالي فنان كمحمد سليمان بهذه الضخامه من الأغاني والحانه... نسأل ألله تعالي ان يرحمه ويحسن إليه ويجعل قبره روضة من رياض الجنة
@hoodoali5088
@hoodoali5088 4 жыл бұрын
MrLooyaan amiiiiiin yarabi
@farhanhersimohamed3717
@farhanhersimohamed3717 3 жыл бұрын
amin
@mohamedabdi683
@mohamedabdi683 2 жыл бұрын
Ameen akhi
@MrLooyaan
@MrLooyaan 6 жыл бұрын
Allayarxam Boqorka Codka ...Great Man With Great Songs
@Seniorfolley
@Seniorfolley 4 ай бұрын
Faanaan kaan Moxameed salaybaan Tubec waaxu aha niin mucjiiso oo ilaahay cod ogu xibaay waxa kasi dharan niinka musiigga utuumaaya Cabdisalaam Jimmy Fanaanka somaaliyed maarku laaha qiimo Wayne gudaha bulashadda somaliyeed,AUN fanaanankeena Mohamed Tubec dhamaantibo waxan nii salaamay salaam tii ogu qiima badan ASC WARRAHMATULLAHI WABARAKAATAHHU? 2024 like saara comment ❤❤🎉🎉
@abdirahmanmohamed5576
@abdirahmanmohamed5576 6 жыл бұрын
Macalin aabihiis Cabdisalana jimmy !
@cabdifitaax23
@cabdifitaax23 Жыл бұрын
Maalin axad ah saacadu tahay 15:09 2023/2/26 yaa ku raaxesanaya heestan oo ku qayilooyo muqdisho rabi haku janeeyo tubeec😭 🤲🙏
@kivanc1089
@kivanc1089 4 жыл бұрын
qofka musica tumaya muxuu ahaa binu aaadam miyaa caadi buu uga hadalsiinayaa wlhi subxnlh
@Jama143
@Jama143 3 жыл бұрын
Kkkkkkkkk laga yaab
@Jama143
@Jama143 3 жыл бұрын
Cabdisalam jimmy caadi maaha
@abshirpepe4130
@abshirpepe4130 3 жыл бұрын
Ninkaan Woow Iska daayay in uu music tumo waayo Ma jiro qof kula tar tamaayo Waxa uu jooga Lodan dad badan aya in eey la kulmaan waqti badan u galiya runti 💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯 Cabdisalaan siciid jimmy aya la dhaha tubeec,samatar jubo iyo saynab labadhagax uu qabay ayuu u tumay iyo fanaan kale uu badan
@abshirpepe4130
@abshirpepe4130 3 жыл бұрын
@@Jama143 Woow yahay miyaa odaygu hahha jimmy baa la dhaha
@FatimaYusuf-wn7pq
@FatimaYusuf-wn7pq 10 ай бұрын
I love all somali songs, please give me a like I'm from Indonesia 🇮🇩 🙏
@FatimaYusuf-wn7pq
@FatimaYusuf-wn7pq 19 күн бұрын
Thanks,give me more likes.
@qalinle1231
@qalinle1231 Жыл бұрын
Jaceel waa kii hore dadna waa dad kii hore ❤
@zakariyemataan708
@zakariyemataan708 Жыл бұрын
Allaha unaxariiso tubeec
@Uvbnn
@Uvbnn 7 ай бұрын
Musigaan waa latumay wallahi 😮
@peacelovea209
@peacelovea209 4 жыл бұрын
This song it's about true love story. A men who died for a woman he loves.Very sad story. I wish they make movie about this story. I am sure it will win Oscar.
@abdullahi544
@abdullahi544 11 ай бұрын
Wah wah 30.10.2023 I'm listening 👂 ❤
@abdiyusuf5894
@abdiyusuf5894 4 жыл бұрын
Ilahow kuu naxariiso King of Pop Somalia hadii qof Somali ama fanan somaliyed cod kutajirilaha tubec aya kutajirilaha oo garilaha halka mechele Jackson gari laha lakin tarikh disa iyo codkisa ala ma dhumiyo ilahayna u danbi dhafo shaqsi ad iyo ad u wanagsan ayu ahaa oo dacad ah lakin an qaran lahayn otango refugee camp ayan wada jog nay ciyal hada gaajo heesa miyey tiigsankaran
@FatimaYusuf-wn7pq
@FatimaYusuf-wn7pq 19 күн бұрын
Sax siidaa,Michael Jackson
@babasudeysofficial2327
@babasudeysofficial2327 4 жыл бұрын
Still listening to this song in 2020 good vibe and good massage
@abdisamatarsamatar9498
@abdisamatarsamatar9498 4 жыл бұрын
masha allaah tabaarag hooyo mcn waaye
@yasinfarah1
@yasinfarah1 4 жыл бұрын
Harka galay hurdada wey xuntahaye ohey maxaa I seexshay, Boqorka codka
@goaltechservice8578
@goaltechservice8578 4 жыл бұрын
Hees qaaliya alle ha unaxaristo king voice
@cabdirahmanhamud4802
@cabdirahmanhamud4802 6 ай бұрын
Waxan huba furinle iyo yaryarka wakhtigan jooga in anay kenayn muisicga naacala shaydan ku yaal caadi ayuu ugaga hadliyay music ga laftisa iyo boqorka codka lala sari wayay labadaba dhaguhuu waxay leyhin kolba tubeec dhagayso musicga jimmy dhagayso adunyo
@abdisalamabtidon8930
@abdisalamabtidon8930 2 жыл бұрын
C/salaan jimmy somali music balllon'dor
@hamisare6735
@hamisare6735 8 жыл бұрын
BIG LIKE LEGEND
@muhamedmahamudomar5385
@muhamedmahamudomar5385 2 жыл бұрын
War yaa ii macneeyo erayada in badan ma fahmine
@abdiyusuf5894
@abdiyusuf5894 4 жыл бұрын
Legendry Ina lawaxo
@fatimayusuf8092
@fatimayusuf8092 2 жыл бұрын
Hees waye jirta.
@Last_King2023
@Last_King2023 5 жыл бұрын
*_16 People dislike this song you don't know anything about this song_*
@sharmakeali146
@sharmakeali146 4 жыл бұрын
Tell them
@fardosasaid443
@fardosasaid443 4 жыл бұрын
do you know the full story of this song if you do please tell me I want to know more about it
@Last_King2023
@Last_King2023 4 жыл бұрын
@@fardosasaid443 𝓨𝓸𝓾 𝓶𝓲𝓼𝓼𝓲𝓷𝓰 𝓸𝓾𝓽 𝔂𝓸𝓾 𝓼𝓱𝓸𝓾𝓵𝓭 𝓫𝓮 𝓪𝓽 𝓽𝓱𝓮 𝓾𝓷𝓲𝓿𝓮𝓻𝓼𝓲𝓽𝔂 𝓸𝓯 𝓖𝓸𝓸𝓰𝓵𝓮 𝓪𝓷𝓭 𝓯𝓸𝓾𝓷𝓭 𝓸𝓾𝓽 𝓶𝓸𝓻𝓮 𝓲𝓷𝓯𝓸𝓻𝓶𝓪𝓽𝓲𝓸𝓷 𝓽𝓱𝓮𝓻𝓮 😂🤭
@peacelovea209
@peacelovea209 4 жыл бұрын
@@fardosasaid443 It's true story" LOVE STORY" Somalian Romeo and Juliet.
@nadiradaher519
@nadiradaher519 Жыл бұрын
❤❤❤
@emperorrashka1490
@emperorrashka1490 Жыл бұрын
Forgoten legend
@maanyuproductions903
@maanyuproductions903 6 жыл бұрын
❤️❤️❤️😬jimmy💯💯
@khaalidcasoowe9491
@khaalidcasoowe9491 9 жыл бұрын
yaa allah irxam him
@badalilkacase1015
@badalilkacase1015 4 жыл бұрын
Yaa salaam poqorki codka
@farhiaomar3682
@farhiaomar3682 7 жыл бұрын
heesuhu waa kuwi hore iyo babah
@gaboose114
@gaboose114 5 жыл бұрын
Aad iyo aad heeso waa kuwii hore
@fadumafarah5411
@fadumafarah5411 Жыл бұрын
Nice song
@harrymold2145
@harrymold2145 3 жыл бұрын
Oh sorry 😞🙇‍♂️inaan eebehey idin qataarin qariya laabtiina walhi wahadal macnawayn ku fadhiya
@abdirahmanfiqi2823
@abdirahmanfiqi2823 3 жыл бұрын
2021
@joydivision2079
@joydivision2079 7 жыл бұрын
Can someone translate it to me please ?
@hassandiriye530
@hassandiriye530 6 жыл бұрын
Joy Division . It would take days to translate. Storytelling will be involved
@jamalcade7622
@jamalcade7622 5 жыл бұрын
- sex.
@Last_King2023
@Last_King2023 5 жыл бұрын
@@jamalcade7622 😂😂😂😂
@onkodrealestate3705
@onkodrealestate3705 5 жыл бұрын
It Will take years to translate English
@GEEDISHAAMBOWSTUDIO
@GEEDISHAAMBOWSTUDIO 4 жыл бұрын
This song and it's story taking centuries to translate MY GRANDMOTHER ANSWER, WHEN I ASKED HER ABOUT THIS SONG
@queenhani112
@queenhani112 5 жыл бұрын
Wwwwwww😍😲👍❤👂
@suldankacade1203
@suldankacade1203 5 жыл бұрын
Cajiiiiiib
@mohammedabubeker9238
@mohammedabubeker9238 2 жыл бұрын
Music.
@fatimayusuf8092
@fatimayusuf8092 2 жыл бұрын
Teeriskii …..
@zakidheenmedia155
@zakidheenmedia155 8 жыл бұрын
ww codka boqor
@nasmoe3736
@nasmoe3736 4 жыл бұрын
Erayadii boqorkii jaceylka cilmi boodhari
@aminpepechannel
@aminpepechannel 2 жыл бұрын
Sooo daawo kzbin.info/www/bejne/fXyVc6x_e6dlZrc
@shugrimaxamedcadow264
@shugrimaxamedcadow264 Жыл бұрын
Ifphd
@cumarguray6711
@cumarguray6711 2 жыл бұрын
Harka galay Hurdadu way xuntee oheey maxay seex shay allh hawnaxaristo Boqorka codk 2022 01 05
@muhamedmahamudomar5385
@muhamedmahamudomar5385 2 жыл бұрын
War yaa ii macneeyo erayada in badan ma fahmine
@Fagaase2017
@Fagaase2017 Жыл бұрын
Qeebta hore waa hindi tere se "waa" isaga kudarsaday kuni mari ishqi keenaye dado waa liki iyo naare side geed loo marinaaya.
@muhamedmahamudomar5385
@muhamedmahamudomar5385 Жыл бұрын
@@Fagaase2017 oo soomaali ma wada aha dheh 😅. Marbaan iska shakin rabayay
Jabaq - Maxamed Saleebaan Tubeec - Muusig Cabdisalaan Jimmy
6:11
DeeQ Somali Muusig
Рет қаралды 627 М.
Aabo iyo Hooyo - Maxamed Saleebaan Tubeec Muusig Cabdisalaan Jimmy
4:43
DeeQ Somali Muusig
Рет қаралды 696 М.
РОДИТЕЛИ НА ШКОЛЬНОМ ПРАЗДНИКЕ
01:00
SIDELNIKOVVV
Рет қаралды 3,8 МЛН
REAL 3D brush can draw grass Life Hack #shorts #lifehacks
00:42
MrMaximus
Рет қаралды 8 МЛН
Life hack 😂 Watermelon magic box! #shorts by Leisi Crazy
00:17
Leisi Crazy
Рет қаралды 79 МЛН
Gufaaco
7:36
Release - Topic
Рет қаралды 221 М.
Hassan adan samatar somalii song nonstop VOL 2
28:35
Somalii Nonstop
Рет қаралды 347 М.
Mohamed Saleebaan Tubeec Heestii Amran
10:20
abdiqani egal
Рет қаралды 98 М.
WARAYSI GAAR AH MARXUUM TUBEEC
48:53
Burhan A. Elmi
Рет қаралды 116 М.
KABAN MACAAN KOOSHIN YARE HEESO XUL GEESGUUD MUSIC 1
58:09
shiino1000
Рет қаралды 2,3 МЛН
Alam Dheh - Cabdijabaar Alkhaliiji - Muusig Cabdisalaan Jimmy
4:26
DeeQ Somali Muusig
Рет қаралды 3,6 МЛН
MA OGTAHAY AYAANTII LYRICS| |MOHAMED SALEBAN TUBEEC|
7:01
Gofadhe Lyrics
Рет қаралды 326 М.
Diiriyoow - Maxamed Saleebaan Tubeec - Muusig Cabdisalaan Jimmy
4:21
DeeQ Somali Muusig
Рет қаралды 261 М.
Nasteexooy
5:29
Release - Topic
Рет қаралды 46 М.
РОДИТЕЛИ НА ШКОЛЬНОМ ПРАЗДНИКЕ
01:00
SIDELNIKOVVV
Рет қаралды 3,8 МЛН