WARAYSI GAAR AH MARXUUM TUBEEC

  Рет қаралды 119,063

Burhan A. Elmi

Burhan A. Elmi

Күн бұрын

Пікірлер: 164
@zakariyejordanhuseenalansa4317
@zakariyejordanhuseenalansa4317 4 жыл бұрын
Alle ha unaxariisto Maxamed saleebaan tubeec Wlhi wuxuu kaga tagay fanka taarikh Somaliyeed raga ugu horeya waxaa kamida raga ugu codka macaan boqorka codka maxamed salebaan tubeec iYo maxamed moge libaan iYo maxamed axmed kuluc
@abdiraxmaanmaxamed1632
@abdiraxmaanmaxamed1632 2 жыл бұрын
Boqorkii codka alle hawnaxaristo
@mohamedali2132
@mohamedali2132 4 жыл бұрын
Allow kuu naxariiso 😭 bilaash boqorka codku uguma bixin “cajabey cajiibey” marka uu live ka qaadayo ufiirso isago da ah codkiisu isma badalin wasidiisi Allaha janatul fardowsa ha kawarabiyo
@salidfoto2727
@salidfoto2727 6 жыл бұрын
allaw u naxariiso maxamed s.tubeec adigaa xisaabtanka adoomadaada iskaleh maxmd naxaris gar ah sii yaa allaah
@MohamedMohamed-zp6re
@MohamedMohamed-zp6re 5 жыл бұрын
Illaahay ha u naxariisto, marxuumka. Weligay heesahiisa kama xiiso dhacayo. Dawacooyin ciyaya ayaa hadda na wareeriyay.
@cabdiqadirnuurmaxamed2131
@cabdiqadirnuurmaxamed2131 Жыл бұрын
Somaliyey dalacnoo maanta dowlad baynu nahee sida uu udhahaayo waliba kulahaa boqorka codka si fcn uma qaadi karo hada allow ku naxariiso soomali oo idil wey kuso duceynaysaa allena hakuu aqbalo
@mohayare8021
@mohayare8021 2 жыл бұрын
Rabiyoow adoonkaada hadii oow adiga ku rumeeysanaa Ahaana qof muslim ah Rabiyoow maxamed suleebaan tubeec u naxariiso alahyow waan ku baryaa u naxariiso
@attomustafe2674
@attomustafe2674 Ай бұрын
Adeer ilaahay hakuu naxariisto anagana hanooga kaa daba naxariisto
@tijaabotijaabo4014
@tijaabotijaabo4014 4 жыл бұрын
allah hawnaxariisto maxamed saleban tubeec boqorka codka king of voice majiro horayso iyo danbayso qof lacod ah
@mohamedfarah2210
@mohamedfarah2210 3 жыл бұрын
Rabiyow waa bil ramadaane Ugu deeq naxariistaada uguna dambi dhaaf
@sadiqabdi2716
@sadiqabdi2716 11 ай бұрын
The greatest Somali singer of all time , MS Tubeec. Il maestro . AUN! RIP!🙏🙏🙏
@sayidcabdalla3680
@sayidcabdalla3680 3 жыл бұрын
Tubeec AUN Heesaha uu leeyahay anaa sameeyey sidaan ugartey uma jeedo Asagu dhanka miraha ama ereyada ee wuxuu ujeedaa Laxanka Ama Naaxiyada Sida heeska Amaanada ilaahay oo uu leeyahay Xuseen aw faarax AUN iyo Heeska Nayruus oo uu mirahiisa leeyahay Cabdulqadir Cali Cigaal Cirro Aun Iyo Heso kaloo badan balse kuwa uu miraha laxanka musiga iyo codkaba leeyahay Asna waa jiraan waxaase ka badan kuwa uu abwaaniinta ka qaatey.
@khabiirqaraam7935
@khabiirqaraam7935 2 жыл бұрын
Haa sxb waa sidaas waa kuwuu Laxanka & Muusiga cajiibka ah u sameeyay kuwo uu miraha samayn jirayna way jiraan waxaa ka mida Ina abti haniyeey Waxaase aad ugu badan sidaad sheegtay kuwo abwaaniin tu siisay
@abwaanmaxamudkoofiyo7287
@abwaanmaxamudkoofiyo7287 2 жыл бұрын
Seyid Cabdalla Mahadsanid si fiican Ayaad usaxdey
@DalxiiskaSanag
@DalxiiskaSanag 6 ай бұрын
Allah hakuu naxariisto maxamed saleeban tubeec
@DhulCun-oz5tl
@DhulCun-oz5tl Жыл бұрын
AUN Boqorka Codka😭😢 wlhi Marku Heesaha ku luuqaynayo wan jiriricoday🥺🫀❤️
@momojojo619
@momojojo619 6 жыл бұрын
I love him i met him Switzerland's.my allah give him jannah.wadani.Allah somali poeple will misa you.we 💘 you again and agan
@MrLooyaan
@MrLooyaan 4 жыл бұрын
الله يرحمك محمد سليمان ويرحم أيامك الحلوه يااسطورة الزمن الدي لايعود
@omarnoor6237
@omarnoor6237 5 жыл бұрын
MEESHA WAXAA ISKU HELAY BOQORKII WARAYSIGA IYO BOQORKII CODKA.
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 5 жыл бұрын
Ilaahow u naxariisto marxuunka
@sacidshekhcabdi8205
@sacidshekhcabdi8205 4 жыл бұрын
Allah u naxaristo jinadisana Allah kawarabiyo ilaahy wxn ubaryay in Allahy u naxristo
@bushaarmaxamuud5772
@bushaarmaxamuud5772 6 жыл бұрын
Insha Allaah, fannaaniinta Jannada ayaad ka mid noqon doontaa insha Allaah.
@abubakarafrah4743
@abubakarafrah4743 3 жыл бұрын
Ilaheey naxariistii janno ha ka waraabiyo, ummadda soomaaliyeedna dhexdooda burcad isku mariyo.
@yasminmohames1922
@yasminmohames1922 2 жыл бұрын
aamiin wll
@yassinjama453
@yassinjama453 8 жыл бұрын
masha allah allow u naxariso,sido kale ninka wareysiga qaday waa nin aad u yaqaan baratikolka thanks
@farhannur7585
@farhannur7585 4 жыл бұрын
alaha unaxariisto maxamed saleebaan tubeec
@cabdirisaaqmaxamed3813
@cabdirisaaqmaxamed3813 6 жыл бұрын
ilaah haku naxaristo booqrka coodka somaliyed
@sidiqsaeedmohamoud7327
@sidiqsaeedmohamoud7327 6 жыл бұрын
Eebe ha u naxariisto, waaba taariikh hadlaysa.
@dr.bilaniitaahmed3356
@dr.bilaniitaahmed3356 7 жыл бұрын
Aloow kuu naxariiso boqorka codka iyo dhamaan fanaaniinta kaleba inta dhimitay oodhan
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi Жыл бұрын
Waa waraysi dhaxal gal ah AHUN tubeec
@Abdifatah_Hussein_Garweyne_
@Abdifatah_Hussein_Garweyne_ 24 күн бұрын
Suugaan dhaadhi walalkay
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 23 күн бұрын
@Abdifatah_Hussein_Garweyne_ Saaxiib sare sharaf iyo karaamo.
@subeerawal2071
@subeerawal2071 4 жыл бұрын
Allahaw naxariisto dalacadbuu ka saari jiray suugaanta
@farxaannuur2371
@farxaannuur2371 3 жыл бұрын
allah hawnaxariisto maxamed saleban tubeec boqorka codka king of voice
@calimaqdis5952
@calimaqdis5952 10 ай бұрын
dhaxaa laylahaa lagaa dhacan dhawaadayoo waa nigaa dhakhsade dharaarti walaalkay loodhisaye hortii dhashay sawmasoo dhicin Abwaan cali sugule duncarbeed
@hanadsalim47
@hanadsalim47 9 жыл бұрын
Allaha u naxariisto Boqorka Codka Maxamed Suleebaan Tubeec
@abdirasaksalah3870
@abdirasaksalah3870 10 жыл бұрын
Ilaahy naxariistii janno ha ka waraabsho. Boqorkii codka.
@Abdifatah_Hussein_Garweyne_
@Abdifatah_Hussein_Garweyne_ 24 күн бұрын
Tubeec
@asalhargeisa3668
@asalhargeisa3668 6 жыл бұрын
Erayadii maxamed ismail barkhad cas labadaba Allah ha u naxariisto
@Tiimbare
@Tiimbare 6 жыл бұрын
asal hargeisa kkkkkk ma i tidhi walaal tani muran ma gasho waayo waa mid caan ah, waxaa sameeyey Abwaan Cali Sugulle "Duncarbeed"
@abdulwahabajab2035
@abdulwahabajab2035 6 жыл бұрын
Boqorka codka Alla hakunaxriisto
@abdimustafe402
@abdimustafe402 4 жыл бұрын
Xubeebi Alla ya raxma
@muhammadhassan-vp1hl
@muhammadhassan-vp1hl 3 жыл бұрын
Maxaa malahan miyaa gabar 2021 fiirsaneesoo wili gabar ah hhhhhh
@banadirchannel8187
@banadirchannel8187 3 жыл бұрын
AHN tubeec Labada heesood ee.ugu dhaadheer WAXAA SAMAAYAY HADRAAWI HOOYO WAXAA LAXANKA SAARAY XASAN GAREYD MIDA.KALENA WAXAA LAXANKEEDA LAHAA C/KARIIM FAARAX QAAREEY ( JIIR ) WAANA HOOBAL
@najmaosman7014
@najmaosman7014 7 ай бұрын
Hoobal w xasan grayd laxanka
@abshircarab18
@abshircarab18 5 ай бұрын
Hoobal xitaa waa dheertahay sxb xasan gared ayaa laxanka saaray sidaa qayaasayo
@sammaahmed6768
@sammaahmed6768 Жыл бұрын
Maxamed saleebaan tubeec alaah haw naxariistee waa markiii kobaad een codkiisa cadiga ah aan maqlo isagoo heesayaya moojiye
@fadumojama22
@fadumojama22 3 жыл бұрын
Ilahay haunaxariuto amiin
@najmaosman7014
@najmaosman7014 6 ай бұрын
Allah Haku naxarsto boqorkii codka somali dabada waxa u heesa sharma boy iyo ugbaad Aragsan
@abdirizakmohamudelmi1194
@abdirizakmohamudelmi1194 3 жыл бұрын
Wuxuu ahaa Ruux aad iyo aad loojecelyahay, shaki iyo Muran kuma jiro fankiisu, waa nin aa qarsooni Karin. Allaha unaxariisto walaalkeen
@saaycn5473
@saaycn5473 10 жыл бұрын
a legend interview. A legend singer. Allaha u nariisto.
@ahmedismael4828
@ahmedismael4828 8 жыл бұрын
ilaahay hownAnaxariiso aad ayaan ugaranayaa marxuunka waxaan ugu tagijiray raaxeeye istuuryow suleebaan ee isgooska dabka
@hassanmuhumed6806
@hassanmuhumed6806 7 жыл бұрын
Ahmed Ismael hbjhkbh
@musadempelle788
@musadempelle788 5 жыл бұрын
Ilaahow kunaxariso boqorka codka 😭
@safiyasaid9189
@safiyasaid9189 7 жыл бұрын
Illaahow u naxariiso jannatul firdowsa Allahayow ka waraabi
@hassanmuhumed6806
@hassanmuhumed6806 7 жыл бұрын
from USA Arizona
@caliwasaaye.5728
@caliwasaaye.5728 5 жыл бұрын
Hassan Muhumed From Pheonix AZ
@maxamaddaahir1043
@maxamaddaahir1043 4 жыл бұрын
Alaha unaxariisto boqorka codka
@aliabdi-ys4uv
@aliabdi-ys4uv 3 ай бұрын
waxuu metelay tubeec riwaayadii alle aamin ma iisho uuna ka dhigay cadan yemen uuna la metelay maandeeq. waxuu kale uu metelay aabahay ka samraye adiga uuna la metelay magool, maandeeq iyo gacanlo. waxuu kale metalay jacayl boob uma baahna waxuuna la metelay maandeeq marka 1aad marka 2aad magool ooay ku jireen cabdikhadar iyo shankaroon labada marba.
@saleebaanabdi4560
@saleebaanabdi4560 2 жыл бұрын
Aun maxamed saleebaan tubeec waberi legend
@nadadahir2566
@nadadahir2566 6 жыл бұрын
Biqorki codka الله يرحمك
@haashimmohamed66
@haashimmohamed66 Жыл бұрын
Naxariistii Eebe dushiisa ha Ahaato boqorkii somalida
@Qaasaali123
@Qaasaali123 4 жыл бұрын
AllaW kuu Naxariiso Maxamed saleebaan tubeec her0 OF SoMaLi Voice
@ubahsicid349
@ubahsicid349 2 жыл бұрын
Insha Allah janadda baanu ku kulmi doonaaa
@farxaannuur2371
@farxaannuur2371 3 жыл бұрын
allah hawnaxariisto cali sugule cigaal duncarbeed iyo maxamed saleban tubeec
@cabdirisaaqmaxamed3813
@cabdirisaaqmaxamed3813 5 жыл бұрын
aloow unaxariso boqorka coodka somalied
@xasanmagafe5780
@xasanmagafe5780 2 жыл бұрын
Tubeec AHN Inuu Somalilander yahay buu ku faanayaa uuna aaminsanaa alla godka ha u nuuro
@Abdullmedia9
@Abdullmedia9 Жыл бұрын
Allaha ha unaxaristo Abwaanka mxmd saleeban tubeec
@sahalabdow2619
@sahalabdow2619 9 жыл бұрын
Alle haunaxaristo tubeec
@MukhtarXrir
@MukhtarXrir 10 ай бұрын
Tubeec codlayaab leh waxa kale uu lahaa dabeecada qofka hal abuurka leh goonisocd ka ah
@qunyarsocad7125
@qunyarsocad7125 9 жыл бұрын
illaahay ha ku naxariisto
@hanadsalim47
@hanadsalim47 9 жыл бұрын
Tubeec allaha u naxariisto
@mohacondhe1212
@mohacondhe1212 4 ай бұрын
Rabi ku naxriisye maxmed saleeban tuubec 😢
@abdibotan4740
@abdibotan4740 3 ай бұрын
Allow unaxristo wallkas tubeec ❤❤❤❤❤
@abdullahikahiyebare6993
@abdullahikahiyebare6993 8 жыл бұрын
boqorka codka ilahow kuu naxariiso
@cqadircali5668
@cqadircali5668 5 жыл бұрын
Allaha u raxmo
@mustyyusuf3011
@mustyyusuf3011 8 жыл бұрын
Allah ha u naxarsto Amiin
@abdimohamedali2274
@abdimohamedali2274 7 жыл бұрын
ilaahow u naxariisto
@abdikadirmuhumed6399
@abdikadirmuhumed6399 7 жыл бұрын
Alla yaaraxma maxamad saleebaan tubeec
@abdulkadirismailismail9591
@abdulkadirismailismail9591 Жыл бұрын
Ala ya raxma dhamaan somaliland will prayer alah and respect
@yassinjama453
@yassinjama453 8 жыл бұрын
masha allah allow u naxariso
@abdimustafe402
@abdimustafe402 4 жыл бұрын
Allow kuu naxriisi Apaha umda Somaliyed, fanka somaliyd, Allow Ku naxariso Janadi hka warabiyo💯💯💯❤️❤️
@ugaasraage4178
@ugaasraage4178 4 жыл бұрын
Ilaahow naxariistii jano ka waraabi legend tubeec.
@amalnor
@amalnor 7 жыл бұрын
Alla haw naxariisto M S Tubeec 😭😭😭
@ugaasraage4178
@ugaasraage4178 3 жыл бұрын
alla ha unaxariisto m.s.tubeec
@mahadabdi124
@mahadabdi124 8 жыл бұрын
Ilaahow janada ka waraabi
@MohaCadde-dy3fz
@MohaCadde-dy3fz 11 ай бұрын
allaha unaxariisto boqorka codka ❤❤
@iloveyougeeziyadasomalilan7601
@iloveyougeeziyadasomalilan7601 6 жыл бұрын
allow u naxariiso
@abchirabdillahi3036
@abchirabdillahi3036 8 ай бұрын
ALLAHA u naxariisto ❤fanaanka weyn ❤
@hassanmuhumed6806
@hassanmuhumed6806 7 жыл бұрын
axya fanan m s t walahi niin laa midh lamahayo ilahadaa
@yonisdhadeeste112yonisdhad5
@yonisdhadeeste112yonisdhad5 4 жыл бұрын
booskisa ninka galayo waa ani I.a
@xaliye1902
@xaliye1902 5 жыл бұрын
Ilahow kunaxariiso Mohamed suleiman tubeec Somali legend
@amore5583
@amore5583 3 жыл бұрын
Rabbi naxariisti janno haka waraabiyo 🤲
@hamseali6585
@hamseali6585 7 жыл бұрын
alle ha danbi dhaafo isagoo fanka ku jira ayuu dhintay
@saidfarah4457
@saidfarah4457 3 жыл бұрын
Oh hee tan maryan mursal ban ku arkay e maxamad saleban ba oga horeyy miya ilahay haunaxaristo tube mc😭
@madhibaangaraad-hawiye8469
@madhibaangaraad-hawiye8469 2 жыл бұрын
Waa ilma adeero Madhibaan beey isla yihin
@naazirhussein7028
@naazirhussein7028 Жыл бұрын
Allow ku naxariiso 🤲
@hassanmuhumed6806
@hassanmuhumed6806 7 жыл бұрын
ilove hoyo mcn lknsa wanka xumahay iskumel majogno waxay jogtaa Kenya gaar ahaan ifo nura gaar ahaan block a11 anigana wxn jogaa USA Arizona
@xaliye1902
@xaliye1902 5 жыл бұрын
Hada makulanteen hooyo
@HIDDAHAOFFICIAL4220
@HIDDAHAOFFICIAL4220 7 жыл бұрын
alle haw naxaristo
@yusufgahnoug843
@yusufgahnoug843 5 ай бұрын
I.H.N boqorkii Codka iyo suugaanta Soomaaliyeed Waa sanadkee tolloow wareysiganni?
@sucaadnur5100
@sucaadnur5100 6 жыл бұрын
Alow u naxariiso
@hassanmuhumed6806
@hassanmuhumed6806 7 жыл бұрын
Codhkaga
@muxudiinfaray353
@muxudiinfaray353 8 жыл бұрын
alow udinbi dhaf boqorka codka
@xasanfurdug5712
@xasanfurdug5712 6 жыл бұрын
Muxudiin Faray aamiin yaa rabbi
@Call_God_Alone
@Call_God_Alone Жыл бұрын
Walee ma aheyn "Dharaartii aan xumatadii dhaqdhaqnay" ee waxay aheyd June 26, 1960, maalitii Somali hoogeedu bilaanmay. Xoriyad qaadatee maxaad haysaa maanta!
@sadiqabdi2716
@sadiqabdi2716 11 ай бұрын
Habaar qabayahow , halkee u kala Wadaa Somalia iyo Somaliland?Somali Hannoolaato!
@abdieid1033
@abdieid1033 Жыл бұрын
Illhy.hownaxaristo
@SugalShirwac
@SugalShirwac Жыл бұрын
Waraysi ad u qimo badan. Boqorku wu mirqnsanyahay..😂Waxa lagu tilmamami jiray inu nin xidhxidhan aha lakin waraysigan ad ayu u furfuranyahay. Wariyahan magacisa iyo xiligii waraysigan la qaaday yaa nagu caawin kara?
@cabdillaahicabdi7423
@cabdillaahicabdi7423 7 ай бұрын
Maxamed yuusuf cabdi aqaa qaada heesta calisugule ayaa sameeyay haydaan garanayn dadka waydiiya
@mudukhalif
@mudukhalif Жыл бұрын
Allah yaa raxma
@abujesto7118
@abujesto7118 8 ай бұрын
Allaha u naxariisto
@najmocabdi4803
@najmocabdi4803 2 жыл бұрын
Alaha unaxaristo amin
@AbdifitaaxMaxamad-j1l
@AbdifitaaxMaxamad-j1l 9 ай бұрын
Iloohoo ha unaxariusto
@crashiid6224
@crashiid6224 2 жыл бұрын
ilaahay haw naxariisto maxamad s tubeec boqorkii codka soomaaliyeed
@ahmedyasiin2418
@ahmedyasiin2418 4 жыл бұрын
Ala ha unaxariisto 😭😭😭😭😭
@abdisalamamin4416
@abdisalamamin4416 6 жыл бұрын
Nmm
@mohazinich4563
@mohazinich4563 2 жыл бұрын
Aun maxamed saleeban tubeec❣️
Maxamed Saleeban Tubeec BBC 1983
20:02
BulhanGroup
Рет қаралды 40 М.
Long Nails 💅🏻 #shorts
00:50
Mr DegrEE
Рет қаралды 19 МЛН
Cheerleader Transformation That Left Everyone Speechless! #shorts
00:27
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 7 МЛН
Creative Justice at the Checkout: Bananas and Eggs Showdown #shorts
00:18
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 34 МЛН
Lamborghini vs Smoke 😱
00:38
Topper Guild
Рет қаралды 55 МЛН
Cumar Dhuule Cali Waraysi Xiisa Badan
29:52
Hoodo Show
Рет қаралды 21 М.
Muuqaal : Mahdi Maxamed Suleebaan Tubeec.
7:10
Maal Media
Рет қаралды 20 М.
Somalis new year 96 zurich 1. by MJ
14:44
The55stateOfAfrica
Рет қаралды 108 М.
Waraysi : Abwaan Jaamac Saleebaan Tubeec | qaybta 1aad.
28:50
40 Qiso┇40 Qiso Ee Ygu Saameynta Badan 2023ᴴᴰ┇► Sheekh Musdhafa Xaji Ismaciil
3:26:03
Waraysi Abwaan Jaamac Saleebaan Tubeec
25:12
Goobjoog
Рет қаралды 72 М.
Long Nails 💅🏻 #shorts
00:50
Mr DegrEE
Рет қаралды 19 МЛН