Abwaan Dheeg iyo gabaygii "Durdur" uu tiriyay 1983.

  Рет қаралды 17,887

Rugta Maansada Soomaalida

Rugta Maansada Soomaalida

5 жыл бұрын

Gabaygan oo laga ilaaliyay baraha bulshada iyo goobaha kale ee mareegaha Suugaanta ayaan nasiib wanaag soo helay kadib dedaal dheer oo muddo nagu qaatay ee daawasho wacan kuna raaxaysta, waana gabay runtii xaqiiqada taabanaya siday wax u dhaceen sanadihii Sideetamaadkii!
Gabayga Durdur waxa tiriyay oo inoo marinaya Abwaan Sare Maxamuud Maxamed Yaasiin ( Dheeg)

Пікірлер: 25
@xaaxinews9269
@xaaxinews9269 4 жыл бұрын
Dulqaadkodu habaryonis wa dawlado oo kale-- dublamasi bay kula socdan nimay dilayane--dagdagna uma xanaqane wa qafiyan nabada - abidkoodba duul ay qabteen dib uma dhaantayn 💪💪✌
@abdidheere7000
@abdidheere7000 5 жыл бұрын
axsan calayk abwaan yaasiin dheeg isaaq dul ahaantiiba isagoo kasiman daafac iyo hiilba hadana waa ugu daranyiin ragyaal diilintaa hawde (HY-HJ-CG-ARAB) waa afarta isaaqba ugu adag darbi isaaq
@Ahmedmustafa329
@Ahmedmustafa329 Жыл бұрын
Afartii reer SNM saxda ahaa wyeh dhwr mujaahid ayaa soo raaca oo Awalka 5 nin kama badna
@maxamedabdixashi409
@maxamedabdixashi409 Жыл бұрын
Axyaa abwaan
@mahedkhadar7183
@mahedkhadar7183 11 ай бұрын
Inta aanu nin door kaa sahayan dooxa nacaskiina .. dhirigalin halkii ugu danbaysay Allh cimriga hakuu dheereyo awoowo
@jamaalibraahim9536
@jamaalibraahim9536 4 жыл бұрын
Walee abwaan isaaq meel meel wayn ugu jira
@rugtamaansadasoomaalida1521
@rugtamaansadasoomaalida1521 5 жыл бұрын
Axsan Abwaan, yaa salaam, noolow yaa Dheeg yaasiin
@M.G27
@M.G27 2 жыл бұрын
Abwaan Dheeg Alle caafimaad iyo cimrigaba haku barakeeyo raggan sidaasay xikmad cad ugu hadlayaan raggan been cad ayey ubadkooda baraan rag iyo rag lahaan iga dheh
@rugtamaansadasoomaalida1521
@rugtamaansadasoomaalida1521 Жыл бұрын
Aamiin
@youngdhegbour17
@youngdhegbour17 5 жыл бұрын
illahay haku xafido wllee abwaan wuu dhaafay Abwaan dheeg
@apdihakimck602
@apdihakimck602 Жыл бұрын
Reer daahir❤
@cabbaasaadanmohammed7578
@cabbaasaadanmohammed7578 2 жыл бұрын
Alle Haku Xifdiyo adeer
@naasirabdi1428
@naasirabdi1428 5 жыл бұрын
Waw aleelehe waa abwaan
@zermaahir186
@zermaahir186 2 ай бұрын
Ciidagalle gabayga isaaq looga hadh inkasta oo aanay aad u duubin ama qorin.
@abdiwaliosman4706
@abdiwaliosman4706 3 жыл бұрын
Abwaan dheeeg. Markaan niman shiishad cabayo ayaa gabayga ka gurayo malaha qaadna waa ku dareeen liilalaaaw
@user-dd4ft6iu8e
@user-dd4ft6iu8e Ай бұрын
Mee sacad muuse hooyadiinii dhediga ahayd wasa ilaa waaga fulaynimay go ugu jireen .
@abdiilahiahmed-zl9es
@abdiilahiahmed-zl9es 2 ай бұрын
Abwaankan gabaygiisu wuu qodoban sanyay lkn wxn layaabay habar awal mxaa boog kadhigay ilaa wakhtigaa show ilyn dhadig nimadu wax hda bxy mhaa cjiib sheekhow
@cartanofficial4905
@cartanofficial4905 3 жыл бұрын
Doqon se lama tirsado iyo Nimaan hilibku diirayne
@Ahmedmustafa329
@Ahmedmustafa329 Жыл бұрын
70kii sarkaal ee h. Awal ee daawanayay mujhid cllahi aska markii uuu haashka ku bakhtiyay talyihii faqashtu ragu fulaysaanyeen 11 nin oo kalena aayar bay kala baxeen
@abdiwaliosman4706
@abdiwaliosman4706 3 жыл бұрын
Abwaan ka niman jaad iyo shiisho isku heley ayaa gabayga ka koobin markhaaan liilalooow
@miiiyomaaglodhul7704
@miiiyomaaglodhul7704 4 жыл бұрын
Sow danab wax laa'yiyo isaaq wada dabayl ma aha allaha xiftiyo duriyada dhamman
@zakisamehofficial7372
@zakisamehofficial7372 2 жыл бұрын
nuux taani maa agtaagna kkkk
@mahedkhadar7183
@mahedkhadar7183 11 ай бұрын
😂😂😂😂😂 odayga kamay xishoon
@indhacadeali7613
@indhacadeali7613 11 ай бұрын
Onay diircad mooyee madaw doonyada ay dunida hore u soo liqeen daranba loosheegin oo hedi ducuucayso ayaa doonty nimankiiye marky dalabkii kood buur maqleen dide dhamaantiode
@barawaani7519
@barawaani7519 Жыл бұрын
Dowlada iyo shacabkoodii OO is dacala qaadaya Duulkii habarjeclo dhamayn jilibka reer daahir
GOLE-JOOG: Cali Mooge Geeddi
27:01
Aayatiinka ummadda Soomaaliyeed
Рет қаралды 45 М.
No empty
00:35
Mamasoboliha
Рет қаралды 6 МЛН
DAD LEFT HIS OLD SOCKS ON THE COUCH…😱😂
00:24
JULI_PROETO
Рет қаралды 16 МЛН
Abwaan maxamuud dheeg iyo waayahiisii noloshiisii siyaasada iyo fanka
27:08
WARAYSI XIISO BADAN IYO HEESAHA UGU MACAAN ABWAAN DHEEG Q 2 AAD
35:00
BAALGORAY MEDIA
Рет қаралды 85 М.
JACAYLKII ABWAAN DHEEG EE LA MIDKA AHAA JACALKII HADRAWI EE BERLULA
16:56
Sugaantii iyo Abwaan Galayax wariye Idaajaa
24:57
Al jaziiramerica 24
Рет қаралды 70 М.
Gabay Ciidagale iyo Sacad Muuse( Bashiir Ismaaciil Mire VS Cismaan Gabyaaye)
11:22
Rugta Maansada Soomaalida
Рет қаралды 271 М.