Gabay Ciidagale iyo Sacad Muuse( Bashiir Ismaaciil Mire VS Cismaan Gabyaaye)

  Рет қаралды 278,064

Rugta Maansada Soomaalida

Rugta Maansada Soomaalida

Күн бұрын

"Anaga xagayaga Haweenka ayaanba odhan hoogay geerida"!

Пікірлер: 231
@nomadhistorian3028
@nomadhistorian3028 4 жыл бұрын
Waa raggii ragga loo waayey, waa raggii waranka iyo weedhaba lagu hollin waayey, Waa wiilashii Saldanadii Soomaali ugu waqtiga iyo talinta dheerayd. Cid kale maaha ee waa curadadii Ciidagale-weyne... Big love from HY......VIVa Great Garxajis..
@caashaqalbi882
@caashaqalbi882 4 жыл бұрын
Mahadsanid
@mumtihkatleye7049
@mumtihkatleye7049 2 жыл бұрын
@khaalidmahamuud2312
@khaalidmahamuud2312 Жыл бұрын
Thanks waallkay siciid usmaacill cudadaydii
@asma_ilwaad8705
@asma_ilwaad8705 Жыл бұрын
🥳
@Ahmedmustafa329
@Ahmedmustafa329 Жыл бұрын
Salaamanid indr
@galbisabdi5807
@galbisabdi5807 Жыл бұрын
Ciidagalahu hadaanu sacad muuse nahay waa nagu waynyihiin waa xigaal iyo gacal aan laga xiiso dhicin.
@saleebaanmaxamuud4119
@saleebaanmaxamuud4119 10 ай бұрын
Sidaas weye indr
@saleebaanmaxamuud4119
@saleebaanmaxamuud4119 10 ай бұрын
Galbisabdi mahad sanid
@ah5023
@ah5023 2 жыл бұрын
HABARYONIS HADAY CIIDAGALE U HIILISO SOW ANAGA MAHA WALALO WADA DHASHIYO HILBO AAN IS HURIN WEYAAN 🤗🤗💖💘👍👍
@ahmeddarood2244
@ahmeddarood2244 6 ай бұрын
Sax
@quruxsan7486
@quruxsan7486 3 жыл бұрын
Cidagale ♥️
@abdilahiyuusuf3698
@abdilahiyuusuf3698 3 жыл бұрын
1.Habaryoonis waxay Ugu h iilisaa ciidagale CUDUD. 2.CIIDAGALENA waxa uu ugu hiiliyaa GABAY.Af aan cidi ku gaadhayn.kkkkkk Gabayga ciidagale waa lambar one ka isaaqa
@ahmeddarood2244
@ahmeddarood2244 6 ай бұрын
Sharaf iyo karama wallal
@rugtamaansadasoomaalida1521
@rugtamaansadasoomaalida1521 3 жыл бұрын
Waxa shalay magaalada Hargeysa ku geeriyooday ninka gabayga inoo soo gudbinaya oo ahaa Abwaan Muxumed Masmas. Ilaahay ha u naxariisto taariikh buu inoo reebay.
@bosszaki9861
@bosszaki9861 3 жыл бұрын
Alle haw naxariisto inader waan maqlay Geeridiisa Lkn ninkan ma moodayn. Alle haw naxariisto denbgiisana ha dhaafo aamiin.
@rugtamaansadasoomaalida1521
@rugtamaansadasoomaalida1521 3 жыл бұрын
@@bosszaki9861 aamiin
@Suhayb1_4
@Suhayb1_4 2 жыл бұрын
Ilaahay ha unaxariisto
@Suhayb1_4
@Suhayb1_4 Жыл бұрын
Ilaahay ha unaxariisto
@SomHero11
@SomHero11 Жыл бұрын
Allah yarxama intii dhimatay😢
@adonalle3784
@adonalle3784 5 жыл бұрын
Wlhi tariikhdu iyadaa is qorta habaryoonis iyo wataqaan hurinta da.uude ABSULETY
@Abdirahiim
@Abdirahiim 4 жыл бұрын
Alle hakuu naxariisto awoowo bashiir aw ismaacil mire
@rugtamaansadasoomaalida1521
@rugtamaansadasoomaalida1521 2 жыл бұрын
Aamiin aamiin
@abdiilahiahmed-zl9es
@abdiilahiahmed-zl9es 6 ай бұрын
Amiin
@somaliamazing5533
@somaliamazing5533 6 жыл бұрын
100 nin ee ciidagale ah 99 ayaa gabya midhla soo hadhayna afarayda ayuu tuurtuura...
@alinoorahmednajji1955
@alinoorahmednajji1955 4 жыл бұрын
Kkkkkkkk nin aan ad u jeclahay aya ka dhashaay muuse Ismaciil qalinle
@AAy-gr9te
@AAy-gr9te 5 жыл бұрын
Cidagale 6 shaybuuleeyay oosababta xigmada 1 waxay hayeen sandalad cadaawad leh 2 geel oo astaantiisu tahay quwad 3oof iyo igagoof faranxiga 4 waya argnimada uleeyay ninkategay ama kafogaaday tolkii 5 iyo xasuusta duniday arkijireen wayo xiligiitagay bay isleeyiin tola Ay
@fahadjaamac9150
@fahadjaamac9150 4 жыл бұрын
Mashall
@NaimaNazir-od5gr
@NaimaNazir-od5gr 9 ай бұрын
90 nin ee ciidagale 89 ayaa gabyaa ah ❤🎉
@hassankayd6721
@hassankayd6721 5 жыл бұрын
I like it 😊 wlhy waxan Ku farxsanahy sida aan dhibta lahaynee EE gabayga lagu fahansiinayo reerka jaarka ah alle mhdi weye hadaan ka dhashay garxajis weeyne alxamdulilaah rabil caalamiin ✌
@kawsarxasan1707
@kawsarxasan1707 4 жыл бұрын
Alx😊😊🤗
@hanuush6787
@hanuush6787 4 жыл бұрын
Haaa bro alx waaye gx allow dhawr ❤️❤️👑💪💪💪💪☝️🙋‍♂️
@gabdhsomali7920
@gabdhsomali7920 6 жыл бұрын
Mashaa allah nin raged adeero bashiir nin marku dhintaye abdi gahayer iyo qawdhan ka daba hadlaye waa ri is nuugtaye lakin si dhab ayada ugu tabaya oon been lahayen mashaa allah guul cidagale
@mohamedhussein2172
@mohamedhussein2172 6 жыл бұрын
Garxajis 💪🏼❤️💪🏼
@nomadhistorian3028
@nomadhistorian3028 4 жыл бұрын
Viva Great Garxajis
@fahada.k.a7093
@fahada.k.a7093 3 жыл бұрын
Dhedig isaaq
@cabdiaxmed5844
@cabdiaxmed5844 3 жыл бұрын
@@fahada.k.a7093 yaaa dhedig usaaqa awal nagaha hantidooda iyo naagohoosa lagala wareego
@bajiopele9891
@bajiopele9891 2 жыл бұрын
@@fahada.k.a7093 Hahah dhinaca isaaq ka xigtaan bay dhooli Mood tahay indho badane Hahah habar awal dhadiga isaaaq
@nnm2571
@nnm2571 6 жыл бұрын
waaaw ciidagale waxaa gabayi jiray cabdi hure oo ahaa ninka soomali ugu gabaya badnaa cabdigahayr .xasan tarab
@saalaxdiiriye4214
@saalaxdiiriye4214 5 жыл бұрын
n nm dhajiij
@mohamedmire8646
@mohamedmire8646 5 жыл бұрын
Qawdhan ducaale ayaa raga ugu casnsanaa ka mid ah.
@r.o.c_3
@r.o.c_3 Жыл бұрын
@@mohamedmire8646 ha ilaawin Xuseen Xasan Ninkii ugu Geesisanaa Wax isaaq sheegta ee Ogaadeen dileen isagoo duqa 99-jira waa kii lahaa.. intan Caliyo Haruun Kadilay Ciidan weytahaye..
@hamsecumar262
@hamsecumar262 7 жыл бұрын
cidagale nin dayax wareeri kara
@abdirshiidmaxamed6730
@abdirshiidmaxamed6730 Жыл бұрын
ALLAH yarxma Abwaan bashiir ismaciil 2019 hrgeisa ku geeriyodey Ex Reer kuwait. Nin ciidagale ah buu ahaa.Grxajisa
@bakersadiiq693
@bakersadiiq693 7 жыл бұрын
Waxanu idinka codsayanaa gabayadii Cabdi gahayr Xasan Tarabi iyo qowshan ducaale dhamaan noo soo gudbiya mhdsanid
@100dhan3
@100dhan3 7 жыл бұрын
ciidagale way gabyi jireen sida igu maqaala ah waxaa ugu gabay badna reeraha kala r.guuleed r.Buraale iyo yoonis abdiraxman reerka LA yidhaa lkn gabayadoodu dhaxal gal umay badnayn sababta oo ah waqtigii ay aad u gabyi jireen muu jirin radio ama cajadalado biliq biliq ayaa lagu hayaa gabayadoodii
@salmanmostaphe2357
@salmanmostaphe2357 7 жыл бұрын
dar allad u hurudaa dar allad u hurudaa
@خالدبنالوليد-ن4ب
@خالدبنالوليد-ن4ب 5 жыл бұрын
Nasaq sac saaac🤮🤮🤮
@خالدبنالوليد-ن4ب
@خالدبنالوليد-ن4ب 5 жыл бұрын
Bashiir ismaciil iyo muse cali farur iyo muxuumed mas maas iyo Abdi aw xashii waa rer xamuud weye rer guuled ku lahaa 🤣🤣🤣🤣🤣 Hadan gashn buur sheego lagama biixii karoo 😱😱😱
@mametamein5119
@mametamein5119 3 жыл бұрын
lipax 😂😂
@khaalidmahamuud2312
@khaalidmahamuud2312 Жыл бұрын
Gabaygu sheeko ayuu uhaa waa hibo ilaahy siiyay
@ridwaansiciid3873
@ridwaansiciid3873 5 жыл бұрын
Ciida gale rag qowl iyo quwad ba le viva cida gale
@abdiilahiahmed-zl9es
@abdiilahiahmed-zl9es Жыл бұрын
Ciidangale gabay udaa
@mahadomar7099
@mahadomar7099 4 жыл бұрын
Waar niyow wlahi walaalo ayaynu nahay dhalinyaroow plz waxan haysku caayina inanka ciidangale inan sacadmuuse ah ayaa dhashay inana sacad muusena inan ciidangale ah ayaa dhashay Walaalo ayaynu nahay damiir yeesha waxan haysku caayina waan iskaga kiin tagi lahaa hadaan iskakiin maydhi karo walaahi balwaxaad isku caayaysaan eega waar waxani waaxay😭
@mahdibra8592
@mahdibra8592 3 жыл бұрын
Caqliga adiga kugujiraa walahi wukuyaryahay dhalinta wankugu racsanahay brother Thank you for your advice 🙏
@ahmetakram1488
@ahmetakram1488 2 жыл бұрын
Zxp waa iska taariikho hore waxanu lkn waxba Kuma jiran qabiil dadku waa is dhaleen waana wada dhasheen
@rugtamaansadasoomaalida1521
@rugtamaansadasoomaalida1521 2 жыл бұрын
Orod ka dadka ugu weyn ee qabyaaladda qaybiya intaa u sheeg, adeerkaa Muuse Biixi.
@qadanissa9840
@qadanissa9840 2 жыл бұрын
Dhalin yarada. GX. Waxa. Kushaq waydeen. Kubiyo. Waydeen. Ku. Wadooyin. Waydeen. Laydh. Wax. Kaste. Oo. Asaasiyaad. Ahaa. Ood. Xaq u lahaydeen. In. Cashuurtiina. Idinkagasoo. Noqoto. Waa. Kalaqaybintiina. GX. Wax. Kasokeeya. Hayeelina. Ninka. Idiiinla. Yimaada.
@ayanlejamex
@ayanlejamex 2 жыл бұрын
LangaB sacaD muusaH markuuH hadLayaH waa iskaH siDan haLkan inaaD ka hadashopaH may aHeyN ciiLan yEyy🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@xananmediaproductions6795
@xananmediaproductions6795 6 жыл бұрын
Ogaadeen baa Ciidangale ka yaabay oo yidhi af aan Ciidangale ugu gabyaa iima caad bixin. Markuu ka yaabay geesinimadooda iyo gabayadooda. Abwaan Aadan Gabyaaye Cabdi Gahayr iyo Qawdhan Ducaale oo geeriyooday buu u gabyay bal ka waran maxaa u diiday intay noolaayeen kkkkkkk aleylehe se Abwaan Bashiir baa u dhameeyay. Ilaahayna la kala baryi og hawraarna la isma haybsado.
@xasandaney9454
@xasandaney9454 3 жыл бұрын
Ogaaden Baad Leedahay Gabaay Baa Nin kaa Badiyay cid kalaba Yeelkede Ogaaden Gabayga Iyaga Iska Leh Oo Logama Daba Hadlo Taa Baro Ader
@caashaqalbi882
@caashaqalbi882 3 жыл бұрын
@@xasandaney9454 waa run oo waa tariikh jirte in ogadeen ka yaabey ciidagale xata sayid maxamed cabdale Xasan ayaad gabayadisa ka soo heli karte
@saleebaanmaxamuud4119
@saleebaanmaxamuud4119 10 ай бұрын
​​@@xasandaney9454sayidkii waxaan kaxasuustaa cidagale madaarooy ogaden magabyo kuma laguma odhane
@hanidegan8347
@hanidegan8347 5 жыл бұрын
Alle ha u naxariiso wuxu dhintay march 2019
@mohaaden6166
@mohaaden6166 3 жыл бұрын
Sacad muuse meel kasta waa ka dhisanyahay🤜💪
@cabdiaxmed5844
@cabdiaxmed5844 3 жыл бұрын
Hadal doqonimo fulaynimo naagnimo laangaabnimo gaeacnimo wada sheegato cali awal😅😅😅
@mohaaden6166
@mohaaden6166 3 жыл бұрын
@@cabdiaxmed5844 😂ado ayo ah baa saa u hadlaya bal haybtaada i sheeg laangaab yahow yaanan dhalfo afka ka siin
@zackjunior8562
@zackjunior8562 2 жыл бұрын
Dheddigu Meelaha Ragga Ma Yimaadan
@Ahmedmustafa329
@Ahmedmustafa329 2 жыл бұрын
Horta dhediga isaaq waa Sacad muuse cidwalba waa ogtahay cadeyntiina waa kuwan 1~ dhedigahow dhankaga isaaq looga soo dhacay ... maxedm nuur fadal h j 1924kii 2~ haka baxo biyaha reer isaaq biiira biiruhu ~Haka baxo biyaha reer isaaq badhax ninsheegta 3~ irbad dhuub ma galisaan afkuna waydin dheeryahay 4~ Boog baad ku noqoteen izaaq beerka kaga taal 5_Waligiinba dhoomaha isaaq dheg uma noolayne 6= humbuq baad iska taaloo Himilaa ku dilaysoo Halna manaad lahyn ~Imikabad hagagtoo Hawenkaa laba gaadhoo Abtirsiimo hagaagsaniyo Isaaaq kugu horaysay F.g somaali aboo ama somaali jaarso inaad ahyd ayay tixdaasi ku tusaysaa oo lagu qarameyey nuuxiyada mooye 😀 Dhmaan gabayadaas sacad muuse ayaa loo tiriyaya abwaano kale duwan ayaana leh adeer aamus waxad tahay waala yaqaane
@almorxmn2614
@almorxmn2614 Жыл бұрын
@@Ahmedmustafa329 haka baxo biyaha reer sheekh isxaaq badhax nin sheeg taa waa garxajis buu KU socdaa😁😁
@xaaxinews9269
@xaaxinews9269 4 жыл бұрын
HabarYoonis iyo wad taqaan hurinta daaude haybtanu nahay iyo wad og tahay hagari wa ceebe hida wa u leenahay dirina wa wada naqanaye halyeeyga naga dhintiyo lagama naxo kii horta goe
@cabdicasismusic9530
@cabdicasismusic9530 3 жыл бұрын
😅
@xaaxinews9269
@xaaxinews9269 3 жыл бұрын
@@cabdicasismusic9530 kk inder subscribe igu caawi
@hamzahassan4771
@hamzahassan4771 3 жыл бұрын
allaho naxaristo isagu wa awowogay may allah forgive his sins i miss him
@HoumedAhmedyoussouf
@HoumedAhmedyoussouf 29 күн бұрын
Warar gabaygii gabyaaye meel?
@nnm2571
@nnm2571 6 жыл бұрын
waaaw ciidagle hoyga suufaanta
@qamarsuugaani8140
@qamarsuugaani8140 7 жыл бұрын
bashiir walee waa geesi runta u sheegay cismaan gabyaaye
@saidjama7840
@saidjama7840 7 жыл бұрын
islaax saalax ha aad iyo aad
@saidjama7840
@saidjama7840 7 жыл бұрын
islaax saalax cisman gabyaye wa ninka yedheh yawle 1952 gi dhintay ban gabay u tiriyey
@Arwelo1234
@Arwelo1234 2 жыл бұрын
@@saidjama7840 hhhh
@hamzeizmail442
@hamzeizmail442 10 ай бұрын
geesigaa habeenku dhintuun loo hanjabayuun dhe😂 ahun bashir ismacil allow ma gabayay
@saeedjamal2243
@saeedjamal2243 4 жыл бұрын
The history will only tell the real heroes
@mustafeilmi3518
@mustafeilmi3518 2 жыл бұрын
Ciidagale tarikh iyo dagal iyo gobayay laguma gaadho
@abdimaalikmohamoud3755
@abdimaalikmohamoud3755 5 жыл бұрын
wlhi runtuu sheegay ciidagale yaa gaadhaya dhinac walba waa ka malabe. dagaalka kadhacay danood iyo siro anagaa doonano iska daafacayna anagaa doonanoo dabkii lahadhnee sidii naagaha nadaawada oo badooralay dooxa nagu suga. hadana sacad muusoow sidii barigaa ayaan indi madhin kkkkkkkk hhhhhhhh ciidagale ha jiro intay nololi jirto geesiyaal jiroo joooga
@qaysargaldogob5189
@qaysargaldogob5189 5 жыл бұрын
Ciidagale hanoolado waligiis
@mustafagood6617
@mustafagood6617 5 жыл бұрын
Reerka Daa indr waa ilmaaderadene
@amenmah4030
@amenmah4030 5 жыл бұрын
ciidagale 😂ciise muse ku filanba sacad muuse na garxajis oo dhanbanu u habranayn anaga siilki hoyadin hanogu shekaynine
@adamgacal7668
@adamgacal7668 5 жыл бұрын
Sacad muuse haduunbad dharxoogle iyo dhiri barteen afkuna wa idin dheryahay irbadna dhuun ma galisaan
@sakariyacabdiraxmaan6710
@sakariyacabdiraxmaan6710 5 жыл бұрын
Hhhh Sacad muuse Xaged isku aragten
@azlmcl198
@azlmcl198 7 жыл бұрын
waa gabay heerkiisu aad u sareeyo weliba waxaan aad ula dhacey jawaabta uu u soo dirayo gabyaa bashiir ninka sacad muuse ee cismaan gabyaaye sida ay u fududahay xagxagasho suugaaneedna aanay u laheyn
@KhalidHanad
@KhalidHanad 2 күн бұрын
Al garxajis cidagleye💪💪💪
@adnankafi4035
@adnankafi4035 3 жыл бұрын
Super awal waa halyaaydi garxajis dhoofin jiray✌waqtigi adoonsigi
@jiilkacusub3019
@jiilkacusub3019 3 жыл бұрын
Habar awal kas gaabanaa . Sow garxajis ninka korka ka ilaashada maaha isaaq oo dhan maaha ,
@abdikariimmohamed1575
@abdikariimmohamed1575 2 жыл бұрын
Kkkk waan qoslay wlhi adnaanoow kkk. War raga wax ula hadh, garxejis waa gobe
@khaalidmahamuud2312
@khaalidmahamuud2312 Жыл бұрын
Nin walkii heegan uyahay oo Hawl yarbaa tahee ragani waa ragi
@khaalidmahamuud2312
@khaalidmahamuud2312 Жыл бұрын
Taarikh guunaba uga qoran badarka soayaal kk shicbatay wleeee
@zackjunior8562
@zackjunior8562 Жыл бұрын
Hadaan Hawd kaa xigin cano ma dhanteen😁
@abdinasiry4263
@abdinasiry4263 5 жыл бұрын
Haweeydu kuma caabudeen soo habqamayaaye Waa horgalayaasha dhulbahante uf dhulbahan magacooda waadilee dadkii daraawishta ee ingiriiska jabiyeey
@abdinasirmahamed9260
@abdinasirmahamed9260 Жыл бұрын
halkaasiwaa Hurre iyo gahayr iyo hadaad qawdhan hibataysay
@cabdilaahimcawad
@cabdilaahimcawad 3 жыл бұрын
Awoowayaal hada lama joogo berigii gabayadaasi socon jireene hada dayaxa iyo aqoonta iyo horumarkaa laysugu faanaaye maxaa noocaa cusub ka haysaan ragba waa wakhtigiisee, bal eega xataa ogaadeenbaa hada dawlad iyo horumar sii socda oo dagaal iyo gabay iyo geel la kala qaado iskaga tegaye , santalaytka kor u qaada awoowyaal
@burco8060
@burco8060 5 жыл бұрын
Habar jeclo ayaa ugu gabay badan somalida cida soo racda waaa garxajis
@mustafeshiine4333
@mustafeshiine4333 5 жыл бұрын
hhhhh waar habar jeclo waa 4 nin oo ilma sheikh isxaq ah. grxajisna waa 1 nin oo rer shkh isxqa sidasanu garxajis ugu Gaby bdanyiin
@somaliboyofficial6735
@somaliboyofficial6735 5 жыл бұрын
Mustafe Shiine433 hhhhhhhhhhhh hj Haday 4 Nin tahay maxaaad Garxajis usgdhigtay taariikhlaawayahow hy kaliya ayaa 9 Nin ah Miskiin tolkii baaba’ay baad tahaye
@qacqacosman5716
@qacqacosman5716 5 жыл бұрын
Habar jeclo waa 3 reer 2 reer adbay u yaryihiin mana aha reero waweyn h.jeclada la maqlo ee leh Abwaanada isyo Siyaasiyiintu waa Muse Sh.isaxaq
@maxedjxawadlemaxaxedjamac1960
@maxedjxawadlemaxaxedjamac1960 5 жыл бұрын
Maxamed
@zackjunior8562
@zackjunior8562 Жыл бұрын
Oo Geel baa Gabayga sababee geelna madhaqataane Xagee ka keenteen😁
@almorxmn2614
@almorxmn2614 Жыл бұрын
Waa Uunsi waxanu away jawabtii sacad muse, mxd usoo galin wayden hdeydan ku jabin halkaa
@abdicasismaxamed2172
@abdicasismaxamed2172 3 ай бұрын
Ciidagale iyo sacad muuse
@hajirdalaal3028
@hajirdalaal3028 2 жыл бұрын
walaaloyaal. waxaasi wuxuu ahaa taariikh hore markii geela la kala qaadi jiray soomaalidu is dooxi jireen is xasuuqi jireeen. Allah ka cabsada oo cuqdada iyo fidnada iska daaya. waaa iga waano sababtoo ah soomaali iyada isxasuuqday oo ilaa imika isxasuuqda oo qayrkeed iska reebtay Allah ka cabsada. oo isu naxariista sida diintu inoo sheegtay .
@saleebaanmaxamuud4119
@saleebaanmaxamuud4119 10 ай бұрын
Mahad sanid wll
@maxkoyare2185
@maxkoyare2185 Жыл бұрын
Anoon samatar hiifaynin xigalnimo wllayal nolosha no quudha
@QadanMuuse-fc2qh
@QadanMuuse-fc2qh 5 ай бұрын
Marku gabayga laandhere ciidagale ihi ku xaragonayo g36 nimada sharafkedu wa hibada suganta geesinimo dulqadka ilalinta tollka dhawrida sharafka xigal ka cadgoso wa cado langabe ilaalinta magaca isaaq garxajisnimadu macanaa
@hodanxusen6573
@hodanxusen6573 Жыл бұрын
Habrashada ma gayniyo baqaha goorta lays helo ee hayaydaba nagu ceeba iyo hebalo weyeane xagayaga haween kaba odhan hoogay geerida eee adna waad hubtaa malinta guluf u heeseeyo way naguhaleyan tolkaa kumana hobtane hiilna kama doono kolaad so hintiqi saane.ha iloobin tarikhda waa lagu ilowadaye
@wardakorontooo8449
@wardakorontooo8449 4 жыл бұрын
🌺🌺❤️❤️❤️❤️❤️tooolkeey love you
@mohamedibraahim285
@mohamedibraahim285 3 жыл бұрын
Marka hore laba kala baro FAAN iyo DHAADASHO. Hadii aan waxa aan ahay kuu sheegto isku kaa sharaxo gabay iyo gabay la'aanba micnaheedu maaha inaan kuu faanayo ee waa DHAADASHO iyo xaqiiqada oon ku dareensiinayo. Balse hadaan wax aanan ahayn iska sheegto oo male awaala iska markaana xaqiiqada ka fog taas baa FAAN noqonaysa.
@rugtamaansadasoomaalida1521
@rugtamaansadasoomaalida1521 3 жыл бұрын
Naa kuma fahmin huno
@rugtamaansadasoomaalida1521
@rugtamaansadasoomaalida1521 3 жыл бұрын
Meesha ninbaa gabyee ma haysaa cid gabayga ugu jawaabta?, kol ay buraanbur tahay uu tiriyo Laab Salaax.
@rugtamaansadasoomaalida1521
@rugtamaansadasoomaalida1521 3 жыл бұрын
Niic loogama baahna huusheey.
@mohamedibraahim285
@mohamedibraahim285 3 жыл бұрын
@@rugtamaansadasoomaalida1521 adeer yaad la hadlaysaa horta qoraalku miyuu kasoo lumay mise
@zackjunior8562
@zackjunior8562 2 жыл бұрын
Ciidangalle
@khadarabdirahman4761
@khadarabdirahman4761 7 жыл бұрын
6:00 godkii gabayga tusaale layaableh
@dhurbe6088
@dhurbe6088 3 жыл бұрын
Walal book gaan xgee ka helaaa
@rugtamaansadasoomaalida1521
@rugtamaansadasoomaalida1521 3 жыл бұрын
Book gee?
@jihaanmaxammed9349
@jihaanmaxammed9349 5 жыл бұрын
Cabdi iidaan gabay u daa
@sulubmohamed1584
@sulubmohamed1584 4 жыл бұрын
AWoogey cismaan gabyaye waxa af kaga badin wayey abdi gaheyr ayay soo hordhigayaan ciyaalkan yaryar
@saeedjamal2243
@saeedjamal2243 4 жыл бұрын
Lions vs cow's and shit eatars
@SahraAbdi-x1d
@SahraAbdi-x1d 7 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@KhadarAbees
@KhadarAbees 9 күн бұрын
Tolka waya nagu halayan
@ibrahimomar8895
@ibrahimomar8895 5 жыл бұрын
faanku waa xoolo aan cidi kula lahayn. ogaadeen bay geel habeedleh isku haysteen. Sacad Muuse na Dawlado waawayn bay bada isku haysteen
@Bskvka
@Bskvka 5 жыл бұрын
😂😂😂😂😂baddee bay isku haysteen se ayyo ma ingriis bad ka waddaa dee adeer ingriis bad kugumuu haysan ee wuu ka soo degey kedibna meesha dadkii ka salaadiinta ahaa buu doontey illeen kuwaasay kala tashadeen inaaney wax ku dhaline wakhtigaa horena dee isaaq qabiilka garxajis moyane cid kale suldaan umuu ahayn imikey yeesheene ee yaguu kala hadlay isdeji adiga kumabuu arage wakhti xaadirkana dee waa kii farmaajo muse bixi oo nool ka cancel gareeyey heeshiiskii yacni cidna idinku bad iskumad qabsan manad arag🤣🤣🤣🤣🤣
@raxmaxasanbariyadwalidalan1825
@raxmaxasanbariyadwalidalan1825 5 жыл бұрын
Manat tarikha la radinaya wale tarikhi way qorantay nin walaba wuxu aha
@amenmah4030
@amenmah4030 5 жыл бұрын
😂😂wlhi qodob wanagsanbad ka hadashy ciyalka ciyalku dhaly faankodi hal bacad lagu lisaad ka dhigty😂😂nin jira
@caashaqalbi882
@caashaqalbi882 4 жыл бұрын
@@amenmah4030 geelu mar buu dadka iyo dhulkaba ka qaalisana
@MohamedAhmed-ps2gd
@MohamedAhmed-ps2gd 3 жыл бұрын
Waar nimankaa ciidagale af udaaa wligood
@siciidali4034
@siciidali4034 3 жыл бұрын
Qarnigii 21aad ayaa la marayaa tolkayna geel iyo gabay ayay ka sheekaynayaan waar maanta xaggeed joogtaan if aakhiro , aqoon iyo aduun ilbaxnimo iyo horumar bal wax uun soo sheega reer somaliland noow!!!!!
@hibaaqyusuf1001
@hibaaqyusuf1001 Жыл бұрын
Wllhi isaaq haday noqoto waa garxajis iyo cidla wayo wa rag hadii laso werero hoog lagala tago hadii waxado fara lala galo wxa iska celiya bal hadaba aabahod wasoyinkan habar awal iyo habar jeclo wx may iska celiyan isaaq dhexdodana wa laga adag yahay shisheye haday noqotana kabasii darano kabahooda ayay ka yacayaan M.a habar yoonis iyo wad taqan hurinta daa.uud habranu nahay iyo wad ogtahay haragari wa ceebe allow ragii xininya laha managaso jeedisay🦁🦁🦁🦁🦁🦁
@saeedmire4572
@saeedmire4572 5 жыл бұрын
Muuse cali faruur wa qoolma ?
@rugtamaansadasoomaalida1521
@rugtamaansadasoomaalida1521 5 жыл бұрын
Waa Garxajis
@saeedmire4572
@saeedmire4572 5 жыл бұрын
@@rugtamaansadasoomaalida1521 Wad ku mahad santahay Jawabta Inksta anaan indhoweyd ba arag qoof sheegta garxijis
@rugtamaansadasoomaalida1521
@rugtamaansadasoomaalida1521 5 жыл бұрын
@@saeedmire4572 ciidagale ayuu ka sii yahay, Reer Xaanud
@saeedmire4572
@saeedmire4572 5 жыл бұрын
@@rugtamaansadasoomaalida1521 Waa goob
@ridwaansiciid3873
@ridwaansiciid3873 5 жыл бұрын
Waa nin cida gale buyuura
@siciitHuriye
@siciitHuriye Жыл бұрын
Gabayada laysku jawaabayo waa lasoo dhamays tiraa ee lama kala qaad qaado ama caadi uso wada gali ama iska daa waxa
@fadxileeb1746
@fadxileeb1746 7 жыл бұрын
Ma haysaan gabayadii dhex maray Ismaaciil iyo Loodh
@dayroday3885
@dayroday3885 Жыл бұрын
Waar wax ku hadlaysaan run maah ee taariikhda soo baadha
@MaxamedYuusuf-c2x
@MaxamedYuusuf-c2x Жыл бұрын
Madoqanaye reer bari
@saidjama7840
@saidjama7840 7 жыл бұрын
Wu bahdilay wale
@ahmedadam8129
@ahmedadam8129 4 жыл бұрын
Nin makhila oo saced muuse Aya ka wacan gabyo ciidagal Magca oo makhil la wa la socotaan inmderyal
@caashaqalbi882
@caashaqalbi882 4 жыл бұрын
Ogoor makahil waa
@daadproduction6574
@daadproduction6574 3 жыл бұрын
Cabdi khaliikh miyaad ka wadaa
@larsmartin3314
@larsmartin3314 3 жыл бұрын
” Balwadday na dheer-yihiin, waa afkaan bari ka hoosayn” Faarax Nuur baa lahaa meeriska gabay. Garxajisna waday oo meeriskaa dhaafin waayay. Illahay baa been ugu dawgalay
@caashaqalbi882
@caashaqalbi882 3 жыл бұрын
ma garxaajis ayaa been sheega
@larsmartin3314
@larsmartin3314 3 жыл бұрын
@@caashaqalbi882 haa wllo, soomaali reer walba arkay oo nimankaa Garxajis duul ka been badan indhaha ma saarin!
@elmimuhiyadiin7746
@elmimuhiyadiin7746 3 жыл бұрын
War waxaas oo kale lama soo geliyo KZbinka, waxani waa qabyaalad iyo qudhun, ordayoo dunida la jaanqaada, oo aqoonta iyo horumar ka xooga saara, bal eega waxaad dhex fadhidaan waa casri jaahili, doqoniimada umada kala fadhiista!!!
@ibrahimali2860
@ibrahimali2860 3 жыл бұрын
Abtiyaal lkn, maxaa idinka qaldan. Kkkkkk Ninkan Cismaan Gabyaaye ee loo jawaabayo ee aad intan ka qayliseen miyaad horta gabaygan uu tiriyey aad isagan soo deysaan si sheekadu ay xiiso u yeelato oo loo fahmo gabeydan aad ku jawaabaysaan. hadii kale waxa loo arkayaa in aydin isku camireysaan. waxa la yidhi nin is faanshey waa ri isnuugtaye is wata hadaydaan gabayada la isku tiriyay is barbar wadeyn. Kkkkkk . Kkkkkk
@amrancabdilaahi7014
@amrancabdilaahi7014 2 жыл бұрын
Midhkaasana been aheen
@saidjama7840
@saidjama7840 7 жыл бұрын
Hagoogane iyo Cayo dananod Kuma hagagayn Hagoogane wa geell habar yoonis darood ka qaday Cayo na ciidagale ogadeen ka qaday
@cabdixakiinxasan7559
@cabdixakiinxasan7559 6 жыл бұрын
Said Jama hagoogane isaaqoo dhanbaa ka dhacay daarood lkn hy iyo hj doorweyn kulahaa waxaana laga dhacay daarood iyo daraawiish
@cabdallahcabdallah4717
@cabdallahcabdallah4717 6 жыл бұрын
Naga baandheeya sheekada bahasha saa u qayaxan cidi aqbali maysee runta ka sheega ama ka aamusa
@qacqacosman5716
@qacqacosman5716 5 жыл бұрын
@@cabdixakiinxasan7559 H.jeclo geel laga dhacay oo aan la Soo dhicin tariikhdu ma sheegin Gabalku ugama dhaco inay geela xerada ku so celiyaan Yaa iloodin kara sow arlada leexo qarinmayso
@xaaxinews9269
@xaaxinews9269 4 жыл бұрын
@@qacqacosman5716 habar xabusho geelba ma dhaqato waa midgo buraha sarnan jiray oo adhiga dhaqda
@xaaxinews9269
@xaaxinews9269 4 жыл бұрын
Geela hagoogane 2 sacadod oo is xiga lama haysan Taarikhda daarod ku xaarna soo akhriso habaryoonis wa rerka kaliya 4 rero oo daarod kamida xabad siday ugu wadeen xaar kaga keenay
@hah7064
@hah7064 5 жыл бұрын
Beenta iyo faanku waa wixii dagaalada sokeeyaha idin gelisay ee markii danbena orodkii aad Ethiopia ku gasheen.
@zamzamabdi5279
@zamzamabdi5279 5 жыл бұрын
daacayad humiida.adii hortaa hagaad kasojede.wankugarteey aniigu.
@Bskvka
@Bskvka 5 жыл бұрын
Kii mareexaanku eryadey waa adiga ee annaga ethopia cabsi namay gelin
@rahmacookingandbakery8196
@rahmacookingandbakery8196 5 жыл бұрын
Xaarba tahey aan murti laheyne hhh Somaliland fan iyo murti laguma gaadho
@barkadfarah5155
@barkadfarah5155 5 жыл бұрын
Boqortoyadii ciidagale e waqooyi waa taariikh Lama ilaawana.ceelaahooduna hargaysa ayey ahaayeen xaruntii g h
@caashaqalbi882
@caashaqalbi882 4 жыл бұрын
Borama iyo samaroon kii hoos galay yuu ahaa
@ahmedmeddinobadjo9263
@ahmedmeddinobadjo9263 7 жыл бұрын
kkkkk
@mohamudyousuf8649
@mohamudyousuf8649 5 жыл бұрын
Intaa yar ee faanka ah,ha loo ogolaad
@abdirahman2340
@abdirahman2340 5 жыл бұрын
Maxaa dhacaya hadii laga aamuso qofka faana ka u jwaaba ayey nacasnimo ku tahay. hadiiba ay jirto waxu qofku sheegaya oo run tahay wa in qof kale sheegaa hadii kale waa faan faankuna waxuu wax yeelayaa ninkii guushaa lahaa. somalidu waxay tidhaahdaa nin is faaniyey wa Ri isnuugtay. cilmiga casriga ahina waxuu qabaa qofka fanaa in aanu isku kalsoonayn.
@midabeeye
@midabeeye 4 жыл бұрын
Rag horaa ka falanqooday oo, faaqidaad mariyay Geeraarka iyo faanku saw guba la file maaha. Erayga guba macnihiisu waa "colaad" waana ta silsiladdii guba loogu magac daray.
@mohamedibraahim285
@mohamedibraahim285 3 жыл бұрын
Maya maya adeer marka hore laba kala baro FAAN iyo DHAADASHO. Hadii aan waxa aan ahay kuu sheegto isku kaa sharaxo gabay iyo gabay la'aanba micnaheedu maaha inaan kuu faanayo ee waa DHAADASHO iyo xaqiiqada oon ku dareensiinayo. Balse hadaan wax aanan ahayn iska sheegto oo male awaala iska markaana xaqiiqada ka fog taas baa FAAN noqonaysa hoos u dhuux arrimaha dusha lagama cabiree.
@maxkoyare2185
@maxkoyare2185 Жыл бұрын
Bila taariikh ala ka dhigay waxla sheego oon maalin lagu wasay ahayn ayad garanla dey awoowyaashey aya tabcay magaca sharafka iyo inaan maalin hadal layga helin adigana awowyaashaba nafta laxajecleeyay ceebna kaaga tagay hadalkana ka xidhay awoowyasheyba huray marku rag isku calwaayo si dunida malin sharafteyda lo dhawicin g36 nimanka dhalan aya ciilan wataase ya lib ii sheganyaa masha allah habaryonisiyo ciidagale boqortoyo dunida intey joogen sharafku noola hday dhintan sharafku god galay maalin an dulinimo qaadan
@alimohamed-up7vs
@alimohamed-up7vs 5 жыл бұрын
Kuwan qabyaaladu waashay waxaa ka daran kuwo aan weligood dagaal gelinoo faanaya waar allaah ka Cabsada waxba kama helaysaan faanka e
@xyssinkeydiid6555
@xyssinkeydiid6555 7 жыл бұрын
goormu tiriyey gabayga """"
@hassaniman1777
@hassaniman1777 6 жыл бұрын
wa gabay yaqan ninkani
@ismaaciilthankscismaancuma3371
@ismaaciilthankscismaancuma3371 6 жыл бұрын
Eesh cala gabay bashiir ismaaciil mire
@cawaleabdi3178
@cawaleabdi3178 3 жыл бұрын
Kkkk
@rarxaancumarcabdilaahi1182
@rarxaancumarcabdilaahi1182 5 жыл бұрын
Waa ba faanwayn
@adanadan6167
@adanadan6167 4 жыл бұрын
@@garxajisgarxajis5549 manka laangaba ina dhilooy garacdii reer sheekh isaxaaaqbaad tihiine
@caashaqalbi882
@caashaqalbi882 4 жыл бұрын
@@adanadan6167 yaaka garacsan
@adanadan6167
@adanadan6167 4 жыл бұрын
@@caashaqalbi882 idinka
@caashaqalbi882
@caashaqalbi882 4 жыл бұрын
@@adanadan6167 adiga garaca oo ina dhila
@hah7064
@hah7064 5 жыл бұрын
Dadku waxan wuu ka ilbaxaye bal car maanta wax qaranimada Somaliland gabay u tirinaya hala idinka helo. Ma jirto.
@Bskvka
@Bskvka 5 жыл бұрын
Dee ma qaranbaa maxaa loo tiriyaa
@caashaqalbi882
@caashaqalbi882 4 жыл бұрын
Muuse cali faruur soo ka maalin walba somaliland ku xanaqa
@abdinasiry4263
@abdinasiry4263 5 жыл бұрын
Beenti iyo faanki iidoor walaash reer konteenar
@caashaqalbi882
@caashaqalbi882 4 жыл бұрын
Afdheer doqonimo la aamuus
@amenmah4030
@amenmah4030 5 жыл бұрын
bl say u faanty eeg😂iyado sacad muuse hilipka u qasha inta kaso hadhyna buuraha dhagaxa uga so jabiyan ayay ninkay shaqalaha u ahayen u faanayan😂wr ilyn wtn laangab aan is ogayn hargeiza halkad ka dagtan wd ogtihin hadad dad sidan ufanbadan tihin ood wx tar ledihin miyad magaloyinkad dagtan ilyn wn og naho hargeiza cidhif keeda konfured ee buralyda ah ee bila biyaha ahba lydin dajiye miyad dad nol noqotanod dadka kaso dhexbaxdan sacad muuse tabtii 1994 ki ayu buurahana idinka qixin markasa dib no qarameya aydun dhihi bila tarikhyahy anagad tatikh gacan kurimis ah nola imanysan
@hodomohamed3648
@hodomohamed3648 4 жыл бұрын
Yey ahaayeen dadkii ogaadeenku geelooda dhici jireen eee marka la dhaho yaaa geela laga soo dhacay ee la dhaho sacad muuse aanay waxpapa iskaga kiin tirin jirin waxad tihiinpa taariikhdu way idin xusty yarka naacda jooji ciddi ayeydaan qarxajis ka gaadhayn qaasatan ciida galle kuwii faqashtu naagahooda ku dul kufsan jireen filaynimo iyo doqonimo darteed halka ninka garxajis dhimasho ka xigi jiray waar orda hapeeda iska duwa idinkoo kale ma hadleee daaroodba idinkaa nagu ceebeeyee uunsi galap la shiday inaad tihiin waa laydin ogyahee
@hodomohamed3648
@hodomohamed3648 4 жыл бұрын
Ogaadeenpa ka yaabay ciidda gale oo yidhi Af aaan ciidda gale ugu gabyaa iima caad bixin. Markasad iska neefsanaysaa ka hor maskaxdaada soo mari hadalka intaanad hadal xooloyahow laandheerana 😂😂ciidda galle sandlada inay yihiin ninkii caqliga leh waa yaqaan adhiyow
@caashaqalbi882
@caashaqalbi882 4 жыл бұрын
Ninka wax qala waa ninka xoolo leh lkn adiga yaa hargeysa ku keenay
@caashaqalbi882
@caashaqalbi882 4 жыл бұрын
Xaafada hargeisa ugu quruxda badan ciidagale leh lkn labadeena kee laangaba oo tuulada gabiley iyo hargeysa galbeedkeda dagan, ciidagale, daroor, awaare,hargeisa, sabowanaag intaba wuu daga
@maxkamadasare2067
@maxkamadasare2067 8 ай бұрын
oromo tahay anigu waan ku gumeysan jirey madax ayaan kan istaagi jirey shabuuga baan hargeysa dhexdeed kugu garaaci jirey miyaad ilowdey taa taariikhdayda ha ka xanaaqin hadii ilaahey taariikh la an ku dhiget
إخفاء الطعام سرًا تحت الطاولة للتناول لاحقًا 😏🍽️
00:28
حرف إبداعية للمنزل في 5 دقائق
Рет қаралды 75 МЛН
Seja Gentil com os Pequenos Animais 😿
00:20
Los Wagners
Рет қаралды 19 МЛН
规则,在门里生存,出来~死亡
00:33
落魄的王子
Рет қаралды 31 МЛН
XASAN TARABI " saw cududda Habar Yoonis iyo cidagale maaha
6:00
beel daaje
Рет қаралды 183 М.
Ismaaciil Xayd Xirsi (Afloow)  - Milyaneerkii Ararta
34:11
HOYGA SUUGAANTA
Рет қаралды 28 М.
Geelii Indha-badane iyo Gabayadii La isku weeraray Markii la dhacay!!!!
32:42
Sir Culus: Xaalka Bariga Dhaxe ee Maanta Iyo Dilkii Nasrallah Kadib .
1:07:12
إخفاء الطعام سرًا تحت الطاولة للتناول لاحقًا 😏🍽️
00:28
حرف إبداعية للمنزل في 5 دقائق
Рет қаралды 75 МЛН