Abwaan Markale karbaashay farxiya Kabayare, Hanjabaad, Dil Muuqaal

  Рет қаралды 171,131

LAAC TV

LAAC TV

Күн бұрын

Пікірлер: 1 000
@kaltunhasan687
@kaltunhasan687 5 жыл бұрын
Walal mahada kobaad ilahay baa iska leh
@bigciid930
@bigciid930 5 жыл бұрын
aad iyo aad wuu iska dhaliyey , allah ba leh mhda 1aad
@falisomar6538
@falisomar6538 5 жыл бұрын
Masha alh wa will wanagsan sidas Kusoco waligana gabdhaha kaxisho waana kutaageraa ruwayadahaga wa top waxaana kufirsadaa qurbaha anoojoga
@warsantube
@warsantube 5 жыл бұрын
waa idinsalamay wiilasheenii igarre iyo cabdishukri madaxaad isarantihiin madax meel kasaraysa oo lataabto majirtee😍❤
@halaalmedia3416
@halaalmedia3416 5 жыл бұрын
Masha allah cabdi shukri iyo igarre waa idin salaamy marka hore wlhi aadbaan idiin taageeraa aqoon kle idin malihi xamar baan joogaa hdne suugaantiina ayaa ku heestaa tankle kabayare ilaahey haka baqdo oo wax hala harto alle dile ayaa dhinto hanjabaad wax la iskaga maqaadi karo maraa kaa dhacday ee wax lahar
@abdijabarosman9021
@abdijabarosman9021 5 жыл бұрын
Marka koowaad Allah ayaa iskaleh mahada marka labaadna waalidka sax hadalka pro
@Aziiza_A
@Aziiza_A 5 жыл бұрын
Cabdi Shukri Allahi kusugay aya mahada u sugnaatay iyo sida aad caradada u qarisay. والكاظمين الغيض والعافين عن الناس والله يحب المحصنين Waan dareemi kara inaad dhahdid mahada 2aad Allah aya leh waa qalad laakiin xanaaqa aad isku caburisay aya keeni karto. Horay u soco👍👍👍
@faizamohamud813
@faizamohamud813 5 жыл бұрын
Wlhi Abdi shukri waa wiil fcn masha allah mida kale waa qalad farxiyo in ay soo hanjabto taas waa qalad wayn
@abdirahman1799
@abdirahman1799 5 жыл бұрын
Cabdi shukri geesi niMo ayuu mujiyay wuxuu mujiyay wanaagi gabari lahayd thanks
@drzamzamsuldandiriye2819
@drzamzamsuldandiriye2819 5 жыл бұрын
Nagtaas naag xoloo ah weyee oo Qabyaladistee ah naa caruurtadaa ilashoo intaad islesahay daadkaa kusoo canbaax ,Abdshukri legend bro hore uu socoo👑🤴💞 Somaliadaa Qof gesii ah oo coodkar ah maa jeclooo
@ahmedyusuf9245
@ahmedyusuf9245 5 жыл бұрын
Waa dhaqan mooryaan iyo luqadeeda.marwalba way hanjabtaa waa mooryaan gabadhu masha qofdhamaystira
@almaaasm2060
@almaaasm2060 5 жыл бұрын
Wasas cabdi shukri kenya waa kenya nabad baa lagu joga wana wax fiican inaad ku dayanin nin adag ❤️👌🏽
@cosobyuusuf2979
@cosobyuusuf2979 5 жыл бұрын
Masha Allah waa runtaa Allah ayaa ku abuuray abuuris midda ugu qurux badan liana Allah waxa uu yidhi laqad khalaqnal insaana fii axsani taqwiim. Oo micnaheedu yahay bani'aadamka waxaanu u abuuray suurad midii ugu quruxda badnayd. Sifiican ayaadna ugu jawaabteen gabadhan arintaas oo lagu yaqiinay ragii sharafta lahaa ee Soomaaliyeed guuleysta igarre iyo Cabdishukri.
@hassanabdi4915
@hassanabdi4915 5 жыл бұрын
Cabdi shugri sxb xaal ayaan ku siiyay fanaaniinta somalida hada nijaaso ayeey noqdeen ee raalinoqo
@alimahdi9911
@alimahdi9911 5 жыл бұрын
Farxiya kabayare love you😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍
@fartunnuuur6729
@fartunnuuur6729 5 жыл бұрын
Mahada 1 kowad Allah
@farxiyamohamed3669
@farxiyamohamed3669 2 жыл бұрын
Gabari gabari waa Hooyo Cay ma midana Thank you Bybaay
@adamibrahim8609
@adamibrahim8609 5 жыл бұрын
Asc waan idin salaamay abdi shukri khalad diiniya ayaad gashay ee ilaahay uga toobad keen denbiga aan kuu bidhaamiyo ( waxaad tidhi marka hore waxaan mahadinayaa aabahay iyo hooyaday marka labaadna illahay khaladkaagu waa in aad illahay hormarisaa talabaadna hooyadaa iyo aabahaa arintaa ka sheeg video danbe insha allah
@KINGMOHA5388
@KINGMOHA5388 5 жыл бұрын
Nairobi ayaa amni leh kaama yeelaayi sxb, nairobi waan ku soo koray welibo dugsi sare ayaan ka soo dhameeystay waa meel aan sifiican u aqaano nairobi amni haku sheegin, addis ababa ayaa ka amni badan markii amni ladhaho .
@abdirazackomermahdi9290
@abdirazackomermahdi9290 5 жыл бұрын
Mahada rabbi swt cidna haka horYsiin. #abdishukri
@aminahussein5802
@aminahussein5802 5 жыл бұрын
Allaha Wayne ugu horeysii Markaste! Said Mahamad Cabdille Hassan Allaha U Naxariisto, waxuu yiri Husseenow Aqoon xumi in yar baan ku leeyahay (Markii hore hadaa tiri Ariga Eeba leh Iminkana maxaa u tiri Eebi iyo Ustaatka leh). Allaha Wayne Qof ba Wax lama laha. Mahad Allaha Wayn bay u sugnaatay.
@maryanaden5719
@maryanaden5719 5 жыл бұрын
Xadiith suubaneheena laga wariyey wuuxuu ahaa hadaadan xishownaynin waxaa rabto samee
@rizamohamed7542
@rizamohamed7542 5 жыл бұрын
Farxiya kabayare fananad naxariis badan oo aan taageero ayey ahayd, but what happen nowadays is, farxiyo wey isbadashay!! Maantana waxad keentay in aad wiil cayso ood u hanjabto? Wonderful
@idilabdillahi7686
@idilabdillahi7686 5 жыл бұрын
Hadalkas sax kow: Ilahay ba mahad leh Laba: walidkaga mahad leh
@salaxsamatar537
@salaxsamatar537 5 жыл бұрын
Waa sidaad sheegtey cabdi shukri gabdhaheena alaha dhowro dhamaantood cafi walaashaa
@deeqahusein7830
@deeqahusein7830 5 жыл бұрын
بارك الله فيكم sifcn baad hadasheen aniga waxaa iga quseeya oo aad iisoo jitay in aan madaxa idiin saaranahay
@sahraabdi1589
@sahraabdi1589 5 жыл бұрын
Mahada koowaad illahay swt ayaa leh ta 2 waalid kaa leh gabadhan iska ignoor gateeya iyadaa daaliye
@Country-less
@Country-less 5 жыл бұрын
Farxiya kabayare dulmigey necebtahay,,,, dadka madulmiso. Hadii ladulmiyana adkeesi malaha. Marka shukriyow wll dulmiga iskadaa.👌
@nasteexoaxmed4012
@nasteexoaxmed4012 5 жыл бұрын
Wiilashayadii dhayahayagoow aad baad nooga farxisaan markaad natiraahdaan madaxaad noosarantihiin garab baan dareenaa soomali allaha ciseeyo wiilashayada waa halyeeyo allow idin dhawr dhiigay goow😍😍😍😍😍
@istarguraycaduur5570
@istarguraycaduur5570 5 жыл бұрын
Waa istar oo mar labaad soo Noqotay Waxan layaabay oo isoo celiyey gabadhaas codkeedii Farxiyo kabayare waxan leyahy wllay wiil Walba gabarbaa ladhalatay Hadaadan adigu garaneen Anaguu naladhashoo wllkay yahay Hadii uu jilicsayahaynah anaguu noo jilic sanyahay In lakala xishoodaa waa ficantahy wiilashaasnah gabdhaha macaayaaan soomaalidu qofkii kaxishooday daba dhigataa Kiinya iyo meel kle toonah Nin aad waxkagaqaadaysid maahaye aan kala xishoodno
@kowsarmohamedisse4209
@kowsarmohamedisse4209 5 жыл бұрын
aad iyo aad
@idilmaxamuud2189
@idilmaxamuud2189 5 жыл бұрын
Mansha allah walal cabdishugri siwanagsan bad kuso hadashey balse ayada markasta ayada ka gardaren oo si qaldan ku ceydey balse ayada wadka ronatey walal jiro
@saafiomar3809
@saafiomar3809 5 жыл бұрын
Labo qof ayaa is heysate maxad qabiil dhan u caynesa mida kale rerka ad fanineso ayadabo wa rer abtigeda miyad rer abtiba aqonin
@mohamedomarbaan
@mohamedomarbaan 5 жыл бұрын
Sxb abwaan shugri Nairobi kaliya lagama yaqano adunkan oo dhan aya laga yaqana 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴nabadon ayad tahy cid wax ku yelikarta ma jiro sxb hore usoco
@fadumanhujgggjkk4945
@fadumanhujgggjkk4945 5 жыл бұрын
Cabdi shakurow waankusalamey wall marka xigta farxiya kabayare waa naaga waalan oo waxey rabto iska sheegto marka marad yeey kaawasaqeynin waa dhukoro wareertey doqonta
@hfzafarhhafza2235
@hfzafarhhafza2235 5 жыл бұрын
11:26 halkaa iga sax marka kowaad alle ayaa mahdleh marka lbaadna bada waalid Hilmaan hdal kuma jiree
@munasheikhabdullahi3741
@munasheikhabdullahi3741 5 жыл бұрын
Masha.allah abdishukri qof jiro ayaa tahy caanimo kuma labato wllo aad ayaa u wanagsn tahy allah ku xafido aniga taagero buuxo aan kuu ahy nolow in badan oo barakeysan😍😍😍
@abdirizakabdullahi7382
@abdirizakabdullahi7382 5 жыл бұрын
Abdi shukri caan baadtahay USA walagayaqaanaa bro
@muniir3654
@muniir3654 5 жыл бұрын
Farxiya video dhawaan uu soo saaray ayey daba socotaa markii hore iyadu waxba ma maagin
@fartunyusuf8250
@fartunyusuf8250 5 жыл бұрын
Wanka xumahay wll in ay sa kula hadasho waanag walan marba qofbay iska laladisa anon aqoonban ba nacay balayda dhukuran marki horaba bal iyado dumara oo sida ragi dhinicyada xiiran
@abshirabdiyarowshaxmad5580
@abshirabdiyarowshaxmad5580 5 жыл бұрын
Asc laac TV saxibayaal aad ban idin salaamayaa dhamantiin walalkey abwaan shugri Marna macalinka afkeeni hooyo baro Marna naga qosliyo(jilaageena) halaga leexdo. walasheena somaliyeed cayda walalkeena iska daa.both of you I'm ur supporter
@dhagaweyne61
@dhagaweyne61 5 жыл бұрын
Farxiyo waa gabar kulul ka hara hadii kale iskoobaa idin yaqaan
@amerahali189
@amerahali189 5 жыл бұрын
Halkaa aynu saxno... Mahadda 1aad Allaha hooyadaa iyo aabahaa isku geeyey ee adiga kaa soo saaray baa iska leh...
@nadifobarqadle4091
@nadifobarqadle4091 5 жыл бұрын
Mel bey kaga dhacdey wllo lkn inad salanto ad bn ugu sharfantahey qofkii ku caya waa la amanaa
@nishfanah5784
@nishfanah5784 5 жыл бұрын
Hhhhhh Nairobi igu badan,.....like I saraaa....kuma dhilii kartee Ilahey kufilaan....Ayada may kucimado....walee naguhu way kadareen...mar aydad sumeynayan sameer darted iyo mar ay dhiil Ku hanjabadan miyaa....HasbunaAllah
@hindiyofarah5317
@hindiyofarah5317 5 жыл бұрын
abdi shugari waa nin laandhere ah ee adiga kum aqaano farxiyo gees xiir ogoow
@ugaasahmedfantasticjaalewa1480
@ugaasahmedfantasticjaalewa1480 5 жыл бұрын
Asc walal ma ayada aya langab ah
@zakiwiilow1793
@zakiwiilow1793 5 жыл бұрын
Igarre iyo cabdi shukri wlhi adinkana madaxaa iisaarantihin sxpyaaal guulesta👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌
@sheekadaDahab
@sheekadaDahab 5 жыл бұрын
Cabdi shukri iyo Igarre halyeeyo Soomaaliyeed Channel kaan inuu 1 Million dhaafo Ayaan rajeynaaa Insha Allah
@redwanmahamed6209
@redwanmahamed6209 5 жыл бұрын
cabdi shugri. Anoon kabayare aqoon ban baraty.. from china .bro Horay u soco.
@ahmedhirsi5968
@ahmedhirsi5968 5 жыл бұрын
Farxiyo kabayare waa gabar cid walba xagxagata, marka waxaan jeclahay inaan xitaa loojawaabin. Idinkana oo ah igare iyo c/shukri waxaa nootihiin legend marka halkaa fankiina kawada.
@asiyahasan6223
@asiyahasan6223 5 жыл бұрын
Anigana I salan haan ku duceye
@samiiraali4878
@samiiraali4878 5 жыл бұрын
Igarre iyo cabdi shugri masha allah rag xigmad iyo xarabo leh illahey ha idin xafido mel ad jogtanba 😍
@yusufwarsame9682
@yusufwarsame9682 5 жыл бұрын
Anigana igu dar ducada
@foos7330
@foos7330 5 жыл бұрын
Asc asxaabta jiljileeca iyo bidixda laga laafyooda waxaa laga wadaa qaniis wax matare ee soomaaliyey kala xishooda wiil iyo gabar baa kala tihiin
@hibaaqabdisalan9062
@hibaaqabdisalan9062 5 жыл бұрын
Mashallah 🇸🇴🇸🇴😍😍🇸🇴😍😍
@raaxoxasanjimcale1488
@raaxoxasanjimcale1488 5 жыл бұрын
Mansha allah
@RamaasReal_Official
@RamaasReal_Official 5 жыл бұрын
Muqdisho ayaan jogaa waan ku aqaan jhhhhh
@enghassansabraaye4550
@enghassansabraaye4550 5 жыл бұрын
Mahad naqa 1 Allah Aya iskaleh
@abdiwahabsheikhhassan2351
@abdiwahabsheikhhassan2351 5 жыл бұрын
Sax sxb waa ila aragtay
@dheman1418
@dheman1418 5 жыл бұрын
Marka hore alaah ayaa mahadlle marka labaad ayay leeyiin mahada alle kasokow alle waxlaga hormarinkaro malaha waayo alle swt isagaa iskalleh waxkastoo yimaada markaa plz alle xus marka hore wllo yay kaahoosbixin
@raahoosman3014
@raahoosman3014 5 жыл бұрын
Gobsana ragayaga ilooow idin dhoowr🌹🌹
@halimoabdi6336
@halimoabdi6336 5 жыл бұрын
Asc suaal igare iyo abdi qof magaciisa may sheegine sidee baad ku xaqiijin kadaan hadii aysan magac sheegin
@suleekhamohamed2724
@suleekhamohamed2724 5 жыл бұрын
Fiidyawgiisa ayeey so qadatay marka ay caayeyso marka waa isaga
@iskasoco7923
@iskasoco7923 5 жыл бұрын
zxp siwanaagsan baan uraaligalisy shugri
@fadumanhujgggjkk4945
@fadumanhujgggjkk4945 5 жыл бұрын
Rag rag dhaley shakuur 👌👌👌👌👍
@ayaanqali3836
@ayaanqali3836 5 жыл бұрын
Mahada koowad alle ayaa leh tan labadna waalidka
@Mowlid-qorshe
@Mowlid-qorshe 5 жыл бұрын
Wax garad baa tahy hadalka meesha ugu wangsan baad ka fahan tahay walalkeena koleey hadalkan deelqaaf ayuu u dhahay hashaa lilaah waana qof muslim ah oo wax fahmaya dirirtana waaba ceeb ee kala leexda isku darajo maba tihiini alle ayaa idin kala dooray rag iyo dumar.
@anasahmed6903
@anasahmed6903 5 жыл бұрын
Masha allah samir iyo iimaan sxbyaal aadbeynu ugu farxad sida ragnimada leh wanaagsan qadarinta leh ad adag kkk Uu cabdi shugri u hadlay Wiil somaliyeed baa tahay qof wax ku yeeli karto malahan sxb qaali aadbeynu kuu taageersanahay Walashey farxiyo waxaan leeyahay wiilka madaxa ayuu ku saartaye adna madaxa saaro walal adbeynu idiin salaamayaaa asc
@kafiayoonis2984
@kafiayoonis2984 5 жыл бұрын
Nairobi kliya kuma taqaan ee umada somaliyed badankeeda baa ku taqan aniga oo kabayare aqoon ban shugri aqaanay waayo markas hesaha maxiisayn jirin lkn riwaayadihii shugri ee qosolka badnaa ban ku barty
@MohamedAbdi-qj3mk
@MohamedAbdi-qj3mk 5 жыл бұрын
Kafia Yoonis sidoo kale
@tayoqaran.1446
@tayoqaran.1446 5 жыл бұрын
Waan kaa Adeeganayaa waxa weeyaan "waan kaa jaran doonaa waxaad samaysay" luuqada danbe ii sheega anaa idin turjumi doonee waan idin salaamay abwaan shukri iyo igare.
@xayaatulqalbi8758
@xayaatulqalbi8758 5 жыл бұрын
igare iyo c shugri waaan idin salamay huunayaal
@xuseenhiiraan9719
@xuseenhiiraan9719 5 жыл бұрын
sbscribe ii saar wall
@abdiwalijimcaale4255
@abdiwalijimcaale4255 5 жыл бұрын
Nacas yadan meesha waxay lasoo fadhiisteen habla waxaatidhi waar keena wax dadka ucuntama
@CcCc-hl6md
@CcCc-hl6md 5 жыл бұрын
Asc. Mahada koowaad Allaah ayaa leh tan labaad waalidkeena. Fudeedna dumar kuma fiicna iyaah. Dumarka waxey ku fiican yihiin asturnaan afgaaban xataa hadii lagu xanto oo laguu keeno xataa in ay qabsan oo qosol yar ku dhameeso Allow ceebteena astur yaa Allaah.
@yahyebisharhasan3838
@yahyebisharhasan3838 5 жыл бұрын
Wr naagtaas waligeed bay Qalin jirtay
@m.xassanhilowle3112
@m.xassanhilowle3112 5 жыл бұрын
Cabdishukri cawaye can nimo ma udhiman
@malyuundhoore2013
@malyuundhoore2013 5 жыл бұрын
Koobad allah ayaa mahad lah akaa dhigay qof caafimad qaba Adoo asal ahaa xab iyo biyo labadna hooyo iyo aabe lahaa falgalka oo ku keenay aduunka sas dhah talo 👌✅
@fartunmohamed6925
@fartunmohamed6925 5 жыл бұрын
Hanjaabad waxba kama qadayso doqonta geesaha diirin
@fatumacabdi1072
@fatumacabdi1072 5 жыл бұрын
Sadaq jon iyo abdi fitax shawey ayey ku fanta nairobi na ma jogan e cadi iska dheh ku dheh kkkk
@khadromohamedali7469
@khadromohamedali7469 5 жыл бұрын
SORRY WAXAY MOODAY ISBAARADI DAYNIILE IYO MOORYAANTI MUQDISHO INAY KASHAQAYSO NRBI
@fartunmohamed6925
@fartunmohamed6925 5 жыл бұрын
khadro mohamedali hhhhhhhhhhh wan qoslay
@zahrahassan3621
@zahrahassan3621 5 жыл бұрын
Walaal mahada koobaad ilaahay u celi adiga iyo waarid kaabo assagaa idin abuuray.
@fatumaabdu478
@fatumaabdu478 5 жыл бұрын
kkk cadi matihda farxiyo kabayare wad isladakasantahy maant ha du dinto cabdi shugri adiga aya dishay wan arkiidonh
@halimahussein6622
@halimahussein6622 5 жыл бұрын
Cabdishugri ceeb iyo folxuma malihid habo ilahay aya sharaf iyo xigmad ku siiye gabadhaan mardabe haujawaabin serabto hauhadasho laac tv hore usoco
@mosessaka5180
@mosessaka5180 5 жыл бұрын
Iskiifoo deh
@Bulshoween
@Bulshoween 5 жыл бұрын
ALLAH aya mahad iskaleh dheh kow tan labaadna waalidka walaal
@khalidalimohamed6543
@khalidalimohamed6543 5 жыл бұрын
Langab waxba kuma yeeli karo pwe abdi shugri intii abdi shugri tageersan like sra naca shaydn kuyaale
@Abuceyda
@Abuceyda 5 жыл бұрын
farxaiyo kabayere waa hawiye landhera aha ow setax xaniyowd ah cabdi shukri waa nin darood xun ah e yaa la ku dilin
@raxmaqali216
@raxmaqali216 5 жыл бұрын
Manshaa allhaa cabdi shuugrii raag igadhah wlh wilashey waatageraa waa naadaad ee deblee Alle hakuxafido cabdishugri waa gabar Yaar oo Alle an kacbsan ayaadana Alle haasohamuniyo sheeeydan ayaaa balanqaa day iinu naadufidono weelibaa ilahay ayuu udhartay iinuu naabadiyeyo
@xafsalifestylchannel9263
@xafsalifestylchannel9263 5 жыл бұрын
nairobi kaliya lagama yaqaane aduunka dhan ayaa laga yaqaan c.shugri
@ismailmohamudkooke6273
@ismailmohamudkooke6273 5 жыл бұрын
Anabiib laa yad khulul Janati
@sumayafaraah9011
@sumayafaraah9011 5 жыл бұрын
Hahahahaha hahahah hortu cabdi shukri cidii taqanaa way taqaan sharftana alla bixiya wllo alle hakuxafido baan kuleeyahay farxiyana waxaan leeyahay wllo sharaf maaha inaad maalinkasta inan somaliyeed caydo cawalaan ogaa cabdi shukri wiilalkaloo badan dumarka jiid jiido raga kadhaaf ciyaarta😷
@sumayafaraah9011
@sumayafaraah9011 5 жыл бұрын
From garowe
@ahmedhasan7767
@ahmedhasan7767 5 жыл бұрын
Wlh gabadhas geesi geesi dhalay weye keep going farxiya kabayre
@nasrafarax6624
@nasrafarax6624 5 жыл бұрын
farxiya kabayere rag iyo dumar madhaafto waa qumanyo qurdan
@umuasma5881
@umuasma5881 5 жыл бұрын
Ha walahi wa noc kale xata rer india hydorabad marbay balaha naga riftay inta show gedi la iman wayey
@suheymaofficial4567
@suheymaofficial4567 5 жыл бұрын
Waa doqon madax diiran
@salahliif7413
@salahliif7413 5 жыл бұрын
Asc wr wb Laac tv walaal cabdi shukri waxaan aad iyo aad uga xumahay anshaxdarada ay kugula kacday gabadhaan walaal raali noqo waa mididaadii oo ku muday ,mana tihid wiilkii ugu horeeyey ay xogxogato ama ay aflagaadeyso inay waalan tahay waxaa cadeyn u ah hanjabaada ay kuu soo duubtay ayaa lagu dacweynkaraa walaale meel ay xakunto ama ay awood kuleedahay ay qof ku dhibaateyn kartana maleh muqdishana soomaali oo dhan baaleh waxaana daliil u ah calanka buluugaa ayaa kataagan waa meesha calanka laga ciseeyo calan qabiilna lama ogolo.
@salahliif7413
@salahliif7413 5 жыл бұрын
Cabdi shukriyo ar mey rabtaa in hargeyso laga waco waan idin salaamey adiga hodon yarey iyo igare hana ubixin qofta waalen halkaa kawada hawsha aad heydiin.
@alishamuse5411
@alishamuse5411 5 жыл бұрын
taageere waad leedahay cabdishukriyow anagaa ku taageera oo weliba ku jecel sharafbaad leedahay mudane
@Mandeeq22
@Mandeeq22 5 жыл бұрын
Billahi caleyk cabdi shukri nin adag wlhi raganimda ayaana sidaas ah waad kareysay in badan ayadana wey fududaatay inay sidaa u hadasho maheyn
@Ahmed-hg1pk
@Ahmed-hg1pk 5 жыл бұрын
Gabadhu way cabsanayd baa laga yabaa 😱 Waan kaa adeeganayaa waa hadal ceeb ah Waad jilicsanthy Geedkaa ku jilcay saas baan ufhmay
@sagalcabdilahi5670
@sagalcabdilahi5670 5 жыл бұрын
Mahada kowaad allah iskaleh marwalba
@kawsariinakordahap1355
@kawsariinakordahap1355 5 жыл бұрын
Hogayoo pa'ay Astqfrullh Mahada kowaad Alle ayaa leh🙄😐🤗😣
@harunhashi5365
@harunhashi5365 5 жыл бұрын
Kan wax wareysanaya Macalin dugsi oo wariyenimo raba inuu kusoo caan baxo miyaa ..
@hanixasanaadanhanixasan9485
@hanixasanaadanhanixasan9485 5 жыл бұрын
wllky qaali mahadda 1baad allah iskaleh cidna kama horysa allah
@kowsarmohamedisse4209
@kowsarmohamedisse4209 5 жыл бұрын
Geedaan dhaadhaanta ah inaan darteet annagu usoo jawaabno laxda xun
@xaliimashire5489
@xaliimashire5489 4 жыл бұрын
Wasalaamey axmed shugri salaan kal iyo laaab ah wxan umaleynayaa kelmada waa jilecsanthy in aykawado fananadaas waa naxariismadanthy waaasey ilatahy
@sihaamelmi8188
@sihaamelmi8188 5 жыл бұрын
Waxay ka wadaa waa lagu dilayaa oo dad baan kugu dalbanayaa weeye iyadoo joogta mareykanka micnuhu waa sidaa
@somalihanolato741
@somalihanolato741 5 жыл бұрын
Cabdi shugri waan kugu haystaa aniga masha Allah aniga walaahi waad illa qurux badan tahay Somalida ragay ku faani jireen baa tahay kaba yare Ninka kani waa Nin ad adag kama imaan xamar Ama daynine cabsi ma yaqaan wax alle ka soo haray ka baqi maayo waa laguu yaqaan haduu cabdi shugri dhereg jidka ugu dhinto ma kad baanu ku saaraynaa hadalkaga ayaa u adeegsan donaa anagoo badan yurub jogna markaykan jogna aduunka Somalida joogto dhan baa kugu marqaati furi doonta hajabadada alle u bari inaysan qodax mudin
@triplea86
@triplea86 5 жыл бұрын
Hadalkaa iska sax Mahad koowaad waxa iska leh ilaah Tan labaaadna waalidkaa Wll
@ilwaadali6042
@ilwaadali6042 5 жыл бұрын
Ilaahey amarkiis labadaan shaqsi waan iska jeclahay si Soomaalinimo ku dheehantahay ayana u jeclahay waa laba shaqsi oo degnaan & dabacsani badani ka muuqato kuwaas oo ixtiraama bulshada Soomaaliyed oo ay ka dhasheen wll Cabdi shukri & wll Igire alle ha idin koryeelo❤😍 Farxiya kabayare fudeeydka waa lagu ogaa waligeed bay dadka ka laalacsan jirtay ee hala yaabina jawaabta dadka liitana waa in aad ka aamusto waayo amusnaantu waa jawaab kaamil ah😂
@mrsomali8690
@mrsomali8690 5 жыл бұрын
Kkkkkk anoo Swedan jooga ku aqaan Abdi shukri
@abdullahiguled
@abdullahiguled 4 жыл бұрын
Abdi ShukRi Waa fanaan soomaaliyeed oo bulshada dhexdeeda sharaf ku leh Naagtan geesaha xiirani haday xishoonayso madaxeeda sidaa umay xiirateen Abdi ShukRi anagaa kaa xaalmarinay
@hibonuuraofficial505
@hibonuuraofficial505 5 жыл бұрын
Ma farxiyo kaba yara mise cabdi shugri hade cabdi shugriya dhaga badan love you my brother
@HassanAhmed-nn6bv
@HassanAhmed-nn6bv 5 жыл бұрын
Abdi shugri xuman bee ku magtay waxa leyahay Abwan Abdishugri ka raali noqo ba ku leyahay
@warisroobo1759
@warisroobo1759 5 жыл бұрын
MAASHAA ALLAAH RAG SHARAF LEH GABDHAHA SIOMAALIYEED QIIMAHOODA YAQAAN BAAD TIHIIN. HADALKA LAYSJAMA SAARNAADO EE GABADHU HE RAALI GALISO WIILASHAN SHARAFTA LEH .....
@abdulqadir4454
@abdulqadir4454 5 жыл бұрын
War wllo hala yaabin midan jeegada yahuuda leh wey waalan tahay kabayare waa hawar weyn aan xishoneyn cabdi shukri Haku dayan
@mohamedhassan5636
@mohamedhassan5636 5 жыл бұрын
Walashaa maa yahuud eh
@Mofamisa77
@Mofamisa77 5 жыл бұрын
ABwaan shukri waa caan anaga naqaan oo taageero u ah yurub salkeedana joogna iyo igare,ee ninyahow gabadhu mindhaa waa ay kaa heshay oo waa taageerayaashaada iyo si aad bal u maqasho.ayaa ay howshan u gashay.
@habonabdi6986
@habonabdi6986 5 жыл бұрын
Runta sheeg waad ogtahay wax idiin dhax maray abdi shugri qabyaalad aad baa u taqaanay iska daa miyaad argatay igrre oo LA caayo
@bushraahmed8448
@bushraahmed8448 5 жыл бұрын
Abdishugri aad ban ku taagera horay soco
Igarre iyo shugri,iyo riwaayad aad u qosol badan video
49:57
Леон киллер и Оля Полякова 😹
00:42
Канал Смеха
Рет қаралды 4,7 МЛН
Каха и дочка
00:28
К-Media
Рет қаралды 3,4 МЛН
黑天使只对C罗有感觉#short #angel #clown
00:39
Super Beauty team
Рет қаралды 36 МЛН
СИНИЙ ИНЕЙ УЖЕ ВЫШЕЛ!❄️
01:01
DO$HIK
Рет қаралды 3,3 МЛН
Xeer Ciise: Maxaa Ka Dhigay Mid Caalami ah?
1:06:12
Xogmaal Media
Рет қаралды 39 М.
Heshiiskiii Ankara ee Soomaaliya iyo Itoobiya
30:10
BBC Somali
Рет қаралды 124 М.
40 QISO | WAA QISOOYINKA UGU SAAMEYNTA BADAN EE   Sh.Mustafe
3:26:07
Saxiix Media
Рет қаралды 49 М.
Kaftanka Siyaasada 554 oo aad u xiisa badan
35:34
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 44 М.
40 QISO oo saamayn leh & 15 kamida culimadeenna waaweyn
3:57:33
Salafmedia
Рет қаралды 4,1 МЛН
WABARI XISHOOD & JACEYL
2:56:21
Universal TV
Рет қаралды 502 М.
Леон киллер и Оля Полякова 😹
00:42
Канал Смеха
Рет қаралды 4,7 МЛН