ABWAAN HADRAAWI IYO TAARIKHDIISA DHABTA AH IYO XABSIYADII & DHIBATOYINKI KALA KULMAY SIYAAD BARRE.

  Рет қаралды 149,073

SOMWA

SOMWA

Күн бұрын

Пікірлер: 80
@MahamedSalaam
@MahamedSalaam 3 ай бұрын
Fariidnimadu waa u dhalasho ILAAHAY hakuu naxariisto abwaan
@desertflower6751
@desertflower6751 2 жыл бұрын
May Allah grant you highest highest jannah. What a man!
@abdikanisulub4852
@abdikanisulub4852 5 жыл бұрын
Alle gaariyana ha u naxaristo abwaan hadraawina cimri dherer ha siiyo wa halyeey mujaahida o dalkiisa uso halgamey
@nuuradiincalijaamacaxdi150
@nuuradiincalijaamacaxdi150 8 жыл бұрын
hadraawi Allah haku caafiyo Rukun ka mida rukumda soomaalida
@fatimafariido612
@fatimafariido612 6 жыл бұрын
Allaha cumri dheer haku siiyo Abwaan mohamed ibraahim hadraawi Rabbi raali kaa noqay
@sakriyeali1049
@sakriyeali1049 2 жыл бұрын
m.a allaha haku cafiyo abwaan qali ah somaali aya ku jacel abwaan ❤️❤️❤️❤️
@craxmancabdilaahi238
@craxmancabdilaahi238 4 жыл бұрын
Hadrawi illahay cimriga iyo cafimadkaba ha udheereyo
@samaalexirsi4288
@samaalexirsi4288 6 жыл бұрын
manchaa allh illhy cafimad ha siiyo waa abwaan aad ku Faano
@youngash6411
@youngash6411 6 жыл бұрын
Maaah allàh alle caafimaad iyo cimri dherer kusii gees
@addiwaye9234
@addiwaye9234 6 жыл бұрын
Waa nin soomaali ah naxariis aduun iyo mid aakhiro allah ha siiyo.
@apdurahmandirwa4359
@apdurahmandirwa4359 3 жыл бұрын
Mncha allaH Abwaan alle haku barakeeyo
@MohamedDheeg-q1j
@MohamedDheeg-q1j 3 ай бұрын
Allaha Ku Naxariisto Abwan Adi iyo Muslimka Kaleba
@RadioQaraami
@RadioQaraami 2 жыл бұрын
Hooyooy La’aantaa Aduunyadu Hubaashii Habeen kama baxdeenoo Iftiin Lama heleenoo Dadku uma Hayaameen Dayax heego Joogoo Sida haad Haad ma Fuuleen Xidig hawd Ka lulatoo Hawo Laguma Gaadheen Hubka Laguma tuureen Cirka hirar Ka muuqdoo Ruuxaad hagaysiyo Usha nimaad u haysaa Hilintoosan mariyoo Ka habaabi maayee Hooyooy adoomuhu Halkay maanta Joogaan Adigaa u horseedee Intaad hanad xambaartee Haaneedka siisee Horaadada jaqsiisee Habtay baan xisaabiyo Tiro Lagu helaynine Markaad aan nin hiiloo Laga baqo heshiisiyo Halyey diran dhashaabaa Hooyo Lagu xasuustaa Marka aad nin hoo loo Marti hagar ka gelinoo Gurigiisa habaq Luhu Isku soo haleeyoo Hayntiisa quudhoo Hor ILAAHAY geystiyo Lama hure dhashaabaa Hooyo Lagu xasuustaa Marka aad nin himilada Hilin toosan mariyoo Hir markii La gaadhaba Ku Labaad hilaadshoo Haga maatidiisoo La HIIGSADE dhashaabaa HOOYO Lagu xasuustaa Marka aad nin Hoogiyo Ka hortaga dagaalkoo Dabka hura baqtiiyoo Xaqa hoos u Eegoo Garta hubin yaqaanoo Halista iyo COLAADAHA Ku HAGOOGTA dhiigoo Dadka kala hagaajoo Kala hage dhashaabaa HOOYO Lagu xasuustaa Markaad hoobal CAANIYO sacabka iyo HEELADA Labadaba Hagaajoo HINDISAA farshaxanoo HABDHACA iyo LUIQDABA RABBI hibo u siiyoo HAWRAARTA maansada Heensayn Yaqaaniyo Hal ABUUR dhashaabaa HOOYO Lagu xasuustaa Dummar iyo haweenbaa Nolol lagu hawaystaa Kuwa Lagu hamiyayee Sida HAWD caleen weyn RAG u wada HAMUUMEE ISHU halacsanaysaa HABLAHAAGA Weeyee marka GUUR La haybshee Gabadh heego dheeroo Hoobaan La moodoo Karti iyo Hub qaad loo QURUXDANA Ka hodanoo HUFAN Laga Aroostaa HOOYO Lagu xasuustaa HOOYOOY La'aantaa Higaad Lama Barteenoo HOOYOOY La'aantaa Hadal Lama kareenoo Ruuxaanad Habinoo Koba aanad HEES iyo Hoobeey ku sabinoo Hawshaada waayaa Hana qaadi maayee HOOYOOY taftaadaa DUGSI Laga helaayoo HOOYOOY dhabtaadaa Hurdo Lagu gam'aayoo HOOYOOY dushaadaa Nabad Lagu helaayoo Waxa Lagu hal maalaa HOOYO Ababintaadee HAYIN Lagu badhaadhaay HOGOL Lagu Qaboobaay GOGOL Lama huraaneey DUGSI Lagu hirtaayeey HIDDO Lagu Arooraay Intaad HOOYO nooshay Hambalyiyo Salaan baan HANTI kaaga dhigayaa Hamrashiyo xaq dhawr baan Dusha kaa huwinayaa HOOYO dhimashadaaduna HOOGAYGA weeyoo WELIGAY hogaagaan Ka dul HEESAYAAYOO HIYIGA iyo Laabtaan KUGU haynayaayoo HENGEL baan u xidhayaa INTA haadka DUUSHIYO GIDDI habar Dugaagee IFKA hibbo ku NOOLOW AAKHIRO Halkii ROON HOOYO AAKHIRO HALKII ROON HOOYO AAKHIRO HOYGII JANADA IYO HALKII ROON ________________________ HEESTA HOOYO WAA HEESTA UGU QAALISAN GUUD ahaan heesaha Oo dhan Waa Erayadii mufakarkii ikhtiraacii nolosha Professor-kii cilmiga suugaanta. ALLE SW NAXARIISTII JANO HAWGU DEEQO🤲 Waa maskaxdii muhindiska badnayd ABWAANKA ugu qaalisan guud ahaan ABWAANADA SOOMAALIYEED Mahamed Ibraahim Warsame Hadraawi Ma garanayo ABWAAN La milgo iyo maamuus Bini'aadanimo iyo Afgaabni xishood dhagagsi iyo dul badna. Ma filayo QIIMIHII iyo MILGIHII IYO martabadii HADRAAWI Waayey in qof SOOMAALI AHI Helayo QIIMAHA HADRAAWI WAAYEY QOF SOOMAALI AH OO HELAYAA MA JIRO MANA JIRI DOONO.
@Abdalla-1122
@Abdalla-1122 5 жыл бұрын
Allah haka cafiyo dhiigii ummada
@calimaxmuudaadan2927
@calimaxmuudaadan2927 4 жыл бұрын
allaha ha u naxariisto abwaan hadraawi
@zamiamahdu2023
@zamiamahdu2023 2 жыл бұрын
IF AAKHIRABA
@SalmonAwil
@SalmonAwil 4 ай бұрын
Allaha unaxariisto abwaanka Caawa ayaa waraysigiisa u baahdaye kadanbana ubaahan doonaaye😢
@Ala_sheikh
@Ala_sheikh 2 жыл бұрын
alle hakuu naxariisto abwaan hadraawi 😭
@khaalidkilaaz4991
@khaalidkilaaz4991 9 жыл бұрын
hadraawi waa Abwaan somaliyeed laakiin wuxuu u dhashey somaliland
@abdiosman9624
@abdiosman9624 7 жыл бұрын
Geesi mar-la-arag ah Allow hooyadaa wiil ma dhashay
@surejjamac8736
@surejjamac8736 2 жыл бұрын
alaha unaxaristo abwaan hadraawi 18/8/2022 malin qamisa ayuu geriyoday
@mumtazmohamedibrahim3167
@mumtazmohamedibrahim3167 2 жыл бұрын
Allaha kunaxariisto abwan hadrawi yarabi
@abdulkadirgacal3267
@abdulkadirgacal3267 2 жыл бұрын
Ilahay ha naxariisto abwaanka
@mahamedaden7237
@mahamedaden7237 4 жыл бұрын
Bi'i waa jacaylow Boodhari inuu diley Been baan u haystee Bi'i waa jacaylow Boog aan la dhayinoo Cidi baanan karino Beerkiyo wadnaa iyo Bogga kaaga taalliyo Inuu yahay bir caashaqu Been baan u haystee Webigoo butaacoo Beeraha waraabshoo Dhulka baadku jiifoo Dhirta ubaxu buuxshoo Canabkii bislaadoo Badarkiyo galleydii Laga tuuray baalkoo Bulladiyo ciyaaraha Lagu waa bariistoo Beeluhu gu' joogaan Sow beri-samaadkii Beled Weyne maan tegin Dhanka bari magaalada Sow boqorad joogtoo Biyo dahab la moodoo Cilicdii haweenkiyo Bili loo dhameeyoo Timo boqonta joogoo Baal gorey la moodoo Baarkana casaankii Bidix midig is gaadhoo Bul-cad lagu xiddeeyoo Badh ku xeexanaysoo Barkanaysa qaaroo Huwanaysa baaloo Igu beertay lahashoon U buseelay maan baran Sow goor barqa ahoo Bishu ay siddeed tahay Aniga iyo Beer luli Isku maannu soo bixin Sow bariidadaydii Iyo bedashadeedii Buundada ciyaartee Beled Weyn ku taallee Biyo lulata guudkood Badhtankeeda maahayn Sow bixiso weeyee Ballan maanu dhiganoo Beeri joog imay odhan Sow bayd go'aygii Layguma bushaareyn "maantaa la baxayaa bulshadii imay odhan" Sow waa bastey oo Socod beegsan maayee Ina baaja caawoo I baxnaansha maan odhan Sow taliye baasoo Ba'anoo war-moogii Taydii ma beenayn Sow badiba kooxdii Goortay badheedhee Baabuurki fuulleen Anna baal kamaan korin Boholyow daraaddii Sow baraq nuglaantii Belo lagu ducaystiyo Baryo kumaan maqnaynoo "Biri may xumaatoo batroolka daadshoo ka wadaa bukoodoo bogsan waayo" maan odhan Sow beriga waagiyo Barqo kulul dhexdoodii Geed baaxad weynoo Dherer iyo ballaadh-loo La yidhaahdo Baaroo Bilig dheer hirkiisii Ma bidhaan sanaynoo Bulxankiisa yeedhiyo Ma maqlaynin baaqii Sow baaxad soorii Iyo laba boglayntii Maan noqon bestey oo Bacadkii ma dheelliman Sow galab-baqoolkii Annagoo barwaaqiyo Meel baadle joognoo Tumanayna Beerrey Sow maan baraarugin Riyo beena weeyee Sow baalla daymii Baabuur lalaahyood Haad baalle mooddoo Fananaaya buur dheer Isma odhan ka boodoo Nafta sow ma biimayn Nin Banaadir joogoo Beled-Weyn la haystoo Waxaan ahay la baabee Sow baadi doonkii Weli baafi maan ihi Beled-Weyn Allahayow Ka dhig xiro badhaadheed Beerlula Allahayow Belaayada hareer mari Beled-Weyn Allahayow Ka dhig guri barwaaqeed Beerlula Allahayow Beryo samo ku noolee Beled-Weyn Allahayow Ka dhig beerta raaxada Beerlula Allahayow Ka barii wax yeellada.
@ahmedmohamed1young817
@ahmedmohamed1young817 8 жыл бұрын
mansha Allah
@odeyabdi933
@odeyabdi933 9 жыл бұрын
WAXAAN WEEYDIISAN LAHAA UMADA SOOMALIYEED INEEY QABYAALADA INDHAHA LA EEY ISKA DHOWRAAN. UNA SARA JOOGSADAAN MIDEEYNTA WALAALAHA SOOMLIYEED, EE QABYAALADA SAMAAYSAY..WABILAAHI TOWFIIQ...\
@taanitvshow7135
@taanitvshow7135 5 жыл бұрын
Pro midnimada somaliland wa muqadis
@BishaaroAlimahamoud
@BishaaroAlimahamoud 26 күн бұрын
Alle hku naxaristo abwaan hadraawi
@mukhtarxaarin3975
@mukhtarxaarin3975 5 жыл бұрын
Ilaahay noloshaada ha wanaajiyo iyo aakhiradaada maxamed siyaad aqoonyahano badan ayuu xabsiga galiyey in lala dagaalana sax bay ahyd bn dhihi karaa
@yesboss4488
@yesboss4488 5 жыл бұрын
mchllha Geezi soomaliyeeD💜
@hassanabdi9537
@hassanabdi9537 8 жыл бұрын
ilaheey haku shaafiyo
@youngash6411
@youngash6411 6 жыл бұрын
Great man for ever
@teamkasow9553
@teamkasow9553 7 жыл бұрын
masha allah ilahay haku caafiyo
@shmasacaday9352
@shmasacaday9352 7 жыл бұрын
alle caafimaad iyo cimri dherer kusiii geesi bucaawi ay kufaanto soomli
@foxgaming5923
@foxgaming5923 2 жыл бұрын
Allaha unaxaristo
@Abdallamohed-co4hk
@Abdallamohed-co4hk 4 ай бұрын
Allow u naxariiso 😢
@saajidsalad7217
@saajidsalad7217 2 жыл бұрын
Allah haunaxaristo
@abdiwalimohamed8434
@abdiwalimohamed8434 4 жыл бұрын
M.a sideed wiil iyo gabadh , xgaas waa ka simanahay hadrawi
@Garaad-e9p
@Garaad-e9p Жыл бұрын
Alle haw naxariisto😢
@MaandhayaInasiciith
@MaandhayaInasiciith 5 ай бұрын
Alleh ha ku naxriisto😢
@ismailawil3230
@ismailawil3230 4 жыл бұрын
Mashllh cimar dheere cibado suban
@hal_abuuradiqbalidiris1883
@hal_abuuradiqbalidiris1883 2 жыл бұрын
Illhy haku naxarizto
@puresomalilander6951
@puresomalilander6951 2 жыл бұрын
AX انا لله وانا اليه راجعون اللهم اغفر له وعف عنه ووسع مدخله وكرم نزله ونقه بسلج ولماء ولبرد 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 Ax Ax #WALEE_BEDELKAGA_LAMA_HELLO Wlhi rukun iyo tiir baa inaga baxay waxn idha ma aqani 18.8.2022 Ax Ax
@addiwaye9234
@addiwaye9234 6 жыл бұрын
Hadhaow bay leeyihiin waa ishaaq habarjeclo. Gabaygiisa Gudgude balfahma.
@nimcodagan1554
@nimcodagan1554 5 жыл бұрын
Yes waa isaaq isaq dhey cidudono hak hdee dadbadano waxa jira ka aamin san reer xamar inuu yhy no ninkani waa isaaq anuu abti iyhy
@mahamedahmed1238
@mahamedahmed1238 8 жыл бұрын
ee abwaanada somalidu badanaa ka soo jeedeen
@Ala_sheikh
@Ala_sheikh 2 жыл бұрын
abwaanku wuxu kusoo gebo gabeeyay :- " adeer ducadu waa wax wanaagsan " maanatana wuu inaga hooseeyaa fadlan aynu u ducayno qof kastawba.
@mahamedahmed1238
@mahamedahmed1238 8 жыл бұрын
abwaan hadraawi iyo hoygii burco
@stonegold7461
@stonegold7461 5 жыл бұрын
Abwan hadrawi ano weligey arkin jclhy wana uduceya wlhi m a
@imaammaxamed7845
@imaammaxamed7845 4 жыл бұрын
Masha Allah Somali o dhan ayaa kula jecel brother
@odeyabdi933
@odeyabdi933 9 жыл бұрын
Marka hore waan salamay Abwaanka Iyo wariyaha daadihinaya Barnaamijkan. Balsa waxaan weey diiyay Abwaanka Miyeeysan nasiib daro aheyn Dadkii aan ku faanaynay ee abwaanada ama wax garadka ah ineey ku fanaan jabkii umada soomaliyeed ee uu abwaanka u ahaa yiddhaahdana waa ii farxad? 2..ma awoodi waayay inuu duco ku sagootiyo dalkan asagiiba rafaadsan.
@mabsuudmohamedabdi3876
@mabsuudmohamedabdi3876 3 жыл бұрын
Kaligi farxad umay ahayn dhamantayo farxad anan hada qiyasi karayn darenkeda ayay no ahayd af wene iyo rogmashadisiba
@abdishakuur3380
@abdishakuur3380 8 жыл бұрын
ilaahoow beryonoodaa hadraawi
@loyaan264
@loyaan264 2 жыл бұрын
Alh how naxa risto 2022
@sayidcalicumarabdi4747
@sayidcalicumarabdi4747 8 жыл бұрын
abwaan somaliyeed
@yarantixajikaxajika3647
@yarantixajikaxajika3647 4 жыл бұрын
Ciyaal madhalay Abwaanka
@ugaasraage4178
@ugaasraage4178 6 жыл бұрын
salaadii u horeysey baan ku tukadey qansax dheere.......awal ma tukan jirin miyaa abwaanku tolow.
@aqoonkororsi5353
@aqoonkororsi5353 4 жыл бұрын
ugaas raage maya saaxib micnaha waxan u qaatay inay tahay marki igu horeyse ee an qansax dheere ku tukado ama xabsiga
@mahamedaden7237
@mahamedaden7237 4 жыл бұрын
@bashir Hania malaha dadkani waa caruur afwayne barre diinta islaamkaa iyo shacaa'irteeda la col ayuu ahaa oo xataa wadaado ayuu laayay
@abdihafidali3706
@abdihafidali3706 4 ай бұрын
@@mahamedaden7237yaa wadaado laayay ma abwaanka
@somalibiografie8243
@somalibiografie8243 6 жыл бұрын
5 sano 😮😮😮 miskiin
@ahmedabdi9175
@ahmedabdi9175 3 жыл бұрын
manzha allah
@mohamudnadaara3192
@mohamudnadaara3192 2 жыл бұрын
Weger iyo ka waaweyn, tani waa ka waasacan hadday ceel-walwaaleed, ku go'aan wadaamuhu waan-waani dhacantee, wadnahaan farta ku hayaa.
@YasmiinMohamud-pd7sw
@YasmiinMohamud-pd7sw 5 ай бұрын
Hapeen kuma ilaawine rapppi haku janeey0 awo0we😢
@abdifatahalimuumin7126
@abdifatahalimuumin7126 9 жыл бұрын
illahow ku cafi muwadin somalia oo weyn aya tahay xadraawi
@samsamali6183
@samsamali6183 9 жыл бұрын
Abdifatah Alimuumin somlia waa maxay war waa muwaadin SOMALILAND AH
@samsamali6183
@samsamali6183 9 жыл бұрын
Abdifatah Alimuumin somlia waa maxay war waa muwaadin SOMALILAND AH
@samsamali6183
@samsamali6183 9 жыл бұрын
Abdifatah Alimuumin somlia waa maxay war waa muwaadin SOMALILAND AH
@zalmanhajji7528
@zalmanhajji7528 5 жыл бұрын
Abdifatah Alimuumin waa muwaadin soomaaliyeed Somalia iyo Somaliland toona maahe
@thomharrison4389
@thomharrison4389 3 жыл бұрын
In lagaa soo saara mahey waayo af baad wadankii ku dumisay wixii waagaas aad ka hadleysay wax kadaranaa hadaranaa socda kamana hadashid waxyaraa kuu dhimanee towbad keen wixii fid nadaas ku baaba ay wax baad ku leedahay
@sakariyeabdi9046
@sakariyeabdi9046 2 жыл бұрын
Qadadwaynta maxaa naga galay anaga muxuu uga hadlayaa abwaano ayaad leedihiine haka hadlaan nio
@adnobin3sahriia768
@adnobin3sahriia768 4 жыл бұрын
Abwan hadraawi ilhy hkuu brakeyo
@thomharrison4389
@thomharrison4389 3 жыл бұрын
Hadaraawiyoow anaga nadaam yaan la dagaalamey soomaali kala goyn uma dagaalameynin waanal la idinka horeeyay leyta aabad ubad naateen idinkana qeybaad ka aheydeen hadanagooniyaan ugo nay ma dhihin marka horaba hal gankiinaa soomaali kala goyn ahaa taa udaliil ah xuduudihii ingriiskaan waayaabee ingiriis miyaad ku balan xuduudahaas qaf soomaalinah ookale kama maqal kaligiin wadan ma daganidiin ingiriiskaa idin yir miyaa idin kaa leh abaal marin sha qadii fiic need aad u qabateen
@fardowssulaiman1943
@fardowssulaiman1943 3 жыл бұрын
Mlm
@kowsarxasan6969
@kowsarxasan6969 8 жыл бұрын
subxanalah abwaan hadraawi mugoo ilaah cafis waydiisa hadii aad tidhi qaran dhan dumisay waliga lagu kari wayey ilaa ay somaali koonfur duntey maxad ka heshay qoon dhan ayaa dumey oo lagu farxay aqiro war aa jiro.👎
@muniir3654
@muniir3654 5 жыл бұрын
Qarankuu dumiyey xagee ku yaalaa
@bintiahxmedsaleban9682
@bintiahxmedsaleban9682 4 жыл бұрын
Kowsar Xasan Naa Isla Yaab Naayaa Hooyadaa Weelka U Maydh Wax Uu Dumiyay Na Majiree Hadraawi Waa Ninkii Baladwayne Wax Wayn Idiinka Dhigay Ee Idiin Amaanay Idinku Umana Heesi Kartaan Dhulkiina Waa Laydiin Amaanay Lkn Waligiib Hal Erey Oo Xigmad Ah Maydin reebin
@mahamedaden7237
@mahamedaden7237 4 жыл бұрын
Caydid wa ninka darood kaga talabay wabiga shabele viva caydid afweyne ka dhigay ninka ugu horeyay qaxoti kuna noqday nigeria
@Suheylacrafts
@Suheylacrafts 7 ай бұрын
Allah haunaxaristo
Barnaamija Xusuus Reeb Iyo Hadraawi By Ducaale
1:15:11
Horn Cable Tv
Рет қаралды 991 М.
Сестра обхитрила!
00:17
Victoria Portfolio
Рет қаралды 958 М.
We Attempted The Impossible 😱
00:54
Topper Guild
Рет қаралды 56 МЛН
Silsiladii Siinley oo dhamaystiran Full: HD
1:37:20
BAADIGOOB
Рет қаралды 1,6 МЛН
Abwaan Hadraawi iyo qisadii heesta HOOYO - Universal TV : Ridwaan
15:24
Silsiladi Siinleey oo Dhamaystiran : Abwaano Somaaliyeed ku dhan
1:37:01
Abwaan Gaaroodi
Рет қаралды 339 М.
HADRAAWI NOLOSHII XABSIGA SHEEKO XIISO LEH
11:08
Iftiimin
Рет қаралды 426 М.
Abwaan Hadraawi Iyo Maxamed Iyo Xabsigii Qansax Dheere
27:24
QARNI JOOG
Рет қаралды 188 М.
Hadraawi & Jacayl Dhiig Ma Lagu Qoray (Part 2)
7:25
Tixraac
Рет қаралды 258 М.
Abwaan Hadraawi Xasuus Maansadii Goljano
24:07
Yacqub Koshin
Рет қаралды 4 М.
siinleey hadraawi iyo cabdiqays@XULKAXIKMADAHA
1:15:31
XIKMADAHA
Рет қаралды 21 М.
Barnaamij Gaar Ah Ilahay Ha u Naxariistee Mulaxin Cabdi kariin Jiir
21:42