Abwaan Siddiiq Burmad

  Рет қаралды 58,730

Codka Ubax Podcast

Codka Ubax Podcast

3 жыл бұрын

Tabaha xidhiidhka bulshadu waxa uu la jaanqaadaa hadba casriga la joogo. Sida maanta looga wada hadlo telefoonnada iyo internetka, berigii hore loo ma aqoon. Sidee waalidkeen u xidhiidhi jirey, ma soo gaadhay se wakhtigii jacaylkaaga loo qori jirey waraaqo ay ku sawiran yihiin wadnayaal waaweyni?

Пікірлер: 103
@Najah-mk3bs
@Najah-mk3bs Жыл бұрын
Wxn daawanaya barnaamijkan hben ay taariikhdutahy 12-07-2023 hben jimce siibaxaayo sabtina ay soogalay wllhi been idin sheegimaye 81 qov ba video gan igasoo hor comment gareeyey waanan sooowada akhriyeyy commentagyga magaranyo goor aan kusoonoqonayo lkn insH allah wxn rajeynyaa inankusoonoqdo ano helay qovki anu isjeclyn oo an wlipa qoys wada dhisanay oo ubad na nadhexyaalo qovkasto igadanbeeyow wll Aamin isodha anigu jacaylka wn jecelahy❤ sidiiq burmad aad ban usalaamaya marwadiisa xamdana allehaubarakeeyo ❤❤❤❤ wxn kusuganahy magaalada burco gaar ahan xafda hodan qaylo insh allah nooli kulanteed wllyal hdan ddhinto oo aad comeentayga aragtan anoo kusoonoqon waayeyy isoduceeya in ilahy qabriga ii waasiciyo😢
@princesshappy235
@princesshappy235 10 ай бұрын
Nabad io caafimad ku noolow wll❤
@shakiibmhurre
@shakiibmhurre 3 жыл бұрын
sidiiqow intad adigiyo xamdi idacada habenimo dhageystayaasha usaartan wan hoyaneyna habeen wanaagsan ayad hoos ahaan isu wici jirteen kkkk allow isku kiin daa inbadan wan idin duceynee nabad ku waar💖
@amiiraapdi9678
@amiiraapdi9678 10 ай бұрын
Qalsow galbed eeg qorax may kaso bixin Qadar eebe moye qudh la jaray maso noqon Qalbi jabay hana wilin 😢💔
@fahiimamuhiadin5141
@fahiimamuhiadin5141 3 жыл бұрын
Codka ubax markaan dhagaysto Waxaan galaa jawi yaroo macaan Thank you again ❤
@farahmohamed4363
@farahmohamed4363 3 жыл бұрын
Sidiiq maxamed burmad waa Abwaan aftahan ah oo sheekadiisa iyo heesihiisuba labadaba farshaxanimo ku dheehan tahay oo aan laga xiiso go`ayn
@abrahammussa4658
@abrahammussa4658 3 жыл бұрын
Sidiiq burmad waa nin storyteller ama hal abuur ah runtii microphone-ka ama camera-da dabadeeda ayuu ku qarsoon yahay. Thanks mr ubax ninkan aad soo qabatay iyo guud ahaan podcast-ka qiimaha badan.
@kingabdullahi8367
@kingabdullahi8367 3 жыл бұрын
Mash Allah Abwaan Sadiiq burmad Guuleyso waligaa Suugaantaada Waa mid inaga hadasho mar walbo👏👏
@wardaroble6859
@wardaroble6859 3 жыл бұрын
Ilaahay amarkii intaan ka dhamaysanayey inay wax kale igasoo dhex galaan way i dhibaysay, guriga ad hortiisa fadhideenna inaan idin arkaayey ayaaba la moodaa sidaad u sawirteen. Sidiiq iyo Ismacil habaryar iyo walaal laba farshaxan oo is helaybaa tihiin alle ha idin barakeeyee.
@yaxyegabyaaye9792
@yaxyegabyaaye9792 3 жыл бұрын
Masha Allah. Sidiiq Burmad aad buu inoogu iftiimiyay lakin meelo dhawr ah buu ka yar meermeeray. Sida laxanka, Ereyada, adeegsiga Af-maldahanayaasha, iyo meelo kale. Mahadsanid Ismaaciil Cabdi Ubax iyo Sidiiq Burmad.
@Abdiqani_Abdiqadir-Ali
@Abdiqani_Abdiqadir-Ali 2 жыл бұрын
Malaha isaga sababta erayada loo sameeeyay, iyo micnaha isaga hal abuure ahaan uu ula jeeday ama ka danbaysa buu xoogga saarayay, kollay asaga heesta waxaa khusaysa ama uu is leeyahay ka hadal waa erayada uun baan is leeyahay. Mahadsanid.
@fatmajama4743
@fatmajama4743 3 жыл бұрын
Favourite abwaan❣💘
@fariidoinafaarax3544
@fariidoinafaarax3544 2 жыл бұрын
Masha Allah aniga waxa aanba ka helay sida uu xaaskiisa ku yahay 🥰❤
@AnfacD
@AnfacD 8 ай бұрын
Masha Allah qiimo Allaha u yeelo intii Fanaaniinteena & Laxamiistayaasha & Mu Alifiinta Soomaaliyeed qiimahoodii hore Allaha soo celiyo.
@hawosugule8503
@hawosugule8503 2 жыл бұрын
41:55 abti xabiibidu ila wagaa ileen waa soo jirtay hhh Ilahay ha isku kiin barakeyo wll sidiiq iyo hamda❤
@HOREUSOCO
@HOREUSOCO Жыл бұрын
Hhhhhhhh😂 haaa
@Mucad43
@Mucad43 3 ай бұрын
ABWAAN ka cod karsan wali ma arag abwaan sadiiq burmad He is One of my favvv writers
@xoraycaanomawaaye52
@xoraycaanomawaaye52 3 жыл бұрын
Alla cajaa'ibsanaa Sbwaan/saxafi. sadiiq maxamed burmed io ismaciil codka ubaxa Waxa isugu kaaya aaday waqtiga io jawiga waxaan Lasoo dagay maanta oo khamiis ah 18/3/2021 Waxa aan dhagaysanayaa caawa oo jamce ah saacadu waa 11:08 daqiiqo Waxaan ku dhagaysanayaa banaanka hore hoyga aan ka daganahay magaalada jigjiga waa xili robaad uu roobka ka curtay magaalada jigjiga waxa ii muuqda xiddig la, iigu sheegay meere Jabaqdu aadbay uyartahay waxaan maqlayaa ruxanka dhirta ku taal hareerahayga, Gudcurka waxa iidheer layrka/korontada oo ka maqan magaalada.✍
@nimciishnalka279
@nimciishnalka279 Жыл бұрын
Cajab cajab❤
@suleimannouhali7671
@suleimannouhali7671 Жыл бұрын
13/july/2023 ayaa dhegaysanayaa saacaduna waa 5:05 galab khamiis ah
@adnomuaad4527
@adnomuaad4527 11 ай бұрын
​@@suleimannouhali76717/August/2023 saacaduna thy 7:28 fiidnimo jawi roobaad waliba habeen isniin ah❤
@Farm_With_Suhaib
@Farm_With_Suhaib 3 жыл бұрын
Esmail... Murti miidhan weeye.... #IntaCodkaubax waheshata! ☝️ Abwaan.. Sadiq mohamed burmad!
@sadiayusuf151
@sadiayusuf151 3 жыл бұрын
Qadirow allahayow adigu qumane iiso xul❤❤🙏
@hassanugass9561
@hassanugass9561 3 жыл бұрын
Abwaankan wuu iigabadhay wariyaa unba uheystay .. sadiq burmad get my greting from garissa
@z012y
@z012y 3 жыл бұрын
*Siddiiq burmad abwaan aan suugaantiisa taageero* ✊
@aaaxmedfarxaan818
@aaaxmedfarxaan818 2 жыл бұрын
Masha allaah abwaankaasi waakaan rajaynaayo inaan lakulmo mar uun
@shimbirka.
@shimbirka. 3 жыл бұрын
Abwaan Sidiiq Mohamet Burmad🙏🏾💯
@Koos338
@Koos338 Жыл бұрын
Wa run anigu waa dafira dadkana wan dhageystaa😢😅jcylka waa cajiib❤
@sahalmuse1968
@sahalmuse1968 3 жыл бұрын
Abwaan sidiiq burmad alle ha noo ka daayo
@amalasad4027
@amalasad4027 2 жыл бұрын
Wllo mansha Allah hore uu soco xaqiiqa waxa tahay niin jira codka ubax
@samatar4444
@samatar4444 3 жыл бұрын
ABWAAN SAXAFI RUG CADAA AH SIDIIQ BURMAD IYO QORAA ISMAACIIL CABDILLAAHI UBAX WAAN IDIN SALAAMAYAA JAALLAYAAL 🖐
@nasraabdinasir3377
@nasraabdinasir3377 3 жыл бұрын
What a beautiful stories!!
@xog-dire1325
@xog-dire1325 3 жыл бұрын
Siddiiq maxamed burmad mid kamida Af-maalka soomaaliyeed
@FuAad1
@FuAad1 8 ай бұрын
Codka ubaxa dhiiri gari galiyaheygaad tahay ❤ respect 🎉
@suniitaahajji3918
@suniitaahajji3918 2 жыл бұрын
Heeska i fur aan wadada qaadee, waxaan kula yaabay gabadha wey eed sheeganaysaa isagana warka soo xir buu leeyahay wana qoysaska somalida wax dhex taagan oo oo dhayi maayo dhibaatadii ay sheegatay
@aminaqalanjo9019
@aminaqalanjo9019 Жыл бұрын
Barnaamijkan codka ubax waxaan dhegaysanayey 30/9/2022 2:16 ilaa 3:14 pm sidiiq iyo hamda iskuwaara booweyaal😊
@buunkahasancade-fe3yr
@buunkahasancade-fe3yr 6 ай бұрын
2024 mnta dhagaysanaya 😮
@Zahruujaabdi589
@Zahruujaabdi589 6 ай бұрын
27/1/2024 ayaan dhagaysan😅​@@buunkahasancade-fe3yr
@amiinyousuf5471
@amiinyousuf5471 3 жыл бұрын
Amazing
@abdiwahidaden7733
@abdiwahidaden7733 3 жыл бұрын
Abdikarim farah qarey mar aan daawaday barnamij u kucasunaa oo ahaa somali week festival hadalkisa waxaa ka mid ahaa xiliyada qaar aan laxanka samaynayo dareerkaygu normal ahaan maba joogo Sidiiq burmad hesihiisa inbadan okamida o nolosha dhabta ah ka shekaynaya ayaan ka dhegaystay
@hamzeahmed6411
@hamzeahmed6411 Жыл бұрын
Inta dafirta dadka kale dhagaysata ismujiya
@shankaroon7258
@shankaroon7258 3 жыл бұрын
Codka dhagahayaga soogadhayaa mcaanka uuleya allunbaa og manshallah
@Hamda_Aseyrrr
@Hamda_Aseyrrr 3 жыл бұрын
Maktabado Nool❤
@Noryare59
@Noryare59 4 ай бұрын
Best abwaan❤
@asmahussein7338
@asmahussein7338 2 жыл бұрын
Codka ubax waa meel aan aad ugu xidhanhy Wan rajeynayaa Mar uun inan idin soo bookhdo
@nouraaidid6567
@nouraaidid6567 3 жыл бұрын
Muuqal ayaan u baahany
@Kadira-16
@Kadira-16 2 жыл бұрын
Xaqiiqo jirta ayu ka hadlayay abwaanka Wlh
@DilaagaDahsoon
@DilaagaDahsoon 11 ай бұрын
xamda queen Ninka Ayaantay Fanka Kabaxdaan Iskaba daayee ninka qolka ku qafishay ma isagaa Legend plus ❤❤❤❤❤❤❤❤😂
@khadrahajiyusuf9982
@khadrahajiyusuf9982 7 ай бұрын
Masha allah cadka wiilkan waba isga jecelahy codka ubax
@_Hassan_26
@_Hassan_26 Жыл бұрын
Abwaanka wxn bartay isagoo saxafi ahaa Balse heesti bk mrku sameyey ban ogadey Hal abuurnimdiisa karaamo io korka sarantahy😍🤍
@deeqoosman8853
@deeqoosman8853 3 жыл бұрын
Inoo soo badi vediyadda♥️🙏🥀
@asmapache634
@asmapache634 3 жыл бұрын
Codka ubax ❤
@banadirchannel8187
@banadirchannel8187 Жыл бұрын
Heesta haddii. LAGU darayo magac Heesta Xarafkey ku socoto iyo magacu is leeyahay waa Arin fcn Mahadsanidiin
@ruwaydiinainasugule73
@ruwaydiinainasugule73 Жыл бұрын
Mar 3aad kii aan daawanayo weeye runtii burmad waa abwaan buuxa
@nimcocaydoud8566
@nimcocaydoud8566 3 жыл бұрын
Codka ubax hore usoco baro
@deeqa12ibrahim95
@deeqa12ibrahim95 2 жыл бұрын
Alleh haysukin dayo
@ubahismail5472
@ubahismail5472 3 жыл бұрын
Ismailow wd ku mahadsan thay wlhi wn u bogay sad wx nogu gudbiso qisan hayaaye
@hanadyusuf6484
@hanadyusuf6484 11 ай бұрын
Waxyaabaha cajiibka ah waxa kamida vidoe gan waxaan gadhaysanayaa habeen jimce soo galayo, saacada aan dhagaysanayaana waa 11:26 ayaan dhagaysanayaa
@hoodoapdi557
@hoodoapdi557 3 жыл бұрын
Barnaamijkan codka ubax qaybtan sidiiq burmad waxan dhagaysanaya 3/october/2020 galin danbe oo sabti si galban donto 5:10galbnimo ilaa imika oo aan dhamaystay6:24 fiidnimo wxn ku dhagaysnaya meel jawi qabaw oo laydha iyo madawga cirka iyo xidigihi oo hder so baxay qarkod jawiga an ku dhagaysanayay iyo shekeda iyo sidiiq kuso gaba gabeeyay iyo sidan u jeclaysanayay inay si socoto inaba cadi maha wxn la ilawi karin ismacil ubax oo aan mar walba abaal uga hayno huno gacale wanu ku garab taganee guulayso
@jamaadahmed7990
@jamaadahmed7990 Жыл бұрын
Aniguna 03/October/2022 23:06pm ayaan daawanaya waxan rajaynayaa in aad fiican tahay adiguna
@ubdymahamud929
@ubdymahamud929 2 жыл бұрын
jiilasha dambe ayaa ku xusi doona abwan sidiiq burmad 👏
@sagalinatueen87
@sagalinatueen87 3 жыл бұрын
ismacil c ubax wll nosoo badi oo nola so dhakhso plz.❤❤❤
@hawosugule8503
@hawosugule8503 2 жыл бұрын
Dhagaysiga muuqalkaan wuxu igu noqday 1 minute waxaan ku dhagaystay goob ganacsi anigo shaaqo markii hore igu adkayd see fudaydkeedu iga cawiyaay muuqalkani qabanaya waa galab 4:10 waa jawi normal ah oo isbuucyadii u danbeeyay waxaa magalada ka da,aayay roobkii guga dadku maanta waxay ku mashquulsanyihiin dawashada dorashada oo maanta 15 may ah dhacaysa doorashadii somaliyaa se anigu aah danaynayn
@Mustafa-uq5dj
@Mustafa-uq5dj Жыл бұрын
Cajiib abwaan sadiiq waa hanti qaran, qisadeyda ayuu kasheekeeyey🙄 FCMAN
@cabdikariimmuxumed1956
@cabdikariimmuxumed1956 3 жыл бұрын
Abwaaanka igu salaaan
@midnimoahmed
@midnimoahmed 3 жыл бұрын
Codka ubax wa ku mahadsantay qisooyinka aad nala wadagtid
@Abdinourmohamedkalif
@Abdinourmohamedkalif Жыл бұрын
Waaa heees qiiimaheedu sareeeyo
@nouraaidid6567
@nouraaidid6567 3 жыл бұрын
Wll video caadiya kasoo dhig markaad qofka warysanyso
@anwarupdyrahman4671
@anwarupdyrahman4671 Жыл бұрын
@user-jv4xv8ky2j
@user-jv4xv8ky2j Жыл бұрын
❤❤
@mubaarikmahamoud2855
@mubaarikmahamoud2855 3 жыл бұрын
Burmad iyo Ubax baa is helay🤣 wad salamantiin labadiinuba.
@cabdicasiis7122
@cabdicasiis7122 3 жыл бұрын
Aad ayaan Kaga Dambeeya Balse Waxab Rajaynaya Inan Waqti aan Kugu Hadlo aan ka Heli Doono
@ahmednuur9164
@ahmednuur9164 2 жыл бұрын
Abwaan/tabobare/wariye sidiiq mohed burmad wax badan ayaad noo iftiimisay.. ..waxaan dhagysanya xili dambe oo sacaadu tahy 2:24am 21/04/022 hbn khamiis ah.....Sh.C.C.
@cqanibiixi7924
@cqanibiixi7924 3 жыл бұрын
Ismaciilaw laabsalax soo qabo
@yazinherzi2273
@yazinherzi2273 2 жыл бұрын
Save ta u fur wll
@Rana_barbi
@Rana_barbi 3 жыл бұрын
Wr wll mad videoga aragti kadhigtid shekadi o macnba laga sexanya sidan blz no badal🥰
@cabdicasiismaxamud3560
@cabdicasiismaxamud3560 4 ай бұрын
Anba habeen jimco soo galayo ayaan dhagaysanayaa 😮😂
@mustafeabdiabdilahi3916
@mustafeabdiabdilahi3916 8 ай бұрын
Wlhi waa fanny abwaan sidiiq burmad hada hooyadeed iyo aabaheed kuma qabaan wanaaga
@abdirahmaanilkocasse8313
@abdirahmaanilkocasse8313 Жыл бұрын
Siddiiq birmad abwaan wayn
@khaledothman321
@khaledothman321 3 жыл бұрын
@laabsaalax inoo soo qabo Zhp
@princesshappy235
@princesshappy235 10 ай бұрын
Inta dafirta dad kan dhagaysata ☝😂
@jibreilabdi1315
@jibreilabdi1315 2 жыл бұрын
show barigaana abti xabiibi wuu jiray😅
@adnanshaadiro8439
@adnanshaadiro8439 3 жыл бұрын
Eesh calaa qoraa
@ibrahimnuurosman1878
@ibrahimnuurosman1878 3 жыл бұрын
Wariya fiican ba tahay hablaha uqaadayso warka 9
@HOREUSOCO
@HOREUSOCO Жыл бұрын
WXan dawaday ku dhowad marki 10naad
@muhyadinhashimi4896
@muhyadinhashimi4896 2 жыл бұрын
RUNTII AAD AYUU II CAJAB GELIYEY BROADCAST
@ismaythanuuraane4132
@ismaythanuuraane4132 3 жыл бұрын
Sadiiq burmad
@mahadkhadar8362
@mahadkhadar8362 Жыл бұрын
Waar nio Abwaan horad u shegtay inu qofkasta oranayo inaad iga hadashay balse Anigu waxanba oran kara midha haben Baan intaan qarway Qisadayda duubatay wayo dheh wabad iga dhex hadashay🤣🤣
@wildanimals1823
@wildanimals1823 2 жыл бұрын
Sadik burmod
@Abdifatah_Hussein_Garweyne_
@Abdifatah_Hussein_Garweyne_ Ай бұрын
Burmad
@hanadyusuf6484
@hanadyusuf6484 11 ай бұрын
Qayb labaad kasoo samee abwaanka
@Nada_1673
@Nada_1673 5 ай бұрын
Hada bbe ma abti ban ku badalna abwan😂😂
@khadijoquruf
@khadijoquruf Жыл бұрын
Dee anba xiligaas ban dhagysan hben jimcaa 23:30 hbenbadh banan gudcura😂😂cirkana daruur lahyn agah maxaa isku adiyay
@nasteexoyeedhwayne
@nasteexoyeedhwayne 2 жыл бұрын
Ma arag barnaamih ka xiiso badan ka dhadhan wcn anoo jeclaysanaya oo dareenkayguba kuwada maqanyahay ayuu dhamaaday , mahadsnd ismaaciil waxad noosoqabatay nin aan inbadan jecelnahay sheekoyinkisa heesihiisa iyo degananta kamuuqata habdhaqankiisaba
@user-nh1ut2rc6z
@user-nh1ut2rc6z 6 ай бұрын
Anu jcylka waa dafiraa kwen😢😂
@DilaagaDahsoon
@DilaagaDahsoon 11 ай бұрын
Nimcaan usheega inuu heestan dib usooqaado waagaas wuu gariirayaaye hhhhh
@ahmedbarre2387
@ahmedbarre2387 3 жыл бұрын
Zxp ismaaciil c ubax wxd noo sheegtaa meel aan ka daawano heestii ismacil danan ee aad sameysay maad delete gareysay 😓
@hariirahmed667
@hariirahmed667 3 жыл бұрын
Just now✌❤🙏 Like igu sharfa zhpayaal🙏
@cumarhaaji7081
@cumarhaaji7081 Жыл бұрын
Codka Ubaxa waa meel aan Nasiino ku dareemo cajaaib
@abwaannasto4400
@abwaannasto4400 Жыл бұрын
aderky
Ayaan Axmed Caydiid & Suugaanteeda Jacaylka
38:19
Codka Ubax Podcast
Рет қаралды 120 М.
Дарю Самокат Скейтеру !
00:42
Vlad Samokatchik
Рет қаралды 8 МЛН
A teacher captured the cutest moment at the nursery #shorts
00:33
Fabiosa Stories
Рет қаралды 17 МЛН
Sidiiq Burmad #HIBF2022
52:11
Xarunta Dhaqanka ee Hargeysa
Рет қаралды 7 М.
CODKA UBAX - Waa Layga Guursaday 7
19:22
Codka Ubax Podcast
Рет қаралды 84 М.
Igu sir weeyaan Caashaqu -  Abwaan Gurey Dool (Hilin Show)
50:28
Hilin Show
Рет қаралды 25 М.
Dhisidda Kalsoonida Qoyska
31:49
Codka Ubax Podcast
Рет қаралды 45 М.
Abwaan Saar iyo bandhiga suugantiisa ee Hargeysa
46:56
MM Somali TV
Рет қаралды 32 М.
Inyar oo Ka Mid Ah Badweynta Heesaha Abwaan Sidiiq Burmad.          Ma isku taqaanay?
5:33
waa aniga oo sheekaynaya
1:00:36
Siddiiq Burmad
Рет қаралды 31 М.
Suugaanta Hirgashay ee Abwaan Cantar.
37:12
Hilin Show
Рет қаралды 36 М.