Abyan Waxay Ku Nooshahay | Cumar Shooli Hees Abyan | Iskuraran agteediyo Agagaarka Ceelgaab | shooli

  Рет қаралды 22,916

DHUGMAAL LYRICS

DHUGMAAL LYRICS

Күн бұрын

HEESTA : Abyan waxay ku nooshahay
LUUQDA: Cumar Cabdulle Shooli
ERAYADA: Abwaan Cabdalla Ibraahim
LYRICS: DHUGMAAL LYRICS
QORAALKA HEESTA ( LYRICS )
Dadka lama ag dhiginoo
Loomana ekeynino
Markaad yarihi eegtaba
Afar iyo tobnaadiyo
Iftiin soow ma mooddaan ?
Ma ayadoo kaleetaa
Ifka lagu arkaayaa
Aqal lala galayaa ?
Inay aayo wacan tahay
Ooy amaanta leedahay
Taan ishaartay ay tahay
Inta ila taqaaniyo
Ummadahaan ogeysiin
Abyan waxay ku nooshahay
Aqalkoodu oow yahay
Iskuraran agteediyo
Agagaarka Ceelgaab
*************************
Uurka uumistiisii
Ilaah baa abuuroo
Caqli lagama dhiminoo
Iinna looma yeeline
Waa ubbad xalaala
Ma ayadoo kaleetaa
Ifka lagu arkaayaa
Aqal lala galaaya
Erayada ma badisee
Inta kale haweenkaba
Waxay ayaado dheer tahay
Edebtiyo asluubta
Waa lagu aqoonsani
Abyan waxay ku nooshahay
Aqalkoodu oow yahay
Iskuraran agteediyo
Agagaarka Ceelgaab
**********************
Aadaankiyo Salaadiyo
Udeyggii jannnaadiyo
Ama ubaxa geedaha
Onkod iyo Hillaacay
Indhaheyga deeqdee
Ma ayadoo kaleetaa
Ifka lagu arkaayaa
Aqal lala galaayaa
Indhaheeda waa sidii
Eelado ugaadha
Korka laga asteeyey
Abyan waxay ku nooshahay
Aqalkoodu oow yahay
Iskuraran agteediyo
Agagaarka Ceelgaab
#dhugmaal_lyrics #dhugmaallyrics

Пікірлер: 7
@afgooyebishe2236
@afgooyebishe2236 4 ай бұрын
2024 inta iga danbeysow salaama❤❤❤
@mohamedamiin2185
@mohamedamiin2185 Жыл бұрын
Allaha u naxariisto madalihii hobalada wabari Cumar Cabdulle Shooli iyo Abwankii sameyay wariye sare Cabdalla Nuuradin Ahmed Horn Afric xasuus.
@uptherhmnizmail9157
@uptherhmnizmail9157 Жыл бұрын
Abwan cumr shooli afkga caano lgu qaby 🦁🔥
@AxmedBashiir-j4f
@AxmedBashiir-j4f 6 ай бұрын
woof woof hees igadheh ma ayadookaleetaa ifkalagu arkaayaa aqal lalatagayaa my my walee anaa ogtaa
@cabdiwalibeeroof2483
@cabdiwalibeeroof2483 Жыл бұрын
Nice ahn shoolli fannaan wayn
@apyanlollita7815
@apyanlollita7815 10 ай бұрын
Heestan meqo sane jirta
@beecyarechannal
@beecyarechannal 9 ай бұрын
Ex songs
Don't look down on anyone#devil  #lilith  #funny  #shorts
00:12
Devil Lilith
Рет қаралды 13 МЛН
OYUNCAK MİKROFON İLE TRAFİK LAMBASINI DEĞİŞTİRDİ 😱
00:17
Melih Taşçı
Рет қаралды 13 МЛН
Daahir Gacamey - Buulo burtii
12:12
Mahad Goraa
Рет қаралды 71 М.
Salah Bonge  /  Omar  Shooli  ( NAFYAHAY )
8:23
Iftin Band - Salah Bonge
Рет қаралды 99 М.
Cumar Shooli Heestii Abyan
7:24
Raad Raac Qaraami
Рет қаралды 14 М.
hees sholi  hablihii dalkeena dhn.mpg
10:39
hctvcayto1
Рет қаралды 3,1 МЛН
Caashaqa haween  by cumar dhuule
10:39
Hamse Ali
Рет қаралды 495 М.
Buurbaa kugu gudbane, AUN.Cumar Dhuule iyo Maryan Mursal
12:30
Farhan Ali Halane
Рет қаралды 308 М.
Cabdilaahi Shariif Bastow Heesta Bule Barde
7:20
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 180 М.
Diana Ismail - Сені кездестіргелі (Mood Video)
2:51
Eminem - Temporary (feat. Skylar Grey) [Official Music Video]
5:03
Ozoda - Lada ( Official Music Video 2024 )
6:07
Ozoda
Рет қаралды 20 МЛН
Alisher Konysbaev & Duman - Мен болуым керек (Official MV)
2:35
ИРИНА КАЙРАТОВНА  - 30 НЕ АУТ [MV]
3:42
ИРИНА КАЙРАТОВНА
Рет қаралды 267 М.
Не жүріс
2:59
Қанат Тасхан - Topic
Рет қаралды 405 М.