No video

Admiral Faarax Axmed Cumar (Faarax Qare):

  Рет қаралды 44,563

Risaala TV

Risaala TV

Күн бұрын

Admiral Faarax Axmed Cumar (Faarax Qare): “Waxaan ahaa ninka Ciidamada ku dhex faafinayey Nidaamkii Hantiwadaagga”
Qeybta 1-aad ee wareysi xiiso leh oo Xog badan xambaarsan, wuxuu Jeneraalka uga hadlayaa:
-Taariikhdiisa Wadaadnimada ku bilaabtay
- Aayadihii dhaxalka ee uu beeniyay Siyaad Barre iyo Culimadii la toogtay

Пікірлер: 68
@realityreality8301
@realityreality8301 Жыл бұрын
Allah says talking about Qiyaamah day "That Day, We will seal over their mouths, and their hands will speak to Us, and their feet will testify about what they used to earn." Surah Yaasiin
@Cirguje2
@Cirguje2 Жыл бұрын
Are you Ponting out that he's lying 🤥 man
@realityreality8301
@realityreality8301 Жыл бұрын
@@Cirguje2 I'm wondering how he can read tafseer and be satisfied with communist parts of Siyaad who restricted of bssic human rights!
@LexlutherVII
@LexlutherVII 5 ай бұрын
are you supporting khawarij al shabab
@mustafahassan2231
@mustafahassan2231 Жыл бұрын
masha Allah odayga waa nin wax badan garanaayo, nolosha marba sidaa rabto inaan u noolaato. well done masuul
@Maryam-cg6cl
@Maryam-cg6cl Жыл бұрын
000
@khadarhussen4752
@khadarhussen4752 Жыл бұрын
MAASHA-ALLAAH 🌹🇸🇴❤️💯👍🏆💋ALLAAH HAKUXAFDIYO
@khadarhussen4752
@khadarhussen4752 Жыл бұрын
MAASHA-ALLAAH 🇸🇴❤️🌹💋💯🙏👍🏆🏆🏆🏆🏆🏆🏆🏆
@mohamedhussien3757
@mohamedhussien3757 Жыл бұрын
Aabahaa ba' makaasaa aabaa habaar hakudhecee
@user-de6lm4wn9c
@user-de6lm4wn9c Жыл бұрын
oday faarax masha allah waa nin wax badan og taasna waxaa sabab u ah diinta oo bartay
@GuledAar
@GuledAar Жыл бұрын
Farxad, caafimaad waara iyo nolol qurux badan Alle ha idin wada siiyee 1K oo subscribe i gaadhsiiya walaalayaal. 🙏🏽
@mohamedhussien3757
@mohamedhussien3757 Жыл бұрын
Kkk odeygaan waa nin wareersan ninkii suuratul nisaa beeniyay ayaa muslim ah hadaad la qeyliso kaa dhageysan meyno
@MAbdilahi
@MAbdilahi Жыл бұрын
Wariyuhu muxuu su'aashaa ubwaydiin waayay haddii uu taarikhda hayo anaa dhagahayga ku dhagaystay isagoo leh anaa idin simay.
@LexlutherVII
@LexlutherVII 5 ай бұрын
siyaad bare AUN wuxuu la dagaalamayey khawaarijta alshabaab
@abukarmurudimumin253
@abukarmurudimumin253 Жыл бұрын
Profka waxa ku fiicnaan laheyd in uu waraysto Alle unaxriisto wariye Cooke
@abdikanitohow
@abdikanitohow Жыл бұрын
Ninka iyo naagta meshay ku Siman yihin general ka kawaran
@iimaanbile4382
@iimaanbile4382 Жыл бұрын
Shaqaday U siman yihiin, waxbarashaday U simanyihiin, Xuquuqda aasaasiga AH bay u siman yihiin.
@mohamoudcali8111
@mohamoudcali8111 Жыл бұрын
Adeerkay xalane allaha u naxariisto
@abdimuuse4919
@abdimuuse4919 Жыл бұрын
Ninkaan waraysi xumaa warkiiba su aalo aanloo baahnayn buu kukala goynaysaa Waligii wax ma waraysan
@GeediGeediMuse
@GeediGeediMuse Жыл бұрын
Waraysigaan noo soo badi ssxb
@Between-earth-and-sky
@Between-earth-and-sky Жыл бұрын
Horta Cadaabta culimo ayaa ugu hor gelaya, qof walibana kooxduu aduunyada is raaciyo ayuu aakhirona la socdaa. Odaygani wuxuu ina barayaa Siyaad Barre diinta kuma gefin oo Rag iyo Dumar waa siman yihiin ma odhan, quraankana kuma jees-jeesin. Wa Sulus wa Khumus wa jini midna ma jiraan yaa yidhi ma Lilen mise Siyaad Barre? Adeer kooxdaada nasiibso
@LexlutherVII
@LexlutherVII 5 ай бұрын
siyaad bare AUN wuxuu la dagaalamayey khawaarijta alshabaab
@Between-earth-and-sky
@Between-earth-and-sky 4 ай бұрын
@@LexlutherVII Handicap
@mohamedAli-px7jc
@mohamedAli-px7jc Жыл бұрын
Wariyaha ma tababarna waa nasiib dato..ninkani wax badan ayaa laga faa,iidaysani lahaa
@Waa-ani
@Waa-ani Жыл бұрын
Intaas haddi laga helay Waa Alx
@khadarhussen4752
@khadarhussen4752 Жыл бұрын
ALLAAHU AKBAR AMBI SANKAGELIN BADANAA WIILKAAN.
@abdirahmanibraahim3485
@abdirahmanibraahim3485 Жыл бұрын
Profasor iyo admiral maxaa israaciyay
@Cirguje2
@Cirguje2 Жыл бұрын
😆😁😄😃😀😅😂🤣
@khadarhussen4752
@khadarhussen4752 Жыл бұрын
BEENTII AABE SIYAAD LAGASHEEGEY HALKAASAY KUHADHAY🇸🇴👆🌹👍💋 KIIDHAGALEH HOWMAQAL.
@LexlutherVII
@LexlutherVII 5 ай бұрын
Aabe siyaad bare AUN wuxuu la dagaalamayey khawaarijta alshabaab
@duranhassan6456
@duranhassan6456 Жыл бұрын
Admiraalku waa nin cajiib ah. Sida aan wareysiga ka fahmay, ma aha odaygu dadka is gedgeddiya.
@iimaanbile4382
@iimaanbile4382 Жыл бұрын
FAARAX QARE WERIYE AQOON U LEH WERIYANIMADA WAA INUU WARAYSTO.
@ibnrushdaverroes7633
@ibnrushdaverroes7633 Жыл бұрын
Waxaan aad uga xumahay Faarax Qare oo 80 jir ah inta uu ka towba keeni lahaa baadilkii uu garab siiye gaalkii gaalnimadiisa Ku qirtay afkiisa Afweyne (ka dhegeyso KZbinka hadaaqiisa dhxalka), Faarax Qare wuxuu u egyahay nin fursada cimriga Allah SWT siiye aan ka faaiidin oo baadinimo iyo diin la'aan doortay inuu ku dhinto.
@StrivingSoul00
@StrivingSoul00 Жыл бұрын
Dad magaalada abahooda ku dagalamey ma diin sheegi karo 😅 aduunyo gadoon. Ilaahey qurankisa bu ku yiri magaalada laguma dagaali karo, ado waxaas sax kula yihiin sida towbad keen uu dihi karta
@cecetole7434
@cecetole7434 Жыл бұрын
Dhiladi ku dhashey baa gaal wecel yahow ka xishood madaxda Nacala iyo qudhankaad tahay wase
@StrivingSoul00
@StrivingSoul00 Жыл бұрын
@@cecetole7434 MahadSanid walal, amaanta aad hooyodeyda amaanta. Ilaahey Jannatul firdows guri ha ka siiyo dhamaan hoyooyinka Somaliyeed ♥️
@cecetole7434
@cecetole7434 Жыл бұрын
@@StrivingSoul00 furuuqda wahaabiyada in la xasuuqa waa waajib wecelada argaxgisada Dunipace lagu salidey
@LexlutherVII
@LexlutherVII 5 ай бұрын
jahil adiga aaya is cayeey siyaad bare AUN wuxuu la dagaalamayey khawaarijta alshabaab
@saydiiofow1335
@saydiiofow1335 Жыл бұрын
Soomalida cusub ama dawladii ay ka hor duntey garaadad ugu sareeyso ay yaqaanaa waa jeneral, cali iyo siyaad wey ka sareeyeen jeneraal, siyaad wuxuu ahaa sareeye guuto, samatar wuxuu ahaa sareeye gaas asaganaa sareeyey
@abdimuuse4919
@abdimuuse4919 Жыл бұрын
Odaygaan waanin xogbadan iyo tasriikh iyo wadanimo isku darsaday wuxuu ku fiicnaa waraysi dhamaystiran oo kan kafiican lala yeesho waayo warayahani su aal buu waydiin muhiimadii jawaabtoon lagaadhinayuu kula goynayaa waxaad moodaa inuusan xogdoon ahayn ee uu wax ikawaydiinayo
@omersamatar4219
@omersamatar4219 Жыл бұрын
Doofaar ebedkii ma daahiro, faqash gaboobay iga dheh Aabe siyaad ku lahaa aabahaa go,
@LexlutherVII
@LexlutherVII 5 ай бұрын
jahil, Aabe siyaad bare AUN wuxuu la dagaalamayey khawaarijta alshabaab,
@hiisgutale2587
@hiisgutale2587 Жыл бұрын
wiilkani makuhaboneynin inow wareysto faarax qare oo ah qof aqoonyana ah waxbadana og wiilkani mahan wariye tatiikhdana waxbadan kalama socdo marba meelbuu ubodayaa isagoon dhameysan faarax tiihore in wariye leyska noqdaahi masahlana
@realityreality8301
@realityreality8301 Жыл бұрын
Mucallimiintiisa wuu ka sheekeeyey halmarna kama maqlin asagoo leh Allaha u naxariisto, cajiib. Adigu ma maqashay?
@saleebaannuux6869
@saleebaannuux6869 Жыл бұрын
Waa faqash gaboobey
@mukhtaryaxya7269
@mukhtaryaxya7269 Жыл бұрын
sayid qudhub ma caalimow ahaay adabkow bartay shiikh ma aheyn anbiyada afalagaadeeyey nabi muuse ku aflagaadeeyey
@haweeyamaxamed3493
@haweeyamaxamed3493 Жыл бұрын
FAQASH NAARTA ALLE KU BUSHAAREYSO
@mohamedabdillahi8677
@mohamedabdillahi8677 Жыл бұрын
Amiin
@mohamedabdillahi8677
@mohamedabdillahi8677 Жыл бұрын
Kulhaa culumadu diintootay difacayaan waar diinta maa culumada oo kaleh ayaa leh misa islaamka oodhan
@Banuhashim237
@Banuhashim237 Жыл бұрын
@@mohamedabdillahi8677 HALA YAABIN WAA NIN SHUUCI AH.
@LexlutherVII
@LexlutherVII 5 ай бұрын
jahil adiga aaya is cayeey, siyaad bare AUN wuxuu la dagaalamayey khawaarijta alshabaab
@saaxilcadde7095
@saaxilcadde7095 Жыл бұрын
Marka waraysi nuucaan ah aad samay-naysiin wariye yaqaan sida loo qaado waraysiyada u dhiiba
@jamac7119
@jamac7119 Жыл бұрын
Aqoonlaanya wariyayaasha ayakeentay waayo wariyahu isaga oo aadhisnayin wayudadka waxwedinaya tusaale hadii sida usheegayo latuuray qotobkii kowaad ee dutuurka maxa keenay inlalaayo wadaadada wayo waxlagu xukumay qodobkii kowaad
@Xudeyfa
@Xudeyfa Жыл бұрын
Wuxuu yiri Ilxaadkii Hanntiwadaaga waa tuurey laakiinse Culimada waxa lagu laayey waxay ahayd Markey ka hadleen Xeerka Qoyska sinaanta Raga & Dumarka oo Si cad oo bayaan ah Aayad Quraan ah u Qeexayso (Arijaalu Qawaamuuna Cala Nisaa) Toos ooy Dawladu beenisey ooy tiri Mjirto Nus Rubuc Thumin.
@LexlutherVII
@LexlutherVII 5 ай бұрын
siyaad bare AUN wuxuu la dagaalamayey khawaarijta alshabaab
@abdihakimmmohamud7230
@abdihakimmmohamud7230 Жыл бұрын
Inanyarbaa wax waraysanaya weriye ruug cadaaya may odayga waraysigiisa noogu dhiibaan.
@mrali3601
@mrali3601 Жыл бұрын
Social justice
@mohamoudalishariif9224
@mohamoudalishariif9224 Жыл бұрын
Ok or out o
@khadarhussen4752
@khadarhussen4752 Жыл бұрын
JAHLI DADKA KUJIREY YAA DADKA ISKUDHUFTEY OO AANLAGAFIIRSAYN.
@LexlutherVII
@LexlutherVII 5 ай бұрын
jahil waa adiga, siyaad bare AUN wuxuu la dagaalamayey khawaarijta alshabaab
@abdilatif701
@abdilatif701 Жыл бұрын
Wariye Booc Booc Aan Waligiis Qaadin Wareysi Baad Tahay
@simanmohamed6353
@simanmohamed6353 Жыл бұрын
MAXAA KEENAY SINAANTA RAGA IYO DUMARKA HADANAY QAADAN DIIN LA'AANTA? HANTI WADAAGA CILMIGA KU DHISAN ? 😂😂😂CILMI NOOCEEYA KU DHISAN MA KII RAGA IYO DUMARKA ISKU SII DHEX DAAYAY ? CULIMADA MAXAA SIYAAD BARRE U DILAY ? WARIYAHA WAY IS OG YAHIIN SHURRUUR KIISA AYUU KA RIDANAYAA ...😂😂😂😂😂😂😂😂
@LexlutherVII
@LexlutherVII 5 ай бұрын
siyaad bare AUN wuxuu la dagaalamayey khawaarijta alshabaab,
SALAAD CISMAAN ROOBLE- #3/4 KALITALIS MA AHAA JAALLE SIYAAD?
26:42
Dad Makes Daughter Clean Up Spilled Chips #shorts
00:16
Fabiosa Stories
Рет қаралды 6 МЛН
大家都拉出了什么#小丑 #shorts
00:35
好人小丑
Рет қаралды 78 МЛН
Or is Harriet Quinn good? #cosplay#joker #Harriet Quinn
00:20
佐助与鸣人
Рет қаралды 46 МЛН
This Dumbbell Is Impossible To Lift!
01:00
Stokes Twins
Рет қаралды 42 МЛН
Mulaxamiiste Cabdi Kariim Jiir - Melodist
28:01
Kayd Somali Arts and Culture
Рет қаралды 197 М.
Wareysiga Qeybta 2-aad Admiral Faarax Qare wuxuu uga hadlayaa: -
33:49
Qaybta 3aad Habraacii Qorista iyo Dallicinta Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed:Admiral Faarax Qare
41:15
DHAXALREEB - XARUNTA HORUMARINTA HOGGAAMINTA
Рет қаралды 4,6 М.
BARNAAMIJKA FANKA IYO MULAXAN CABDIKARIIN JIIR
1:00:25
Horn Cable Tv
Рет қаралды 123 М.
'SEEFTII KACAANKA & BURBURKII JABHADII SSDF', XOG XASAASI AH
51:53
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 31 М.
WARIYE CABDULLAAHI XAAJI & SIYAAD BARRE MAXAA KALA QABSADAY?
37:48
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 170 М.
wareysi Admiral Faarax Cumar Axmed ( Faarax Qare)
38:47
Somali cable
Рет қаралды 7 М.
Dad Makes Daughter Clean Up Spilled Chips #shorts
00:16
Fabiosa Stories
Рет қаралды 6 МЛН