Soomaali qaarakooda caqaligi dooda meel aye u socoto Iyo meel aye Ka socoto aan la garaneyen ayu Ka galaye . Ilaaheye diinten fiican Iyo sunadi xabibeken Scw Scw Scw ha ina fahansiiyo aamiin
@Cadnanyare363 күн бұрын
Amin bloodie
@11naa442 күн бұрын
Wxa sas dhahayo wa ciyaal tiktok maha dad waweyn oo wx garanaya
Walaahi waa aabo fiican waayo adna siday sharaf uleedahay siday reer keeda udhaqato waa looga jeedaa inuu aabo wanaagsan soo koriyay maashaa allaah tabaarakallaah illaahay ha xafido aamiin aamiin
@lailaismail13172 күн бұрын
Lkn qaar an abbe aqoon ba Jira oo ilmahoda ku hoos noqda
@abdisalanali63573 күн бұрын
Waa aabaheed cml weyso kama jibiyo
@Cadnanyare363 күн бұрын
Waa dad jahilin ah
@Ayaanmaxamedcali2 күн бұрын
Mash aalh
@RaxmoMaxamed-ws9dq2 күн бұрын
Hanblyo Hanblyo Hanblyo adno qurux❤
@sulekhoOmar3 күн бұрын
Mashallah beautiful sister Adna Sorry ❤❤❤❤❤❤❤ thank you my brother for sharing
@Cadnanyare363 күн бұрын
Thank u for supporting me
@shamsonuur97813 күн бұрын
SALAADA KAMA JABIYO EE WAA DAD LIITO EE YEEYSAN OOYIN ADNA WAA AABAHEED ADNA HA U BUXIN WAX AAN DIIN BARAN❤❤❤
@simanruxii2982 күн бұрын
sided bilod ila hadey dhowr iyo sodon jir tahay mashallah wa abo wanagsan runti amiro iyo adno wlhi waxba makala duwano familkey kamid tahay hadey shegi lehen runti somaliyo idil isku aabo le uhesten
@roodanuur4613 күн бұрын
Biisnka hooyaded buu qaaba o waa abeehed o kaal miiyay waasheen daadku
@maanomohamedali61353 күн бұрын
Subxaanalaah Allah
@bahdoontaakoy3 күн бұрын
Adno guuleyso ❤️
@Cadnanyare363 күн бұрын
Tnx
@hibosouldan45933 күн бұрын
Wa wasakh xumo Allah ka baqa adna wa abahed hoyaded bu qaba
@Sahalfilims3 күн бұрын
Ajanabi kama ahan waa abahed oo kale
@Cadnanyare363 күн бұрын
Haa
@mayaannas71373 күн бұрын
Waa dad jiran somalida walahi ❤❤❤❤
@ibtisaamsharifofficial21973 күн бұрын
Xitaa hduu hoyadeed furo ajnabi kama ahaaa
@saidaabdilaah41353 күн бұрын
Mansha alaah Mansha alaah waan ka xumahay adna❤❤❤
@Cadnanyare363 күн бұрын
Wlahio wan ka xumaday
@Shams-yb2ui3 күн бұрын
I’m sorry Adna sister ♥️😭
@khadrawarfa63203 күн бұрын
Subxàna Allah dadku miyaay walanyihi waaba aabeheed labaad e
@xuseencabdiqadir91612 күн бұрын
Kama xijaaban karto xitaa waa aabaheed oo kale aabaheed miyee ka xijaabanee waa maya
@Somali3382 күн бұрын
Adna who care, dadkan ha erginba Jahiliin taa
@nadifonuur87863 күн бұрын
Waa Aabaheed Adno ee dadka diinta ha bartaan.
@NastehoAwale3 күн бұрын
Adno maskiinsanaa maxeey la ooynee allaah qalad kama galin waa dad waxaan iska hadlay maxaa kaagalay abayo waa dad edeb daran aqlaaq xun walibo SubxaanaAllaah
@SabiriinSamraa3 күн бұрын
Subxanalah xetahay somalida wali waxmabaraninmiya bisinka war waxbarta hadu hoyadey furaxita ajanabi kama ahan muxrumkukujira waminaradacah xagedo kaimadan
@nasrafarah91363 күн бұрын
Aabayaasha. Qaarkood. Waxaa. Ka fiican. Adeerayaasha.
@AyanHared-p3b3 күн бұрын
Sorry abayo mcn Adnan sister ❤❤
@saidma16833 күн бұрын
Sorry Adana. Somali waa dad waalan
@HiboAwil-c8jКүн бұрын
Weysabo kama jabiyo jaahilmida ilaahay hanaga koriyo
@BosteyoFarah3 күн бұрын
Waa dad an ciilmi uu ladeen diinta baa ka sheekenesa kuwa an haben iyo maliin siida isuugu solan oo an waxab wadagiin maxay kuwa ugaa hadlii waayen waa yabe kuwa indhahey ku arkii waayen oo gabar iyo aabbehed laabad ku arkeen muxu yahay waa yaab
@Cadnanyare363 күн бұрын
Cilmi ku filan meysan baran
@ismailabdullahi7773Күн бұрын
Ma.ajnabiyey.yaqaanaan
@anabahmed99593 күн бұрын
Salaad xitaa maka jabiso
@Cadnanyare363 күн бұрын
Sax wayo waa abahed oo kale
@Thepitchview903 күн бұрын
Dee waa aabehed maxaa qaldan
@daganabdulahi75883 күн бұрын
Hadey hab siiso waa abeheed oo kale somali waa jahiin
@Cadnanyare363 күн бұрын
Waxay leyihin sideyba hab u siine uma waxay u bateen dad jahilin ah actually
@HappyGuitar-tc4uf2 күн бұрын
Dakan wa calmaniyin wa abehet camal somali war jeceli un ba kabatatey😏
@ilmo12343 күн бұрын
Diin iyo caqli majiro
@RahmaAbdiaziz-nb8dx3 күн бұрын
Dadkaan maxaa ka khaldan jooyadaa ninka qabo goormuu xaaraan kaa noqday waa aabe oo kale Ilaahay baaba kuu baneenayaye aayad dhan bayba ku jirtaaye . Soomaalida dad faraxsan oo is jecel ma arki karaan qofki kusoo koriyay daacadna kuu soo noqday waa aabahaa, asagoo marki horeba ajnabi kaa ahayn ayaa hadana noqday qofki aaabaha kuusoo noqday markaa aaabaha ubaahneed
@Rayanali-w4d3 күн бұрын
Dadka waa jahilin adan waa abaheda dhib laa aan ayu dhalay wax sobarta dad jahilinta ah ayatahin
@fartundahir49103 күн бұрын
Ajanabi seee uga yahay war diinta barta waaba aaabe heed salaada maba jabiyo
Rasiqa ku hela gaajayey. Maxaa Idin daba dhigay gabadhan war dumarkan dulmiga ayaa ka batay ADANA ADANA ADANA WAR KA DHAMAADAY GABADHA MASEER BAA IDIN DILAYE
@AyanSalad-u1g3 күн бұрын
Subxaan laah subxaan laah
@casalasal64663 күн бұрын
Adiga soo gudbinayo ayaa dadka ka jaahilsan ee jooji wax kasta oo xun ee aad soo gudbiso
@Cadnanyare363 күн бұрын
Ani waxii xaqa ah ayan shegay xumanta in laga amusa ma ahan
@dhaymaneey3 күн бұрын
Waa abeheeda lawaad
@Cadnanyare363 күн бұрын
Exactly dadka waa dad an dinta si wangsn u baran
@shukri114mohammed23 күн бұрын
WAXANI WAA LABA SANO KAHOR!!UMMADA BEENTA KA JOOJIYA!! WAAN DAAWADEY! SAXAAF IUO SMIIRA, AYAA LA FADHIYEY! BERIGEY AMIRO DHASHSY BEY AHEYD!
@Cadnanyare363 күн бұрын
Muhimada muqalka ma ahan ee qoralada waya lo so qoray
Dad waxaa jira ayagon dinta baran dadka iska dhaleceeya arima aysan u lahen aqon
@Dowlaaymaxmedcumar3 күн бұрын
Weso mka jibiyo
@Shams-yb2ui3 күн бұрын
Ninka hadu hooyada guursado ee aysan kulmin yes xitaa wa guursan karta laakiin haday kulmen ilmahiisad lamid tahay waxan dhaxal ka ehen inu wax goni u siyo mahe
@Cadnanyare363 күн бұрын
Hada adna waa abahed oo kale
@sahraahmed48103 күн бұрын
dadkii diintaa ku yar ninka hooyadaa qaba waa aabaheed oo kale see salaad uga jabshaa hooyadeed buuba qabaa e reer tik tok intiina badan ordoo quraanka iyo tasfiir kiisa barta jaahiliin