MashAllah Saxaf is respectful to his wife today keep it up bro
@iqroabdiahmed43383 жыл бұрын
Adna inta jecel like👉👈
@zaynabelmi39303 жыл бұрын
Adno abaayo noloshada ilahay farxad haidinku dhameeyo ani saas ahay waxan kusabray wax badan iyo hadalo badan oo dadka idhahaan ilahay oo ay ka mid tahay ma dhasho iyo nagta aan waxdhalayn laguurso😭😭ilahay lawlad khyr qabta haisiiyo asaga bixiyee ani iyo ninkyga haisku kaayo daaayo iduceeya in aa awlad bariya ilahy isiiyo piliis🤲🤲😭😭
@fadnachannel46643 жыл бұрын
fadlan wl subscribe i saar khayr allah ku siiyo
@roodamohamed25513 жыл бұрын
Xabibti dadka hadalado lama sii raaco niyad jab le ka qadesa mar waliba waxad ogata wax walbo in u aleh aktisa ka dheren ilah haku siyo awlaad ad ku faraxdo mcnto adiga iyo xajigaga alleh haisku ki daayo ❤️❤️❤️
@saynabmohamed53973 жыл бұрын
Illahay u bad baariya haku siiyo walaalo ood ku idho qabawsato Midna samee walaal in shaa Allah salatu laylka tuko illahay aad u bari istiqfaartana badi iyo salligga nabiga in shaa Allah walaalo qaali Waan iska illmeyay wallhi 😭💔
@hafsaabdulkadir33163 жыл бұрын
Illahey awlaad baari ah ha ku siiyo mcnto dadka hadalkodana ha dhagaysanin
@shukrisharaf87753 жыл бұрын
Illaaahey ha idinku arsaaqo abaaayo adiga xaajikaga anagana illaaahey dhamanteena hanaku arsaaqo amiiin int haysatana alle ha ubarakeyo
@najmoomar25733 жыл бұрын
Waan idin ku fanaa wlh wllhy cimri dheer iyo caaafimaad ku waara wlhy waxaa tihiin dad in lagu daydo mudan masha allah🥰🥰🥰🥰🥰❣❣❣❣
aĺle shekada noo soo dhanestira lamaane aan jeclhy ayaa tihiin wlh love you adna and saxaaf 🥰🥰🥰
@asmaidris3 жыл бұрын
I love this couple! Mashallah may Allah continue to bless you guys! Ameen!
@kowsarowkonbe23063 жыл бұрын
Adna waa gabar Qalbi fcn rabi haku xifdiyo Ha ooyin byo qli mar danbe in.a Waxay ila thy Qiso xannuun bdn inney jirto blse ay rabin in ay zheegan ay duLmarayaan😌
@nuuramoaliim36233 жыл бұрын
Caloosha iga hurisay adno guuleyso waliga abaayo qof kasto xasuus hore wa leyahay mid adag iyo mid fudud ❤❤❤🌹🌹🌹❤❤❤🌹🌹
@najmaqurux19193 жыл бұрын
Wan qirodhe wallhi ManshaAllah xabibtii Alle intas iyo inkabadhan haku yelo ifka farxad kunolow cules walbo fuded ayaa ka dambeyo ayu alle yiri 🥰❤️
@nasraahmed76783 жыл бұрын
Wa sax adumka sida ah adna abaayo samirkada ku golesatay alx dhah noloshada bambo firso alx wad gulesatay firi hada qof kasto ku jecel Masha allah ilahay ha idin xafido adiga iyo dhamaan caruurtada xajigada iyo reerka oo dhan waxa ku leyahay samirka badi wa gulesane wana gulesatay walashey Masha alllah ❣️
@mohamedmohamuud41543 жыл бұрын
Sxbta inta ilamid ah oo 2 sacac kadib soo dahday like dhac ku siiya adne garsiya😀😀
@abdishukriahmed83053 жыл бұрын
MashaAllah...May Allah bless you guys. You are role model to many
Ilahow isku kiin daa dad an jeclhy ilahay sida isku jeceshihin somali haa isku jecleysiyo ❤🙏🏼
@bubuqurux46723 жыл бұрын
Adnaaaay ha ooyin abyo afar dhaaana adunkaaan kama dhamaado xanun Alx dheh illah ku siiyay ilmo qurux badan zowj qurux badan ku jecel i.a waxn idinku duceynaa nolshiina ina ku dhameysataan farxad akhirane aa u noqotid marwadis xuran ceynta ah i.a🥰🥰
Maaaaaaasha Allah saxaf saxa waye walakega qali ah hamblyo hamblyo hamblyo Allah ku xafiido aamiin yarabi shukran 🥰🥰🥰🌹🌹👌👌🙏🙏🙏🤲🤲🤲🤲🤲
@fadnachannel46643 жыл бұрын
fadlan wl subscribe i saar khayr allah ku siiyo
@munataltaliini47623 жыл бұрын
M.a fmil qurux badan ayad tihin ilhyna wu idinka so gudbiyey caqabad kasto so marten maanta rer buxa aya tihin guri barwaqo iyo nimco iyo farxad dhextalana wa tihin nolol aan caqabad lahena ma jirto Alxd adna apyo ha oyin mar danbe ad adeeg inad ka qado aya laraba wax laso dhafay kaliya wa in laga shekeyo lana xususnado ilintada ha u qubin horey aye uso qubtey manta wa inad faraxda alena ku shukrisa 💟🙏 wan idin jeclahy 🌷
@beelodahir55503 жыл бұрын
Adna Allah haku sharfo Abayo wlhi ilahay dartiis ku jeclahay Adin iyo dhaman reerkaga keep going my sister 💯❤💋🙏
Adna wlh ani wa u qirey inee tahey boqorad dabcd leh edeb leh aqlaaq leh saxaaf alle ku shukri jano aduun waad ku jirtaa miskiinta ani marka laga shekenayo wan jclhy balse adna ooso 🥰💋 noolaada saxaaf sidaa u dhoorta usii dhoor adna 🥰🥰😭
@omarsafariofficial52193 жыл бұрын
I saar an ku saara wlsheyda mcn 2k gaari rabaha afartan biis iga dhimana I garsiya
@maryanahmed67003 жыл бұрын
Alle haisku barakeyo family kastoo isku faraxsan, lkn aniga mahaysto farxadaan ookale😓iyo jacayl iyo qadarin intaba, 😭😭😭, nasiibkayga manoqon qof idareemi karo, balse dhibkasto aan kala kulomo qofkan wada joogno iyo ixtraamdaro intaba, waxaan hubaa inaan kuilaawi doono wiilkayga curadka ah😢🥀🥀❤
@SaquudiAhmed3 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭
@بنتيدكتور3 жыл бұрын
Soryy qali
@maryanahmed67003 жыл бұрын
@@بنتيدكتور thanks abayo
@deeqsantiihaplaha18293 жыл бұрын
Aniga maxan la ooyay marka waanba yabxnahee wali guriga hooyadeey joogaaa wali wlhi waan isin jeclhy my family 💯💋💋💋💋❤❤💯💯💯💯💋🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏💯❤💯❤🙏🙏🙏🙏🙏❤❤💯💯💯❤💋💋💋💯💯💯💋❤💯💋💋❤
@najaxxasannajaxnada8593 жыл бұрын
Maasha allha wllshay iyo wllshay alle haysukiin daayo iskuwaara abidkiin
@fadnachannel46643 жыл бұрын
fadlan wl subscribe i saar khayr allah ku siiyo
@najmoabdihashi35373 жыл бұрын
M.a illahey wxn idinkga baryayaa in farxadiina wx idin Ka dhantaalo rabbi idinka Indha saabo
@ruun7303 жыл бұрын
Masha allaah lamaano an tagero an jeclahy mar walba an ku dayado illaahy haysku kiin daysto xabiibti adna xubi ❤❤❤❤
@sulthanoamanii21403 жыл бұрын
Adnaa ha oyin wllo masha Allah manta wad guulaysatye alx wa shugri Allah deh💖💖💝💝❣❤❤❤❤❤💋💋💞💞💝💝💖🤍🤍
@user-cy1tc7cd5y3 жыл бұрын
Mansha alllaah ilaahay haydin xifdyo Waa talo wanagsan ee raga somalidu 100 % waa qayralmasuul 100% 7. Ayaa dacada
@naciimonaciimo11353 жыл бұрын
Masha allaah qoos qurux badan sabraa sadkiisa hela alaha idinbarakeyo