SIDAAN MALEYSIA KU IMAANAY IYO WAX YAABAHA NOOGU QOSOLKA BADNA...

  Рет қаралды 96,509

Adna Henna

Adna Henna

Күн бұрын

Пікірлер: 818
@AdnaHenna
@AdnaHenna 4 жыл бұрын
Asxaabteyda soo booqda channel ka walaasheyda team adna kzbin.info/www/bejne/pqjTaaOqiaytick
@caamirroobleofficial9097
@caamirroobleofficial9097 4 жыл бұрын
FADLAN SUBSCRIBE SAAR ADNA WALALKEED kzbin.info/www/bejne/j4XTqpWVba2Lf7s
@salmodhaqane711
@salmodhaqane711 4 жыл бұрын
Adayo qayb kale noga same
@mukhtaarcadeekabacade7694
@mukhtaarcadeekabacade7694 4 жыл бұрын
#waxaan #ini #salaaamay #teamka #adna #hena iyo #amiira #waxaan #ahay #tageerada 1️⃣ #waxaan #iniga #codsanaya #asxaabta #adna hena #waxaan #iniga #codsanaya #ina #igu #tagertan #subricreb #pls #hayga #XASTIIN
@safaaabdalla5456
@safaaabdalla5456 4 жыл бұрын
dhalinyarada Instagram & ugu shidan waku sary
@zalmiitaomlas224
@zalmiitaomlas224 4 жыл бұрын
Imisa ayaad ku imaadeen malaysia
@sarahibrahim4471
@sarahibrahim4471 4 жыл бұрын
Adniyo amiiro markay islafadhiyaan qosol miiran waaye😁😁😁😆😂
@AliAlbaana
@AliAlbaana 4 жыл бұрын
Saxaaaf inta wanagiis ila aragtay prank darad wax lee isamee subescripe like
@sucadali8028
@sucadali8028 3 жыл бұрын
Mansha allaaha wlayalhay
@samaronchanel8003
@samaronchanel8003 4 жыл бұрын
M.sh intii adna shactiradeeda iyo qosolkeeda jecel like dhac dhac kusiiya
@hidayahassan2385
@hidayahassan2385 4 жыл бұрын
Miski cabdi subscrib isar wll qali
@samaronchanel8003
@samaronchanel8003 4 жыл бұрын
@@hidayahassan2385 hye cdy
@diynimcobadal9165
@diynimcobadal9165 4 жыл бұрын
@@hidayahassan2385 wn ku saaray adna iso saar subscribe wllkzbin.info/door/vqG4MxKQraOfnoxAFa6QFg
@diynimcobadal9165
@diynimcobadal9165 4 жыл бұрын
@@samaronchanel8003 adna iso saar subscribe ana wn ku saray subscribe thankskzbin.info/door/vqG4MxKQraOfnoxAFa6QFg
@fisoabdullahi9140
@fisoabdullahi9140 4 жыл бұрын
dabaalo wayenagahaan fits ayeyradinaayaan
@AA-dj7km
@AA-dj7km 4 жыл бұрын
Processkad marten, qiimaha ku tagteen, nolasha iyo guryah thank you Adna iyo amiira🙏
@princesshoodo105
@princesshoodo105 4 жыл бұрын
Adna ani waxa igu qosol badnaa. Waxan imiday wadan ku yaala eeshiyada fog somalidu way ku yar tahay waxan dalbaday Berger uu ku jiro hilibkii aduunka Waan cunay aniyo wiil banu ahayn deetna markaan dhamaynay ayuu nin mesha fadhiyay nala shekaystay deetna wuxu yidhi waa hilib rah mantaga bilaabay Waan ku walacay habeenkaa ayan bilaabay mantag ilaa aan ka dhalayey 😀❤❤❤❤
@birqayeofficialmedia3792
@birqayeofficialmedia3792 4 жыл бұрын
Talenta aya ledahay aya socoto This days like dhac ikusii ifka lagu yahay subscribe hada iku dartid kaba sii fiican ❤️❤️
@princesshoodo105
@princesshoodo105 4 жыл бұрын
Adba talent ayad leedahay KZbin furo Dee #dislike Waad ka dhargi 😀
@mahiryare4315
@mahiryare4315 4 жыл бұрын
first person like ha igu cilina team adna 😥😥🤣🤣
@hidayahassan2385
@hidayahassan2385 4 жыл бұрын
Mahir yare subscrib isar wll
@mahiryare4315
@mahiryare4315 4 жыл бұрын
@@hidayahassan2385 ok
@aayabeauty7484
@aayabeauty7484 4 жыл бұрын
Kkkk wallahi saan u qoslay 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣💟 qoraal aanan diyaar u ahayn ayaan kusoo dhaxdhacay alle haydin daayo Adna iyo Amiira dad funny ah ayaad tihiin🥰🥰😍
@mahiryare4315
@mahiryare4315 4 жыл бұрын
@@aayabeauty7484🤣🤣🤣👍
@abdirahmannabdullahi1353
@abdirahmannabdullahi1353 4 жыл бұрын
Amiira io adna labo qof qlbi qurxan like isaara qofkii jecl 🙏❤
@saciidoaxmad1281
@saciidoaxmad1281 4 жыл бұрын
Mash Allah wllshy adne nooso sabey wan jareyna in aaan imaado maleysiya inash allah team adna like isara
@faatumamohamud1551
@faatumamohamud1551 4 жыл бұрын
Luuqada imise sand kubaratyn part2 nosogali keep going adna and amiira 👍👌
@sahraabdinasir9635
@sahraabdinasir9635 4 жыл бұрын
Zxp Adna Waa iga gadanthy xppti Eee foozha allaha ku fududeeeeyoh gbar ayan ahay wan ku dareemi karaa xppti Izoo jwp replay Love kaligiiza iga ilaaali Anba waqti aa zoo giliyey qoraalkaan Best couples
@sulekhosimandhore739
@sulekhosimandhore739 4 жыл бұрын
Masha allah Adna my sister aan jeclahy ya garabkeda midig Amiira qurux wllo is jecel cadowgin unoolada
@hidayahassan2385
@hidayahassan2385 4 жыл бұрын
Sulekho siman dhore subscrib isar abayo
@nooramuhammed4506
@nooramuhammed4506 4 жыл бұрын
Adno Ani camal waaye walaaahi jaranjarada soconeso Malin aakadhacday anoo xajka aaday sidii markas ilaa hada makori magalada jido aan tageero idnkanahay horay usocda🌷🌷🌷🌷💐🌸🌸🌸💞💞💞💞💞🌹🌹🌹🌹
@fartunhappy2110
@fartunhappy2110 4 жыл бұрын
Mashanallah
@lovertunaomarofficial4046
@lovertunaomarofficial4046 4 жыл бұрын
Part2 nososubiya insha Allah nolasha guryaha qimahedo iyo passportka somalia malugudaganan kara
@zakiyamaxamed2764
@zakiyamaxamed2764 4 жыл бұрын
Good
@ramlaruun2553
@ramlaruun2553 4 жыл бұрын
Haa walal baasaboorkeena ayaad ku tagi kartaa visa malagaga baahno
@faisaofficial9833
@faisaofficial9833 4 жыл бұрын
@@ramlaruun2553 runta miya abyo
@ramlaruun2553
@ramlaruun2553 4 жыл бұрын
@@faisaofficial9833 haa abaayo bilaa visa ayaa latagayaa kaliya baasaboorka ayaa lagaa rabaa
@faisaofficial9833
@faisaofficial9833 4 жыл бұрын
@@ramlaruun2553 ws masha allah hadiba lagu tagi karo tnks xabibti
@marruunali8600
@marruunali8600 4 жыл бұрын
Abyo nooga sowarama qiimaha guryaha io nolosha wadanka .. waxbarashada io waxkastoo fahfahina nala wadaaaga waan ubhnhye🥰🙏
@beutymakeup9764
@beutymakeup9764 4 жыл бұрын
Abyo mcant thnk you sida aad nola wadagtay qali abyo bart2 noo samey abyo mesha nolasha iyo maciiishaded iyo guryaheda ma qaali baa abyo mise normal abyo shaqo maledahay mcnt rajo iga jirto inaa dago
@xaawokiin2602
@xaawokiin2602 4 жыл бұрын
masha allah adna iyo amiira wax qurux badan aya nala wadagteen plz part two aya sugena insha allah
@deeqogarre7724
@deeqogarre7724 4 жыл бұрын
Insha llah adna waan kaa sugaynaa qaybta labaad saxaaf siduu kusoo gaylay iyo amiira qurux insha allah nadiya bbe soo barbaar i sha allah
@aminaali1143
@aminaali1143 4 жыл бұрын
Mashalah ilahy ha idin xifdiyo dhamantiin gabdhahy ayaa ladhahaa adna iyo amiira
@farhiyaalimohamed5277
@farhiyaalimohamed5277 4 жыл бұрын
Adna abaayo iga waran sida ugu fudud oo lagu imaan karo malesiyo in aan mar lee ku arkaa jeclahay thanks
@faraxfarax2971
@faraxfarax2971 4 жыл бұрын
Yes yes qosol badanaa adna walhi qosol wa suuxay
@فانزهياراوزهورالجداويأطفالوموا
@فانزهياراوزهورالجداويأطفالوموا 4 жыл бұрын
Adna walaahi Maamo fani ah ayaatahay ilaahey haku xifdiyo adi ilmahaa seygaa iyo baybiga caloosha ku jiro
@faayfaayluul3814
@faayfaayluul3814 4 жыл бұрын
Masha aalah aalaya xafidakum ADNA iyo Aamiira ADNA heena xabiibti aalaha kuu fududeyo xamiilo badhkalax aalaha kaa dhigo aafar iidhood aalaha kaa dhigo xabiibti quruxeey kuma waayo nuur cala nuur
@FadumiinaComedyofficial
@FadumiinaComedyofficial 4 жыл бұрын
We love u sis
@zainabfarax1992
@zainabfarax1992 4 жыл бұрын
anaka yes yes aadhahnay hotela ijaaray😂😂😂😂ar adnaa qosol darti manooli😂😂
@umuhalla1863
@umuhalla1863 4 жыл бұрын
Hhhh🤣🤣🤣 Wlahi blhi aniga wax igu dhacday safar ayan ku aha nairobi airport ka keenya anigo dhex jooga gabar aan isla soconay mogdisha ilaa nairobi aa wax ku dhhy viisaheyga ina u dhiibay ee gabdha iga hormartay saf ayan ku jirnay gbdha meesha boorsoyinka aye igu sugee Ana wan raadinoya markasa wax lee dhahay wadanka sharci dara kuso gashay walagu celina wana lagu ganaaxa indha adeeg boqol ka keene wax sameye wax dhahay fiiri telefankaga iidhiib ileyn telkeyga iyo viisaha gabdhas iga qaadtaye nin somali uu ahaaye wxu idhahay we yeele markasa wax dhahay wllow Hooyadey baan ka wacaya oo numberka habaryartey aye isiiney bananke igu sugooysa ye ninki anago isku murmeyno you danbeyn gbdhi meel dheer ka arkay aaaaaad ayan u qeyli wax dhahay shukriiiii oo wlhi ah Hal been ma shegayo dadka dhan wey iso wada fiiriyen kaalay dhahay balaayo ku dishee rafaad imarsiise boorsadeyda yar maxa iga qadatay sas kuso baxnay marka xusus wye wlhi🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@shamislula6721
@shamislula6721 4 жыл бұрын
Wlhi waaa qoslay hhhhhhh
@nodfianodfia1539
@nodfianodfia1539 4 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣Abaayo waa iga qoslisy wlh
@umuleyla4856
@umuleyla4856 4 жыл бұрын
Wlhi kal iyo laab aan u qoslay
@miskibirimo654
@miskibirimo654 4 жыл бұрын
😂😂😂wlh wa iga qosol sisay madaxaga ilah haka shubo Kenya ku nolahy labo mar dhexdeda diyarad ku racay balayo iska dhigayy dadk wxe sameyan le firsanyy kdb sidas le samenyy Somali ina ahy sde lgu ogana wax walpo wa dadiyay cml hhhh
@user-jr1cz4nh6l
@user-jr1cz4nh6l 4 жыл бұрын
😭🤣😭🤣😭🤣
@nuneycabdullahiyare4545
@nuneycabdullahiyare4545 4 жыл бұрын
ماشاء الله تبارك الله❤❤
@jihanjalaqsan3265
@jihanjalaqsan3265 4 жыл бұрын
Abayo naka so shekay guryada iyo lacagta lagu ijarto ma lacag tobosi miya ladhiga guryada malasiya nolashada thnks
@sahraabdullaahisahraabdull9915
@sahraabdullaahisahraabdull9915 4 жыл бұрын
1:Waxaa noga soo shekeysiin guryaha qiimahoda iyo 2:qabka adiga ku jogtiin yu’enka miyaad iska diiwan galiseyn mise cadi udagantihiin 3:qof inuu dago rabo meqa cml ayaa biil ahan uku filan 4:meqa lagu imadaa maleysia Naka soo jaahil bixiya please like iisara
@rahmaruun684
@rahmaruun684 4 жыл бұрын
sidoo kle side isku yihiin wax barashada heerka jamacada 👩‍🎓cml 💻📕✏🙋‍♀️
@fooziyaxuseenmaxamed3014
@fooziyaxuseenmaxamed3014 4 жыл бұрын
Amir Adigo baris suubinoso noosoogili codsiwaye iyo jikin
@hidayahassan2385
@hidayahassan2385 4 жыл бұрын
Fooziyo xuseen maxamed subscrib isar abayo
@nadraabdirisaaq7104
@nadraabdirisaaq7104 2 жыл бұрын
Abyoo sidaa ugu fudud ee lagu tagi karo malesiyaa Prt2 noso gali pls
@falhadoabdi2217
@falhadoabdi2217 4 жыл бұрын
Abaayo adna part too no sogili wax badan ayaan Malaysia karabaa ina ka ogaado thank you ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@mahdaabdullahi3419
@mahdaabdullahi3419 4 жыл бұрын
Part two noo soo sameya wa naga qosliseen😂wlhi❤🙏
@bakatamofficial7059
@bakatamofficial7059 4 жыл бұрын
Mahda maax Subscribe iisar wll
@mahdaabdullahi3419
@mahdaabdullahi3419 4 жыл бұрын
@@bakatamofficial7059 waa ku saray xbbt
@bakatamofficial7059
@bakatamofficial7059 4 жыл бұрын
Mahda maax84 thanks😘😘🙏🙏
@qalbiuroon746
@qalbiuroon746 4 жыл бұрын
😁😁😁 so funny adna meeqa waqti ah ayaa kubaraty luqda pls part 2 noso gali iyo wax yabha kale
@cabdulahisaid8403
@cabdulahisaid8403 4 жыл бұрын
Team adna isoobooqda like saar haka xasdin
@muunadeeqa1787
@muunadeeqa1787 4 жыл бұрын
MnshallaH Adna iyo Amiira laba qof uun iska taageeroH
@hidayahassan2385
@hidayahassan2385 4 жыл бұрын
Muuna Deeqa subscrib isar abayo
@muunadeeqa1787
@muunadeeqa1787 4 жыл бұрын
hye hpptiH adna ee saar
@maysocabdirashid5712
@maysocabdirashid5712 4 жыл бұрын
Adna iyo amiiira one love sis ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🥰🇸🇱🇸🇴
@farhiacalas9682
@farhiacalas9682 4 жыл бұрын
Allah ha dhaafo somalideenu waa dad qurxoon❤💯
@asiafaarahmohamed4066
@asiafaarahmohamed4066 4 жыл бұрын
Hdaa malaysia usoosocdaa Thnks cilmi bdanaa idinka FAA idee waa iska illalihaa
@farxiyacali5694
@farxiyacali5694 4 жыл бұрын
Asc walashey waxan raba Inan uso guro Inad iso Sheldo qimaha lagu Gresto guriga kakoban 3qool iyo ubadanan bilka kufilan qoska ey Biilan Karan iyo jamacadaha qarashka lagu dhigdo
@queenoflove6860
@queenoflove6860 4 жыл бұрын
Aqwaan mankey allh idin xafido idinjeclhay wlhi💋❤
@hidayahassan2385
@hidayahassan2385 4 жыл бұрын
queen of love subscrib isar abayo
@farxiyooongooyeoongooye3362
@farxiyooongooyeoongooye3362 4 жыл бұрын
asc adana iyo amiiro qurux waad mahadasantihii waxaan rabaa barti 2 si aan uogaado nolosha maleysiyo guryaha sharciga lagujogo jizaakumalah qeyer
@malyunhassan5611
@malyunhassan5611 4 жыл бұрын
Masha allah adno cdy iyo amiira qurux hore usocda❤🙏👏👏❤
@muuseshukri7709
@muuseshukri7709 4 жыл бұрын
Masha Allaha wa iga qoslisin kaso shekeya malesiy Alle ha idin xafido dhaman.
@sadioabdirahman6006
@sadioabdirahman6006 4 жыл бұрын
Ani adnoo walhi malesia aa waxwalba kuso arkay marka imaaday yurub waxwalba fuded ayee ii noqdeen laakiin Malesia aa taarikh kusoo arkay kkkkk iyo waliba Train kii igu horeeyay waxa ku arkay malesia keep going 😂😂😂😂xasuusa igaliseeen caawa
@idilcumar7176
@idilcumar7176 4 жыл бұрын
Adna &amiira 🥰🥰🥰😇💕horeY uzocda😗😇
@hidayahassan2385
@hidayahassan2385 4 жыл бұрын
Idil cumar subscrib isar abayo
@ISHAAQOONTA-p2y
@ISHAAQOONTA-p2y 4 жыл бұрын
terima kasih , shukran
@zamhaatjamac59
@zamhaatjamac59 4 жыл бұрын
Liftka hada mid iga raacday illahey og 21biyaano lugteyda uga dagaay taas mailawa qof aan tarikh somarin o wadan kucusben majiro
@lastqueen5382
@lastqueen5382 4 жыл бұрын
Adna mcn badan wali gey love ima saarin ❤❤❤❤
@hidayahassan2385
@hidayahassan2385 4 жыл бұрын
Xabiibo Queen subscrib isar abayo
@fadumoxasan6557
@fadumoxasan6557 4 жыл бұрын
Masha allah adna iyo amiira qurux❤❤
@zuheyramao1548
@zuheyramao1548 2 жыл бұрын
Asc xabibti maasha alaah tabaraka laah I laahey ha ku barakeyo
@rayaanosman1273
@rayaanosman1273 4 жыл бұрын
Abayo mcnto adna allh idin xafido xbbti dhaman tiina teeda kale noga sooshekeya nolosha maleesiya xbbti shugran inan imaado aandagorabaa
@mushtakosman7767
@mushtakosman7767 4 жыл бұрын
Shandadaydii ayaan airportka ku wayey afkoodana ma kasayn🤣🤣🤣🤣🤣Shandad la'aan bay I dhigeen🤣
@sayidmaxamad
@sayidmaxamad 4 жыл бұрын
Hhhh walaalo farxad haystaan ilaahay haidiin zaaidiyo maashaalaah😀😀😀
@hidayahassan2385
@hidayahassan2385 4 жыл бұрын
Moha Abdi moha subscrib isar wll qali
@user-xc5vq2gn1g
@user-xc5vq2gn1g 4 жыл бұрын
6:03 😂😂😂 ano xamar weene fadhiyo kulahaa wlh qosolka iga dhamesay dacada ugadashay amiira ciil ee kugu dishay yaaah😂😂
@ashaahmed2073
@ashaahmed2073 2 жыл бұрын
Masha allah kheyr badan allaha idiin siiyo
@ambabuukarabdulkadirmohame2885
@ambabuukarabdulkadirmohame2885 4 жыл бұрын
first comments like ta waa xaagada keep going
@tareegamaxamed6397
@tareegamaxamed6397 4 жыл бұрын
masha allh adna iyo amiira alle ha idin xafido wn idin jeclhy
@balgisamusa7359
@balgisamusa7359 4 жыл бұрын
Funny😂😂 Adno masha allah walaladey wa jeclahey shekadina😍❤
@nasteexonasteexo5444
@nasteexonasteexo5444 4 жыл бұрын
M.a abaayo ilahey xa idin xafido ❤❤❤❤❤❤❤❤💗💗💗💗💗💗💙💙💙💙💚💚💚💚💛💛💛💛💛🧡🧡🧡🧡🧡❣
@muniiraabdi4771
@muniiraabdi4771 4 жыл бұрын
Wadacdha qosol badhan mnshlh gabdahena adna xabibi iyo Amira qurux
@xamdarxahmed3620
@xamdarxahmed3620 4 жыл бұрын
Amira uur mala qarny allaha haydin xifdiyo aby
@hidayahassan2385
@hidayahassan2385 4 жыл бұрын
Xamda Rx Ahmed subscrib isar wll qali
@xamdarxahmed3620
@xamdarxahmed3620 4 жыл бұрын
Kusaaray abayo
@umunaimachannel2244
@umunaimachannel2244 4 жыл бұрын
Adna iyo amiira wad idin salaamey qosol aya naga dhameysen wllhi e part2 noso samey wan raba inta igu raacsan liketa igu qabta 👍👍👍
@lifeofbahja
@lifeofbahja 4 жыл бұрын
Ma sha Allah walalaheyga an jeclahay guleysta waligiiin ❤️👌
@ayaangobdoon3254
@ayaangobdoon3254 4 жыл бұрын
Adno abyo barnaamij oo qurbaha markaa soogalaysay maxaa kuugu yaab badnaa ah noo samee plz walaahi waa barnaamij xiiso badan ani jaranjarta waa kaala simanhy waa diiday inaa koro iyo wax yaabo kloo qosol badan plz waraysigaas noosamee xbbt
@hodanibraahimcaydiid3454
@hodanibraahimcaydiid3454 4 жыл бұрын
Filimka rooki iyo habi qofka fiirsaday habi hooyadeed qofka turjumay inay adna u cod eegtay yaa ila arka?
@ifarahabdirahman2670
@ifarahabdirahman2670 4 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂mashaalaah mashaalaah wlhi qosol iguma harin 😂😂😂 allaha idindaayo dad funny oo qalbi fcn ayaa thn mashaalaah 💕❤️💕
@najmahassan2015
@najmahassan2015 4 жыл бұрын
adna iyo amiira wad ig qosliseen wlhi waa run huuno qofka marka wadan kale tago caqabado waa lakulmaa alx lkn anigu markan imanayey Malaysia wxba lama kulmin sxbty baa iga soo horaysay hada wxn joogaa 6 months raacida diyarada waxay ii ahayd markii 7 aad 6 jeer oo hore baanu u raacay djabouti markasta wn tagi jiray xagaaga na wn ka imaan jiray alxm ❤️❤️❤️💋💋💋💋💋
@quenmalika4604
@quenmalika4604 4 жыл бұрын
Wlhi marki igu horesay safar somalia kso bxy dubai trnsit 8 scadod kuahy cabsida adunka wa earport lagu dhax lumayo weyninkisa
@carfonittapella2851
@carfonittapella2851 4 жыл бұрын
Ani 2015 sodan aadey kadib wlhi waxan kala kulmey waxyabo bdn qosol io layab lcgta aan kasi wayey qofka magalada ikala tusayeyna asagaaba tuug dadban iii ahaaa ani lcg bdn guriga ka qaadana ano eber ah waxna soo gadan soo labta ileen lcgtaba waa la iga xadaa
@nasteexonaruurobilan2327
@nasteexonaruurobilan2327 4 жыл бұрын
Kkkkkkk
@fartunxurshe3
@fartunxurshe3 4 жыл бұрын
Hhhhhh aniga xiita wey igu dhacday sheekadaad cml lacagta waa leyga dhamey jiiray shiircii baa lagu sameynayaa abayo la cag ka so qad wlhi qofkasto jab bu so maray Somali markii la jogo xariif baa leska dhiga safar sogal hee maskiintaa aduunka ayaa ba noqon 🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@carfonittapella2851
@carfonittapella2851 4 жыл бұрын
Hhhhh xarif magalo ma aheyn marki horeba hhh fartun
@ridwaanmohamedridwaan2340
@ridwaanmohamedridwaan2340 4 жыл бұрын
carfonitta Bella channel hhhhhh
@axsanfarxaan1272
@axsanfarxaan1272 4 жыл бұрын
meelkasta oo lataago layaab iyo qosol bay leedahay
@sucaadoffical2821
@sucaadoffical2821 4 жыл бұрын
Prt 2 nosodaaya adna hubbi xila jani xab xabibi iyo amira qurux 💋💋💋💋💋💯🥰💞
@deeqaaragsan4825
@deeqaaragsan4825 4 жыл бұрын
Part 2 usameeya waana mahadsantihin wadnagaqoslisiisen
@Mailing.ale1
@Mailing.ale1 4 жыл бұрын
Part 2 kasoo sameya plz am your fanss
@jiijoqueen1075
@jiijoqueen1075 4 жыл бұрын
Illaaheey haidinka qosolsiiyo anoo xamaaqsan ikaqosliseen shugran
@umumuasif8471
@umumuasif8471 4 жыл бұрын
Sidee ku Iman karaa oo ugu fudud in aan imado aan rabaye
@sahramashaallhalovelovelov2502
@sahramashaallhalovelovelov2502 4 жыл бұрын
Masha alllha
@deeqomohamud1394
@deeqomohamud1394 4 жыл бұрын
Mashallah keep going ❤❤💖💖
@bashiirofficial4667
@bashiirofficial4667 4 жыл бұрын
Taageero saxaaf awwi like Aa Nila arko
@bilemakaveli7229
@bilemakaveli7229 4 жыл бұрын
Adna walasheey wlh ilaahey dartiis aa kuu jeclahay waxaatahay quf qalbi furan waxaana kuu rajeeena inaa noqotid somalia youtuber ugu horeeyo oo gaaro 1 millions subscribe.
@amoongeedi1998
@amoongeedi1998 4 жыл бұрын
wlhi adan ugu qoslay Nosobadiya barnamijyadan oo kale adna & amira keep going
@munaahmedaden1242
@munaahmedaden1242 4 жыл бұрын
Asc sxbey malesia waaba kuhaystaa qabow iyo bara baa nadilay bal igagadhac waa sidee xaladeda iyo maceeshada ilmo yar yar kawaran qof wato iskuulaadka iyo dugsiga qor,aanka iisoo daadi sxbey from sweden iyo baraf
@aminaluckycooking6136
@aminaluckycooking6136 4 жыл бұрын
Ma sha allah
@ruweydaafrax7698
@ruweydaafrax7698 4 жыл бұрын
Part two noo sameeyo plz adna thnkz xppti
@Theultimate25
@Theultimate25 4 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 ala ani taariiiq igu dhacdaaa wlhy ila hada marka so xasuuusto wa qoslaaa, waxa igu dhacday London aa imanay .3 week joogay hooyo webaxday shaqo aaday ani ilmaha suugo iyo basto usi kari aala idhahay ciyalkana school ee jireen kadib ani kaligey ahaa baasto iyo suuugo aa karinayay suugadii intaa shiilaayay waxaa qeyliyay geedka dabka guriga ka ilaliyo(smoke alarm) ka ani ne waligey wax saas uqeelinayo ma maqlin kadib jikada daaqadeed wee balaqned gurigenana qeeb hoose uu ahaa ani intii gedka aa daman lahaa gurigii dhan waaba karoooray waliba albabka maka bixine dariishada guriga kabaxay 😂😂😂😂😂 habaryartey aa darisken ehed aa gurigii iyo dabki uso labatay 😂😂😂
@sagaldhayman8048
@sagaldhayman8048 4 жыл бұрын
Hhhhhhh 😂😂😂🏃‍♀️
@MaaidaMaaida
@MaaidaMaaida 4 жыл бұрын
Hhhhhh wixii ku helaan Layaabay
@hibobilejama7782
@hibobilejama7782 4 жыл бұрын
badownimdu xumaa alla beerka😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@aminomaxamed9567
@aminomaxamed9567 4 жыл бұрын
😂😂😂
@ridwaanmohamedridwaan2340
@ridwaanmohamedridwaan2340 4 жыл бұрын
Ramla Ibra hhhhhh😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@inamohamed3998
@inamohamed3998 4 жыл бұрын
Walahay habeen kayga waa iisameeseen Allah barek fiikum
@AmalintegratedislamicSchool10D
@AmalintegratedislamicSchool10D 4 жыл бұрын
Qofka ugu horeeya Inta jecel barashada cilmiga Technology nagu soo biir fadlan
@AmalintegratedislamicSchool10D
@AmalintegratedislamicSchool10D 4 жыл бұрын
Love waxba ma sheegaayo ee shoot up adiga iisamey Alle hakaa abaalmariyo
@sabiraali8470
@sabiraali8470 4 жыл бұрын
Waan rawa barashada
@jaliilmoyare2178
@jaliilmoyare2178 4 жыл бұрын
Wwwwwwwww m.a my sisters adna amiira allha hanii dhoro keep going my sis adna❤❤🥰😍🥰😍😍🥰
@hidayahassan2385
@hidayahassan2385 4 жыл бұрын
Jaliilmo Yare subscrib isar wll qali
@aishaaxmed7987
@aishaaxmed7987 4 жыл бұрын
Haa sax aad ayaad u mahad santihiid wlldey waxaan rabaa inaan maleysia imaado iyo qimha guriga iyo nolosheeda noo soo sheega adna iyo amiira
@maryamamohamud8383
@maryamamohamud8383 4 жыл бұрын
M.a wllshey🅰️dna hore usoco💖
@ayaanbintuhassan1956
@ayaanbintuhassan1956 4 жыл бұрын
Yees anaa ugu horeyo adna qurux xbbti keep going my sis ii nolw ❤❤
@sacdiyaaabukar6638
@sacdiyaaabukar6638 4 жыл бұрын
Masha alaah alaha ku xafido adna wlh wad naga qoslisa
@yuusufcisman8336
@yuusufcisman8336 4 жыл бұрын
Asxabeey amiira qurux ur ayeey ledahay mardhaw calol ayan sugeeyna insha Allah
@yaasmiinCali
@yaasmiinCali 4 жыл бұрын
Qurbaha waa dhib badan yahay xabibti 🥰
@ramlaabdi7816
@ramlaabdi7816 4 жыл бұрын
Please part 2
@حسن-ث8ث
@حسن-ث8ث 4 жыл бұрын
Waaww walalaha os jecel hora y usocda
@Ducaqabto
@Ducaqabto 4 жыл бұрын
Maasha Allaah walaalo is jecel Allaha idin siyaadiyo Farxada ❤❤
@faraxfarax2971
@faraxfarax2971 4 жыл бұрын
Adna aniga taamid lamida baa igu dhacday waxan kaso safray hargaysa waxana u socday hindi dubay ban taransiku ahaa 8 sac luqad nama kasay dhacdadi igu xumay waxay ahayd markan diyarada kaso degay jaran jarta soconaysa dadkii diyara ilasaraa way gen anah marba cagban saraa o kanoqdaa wan walhi waxa iga qabsaday maso kobikaro qorbe markii igu horasay
IMISA KUGU FILAN QARASHATKA MALAYSIA
17:16
Adna Henna
Рет қаралды 102 М.
Mom had to stand up for the whole family!❤️😍😁
00:39
НИКИТА ПОДСТАВИЛ ДЖОНИ 😡
01:00
HOOOTDOGS
Рет қаралды 2,8 МЛН
Wait for the last one 🤣🤣 #shorts #minecraft
00:28
Cosmo Guy
Рет қаралды 11 МЛН
Flipping Robot vs Heavier And Heavier Objects
00:34
Mark Rober
Рет қаралды 59 МЛН
ILMAHA WAXA IGA DHALAY??? ILAYN CEEB LOOMA DHINTO
22:38
LAAKAHA MEDIA PRO
Рет қаралды 218 М.
MALAYSIA QAXOOTIGA QAABKEE LOO........
8:05
asad jabaraani
Рет қаралды 21 М.
GURI QUXROON HADAN RAQIIS AH || QAALI MA AHA
20:25
Muniir official
Рет қаралды 42 М.
VLOG: ADEEGA GURIGEYGA CUSUB/ IYO QIIMAHA GURYAHA MALEYSIA...
15:08
PRANK ATARISHO FURKA TUURATAY GABARAA SHIRKA II SARAAN 🙈🙈
10:33
Atarisho badiyo official
Рет қаралды 149 М.
JAWAABTII HALQOF SIDEE UGU NOOLAN KARA MALAYSIA
11:40
Adna Henna
Рет қаралды 43 М.
Mom had to stand up for the whole family!❤️😍😁
00:39