isku cadey 3 bari adigoona wax kiimaka isticmaalin by adna henna

  Рет қаралды 587,088

Adna Henna

Adna Henna

Күн бұрын

Пікірлер
@que3nalmaz869
@que3nalmaz869 5 жыл бұрын
Abayo Ani KZbin gabdhaha kujira wxa ay sameyan wan ka baqa mxa yely wayku sharxayan wajigoda kuma tusayan shaki weyn ban kaqaday Lkn adiga wad natusisa Masha Allah ilah haku dhowro bardhadana wan tijapiyey m.a coffee kana hdn ba kabilawa ilah ajar haku siye❤️❤️💋💋❣️❣️🖤🖤
@laylaabdi8972
@laylaabdi8972 5 жыл бұрын
Abayo dalolka maxaa layska bixiyaa
@amranmohd2663
@amranmohd2663 5 жыл бұрын
Ameen ameen
@suheymaofficial4567
@suheymaofficial4567 5 жыл бұрын
Coffee laguma cadaade waji giina unaxa
@umuahlaam3456
@umuahlaam3456 5 жыл бұрын
Abayo Subaga wajiga ma babi inaa oo dudulel ku yelayo
@leylaadan3625
@leylaadan3625 5 жыл бұрын
M.a
@umumalak1947
@umumalak1947 5 жыл бұрын
Asc waxn wax kafican nihaya Gabdho hadi rabtan waji Nuuraya ma ubahnid coffee malab amaba kiimiko Just so kac habeenki salatul layl tuko Kadib wajigaada eeg
@hamzaabdiazez3070
@hamzaabdiazez3070 5 жыл бұрын
Wlhi beenta maha anika ayaa bilabay in aan ukoco wijikeykaneh anika ayaab iska shakiyey oo aan isdhahay maxaa marsatay dadka jirkoda kumashquulo na ma ihi wlhi 😪😪😪😪😪
@israsheikh7015
@israsheikh7015 5 жыл бұрын
Masha allah walahi waa runtaa walal
@niimonature8291
@niimonature8291 5 жыл бұрын
Suad Hersi wlhi waaruntaa xbbti qali been maaha Alle hablaheena ha garan siiyo
@suhuuriitaaptirahman4146
@suhuuriitaaptirahman4146 4 жыл бұрын
Insha allh markaan nattijo arko waan kuusoo ducaynaya
@maryanbarni2285
@maryanbarni2285 4 жыл бұрын
Wow mashaalah i appriciate that
@yusraluza4561
@yusraluza4561 5 жыл бұрын
Masha Allah xabiibti shalay markiiba wan Sameystay waana ka helay hada kudawanaayo wuu iimarsan yahay Allah No kadaayo wanka faidnay ❤️❤️❤️❤️😍😍👈
@amiishmohaz3806
@amiishmohaz3806 3 жыл бұрын
abyo isbadal weyn miyaa kadarenty
@fadumomohamed883
@fadumomohamed883 5 жыл бұрын
Masha alah hbbti ani baradhadi ayaan aad uga faaiday walhy wajigayga waan ka walwali jiray guduud buu yeelan jiray in badanndaawo istcmaalyey way iga dishay hada 10 bari bardhada marsanyay masha alah kaly iska arag waa ka raysty creem dhan ma amrsado shugran hbbti
@ahmedhawa8547
@ahmedhawa8547 Жыл бұрын
Mashalh walal quruxay maxad gacmaha ku cadeeya natural ahaan macn
@قويةبمعيةالله
@قويةبمعيةالله 5 жыл бұрын
Abayo shukran jzklh khyra wan so tijaabinaya in sha allaah ... Wax gacmaha lagu dhaqo soo gali xbbty Mamooyinka biyaha ku jira o manta dhan hawl hayaan nahaye.
@Iphone20249
@Iphone20249 5 жыл бұрын
Asc adna habaryar maasha allaah quruxdu wa u dhalasho 1 waad u dhalatay 2 cadana waad u dhalatay 3 waanad yartay marka nash nash uun bad samaysay
@shorty-fb3pn
@shorty-fb3pn 5 жыл бұрын
Abaayo gabdaha madowe (black) wa qurux. Lets teach young black girls that watch you to love their skin color. So change the tittle
@tensixl6707
@tensixl6707 Жыл бұрын
Be aware of your pfp is haram
@Raaqiyamoha
@Raaqiyamoha 4 ай бұрын
Yes aad bay u qurux badan Yihiin lakiin waxaan cml ayaa niyada Ka dila Markasta plz naftiina Jeclaada
@XamdaXasan-bn8tr
@XamdaXasan-bn8tr 4 ай бұрын
of cours
@ifrahbintuyusuf4305
@ifrahbintuyusuf4305 5 жыл бұрын
Www m.a adna mar ayan isticma nescafe ka m.a wayay adigana mhdsanid abyo keep going (from mmbasa )adna❤❤❤
@Somalifood12
@Somalifood12 5 жыл бұрын
Masha Allah mahad sanid quruxeey , I will try insha allah ❤️❤️👌👌
@xabiibomuxumed1622
@xabiibomuxumed1622 5 жыл бұрын
M.a abaayo mcn waad ku mahad san thy sida wcn oo aad noogu soo bandhigty
@khadz6688
@khadz6688 4 жыл бұрын
Adna hbbty can i jst use coffee nd honey without sugar?
@hoodozigad3916
@hoodozigad3916 5 жыл бұрын
m.a waxbadan waan arkay wuuna kucadena wajiga adna keep going bayo👑💞💞
@asmoabdirahman4427
@asmoabdirahman4427 5 жыл бұрын
masha allha wlshey qli ah thnkz hori u soco xbbti
@XamdaXasan-bn8tr
@XamdaXasan-bn8tr 4 ай бұрын
malabka makareebi karaa abaayo😊😊
@luckyfagase394
@luckyfagase394 5 жыл бұрын
Manshllh adna Qali bayo mcan thank you manta sadax marsanayaaa wax dhipa kuma arkin qurux moyee Aad baa umahadsanthy xppti allaha idin xifdiyo Adiga iyo familygaga❤️💯
@Zuuzi90
@Zuuzi90 5 жыл бұрын
Wllo finanka madawga wajiga ku reeba maxaa lagu samyna....mahadsanid❤🙏
@muunamohamed6359
@muunamohamed6359 3 жыл бұрын
Adnaaay qli wajigaygu waa qalayl markaa ma ku dari karaa faaslin iyo bun qli iso jawaaab
@lababaarmedia7681
@lababaarmedia7681 5 жыл бұрын
Abyo wad mahadsanta Waxan ka codsana Gacmah iyo lugah waxyabah lagu dhaqo oo kiimika ahayn inad nala wadagto thanks
@faiza9553
@faiza9553 5 жыл бұрын
Mashallah love you adna channel ❤❤❤ and ur family 👪 💖💖💖
@falastiin3844
@falastiin3844 Жыл бұрын
Masha allah abayo adno adad umahad santahay thanks ❤😊
@cayuuniaddey4927
@cayuuniaddey4927 2 жыл бұрын
Cofe alala cafega aa hysto ma aisticmli kraa apaayo isoo jwb plz🥺
@اميرةالحب-ع2ظ
@اميرةالحب-ع2ظ 2 жыл бұрын
Coffee nooca kuuyaala waad isticmaali kartaa miyaa wllshey adna🤗
@amaalhassan3020
@amaalhassan3020 Жыл бұрын
Asc adna waan kuslmey abayo kafayga mibwlibo miyaa mise midwaxjir wajija logtrgalye
@zaapiriindeak2504
@zaapiriindeak2504 2 жыл бұрын
Abayo nasah dhacay ama jilcay mxaa adkeeya😍
@amira1438
@amira1438 5 жыл бұрын
Masha alh alabtan anaba aad u isticmalo caffe sokor iyo malabka jirkada qurux ayu ka dhiga iyo wajigada ee gabdhow ka faidesta Abaayo Adna adneh qeer alle ha ku siyo sida wanagsan aad walalaha ugu faideysid mcnto
@nasiibwacan8686
@nasiibwacan8686 5 жыл бұрын
Mashallah wlla lkn malabaka waxa la dhaha wajiga u gabojoya
@amira1438
@amira1438 5 жыл бұрын
nawla dhagan Abayo waa laga yaba qof xasasiyo ku qabto malabka dadka isku mid ma ahan lkn hada rabtid waa iska dhafi karta kan aad korka marsanesid ku badalo salid Wajiganeh caffe sokor cano wlhi ani intasi waa isticmalaa week 2jeer scrub jirka u fican waye xubnaha faraha xida madowga wu ka qadaa qorta xida wu cadeya jirkada qurux ayu ka dhiga baby cml jilaac liisho ah
@nessa7926
@nessa7926 5 жыл бұрын
Abayo faraha madmàdowga maka qaada
@amira1438
@amira1438 5 жыл бұрын
nessa 7 Haa abaayo. Xubnaha madow ku massege 3daqiqo kadib ku dhaaf 5daqiqo ku dhaf insha alh
@queenanuzh1361
@queenanuzh1361 5 жыл бұрын
Abyo kordhan mala Marin karaaa Aniga finan NAFTA ikeenay wajiga waxne ma marsado xasasiyo qabaaa
@mahadosmanahmed9755
@mahadosmanahmed9755 5 жыл бұрын
Wara lis cadeyo mahine wax kle ma taqanana miya nagihina
@hamdiabdi5552
@hamdiabdi5552 5 жыл бұрын
Mansha Allah adna qurux walalshey Thank waxan ahay qof ogu horeye oo like ku saro
@aishasead3876
@aishasead3876 5 жыл бұрын
Maan shaa allaah abyo mcn adno aad baad umahad santahy runtii wax wanaagsan ayaad noo sheegtay hablahane ay kiimikada iskaga daynayaan abyo mcn alle haku xifdiyo wlshy
@falastiin3844
@falastiin3844 Жыл бұрын
Mar kasto wan kula socda abayo thanks ❤😊
@NimoHarir
@NimoHarir 6 ай бұрын
qaali malak xasasiyad ayaan leyah
@fartunabdulahi4230
@fartunabdulahi4230 5 жыл бұрын
Mahadsanid sharafeey adii amiira ma islaa tagan tihiin adnahenna
@zuuzanyusuf2473
@zuuzanyusuf2473 5 жыл бұрын
Mnsh allaah tabarkalaah 👋 adan abyo macanto thankis abyo waxan ku waydin wejiiga haraah madmadwga ku dhasha Maxa lagaa biiyaa adigoo mahdasn isheeg macanto
@bilanqurux7939
@bilanqurux7939 4 жыл бұрын
Asc adno abaayo isoo jwb adigoo raali ah wax wajiga cayiliyo ama kush kush ka dhigo adigoo mahadsan xbbti isoo jwb ilaaahey dartiiis
@nadifomaxamud9276
@nadifomaxamud9276 3 жыл бұрын
Abayo kafaay iyo sonkor iyo malab iosaliid miyaaa masha allh
@minaamuuse4480
@minaamuuse4480 5 жыл бұрын
Xbbti adna wax dulduleelka wajiga kabi,iyo isoo sheeg abayo saliid na wuu iga leyahy
@RamlaYuusof-rr1mj
@RamlaYuusof-rr1mj Жыл бұрын
Adna abayo xidida yar yar ee gadudan ee wajiga maxaa tirtiro🥺
@adoontiiallaahm.2373
@adoontiiallaahm.2373 5 жыл бұрын
masha allaah adna keep going shukran😍💖👌
@amiishacadey2760
@amiishacadey2760 5 жыл бұрын
asc abayo waxa ishegta wajiga gadudka waxa loga bixiyo barandho iyo cano wankudalay ee isheg waxkale oufican
@farxiyomaxamad
@farxiyomaxamad 5 жыл бұрын
Masha allha alha adna Henna ilove you xabiibti aad baan ku tayeraa abaayo 👏👏👏👏👏🤝🤝🤝👍💝💝❤️👏waa ku salamay adna
@rodaisaq8397
@rodaisaq8397 4 жыл бұрын
M.a ❤❤❤❤❤❤
@safiyahussein1238
@safiyahussein1238 5 жыл бұрын
Jazaaka llaah xppti cilmigaaga allaha kuu barakeeyo Wadna ku mhdsan thy caawinaadaada huuno Dhnkle abyo wxn kaa codsanayaa in aad inoo soogaliso vedio aad sameyneysid sida xaada wajiga laiskaga jaro si dabiici ah ama skle hadii aan kuu dhoho face hair ka
@suleekhahaji5585
@suleekhahaji5585 5 жыл бұрын
Wllo adna waxad nooso galisaa waxyaabaha haraha babiya dhiigroorka
@simansweatychannel3822
@simansweatychannel3822 5 жыл бұрын
Mahadsanid hobo waxan kaa codsanaa wajiga qalalan wax uroon wajikeyga qaleel maba u adgeysan karo winterka xitaa blz ika caawi inta rabto farta daaga ☝️☝️☝️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️ thank u so much hobo
@AdnaHenna
@AdnaHenna 5 жыл бұрын
Insha allaah bari soo wada
@sahramohamed9704
@sahramohamed9704 5 жыл бұрын
Walaaley hore maa u cadeed mise coffee ga ku cadeyey?
@naimacige9386
@naimacige9386 5 жыл бұрын
Hhh
@samiyaabdullahi5718
@samiyaabdullahi5718 5 жыл бұрын
mashallah adna shukran xyti wad ino faideysay
@shukriabdulkhader4607
@shukriabdulkhader4607 5 жыл бұрын
Abayo aniga waxan u bahanahay waxyabaha wajiga ciyiliya
@qaalicali8920
@qaalicali8920 5 жыл бұрын
Adna waxan Rawa gaduudka wax baa bi iyo hadii aan wax Yar oo cadan eh iska dareemo aaad Ayan usii gaduudtaa abaayo Ila tali
@sucaadegge804
@sucaadegge804 5 жыл бұрын
Mashaa allah xbbty waad mahadsan tahay Alle haku barakeeyo saliid qumbada haddii aanan haysan Saliid Saytuun maku darsan karaa.?
@munoabdullahi4577
@munoabdullahi4577 5 жыл бұрын
Nasha weyn apyo wixiiy yareynii la haa kasohdl
@ubaxdiini6198
@ubaxdiini6198 5 жыл бұрын
Asc wlshey adno ma istici malikar kafey midka hesto
@raniyaaxmed8420
@raniyaaxmed8420 5 жыл бұрын
Thnks hbti saliid saytun malagu darsankaraa
@zamzamabibakor5738
@zamzamabibakor5738 3 жыл бұрын
Asc wall ani jidhkayga dhamaan waa nadiif wax dawo ah ama khiriima ma isticmalo lakiin waxan u bahanahay inan nadiif ka dhigo wajiga iyo lugaha gacmaha markaa malabka iyo kafega ma u wada isticmali karaa walashey
@safiamohamed7026
@safiamohamed7026 5 жыл бұрын
Abayo mcn adna wajiga ayaan haar ku lee yahay waliba hal dhinac quruxey maxaan iskaga bi,iyaa alle haku barakeeyo
@fatimasalax6142
@fatimasalax6142 4 жыл бұрын
Mashaa allh khayr ale hakusiiyo xbbti
@farduusabdulrahman3829
@farduusabdulrahman3829 4 жыл бұрын
Wlo qli alle haku xafido wlalshy qli khyr alle haku siiyo xptii
@AsmofaarxNaafac
@AsmofaarxNaafac Ай бұрын
Abaayo mafiicno inaad iscadeesid hada kadib towba keen Alle marwalba kabaq😅😅😅😅😅😂😂
@sadcamaxamud670
@sadcamaxamud670 2 жыл бұрын
Wll wajiga saliid ayaan ku leyahy marka wax dhiba may keenaya
@yusufmoha6307
@yusufmoha6307 5 жыл бұрын
Aad baad umhsnthy adna waxanosoglisaa adigoorali ah lugaha jex jexan waxalagusameyo nagasoodhis wmhadsanthy
@farihaubah6916
@farihaubah6916 5 жыл бұрын
Wll waa markii igu horaysay ee aan arkay chennalkaga waana kahaly wll waaku sary qaali😘
@ismaelmohamad3764
@ismaelmohamad3764 5 жыл бұрын
Wll welasha ma isticmali karaan abyo
@munaahmedmohamed4349
@munaahmedmohamed4349 5 жыл бұрын
Abaayo waxa wajiga ku cayiliyo noso gali ado raaliya
@BigmaanStudio
@BigmaanStudio 4 жыл бұрын
Abaayo mcn kafeyga bacaha kujira mala izticmaalikaraa
@abdirahmanosmanali4056
@abdirahmanosmanali4056 5 жыл бұрын
Adna waxan kuwedina Raga miyey isticmali karan oo dabici miya hadu qorax ku shaqeyay oo kale midabkisi kalumay
@saabriinlove3701
@saabriinlove3701 5 жыл бұрын
Mahadsanid adna waan isticmala sokorta iyo kafega lakin malab kuma darin wan barobena inshallah
@sacdiyosiman5410
@sacdiyosiman5410 4 жыл бұрын
Abaayo wax jirka kuu dhisaaya mcn kaaga dhigaaya
@shushumalin3110
@shushumalin3110 5 жыл бұрын
Kafey kus kusan miya misi midka shiidan waaye abaayo oo cadiga ah adoo rali ah jwb
@nastehaisak7149
@nastehaisak7149 2 жыл бұрын
thanks abayo❤❤❤😊
@Saaba17
@Saaba17 2 жыл бұрын
Adna abyo wajiga saliida leh ma u fican yahay malabka pls ee Soo wajaab
@Faizasworldbeauty
@Faizasworldbeauty 5 жыл бұрын
MashaAllah abayo shukran ❤️❤️❤️
@khalidrashid1141
@khalidrashid1141 8 ай бұрын
Mashalh
@zalmamohamed1436
@zalmamohamed1436 5 жыл бұрын
Mzha allh apyoh adna 💕💕💕
@mohaanjezzyofficial5419
@mohaanjezzyofficial5419 5 жыл бұрын
Asc 👏 Asxaabeey wllhi coffega waa mucjiro tijaabiya wjigaga waxuu noqonayaa dhlaal qrx soo birbirqaysa adaa isku bogaysid aniga 3sano isticmaalayay waa balwadayda wllhi waana cabaa wana mrsadaa hal mid idiin sheegaa asaga iyo qunbahana tijaabiya ama isaga iyo sonkorta caadiga kaalay iska arag wjigaga adaa jecjeclaN 💕*Love coffee* 💓 Adna daacad dumar ugu wcaneey thanks alle kor hkaa yeelo💋💋❤
@suathaabdi4756
@suathaabdi4756 4 жыл бұрын
Asc quruxye markasta wan ku dawda wnan ka faidyesa lkn wxnblehye casn iyo har isku jirta ee mxn marsda mcnto iso sheg adigo raliya
@haawaomarabdullahi9952
@haawaomarabdullahi9952 5 жыл бұрын
Wwww cjiiiiiip m.a Adna Alpi alle hku dhwroh wlaaaasheY xushmad Gaaar kuuu HaaaaYa❤❤❤❤👈👈👈👈👈
@saabariinsalmaan6614
@saabariinsalmaan6614 4 жыл бұрын
Abayo waxa noo soo galisaa cidida sida la iska baa bi'iyo codsi waa walal in badan ayaa sugaaye
@safiyamahamud9893
@safiyamahamud9893 5 жыл бұрын
Maaasha Aaallh wllshy qeyr allha ku siiyo waad no fa,ideyse
@fadximaxamad4967
@fadximaxamad4967 5 жыл бұрын
Asc abayo adna aniga waxa idhibay haro qali maxaa Ku samiyaa
@rahmaruun7692
@rahmaruun7692 5 жыл бұрын
Can I use any coffe
@Carawelo
@Carawelo 4 жыл бұрын
Mahadsanid xbtii adna xbtii wn ku tagera quruxey
@nadarmahamud9107
@nadarmahamud9107 4 жыл бұрын
*Haaraha idhibay walaley kasoo hadal ama qof og waxa baabi'inayo ha isoo sheego plz reply* 🙏
@fatxibashiir6457
@fatxibashiir6457 3 жыл бұрын
Sheesha cream ba haraha bi.iyo abayo
@hiboaadan5078
@hiboaadan5078 5 жыл бұрын
abayo janalka ga wan ku cusbahay marka waxan rabaa wax wajiga lugu cayiliyo shugran uqti
@jihaanmohamed3906
@jihaanmohamed3906 5 жыл бұрын
Adno abaayo gacmaha madmadoowka maxaa bainaayo adno lugaha neh kusoodar abaayo
@Being_Mustaf
@Being_Mustaf 5 жыл бұрын
#Adna ugu faidey gabdhehena waxyabaha dhirta iny isticmlan ok #chemicoyinkn haiska dayin
@farhiyomohamed9075
@farhiyomohamed9075 5 жыл бұрын
coffee San uu cabaye waba ka dale 🤣😆😆😂🤣🤣🤣I Will try ziz. Insha Allah
@zeynababdi2448
@zeynababdi2448 5 жыл бұрын
Adno abay. Kafey kasto makumaraa mahadsanis
@seynabanyee631
@seynabanyee631 4 жыл бұрын
Adna abyo kafeyga cadiga ah ya idiyar ah hada kas makusameysan kara mise kana muhim ah
@ayansheikh6307
@ayansheikh6307 5 жыл бұрын
Asc wàlashey adna wankusalay salan kadib wxan kuleyahay horay usoco noso badii wax yabaha cml
@fartunabdullahi5172
@fartunabdullahi5172 5 жыл бұрын
Maasha Allah channel waa kala kicis cunto iyo is qurxun nogu was waa nacay dumarka is qariya malayacni so galiyo
@hamdiqueen5186
@hamdiqueen5186 5 жыл бұрын
Abaayo meeqo daqiiqo laku hayaa mise horo laka dhaqaa qaali isoo jwb😍😍😍
@riyaqcookingandcleaning
@riyaqcookingandcleaning 5 жыл бұрын
Mansha allah jezakalah wllshey adni🤗🤗😍
@sahroshugri4400
@sahroshugri4400 5 жыл бұрын
Abyo xag kal so xariray
@Maryan_Ali
@Maryan_Ali 5 жыл бұрын
Kafeygaas hadan wayo kafey kasto an helo caadi miya inan marsado adna iso jawab abayo
@aaminacabdulle9061
@aaminacabdulle9061 5 жыл бұрын
Abaayo waad mahadsanthy lkn waxaa kaa codsanaa inaa codkaaga kor noogu qaadid xumaan ha u arkin 🙏🙏🙏🙏
@safyajimcaale6979
@safyajimcaale6979 5 жыл бұрын
Adna waa mahadsan tahy xapipti lkn side lagama jilci karo miyaa sxpey
@asmaayaanle6637
@asmaayaanle6637 5 жыл бұрын
Xbbti alle hakudayo😍😍😍😍
@rahmojama7027
@rahmojama7027 5 жыл бұрын
thanks queen adna ilhy ha ku barkeeyo qaali
@hanisharaf4539
@hanisharaf4539 5 жыл бұрын
Adna sharaf faraxd iku nolow abaayo wanka faiday Barakllaah
@hindahassan8755
@hindahassan8755 4 жыл бұрын
Xaasid baan ka leyahay Adna. Traffic is going to play hardcore Rock.
@marianhussein2941
@marianhussein2941 5 жыл бұрын
Haaro baa idhibay maxan sameeya isojawaab xabibti
@adeniidow3556
@adeniidow3556 5 жыл бұрын
Lugaha wax qurxiyo sogeeli abayo
@asaldhaladofficial4148
@asaldhaladofficial4148 5 жыл бұрын
Huno wajihu mxy ku cayilah zidah ugu fudud huno
@amiishali7751
@amiishali7751 5 жыл бұрын
Adna farahaaga sidii hore waa iska badaloyaan😂qish nosamee
@queenmariza4145
@queenmariza4145 5 жыл бұрын
Adna xppi tnx Waan tijaabinaa inchallaH Inkaztoo cadaanta u dhasheY ❤️❤️😍😍😍❤️
@fartunabdullahi5172
@fartunabdullahi5172 5 жыл бұрын
Golda caffe ma jacali wayo wajig ma ku fariisto waxaa jacelay midka kale sawir ku saran yahay ee meel kasta laga halo
SIRTA CADAANTA ADNA KAALI ILA ARAG
14:41
Adna Henna
Рет қаралды 110 М.
firi kafeyga wax tarkisa 😱 kafaideyso routine ka manta
12:09
FARHIA KUSHIN
Рет қаралды 67 М.
БОЙКАЛАР| bayGUYS | 27 шығарылым
28:49
bayGUYS
Рет қаралды 1,1 МЛН
УНО Реверс в Амонг Ас : игра на выбывание
0:19
Фани Хани
Рет қаралды 1,3 МЛН
wajigaaga dhaqo adigo kurigaaga jooga allaab cajiib ah
24:06
Adna Henna
Рет қаралды 212 М.
SIDAAN ISKU DAR DARSO CREAM YADA QAS QASKA WAJIGA  BY ADNA HENNA
19:20
QAS QASKII WAJIGA 3 BARI ISKU CADEY FININKANA KAA BAABI IYA
19:44
Qurxinta wajiga coffee face mask wajiga cadan dhalal baby face
8:03
Faiza’s World | عالم فايزة
Рет қаралды 123 М.
MASKA WAJIGA KA BIXIYA MAD MADOWGA #my_rajo
16:04
MY RAJO
Рет қаралды 234 М.
Ceesh iyo Maraq Kabash aad umacaan
16:15
Adna Henna
Рет қаралды 517 М.
CAMERA GADAASHEEDA MAXAA KASOCDO WAALEYSKU OOYAY 🥹
14:26
Adna Henna
Рет қаралды 47 М.